Allaha u wada naxaristo janatul firdowsa allaha ka wada warabiyo Aamiin Aamiin 🤲 yarabi 🤲 Inti ku dhawacantay Allaha u booga dhayo Aamiin Aamiin 🤲 yarabi 🤲
Wariyahaan ma aha mid cadaalad ah sida oo Daba Gali jiray farmaajo uma daba galayo team ka xasan shiikh wada shaqeen aya ka dhaxeysa waa muuqata idinkaba isku eega Dib ubaara
@@mohamudadan2379 xasan hadu rabo inu dilo shabeleda hoose bu ku qarxin lahaa ee muqdisho iyo meel u ku ceeboobayo ma keenen adba caqli wa leedahay ma meel lagugu tuhmayo baad wax ka samayn lahayd mise meel qarsoodi ah ader caqli saxan ku hadal mucaarad noqo lkn mucaarad fikirayo noqo
Masuulyad darao badan baa ii muuqata wasiirki hore amniga oo si istihtaar ah u hadlaya sido kale wasiirka gashandhiga waxaadba mooda inunan wax dareyn iyo damqasho dalk iyo ciidankaba u hayn Inta dad noocan ah kuraasta fadhiyaan alshabaab waa si jogayaan
Hassan shiikh waa qofka waxas u dhiibay wasiirka gaashandhiga mr tictok kkkkkkk xasan shiikh waa qof very coruption person Boobka hantida qaranka buu ku mashquulsanyahay marka aniga waxa i muuqatah in somaliya hadii waxan madax u sii noqdan in lagu kala tago
Waxani baaris ma ahan ee waa uun warbixin. Haaruun Macruuf waxaad mooddaa in uu Damjadiid u dabcinayo halkii qolyihii hore uu ku shidi jiray. Barnaamijkan wuxuu lumin doonaa dad badan oo ku xirnaa.
Kuma qancin ninkan xilka haya sidoo kale madaxwaynaha ka ag dhow yahooo cudurka fardaha haya ayuu dareeaha ka gubaya xitaa hadal kugu qancin kari maayo yaaahooooo!!!!!
Ninka ku mushaar qaata inuu HSM kala taliyo dhanka la dagalanka argagixisada waa qof faaruq ah Haruna waxaad moodaa inuusan serious questions waydiin only softball questions! Harun is not willing to put his buddies on the spot light and this piece was supposed to be an investigative reportage ! Give me a break pls.
Aadan madoobe ciidanka maalin walbaa la dilaa wax su,aal ahna kama keenin. laakiin dhacdadaan su,aal ayaad ka keentay ee maxay kaga duwan tahay kuwa kale???
Tayada barnaamijka galka baarista aad ayuu hoos ugu dhacay, magac un baa Haray , gaar ahaan barnaamijkaan wax cusub oo ladhihi karo baaritaan ma aha sida aan aaminsanahay
Galka baarista isu bedelay wada sheekaysi
Waxaan baaris maahan ee waa wareysi la wareysanayo saraakiishii dayaca lagala xisaabtami lahaa barnaamijkan waa Mid biyo qabow loogu shubaayo waxii dhacday #Haarun
Af wax cunaa xishooda odaga waa la jeediyay
Allaha u wada naxaristo janatul firdowsa allaha ka wada warabiyo Aamiin Aamiin 🤲 yarabi 🤲
Inti ku dhawacantay Allaha u booga dhayo Aamiin Aamiin 🤲 yarabi 🤲
Waa runtis wasirka gashandhiga waa qainu wadan
taxsi u joog uun baan ahaanaynaa ilaaa aan ka fahno micnaha wadaniyada dhamaan waxaan nahay umad wadankeeda aan aminsanayn ,
Meeday xogtii ad sheegaysay marka ?
Sakaaro saalo (xaar) muuqday aasaastaa!!!! Qabiil baad weerar iyo difaac ugu jirtaan madax iyo mijo.
