CABDI QAYS IYO QASIISADADA AWLIYO ALLAY ADEEG MUUQAAL CUSUB 2018 HD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 236

  • @SaafifishService
    @SaafifishService 7 місяців тому +12

    ❤❤❤14/03/24 caawo waxaan kudhageysanayaa magaalada Dhusamareb alx caafimaad ayaa alle isiiyay bisha ramadaan waa 3dex❤❤❤

  • @khaalidbinuwaleed8103
    @khaalidbinuwaleed8103 Рік тому +7

    Caa'i'ladii Rasuulkaay Scw
    Abdi adan xaad (abdi qays),
    sharaf ku noolaw, halyaygii naga dhiciyay cadawgii umada diinta. Dhaqanka iyo arxanka darnaa waa u jilib dhigaha cadawgii rer somaliland,
    maansayahan, abwaan, fanaan, muxalamiiste, nin sida lagu helaa ay yar tahay ilahayow cafimad iyo cisi ayaan ku waydiyay
    Awliyo Allay Adeegsan

    • @mowliidMaxamed-r4g
      @mowliidMaxamed-r4g 2 місяці тому +1

      Khalidbinuwaliid Thnks Sxb

    • @ABOUHabonfamily
      @ABOUHabonfamily Місяць тому

      t88YYY{₩{{{{{{{😊😊//////////////////!//+!​@@mowliidMaxamed-r4g

  • @aadanjaamac6117
    @aadanjaamac6117 4 роки тому +17

    Abwaankan hadaan kaga dabeeyo nolosha suugaantiisa inta ugubadan anigaa qaybsan waliba anigu waxaan dhashay 1991kii markay dowladii dhacday gabayo maansooyin jiifto ubadan iyo heeso jacayl ah kuwo siyaad bare ujeeda iyo xukuumadii markaa jirtay abdi qays waa nin isaaqa lakiin anigu isaaq mahi waliba darood baan ahay hadana aduunka sidaan uqaybay suugaantiisa qof nool uma qaybin imtixaan kusoo wajahan waan taageeraa abwaanka waana ninka qarinigii dhamaaday ugu caansanaa abwaanada soomaaliyeed xataa hadraawi marka lagudaro waana mida aan markasta uraadiyo suugaantiisa kumana qoro buug ee maskaxdayda baan ku reebaa anigoo kubixiya wakhti badan

    • @seidabdi751
      @seidabdi751 2 роки тому

      MAANSIGA HAWRAARAHA = MAANLAWGA = CAAQQILKA

    • @nathra7351
      @nathra7351 6 місяців тому

      Waad mahadsan thy 1988 waxaan ka qaxay hrg qaxootigaan tagay aniga iyo ehelkeeygiiba kadibna xamar baan u kacay anigu qolo kale oo tageysay baa lagu sii daray waxaan u tagey abtigey oo reer gadiid ahaa gobolka baay xudur diisoon buu isku haystay ADCda ayuu haystay anoo jooga xamar. Abtiyana schoolkids lajooga ayuu abtiyo igu daray form one secondary magaciisu ahaa badhtamaha igu taray. Anoo dhameysana waa laga sii qizidoonaaye. Waxaa guriga abtiyo ugu iman jirey abwaanka cabdiqays oo kamana sita wata heestiisii aan ku maqlay isagiyo iyo hees uu qaadayaba markii iigu wada horeysay codkiisa iyo isagaba. waxay ahayd haadaad la looshaa hawadaad ku nooshahay dadka oo haraadan addna hogol dul joogtaa aan kula hadlee hooy aan kula hadlee hoow koleey hadima moqotana hurt maayside haawshee. kadib markuu baxay baan abtigeey ku idhi maxay heestii baxaysey wuxuu iigu jawaabay waa hees antiga

