HASAN ADAN SAMATAR OO U ISTAAGAY FANAAN KATIRSAN MILATARIGA SOOMAALIYA LIVE ON STAGE 2019

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • STAY TUNE AAUU PRO
    THIS MUSIC PRODUCED ©️AAUU PRO Home Of Entertainment Fankaab Studio
    Upcoming releases are now ready, stay tuned by subscribing our YT.
    Thanks for your support!
    Instagram 👉 / moha_shire_au
    Facebook Page👉 m.facebook.com...

КОМЕНТАРІ • 410

  • @aminaguleid4543
    @aminaguleid4543 4 роки тому +84

    Af raxanweyn maaha afkeenu waa may iyo maxa tiri muwaadinkastana waa inu barta labadaba wan jecelahey lahajada mayga ❤❤❤❤

    • @maxameddaljir
      @maxameddaljir 2 місяці тому

      waa af may lkn waxa ku hadlo iskana leh halqabiil oo raxanwayn ladhaho

    • @maxameddaljir
      @maxameddaljir 2 місяці тому

      gobolo badan baa lagaka hadlaa sida gedo jubada hoose jubada dhexe marka laga reebo bay iyo bakool oo ah meshii uu kaso askumay

  • @playboiYams
    @playboiYams 4 роки тому +42

    Libaax! Samatar looks like a proud father 😂😂❤️ this makes me so happy. Somalia ha noolato! 🇸🇴

  • @khalidyasiin6080
    @khalidyasiin6080 5 років тому +290

    Inta reer waqooyi ah ee may iyo maxad tiri jecel like igu qabta ilove wadani heesaha ah siiba maay

  • @muhudiinibrahimaden7063
    @muhudiinibrahimaden7063 5 років тому +16

    Wlhi heestan Somali weyn inaay sifiican u fahantoo wanaagsan waa hees cajiib ah ka hadleyso qaranimada ummada soomaaliyeed ,xasan hor usocod wanaagsan runtii cajiib heestan

  • @kunciilcade1250
    @kunciilcade1250 5 років тому +223

    Wwwwww nin xasan Adan u istaagay Ani waaan u istaaagay hadaa Ila qabto like ii saaar 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @willoabdilahi9368
    @willoabdilahi9368 2 роки тому +18

    2022 ku jirnaa Heestaan kama daalo dhagaysigeeda intaan fahmayo way yartahay ilahow dalka nabad nooga dhiig Somalia 🇸🇴 ♥

  • @hawanature9053
    @hawanature9053 4 роки тому +21

    Me from Djibouti this military man have best voice Nolow Somalia

  • @abdirahmanisse7946
    @abdirahmanisse7946 5 років тому +311

    I from Pakistan really I lovely Somalia army the lion in horn africa

    • @dhulkagahooyo
      @dhulkagahooyo 5 років тому +2

      I was born to a former brother who was called a lion of africa, when somaliland was one of the lions of Africa somaliland lion of africa has abolished and now is the somalia women's of adrica We are 30 years old lion of africa and we have somaliland we have our loved ones burning on our fingers

    • @gabarbarichannel9804
      @gabarbarichannel9804 5 років тому +6

      @@dhulkagahooyo 😂🤣 😂🤣🤣

    • @walaalqaaliah8871
      @walaalqaaliah8871 5 років тому +1

      hhhhh Somali 🤣🤣

    • @abdullahicade7235
      @abdullahicade7235 5 років тому +1

      welcome bro

    • @abdullahicade7235
      @abdullahicade7235 5 років тому +6

      yeah Somalia is the horn of africa bro Pakistan man welcome again

  • @Kinghero616
    @Kinghero616 7 місяців тому +2

    We will see very soon the great Somalia inshallah 🇸🇴 🇸🇴 ❤❤❤❤❤💪 xabashida taagtayar iyo kenyatiga fuleyga ah cashir lama ilawaan ah baan idindhigeyna 💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪 somalia is one

  • @nuurnageeye8116
    @nuurnageeye8116 5 років тому +268

    Inta qaranka🇸🇴 jecel lke iisar plz

    • @ahmudali3740
      @ahmudali3740 3 роки тому

      walaahi will wadanni dhab ayaan ahay balse nolasheyda wey qasantey

  • @pristineforest4399
    @pristineforest4399 3 роки тому +25

    Love my culture , and trips down memory lane - just listening to Somali Wadani heeseo- Love you all SomaliWeyneyn - north- south-east-west- and central !

