Barnaamijka Xusuus Reeb Oo Dhamaystiran

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 сер 2024
  • barnaamijka xusuus reeb oo dhan waraysi khaasa kornayl caaqil cabdirisaaq caqli axmed daa

КОМЕНТАРІ • 138

  • @sacadali63
    @sacadali63 6 років тому +9

    Mnsha allah ducaaale horta aadbaan kuugu hanbalayaynayaa barnaamijkaa
    Xasuus reeb ee
    Aad daadihiso waxbadan baan ka faaiiday xaqiiqduna waxaweeye in shaahdo sharaf lugusiiyo c/risaaq caqlina ilaahay cimriga iyo caafimaadkaba hawbarakeeyo

  • @doobkahargaysa4666
    @doobkahargaysa4666 11 років тому +14

    cabdirisaqq caqli wa tariikhyahan qoraa waliba ay u dheertahay aqoon militari aadba ugu mahadsantahay tariikhda wanagsan ee aad no soo gudbisay,,alle cimirgaaga ha xafido

  • @somalilandchannelsomalilan250
    @somalilandchannelsomalilan250 5 років тому +3

    Mansha Allah waa ragii soo halkamey ✌️ libaaxyo

  • @shankaroonland7480
    @shankaroonland7480 3 роки тому +1

    Thank you cabdirisaaq caqli, axmed maxamed hallac Allah ha u naxariistee indheergarad buu ahaa
    Ninka ugu ildheer baa
    Dadka ugu ayaan daran
    Waxaan lala arkayn baa
    Isaguun u muuqda
    Maxay Somaliland geesi lahayd walina leedahay

  • @faysaljaaliyada3551
    @faysaljaaliyada3551 5 років тому +2

    Fresh camera man

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 роки тому +1

    Very funny and interesting interview

  • @mustafemohamed5733
    @mustafemohamed5733 5 років тому +1

    Ninkan la waraysanayaa geographicaly warkiisu waa sax waana xaqiiq

  • @maxamedzaed1499
    @maxamedzaed1499 3 роки тому +3

    Wr bal hada fiirshe khasaradii ay ka dhaxleyn
    Sadexdii gees ee ay ukala jabeen sarakiishi 78 dii
    G1 Majerteen wuxu doonayay inuu inqilabo xukumadii jirtay
    G2 isaaq wuxu doonayay inu xuduudi lixdankii lagu dhaqmo
    G3 marexan hawiye iyo somalida kle dawladey rabeen inay iska dhisnato inta xal la helayo
    Mxy natijadii noqotay
    1 in majerteen isku dayo inqilaba wuu fashilmay fashilkaa
    Majerteena kama baran cashar in aan qabiil wx noqon karin . ee wuxu noqday somalidii ugu horeysay oo xabasho laso jirsadaa..
    2 isaaq wuu niyad jabay oo maskaxdiisa Manu galin in hadii la jabo in laso kabsan markale oo wuxuba meesha kasaray midnimadii waqooyi iyo konfur
    3 hawiye marexan raxaweyn iyo somalidii kle
    iyagu wali cagihii ayey dhulka ku hayaan oma niyad jabin iyado saa thy xaladu
    Marka wixii kadan beyay siyad bare fursad buu helay fursadiina wuu khasaariyay oo marku ethiopie laheshiiyay snm ay so gashay waqooyi wxy ahay inuu adeegsado siyasad hanuunin una u sheego snm in la raali galiyo oo la dhaho ethiopie dii shalay aad joogten banan cidla ah bay idin kuso tuuren oo wxba idin ma tarin marka somali nimadiina ku dhata isna xilka baneeyo doorashana qabto lkn ma sameen oo ta caksigeed ayuu sameeyay oo jabhadii iyo shacabkii waqooyi wuu isku diray iyado xaaladu halka mareyso
    ## Majerteen iyaga filinkoodii ethiopie cuntay oo dhulkana ka tage cirkana gaari waye oo cabdulahi yuusuf wa la xiray
    ## hawiye iyo marexan iyo somali inta kle say uwada joogen ayaa hawiye shakadii dhan ku ciyaaray xata cashar waka baran wayey isaaq iyo majeerteen oo dantii ay lahaayen ku fashilmay midan la xiray midna la duqeyay hawiye ta umanu joojinee xukumadii bu dumiyay hadhowna isaga ku halagsamay haday dhimasho tahay iyo haday burbur tahay ila manta dhibku 1991 geystay buu ka shaleenaya
    ## isaaq ba rajadu laha sameeyay Gooni bu isu tagay oo xuduudi gumeysiga bu txgaliyaay ila maanta kumna guuleysan oo wa ictiraaf la yahay .
    ## majeerteen dantu rabay ee aheed inu muqdisho xukumoo wey usuragashay oo 2003 buu qabtay balse godob uu 1980 galay
    Baa hilfaha uqaday oo malin wa shaqeyn kari wayay... waxasoo cashar buu nin walba la yaban yahay habaloo kala darnaade hada oo meel wx ay ka bilaban bay garan la yihin
    Allow ya usheeg inay isku sixi karan hawiye isaq iyo darood inta aynan noqon ay somali yihiin oo waxan soomali nimo ahayn ay geed ka ku gaari karin
    Wabilahi al tawfiiq