    • @mohamoudyahya5536
      @mohamoudyahya5536 6 місяців тому

      Buug ka qor

  • @hassanahmed6221
    @hassanahmed6221 Місяць тому

    Maansha allah, waxaan xasuustay, mar uu noogu yimid qurbaha, oo uu heestaa noo qaaday, Ilaahay denbigaaga ha dhaafo, camii Aamiin

  • @abdiwahabjibril4549
    @abdiwahabjibril4549 3 роки тому +8

    Imisa jeer ayuu ku xusay suubanihii MAXAMED SCW weli lama sheegin cid halkuu gaadhsiiyey gaadhsiisay xuska rasuulka scw iyo awliyada dhanka suugaanta somaliga sidaan filayo
    Khayr Allaah ha ka siiyo cabdiadan xaad qays

  • @ibrahimomer65
    @ibrahimomer65 2 роки тому +8

    Ilaahay ha inna siiyo khayradka bisha Ramadan . Cabdi qays waa nin ku wanagsan diinta oo neceb dhibatadda dadka.
    Ibrahim
    Omer

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh Рік тому +17

    Waxaan maqlay markuu qasiidadaan akhriyey albaabki xabsigaa iskii isaga furmay, ❤❤

    • @DubeCiise-c4b
      @DubeCiise-c4b Рік тому

      Qurafaad kaa miyaa aamin santahy

    • @guraymurtiile4726
      @guraymurtiile4726 9 місяців тому

      ​@@DubeCiise-c4b😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

    • @KhadarXasan23-xx4el
      @KhadarXasan23-xx4el 8 місяців тому +2

      Qisadu waa lawada yaqan taariikhada kuqoronthy qurafaad ma ahn

  • @QadarAbdirahman
    @QadarAbdirahman 7 місяців тому +5

    Cabdi qays Cawa garowe kumir qaamaya anigoo sucuudiga la,iga soo tarxiilay

    • @SuperAbdul0000
      @SuperAbdul0000 5 місяців тому

      Hadad dalkagi joogto waa mahad Ebbe

  • @dhawrsancaqil9746
    @dhawrsancaqil9746 6 років тому +14

    Abwaan abwaan ku haboon cabdi adan xaad cabdi qays adeero ilahay cimriga haku dheereyo

  • @faadumomaxamuud9329
    @faadumomaxamuud9329 5 років тому +8

    Masha Allah Abdi Adam Xaad abdi-qays Nolol Barwaaqo Ah Iyo cimri Barakoleh Adeer macaan ❤

  • @somalipure8835
    @somalipure8835 6 років тому +12

    Abdi aadan Qays waa wuxu isku darsaday Dhawr Hibo sida
    1 hal Abuur midho culus
    2 Wa fanaan Cod Cajiiba alle
    Waa Musicte Marka uu Garaaco kaga dananiya
    3 waa mulaxantise Heesaha laxanka saara
    Noocisa oo kale waykuyaryiin somalida
    Waxa l mid dhigikaraa uun
    Maxamed Cumar (Huryo) alle hawnaxariistee o ahaa isna Ragii cakiibka ahaa ee soomray somalia

  • @hassanahmed898
    @hassanahmed898 2 роки тому +5

    Adeerkaybaa ku qayili jiray qasiisadadn anoo yar buu dhagaysanjiray Recrord Panasonic ah wuu dhintay hada allah hau naxariisto adeerkay wlh waxaan xasuustay barigaan yaraa

  • @ciisecabdi3015
    @ciisecabdi3015 23 дні тому

    Owliya allaay adeeg ❤❤❤
    Adeeg wacan Alaa yaa owliyaa allaahi huluumuu yaa cibadallaahi❤❤❤

  • @cabdiwasacnimcaan4243
    @cabdiwasacnimcaan4243 3 роки тому +3

    abaawan kii wayna abdi qays illhy cumriga ha ku dheereyo

  • @faaraxindho3314
    @faaraxindho3314 5 років тому +2

    abwaan c/ aadan xaad
    C/ qays) cimriga alle hakuu dheereeyo Abubakr sidiiqoow cisman binu cafanoow cumar binu khadhaboow
    Caalimiintii diintee
    Caabiyay kufaartaay
    Waa culustihiin

  • @fatuuxmohamed3726
    @fatuuxmohamed3726 5 місяців тому +2

    Sheekh cabdisalaaniyo caliguure iyo nuur cabdi ayuub iyo culimadii galbeedeey awliyo allay adeeg

    • @Dayaxshow
      @Dayaxshow  5 місяців тому

      Goodaadbaa u mahadsantihii.

