Somalida waa dad waxqabsanayo masha’allah karti leh magaaloyin badan ay tageen uqaxeen ayado dhisneen ay dhiseen somalida sida south africa nairobi uganda xita magaloyin yurub kuyaalo waa dad ganacsiga ku fir fircoon m.a dadkeyga wakufaana 🇸🇴🤍 shaki igamajiro sanadaha soosocdo in africa unoqondona dhinaca hormarka kaalinta 1aad dadkeyga guul io barwaaqo 🇸🇴🤍🤍🤍
Abgaal hantidas kaliya malahan dhamab qabiilada somaliyed qabiil qof kugu jirin malahan hantida sidaas u weyn alla weyne hawiye dir daarod jareerweyne raxaweyn aya kamid wlhi ano hawiye qirayo marka dadka hakalaqobin hana iskudirin hal qabiilne hakushegin waxay laheyn
at 22:25 dayaaradu marakay flightplan u raadinayso alternative airport maxaa u diiday inay Hargeisa ama Garowe ka dhigato intay Djibouti iyo Nairbo ka dhiganayso.?
Guul guul dalkeena Mogadishu waa meesha caalamka ugu weyn ee Somalia leedahay, waa inay ahaataa meel matali karta sharaftaas weyn oo qurux iyo horumar iyo nadaafad lagu harqiyo. Inshallah dadka hawlahaan wada Alle ha ka dhigo kuwa danaha umada daacad u ah ee an calooshooda u adegin.
Free awdal state of Somalia.Let us free ourselves from the secessionists,terrorists and colonisers SNM.We are the mother of Somalia,let us show them that
Wadanka dhismo badan ayow u baahanyahay wadooyin buundooyin Dakado AirPort yo lkn waxa ka horeyso inan qalabkii lagu sameyn lahay inan anaga soo saarno sida shamiintada Biraha waaweyn ee loo adeegsado buundooyinka iyo dhismahaba, wadanka buuro waa leeyahay inan aan kuwaa ka shaqeyno oo shamiinto qiimo jaban soo saarno marka hore ayaa wanaagsan
SIDAAS AAN KU JECELNAHAY HORUMR AAN RABNAA 35 SANO AAD BEEN IYO XASNID NOO SHEEGEYSEEN ISKA AAMUS OO ISKU XISHOO WAA LA IS BARTAYE 2 SANO AAS JOOGAA XAMAR 20 JID OO LAAMI AH IYO 50 JID OO INTERLOCK AA DHISANTAY LABA SANO KALE HADIIS JOOGO MAXAA U MALEYNEE NINKAAN MARKII HORE IN LA BEDELO MA AHEYN
war kuwaan riyo miyey ku jiraan sidee wax ujiraan soomaalia amni malahan intee laga dhisaayaa alshabaab in laiska xoreeyo soo kama horayso shidaalkay maqleen😂😂😂😂😂
Meesha laga hadlayaa shabaab weligii matagin dhulkaas amni baa kajira ma shabaab baad qeligaa deeganada hoostaga warsheeq ku maqashey sababta oo ah dhulkaas dadka degan mooyee deegaanka ah cid kuma soo dhex dhuuman karto , tankale ilama aha dhulkaas nin faqiir ah ama dad barakacayaal ah in loo ogolaan doono
Indhahaagu Hasan Lee qabtaan lkn kuwa xagaaga jooga oo badann ayaa jira xasan ma gaarayo waqtiga laga hadlatlyo hadduu gaarana isaga ayaa gargaar u baahan ee immaanka is geli geerida iyo noloshu dhextaall maleh oo aniguba ma hubp inaad nooshahay waqtigaan aan jawaabta kuusoo qorayo
Muqdisho shacabka hawiye un baa leh iyadoo saas tahay somalida kale kama xasdaan sida qabilada kale ma ahan waa dad qalbi wanaagsan rer muqdisho aan qabil an aqoon markii la isku dili le xasuustaan inta kale no more qabyaalad sida darodka iyo isaqa cml ma ahan
War kan wax mayaqaan! Wuxuu yiri dakadda muqdisho waxaan la dhisey 1970 oo talyaani baa dhisey! Ma talyaani baa somaaliyaka talinaayey? Waxaa dhisey dawladdii kacaanka Waxaan la bilaabey 1974 waan xigii olo olaha reer miyiga ,waxaan la fury biloogii 1977 shirkada dhisey waxaan la Oran jirey imbiri jiiliyo meesha laga dhisey waxaan Ku yaaley Xero mulatari (Raag) iyo iskool ex xamar jajab oo aan inugu aha ardadii iskoolkas waxaan daganaa aansalooti oo aan Ka fogeeyn.