    • @abdihakinibraahim4061
      @abdihakinibraahim4061 Рік тому

      ⁰,cv
      O ubi7y o⁷😊😅I m
      Z,gVgV33t2qm y🎉know yyyuvujh hbynh g 2😊😊😊99😊ezgtf

  • @AH-xq8et
    @AH-xq8et 4 роки тому +24

    may mayga xikmad miiran waaye wlhi masha allah waan jeclahay luuqadooda

    • @xasanwadani3552
      @xasanwadani3552 Рік тому

      Waa luqadaada cidna gaar uma laha divide somlia language tow maay and maxaa❤

  • @abdimalik6909
    @abdimalik6909 5 років тому +91

    Intii heestan aad ugu heshay like ii saaara

    • @alijimale7925
      @alijimale7925 4 роки тому

      Xasaan Aadan samata mey ingfasyrywaayti (eyky malling)

  • @mohatohow754
    @mohatohow754 3 місяці тому +2

    I am Egyptian i really love somali military songs ❤❤❤❤❤❤

  • @acidetomoha1388
    @acidetomoha1388 4 роки тому +18

    We love this land.
    Dear God bring peace to our land.

  • @aadanweyne9530
    @aadanweyne9530 4 роки тому +14

    Dalkey ii Alangkey🇸🇴 my Bey laa ya yoo Amarkii Mathagheey mana dii thayoo🇸🇴🇸🇴 Allah ya izak Hees. shidan oo micno bdn ham baar san Soomalia🇸🇴 Guul💪Soomalia🇸🇴 Ha noolaato🙋‍♀️🙋‍♂️🙋‍♂️

  • @Somaliboy516
    @Somaliboy516 5 років тому +42

    This is the best song i have seen for Somali soldiers son after 1991 (WAAAAW)

  • @morashka5778
    @morashka5778 11 місяців тому +5

    After 4 years who's watching this masterpiece ❤..................like button

  • @kadreyiwdem3433
    @kadreyiwdem3433 3 роки тому +10

    I wish all soldiers in the world have fun like this.

  • @balayoos
    @balayoos 4 роки тому +4

    Hasan adan samater Waa nin matala dhaman umada somaliyeed. Legend

  • @khadkaon1259
    @khadkaon1259 5 років тому +17

    Maa shaa-allah, wallaahi wuu codfiicanyahay horay u soco abaawe

  • @abdisalaanmohamedomar4938
    @abdisalaanmohamedomar4938 4 роки тому +5

    heestaan dareen ayay leedahay wlhi respect maay maay wlhi waan ilmeeyay

  • @kingbarahow2128
    @kingbarahow2128 4 роки тому +45

    5:20 halkaa markeey mareeso waan qiirooday af iyo isir iyo dhul Allaahbaa na siiyay
    Wuxuu leeyahay fanaanka
    Dalka iyo calankeyga ma beylahayo’o
    Amarka madaxdeydana ma diidayo’o

    • @You.m685
      @You.m685 3 роки тому

      Waa calol xumo Somalia waxa u tashayday udayal manaxayal ah iyo ajanabi😢😰😢

  • @sosmansal
    @sosmansal 4 роки тому +11

    The Perfect Joint Group Raxweyn. ...With Great Appreciation And Respect

  • @fahadabdi5584
    @fahadabdi5584 5 років тому +14

    Waan kusii is tagay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @FANKAFILMS
    @FANKAFILMS 4 роки тому +3

    Respect Legend Hassan Aadan Samatar. Waa fanaan qaran qiimo iyo qaayo leh. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @muktarali9396
      @muktarali9396 4 роки тому +1

      Waxaan soo xusuustay waayihii hore niyad same

    • @muktarali9396
      @muktarali9396 4 роки тому +1

      Aliow nabad ityo dowladnimo waarto

  • @jimmylebonheur7564
    @jimmylebonheur7564 5 років тому +48

    Masha-Allah cod wanagsan from jabuti

    • @XalaalSomalis
      @XalaalSomalis 5 років тому +2

      jimmy le bonheur,
      Reer Djibouti waa gob Somalinimana astaanteedu ey aad uga muqaato! Nimca Djamac Miguel iyo “buraaaahaaan” (ee Hadhegaala iyo mid ey tahay ba) baan ku aqliyeeystey. Love Reer Djibouti iyo Diridhaba!!! Your brother from Baidhaba Janaay!