  • @maxamedcabdi6108
    @maxamedcabdi6108 5 років тому +13

    0ppppp
    dhagaysigeeda kamadaalo wlee
    waan kumirqamaya caawo taariikh xasuusle
    1/3/2019
    ax ax xasuus

  • @Abdiosman-bd8ph
    @Abdiosman-bd8ph 6 місяців тому +1

    3:17

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh Рік тому +3

    Masha allah abwan cabdi qays❤ cimri dheer owlya allaay adeeg❤

  • @Ayan-b9m6p
    @Ayan-b9m6p 5 місяців тому +2

    ALLAHAYOOW NA'AJIIB OO NA'AQBAL YAA ALLAH
    AAMIIN AAMIIN

    • @Ayan-b9m6p
      @Ayan-b9m6p 5 місяців тому

      FACAALULIMAAYURIID YAA QAHAAR

    • @Ayan-b9m6p
      @Ayan-b9m6p 5 місяців тому

      YAA QAFAAR

    • @Ayan-b9m6p
      @Ayan-b9m6p 5 місяців тому +2

      ALLAAHU AGBAR

    • @Ayan-b9m6p
      @Ayan-b9m6p 5 місяців тому +2

      ALLAAHU AGBAR

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 4 роки тому +12

    Allah muxuu ehlu laahi yaqaanay alow kudhawr walee wahaabi mahayn

  • @filekhayr4775
    @filekhayr4775 4 роки тому +13

    Abwanka waa aftahan buuxa lkn awliyada iyo ilaahay inuu maseeyo maaha, ilahaybaa karameyay awliyada sax, lkn barya inama Oran alle wuxuu yidhi (فلا تدع مع الله أحدا) oo macnahedu yahay ilahay kaligii bari cidkalana hakuladhin,
    (إن الشرك لظلم عظيم) shirkigu waa dulmiwaayn

    • @cabdicabdillahiyonis3241
      @cabdicabdillahiyonis3241 2 роки тому +1

      Hada fahan somaligu waa margi abwaanku isma barbar dhigayo ilaahay iyo awliyadiisa waa nin weyn oo ilaahay ka garan og ta kale kalmade adeeg sidaad u fahantay maaha waa mahadaaniidiin awliyooy ayuu abwaanku u jeedaa qof dhintay qof nool abwaanku wuu ogyahay inuuna waxba u qabankarin lakin mahadnaq anba sharfif weeyaan diinta qaaliga ee islaamka ee ay hiilka u ahaayeen intiii ay nasiibka u lahaayeen aduunka abdi qays ilaahay ha caafiyo aakhirana waxaan ilaahay uga baryayaa inuu dhamaan awlidyaa uu xusay saaxiib la noqdo iyo nabigeena suuban nnkh iyo caailadiisa sharafta badneyn

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 Рік тому

      Awliyo alleh adeeg macnheda fahan oo waa dadki ilahey doortey ma odhan awlyo adeeg awalyo allha illlahey qofkuu sharfa a sharfan

    • @mohamoudyahya5536
      @mohamoudyahya5536 7 місяців тому +1

      Sheeko wahaabi weeyi waxas

  • @Ayan-b9m6p
    @Ayan-b9m6p 3 місяці тому +1

    1 WHAT TO RECCOMMANDE ME ALL OF THE MUSLIM IN THE WORLD IN SHAA ALLAH 1:49

  • @searchrightthings.947
    @searchrightthings.947 4 роки тому +1

    Subxaanka yaa Cadiim waa waxaanu abad ugaadheyn Ninkey tarttamijiren. Ee abwaan hadraawi. Khuraafad iyo shirki timoweyn oo cadaab lagumadankaro. Ilaahey hakusoo hadeeyo.

