midkaan Maxaa intaa loo daawanayey mise kan Waa jeeb maskiin ??

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 84

  • @user-ex9qq4bs9i
    @user-ex9qq4bs9i Місяць тому +7

    Shabaab in uu Gaalo u shaqeeyso ayaay tani daliil u tahay! Dadkan ayaay layn lahaayeen haddii aay Diin wadaan

  • @kingcayfo7470
    @kingcayfo7470 Місяць тому +2

    Sumaxallahi soomaliyed
    Haladagalamo nijasta

  • @samuuladsicid8821
    @samuuladsicid8821 Місяць тому +2

    ILLAAHAY HA BADBAADIYO. DHALIN YARAD SOOMAALIYEED. EE LA FASAADIYEY DIINTOIDA IYO AKHLAAQDOODII. IYO DIINTOODA SUUBAN
    ILLAAHAY HASOO CELIYO SOOMAALI. SHARAF KEEDII IYO WANAAGEEDII
    AAMINA YAA ALLAAHU

  • @luluabshirluluabshir6312
    @luluabshirluluabshir6312 Місяць тому +2

    Illaahow noga badbaadi ilmaheena ya rabiii

  • @inabotanbro5496
    @inabotanbro5496 Місяць тому +2

    Never in my life did I think that I would see anything of this level of disgust, filthiness and impunity in my own country! This is a tragedy to say the least!

    • @yusufabdille3448
      @yusufabdille3448 Місяць тому

      Asc.subxaanalaah kan waa qoomu luug dowlad ku sheega hadda joogto waxaasi kama naxdo ilaahow hassan sheikh ddg deg malakamoodka ugu keen qabriguna diidaa allaahumma aamiin aamiin aamiin

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Місяць тому +1

    ina lilaahu w in ilahu rajucuun kan way iska cadahay xaladiisa subaxan allah dharkii dumarku xidhay dharkasi wa kii dumarka maha ka ragaa shatigiisa marwlaaba wa kii dumarka hadana way idin cadahay qabta intuu caruurta waxas idinka barin ilamaha yar ee shegaaya sidasi ayay u arkayan way ku dayan doonan ha lag qbto umada waxa

  • @abdilleosman7466
    @abdilleosman7466 Місяць тому

    أللهم أعنا على ذكرك وشكرك وحسن عبادتك

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr Місяць тому +1

    Belaa dhulkii kusoo badatay hadii
    Moqudisho dawaladi ka jirto makoo
    Kala iyo gariiraye baa neherado ka
    Furan lahaa shicibku shaqo haka
    Qabato

  • @walaalkaaduunka4337
    @walaalkaaduunka4337 Місяць тому

    Wey iska cadahay waxa uyahay asaga ayaba isku marqaatiya allow nagaqabo noocaan subxaanallaah

  • @user-tq2ti5ki9c
    @user-tq2ti5ki9c Місяць тому

    Cudurada aydhiska ayey ka so qadayan gabdhahana wa arosayan fidno waye wana qatar

  • @cj3561
    @cj3561 Місяць тому

    INAALILLAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN, TANA MA NOO DAMBAYSAY

  • @briize-sh3sf
    @briize-sh3sf Місяць тому +1

    Xasbunallah wanicmal wakiil allahuma najinaa
    Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤

  • @LulAhmed-rn8ov
    @LulAhmed-rn8ov Місяць тому

    Subxana waxan halaqabto dhalayarada dulesan

  • @user-vi3yp9vy7j
    @user-vi3yp9vy7j Місяць тому

    Allah Allah Allah Allah Allah Allah 😭😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-zq3fk7sr1w
    @user-zq3fk7sr1w Місяць тому

    Subxaana Allah

  • @xubimaxamuud8153
    @xubimaxamuud8153 Місяць тому

    Masha alh wa ilma yaro farid ah dadki wa wena wabo qoslaya ilma ha yar ba damir dhama uma mesha jogta damirki ba dhintay wa maxan cuna maxan cabaa

  • @bilemoha5753
    @bilemoha5753 19 днів тому

    Subxaanallah

  • @abdirahmanhirsi784
    @abdirahmanhirsi784 Місяць тому

    Waxaan soo jeedinayaa in qofkii ayku cadaato tiirka lageeyo sikuwadanbe ugu quus qaataan waana sharciga allaah

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Місяць тому

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 Місяць тому

    100kun Kabadan ayaa nuucas ah! Somaliya wa loo tashtay because we have nonsense leaders oo Tuugsi iyo xatooyo xalaaleystay!