MUQDISHOO HARGAYSA BORAMA GARAWLE BOOSASO BAYDHABOO SAYLAC OF SOMALIA 🇸🇴 HORAY U SOCO DAAA SHACABKA SOOMALIYEED BARWAAAAQO IYO NABAD IYO BASH 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
InshabAllah Guul somali weyn From hargeysa
Daacad KA Hadal Reer Hargeysa Miyaa tahay?
@@alifarah5262
@@alifarah5262mashallah 👏
انشاءالله ❤❤❤🎉
M.a Sax Walee Hore Halo Socdo Somalia Guuuuul iyo Gobonimo Horemar Wacan Insha Allah Sida Khayrkale Raxmanoow Somalia Guuuuul 💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙
Luuqada aad wax ku qoreysaan ha noqoto luuqadeena 😢waa cod . Wadan walba luuqadiisa ayuu wax ku qoraa. Waxaa ceeb noqodoono garoonkeena inaa aqooweyno sida loo isticmaalo 😢sababta nah ey tahay luuqad qalaad😢
wa saxanthy❤lkin english waa easy qof walba wuu fahmi karaa International waye
@@MUHANNADHASSAN-b4nqof walba fahmi karo? Yaa fahmi kara somalida imisa ayaa kicin karta English 20% madhama dadkeenu 80 % aqoontii basic ah maleh oo xataa somaliga baa ku dhib ah waayo dadka aqrin kara af English?
Qofka barnaamijkan duube waa in Camerada laga qaadaa, barkee waxba kama yaqaano.
berkee√
Filimada hi diga fiirsataa 10 dhinac in adwax la Aragta rabtaa
JAMUURIYADAA OF SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUUL SHACABKA SOOMALIYEED EE JAMUURIYADAA OF SOMALIA 🇸🇴 HORAY U SOCOOO VIVA SOMALIA 🇸🇴
MUQDISHOO HARGAYSA BORAMA GARAWLE BOOSASO BAYDHABOO SAYLAC OF SOMALIA 🇸🇴
Masha Allah Somalia weyba socotay Allah nabad inoo jaw dhigo Aamiin Aamin🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Mash Allah. Guul Somalia 🇸🇴. Dowladda waa dadaashay
Somalida waa dad waxqabsanayo masha’allah karti leh magaaloyin badan ay tageen uqaxeen ayado dhisneen ay dhiseen somalida sida south africa nairobi uganda xita magaloyin yurub kuyaalo waa dad ganacsiga ku fir fircoon m.a dadkeyga wakufaana 🇸🇴🤍 shaki igamajiro sanadaha soosocdo in africa unoqondona dhinaca hormarka kaalinta 1aad dadkeyga guul io barwaaqo 🇸🇴🤍🤍🤍
Dekad & airport isku jid ayaa laga dhigaa yaa ku yiri &kuwa hada ka shaqeeya dekada sida ay u yaalaan oo bilaa break ah dadka ha haligina abgaalow
Abgaal beel 😅😅😅
Abgaal hantidas kaliya malahan dhamab qabiilada somaliyed qabiil qof kugu jirin malahan hantida sidaas u weyn alla weyne hawiye dir daarod jareerweyne raxaweyn aya kamid wlhi ano hawiye qirayo marka dadka hakalaqobin hana iskudirin hal qabiilne hakushegin waxay laheyn
mashallah faraxda waye iyo hormar lotalabsadey
GUUUUUL GUUUUUUL SOMALIA 🇸🇴 HANOOOLTO JAMUURIYADAA SOMALIA 🇸🇴 196O JUNE ✍️🏼 🇸🇴 HORAY U SOCOOO VIVA SOMALIA 🇸🇴 MUQDISHO HARGAYSA BORAMA GARAWLE BOOSASO BAYDHABOO SAYLAC OF SOMALIA 🇸🇴
Mashalah tabrakalah
at 22:25 dayaaradu marakay flightplan u raadinayso alternative airport maxaa u diiday inay Hargeisa ama Garowe ka dhigato intay Djibouti iyo Nairbo ka dhiganayso.?