  • @casuulibile6943
    @casuulibile6943 4 роки тому +12

    Awliyo allaay adeeg
    4/10/2020
    1:50

  • @ibrahimomer6825
    @ibrahimomer6825 4 роки тому +1

    Abdi aden
    Qays.
    Cabdi aden waa nin diinta islanimadda aad uu jecel.
    Cabdi qays wuxuu kowo ka yahay raggaa jecel nabadda somaliland.
    Insha Allah khayr ilaahay ha siiyo abdi aden. somaliland waxaay iyana ku danbeyn doonto guul iyo horuumar ayey duwan gaadhey doonto.

  • @AliHassan-yo8eq
    @AliHassan-yo8eq 2 місяці тому

    Owliyo adeeg muxuu kawadaa abwaanku ?

  • @MukhtarOmarAbdi-e9h
    @MukhtarOmarAbdi-e9h 2 місяці тому +5

    0 8:16 🎉🎉🎉

  • @buuxciise2167
    @buuxciise2167 4 роки тому +1

    Cabdi qays ilahay cimriga hakuu dhereyo inta nololi jirto halgamayashi xaga afga ee somaliland bal qiimeeya hesta usameyey ee ahayd abid kayba waan jiray ilahay cimriga hakuu dhereyo aamiin amiin aamiin aamiin aamiin aamiin

    • @alioday7432
      @alioday7432 Рік тому +1

      Kadaa saxb Abwaanka qoolada Yar ee aadkusoo xirtay...somaliland dal ahaanbuu udhashay balse wuxuu wiilkooda yahay umad intaa kabalaaran oo Soomaali layiraahdo ..Gaashankane wuxuu uhayaa gaar adagne uu ka qabtay wixii reerkiisu lahaayeen ahaane shayga ugu qaalisan oo Ah Sumadooda koobaad wanna Afka Soomaaliyeed...

  • @saadahersiabdi82
    @saadahersiabdi82 6 місяців тому +1

    Ja more

  • @farxaanfaysal371
    @farxaanfaysal371 6 років тому +7

    cabdi qeys wlhi nin caqlih badan Allaha ku daayoH

  • @ahmedmo5495
    @ahmedmo5495 3 роки тому +1

    Hal abuurada somali cabdi qays hadrawibiyo gaariye qaman bulxan iyo cali dhuux. Sayidiku the ather class rag aanu anu KU faanu. Guuleysta dhamaan waabari one

  • @abdirashid2844
    @abdirashid2844 2 роки тому +3

    Shirkiga oo la faafiyo waa lugu gubtaa subxaana allah

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 Рік тому +3

      Abdi rashiid jaahil baad tahey i nta asxaab magayadood u yeedhayo xataa bagaaha ma yaqana a iska isma bar bar dhigo illahey iyo dadka waxuu leeyahey illahey baa idin jaclaa illahey iga soo duceeyaa sax qofka illahey oqf uma dhaxeyn Lakiin diin laaan kama ah waa intuu diiinta ka fahansaana ee somali oo dhan ka fahansaneyd

  • @Ayan-b9m6p
    @Ayan-b9m6p 5 місяців тому +1

    . 2:44 2:45 2:47

  • @ahmedsaeed1254
    @ahmedsaeed1254 2 роки тому +3

    Maashaa Allah aamiin awliya allaay adeegsan awliya allaay adeeg

  • @mustafehadari8169
    @mustafehadari8169 10 місяців тому +2

    Awow0 abdi qays alle cimriga ahuu dhereyo❤

  • @naciimamustafe6647
    @naciimamustafe6647 5 років тому +7

    awliyalhay adeg ya rabi ku mirqama qasidadan

  • @saadahersiabdi82
    @saadahersiabdi82 6 місяців тому +1

    Ja well
    Habo
    Ja mo😂

  • @mahadihassan5203
    @mahadihassan5203 Рік тому

    Awliyo allay adeeg? Maxa laga wadaa
    War diin musig laguma tunta caamayahay indhaha la’