  • @ismailmohamed7789
    @ismailmohamed7789 5 років тому +6

    Isaaq dalkisii xiniyoo ayuu kuqabsaday iyo qorii caradii kasana laguu ilalinayaa barigii horanaa anagaa idin qisnay mantana anagaa hogankaa ujarnay sidan iyo sidaanba wanu naqanaa cadowugaa yagunaa wanuu naqanaa wa somalikushega konfured akhiratankana wanuu bufinayna sidaa diqsigaa walee ma ilowunoo cadowuga yagaaaaàaa

    • @MohamedMohamed-zp6re
      @MohamedMohamed-zp6re 4 роки тому

      Waa dhab. Xoog baan ku joogaaye kaalay oo midnimo ku-sheeg i marsii. Haddii kale, shut the fuck up, faqash remnants.

  • @saleebaanmaxamed570
    @saleebaanmaxamed570 4 роки тому

    illaahay haku dhawro magacaagu waa run caqji..caqli..caqli

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel 9 місяців тому

    2023 sheekadani macuntamayso. Koonfurta Somalia hadda waa dawlad jirta oo awood leh

  • @ismailmohamed7789
    @ismailmohamed7789 5 років тому +4

    halgankii SNM goo aankii qadhaadhaa dagalkii burahaa iyo magaloyinkaa awoodii cidan ee SNM mantaa somalilanders

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 3 роки тому +2

    Somalia was strongest country in Africa Jaale Siad Barre Rest in Peace he was the father of Africa

  • @abdulrahmanomar9728
    @abdulrahmanomar9728 3 роки тому

    Waa sheeko cusub OO aynaan hore u maqal. Aad baan ugu mahadnaqayaa Sarkaalka ee version innagu Soo kordhiyey.

  • @awilsuleiman4250
    @awilsuleiman4250 4 роки тому +5

    taariikhdu idinma xumayso somaliland ha noolaaato

  • @mohamedosman8073
    @mohamedosman8073 4 роки тому +1

    Aad iyo aad ayaan uga xumahay in loo dhaqmayo sidii 1990 kii cashir inaanan ka baranin 30 sano ka dib.

