Taariikh iyo tixraacyo qiimo badan ayuu ka waramay Dr TAANI oo ah shaqsi caan ah, mahadsanid Ducaale , Waxaan ka codsanayaa inuu furo barnaamij kasta dhamaadkiisa ka qayb galka dadweynaha si qof kastaa ugu darsan karo wixii uu ogaa ee la xidhiidha dhacdadaas xaqiiq ahaanteeda.
saadaat muuse waan kuu ogahay in quraanka lagu sheegay kumna khalad fahmin balse aniga aniga sidaan hore kuugu sheegayba taarikhda uu soo maray & ta somliyeedba ayaa aniga ii ah meel aan ka shidaal qaato waayo waa tariikh aniga baaldahab iigu taala saa awgeed qabiil ama qabyaald aniga wax iima ah balse wax ii farxad galiyaa galiyaa waa inaan cilmi ka reebto qofkan uma eego waa qibilkee balse aqoonbaa i hagaysa
DR Taani Wax badan Buu sheegay laakiin Maanta Somaliland waxaa hogaan u ah rag nidaamkii militariga ee qabiiligaa uu soo tobabaray oo somaliland hal reer ka dhigay waliga hal jeegaan
Liban Ali Dr Tani Walaal waa nin reer Somaliland Dhab ah waa Nin Samroon ah qabilna waxaa Kala wayan markaa xishood Somalilanda ayaa wax kasta Kala wayan waxaanu nala Deganaa 20 sano ee ugu Danbeyay Ottawa Canada Ottawana Xoog baa Loga jecelyahay Dhamaan Reer Somaliland
Liban Ali ,waar malaha ilmayar baad tahay, Ninkani waa Reer Nuur Dila ayuuu deegaan ahaan ka soo jeedaa .wixii reer waqooyiyaba ma isaaq baad u haysstaa
Liban Ali qoofka hadanad aqoon ulahayn iska hubso , haa ku dhajin meesha qalbigaagu jecla uun . Han ku bare Dr Tani Waa niin samaroona oo reer nuur ka si ah . Sidaa wax ula soco duca qaabe 😉
Ninkan waa nin anaga ah oo Samaron ah ee maaha iidoor. Ma rabno dad aanu 60kii baranay ee waxaan rabnaa dadkaa iidoor eenu qarniyo badan wax wada cunaynay

Walee maanta ayaad ducaale soo qabatay taani oo aan inbadan taariikhdiisa raadiyay mahadsanid maxamed ducaale
saadaat muuse barnaamijka daawo ka dibna taarikhda Dr taani waad helaysaa
saadaat muuse Somali shaygay ka hadhi wayday maad wadataa qabiil kuugu salayn maayo balse aniga taarikhda Dr taani xanbaarsan yahay ayaa qiimo ii leh
saadaat muuse waan kuu ogahay in quraanka lagu sheegay kumna khalad fahmin balse aniga aniga sidaan hore kuugu sheegayba taarikhda uu soo maray & ta somliyeedba ayaa aniga ii ah meel aan ka shidaal qaato waayo waa tariikh aniga baaldahab iigu taala saa awgeed qabiil ama qabyaald aniga wax iima ah balse wax ii farxad galiyaa galiyaa waa inaan cilmi ka reebto qofkan uma eego waa qibilkee balse aqoonbaa i hagaysa
in badan baan rabay in taani waraysigiisa laynoosoo gudbiyo, mahadsanid ducaale inaad mujaahidka noo soo gudbiso
qaad wayntu ben baay dr kushegtaan taarikhdaa somaliland maguurto mashalaah 2018
Dr taani wa somalilander samaroon ah
Next barmaamuj waa in ducaale la waraystaa oo ilig waraystaa
mashalaaah walee waxbaad noo faaiidaysa duucaale awooow
uerye😂4iygefhjjy
crgytfghutrr57975887655678965566654e😊😊😊😊q😊😊q😊😊😊😊😊😊😅9😊😊😊😊000000000000fyhdefyujy🎉tyi74rtyu
Dhmaantiinba "Uffo members where ever they stay" ilaahey cimri dherer iyo caafimaad u rajeynayaa wllhay "torch" kii rasmiga ahaa ee somaliland ahaayen ragaasi waxaa , member of, ka ahaa abaahey "Dr sulub ,so tariikhdan xanuunka bdan si wngsan ayaan u dareemaya mrkaa dhmaantoodba , ilaahey cimri dherer iyo caafimaad ugu baryeyaa
abdimajiit zamiir Dr taani shaksi saameyn ku lahaa dhalintii Uffo
reer waqooyi way dulmanaayeen
Oo yanan ladulmin siyad bare reerkisa mareexaan unbu madaxa saartay daroodki kale xitaa waulayay hawiye iyo raxanwayn warkoda daa
Taani xaq baad u leeday.dalka siyaaaadii kaalay ka qaybgal qaar idinka Soo hor jeedaybaa maanta wax Isla dhigay
Dr tani wale wu duqobe facolta medicina Mogadishu, waxan ku arkay hargaysa hospital,waxa agasime aha dr adan yusuf abokor .