    • @hayadeoubeiche2595
      @hayadeoubeiche2595 5 років тому

      @@XalaalSomalis abaayo hadhagaala maxa ku baray , walal aad ban kuugu farxay maadaamad jeceshahay Jabuuti iyo diri -dhaa . Issaland

    • @XalaalSomalis
      @XalaalSomalis 5 років тому

      Hayade Oubeiche,
      Adeer key baa dagan CISSE Land oobo iska Cissobe oo ku dhax dhaqmey oo boqosho ayaan ku imid. Wa dhul iyo dad aan jeclahay. Nimca Djamac Miguil ayaa kasoo jeeda Hadhagala.

    • @ahmedmohamedabdi8702
      @ahmedmohamedabdi8702 4 роки тому +1

      Jabuuti waa Soomaaliya soomaaliyana waa Jabuuti

    • @jimmylebonheur7564
      @jimmylebonheur7564 4 роки тому

      Baydhabo janaay

  • @alltheway2931
    @alltheway2931 4 роки тому +10

    Miltiriga muhim ah Hogan laa mahadiyo♥️

  • @asaldhaladilwaad8752
    @asaldhaladilwaad8752 4 роки тому +125

    Af maay wax hees oga qurxan ma arkin noolaada walalaheyga kuhadloow

  • @mrmuwlidsamatar801
    @mrmuwlidsamatar801 5 років тому +65

    Woow Hooriska ayaanba ka helllay:maaygu waa cajiib wlhi inkaatoon qayb fahmin lkn anyway waa luuqadaydii hooyo afsoomaliga masha allah

  • @abdulyuusuf9005
    @abdulyuusuf9005 4 роки тому +3

    The best hees wadani ninkan ciidanka xooga aya ubahan waa wadani dhab ah af maay aad uma garanayo hadana heestan waa mid shucuurta wadaniga kicinaysa
    Respect hassan aadn iyo samigis

  • @fabdule4845
    @fabdule4845 3 роки тому +2

    Asc maashaa allaah waa hees iyo ciidan soomaaliyeed oo aad u qurux badan waan ku diirsaday soomaaliya ha israacdo guul iyo gobanimo

  • @eagle276
    @eagle276 3 роки тому +3

    Hassan Aden Samatar our icon the living legend illaheey cimri iyo cibaado suuban kusii

  • @carawshe1
    @carawshe1 4 роки тому +13

    Amazing Song, though i didn't understand anything about it, but i enjoyed listentening.

  • @bilanahmeddheere1631
    @bilanahmeddheere1631 5 років тому +7

    dhagaysiga heestan Kama daalo Viva ciidankeena guulaysta

  • @lulyusufsamantar1227
    @lulyusufsamantar1227 5 років тому +7

    Waan qiirootay.
    Wataan sugayey.
    ManshaAllah.
    Waa somalitan sugayey.
    Gesiyiintii aan weligey hubey.
    Asli soomaliya.

  • @HajjiWarsamah24
    @HajjiWarsamah24 4 роки тому +13

    Horta Luuqada May ga macaanaa marka lagu heeso. Malaha iyadaa ah luuqadii Soomaalida ee asalka ahayd.

  • @mr.hassan6699
    @mr.hassan6699 4 роки тому +8

    2020-22 june before two days of 26 june xoriyaddeena haddaad daawaneysid like i saar😍

  • @mustafexassandii7917
    @mustafexassandii7917 3 роки тому +3

    Fanankan cml welikuma arkin fanaka Somaliyed ilahow ku naxaristo xassan adan gaab 😥😥✌

    • @bilalsaney763
      @bilalsaney763 Рік тому

      Wah soo ka mesha tagan xasan adan maba dhiman waaka dharka madow wato

  • @yusufihussein8
    @yusufihussein8 5 років тому +2

    Waa hees loo qaaday ciidanka xoogga dalka Soomaaliya
    Hees ling qaady ciidinky hoogy dalky soomaalie
    Mushaar iyo mushaar la'anba an mooral jabeeynin oo iimankooga sugan ayaan nahay
    Dalkey iyo calankeey mabaylaaliyow amarkii maddiideyni madiidayoo
    Guul somali weyn Insha Allah

  • @MohamedAhmed-xf7nj
    @MohamedAhmed-xf7nj 3 роки тому +2

    Oh si beautifull song in somali language I have ever heard this soldier has well juzz action and melodious voice
    Thank you for your melodious voice and juzzing system

  • @weeewchaweeewcha
    @weeewchaweeewcha 4 роки тому +4

    Waaaaw mashaAllaah guul iyo gobanimo umada adeer xassan alow xafid Ameen

  • @amiraaqueeny5829
    @amiraaqueeny5829 4 роки тому +18

    Afmaay maaygacaddaalad buusan heline, aflagu hadlo kan uguhoreeyo weeye uguna macaane,horaa looyiri may iyo maxaatiri,waa laga hiiliyay caddaalad na mahelin.