Guul guul dalkeena Mogadishu waa meesha caalamka ugu weyn ee Somalia leedahay, waa inay ahaataa meel matali karta sharaftaas weyn oo qurux iyo horumar iyo nadaafad lagu harqiyo. Inshallah dadka hawlahaan wada Alle ha ka dhigo kuwa danaha umada daacad u ah ee an calooshooda u adegin.
Nabad Allaha Ina siiyo insha Allah wax walba waa sameesan karnaa
Magaalo cusub naga daayo ee wadada qalimoow 1yo balcad lee noo sameeya
Mashallha hurmara wcn
SOOMALI AIRLINES ✈️ SOOMALI AIRLINES ✈️ SOOMALI AIRLINES ✈️ GUUUUUL SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL GUUUUUUL
Maxuma like raaderadii difaaca cirka io ha wada aa kadhiman soomalia ✊
waddooyinka dhiiqada badan iska dhisa, marka hore .
Plz hadaad wax samenesan wax fcn ha noqdan
Shacabka soomaaliyed wali wey noolyihiin lkn dawlad la'aan ayaa haysa
Somali Airlines is coming soon, trust me.
Hadiise muqisho cusub ay jirto maxaa shacabka mskinta loo Bari kiciyey?
Maansha alaah guuuuuul❤❤
Free awdal state of Somalia.Let us free ourselves from the secessionists,terrorists and colonisers SNM.We are the mother of Somalia,let us show them that
Wadanka dhismo badan ayow u baahanyahay wadooyin buundooyin Dakado AirPort yo lkn waxa ka horeyso inan qalabkii lagu sameyn lahay inan anaga soo saarno sida shamiintada Biraha waaweyn ee loo adeegsado buundooyinka iyo dhismahaba, wadanka buuro waa leeyahay inan aan kuwaa ka shaqeyno oo shamiinto qiimo jaban soo saarno marka hore ayaa wanaagsan
Oo Hada mawaxaa aad naleedihiin Hassan wuu dhargay wuxuu dhicikaray wuu dhacay hada waxa uu usoo jeestay in uu dalka wax uqabto laakiin walee wali far ayaa indinku godan Hassan iyo dadka wax laboobayo waa qorshe cusub oo wax lagu dhacayo 😂.
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂2050 yaa saatur astur
Wax yaab leh waye wllh
Nabad baa ka horeysa daarahan
Yaa ka dhisay dhismayaasha dhaadheer sow maaha siyaasiyiinta uu xasan sh. Maxamuud hormuudka u yahay. Markii uu Tarsan ahaa Duqa Moqdisho sow xasan gurguurte amar kumuu siin Tarsan in uu ka raro dadkii deganaa agagaarka Airportiga ka dibna isaga iyo familkiisu may qaybsan.
Diyaaradaha aad sheegtay waa kuwa wadanka dhibka kuhaayo wadamadoda marka naga daay cayaarta sheeg marecan English canada Europe sheeg kuwaas nagadaay cayaarta waraaa
Hadeey runtahay run ahaantii lama waaye.
Ma Ku darteen isbaaradii reer culusoow ee SAHAL?
GUUL GUUL SOMALIYA
SOMAALIYEY TOOSOO TOOSOO ISKU TIIRSADA HADBA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
TIINA TAAG DARANEE TAAGEER WELIGIIN 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Degada iyo garoonka yaa leh ma xasan gurguurte iyo iilmahiisa???
Haha
Siilka hooyadaa aa leh iyo daarood Kaa tahay was😊
Hooyadaa Sabiil ma qabto? CAWEYS baat ku calool gashay baan filayaa! Lowcast.
Dhibka kaliya kajiro dhismahan waa barakicinta masaakinta - atleast dadka masakinta awoodod yartahay inay mel kale dajiyan aye ahyd eesan banaanka dhigin 😢
How are you going to do that whit out peace and justice
War meesha waa dabaqado rag baa dhisanaaya shacabka waxba ma oga sida hindia oo kale baa dhaqqlihii wadanka rag khaas ah u dhaceyn lacagtii turkiga xagal qalinka Loo siiyey xasan gurguurte beyku dhisayaan iyagaana leh gabadhiisa baabmaamuli doontaa maalintaas baad indhaha kala qaado doontaan
SIDAAS AAN KU JECELNAHAY HORUMR AAN RABNAA 35 SANO AAD BEEN IYO XASNID NOO SHEEGEYSEEN ISKA AAMUS OO ISKU XISHOO WAA LA IS BARTAYE 2 SANO AAS JOOGAA XAMAR 20 JID OO LAAMI AH IYO 50 JID OO INTERLOCK AA DHISANTAY LABA SANO KALE HADIIS JOOGO MAXAA U MALEYNEE NINKAAN MARKII HORE IN LA BEDELO MA AHEYN
Iñtee ka keenee lacagta?
