"Iqanci aniga hadaad shaqo rabtid ayuu igu yiri maamulihii isbitaalka.............................

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 36

  • @AbdirashidQaayibo
    @AbdirashidQaayibo Місяць тому +2

    😢😢😢😢
    Somali somali somali
    Ciyaaar iyo bilash musiibadu inooma haysato wa isdulmin ta laysku hayo

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue Місяць тому +1

    Waa dhibaatada dawlad la,aanti leedahay

  • @malcoloshabaz6865
    @malcoloshabaz6865 Місяць тому +2

    Dulmigan iyo tacaddigaan ilaa intee kusii jiri karnaa??????

  • @AbirahmanMohamed
    @AbirahmanMohamed Місяць тому +1

    waa xaqiiq walaaahi ay wajahaan gabdho badan

  • @MohamedAbdulkadir-s2o
    @MohamedAbdulkadir-s2o Місяць тому +2

    waan ka xumahay gabdhahaa dhibaatada ku dhacday. waxaa jira boqolaal kale oo dhibtaasoo kale haysato lkn la aamusan oo ama ceeb ka baqaya ama mushaar ilaashanaya. qofka bini’aadamku ama muslim ha ahaado ama gaal wax walbaa ka suurooba sharciga ayaa la rabaa inuu xakameeyo. nasiib darro somalia sharcigu kama shaqeeyo

  • @AlimaxmedAriif
    @AlimaxmedAriif Місяць тому +1

    Haddii la helo hospitaalo dowladeed oo dowlada kabto qiimo aad u jaban bukaanka laga qaado aqoonyahanada cusub shaqo abuur badan ayay ka helidoonaan

  • @bootstrap-es5wf
    @bootstrap-es5wf Місяць тому +2

    Waxaa xaqiiqa ah in gabdhaheena ay lakulmaan cadaadis iyo fara xumo ay kala kulmaan Isbitalada gaarka looleyahay ama kuwa dowladaba inkasto hada kuwii dowlada ay kadaranyihiin Kuwa private-ka , Gabdhaheena inay jirkooda kubedheshaan shaqada ay qaban doonana waa arin aad iyo aad ugu badan dalkeena. ilaahey haka bixiyo dhibaatada.

  • @MIDNIMOJANAQOOW
    @MIDNIMOJANAQOOW Місяць тому +1

    Caafimaadka gabdhaha ku badan, Soomaaliya kaliya ma ahan, ee waxeey ka jirtaa wadamo kale oo badan.

  • @AlimaxmedAriif
    @AlimaxmedAriif Місяць тому

    Hospitaalada ma kujiraan kuwo xuquuqda ilaaliya mise dhamaantood waa isku mid ?

  • @AlimaxmedAriif
    @AlimaxmedAriif Місяць тому

    Wadanka oo dhan baahi badan oo caafimaad ayaa ka jirta runtii mana ku filna daqaatiirta aan heysano

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 Місяць тому

    (وَكُلُّ صَغِيرٍ وَكَبِيرٍ مُّسْتَطَرٌ) سورة القمر
    ( WAX WALABA OO YAR AMA WAYN
    WAY QORANYIHIIN ) Surat Al-Qamar
    Waxan ku hadalno BEEN - RUN iyo
    waxaan samayno WAX XUN -WAX FIICAN
    Oo dhan yar iyo wayn way qoran yihiin
    ADEER XUSEEN

  • @AlimaxmedAriif
    @AlimaxmedAriif Місяць тому

    Asc dooda barnaamijka waa dood wacan lakin radiyaha iyo tv shabeele waxaan ka codsanayaa iney sii wadaan kana soo qeybgeliyaan aqoonyahanada wasaarada caafimaadka iyo kuwa xafiiska wasiirka kowaad sii loo helo qorshaha waqtiga dhow iyo kan fog aduunyada majiro qaran hospitalada wada yihiin kuwo gaar loo wada leeyahay si gaar ah waxaa aad u codsanayaa dooda dambe ku dadaashaan inuu ka soo qeybgalo agasimaha hospitaalka martini oo aan hore u daawaday waana shaqsi waayo arag ah aqoon leh

  • @yaxyemaxamed7878
    @yaxyemaxamed7878 Місяць тому

    Qofti ayada is xakamayn wayso wa teda lkn ti fursad laga helo raga qaarkood ma cafinayan.

  • @Yusufxasann
    @Yusufxasann Місяць тому +2

    DHAQTAR SUURIYA UDHASHAY OO ILKAHA II SAMEYNAYEY AYAA GABADHII SOMAALIDA AHEYD EE LA SHAQEYNEYSEY HORTENDA KU SHUMINAYA ARINKAAS RUNTII AAD AYAA ULA YAABAY. DUMARKEENA DURUUFTA AYAA LOOGA FAA,IIDEYSTAA.
    BOLISKA AYAAN XOGTII LA WADAAGEY. RUNTII MAALMO KA DIB AYEY II SHEEGTAY IN NINKII CARABKA AHAA UU SHAQADA KA CEYRIYEY KADIB MARKII BOOLISKU WAREYSTAY ILAA HADDA ARINKAAS WUU SOCDAA INKASTA OO GABADHII SHAQADA LAGA CEYRIYEY

    • @Jananjanan-g9w
      @Jananjanan-g9w Місяць тому

      Wad kumahadsantahay sidaa oga danqatay gabadhaas

  • @cabdijaamac6968
    @cabdijaamac6968 Місяць тому

    Subxaanalah 😢😢😢

  • @alinormohamed8315
    @alinormohamed8315 Місяць тому

    Waxaan mooryaanta ah maa laxirxiro qashinka?!