    • @sidramoha1646
      @sidramoha1646 4 роки тому

      @Amiraa Queen aad i aad abaayo maalinbuu kor u kici doonaa i.a

  • @mzy-fc6rb
    @mzy-fc6rb 5 років тому +21

    Soomali waxaa ka qaldan may may raxan wayn kaliya kuma hadasho balse way difaacday

  • @abdihalimmhaaji3621
    @abdihalimmhaaji3621 2 роки тому +5

    Waa hees qiiro leh 😥 😔 😟 🙁 😞 😞 🙇‍♀️ 🙇‍♂️ 😞 🙇‍♀️

  • @yussufhassan5265
    @yussufhassan5265 4 роки тому +11

    Midab takoor wuu dhamaan doona waxaaana rajeynaa in qofkasta abuuritankisa aan lagu faquuqin

    • @AbukarDeerow
      @AbukarDeerow 4 роки тому +2

      Yaa midab takoorey somali kulli tuugo way wada leeyihiine

  • @saritaobesh2031
    @saritaobesh2031 3 роки тому +2

    Allow Somalia soo celi awoodeedi i love my country Somalia HANOOLAATO ❤

  • @mohamedibrahim8585
    @mohamedibrahim8585 4 роки тому +2

    Salaan sharaf dhamaantiina Somaliweeyn🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @maxamuudsocdaal2199
    @maxamuudsocdaal2199 3 роки тому +2

    Good hasan adan waa guul wayn ee u soo hoyatay somaliya iyo ciidanka mahadsaned

  • @cuntomacaanchannel3606
    @cuntomacaanchannel3606 4 роки тому +18

    Inta qirotay maxasugeysin hee 😓

  • @koutoyemohamed4124
    @koutoyemohamed4124 5 років тому +10

    AF gaalada waan jeclhy sida Kwalihi iyo amharo iyo English lahjada maay maay gana ma jecli socon meeso somaliyeey maay waa lahjadaha ugu culus somalida guud ahan widaayow Walba ki irun ki dhawaaw maay maaygun 💪💪

  • @rabiileyare8901
    @rabiileyare8901 5 років тому +15

    Cod wuu haaya lipaax keep going

  • @shahidyare3375
    @shahidyare3375 5 років тому +14

    Cod wuu hayaa wlh mash allah

  • @mohamedibrahim8585
    @mohamedibrahim8585 3 роки тому +1

    Viva fananita Somaliyeed may iyo maxatiri dhamaantooda 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍👍👍👍👌👌👌👌👌

  • @fatimaahmed3526
    @fatimaahmed3526 5 років тому +2

    Cidanka somali xooga dalak Allah bless brother and sister from Somaliay amiin

  • @yaasiinaadan4838
    @yaasiinaadan4838 3 роки тому +2

    Heesh Hassan Adan Samatar u istaagey ani fadhi iima yaalo.

  • @majabdihakeem6086
    @majabdihakeem6086 4 роки тому +11

    Samatar is an icon. Live long legend.

  • @zksomali
    @zksomali 4 роки тому +3

    Ilove you somaliya may iyo maxa tiri waye somaliga dhan guul somaliaya

  • @warsameadan717
    @warsameadan717 2 роки тому +2

    Wlhi aad ayaan oga heleey hestaan music 🎵 laxaan , erey dhamaan inbaa caad maxa keep going

  • @hibocady6680
    @hibocady6680 5 років тому +4

    Masha Allah wuu cod qurxoon yahy in kasto anan garanayn wuxu shegayo

  • @habanewaikaa2448
    @habanewaikaa2448 5 років тому +8

    Dalkayga xoogsoo mar kale🤛💕🇸🇴💕🤙

  • @randomchannel7359
    @randomchannel7359 4 роки тому +28

    You can tell this great man was influenced by the G.O.A.T Hassan Adan Samatar. He sang his soul out for the love of his country. Mashallah
    Edit: what's the name of the lead singer? If anybody know his name.