Qabyaaladiiste waar si sax wax u baadh iimaanka Alle ka qaadye
Haruun macruuf waxagu maha baadhis e dadka ha marin hababin xasan sheikh bad la safatay barnamijkaguna tayadiisu aad bay hoos ugu dhacday
Wariyahaan ma aha mid cadaalad ah sida oo Daba Gali jiray farmaajo uma daba galayo team ka xasan shiikh wada shaqeen aya ka dhaxeysa waa muuqata idinkaba isku eega Dib ubaara
Iima muyqato ma waxad rabty inu dhaho xasan ba ka danbeeyo
@@mohamudadan2379 xasan hadu rabo inu dilo shabeleda hoose bu ku qarxin lahaa ee muqdisho iyo meel u ku ceeboobayo ma keenen adba caqli wa leedahay ma meel lagugu tuhmayo baad wax ka samayn lahayd mise meel qarsoodi ah ader caqli saxan ku hadal mucaarad noqo lkn mucaarad fikirayo noqo
Qofwalbo somali ah cidanka xogga dalka somaliyed wa cidankisa wainu garab istaga murugaha iyo gulaha la qebsadaa hadu wax hayo na siyaaa 😢
Masuuliyad Kama muuqata wasiirka nin aqon uleh halodhiibo
Masuulyad darao badan baa ii muuqata wasiirki hore amniga oo si istihtaar ah u hadlaya sido kale wasiirka gashandhiga waxaadba mooda inunan wax dareyn iyo damqasho dalk iyo ciidankaba u hayn
Inta dad noocan ah kuraasta fadhiyaan alshabaab waa si jogayaan
Hassan shiikh waa qofka waxas u dhiibay wasiirka gaashandhiga mr tictok kkkkkkk xasan shiikh waa qof very coruption person
Boobka hantida qaranka buu ku mashquulsanyahay marka aniga waxa i muuqatah in somaliya hadii waxan madax u sii noqdan in lagu kala tago
Aad ban ku salamaya sxp qaliya
Allah u naxariisto kuligood, laakiin waligeey mamaqlin Ciidamada Qaranka sida. Qalabka sida aan maqli jirey!
Waxani baaris ma ahan ee waa uun warbixin. Haaruun Macruuf waxaad mooddaa in uu Damjadiid u dabcinayo halkii qolyihii hore uu ku shidi jiray. Barnaamijkan wuxuu lumin doonaa dad badan oo ku xirnaa.
Xildhibaankaan asiga dadkii soo doortay xitaa war kama haayo
Wasiir. Tik tok. Maantoo. Kalena. Adaxaa nafuran
😂
Daalimiinta dalka mamusha ayaa cadaw ku ah ciidanka ilaahay haka qabto umada
Dowlad alshabaab ah. Cidan ka sii fadhiyaa la yaabaa walee
❤
SOMALIA ALLE HAKA DULQAADO DHIBAAATADA
Wazirka gashandiga asaga ayey faar ulawantahy shaki aya iga jira
❤😊
Lataliyaha lawareysanayo wuxu kamereysanaya masuuliyada cidi qaadi lahayd iyo cida ufidudeysay inu qof ana LA aqoonin inu xiro ciidan Galo oo laqarxiyo macqul maba aha
Kuma qancin ninkan xilka haya sidoo kale madaxwaynaha ka ag dhow yahooo cudurka fardaha haya ayuu dareeaha ka gubaya xitaa hadal kugu qancin kari maayo yaaahooooo!!!!!
Mawduuca iyo barnaamijku isma leh masanaa idiin dambeysay VOA
56 ba kudhintay 27 maha adeer
😊😊
Meydka wabaxsaden Miya dalahay
Ninka ku mushaar qaata inuu HSM kala taliyo dhanka la dagalanka argagixisada waa qof faaruq ah Haruna waxaad moodaa inuusan serious questions waydiin only softball questions! Harun is not willing to put his buddies on the spot light and this piece was supposed to be an investigative reportage ! Give me a break pls.
Galka barista adbad u mhdsthin
Qaraxi soobe meqa dhimatay xiligi farmaajo meqa qarax lagu dilay 😢
Doqon arintani waa shirqool ciidan wana iska cadahay in dawladu cidanka laynayso doqon
Ok
Farmaajo markii uu joogey sidii aad u hadli jirtey u hadal mise waa lagu lalushey
2 dag day 2m
Aid😅😅😅😅
Runtii mahad salaad iyo xasan sheekh ayaa ka danbeeyay oo hawiye uu u maleegay shuhadadaa beesha biyo maal
Guskaa u kacsan ragaa, ee dabada soo lux.
@@sayidka6911 khaniis inaad tahay afkii daboolayassha lagu dhufto ayaad cadaysay ee xor nowo dameeryahow la haysto
Djdgjdif😊
Been raad maleh ninkani waaba nin cabsanayee waraysiigisa ayaa lagafah mayaa
Aadan madoobe ciidanka maalin walbaa la dilaa wax su,aal ahna kama keenin.
laakiin dhacdadaan su,aal ayaad ka keentay ee maxay kaga duwan tahay kuwa kale???