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 Місяць тому

    Balaayoy ku degtay waxaani ma soomaaliyey ka dhacayaan War waxaan ha laga hortago hadii kale balaayo ayaa qof walba gurigiisa ugu soo geli doonta xasbunallaah

  • @mariankasim-go8le
    @mariankasim-go8le Місяць тому

    Shabeele midaa ilowdeen, wiilasha dhakhaatiirta internship ka ku jiro qaar wexee ka faaiideystaan bukaanka gabadha la socoto arintaasne u kuur gala

  • @mohaasifamily7935
    @mohaasifamily7935 Місяць тому

    Walhi waruntod waxn ay gabdhuhu wada shegayan

  • @FaisalJama-zt3yz
    @FaisalJama-zt3yz Місяць тому

    why did not u tell police. this is a crime

  • @abdulqadirmohamed4429
    @abdulqadirmohamed4429 Місяць тому

    Lkn ogow waa cebe baby lik lagama sheekeyo kkkkkkkkkkk kaalay reer baadiyo nimadaani

  • @cawaaleofficial5930
    @cawaaleofficial5930 12 днів тому

    dowladena see u burburtaa dalkana u bur bure

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 Місяць тому

    Inaa lilaahi wa Inaa ilaah raajacuun waa musiibo arintaas haday sax tahay waa, il culumada loo ban dhigaa oo gabarta ninkii sidaas ku yiri tilaabo laga qaadaa waxaana lagu maaha maaha isheeda laga arkaa u shiidaad lagu filaa haday gabar dharsan tahay ilaah baa ilaali arintaas yaan la yareeysan soomaaliyeey hooyo soomaali asc

    • @beerkaaicadaaday2057
      @beerkaaicadaaday2057 Місяць тому

      Kuwa culumada ah ee maanta joogaa ayaga ku haya maalin walba aan ku caawiyee lugaha ii kala fogee.

  • @abdulahigabo3282
    @abdulahigabo3282 Місяць тому

    Ma umaleynaay in waxaan eey run yihiin waxna ka jiraan. Waxaana ku sababeynaa. In ku ligood ay habeen wada shaqeeynaayeen hadana Kuligoodana la wada weeydiistay in lala galmoodo si shaqo loo siiyo. Taas waxeey muu jineeeysaa in waxaan run ah eysan eheen oo eey waxba ka jirin.

    • @mariankasim-go8le
      @mariankasim-go8le Місяць тому

      Adi kuwa qaraabto maaka mid tahay ? Maxaa kugu kalifay inaa sidaas u hadashid nimanka waala yaabay caqligi hal meeloo ka galay, arintaasne wey jirtaa, waliba markee u fcnyihiin guur eeku xiraan shaqa helista

  • @LionalMessi-n4f
    @LionalMessi-n4f Місяць тому

    Waxaa ka fiican in la tahriibo

    • @mariankasim-go8le
      @mariankasim-go8le Місяць тому

      Tii u xumeed 😮😮😮 kufsi waaye tahriibka waa xoog, kuwaanaaba dookh leh diidina kara

    • @LionalMessi-n4f
      @LionalMessi-n4f Місяць тому

      @mariankasim-go8le lkn lacag ayaa helee

  • @MohamedAbdehakem-m9d
    @MohamedAbdehakem-m9d Місяць тому

    Iska qanci wa caadiye isii aan ku siiye waaye caalamka Odhan xalimoyinka somaliyeed reer magaal gormad noqoneysan 😂

    • @mariankasim-go8le
      @mariankasim-go8le Місяць тому

      Gabadhaada walaashaa iyo Hooyadaa iyo naagtaada ha siiyaan horta kadib sidaa dareentid noosoo sheeg danyuus yahow

    • @Abdiwarsamemedia
      @Abdiwarsamemedia Місяць тому

      Sxb waa ceeb inaa waxaas kuhadasho pro

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 Місяць тому

    (وَكُلُّ صَغِيرٍ وَكَبِيرٍ مُّسْتَطَرٌ) سورة القمر
    ( WAX WALABA OO YAR AMA WAYN
    WAY QORANYIHIIN ) Surat Al-Qamar
    Waxan ku hadalno BEEN - RUN iyo
    waxaan samayno WAX XUN -WAX FIICAN
    Oo dhan yar iyo wayn way qoran yihiin
    ADEER XUSEEN

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 Місяць тому

    (وَكُلُّ صَغِيرٍ وَكَبِيرٍ مُّسْتَطَرٌ) سورة القمر
    ( WAX WALABA OO YAR AMA WAYN
    WAY QORANYIHIIN ) Surat Al-Qamar
    Waxan ku hadalno BEEN - RUN iyo
    waxaan samayno WAX XUN -WAX FIICAN
    Oo dhan yar iyo wayn way qoran yihiin
    ADEER XUSEEN