Hees laga sameyay qiso jacey oo dhab ah oo ku dhacday Askari ka tirsan ciidamada Hiil-walaal

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 45

  • @yasminmohames1922
    @yasminmohames1922 Рік тому +10

    heeskan waxay uyar dhowdahay heeska belaad weyn ee xasan adan samatar cajiib 🥰🥰🔥🔥🔥👏👏

  • @IqroYuuu
    @IqroYuuu 4 місяці тому +3

    Heestan io qisadeeda wxa iiga shekeyay wiil askari jabuti ah oo somaliya jooga qisadan askari laha wuu geeriyooday oo shil buu ku dhintay allaha u naxariisto 😢

  • @fuadabdullahi-nd5cj
    @fuadabdullahi-nd5cj Рік тому +2

    Mashllh.heest.abwaan.qoora xaake ka heela mashllh wlhi wa hees jecllah

    • @moussamahamed8648
      @moussamahamed8648 10 місяців тому

      Wuxu jooga jibuuti 🇩🇯 wllo Maxamed ababe la dhaha

  • @MohamedAbdi-ol4vd
    @MohamedAbdi-ol4vd Рік тому +1

    Mshlla top song qisa dhaba wllhi abwan a babe nolaw

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane 2 роки тому +2

    Abwaan mug iyo miisaan ba leh
    Abwaan Maxamed Ababe❤

  • @cabdiraxmanaxmed9982
    @cabdiraxmanaxmed9982 7 місяців тому

    Heestan waxa daremikara nin askari noqotay iyo jacay helay isga dhufays ku jira cawa 8bishi 3.2024.❤❤❤xasusu

  • @mohomouddulaaye2971
    @mohomouddulaaye2971 3 роки тому +2

    Zxpyal way tahay hees jacayl hadana waayo badan ku gadaaman yihiin top of song❤❤❤❤

  • @tutormudey
    @tutormudey 4 місяці тому

    Wllhi hees qiiro badan 😢 alla yaa rahma allaha u naxariisto walalkii ay qisadaan ku dhacday wuu geeriyooday naxariistii Jano allahayoow ka yeel 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @monisamohamett6955
    @monisamohamett6955 Рік тому +2

    Dar ilahay ayaan u geyey iyo sidaan u radinaya heestaan kadib markaan tiktok kusoo arkayy😥macalin weyaan wakhigu😥

  • @Abdillahirobleh-ko3vh
    @Abdillahirobleh-ko3vh 3 дні тому

    ❤❤1000.1000 fois

  • @amirhaji1567
    @amirhaji1567 2 роки тому +2

    Hees qiimo bdn xalay 1luulyo aheyd ba xalfada sanad guuradii 45 ee jabuuti qaahira lagu qabtay ba ka arkay
    Qurux badanaa marka heesta fahmeyso deeganka ka dhacday ee baladweyne ka timid
    Hiil walaal guul

  • @FaadumoKhaliif-mz1vm
    @FaadumoKhaliif-mz1vm Місяць тому

    Isdii mahad boos ookale weeye jacaalkiisu

  • @ahmedzahalaganje4127
    @ahmedzahalaganje4127 4 роки тому +5

    Hees qiimaheeda wadata ninkii soo maray azkarino jacayl ku lamaan yahay ayaa dareemi kara heestan aduun waa taariikh ragna jabkii buu ka sheekeeya dumarna badhaadhihiiii

  • @hibonura9054
    @hibonura9054 Рік тому +1

    Xanun badan 😊😊😊😊😊

  • @saredosaredo8546
    @saredosaredo8546 2 роки тому +2

    Wllhi waa qizo xanun badan

  • @munacjibaar9214
    @munacjibaar9214 11 місяців тому +1

    Inti Tiktok kaso aragtey salan❤

  • @anisoaxmedcabdi4325
    @anisoaxmedcabdi4325 2 роки тому

    Walhi waxan daremy xanun jacel wayo qofku kudhacy jacel xanun badan aya dareym❤❤❤