  • @foxybrown7575
    @foxybrown7575 4 роки тому +4

    FEB, 2020, 06.HAAAAAAAAAAAAAAAAAAYEEEEEEEEEEEE.

  • @roblemaer4834
    @roblemaer4834 4 роки тому +5

    Afkayga hooyo waa hodan Maay iyo Maxaa.

  • @ahmeddini8837
    @ahmeddini8837 Рік тому

    Dalkay I alankey mabaylayayoo amarkii mathigayna madiidayoo (dalka iyo calankeena ma baylahineyo amarkii madaxdeenana madiideyno)Allah ya cizak waa wadaniyad dhab ah Naga gudooma salaan from baladweyn

  • @lulyusufsamantar1227
    @lulyusufsamantar1227 5 років тому +27

    Ficilkan waxaan siiyey.
    100%.
    Make him the major general.

    • @alibaashi3956
      @alibaashi3956 4 роки тому +2

      Lul yusuf major General aqoon ee rabtaa walashey. Mise ciidanka wuu u heesa marki ee xaqiiqda takto oo cadowga la hor istaago 😂😂

    • @turksomsomala5415
      @turksomsomala5415 2 роки тому

      @@alibaashi3956 😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄

  • @favoritevideo7263
    @favoritevideo7263 4 роки тому +5

    He has beautiful voice wallahi.

  • @nafisashreif3950
    @nafisashreif3950 3 роки тому +1

    2021 april ilahow ciidankeyga guul sii marwalba
    Xoogga dalka

  • @MiSSHIJABY
    @MiSSHIJABY 2 роки тому +1

    Ilove you somalia 🇸🇴soldier the bast voice somalia 🇸🇴love and like 👍

  • @cadnaangelle9037
    @cadnaangelle9037 4 роки тому +4

    Masha Allah ciidanka dalka soo laabtay

  • @omarali4314
    @omarali4314 5 років тому +4

    Illahow soo celi libaaxyada Africa yarabi

  • @dahablamiiray419
    @dahablamiiray419 5 років тому +2

    Yaareed sidaa hesaha iskugu duuban tihiin hadaa dalka wax uqabad kiisa iskugu duub naanla,heydeen cidanka xoga somaliyedow waxbadan ayaa is badalilaha lkn wan kaxumahay ilahada in aadnan uso jesan howshinii aad magaca xogadalka ugu magac baxden ilahow somalia 🇸🇴 nabad kadhig aamiin

  • @omaartakow2661
    @omaartakow2661 2 роки тому +1

    Waa hees gubabo oo wax tarleh
    Ee no kaga keen samatar yare

  • @abdimohamed9519
    @abdimohamed9519 2 роки тому +1

    I proud of our hereos( somali army forces)
    Somaliya ha noolato

  • @abwaanmaxamudkoofiyo7287
    @abwaanmaxamudkoofiyo7287 3 роки тому +1

    Fanankan heesaya si aada ayuu isoo jiitey inkastanan fahmayn luqada maymayga hadana fananiinta soomaliyeed ee maanta heesa wey yartahey cid codkan oo kale lahi

  • @afcadofficail6249
    @afcadofficail6249 2 роки тому +1

    M.a Somalia Guul afka Soomaligu waa Maay io maxaa tiri Alla Hani sharfo dhamaatiin

  • @SNMSNM-pl2un
    @SNMSNM-pl2un 5 років тому +1

    Wallo wayn salaan sare Frome Somalilander dhab Ah midh Kama fahmin heesta

  • @hassanadan3468
    @hassanadan3468 5 місяців тому

    Oh God bless our brother and siz from somali army

  • @adansheikh6139
    @adansheikh6139 4 роки тому +3

    God bless Somalia country

  • @Tubsanmedia
    @Tubsanmedia 3 роки тому +2

    Guueysta ciidankeena guuuul

  • @wasaaye90dhidhaya96
    @wasaaye90dhidhaya96 5 років тому

    dhiigaa idhaqaaqay wlh odayga caadi mahan waa happy ilow dalka nabad nooga dhig aamin yaarabi

