WIXII WADANKOODA KU BURBURIYEEN AYAY CAALAMKA LASOO GALEEN! TUUGANIMADAAN INTAAN LA'EG BAL ILA ARKA!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 чер 2024
  • #dhaqaaqaaddhaxashidee

КОМЕНТАРІ • 55

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 15 днів тому +1

    Waa naceebeeyeeyn allaah ceebeeyee allaaha faxshireey waxayayn arag allaah ku jirabee

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 16 днів тому +10

    Tuugnimada waxaa laga dhaxlaa , gaajo aan harayn, iyo xishood la,aan.

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 16 днів тому +11

    Magaceenii somaliyeed iyo magicii musliminta kalaba way ceebeeyeen kuwaan.

  • @hiboawciise5433
    @hiboawciise5433 16 днів тому +6

    Xoolo xaaraana Allaaw adaan kaa magan gal nay inaan cuno sumxaana LAAH

    • @ahmedali-xc5dt
      @ahmedali-xc5dt 15 днів тому

      Subxanallah waaye wall ee ma ahan sumxanallah

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 16 днів тому +4

    Illaahow ceebteena astur yaa arxama raaximiin ummada soomaaliyeed ceebtooda waxey gaartey samada iyo dhulka inta udhaxeyso subxaanallaah

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed 16 днів тому +1

    Subxanalhi waxa layabo waye walhi waxa isdhahe somali maxa kadhiigaye Imanka allha kaqadaye waxa lagu sokoriye lee waye abayo

  • @user-cn8yw9dd8e
    @user-cn8yw9dd8e 15 днів тому

    abayo naciimo aad ayaan idin salaamay adiga iyo aboowe maxamed iyo caruurtaada oo dhan jimco mubaarak

  • @hamdiegal889
    @hamdiegal889 15 днів тому +1

    Meeshaan ku. Yaabay aan fadhiyaa!!!!!!!!!!!!!!!!!!

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 16 днів тому +5

    Wcs walshey naima Masha Allah allxmduliilh allxmduliilh jimco Mubarak ❤❤❤❤

  • @hanefa283
    @hanefa283 15 днів тому +1

    NACIIMA WAXAAN KAASUGEYNAA CARUURTA IYO SIDA LOONAFAQEEYO MADAAMA CARUURTA ILAA 5 JIRKA JIROOYINKOODA BADAN YIHIIN KASOO HADAL ADIGOO MAHADSAN

  • @user-ze4st5rd7x
    @user-ze4st5rd7x 15 днів тому

    Masha allah gabdhan sida fcn dadka uwaniso wax ushegto an jeclhy

  • @fathiamakelifeeasier
    @fathiamakelifeeasier 15 днів тому +2

    Marekan Hadey imaaden baahi wali heyso bisinka xaraan jeclaa

  • @fadumobulale173
    @fadumobulale173 16 днів тому +3

    30 kun bay nafteda if iyo akhiro iyo waliba mustaqbalkeda uhalagtay! Ilahay iimanka hanaga qaadin yarabi

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 16 днів тому +5

    Intii xaaraam cun ahayd dibadihiina waalaga harsanlayahay.

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 15 днів тому

    Baan maqlijiray wallaahi waa yaab wadankoodii bay soo gubeyn soo haligeyn

  • @farxaanahmed7530
    @farxaanahmed7530 15 днів тому

    Mucjisada cusub ee somalida

  • @sucdihussein7427
    @sucdihussein7427 15 днів тому

    Subxaanalah waan filaayay faqdaas ine meeshas nalagaareso

  • @niimaneur4842
    @niimaneur4842 16 днів тому +1

    Ilaaha yow no gargaro subhanallah inalilahi wa ina ileyhi raajicuun wa nahdin. Jazakallah khair Nimco

  • @deqasheikh5396
    @deqasheikh5396 15 днів тому +1

    I illaahow ceebteen iyo ceebtooda astur yaa arxama raaximiin

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 15 днів тому

    Illaah hana eyb asturo

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 16 днів тому +1

    Subxaanalah 😭

  • @kaltoumwaiss9634
    @kaltoumwaiss9634 15 днів тому

    Asc walaal naciima ceebey tacaal ma somaliya amerika modeen

  • @f.mohamed4638
    @f.mohamed4638 15 днів тому

    Asaalam Aleikum walashey nacimo? Waan kusalamaya iin badan adhi iyo familkaga daman. Walahi abayo somali waa kadardarosa xishod daan malahan tee akhirana waay sugeysa SubxanaAllah illahow nabadbadi oo naastir.