  • @user-ex6jv5eh7m
    @user-ex6jv5eh7m Місяць тому

    Subxana Allah secamal hee nabadle majirto hee

  • @user-ci9uc3jf6t
    @user-ci9uc3jf6t Місяць тому

    Bisinka kan waaba cadaystay warkiisa waxaan wadanka halaga qabto dhaqan xumada wada uf

  • @intisaarstarchannel2831
    @intisaarstarchannel2831 Місяць тому

    Xabunsllah

  • @user-vu8uy1fd9g
    @user-vu8uy1fd9g Місяць тому

    Subxana llah

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 Місяць тому

    waa yaab iyo lama arag oo rag ku sheegii ma waxaa looga maaro la yahay abuurkii dumarka ee ale abuuray😮

  • @oubah2501
    @oubah2501 Місяць тому

    Sihir wayeh. Shaytan wa chakaynaya habeine Iyo malin. Roqya alasaro dhadkan wallahi. Allahou Akbar. D

  • @xiishkhaliifcadecade1534
    @xiishkhaliifcadecade1534 Місяць тому

    Qofkaan qof doqon ah buu u egyahay oo dhiman Allaha soo hanuuniyo

  • @safiyohadad79
    @safiyohadad79 Місяць тому

    Kan dhahayo socotka fiiri aa kasii darayo ninkas waxaa haleyey leegta iuo komontiga

  • @FarhiyoMohamud-ht6fq
    @FarhiyoMohamud-ht6fq Місяць тому

    Acw kuwas o kale wa in laga dhameyo dalka Canada allaah hakudhacdo

  • @hodanabdi6497
    @hodanabdi6497 Місяць тому

    Hhhhhhhhhh waxay soowadaan iyo webiga yaaweyn

  • @user-pl7du6nc8t
    @user-pl7du6nc8t Місяць тому

    Oo diric buu xidhan yhy
    Yaahuu Bidixle😂😂

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 Місяць тому

    oo ma toobuu xidhan yahay anagu yaabnaye

  • @user-ex9qq4bs9i
    @user-ex9qq4bs9i Місяць тому

    Soomaaliya 34 sano ayaay Gaalo jaala buteeyneeysay waxaana xaqiiqo ah in uu Qoowmu Luud ka buuxo.

  • @MadinaBarre
    @MadinaBarre Місяць тому

    Waa duli

  • @safiyo4178
    @safiyo4178 Місяць тому

    I can not believe

  • @asiilmahir6072
    @asiilmahir6072 Місяць тому

    Kufsiga😢 iibka ciyaalka sobax dhiga,nin🎉gabar.noqday waxba noma wadee😂😂😂

  • @hodanahmed1456
    @hodanahmed1456 Місяць тому

    Subhana Allah

  • @safiyohadad79
    @safiyohadad79 Місяць тому

    Saasoo lacag kuradinoya bisinkow kuwas hala xiro war tiktook soomaliya halaga xiro

  • @sahrahassanali9340
    @sahrahassanali9340 Місяць тому

    Dadkan halanaadho khunthayaal miyaa oo guurkii cabsi kaqaba deedna istaresku halkaa lagalay! Maxaa qaldan nin raga miyaa sidaan uun dooranaya asagoo nabad qaba yaab?

  • @user-ex6jv5eh7m
    @user-ex6jv5eh7m Місяць тому

    Kan wa aba lole adi ah sheydan ayaa kusha qeysanayo waxaba idu daran sow uhadlayo layabay acudu balaah

  • @maryami2299
    @maryami2299 Місяць тому

    Aaway arsinalkii wadanka lagu sheegayay maxay shaqadaan u qabsanwaayeen

  • @xubimaxamuud8153
    @xubimaxamuud8153 Місяць тому

    Asaq uf kalayy dadka ku nol mesha ayaguna ma
    Dad sanahana se waxan guriyo daris leh ugu nolyahay bay xata dowlada ma o shigi wayaye yaab

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 Місяць тому

    ilma yar ee kashifay ilahay ha dheewro

  • @Fardawsacc
    @Fardawsacc Місяць тому

    Xasbunallah 😢
    War xamar maxa ka khaldan may dadkan iska gabtaan oo la garaaco uf

  • @xubimaxamuud8153
    @xubimaxamuud8153 Місяць тому

    Shaki mahe wa waxa caad

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez Місяць тому

    Waa shekada xalane talla illa lofirsado dhalinyaro baba'adey

  • @user-im6zu2xq3u
    @user-im6zu2xq3u Місяць тому

    Waa lajabay soomaali waa u dhamaatay

  • @afgmasafg7764
    @afgmasafg7764 Місяць тому

    Dawladdii aaway?