  • @habonhassan8820
    @habonhassan8820 7 місяців тому +1

    Heestan adanban uxieya wiilky iyo gabdhy kudhahdey gabdh wiilka udhawba iga sheekasty kadib qiro ayaba galy😢

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 Рік тому +3

    SIRTA HEESTANI WAY KA GUN DHEERTAY JACAYL QOF DUMARA BALSE WAA MAANSO SIR QARSOON OO BADHNA AY DHACDAY QAYBINA WALI LAGAADHIN
    ABWAANKU HALKU WAX KA ARKO AMA KA HADLAA WAA XIGMAD FOG SIRO UU ALLE FAHANKOODA UFURAY AYUU ABWAANADU KADHIGA JACAYL BINI AADAN
    HALKA KOOXDA MAANSOONIYADUNA IYANA SUUGAANTOODA UGU BAAHIYAN
    QISADANI WAA QISO JABUUTI IYO KOONFURTA SOOMALIYA
    DHEX MARTAY KUNA LIFAAQNTAHAY ARIMIHA SIYAASADA XILIGII UU HOGAANKA HAYSTAY FARMAAJO
    DHINICNA SOOMALILAND AYAA KAGA JIRTA

  • @MoustaphaSafa-rj8rs
    @MoustaphaSafa-rj8rs 2 місяці тому

    😢❤❤

  • @MaryanMaxamedmahad
    @MaryanMaxamedmahad Місяць тому

    Hil wll from Djibouti hiran jalalqsi ❤❤❤❤ from Djibouti hiran jalalqsi ❤❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @prof.mohameda.farahjaafaa2137
    @prof.mohameda.farahjaafaa2137 Рік тому +2

    waan ooyey

  • @faaymaxamed2751
    @faaymaxamed2751 2 роки тому +3

    Heestaan qisada ah wexee ku dhacday askari reer djabuiti oo u imaaday hiil walaal gobolka hiiraan qaasatan degmada bula barde gabar joogto ayuu jeclaaday xanuun waaye runtii😰😢

  • @mohamoudmzm6079
    @mohamoudmzm6079 3 роки тому

    Hees macaan waaye❤

  • @KaderAden-jd9im
    @KaderAden-jd9im Місяць тому +1

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @maxamadaboote7257
    @maxamadaboote7257 3 роки тому

    Alla jecliyaa heestan

  • @BARKADAden1998
    @BARKADAden1998 14 днів тому

    😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥

  • @fuadabdullahi-nd5cj
    @fuadabdullahi-nd5cj Рік тому +1

    ❤❤❤

  • @abokarmohamed3649
    @abokarmohamed3649 2 роки тому +1

    Hees taabanaysa shucuurta qofka aad uga helay hees micne wayn ku fadhida

  • @nastehomohamed2839
    @nastehomohamed2839 6 років тому +1

    Aduunyadu waa masalo
    Wlle run bay ku fadhidaaa

  • @hamseidiris5522
    @hamseidiris5522 2 роки тому +1

    Heeatani waa hees cajiib

  • @abdoukarimadenali
    @abdoukarimadenali 21 день тому

    😣😪😫😓☹️👈👉😍❤

  • @naciimamaxamuud4470
    @naciimamaxamuud4470 2 роки тому

    Ala qalbiga

  • @niciimaaadan1841
    @niciimaaadan1841 4 роки тому

    Hees qiimaheda iyo qaderinteda xambarsaan

  • @yaasirdaahir1763
    @yaasirdaahir1763 4 роки тому

    Waan ka helay

  • @rudwanmahamud8553
    @rudwanmahamud8553 2 роки тому +2

    Eshcalaa

  • @khadarmahamed8727
    @khadarmahamed8727 4 місяці тому

    Tpo

  • @faaraxcali136
    @faaraxcali136 5 років тому

    mandeeq ninka hela raliya ayuu helay walahi bilahi talhi

  • @abdinasiraadan2620
    @abdinasiraadan2620 6 років тому

    N