Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

ilaaliyihii Xabsiga E Diiday Furaha inu siiyo Dilaayaashi & Saaxiibadi Garabkiisa Ka Baxay!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 лип 2024
  • ilaaliyihii Xabsiga Xamar E Diiday Furaha inu siiyo Dilaayaashi & Saaxiibadi Garabkiisa Ka Baxay!
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Welcome to Dulmi Diid Clips Channel where you will find a variety of contents like high quality content like Cars, Mobiles, Cameras, mics, and hundreds of other technology gadgets reviewed, in depth with tips and tricks about products,
    so please sit back and enjoy the ride!
    My filming gadgets/devices
    www.ulanzi.com...
    DJI Osmo Action 3 - amzn.to/3e12T3F
    BOYA Wireless Lavalier Microphone - amzn.to/3T9AmIf
    Ustine Selfie Stick - amzn.to/3rnPQw9
    USB C to 3.5mm Jack - amzn.to/3fCO485
    Spigen Rugged Armor Case - amzn.to/3E6lcPt
    DJI Pocket 2 - amzn.to/3E6OP3l
    Ulanzi J12 Mic -
    www.ulanzi.com...
    amzn.to/3C27TwN
    Rode Mic Me-C - amzn.to/3Sw5C4f
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung.
    DISCLAIMER: DulmidiidClips assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

КОМЕНТАРІ • 60

  • @dulmidiidclips
    @dulmidiidclips  Місяць тому +1

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.net/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

  • @rahh4137
    @rahh4137 Місяць тому +4

    ❤Ninkaa Soomaaliyeed ee geesiga ah Ilaahay ha u naxariisto reerkiisana Samir iyo iimaan ha ka siiyo.

  • @fadumaabdiduale1624
    @fadumaabdiduale1624 Місяць тому +2

    Walee waxaan ka baqayaa in uusan 4,5,8,9, in uusan mushahar qaadan .taariikhda meel ku qoro maanta sheekhow waynu maqli doonan waxii nooli .❤Ilaahay ha u naxariisto

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed7459 Місяць тому +3

    Munasarbaa dad hortii kaladhigdhigay warkiisa allaah haunaxariisto ninkaa

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 Місяць тому +1

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @user-dm3mr3ny3l
    @user-dm3mr3ny3l 26 днів тому

    Taalada
    Waa xasuus iyo dhiiri gelin
    Ta kale mushaharkiisii oo la dalacsiiyey weligii wuu u soconayaa,
    Cadaaladuna way Soo socotaa
    Sheekh
    Dhinaca fiican wax ka eeg

  • @naciimomaxamedkulmiye6104
    @naciimomaxamedkulmiye6104 Місяць тому

    Shiikh khayr allaha ku siiyo aamiin aamiin ❤❤❤❤

  • @jannaat3007
    @jannaat3007 Місяць тому

    Waa dalacsiineynaa uu ku dhahay mushaarka loo badinaa ilmihiisa

  • @nacimomoh9675
    @nacimomoh9675 Місяць тому

    Soomaaliya Xaqdaro Ayla Rogmaneee. Hadaan Dulmiga Gacanta Laga Qaban. Musiiibada Hadeeey Timaaado. Daalim Iyo Madluuum Labadaba Wayku Dhacaysaa

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i Місяць тому +2

    Wcs 🤝 sheikh Mohammed

  • @cabdiraxmaanaxmed1625
    @cabdiraxmaanaxmed1625 Місяць тому +1

    Sheekhow reer galbeedka dhaqaalaha iyagaa abuura oo sameeya sida lacagta baabuurta diyaaradaha iyo tiknoolajiyada waana cilmiga alle subxaanahu watacaalaa ciduu doonuuna siiyaa siduu noo sheegay

    • @Aliinaliiban1780
      @Aliinaliiban1780 Місяць тому

      Muslimka dadkii sheeganaya dulmi ayay ka dhaman la yihiin waad aragtaa in gaaladii loo kala cararyo wadamadii muslimka la dhaafayo 😮
      Ilahy ayaa xaal og subxanallaah
      Galada cadcadii cadaalad ayay sàmeeyaan sida badan

  • @shukrilibax
    @shukrilibax Місяць тому

    Subxaanallah waa yaab
    Ilaah ha u naxaristo amiin inti dulmiga lagu dilay amiin 🤲
    Dowlad somaliya uu mw Xasan ilaahow shacbka somaliyed haka qabto amiin 🤲😢

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 Місяць тому

    Aamiin Alle ha u Naxariisto wuxu u Baahan yahay Cadaalad iyo in Reerkiisa la Caawiyo ........Gaalo miyaa nahay wuxu yiri Taalo ayaa loo Dhisaa........

