NETFLIX GABAR SOMALI🇸🇴 AH AYAY ASBUUCAN UKALA XIRNEED🔥 | WIIL SOMALI🇸🇴 AH OO KOOX WAYN LA WAREEGTAY🔥

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 173

  • @AbdikafiShnuun
    @AbdikafiShnuun Місяць тому +102

    Waadba soogasheey kusalii nabiga Scw

  • @Khayrwade01
    @Khayrwade01 Місяць тому +69

    Cida nabiga jecel welcome❤

  • @user-yr9yz1yv3m
    @user-yr9yz1yv3m Місяць тому +47

    Hal mar aankuwada salino nabi Muhammad scw scw scw

  • @umuHajara
    @umuHajara Місяць тому +99

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد

  • @abdiwalihassan2737
    @abdiwalihassan2737 Місяць тому +34

    Kusali xabiibkeena Muhammed scw Scw Scw scw ❤❤❤

  • @Kaahin7-11
    @Kaahin7-11 Місяць тому +14

    Farxad iyo nolal dagan hadad rabto in aad ku nolaato xuska allah badi
    Sh.Mustafa xaaji ismacil ❤️❤️

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Місяць тому

      Asc wll qli plz igu so bir 😢😢

  • @geenyoGadoon08
    @geenyoGadoon08 Місяць тому +27

    صلی الله علیه وسلم ﷺﷺﷺ

  • @mukhtarzhaafi3952
    @mukhtarzhaafi3952 Місяць тому +35

    Kusali nabi maxamed scw ❤❤

  • @ClaahiShardi
    @ClaahiShardi Місяць тому +42

    Waligee 10 like mahelin 😢😢

  • @khadarbinugacansaar
    @khadarbinugacansaar Місяць тому +15

    Wasiir waanku salamay from Zaraakisha jigjiga

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Місяць тому +1

      Asc wll qli plz igu so bir 😢😢

  • @boqoradacommentska5812
    @boqoradacommentska5812 Місяць тому +4

    WaadaaWady ayadana larabay guusha lkn wee noqo weeysay balse aad ayaa ugu farxay qaabka ay oga fogaatay ragaas iyo asturnaanteeda masha Allah muna waawatay ani

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 Місяць тому +7

    اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Місяць тому

      Asc wll qli plz igu so bir 😢😢

  • @NashaadFarah-kf1vf
    @NashaadFarah-kf1vf Місяць тому +12

    Zaki aanaan ugu horeeya caawa walaahi love iisaar hadaa tahay vuns Zaki bin xaaji 😢😢😮

  • @Asad_hajio_271
    @Asad_hajio_271 Місяць тому +6

    Allah is one ☝️

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Місяць тому

      Asc wll qli plz igu so bir 😢😢😢

    • @Asad_hajio_271
      @Asad_hajio_271 Місяць тому

      @@amalamuli376 diysar weeye

  • @abdikadirposta9013
    @abdikadirposta9013 Місяць тому +3

    #kacdonkadalanyadhaSomaliyeed ✊🇸🇴
    Wazir kaso hadhal wadanka dhan ayn badali rbna 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-ry8uv9jr8x
    @user-ry8uv9jr8x Місяць тому +9

    Allah is one 🙏 ❤️ 💖 ♥️

    • @Mohamedofficial8
      @Mohamedofficial8 Місяць тому

      Walal subscribe iisaar somalinimo🙏🇸🇴

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Місяць тому

      Asc wll qli plz igu so bir 😢😢

  • @siradm
    @siradm Місяць тому +8

    Dadkayga qur'aanka ayaan ku jeclahay laakiin xalaalmiirad iyo waddan jacayl iyo danta guud inan hormarinno aan ku darno. Hooyadaas Soomaaliyeed ee xijaaban waa amaanayaa, waa nagu bannaan tahay.