  • @mohamedosman8073
    @mohamedosman8073 4 роки тому +1

    Allow madaxda noo hagaaji

  • @cabdirahmanmoumin6234
    @cabdirahmanmoumin6234 6 місяців тому

    Taasi waxay ahayd hal ku dheg somaaliyeed oo qof kasta oo somaali ah maskaxdisa ku jirtay waana qadiyad aan duugobayn somaali wayn

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 6 років тому +3

    Ciyaala faqashta edeb yeesha sabyaan koorleh baa idin dhasheye.ducaale waa rageedii

  • @abdilahigawlalale2730
    @abdilahigawlalale2730 11 років тому +14

    waxas oo dhiib aah inaga ayaa isuu gaaysanay markaa waxan leyahay xamer kuu labaan maynoo haadii 10000 sano qadanaysoo dagalban kaa xiigaa xamer

    • @mawlidshafec4571
      @mawlidshafec4571 6 років тому +1

      Abdilahi somalilander
      😂😂😂ma joogta before 4year baaad wax soo qortee😂😂

    • @ahmed-nurahmed3285
      @ahmed-nurahmed3285 4 роки тому

      Abdilahi gawlalale
      Ignorance is the enemy of Islam

  • @mhshow841
    @mhshow841 2 місяці тому

    Intaan dhagaysanayy halgankii dagaalkii 77 kii ninkan waaka sida uugu dhaw xaqiiqada uga sheegay tusaale layntii askartii garbacas cida kadanbaysay iyo waxyaabo kale oo badan…

  • @munircade4130
    @munircade4130 4 роки тому

    Horn cable tanks

  • @fawziHapiip
    @fawziHapiip 4 роки тому +1

    Somali qaldaan adhigiisii waraabe raaciYeY hadii in ugasoo badbaadaY waaba ala mahadii

  • @somalilander1
    @somalilander1 10 років тому +11

    Horta somalidu miyay xanuusanaysa runta haduu qofku sheego maxad isaaq ugu meraysanaysaaan isaaaq intaas ayay ini dul qadanayeen oo aad fahmi waydeen dee wakaasee manta bal gaadha cirka ayaad iska haynaysaan wlh..

  • @mujaahidgeele1212
    @mujaahidgeele1212 5 років тому +4

    C/RISAAQ CAQLI AXMED DAAD waa kornayl militry ah Qoraa mutarjum waa aqoonyahan taariikhda somalida ku qaay shahaadadaha BA,AND MASTER PHD Waxa intaa udheer waa musaqaf ku talaxtagay cilmiga xaga diinta waxbadana kaqoray figradaha islaamiga ah

  • @mocharles5641
    @mocharles5641 4 роки тому +3

    Mujaahid/Historian/Author/Philosopher and chief caaqil caqli wuxuu cadeeyey in Dagaalkii SNM iyo somaliland xoraynyeedii inay saldhig u ahayd koonfur waxay somaliland taariikhdeedii halgan oo dhan ka dhigeen tii ay lahayeen oo tirtireen tii somaliland

  • @xasancaateeye4453
    @xasancaateeye4453 4 роки тому

    Soomalia waa dal.jia

  • @awilsuleiman4250
    @awilsuleiman4250 4 роки тому +2

    somaliland waa wada mujaahidiin

  • @xaliimo5422
    @xaliimo5422 3 роки тому +1

    Duacaake sababtu u dhexgalo waxeey tahay isagu waxaan laga sheekeynayo wuu yaqaan marka waxba kama gelin daawadaha hadba meeshu rabo ayuu u gudbayaa isagaa faaideysanaya dadka uma faaideynayo hhhhh waa weriye wax ka qaldan yihiin dadku u daa wareysiga ha dhuuxaane ha ka dhex gelin

  • @fathimahussien8680
    @fathimahussien8680 3 роки тому

    Uy

  • @Samatar85
    @Samatar85 10 років тому +6

    waa waraysi, aad iyo aad u qiimo badan, arimo kala duwan oo taariikh iyo waayo aragnimo badani ku jirtona ka waramay, waa dhaxal fiican oo ay helayaan dhalinyarada aan jirin, xiligaas dhacdoyinkan laga soo sheekeeyay jireen, waxaana cadaanaysa mar walba in lasoo noqoshada xornimadii luntay lixdankii, ay ahayd arin lama dhaafaan ah, wakhti badan oo rubuc qarni dhaafsana ay nagu qaadatay in caqli, naf, maal, iyo huba loo huro sidii loo soo celin lahaa, ilaahayna uu nasiib u siiyay inay hogaamiyaan halgankaa dibu xoraynta qaran mujaahidiintii SNM.....
    NB: Waxaan u soo jeedinyaaa ducaale, markuu qofka waraysanayo ka hor, inu uu si fiican u soo diyaarsado, macluumaadkiisa ku saabsan qofka isla markaana wax qoran uu meesha la yimaado, ee aanu kolba ku dul xasuusan wax, oo aanu ka shaashayn qofkuu waraysanyo sheekada, in badan baan ku arkay wariye Ducale arinkaas, ood moodo in ay nin saaxiibkii ah isku waraysanayaan maqaaxi, fadlan tixgeli daawadaha, oo isagu ah xaqlaha barnaamijkaaga.