  • @fahmaali3542
    @fahmaali3542 Місяць тому +1

    Walaahi askarigaas waa in xaqiisa loo soo celiyo. Ilmahiisa waa in la ogaadaaa

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 Місяць тому

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته sheekhow waxad dhigtay meesheedii
    Geesiga taallo maxay taraysaa ciyaalkii iyo waalidkii hanti xataa 2 qol haloo dhiso biil haloo sameeyo
    Alaha ku xifdiyo 👍👍👍👍

  • @AbshirMaxamad-d2w
    @AbshirMaxamad-d2w Місяць тому

    Walahi hadii sii noolaanaayo waan dhiibi laha furaas sababtoo ah waxan ka warhayaa dalkaan aan waligiis hormarka gaareyn

  • @abdulhakimalibare3580
    @abdulhakimalibare3580 Місяць тому

    Sheekh lama dhihin reer kiisa wax latarimayo kaaliin dhiiri galin ayey katahay si ciidanka niyadiisa iyo karyidooda laadhiso.ciidanka Asluubta iyaga ayaaba Agoonta daryeela oo waxey Leeyihiin xarumo laagu xanaaneeyo Agoonta.
    Ee hala gaaro xiliga Baaritaanku dhamaado.
    Sheekh dhankaad ka eegeyso ma'ahan.

  • @maymoonmshadhah4882
    @maymoonmshadhah4882 Місяць тому

    Waa runtaa

  • @Shankharon
    @Shankharon Місяць тому

    ma weynayo inshaa allaah

  • @user-he6jg9rv5u
    @user-he6jg9rv5u Місяць тому

    Ilah hunaxaristo

  • @omarjubba
    @omarjubba Місяць тому

    WAXAA U AHAA GEESI HERO # REERKISA WAXAY JOOGAN DAYNIILE JANADA ALLAH KA WARAABIYO AMIIN YA ALLAH

  • @baambaam6336
    @baambaam6336 Місяць тому

    Shube is a comedian

  • @BAYUTADOW
    @BAYUTADOW Місяць тому

    Sxbow adiga all the time maxa negative kelliya u sheektaa walalow sidaan wax ka bedel ilaah kheyr haku siiyo

  • @Mahamed-rg2rk
    @Mahamed-rg2rk Місяць тому +1

    Dalacsiin iyo Taylor maxay u taraysaa waaba dhintee dadku ja tagey cidi eegi mayso

  • @user-hx4ug3nc2n
    @user-hx4ug3nc2n Місяць тому

    Afka klaabax cidii dshay waa la yaqaanaa , soomaalia kadaa digshada ,,dulmi diid sifadiisa malihid soomalia naceeb aa qabtaa Ka dhamaaw dawlada soomalia .

  • @aminam9170
    @aminam9170 Місяць тому

    Asc walaal was Geesi garabwaayey taalo maraban waxaan rabana cadaalad Hadley doowlada run sheegeso

  • @abduosman2852
    @abduosman2852 Місяць тому

    Pls always don't ask silly question and be positive in country just recovering from long crisis!

  • @user-tb8sn4ix9l
    @user-tb8sn4ix9l Місяць тому

    Taalo soow Salam maahan nikaas ilmahiisa hala garab istaago taalo dhaqan Muslim maahan ee waxdheef hala siiyo ilmihiisa

  • @safiyohussen9969
    @safiyohussen9969 Місяць тому

    aqligoda dhan waa talo aniga waxan qaba asgartan hubkii lagu dili lahaa gudbi inta la dhaho hadane ayagii lagu dilayo aqli xumadoda la yabay

  • @mohamudcibaar3705
    @mohamudcibaar3705 Місяць тому

    Lkin taal8 mabanaanee Qoskisa waxu tara

  • @NunowAbdirizak-tg5cs
    @NunowAbdirizak-tg5cs Місяць тому

    hubka.waxa.geliyay.askarta.xabsiga.kashaqaqiyo

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 Місяць тому

    Familkiisa waa 3 iyo 9 Curadkii Hawiye waxba ugama Baahna Maurusade ayaa ka Badan ee Taalo isaga ha Dhisto ..

  • @seynabcabdo3544
    @seynabcabdo3544 Місяць тому

    Tala wax ma taryse sadaqa jariya u sameeya please

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v Місяць тому

    Hubka xage laga soo galiya hubka wardiyashii xage qabten

  • @moolcaliyow
    @moolcaliyow Місяць тому

    Xabsigana haloogu MAGAC daro!