Qashinow meshaan oromo ka tahay
Adiga laga ma rabo 😂
imasaa dhul ayay gateen oo ay boobeen nw muqdishada la sheegayana shakhsiyaad baa iska leh ogaw maaha caasimad somaliyeed
Cisman meshaan oromo ka tahay
@@AbukarMohamed-l9z wlhi maanta oromada ayaa kaa qiimo badan wattaaa mashxaradeysa bad baa nla siiyay taagan idikuna waxad isku sasabeysaan heshiid caalima ayan la soo galney oo beena dadkiinna bad khiyaaneysaan
Mgaaala mxay tartaa tarbiyadii dadkaa dhumay e 😢😢😢
marka umada sidee loogu qeebinaa mise hawiya un ayaa ugaar ah dhariga ninkii udhow dheefsada
Maxaa la qeebinaa
Waqti(time) inte leg bay qadanaysaa,gaar ahan airport ka
Hahahahaha 😂😂😂😂 2060 waaye, micnaha 35 sano kadib waaye ee maalgashi maku samaynaysaa barnaamijkaan
@jalaamgeedi9830 waraa hayga nixin sxp,2sano gudohod rajaynayaye
@@Omar-p5m4n hahahahaha 😆 🤣 😂 waa waalan tahay niyow hahahahaha 😆 😂 🤣 Dowladaha horumaray xitaa kuma qabtaan nashqadeynta kaliya iskaba daayee dhisida.
Hahahahaha 😁 😁 😁 bal soo ogow Istanbul Airport goormee howshiisa la bilaabay goormee ayay dhammaatay hahahahaha.😆 😂 🤣
Haddii xoogaa kaaga sheeko waxay qaadatay kasoo bilaaw 2008 ilaa 2019, taasi macnaheeda tahay 11 Sano. Hahahahaha 😁 😁 😁
Bal kawaran Soomaaliya oo shiid ah oo madax-dooda tuug tahay maxaa laga filan karaa? Hahahahaha 😁 😁 😁
Isla ayaga dhistey airport ka aden ade agagaar kiisa hadana waxaay ku leeyihiin dadkaa u soo dhowaadey
Kaaraan busleey ayaa magaalo
Kadhigeysaan yaa dagi doono
Hadii HG deegaankaas wax kasiisaan waa macquul in shacabka Somaliyeed dagaan
2050😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
2050 😮 yaa dhintay yaa nool
war kuwaan riyo miyey ku jiraan sidee wax ujiraan soomaalia amni malahan intee laga dhisaayaa alshabaab in laiska xoreeyo soo kama horayso shidaalkay maqleen😂😂😂😂😂
Meesha laga hadlayaa shabaab weligii matagin dhulkaas amni baa kajira ma shabaab baad qeligaa deeganada hoostaga warsheeq ku maqashey sababta oo ah dhulkaas dadka degan mooyee deegaanka ah cid kuma soo dhex dhuuman karto , tankale ilama aha dhulkaas nin faqiir ah ama dad barakacayaal ah in loo ogolaan doono
Tuug tuug waa warey
Somaliyeey nimcadaan ilaaheey idinsiiyay ku shaqeesta oo lacagtiina galiya nimcadaan dad baa baahi u qaba hala kala faaiideesto
Ya Rabbi Xaqa na tusi oo dadkan Wllaha isku ah Isku soo dhawee😭🤲
SAWIR QAADAHA WAA TACBAAN MUUNA NA TUSO MAPka ,NINKA UN AYUU KAAMERADA KU HAYAA,,, DHOORE IGA DHEH CIYAAL XAAFAD SAWIR QAADE ISKA DHIGAYO.
Waa joogsan weynayee aan roorno waaye!!!