  • @siciidxuseensucuudi9750
    @siciidxuseensucuudi9750 9 років тому +1

    waaaaw aad iyo aad ethiopia colaada aan u qabo uun bey isii kordhiso

    • @moxamedxassan362
      @moxamedxassan362 6 років тому

      Siciid xuseen Sucuudi

    • @hassanrashid6530
      @hassanrashid6530 4 роки тому

      Sowkan farmaajo leh xadba ma jiro

    • @hassanrashid6530
      @hassanrashid6530 4 роки тому

      Shan Somalia maba jirto ilaa maanta koofur uunbaa jirto lkn
      Mar hadii Somali weyn lawaayey waa in Somalia meesheeda ma joogtee qolo waliba meesheeda ha iimaansato hadii kale aan isku dhamaano

    • @hassanrashid6530
      @hassanrashid6530 4 роки тому

      Inaynu isku daalo waxaa ka wanaagsan inagoo xitaa afka kala bedelana

    • @hassanrashid6530
      @hassanrashid6530 4 роки тому

      Amaa xusuusta oo waxaa la odjan jirey xuduud beeneed baa LA odhan jirey oo distoorka somalia ayay LA odhan jirey

  • @mustafemohamed2341
    @mustafemohamed2341 2 роки тому

    Qaladka jira Waxa weeye inuu Kenya qabsato ayaya ahayd tasaa u hawlyarayde madaama uu baqay ciidankii kenya

  • @ismailmohamed7789
    @ismailmohamed7789 2 роки тому

    Maha Allah somaliland gull iyo gobanimoo lojojinmayo ciid kasta o kasohorjeda qadiyada iyo qarannimada qaranka somaliland xadudaha somaliland wa muqadiis wa lamatabtan somaliland waxay ledahay haal cadowuu wayo wa somalikushega konfured kkkkkkkkkkkkkk jecliyaa markuu jaboo cadowugaa rer somaliland somalikushega konfured kkkkkkkkkkkkkk wan kuraxaysta markuu jaboo cadowugaa rer somaliland somalikushega konfured
    Cidanka qaraanka somaliland waxan leyahay habalyoo habalyoo habalyoo guul iyo gobanimoo

  • @samadoonkasoomaaliyeed1637
    @samadoonkasoomaaliyeed1637 6 років тому

    Ninkaan wuxuu cadeeyay damaaci xukun inuu iskudiray soomaakida

  • @diamondnuura2047
    @diamondnuura2047 6 років тому +3

    Somalia isaaq isu keenay isaaq ayaana kala diray

    • @isaabdi1478
      @isaabdi1478 4 роки тому +1

      Isaaq daacadnimo iyo dawlad ayuu rabey sow maaha

  • @kaderyusuf5533
    @kaderyusuf5533 6 років тому +2

    Waar ducaale qofka markaad waraysanayso hadalka ha dhex galin burnaamujku wuu fiicanyahay ee ducaalaan u nacaysaa

    • @abdilahiabdikadir6585
      @abdilahiabdikadir6585 5 років тому +1

      waa barnaamij qiimo badan ducaalana waa wariye weyn si fiicana wuu u wadaa

    • @xaliimo5422
      @xaliimo5422 3 роки тому

      Duacaake sababtu u dhexgalo waxeey tahay isagu waxaan laga sheekeynayo wuu yaqaan marka waxba kama gelin daawadaha hadba meeshu rabo ayuu u gudbayaa isagaa faaideysanaya dadka uma faaideynayo hhhhh waa weriye wax ka qaldan yihiin dadku u daa wareysiga ha dhuuxaane ha ka dhex gelin