  • @akramaydarushirsi2174
    @akramaydarushirsi2174 5 років тому +2

    waaaw waa hes qiiro xambaarsan masha alah guul soomaliyeey

  • @yaliwizzykhl9035
    @yaliwizzykhl9035 5 років тому +1

    Xasan adam waan taageeri jirey balse markaan daawadey isagoo madaxda somaliyeed iyo xaasaskood kas u bahdilaya iskana dhaadhicinaya ismaaciil cumar iyo xaaskiisa waxaan ogaadey oraahdii oran jirtey af wax cunay xayo malaha

  • @lulyusufsamantar1227
    @lulyusufsamantar1227 4 роки тому

    We shall all be xalane.
    Soomaaliya Soomaaliya Wa wada halyeeyaal.
    Guul.
    Guul.
    He loves his flag.
    Wadani lover does not hide himself.
    Allow nå middeey.

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15 5 років тому +20

    Umada ku hadasha waa umad dowlad, nabad jecel oo xalaal miirad ah lkn kuwo dhac boob mucaaradnimo dowlad kasto oo curuda saa guryo biliqo iyo hanti shacab ayaa 30 sano laheystaa

    • @qasimmohamed1338
      @qasimmohamed1338 4 роки тому

      Sadia Mohamed runtaa waaye waa umad nabad iyo tacab jecel oo lala degi karo, Abaarihii dabadheerna lala soo degey si fiicana usoo dhaweeyey

  • @harunali3499
    @harunali3499 5 років тому +1

    Ciimiri dheere Aabowo si Hasan Aden Samater👑💙

  • @aadanjohn6353
    @aadanjohn6353 4 роки тому +1

    Dhulkayga iyo calankeyga ma dayacayo
    Amarka madaxdeyna maba diidayo
    Axsan yaa hees I hear forever.
    Guleysta ciidankenow.

  • @salahbabid55
    @salahbabid55 5 років тому +1

    maasha alaah fanaaniinteena kor alaha idiin geeyo aamin

  • @queenm6128
    @queenm6128 5 років тому +3

    Manshllah thanks Hassan adan for show love are army 🙏❤️🇸🇴💪💪❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏❤️❤️

  • @nadaarasoomali6107
    @nadaarasoomali6107 5 років тому +14

    Wlhi fanaaaan cajiiba iga dheh heeesa badan maxaaa loogu dhiibi waayay ninkaaan odaga ah

  • @shamsudiinaxmad1158
    @shamsudiinaxmad1158 4 роки тому +1

    inta guusha shanta somali jecel nolaada

  • @ayubibnupharmacy5884
    @ayubibnupharmacy5884 4 місяці тому

    Allaha unaxriisto fanankaan waa geeriyoodey

  • @Ahmedhaadi
    @Ahmedhaadi 4 роки тому +2

    Dadka leh like igu qabo maxey ka faaiidaan bal aan faaiidadiisa arkee like♥ku tuurahee

  • @abdimalik6909
    @abdimalik6909 5 років тому +2

    Mashaallah cod aad u MCN iyo hers wadani ah waaaaw inaba caadi ma,aha ninkan

  • @abdiwalimohamed2640
    @abdiwalimohamed2640 4 роки тому +1

    Guul cidankeygow apid 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @fartunjibriilali4283
    @fartunjibriilali4283 3 роки тому +1

    Somali guuuuuuuuuuuuuuuuuuuu😢😢😢😢😢😢😢💕💓💜💛💚💙❤❤💝💗💖👄👄👄👄👄👄👄👄👄👄👄👄👄👄👄👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👄👄👄👄👄👄👄👄

  • @nuuraalmis1659
    @nuuraalmis1659 4 роки тому +1

    Maadhaa Allah FANAAN COS MACAN

  • @ibrahimmohamedomar5893
    @ibrahimmohamedomar5893 3 роки тому

    Dowladnimada qurux badanaa Yaa Allah Dalkeena nagusoo celi wadajirnimada.

  • @madaale3997
    @madaale3997 5 років тому +2

    Waan ka xumahay dadku codkiisa waa amaanayaan ana sidoo kale waa ila cod fiican yahay lkn dhabaatada baa waxay tahay waanan waxba ka fahmayn .
    Waan ka xumahay inaan garan waayey qayb ka mid ah Af somaliga

  • @muhudiinibrahimaden7063
    @muhudiinibrahimaden7063 5 років тому +1

    Runtii heesaha afsomaaligu mida ugu macaansan waaye