  • @SamatarNour-gi6nw
    @SamatarNour-gi6nw Місяць тому

    Ninkan lagama hadleen haduuna munasar sheegin munasar waa weriye geesi ah

  • @mohamudcibaar3705
    @mohamudcibaar3705 Місяць тому

    Tavlor inloodhisaa mabanaana ee Qoskiisa waxu qabta

  • @ifraaxmuxamad3505
    @ifraaxmuxamad3505 Місяць тому

    Masajid haugudaraan ehelkana hacawiyaan cadaladna ha uradiyaan marxuunka talo umabaxna runtii

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 Місяць тому

    Baayo tailor idiindhistay waa dhaqan gaalaad maxaakaxun in qofdhintay ladanbaajiyo

  • @AhmedFarah-cm1cu
    @AhmedFarah-cm1cu Місяць тому

    Waxaa laga dhiigay Xalay G/Le waxana loo dhisay Taalo Sharaf, musharkiisa waxaa qaadan doona reerkiisa.

  • @AminAbdo-ox6ik
    @AminAbdo-ox6ik Місяць тому

    Rer dhagax

  • @DaauudBoore
    @DaauudBoore Місяць тому

    Sh. Max,ed su,aashaan ka jawaab ninka dilka lagu xukumo oo muteystay maxaa xabsiga loogu haayaa muddo badan jawaabtana hoo sababtoo ah waa lagataa (la,iibsadaa) waa suuq kafuran xabsi kusheega weliba waxaa dhacday gacan ku dhiigle dartiis miskiin lagu bedelay loo dilay.

  • @Shankharon
    @Shankharon Місяць тому

    waxaa la rabay in asaga lagu nabo maxaabiista baxsatay

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah Місяць тому

    DHAGAX SIDII LOO DHIGAYEY XAMAR OO DHAN MEEL LA MSRO MA LEH❤

  • @user-bx9zz7oz7p
    @user-bx9zz7oz7p Місяць тому

    Dalacsiinta waxey ka mid tahay gargaarka agoontii iyo marwadii marxuunka mishaaro fiican ayey helaayaan laakiin kuma filna

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 Місяць тому

    Saacadiisa ayaa Gashay Geesinimaduna waa Dhalad Janno Firdowsa Alle ha ku Casumo..........

  • @malaqdooy5138
    @malaqdooy5138 Місяць тому

    Sheikhow taliye shub ma dhihin cadalad hela familkisa uma tacsiiyeyin taalo disha waxa raba in labo bolokeeti is dulsaaro lacag badan lagu cuno taalo jaceyl uma dhisayan cml yaa soo galiyey cml hubka mesha cayar ka socota taliye shub naftiisa lacag qaata cml

  • @abdulahihussein8702
    @abdulahihussein8702 Місяць тому

    Maxaabistu guri Dusha ka Qufulan so kuma xirna Sidee nalooga dhaadhicin Subax hore iska toosen weerarka fuliyeen ? furaha Askariga uu tuuray wa furahee Ganjeel mise Bakhaar ?

  • @ibtijah2747
    @ibtijah2747 Місяць тому

    ASKARTA WAA IN LACAGTA AMA MUSHAHARKA LOO BADIYO WAXAA LAGA YABAA $100 IN MESHINKA LAGU FULIYAY

  • @salmaanahmed2328
    @salmaanahmed2328 Місяць тому

    Cadaalada Ubaahane Yahaye calooshi usheeqayaaha Hal soo qabato

  • @mahadali1698
    @mahadali1698 Місяць тому

    Umabaahno taalo e Cadaalad ayuu ubaahan yahay

  • @sn7463
    @sn7463 Місяць тому

    Sheeqoow adigana negativka badan iska yaree positiv badan ayaa jiree

  • @SheikhdonElmi
    @SheikhdonElmi Місяць тому

    ACW Runtii hadalkaada waa SAX. Aa way Gabadhii NISA? EE LA DILAY. SIDO KALE AYEY SHEEKADA KU SOCOTAA.

  • @rahh4137
    @rahh4137 Місяць тому

    Dabkii munaafaq shido mumin ayaa ku gubta.

  • @sn7463
    @sn7463 Місяць тому

    Cadaalad inuu helo ayaa loo baahan yahay wuxuuna sameeyey arin ku dayasho mudan familkiisana biil haloo qoro

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Місяць тому

    hhaahhaaha Aasi-Og waxaa ka waali cas mayd-dalacsiiye !!!!!!!!! hahahaaahhaaahaahaaah Eshcalaah reer bahal xitaa wadaadki ayaa xawaashaynayaa kkkkkkkkkkkk Connerie from saylac

  • @mawlidmowga593
    @mawlidmowga593 Місяць тому

    Sheekhow wlhi mucarad ayad tahay waxa aad ka sheekaynayso waar cadalada aad sheegayso cid gaara miyaa dishay alshabab ayaa dilay oo cadawo ah dalkiisa ayuu u dhintay askariga taaladana waa lagu maamuusayaa adeer waxan aad wado joogi