  • @zahraahmed9110
    @zahraahmed9110 2 роки тому

    Aad buu umahadsanyahy sargaalku

  • @adamosman6424
    @adamosman6424 2 роки тому

    Axmed Maxamed Halac Geesi weyn oo Somaliland baal dahab ah ka galay halgankeedii

  • @hiil-qarantube3799
    @hiil-qarantube3799 3 роки тому

    Hahau aobar

  • @ZAKA85able
    @ZAKA85able 4 роки тому +1

    Asc horta xusuus reeb maahine ee magaca ku haboon malaha waa xiqdad reeb aniga inta aqligayga gaaban waxan u arkay uun waraysigan oo iga soo baxay In hadi dagalki lagu jabay oo sadexdi kale la waayay in ay rag ka shaqeeyen 2 badan kalina ay baaba do wan ka xumahay in odaygan halyeyadi somaliyeed ka mid ah uu ku fikiray ba In ay somaliland na xududki ingiriska uu ku noqdo isogo dawlad dhan oo nabad qabta haysta.

  • @ahmedismail5060
    @ahmedismail5060 8 років тому

    ummada somaliyed ha heshiiso alla isu so dhawe aamamiiinnn

    • @MaxamedDowlad-ut6yy
      @MaxamedDowlad-ut6yy 4 місяці тому

      Ilahay baanu Ka magan galnay sheeko midow
      Nin waliba halkiisa ha joogo

  • @ahmedlove7960
    @ahmedlove7960 5 років тому +2

    Somaliland iyo somaalia in la mideeyo adbay u adagtahay

  • @cabdullaahiismaaciil5708
    @cabdullaahiismaaciil5708 7 років тому +2

    KKKK kani fariid ma aha!! Bal wuxuu isku qasayo fiiri

  • @osmanb8446
    @osmanb8446 4 роки тому

    Sarkaalkani wuxuu iftiimiyey in Isaaqa waxaan jirin oo wahmi ah lagu kiciyey. Ninka bilayska ah ee Halac fidnada dalka wax badan buu ku lahaa.

    • @aliabdule8387
      @aliabdule8387 4 роки тому

      Waxan jirin wamaxay ma in aad dwiladbimadi ka dhigteen wax koonfuri leedahay ,ma in aad xoog ku qabsateen dowladi ma in aad darajadi ku koobteen in re konfur ,mantana hawiye iyo darod kunfureed wax u qaybsatan

  • @cabdullaahiismaaciil5708
    @cabdullaahiismaaciil5708 5 років тому

    Kani wuxuu ahaa sarkaal hoose.
    Warkiisu ma fadhiyo

    • @farahdauc6279
      @farahdauc6279 4 роки тому

      Qofkan ku qancin wa qof hoose miyaaa ,Waka caqliga adoontu

  • @abdikadirali4295
    @abdikadirali4295 4 роки тому

    himiladii adinkaa baabiyey xoolayahow maantana adoon waxba hayn ayaad meelaha lataagan yahay

  • @zalazala2195
    @zalazala2195 4 роки тому

    Qabyaladiiste weyn aya tahay

    • @shankaroonland7480
      @shankaroonland7480 3 роки тому

      Qumayo cadawga Somaliland baad tahay ciilka ku haya isu doox

  • @mahamedabdilahi2122
    @mahamedabdilahi2122 4 роки тому

    Ducaale

  • @aarlibaax7095
    @aarlibaax7095 4 роки тому

    Waa waali sac qaadka markuu muuse biixi idiin qaaday waad waalateen cambaha aad cabeysaan soomaaliya ayaa is kaleh soomaaliya ayaa laga keenay waxaan ahay reer waqooyi lkn idinkuma raacsani soomaali neceybka iyo qudhunka idinka buuxa koow dheh iska yaaca meesha sirdoonka itobiya ayaa tihiin

  • @husseencagta6034
    @husseencagta6034 5 років тому

    Kan waryaha ah reerkisa ayu magac u raadina
    Wuxuna aha kuwii muufada muqdisho ka dhameeyey
    Abalaay.