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 15 днів тому

    Haa

  • @saidamohamed1424
    @saidamohamed1424 14 днів тому

    Somalidaba waa loo dhariyaaye ee somalidu iyagii ayaa muslim ah xaraanta ugu daran iyo waxa ugu xun ayey suubiyaan waana waxa ay la dagi la'dahay somaliya

  • @hanefa283
    @hanefa283 15 днів тому

    Aniga waan YAABAYE ADIGA mayaabtay 😢

  • @hanefa283
    @hanefa283 15 днів тому

    Ceebta ayaga ALLAH ku koobo wejigooda maxaan dhahaa

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 16 днів тому +1

    Thanks sister ❤

  • @11naa44
    @11naa44 14 днів тому +1

    Somali wey ceebyeen kuwan hada jaahilnimadooda ayago qaxooti ah bey raban iney dowlad khiyaamaan wa yaab

  • @farxaanahmed7530
    @farxaanahmed7530 16 днів тому +1

    Mashallaah abaayo macan

  • @user-lt4bl6yb6m
    @user-lt4bl6yb6m 16 днів тому +2

    Kuwaan magacagii Somali dhulkay la galeen bal hada gabadhan say nolesheda ugu ciyaartay balaayo laaluush idin siiyay xagay joogan maba fahansana miyaa danbigii aakhiro na meel buu u yaal

  • @fadumobulale173
    @fadumobulale173 16 днів тому +1

    Ciqaab adag ha mariyan gaalada waxan qoom muslim dhaqankis kafog weeye

  • @deqasheikh5396
    @deqasheikh5396 15 днів тому

    lakiin wiilasha meeshaya kudhasheyan 3 will but gabadha hadatimida

  • @Dagan721
    @Dagan721 15 днів тому +1

    Nicimay waa cebownay aniga Mareykan ayaa jogaa ceeb wallahi wadankan qaxoti nimo ayaa ku so galay shaqo ley siyay wax barasho lacag la aan ah wallahi Janis aay na siyen markii la habaro amaba wax laga shego Mareykan waa xanaqaa ceeb ta Somali no so hooyen wax la qadan karo mahan hadana dumarka asturan wanala fahmaa Somalida ah toogadas ayaa igu so dhaceysa wallahi ka haleysan ma aqan aay wax u xadayan cunsuriyada aay shegayan Wali xitaa ma arkin iskuul iyo shaqo wax nagu cunsuriyadeyo ma arkin

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 16 днів тому +3

    So sad sister 😢😢😢

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 16 днів тому +1

    Subxanallah ceebay tacalaa tuuganimo

  • @Ramla22
    @Ramla22 15 днів тому

    ❤❤❤

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 15 днів тому

    Kuli waa lahayaan tuugo waaye anagay sumciyadeyna ha leyeen

  • @jumanaabukar1069
    @jumanaabukar1069 16 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 15 днів тому

    Waxay aragtay in la qabtay warkeeda na ka horeeyo

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 16 днів тому +1

    Soomaalida meel walba ay tagaan waxey moodaan iney joogaan soomaaliya oo askariga kii maxkamada fadhiyey iyo kii wasiirka ahaaba ay laaluush qaadanaayaan

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 16 днів тому +1

    Mooryaan family waaye ayaan umalaynaa kuwaan caqlixumadoodaan arkaaye

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 15 днів тому

    Waa beeyn tuugo

  • @thelegend3431
    @thelegend3431 15 днів тому

    😭😭😭😭😭

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 15 днів тому

    Wcs wrb

  • @dhaqaaqaaddhaxashidee
    @dhaqaaqaaddhaxashidee  16 днів тому +2

    ua-cam.com/video/4llSW4X7FlY/v-deo.html
    SUBSCRIBE SHARE IYO LIKE-TANA HAIGA HILMAAMINA MAHADSANID!

  • @kaafisaabdi1669
    @kaafisaabdi1669 16 днів тому +1

    Qabiil iyo Ina adeer NIMO ayey lacagtaas project ka aheyd isi siiyeen, hada qaraabadii oo dhan wey xeran yihiin 😂. Xoolihii Somaliada eey xamar ku xadaayeen ayey America moodeen.

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 15 днів тому

    Ileyn ceeb looma dhinto

  • @user-sb5ou5qk2q
    @user-sb5ou5qk2q 15 днів тому

    Iiban lawayal waaye soomali waa umad habaran oo jahiliin ah muslim nimadooda shaki baa kujira

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 15 днів тому

    Wcs wrb