  • @tasminnasir6765
    @tasminnasir6765 Місяць тому +10

    Salaam zaki bin xaaji qofkii kowad ahay

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Місяць тому

      Asc wll qli plz igu so bir 😢😢

  • @MohaNasri-nc3xd
    @MohaNasri-nc3xd Місяць тому +9

    Hambalyo wllky nuur alle hamigaaga hakugu guuleeyo

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Місяць тому

      Asc wll qli plz igu so bir 😢😢

  • @Abdirahman-sz4ze
    @Abdirahman-sz4ze Місяць тому +12

    Viva somalia

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Місяць тому

      Asc wll qli plz igu so bir 😢😢

  • @GuuledbashiirAxmed
    @GuuledbashiirAxmed Місяць тому +10

    One like somali people ❤😊

  • @shijo2055
    @shijo2055 Місяць тому +2

    نحن قوم أعزنا الله بإسلام 🤲🤲🤲🤲🥺🇸🇴

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Місяць тому +12

    Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga ❤

  • @user-pf6co4ln5l
    @user-pf6co4ln5l Місяць тому +10

    Zxp zaki love issar😢

  • @Sharma_cade
    @Sharma_cade Місяць тому +3

    Aaway dadkii jeclaa Nabi Muxammed ﷺ❤❤❤

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Місяць тому

      Asc wll qli plz igu so bir 😢😢😢

  • @CiidKhalif
    @CiidKhalif Місяць тому +11

    Tiim wasiirka one like ❤

  • @blackPoi-c7s
    @blackPoi-c7s Місяць тому +12

    Waziir wa kusalay marka hore wll waxan kacodsana inad dadka kugu xeran aad kutirahdo qawilka iska daya ee dalkiina dista dheh wall plz 😢😭😭😭😭

  • @m.abaadirbaanaamin7864
    @m.abaadirbaanaamin7864 Місяць тому +6

    Isbuca somalida waye 😂❤

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Місяць тому

      Asc wll qli plz igu so bir 😢😢😢

    • @m.abaadirbaanaamin7864
      @m.abaadirbaanaamin7864 Місяць тому

      @@amalamuli376 wakugo sobire e mar dhaw yutiber aya kuso sobitiraba e halogu arkahee

  • @kaafiturcaaye9240
    @kaafiturcaaye9240 Місяць тому +8

    Zaki love-ta calyada macalimoow❤🫡

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Місяць тому

      Asc wll qli plz igu so bir 😢😢😢

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi 17 днів тому

    Vivo muna Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll jimco wanaagsan ❤❤❤❤❤❤

  • @sadaqabdishur1012
    @sadaqabdishur1012 Місяць тому +1

    Wasiir xildhibadana noohadshay Away faaisa jeyte 🎉❤

  • @xamzacumar9472
    @xamzacumar9472 Місяць тому +4

    Qur aanka somali waa xafidaa lknse kuma dhaqanto,
    Markaa xafidkii muxuu tarey waa su aale

  • @ummumuhammad9412
    @ummumuhammad9412 Місяць тому +2

    اللهم صل وسلم على سيدنا محمد

  • @mohamedok94
    @mohamedok94 Місяць тому +7

    Somalia hadey ku arkan weyba iska ka ceynayan 😂 be a good Person wlhi ❤🙏💯👊🆗

  • @zaherchannel266
    @zaherchannel266 Місяць тому +2

    Sababto ah cRab badankooda quranka mawada yaqaanaanaa

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Місяць тому

      Asc wll qli plz igu so bir 😢😢😢

  • @Halkaynoomaraysay
    @Halkaynoomaraysay Місяць тому +2

    Show yada waa lagu yaqanaa dad ka cadaanka ahen in ay Niyada u dhisaan ila uso dhawaado dhanaadka markas la cunaya

  • @user-ez8kv3wt6z
    @user-ez8kv3wt6z Місяць тому +4

    Inta Magaca Soomaaliya jecel like saara❤❤

  • @Ur_criatiano07
    @Ur_criatiano07 Місяць тому +6

    Wasir igu casuum ciwankaga channelka kaso karbaxaa Asxabey

  • @QARDHAAS
    @QARDHAAS Місяць тому +4

    Showga magacii?