  • @cabdullaahiismaaciil5708
    @cabdullaahiismaaciil5708 7 років тому +1

    adeer dee Hargeysa iyo Burco qaado oo meeshaad rabtid la'aad.

    • @popmarly8493
      @popmarly8493 5 років тому +1

      Ma hooyadaba leh intakale from sanag to wajale 1500km ahba daganahy e kudhuus

  • @abdulrahmanomar9728
    @abdulrahmanomar9728 3 роки тому

    Recently modified version.

  • @suldaanyare9548
    @suldaanyare9548 5 років тому +1

    Wariyaha cunsire waa e ma ila aragteyn

  • @araweelocali5421
    @araweelocali5421 5 років тому +1

    Ey ey dhalay baad thy isaaq uun baad wareysan oo sida aad jeceshahay kuugu sheekaynaya

    • @abdilahiabdikadir6585
      @abdilahiabdikadir6585 5 років тому +1

      yuu wareysan lahaa ood rabtay inuu wareysto

    • @jaama20
      @jaama20 5 років тому +1

      naag waalan oo hadaa yuu waraysan lahaa

    • @amenmah4030
      @amenmah4030 5 років тому +1

      hada ma siilki hoyadabu wraysanlaha qaxabadyahy😐🖕

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 3 роки тому

      @@amenmah4030 qoladiina isaaq hadii suaal laydin waydiiyo caydaa idinka soo horaysa

  • @user-yv4qc1em7e
    @user-yv4qc1em7e 5 років тому

    Laga barte laga badiyay soomali nimadi loodiday lagaxirtay lagabadashay calanki lasojixay calan sacudi keenay ganacsigi uu ogoladay walina ogolyahay fad ama hafadi waa kufadsinenaa elen isagaa idin yiri kaganacsada waxad kudarten dhulki dadki kuna sanduleyneysan ilaa calanka lagacararo aad gaarsisen amaa lagula helaa sirtadi cagjar hoos gashaa elen afrikodhan baa udhawaqday sina laguu denwaya wareye laqalay noqotaa.obaamo bilash carabi umafaragashan waa nila soomatagay waa nala barana belaash uma iman fananka weyn xasan aadan jabuti waa iska xadaaqenaa nabadgalyo wadankis kajirta maxaa looilaalsanaa waa isweydiyaa mar waxbu ogyahay isdhahaa marna soomali jabuuti bis miyaa aqonsi kashaqeynaa iyo basabor muse intakale siyaad miyey raacen dadkale mey erga uyihin kuwa kalana waqtiga ciyaarta udhamata maalaxaren sida cabdi qaasin iyo cabdi maxamed cumar inbadan jabuti sharcigaa lediday indhahaa lega riday shalay mashegen markey muuse sihesay calankana jeexaneysay dushey kagadontay itobiyan tabtaas kafilo manisanami iyo ameriko oo masar cadaadiyay cifada iyo madaxdi masar isbabadalayay axsan hadamen shar kuuma timado walee hadad wax dhumisen idinka iyo calankaa sidatan waa qatar kalesan caana datay dabadood laqabay islaamihi eletareyga oo xawadle iyo eletareyga xalaasha oo wadankis joogay ayaa iskukinqaban waa laguridiwayay jabuti ninkaa jaceshahay aashaa kaa nacebtahay aashaa waxushegiden oo nalaguqonsaday baa tartib tartib nalaguxadoyaa nalagu cadadinaa hoos udhigid aadan caqliga hashaqeyo marti dadlotaliyo lagacan hayo calankey yaakanoqday isago logoyay dhuki jabuti oo muse cadeyay inuukubaxsaday barina sacudi oo soobaxsaday oo soxadan ayaa la arki haleesoo saxixo somalinimada iyo calanka cadkis jabuti halaga bilaawo seedigis haidanbeyo basabor maka lagu xado ma ogolo isiya somali nimadey leen yurub uraadso cabdi maxamed cumar ayaa kashifay aaway cidankis iyo dadki uu hishiska lagalay isagana yaa hasta yusa wax kahaleyay