Hahahahaha 😂😂😂 sababta sidaas u leedahay maxay tahay
Maskiin jaahil ah. Run miyaad u qaadatay hadalka xassan xawaal qote??? Biyaha roobka, daadadka iyo awaarta joogtada lee xal ha u helo!!!
@MohamedSharif-bn3rr Dabaal Jaahil ah waa ila muuqataa. Aniga waa kaa weynahay.
Xasan Sheekh iyo Siyaasiyiinta idil inay tuugo yihiin anigaa kaaga waayo-aragsan balse waxaa umalaynaa in Siyaasiyiin gaar ah kuu xun yihiin halka kuwa kalena kuu fiican yihiin.
Indhahaagu Hasan Lee qabtaan lkn kuwa xagaaga jooga oo badann ayaa jira xasan ma gaarayo waqtiga laga hadlatlyo hadduu gaarana isaga ayaa gargaar u baahan ee immaanka is geli geerida iyo noloshu dhextaall maleh oo aniguba ma hubp inaad nooshahay waqtigaan aan jawaabta kuusoo qorayo
dhul qabiil oo guurguurte reerkiisa ay ka sameenayaan, waa musiiba qaran,
wanaag ma ahan waa xumaan qaran.
Muqdisho shacabka hawiye un baa leh iyadoo saas tahay somalida kale kama xasdaan sida qabilada kale ma ahan waa dad qalbi wanaagsan rer muqdisho aan qabil an aqoon markii la isku dili le xasuustaan inta kale no more qabyaalad sida darodka iyo isaqa cml ma ahan
Wadadii afgooien waa dhamaatay been badanaa
Waa ruun tas
2050 Aa
Qof gacanta taagaya uunbaa naloo soosawiray
War kan wax mayaqaan!
Wuxuu yiri dakadda muqdisho waxaan la dhisey 1970 oo talyaani baa dhisey! Ma talyaani baa somaaliyaka talinaayey?
Waxaa dhisey dawladdii kacaanka
Waxaan la bilaabey 1974 waan xigii olo olaha reer miyiga ,waxaan la fury biloogii 1977 shirkada dhisey waxaan la Oran jirey imbiri jiiliyo meesha laga dhisey waxaan Ku yaaley Xero mulatari (Raag) iyo iskool ex xamar jajab oo aan inugu aha ardadii iskoolkas waxaan daganaa aansalooti oo aan Ka fogeeyn.
Tuugo tuugo dhashey umada shacabka ah dhiigooda un ha idinka nabad galo wax aad dhisaysaan malahane
Wasaqda iyo urka baqtiyada xayawaanka yaala jidka ka aruuriya
Wtf….who is holding the camera
Xamartii horey loo dhisey ayad Dumisen maxad dhistaan
away dhulka wa inte
Magaaladan cusub waa in loo bixiyo magac cusub
Dhulkeeda ma wuxuu noqonayaa hanti dowladeed oo qofka waxaa lagu siinaa arji uu soo qortay oo keliya .
Mise dhulka waxaa iska Xassan sheikh iyo ganacsato shirka ah ?
Muuqdisha, waxba nagama galin waa goof abgaal. Lacagta deynta ee ummada soomaaliyeed magaceeda lagu soo qaaday lagu dhisi deegaanka hawiye. Daarood meesha waa in uu la xisaabtamo xasan xaraash iyo musuqiisa. Soomaaliya maaha muuqdisha. Waa in jubaland, SSC iyo puntland qaybteeda horumarinta hesho.
Ciil miyaad ka qabtaa in Soomaaliya horumar gaarto? Waleed shisheeye kalkaal bulshada qabyaalad ku beera ayaad tahay!
@mahad9555
Get lost. Muuqdisha waa goof hawiye. Daarood meesha waxba kuma leh. Waa in qaybteena horumarka ka helno. Dawlad hawiye iyo goof hawiye xisaab baa naga dhaxaysa
Xarood maskiin busket dhiiqo abgaal inta madax madow 😅😅😅😅😅 miin guurta gadiixar goofy miya ku yeela garow 😅😅😅 iloobad 1991 misa riyo ku jirta marlaabaad aa kufisan 😅😅 maskiin qaxooti Kenya iska dhiiba doonta busket dhiiqo 😅😅😅
new mudulood
new muqdisho marka ay la leeyihiin qaraxa miyay iska deyrabaan