Bullo | Cabdi Muxumed Amiin | lyrics

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 41

  • @Laalayslyrics
    @Laalayslyrics 4 роки тому +9

    Bullo heesaa Cabdi Muxumed Amiin rabbi jannada ha geeyo.
    Bullo mid kamida ciyaar dhaqameedka soomaalidu ay caanka ku tahay Waxaana si wadajir ah u ciyaara ragga iyo haweenkaba waxaana laga ciyaaraa oo ku caan tahay gobalka hiiraan fankaloorka soomaaliya xilligii barisamaadka waxaa u qaabilsanaa cayaartan xasan bullo iyo macow.
    Xalay Balwo ayaanu ku fiidsanay caawana waa Bullo
    -Daawasho wanagsan jallayaal

    • @muwaadinsoomaaliyeed9312
      @muwaadinsoomaaliyeed9312 4 роки тому +1

      caawana waa bullo. habeen dambena tolow ma batar baa mise beerey 🤔

    • @Laalayslyrics
      @Laalayslyrics 4 роки тому

      @@muwaadinsoomaaliyeed9312 habeen danbe waa Banaadiri. Batar iyo kuwo kalana waa noosoo socdaan.

    • @seynabugbaad
      @seynabugbaad 4 роки тому

      Mahadsanid

    • @Laalayslyrics
      @Laalayslyrics 4 роки тому

      @@seynabugbaad mudnaan walashey🥰

  • @saidosmanaden8532
    @saidosmanaden8532 Рік тому

    AUN CABDI MUXUMUD AMIN
    FANAAN WADANI AH, JECLAA
    DALKISA & DADKIISA HORUMA
    RKIISA YUU AHAA......
    What a formidable Somali traditional
    Dance " BULLO " from HIIRAAN
    Region.

  • @sacdiyagobeey7516
    @sacdiyagobeey7516 2 роки тому

    Masha Allah Tabaaraka Laah, waa Murti Culus Ilaahay ha noo nabadyeelo Wadankeena Somalia ha noolaato

  • @fartunwarsame1580
    @fartunwarsame1580 3 роки тому +3

    Bullo = Soomaaliya
    Sidaan u qaatay weeye, walow aanan garanayn sannadka la qaaday . MashaAllah chanalkan waan ku xiranahay, aad baad u mahadsan tihiin.

  • @araphath123k9
    @araphath123k9 4 роки тому +1

    Maadey laakiin maaha wll
    Bulooy bahal aan kugeyn maaha
    Waa bahal aan kugayin weeye sida saxda ahi

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi

    YAA salaam

  • @MohamedAlimuse83
    @MohamedAlimuse83 2 роки тому +1

    The Best SoMali classic Music Ever Enjoy

  • @hassancarab1037
    @hassancarab1037 3 роки тому

    Codkaas waa Ustaad.Axmed Naaji

  • @hassancarab1037
    @hassancarab1037 3 роки тому

    Heesta waxaa qaadaaya Ustaad.Axmed Naaji Sacad.

  • @cabdiraxmaanmuuse1385
    @cabdiraxmaanmuuse1385 8 місяців тому

    Ah ah waa cayn kaas

  • @araphath123k9
    @araphath123k9 4 роки тому

    Inkastooy Ramadan tahay hadana cawa waynu maroojinaynaa xogaa maadays Walee waan kuuqiray library miyaan kuidhaa mise keydkii jarmal eee radio hargaysa

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 2 роки тому

    Cabdi muxumad amin Waxa uu ahaa
    Abwan fanan laxamiste

  • @abubakarburdheere8298
    @abubakarburdheere8298 3 роки тому

    Wooow waaayo waaayo

  • @AL_shahada
    @AL_shahada 2 роки тому

    Bulooy geed qabso aaboow geed maleh sheko carured

  • @yusufaliabiikar7531
    @yusufaliabiikar7531 10 місяців тому

    bullo waxa laga dhela shabellad dhex iyo xiran

    • @SuperAbdul0000
      @SuperAbdul0000 6 місяців тому

      Waana magaca gabdhihii hore la bixijireen

  • @kheyrtv1
    @kheyrtv1 4 роки тому +1

    waa saas

  • @kheyrtv1
    @kheyrtv1 4 роки тому +1

    like1

  • @fuaadfarxaan2022
    @fuaadfarxaan2022 4 роки тому +1

    Axyaa hees micno ku fadhida

  • @moogemooge3836
    @moogemooge3836 4 роки тому

    Waaw

  • @ambileh1
    @ambileh1 4 роки тому

    Heestan axmed naaji ayaa iska leh. Codkuna waa kiisii

  • @xabeebxabeeb8052
    @xabeebxabeeb8052 4 роки тому

    CODKAAN WAA AXMED NAAJI SACAD

  • @xasanmagafe5780
    @xasanmagafe5780 4 роки тому +3

    Cabdi muxumed amiin
    Ku dhashay gabiley.
    Degaan ahaan waqooyi buu kasoo jeedaa.waxaase cajiiba siduu reer koonfurka ula qabsaday.

    • @abdisahalyassin997
      @abdisahalyassin997 4 роки тому +3

      waxu ahaa qof fakiraya oo nool sidaada oo kale jaahil ma ahayn'

    • @davidwillium371
      @davidwillium371 3 роки тому

      @@abdisahalyassin997 Xasan magafe, Waa abwaan wax garad ah, sidaadoo kale ma aha. Faqasheey.

    • @abdisahalyassin997
      @abdisahalyassin997 3 роки тому +2

      @@davidwillium371 Shaqsiyadada iyo qofka tahay magacaga ka turjumaya ana lama hadli karo nin willium dhalay marka khyr badan

    • @davidwillium371
      @davidwillium371 3 роки тому

      @@abdisahalyassin997 Doqon, haddee maxaad iila soo hadashey?

    • @davidwillium371
      @davidwillium371 3 роки тому

      @@abdisahalyassin997 Maria carpone, ma la hadli laheyd?!!!