  • @user-ed5wp4ir6z
    @user-ed5wp4ir6z Місяць тому +7

    Xalimo is the best

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Місяць тому

      Asc wll qli plz igu so bir 😢😢😢

  • @ruuni2
    @ruuni2 Місяць тому +1

    Carabta badana quranka ma xafit sana hala ogado yaah wlhi badan ma xafit sana

  • @ayanshaafici8348
    @ayanshaafici8348 Місяць тому +5

    Welcome 🎉

  • @hydragons
    @hydragons Місяць тому +1

    Dawah bros Videos ay dumarka social media wataan waxay u socdaan QacLand

  • @ayoubfarahallaleh286
    @ayoubfarahallaleh286 Місяць тому +1

    Scw scw scw ❤️

  • @hassanabdalla2001
    @hassanabdalla2001 Місяць тому +2

    Viiva muna❤

  • @deeqomohamuud73
    @deeqomohamuud73 Місяць тому +2

    👑👑♥️♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @FarahAden-rw3lv
    @FarahAden-rw3lv Місяць тому +1

    Scw scw scw

  • @takoyareofficial0
    @takoyareofficial0 Місяць тому

    Yariizka waa legend somali dhalada maamo wcn ayaa dhashay maasha allah 🎉

  • @khadra27day12
    @khadra27day12 Місяць тому +2

    Wasiir hubkii qaybtaadii ma ku soo gaadhey

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 Місяць тому +1

    Wasiir walugu gaday kuqaado kaligood mahan dadko dhanbaa galay gambashade😂😂

  • @AbdullahiYusuf-d8p
    @AbdullahiYusuf-d8p Місяць тому +1

    Wasiir shiiqaa ku jirtaa Waa in la goyaa haduu qofku Xumaado

  • @Danaaje
    @Danaaje Місяць тому +2

    Plz waa maalintii iigu horeesay pin igu qabo😢😢

  • @losheyare
    @losheyare Місяць тому +2

    Dawah boys gang cusub miyaa waxaan u haystay kuwa diinta faafiyo 😂

  • @mohamudyasin4393
    @mohamudyasin4393 Місяць тому +1

    Team commentland 1M Coming Soon 🎉❤ waziirka ❤one love

  • @hodanisse
    @hodanisse 21 день тому

    Waziir horay usoco liibax

  • @WasiirkaMaliyadda
    @WasiirkaMaliyadda Місяць тому +1

    wasiiroow shatiga dhamad weeye secml heeee 2020kii miyaad boorsada ku ilowday
    salaman

  • @Afguduud
    @Afguduud Місяць тому +1

    Waa Culumo Ceebays Waxaasi

  • @Hidanhuda
    @Hidanhuda Місяць тому +2

    Weyba thy qofka xaafidka ah qof micno weyn ah leh saase ugu dhugadan hadaneh anaga ilahey nosaqiray quranka marka ayaga ino kuadag yahay ila thy saase ulayaban waayo waa nimco ina barato quranka kariimka ah kuna camal fasho wax lawada helo maahin ilahey laga barya ino kusaqiri quranka ilahey ayaan yiri rooxo doono diinto fahansiiya alxdulilaah

    • @SaynabMaxamuud-m2b
      @SaynabMaxamuud-m2b Місяць тому +1

      Waruntaa wa ku adag yahay

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda Місяць тому

      @@SaynabMaxamuud-m2b haa wan fahmay abaayo saasa ufahmay anaga diinta intan yar nahay nala bara sababtas uhelnay isleyahay waayo qofka into yar yahay wax qaban ogyahay hada aniga wiilkeyga sadax sano hal bil uga dhiman waxaan dhaha yaad jeceshahay hooyo 1 waxoo dhaha allah kadibna nabi mahamed salalahu caleyhi wasalim kadibna hooyo macan saasa ubaray marko suuli aado ookaso laabto waxoo dhaha asalamu caleykum hooyo ilahey haidayo ilmaha hada inte yar yihiin tarbiyadoda toosiso walaahi ilmo ilahey raali kayahay noqonayan oo diinta ilahey labaray ilahey masuulka waxoo kusaray ina sida larabay ugaso baxdo

