Dal xoreeye hore u soco dalka deynta waad Ku guuleystay in la cafiyo.cunaqabateyntii hubka waa Ku guuleystay in la qaado.suuqa bariga Africa ayaad Ku guuleystay in lagu biiray waxaa Kuu haray in aad shidaalka soo saarto si dadka xanuunsanaya loo qaboojiyo .
Xasan sheekh haddii xataa uu diyaaradda kasoodagayo xataa wuu qoslayaa bal ufiirso jaranjarta diyaaradda ayuu fiirinayaa xataa qofna uma jeedo waayo jaranjarada ayuu eegayaa waa hagaage yuu uqoslayaa Majaranjarada ayuu uqoslayaa war adduunka majiro madaxweyne waddan wax kasta isaga qoslaya carruurtaada iyo xaaskaaga oo keliya ayaa waajib ah inaad uqososho waayo waykugufarxayaan laakiin xasan sheekh taas cakiskeeda ayuu qaata soomaalina wuu ka oohinayaa ajanabigana wuu kafarxinayaa oo wuu uqoslayaa cajiib.God bless my Somalia.Amen.@
Thanks ❤runsheg waa bensheeg dadka War ayey dhibaysaaa😊😊😊😊
Xildhibaan jesaw : mahadsanid , xasan xaabse somaliya😅,
Mogadishu wasakh 😅😅😅😅😅😅hassan tuug 😅😅😅😅😅😅somaliland guuuuuuuul USA 🇺🇸 ♥️ guuuuuuuul
Jeesow this Man lead Somalia surely
Big up Hassan shiekh waa tuug 😮
Walarkii hadii lanolyahay uqubo idinkasobihin insha Allah
Xasan Munaafaq dhulkii oo dowlada uu gatey lacgtii kasoo gashey buu ku kireeystay hotelka.
Xassan lacagta umaada somaliyed wuxu ku dhameyay safaar ee parlamanka waa inaay laa xiisaabtamaan
SUBXAANALAAH 81 kun dola
Kanookalaa qabiilkisii kasoo dhigteen Xildhibaan waxaana asaga lamidah wariyaha warkiisa nosoo tabinaayah kuwaanokale waxeey istaahilaan in si degdeg ah masuuliyadda looga wada qaado oo xabaiga buurweyn lagu tuuro. Nabadeey Allah hanna hanuuniyo Aamiin Wabillahi Tawfiiq
Dadka markii aad xukun ku riday oo aad shaqada tiri halaga eryo oo weliba hala xiro.!!!..intaas markaad dhameysatay ka dib miyaad hadana leedahay allaha na hanuuniyo...!!!..bal dib iskugu noqo, waxbaa kaa qaldanee..
Y.A.A.B..!!!
81 calaa qof Subxaanalaah
Dal xoreeye hore u soco dalka deynta waad Ku guuleystay in la cafiyo.cunaqabateyntii hubka waa Ku guuleystay in la qaado.suuqa bariga Africa ayaad Ku guuleystay in lagu biiray waxaa Kuu haray in aad shidaalka soo saarto si dadka xanuunsanaya loo qaboojiyo .
Holaha umada hadii aydin kabihiin cudur an ibiladka qawiin Allah jadiin kuriido
this guy does not know the price, something he said is true, hasan sheikh does not care somalian army much
Beenlow 100000 meel habeen lagu seexda ma jirto war kale keen
Madaxweynaha maaqano cadaan
Mooryaantan cidi lama heshiin karto bal xasan ayay dalka ku fiirsanayaan
War miyadan dhimen bentan ma alle ay ugdhawen nacalatula Benta umata ka daad dawalowad kam jirato soomaliya
War midkaan ooyaya meel kasta taagane ilaaca tirmaad iyo xirsi xir miyaa ciiciiic? What the hell, is he live for crying? bloody hell.
Allwayn yaab
Qiyaalli dal lagumadhiso kkkk qoftugsanayana dalmamaamullo kkkkkkk bendallaguma dhisso bbybye
Dad nohishiyay ogaden iyo afrikan reer xamar kenya mesha dadka lagodulijuray dadka geyan kuleynjiren kuwana cad cad lagusoqafalan jiray
Waarwaxaas ,mardanbe hakasheekyn,wixii jira sheeg ama iska aamus,fadlan,
Wax walba waxaa nooga daran eedda aan nimkaas ugalnay
Tuug ba tahay adi
Xasan Qaadwale kkkkkk kkkk madublamaasiyad buuyaqaan kkkkkkkkkk inaa lilaaahi waa inaa ileyhi raajicuun Samalia waydhimatay,kkkkkkkk naxdin iyoqosolgariirkkkkk,kkkkk
Meldowlo qof maleh da ngud dib gacanta dowlade ugunoqon aba dugsi kadul dhisa aba misajid jidki korkiisa lamiga radkiso ujedid cido dagan yihi wana dalal iyo kikakoreya wadana ubixiyan qarkod filo ineykadhisen wax kaibsado wayen robkina dhulkas jiq xafad godontay sidadban lodugoyaa usan daremeyn ugushub gacalo maahin miskin manta biri taajirka dhabaq aba filada dhismihi hore marki uhoreysay bixiyay oo filoyin iney kuqustan lososocdo godonka magalada ladaremay jarer iisorar wixi yalo dhulka hayi waba iishalemashalemeynayan tooda yaaudiday darbiyaha kasodhelayaan yeey eedeyan oo udhaw maiskuracsanyihin gabar caqlibAdan qadamo nas cunug lodiday dusha saratay markasu suu unugay nasunoqotay marki cunugas awowihi hoyadi uudhalay biyo usotufay eeyiyada cabto kudhimatay cunugina kabadbaday dusha hadikadajiso horisomariso udiday mala awaal qula qaad lodaceyay ina ahed waad dafartay abgala dhalnay abgal fadareshin ayiqolo hadu adiga hal kuyahay qarkod hal iney yihin udhaqman eeysan ogeen inlalayaalo
damiir maleh xasan waa taangi daloola oo hoos ka sii deynaya , ayuu buuxi leeyahay , taangigu waa calooshiisa duleesha,, Dumi dalka iyo dadka , Taariikhda hawiyaa hoogtey ,indhaha somali wey arkaan maqlaan😅 .