  • @mohamedjamahassan2799
    @mohamedjamahassan2799 5 років тому

    Umada kale mxaaad u wareersan waydey ma isaaqa bes baad wareesataa Horta

    • @amenmah4030
      @amenmah4030 5 років тому

      dee maxanka wreysta adiga siilki hoyda wase ma waxlaga wareystad ledahy imikaa haye🤣

  • @daadihiye629
    @daadihiye629 4 роки тому

    Idoor una gumeed ah oo af afqadhmuun xusuus reer
    30 sida dumar ooyaya
    War wuxu rag miyaanay ahaayeen

    • @craxmaansoodaani652
      @craxmaansoodaani652 4 роки тому +2

      Adigu waxa tahay faqashtii dalka somaliland anu kaxoreynay guuuuuuul snm guuuul somaliland

  • @khfuwn
    @khfuwn 10 років тому

    warkii wuxuu kusoo gabagabeeyay gaalaa saan nookala gooygooysee aa sideena iskagakala joogno wax aan tareeyno malahane.
    layaab iyo yaabka yaabkiis.

  • @cabdicasiiscumar4740
    @cabdicasiiscumar4740 10 років тому

    xamar uuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuf ha gubato bormaawi hoyada isaaq was fatal ilma fatal viva somaliland

  • @abdikadirali4295
    @abdikadirali4295 4 роки тому

    Waxbadan ma,oga ninkaan, oday cirka fiirinaya

  • @noname-ll1wb
    @noname-ll1wb 7 років тому +1

    correction-waqooyiga somaiya waa khaatumo state isaaq state waa waqooyi galbeed ninkaa weyn wuxuu ku hadlayo bal eego waxaas baa soomali burburiyay somalia will unite insha allah very soon

  • @abdihassan3836
    @abdihassan3836 6 років тому

    Odayashan Isaaq ee is waraysanaya, hal su'aal ayaa hortaala. June 26,1960 Calankii beerta xoriyada ee Hargeisa laga Taagay saw ma aha Calankan buluuga ah ee xidigta cad dhexda ku leh? Markaa haddii dawlad la aqoonsaday oo Somaliland la yidhaahdo ay Jirtay meeday calankeedii? Ta labaad sababta Xamar markiiba loogu cararay ee ahayd midaynta labada gobol,Miyaan la odhan karin qorshe dejisan buu ahaa?

    • @popmarly8493
      @popmarly8493 5 років тому

      Odayasha AMISOMALND so warayso

    • @Between-earth-and-sky
      @Between-earth-and-sky 4 роки тому

      Saaxiib aqoon-daraa ku haysa. Calanku kuma jiro Rukummadda dawladnimada. Waa iska astaan uun oo sharikad baa Calan yeelan karta . Markaa inkastoo kan buluuga ah heshiis lagu ahaa hadana Somaliland inay dawlad ahayd calanku waxba uma dhimaynin waxbana uma kordhinaynin. Calanka ayaad qalad ka fahanteen qolyihiina midnimadii luntay Afartan sanno ka hor weli baadigoobayaa.

    • @yassinawil5158
      @yassinawil5158 3 роки тому

      Hhhhh waar saw digan adigu isku jawabaya waxad soo qortay miyaad dib u eegin 26 june 1960 calanka lataagay wakan taagan ilayn koonfur calana mah hayn xoriyadna may hayne Somaliland calanka yagaa keenay imika midkale ayay samaysteene waakase ku xamalo calanka

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 3 роки тому

      @@Between-earth-and-sky calanku waa astaanta dawladnimo iyo dal madaxbanaan muujisa adna waxaad tiri calanku dawladnimada kuma.jiro dal aan calan lahayn miyaa dawladnimo qaata

    • @Between-earth-and-sky
      @Between-earth-and-sky 3 роки тому

      @@gedefletv6049 Waxaanad aqoon u lahayn haku waalan. Alshabaab Calan bay leedahaye ma dawlad baa?