    • @SaynabMaxamuud-m2b
      @SaynabMaxamuud-m2b Місяць тому +1

      @@Hidanhuda masha Allah Allah ha idiin xafido xbbti aniga waxan joga carabaa quranka asbucii malin weye carurtayda guriga macalin ugu yimadaa

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda Місяць тому

      @@SaynabMaxamuud-m2b ilahey hakudayo abaayo saas ugu dadaal ilmaha ilahey hakula garab galo waxaad heysa walaahi musuliyad adag kaso baxday siiwad

    • @SaynabMaxamuud-m2b
      @SaynabMaxamuud-m2b Місяць тому +1

      @@Hidanhuda aaaamin Aaaamin baye qali macanto dhaamanten

  • @JackCadnanII
    @JackCadnanII Місяць тому +1

    Masuul keep going 🫡

  • @hayaathabiib9608
    @hayaathabiib9608 Місяць тому +1

    Zaki waxa la soo jar jaro iska Illaaliya ninka madowgaa 4sano ka hir aa Dicumantriyo loo soo daayey. Armaa gabadha ka dacwiinayso Dacwa waa ayada iyo xaalkeeda .

  • @AbdifatahXavi6
    @AbdifatahXavi6 Місяць тому +1

    800k coming soon l.a

  • @khalidyussuf6042
    @khalidyussuf6042 Місяць тому +2

    Alla hoogey 😂😂😂

  • @shijo2055
    @shijo2055 Місяць тому

    الحمد لله نعمة الإسلام 🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴

  • @user-lz5mt4ch5m
    @user-lz5mt4ch5m Місяць тому +1

    sacuudi jogaa carabtan annka ka quraan badan lkn waa kula yaban markaa dhahdo waa aqaan

  • @ibraproduction2786
    @ibraproduction2786 Місяць тому +1

    3:54 Away team wasiirka aniga comentigayga ma arko miyaa hee ar wasiir maxa iigu haystaa hee

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 Місяць тому +1

    Xalimo surweel dheef faaiido maad heysid😂😂😂

  • @AbdizYusuf
    @AbdizYusuf Місяць тому +1

    Dadkan waa rer xamar wax kasto ee arkan qarxis bey u maleyan 😂 cabsi cabsi 😂😂 farxiyo farax lagu baasto isnt Easy.

  • @muhanadfficial
    @muhanadfficial Місяць тому

    Masha allah sobarbaar habo

  • @mahdihassan3992
    @mahdihassan3992 Місяць тому

    Zaki bin xaji always respect stay the way you are don't change saxib

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Місяць тому

      Asc wll qli plz igu so bir 😢😢😢😢

  • @midnimomedia198
    @midnimomedia198 Місяць тому +1

    Wa gabdho tababaran ceeb malahan ka gabada

  • @mohamedabdulkadir6360
    @mohamedabdulkadir6360 Місяць тому +1

    Farxiyo qarax aya waalay

  • @HabonMahaod
    @HabonMahaod Місяць тому +1

    Team saki binu xaaji one like❤

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis Місяць тому +1

    Wasiir waxaa layiri adigana bishaan mj baa noqon rabtaaye 😂😂 hadaan kaa tagno abwaankii inuu nagatagay ayaad puplic ka dhigtay bal maad iska aamusto qalbada qac 😢hartinomo daaroodnimo ku ilawa baad noo shiday 😂😂😂❤❤

  • @BwanaRashid-iq5im
    @BwanaRashid-iq5im Місяць тому +1

    Waziir mxaa kugu dhacay taas cml was tii aan inkiri leheen sawabto ah Maka muuqdo astanta dhaqan soomalinimada