  • @AbdiazizSaidAhmed
    @AbdiazizSaidAhmed 6 років тому +3

    Malaha qolo xiiseynaysa inay abwaanka muuqaal.ahaan u duubaan weeye;lkn hadda wax la qaadayo iyo cuud la tumayaa ma jirto oo play back heeskii originalka ahaa ayey ku kor qabtern.

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Рік тому +1

    قل اللهم صل وسلم على سيد نا محمد وعلى ال سيد نا محمو د

  • @clkhaaliqaxmed7242
    @clkhaaliqaxmed7242 3 роки тому +3

    Alllh ha unaxariisto aamiin aamiin

  • @SuleekhaFaysal
    @SuleekhaFaysal 5 місяців тому

    Illaahay cimrigaaga ha dheereeyo apdi aadan cabdi qays

  • @cabdiqaniaxmed3111
    @cabdiqaniaxmed3111 6 років тому +8

    waaAbtigay Allah haku dhawro...

  • @ibrahimomer65
    @ibrahimomer65 2 роки тому

    Cabi qays waa nin ku wanagsan diinta oo neceb kuwa wadaa masuuqa masuuqa badan
    Ibrahim
    Omer

  • @shamsoahmed910
    @shamsoahmed910 5 років тому +2

    Awliyaa Allay Adeegsan masha Allh cabdi qays ciimri dheer cafiimd cibado suban Allhaku siiya

  • @IsmaaciilKiiko
    @IsmaaciilKiiko Місяць тому

    Awliyo Allaay adeeg
    Awliyo Allaay adeeg

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 3 роки тому

    AHDEED ma leeyahay?

  • @fardowsoahmedyusuffardus1845
    @fardowsoahmedyusuffardus1845 4 роки тому

    m a cabdi qays abwaan aan jclhy alle haku xafido aaamin

  • @calidhalaween1606
    @calidhalaween1606 3 роки тому +1

    Waxaa laiisheegay inuuyiri mar kii uuqasiidan qaaday in lababka xab siga laga furay

  • @muuminad3143
    @muuminad3143 4 роки тому +1

    Dad baa waxaa diin ka dhiganaya Allah ha idin soo hanuuniyo

    • @Dayaxshow
      @Dayaxshow  2 роки тому +1

      walaal muslimiintu markay dhintaan way noolaadaan allah agtiisa ogsoonoow

    • @AjahExpress-sn5ks
      @AjahExpress-sn5ks 6 місяців тому

      Oliye Allaay marqaama

  • @dahbilyrcis
    @dahbilyrcis 6 років тому +13

    awliyo khayr badan bay ahaayeen ww xusay inay adeeg samaayeen ehelu khayr

    • @MH-kq9zo
      @MH-kq9zo 6 років тому

      Caaqil Studio lll 9

  • @alioday7432
    @alioday7432 Рік тому

    Kadaa saxb Abwaanka qoolada Yar ee aadkusoo xirtay...somaliland dal ahaanbuu udhashay balse wuxuu wiilkooda yahay umad intaa kabalaaran oo Soomaali layiraahdo ..Gaashankane wuxuu uhayaa gaar adagne uu ka qabtay wixii reerkiisu lahaayeen ahaane shayga ugu qaalisan oo Ah Sumadooda koobaad wanna Afka Soomaaliyeed...