  • @user-bx9zz7oz7p
    @user-bx9zz7oz7p Місяць тому

    Qaniiskaan Warkiisa waa cad yahay maba qarsanaayee kaligiis jeel u qaas ah halagu xiro maxaabiista waa haleynaa

  • @fartunkeynaan3781
    @fartunkeynaan3781 Місяць тому

    Kan wuxu u ekyahay qofdhiman

  • @safiyohadad79
    @safiyohadad79 Місяць тому

    Aduunka waxa dumiyey lacagta laga helayo tiktoka iyo lak isi marka aduunka aaqiradii alagu gatay cidwalva intey dhaheso laak isar aa eber la noqday

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 Місяць тому

    😅😅😅😅😅 oo wejiga muxuu mariyey ma bootar😅😅

  • @user-sg7qn9ie6d
    @user-sg7qn9ie6d Місяць тому

    Waxaa loo baahanyahay dhalinyaro is abaabusha oo ugasrsata dal iyo debedba meelay joogaan dhegta dhiiga udara

  • @Khaalidcade01
    @Khaalidcade01 Місяць тому

    war waxn inaga dhaaf sxp aadso gudbineyso plz

  • @fathiyayusuf1332
    @fathiyayusuf1332 Місяць тому

    Hala qaqabto qoomuluudka oo dhan.

  • @samalehmohamed8529
    @samalehmohamed8529 Місяць тому

    Sudxaanallh alaayahdiik

  • @user-oh2kl2xr7b
    @user-oh2kl2xr7b Місяць тому

    Xagee kunolyahay halaso qabto

  • @Commentkudhigle-s1g
    @Commentkudhigle-s1g Місяць тому

    Shitada lee yaa la iga arkin😂😂😂😂😂

  • @lyannaskar4751
    @lyannaskar4751 Місяць тому

    Kann hala qabto si degdega

  • @adanbile4237
    @adanbile4237 Місяць тому

    Waddankani waa qudhmay !
    Ummaddani ummad la rogayay u egyihiin.

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 Місяць тому

    Yaa huu

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct Місяць тому

    Boqolkakun nagay ubadanyihin kaxarabaysanaya

  • @zakinice59hakim
    @zakinice59hakim Місяць тому

    Hala so xiro nacalada afka weyn qaniska alle ka furtay xirirkisa

  • @ZaksSkaz
    @ZaksSkaz Місяць тому

    A😢😢😢

  • @user-ly3ke7pn3u
    @user-ly3ke7pn3u Місяць тому

    Xasbunalaah😢

  • @fartunkeynaan3781
    @fartunkeynaan3781 Місяць тому

    Balaayo kugudhacday shito muuqabaa shitada yaanleyga asking kuye

  • @Sara-bl1vn
    @Sara-bl1vn Місяць тому

    😮😮😮😮😮😮😮😮
    Muxuu daboolanaa heedhe

  • @user-vi3yp9vy7j
    @user-vi3yp9vy7j Місяць тому

    😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳😳

  • @abbasxagar3033
    @abbasxagar3033 Місяць тому

    Waa gay dee qofkani

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 Місяць тому

    Wàa wada pomoluud

  • @fosiakhalif6150
    @fosiakhalif6150 Місяць тому

    Halaga sifafo qomuluudka

  • @saidamohamed1424
    @saidamohamed1424 Місяць тому

    Dee ninkan waa iska cadahay waa Qowmu luud iska cad maxaa laga sugi weyba cadahaye in uu bidixda yahaye si deg deg ah haloo qabto

  • @HGg-ev2wr
    @HGg-ev2wr Місяць тому

    هذه بنت ولا ولد المشكله صوتها نفس الحرمه

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Місяць тому

    Subxanllh subxanllh acdubilh subxanllh yaab umada allh haso hanuniyo allhumanjana subxanllh allhumanjana subxanllh

  • @amalahmed562
    @amalahmed562 Місяць тому

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @MOHAMMEDV3465
    @MOHAMMEDV3465 Місяць тому

    IN AY DOWLADA RAADISO MA AHAN EE WAXEEY AHEED INEEY FAMILADOODA DOWLADA U SOO DHIIBAAN SI LOOGA BAD BAADIYO CIYAALKA SOMALIYEED HADEEY WAALIDKOOD SOOXIRI WAAYAANA MEESHA LAGU ARKO HALAGU DILO HADIIKALE ILMO BADAN OO SOMAALI AH AYEEY HALEEYN DOONAAN 😡😡😡😡😡

  • @MOHAMMEDV3465
    @MOHAMMEDV3465 Місяць тому

    AYAGA SOMAALI SAX AH MA AHAN WADANKA WEEY SOO GALEEN WAXEEY RABAAN IN CIYAALKA SOMALIYEED AY FADAREEYAAN HADII LAFILI LAHAA DAMBIGA AYAA KAYARAAN LAHAA 😡😡😡😡

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 Місяць тому

    Heheheehe…..I am dead walaahi xamar Qurbaha waa ka kor talabsatay! Iloon nabsiga dhiiga Muslim cadaabtiis tartiib u leefleefa! Bosoneero!

  • @ZamzamAli-zt8tu
    @ZamzamAli-zt8tu Місяць тому

    😂😂😂😂😂😂😂