caalool xuuumo waaaynaa jaalee
Waxaan ka mida ahaa ARDAYDII dugsiga saree26kajuun waxanu isku kaas ahayn inantooda iyada quraacda jeelka aroortii u sida ayaan xusuustaa
tani iyo cabdiraxmaan tolawaa waa goobta samaroon walee ofuu taani
LIban Ali
ma taani baa jb ah?? waa nin samaroon ah ee soo baro horta
Taani iyo uffo wa halyeeyo
Ducaale waa wariye ruug cadaa waxaase fiicnaan lahayd inuu iska dhaafo nacaybka koofurta
DR Taani Wax badan Buu sheegay laakiin Maanta Somaliland waxaa hogaan u ah rag nidaamkii militariga ee qabiiligaa uu soo tobabaray oo somaliland hal reer ka dhigay waliga hal jeegaan
Odeygan waali casaa. Wixii ninku kasheekaynlahaa asagaaba sii sheegay
Barnaaamij xiizo leh
War ninku been badanaa
Mindhaa 30 sanadood sheeko caruureed kama dhamaano?
Waa barnaamish loo baahnaa, in laga qabto ama laga duubo
somaliland dadka kadaba niiclahoow barta waxa inakal kaxeeyay asraaqdii rabi idiin qoray lamaanaan guurine na hanbalyo gobaadiya iska daaya gunimadoo
Odaygani waa Samaroon ama Jibriil Abokor
Wayo magaca Taani Labadaas qabiil Ayaa la baxa
Waa samaroon sidaan filaayo
Waa ciidangale
Waa samaroon hargeysa ku koray
wa ninkii qoodha oofe samaroon laxidhay geesi taani awoow noloow
Mansha allah dadkii wax bartay ilahay haydin xafido
tani waliba waa nin rer boorme aah 20 jiroow lagu xidhay prt 2 suug week danbee
Siyad bare iyo xamarba waa la isla tuuray
ALI ALI
yaa ku yidhi ninkani waa isaaq??
Isaaq ma calaacalo laakiin Waxaan KU leeyay oo keliya isma qaadi Karo e halkaaga KU ee KU eekow
Lakin dr taani waa samaroon.
Waxaan layaabay ninka leh taani waa reer borama adeer iska hubso maad lajeclaatay uun borama waa nin reer gabiley ah jibriil abokor
Liban Ali Dr Tani Walaal waa nin reer Somaliland Dhab ah waa Nin Samroon ah qabilna waxaa Kala wayan markaa xishood Somalilanda ayaa wax kasta Kala wayan waxaanu nala Deganaa 20 sano ee ugu Danbeyay Ottawa Canada Ottawana Xoog baa Loga jecelyahay Dhamaan Reer Somaliland
Liban Ali ,waar malaha ilmayar baad tahay, Ninkani waa Reer Nuur Dila ayuuu deegaan ahaan ka soo jeedaa .wixii reer waqooyiyaba ma isaaq baad u haysstaa
liban Ali prt2soodawoo sharadkii waan ka helee jp maahe waa nin samaron ah markaa sooeeeg kkkk
Liban Ali qoofka hadanad aqoon ulahayn iska hubso , haa ku dhajin meesha qalbigaagu jecla uun . Han ku bare Dr Tani Waa niin samaroona oo reer nuur ka si ah . Sidaa wax ula soco duca qaabe 😉
kenediid hadi suldan sawkaan part 2 kujir liiban ali waaa dadkii danbe hargaysa kaa buxsantay kkkk ppart2 kalay
ninkan qaar ba isaaq u cayay ahahahahah waar ninkani isaaq iyo idoorka aad sheegaysan midna maha waa samaroon
liban Ali
hahah adigaaba gudcur gudayaa waa ninka qudha ee samroon ee ufo dhalanyaradii laa xidh xidhay ku jiray waana samroon sxb
Idoor calacal madayaan raga waa isdilaa wana heshiiyaa lkn ayaga sidii dumarkii ayay u calacalan langab foqol langab
Ali Ali waar heshiisna kaama rabee bal meeshan holcaysuun wax ka qabta
Ninkan waa nin anaga ah oo Samaron ah ee maaha iidoor. Ma rabno dad aanu 60kii baranay ee waxaan rabnaa dadkaa iidoor eenu qarniyo badan wax wada cunaynay
@@invisible6808 waa sidaa inadeer
Wa samaroon ninkani