    • @mcnncm1318
      @mcnncm1318 2 місяці тому

      Hadhaagii faqashta cadow ilaahay kii aayadaha quraanka ilaahay beeniyey suuli ku bakhtiyey ehelu naarkii

  • @mohamedxasan1330
    @mohamedxasan1330 3 роки тому

    Idil cadow I love u inbadan seekuhelaa xabiiibii xayaatiii xabiii I love

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 3 роки тому +1

    Madaxwadaheena Maanta ! Maanta Maanta Maanta !

  • @MukhtarOmarAbdi-e9h
    @MukhtarOmarAbdi-e9h 2 місяці тому

    YAATOWBA UMADII NABI MOXAMED 6:12

  • @XASANINDHACASE
    @XASANINDHACASE 6 днів тому

    aluhu akbar alahu akabar alahu akbar

  • @MahadXiriisi
    @MahadXiriisi 7 місяців тому

    Cabdi iyo cismaanow caynashe waligii cirka looga yeedhow awliyo aleaay

  • @ahmedshabcan247
    @ahmedshabcan247 2 роки тому

    Sheekh cali bacacow ban dhameyn wayey anuu

  • @abdimahadabdulahi4122
    @abdimahadabdulahi4122 4 роки тому

    Waxan dhageysan jiray 2004tii cawa waa sabti 28/3/2020 xasuus

  • @nurawale5694
    @nurawale5694 3 роки тому +1

    Awlia allaa adeeg 30//////////11/////////2020///

  • @binfarascade4391
    @binfarascade4391 3 місяці тому

    Awliya alaay adeegsan

  • @yasiinmohamed6854
    @yasiinmohamed6854 Рік тому

    Abwaan tariikh wacan lahaa

  • @sharifsouleiman4257
    @sharifsouleiman4257 2 роки тому +3

    Masha ALLAH

  • @SalmaSalma-gi7sr
    @SalmaSalma-gi7sr 2 роки тому

    Waa shirki iyo gaalnimo in awliyada la baryo

  • @SuldaanAadan-v7g
    @SuldaanAadan-v7g Рік тому

    Mansh allah shekh cabdi qays

  • @nurabdiqadirahmed8294
    @nurabdiqadirahmed8294 Рік тому

    Cod ama laxanka ama “ melody” ga inaba caadimaha . Yaa sameeyay ma isla abwanka.

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 3 роки тому +3

    Say though Insha Allaah! أ ل أ أ ه

  • @maxamadcabdi-tu9lq
    @maxamadcabdi-tu9lq 12 днів тому

    Amiin❤❤❤❤❤❤Aamiin

  • @mustafehadari8169
    @mustafehadari8169 Рік тому

    Awowe alle haku dhawero

  • @dayibcadaani6237
    @dayibcadaani6237 3 роки тому

    Markii lays cajabayee isu faantay culimadu abaadirkii cibaarada cumaamadiisu noqotoow geedkii lacunayee diintaba ciseeyaa cidhifkaaga yalee

  • @abdimagan3482
    @abdimagan3482 5 років тому

    ninkan meesha soo geliyey magaca Awowgii ayuu khalday WAA CABDI ADAN XAAD. maa aha Xayd .

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 7 місяців тому

    Awliya alley adeeg.

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 2 місяці тому

    Scw scw scw scw ❤❤❤

  • @Xaashaa6
    @Xaashaa6 2 роки тому +9

    Awliyo Allaay Adeeg☝️❤️

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 2 роки тому

    ABDALQIYAATH AAD*AM XAADLAW AL-AWALIIY SHEEXKH ZUBAYR SHEEXKH CABDALRAXMAAN BARAAHIIM NUUX AADAM

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 3 роки тому

    TTAAHIR JALLA JALAALUH ! TTAAHIR JALLA JALAALUH ! TTAAHIR JALLA JALAALUH!