  • @cartancajirry8441
    @cartancajirry8441 6 років тому

    Runtii tadkan waluku soo diir tacabbelay balfii waqoy amba konfur waxey barten 30 sano her hebil bis

  • @ahmedisa9608
    @ahmedisa9608 5 років тому +1

    Rag wawayn oo hadana been iskuraacayo warheedhe aduunkan loolan kama dhamanayo dagaal ama Fikir ama siyad midkod aya jiraya wiligis hadad midowdaana waxayelanaysan cudud laga baqo onan lagu sodhiran 77 aya lashegaaune 1964 dulaanki itobiya kusoqaday dhulka somaliyed maogidiin miyaa o maxay donayeen xiligaas caqligu hashaqeeyo nimanyahow

  • @sadamyusuf8676
    @sadamyusuf8676 6 років тому

    Somalia haday midowdo dhibaato laga bixi maayo oo darisku nabad Ku noolaan maayaan....markaa mandaqada geeska Africa waxaa loo baan yahay in lakala jarro somalida si ay cududoodu u wiiqanto

  • @cabdullaahiismaaciil5708
    @cabdullaahiismaaciil5708 7 років тому +1

    Taariikhda aad beenta ka sheegaysaan ka daaya. Maxamed Siyaad ma saxeexin mana ogolaan xuduud. Beenta ummada laga dhaadhicinayo ayadoo ujeeddo qabiil laga leeyahy ha la iska daayo

    • @popmarly8493
      @popmarly8493 5 років тому

      Hada ma ayaydaba saxiixday jahil

  • @abdikadirali4295
    @abdikadirali4295 4 роки тому

    Nacnac ayaad lataagan tahay

  • @mafahow67
    @mafahow67 6 років тому

    Bal nimankaasi waxay ku leeyihiin dawladii soomaaliyeed guuxguux yar iyo dawladnacayb yar ayaa iska jiroo nacalaa idinku taal

    • @popmarly8493
      @popmarly8493 5 років тому

      Ma hooyda siilkeediba lahayd dalka aygi ku dhalay wase

  • @ahmedabdimohamed3540
    @ahmedabdimohamed3540 4 роки тому

    wariyuhu waa beena waas waxyaalo been abuur ah ayuu samaynayaa
    siyaad barre marna goaankiisi shanta somaliyeed kama uusan noqon

    • @aliabdule8387
      @aliabdule8387 4 роки тому

      Dawo shirki jabuti e afwayne iyo mingiste

  • @MohamedAhmed-ym2hn
    @MohamedAhmed-ym2hn 11 років тому

    Ninkaan Isaaq ka dhigaayo Kumaandoos daawada isaga iyo wariyaha Wax ka been badan waligey ma arag waa ( ina libaax san ka taabte) lol

    • @azlmcl198
      @azlmcl198 7 років тому +1

      marka ma kuwiina dhamac ahaa in kuwaad tahay laguu amaano ayaad doonaysa de waa hadaad cid kasoo jeedo hhhh garaadka hoose ragga kuma wacna

  • @xaliimo5422
    @xaliimo5422 3 роки тому

    Duacaake sababtu u dhexgalo waxeey tahay isagu waxaan laga sheekeynayo wuu yaqaan marka waxba kama gelin daawadaha hadba meeshu rabo ayuu u gudbayaa isagaa faaideysanaya dadka uma faaideynayo hhhhh waa weriye wax ka qaldan yihiin dadku u daa wareysiga ha dhuuxaane ha ka dhex gelin

  • @kaafaayali6293
    @kaafaayali6293 7 років тому

    War Ducaale qabiil waa oromo reerkaa isxq ku dhex jira duli sheegad ah