  • @UgbaadXasan-th3cw
    @UgbaadXasan-th3cw Місяць тому

    Fiifa muuna😂❤

  • @Xasaasa
    @Xasaasa Місяць тому

    Asc sxb zakiyod suaal aan ku aweydirabaaye intee kaala soo xariiraa

  • @mohamedaden5209
    @mohamedaden5209 Місяць тому +1

    😂😂wasiir I aamin labadaa xaliimo Doha ayaa kula kulmay waaba ay inkireen😅😅

  • @AmiinAli-hx5vj
    @AmiinAli-hx5vj Місяць тому +1

    Viva mona ❤❤❤ 0:50

  • @Yuukey011
    @Yuukey011 Місяць тому +2

    5:50

  • @CawilXashi
    @CawilXashi Місяць тому +1

    Waa garatay

  • @amalahmed9923
    @amalahmed9923 Місяць тому +1

    What is the name of the Netflix show Muna was in

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 Місяць тому +1

    Viva muna 😊🎉

  • @zarqawireaction200mviews
    @zarqawireaction200mviews Місяць тому

    Zaki wll youtube cusub inaa ifurtoo ayn rawa sidhi team 27 cml see uaragta

  • @Axmadwalicabdullahi
    @Axmadwalicabdullahi Місяць тому +1

    Hibilaw boy kawaran heeee

  • @SahraCali-gk4pc
    @SahraCali-gk4pc Місяць тому

    Ayaantaan Kenya waa waletee maxaa loga bqi waaye😊

  • @SafaOsmaan-sl8wb
    @SafaOsmaan-sl8wb Місяць тому +2

    Viva muna❤❤❤

  • @SowdoMohaa-yn1wt
    @SowdoMohaa-yn1wt Місяць тому

    Viva mun

  • @carafadxiisxasan9330
    @carafadxiisxasan9330 Місяць тому +2

    Good🎉

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Місяць тому

      Asc wll qli plz igu so bir 😢😢😢😢

  • @maxamuudwacays8076
    @maxamuudwacays8076 Місяць тому +1

    xaliimo kuusay wax matadho weeye kkkk

  • @zakinice59hakim
    @zakinice59hakim Місяць тому

    Calanka majerten maxa kuxiray sxb nin calanka marexan xiran jiray aya thy mise sxb taa aya kudahday so xito o ah gbr MJ

  • @user-cb4qn9ui8g
    @user-cb4qn9ui8g Місяць тому

    Viva muuna

  • @tokiyomedia4020
    @tokiyomedia4020 Місяць тому +1

    Viva muna

  • @bintusalah5449
    @bintusalah5449 Місяць тому

    Viiva muna🥰🥰🥰

  • @aliabdi2436
    @aliabdi2436 Місяць тому

    Viva muniza😊

  • @Axmadwalicabdullahi
    @Axmadwalicabdullahi Місяць тому +1

    Waxkaley soowadan

  • @ladanFarah-pn1gi
    @ladanFarah-pn1gi Місяць тому +1

    U guys have to understand something about dawah men, are men who seek knowledge(students of knowledge)and they make videos about the deen, and what this sister was saying is there was a slander that was said about one of the dawah men, and some people slandered the brother without hearing the two sides of the story,btw there are good dawah men and so called dawah, u have to know the story before saying something.may Allah guide us all.

  • @lolamohamed1082
    @lolamohamed1082 21 день тому

    The name of the show

  • @CIshqi_show
    @CIshqi_show Місяць тому +2

    Comentigi igu horeyay an zaki ka biyo guys i cimamada 😂😂😂😂😂😂

    • @fowziamulaha9638
      @fowziamulaha9638 Місяць тому +1

      Dahir calasow kkkk maxaa meeshaan ku keenay ninkaan ma xukumeenaa kkkk ciao walaalkiis waan ku salaamay

  • @diogojota3595
    @diogojota3595 Місяць тому

    Dacwo boys😂😂

  • @farhiyomohamed9160
    @farhiyomohamed9160 Місяць тому +2

    Waraaa Zaki Nacalaa Dacas kaagaku yaalee Noo daa hee nooh Magaca Ceena Farhiyo la dhiho mise Xabad aad jeclaan jirtay Aa Farxiyo la dhihi jiray Afka ku Macaney ssne Xaaska aas ku maqlin ama ku fahmin Cml 😂😂😂😂😂😂😂😂 Noodaa hee magaca sxb