  • @zugoobasan6639
    @zugoobasan6639 Рік тому

    MAAFIYADAADA MAALINWALBAAN IS ARAG NAA WAA MARQAATI MADOONTO XATAA AJAANIB NUUCWALBA LEH CIDNA FAATAXO KAMARABO QORIGA CARADI SHAAR WALBAA USOXIRATEEN SI AAD IGACMAQABATAAN MELETERIGA WAAISYAQAAN

  • @maxamedcumarYuusuf-f5m
    @maxamedcumarYuusuf-f5m Рік тому

    Awliyo allah waad culistihiin

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 3 роки тому +1

    Sixirmaal AWIYE!

  • @WarsameMaxamed-ds6tx
    @WarsameMaxamed-ds6tx 3 місяці тому

    Alqaadariyaayaannahay

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 3 місяці тому

    Li ilaafi qurayshi

  • @amore5583
    @amore5583 5 років тому +1

    Abwaan ki mucjisada ahaa

  • @khadarxasan9760
    @khadarxasan9760 Рік тому +1

    wuxu carabka saaraba cadaan loo arkaayoow😢

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 2 роки тому

    WAA CULUSTIHIIN AWLIYA EEBBEH ADEEGSAN

  • @filsanmaxamed9423
    @filsanmaxamed9423 6 років тому

    Abwan cabdi aadan xaad(C. Qays)
    Qasiido caana oops sh. cumar leye Awliyo Alle
    Adeeg
    Adeegsan....

  • @gigachad9879
    @gigachad9879 4 роки тому +1

    Waar odayga waa cimri waddo tii ugu xumeyd Ayuu cagta saaray ilaahoow soo hadeee

  • @cabdinuurshekhxasan3231
    @cabdinuurshekhxasan3231 4 роки тому

    Asc dambi allah agtiisa laga galo kan ugu wayn waa shirkiga marka oo baryaayo owliyo geerkooda moo baryo allah waaxidul axad awooda badan ee caziizka waa dambi oo shirki ah sababtoo ah asigo og allah in asiga la baryo bani aadam dhintay ama nool ayuu baryaya allah ka baqa baryoo dhan allah ayaa iska leh

  • @yuushacyare6341
    @yuushacyare6341 2 роки тому

    مددد يا اوليا الله كلكم الممدد

  • @duaalesomalilander5452
    @duaalesomalilander5452 6 років тому +1

    Cabdi Aaden Qays fannaan nagu qaaliya ayaad ahayd

    • @Muhyedinschannel
      @Muhyedinschannel 6 років тому

      A mujahid mujahidow xaal qaado xaliimo kasta ma mujahidbaa

  • @cabdifataaxcabdifatax
    @cabdifataaxcabdifatax Рік тому +1

    Cabdifataax jaamac

  • @zugoobasan6639
    @zugoobasan6639 Рік тому

    HERWAQOOYI XAASKEYGA IYO CARUURTEYDA HAIDINKA NABADGASHO IXTIRAAM AYAANKALAMUDAN NAHAY RAGAWADAGALAMA BALSE NOLOSHEYDA MASIYAASADEYKARTAAN MELETERIGA WAAISYAQAAN MAALMOQURA HAMOODIN

  • @mohaabdikaafi3123
    @mohaabdikaafi3123 7 місяців тому

    ❤❤❤❤

  • @xasanhaybe7992
    @xasanhaybe7992 Рік тому

    Saliey
    Sailae

  • @dayibaxmed1490
    @dayibaxmed1490 5 років тому +3

    Waar oday gii way ka danbaajiyeen

  • @guleid1936
    @guleid1936 5 років тому

    Dayax Show sxp mee Lyrcs Qadiisadani

  • @sharifsouleiman4257
    @sharifsouleiman4257 9 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @قتادةاسماعيل-ه7د
    @قتادةاسماعيل-ه7د 6 років тому +6

    waa qalad awliyo adeeg

  • @BarrieLynn-y7t
    @BarrieLynn-y7t 21 день тому

    Reva Plains

  • @A.H.3530
    @A.H.3530 3 місяці тому

    Madad.