Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Kaftanka Siyaasada 504 oo aad u xiisa badan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 лип 2024
  • Kaftanka Siyaasada 504 oo aad u xiisa badan

КОМЕНТАРІ • 117

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc Місяць тому +6

    Somaaliya mooryaan iyo caloshooda ushaqaysta yaal ayaa u madax ah,Akhas ilaahay ha naga qabto!!aamiin aamiin yaarabi

  • @abdulhersi8043
    @abdulhersi8043 Місяць тому +3

    Wcs Suxufiga Soomaaliyeed Ee Ruugcadaaga Ah Legend Journalist CALI XARAARE, Bahda SATV iyo La Daadihiyaha Barnaamijka Yaasiin Abuukar Runtii Waa Barnaamij Aad U Xiiso Badan, Kaftan Xalaal Ah Oo Xaqiiqada Ku Saleysan, Oo Aynnu Sugno, Guuleysta Inshaallah.

  • @madiinoadoow2722
    @madiinoadoow2722 Місяць тому +6

    Marsha Allah

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 Місяць тому +4

    انا لله وانا اليه راجعون
    ax illaahow inta dhimaty u nxariiso
    qof kula midaba
    kula afa
    oo isku kaa qarxinaaya ma fahmi kartid
    illaahow amni degdega sii 🤲🏻😊

  • @Jamal.145
    @Jamal.145 Місяць тому

    Somali american tv iyo kaftanka siyaasada best show of all time Congratulations sxbyaal 504 Episodes what a achievement ❤❤

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 Місяць тому +4

    Aqoonsiga aqoonsiga aqoonsiga aqoonsiga miyuu sabab saday Prof ku 🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍

  • @YaasiinJaamac-kd3su
    @YaasiinJaamac-kd3su Місяць тому

    Cali.xaraare.somli.amerikantiifi.guulayso.abti

  • @musemohamoud2429
    @musemohamoud2429 Місяць тому +11

    Xasan shiikh madaxweyne maaha eh waa shaydaan eh kitaabkii ilaahay ee uu ku dhaartay ha qabto insha alah ilaahay idankii

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb Місяць тому

    Alloow sahal amuuraha

  • @KhadirAlikahin-s3d
    @KhadirAlikahin-s3d Місяць тому +3

    cali xaaraarz gadabuursi iyo Taariikhdiisa iyo meesha uu dego isga oo aan si fcn i kala aqoon ayuu ku gafaa caliyew Samatar dheeree waa ninkii aasaasay magaalada gibiley gibiley waa dhul gadabuursi

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir Місяць тому +4

    Gabadhu waxay sameysay bilad dahab iyo safiir buuxa ayay u qalantaa

  • @Samatardahir-ty4sf
    @Samatardahir-ty4sf Місяць тому +2

    Maya Maya calaw Ina samatar uu ku dhashay gabilay walaal anaguna waan dagna meesha iyada ah

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 Місяць тому +1

    Mahadsant walaalkey cali xarare ❤❤❤❤

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir Місяць тому +2

    Ali xarare wano iyo talo Somali wad u sheegtay reer Macalin Quwaax in aan horumar lagu gaarin

  • @mohamettjama0
    @mohamettjama0 Місяць тому +3

    Waan ka xun ahay in dhalin yaradii afduubka ugu xirneyd india in ay mareyn weydey safaaradii somalia halkaa ku mataleysey
    Inantaas gobonimo ayey sameysey hadii ay dowladnimo jiri lahyd ninkaas waa la xiri lahaa inta xasaanada laga qaado

    • @superfun1819
      @superfun1819 Місяць тому

      Waa eheelka lahadlan dawladda Somalia wasiirka fiqi

  • @mahamedwali8730
    @mahamedwali8730 Місяць тому +1

    Ali hatare
    Sxb keep going

  • @user-ou7wu2xt7v
    @user-ou7wu2xt7v Місяць тому +3

    CALIYOOW YAASIIN YARE AYAA YAASIIN BIDAAR KA SHIDAN

  • @ZakiHoussein-zc7zs
    @ZakiHoussein-zc7zs Місяць тому

    Dhiigu Biyo Maha adero professeur Ahmed ismail samatar inolow ❤❤

  • @a.i.abdirizak5612
    @a.i.abdirizak5612 Місяць тому +1

    gabadha safiirkeeda ayey qayaantay kaligeed warqad safiirka oo jooga ama maqan waxay ahayd inay la socosiiso mesha waa in la kala danbeeyo

  • @warfaaskar7548
    @warfaaskar7548 Місяць тому +1

    Gabiley & Ceergaabo waa la wada degaa.

  • @user-ce1vg7kp2l
    @user-ce1vg7kp2l Місяць тому +1

    Ali Harare. Yassin ❤❤❤❤❤

  • @warsamaabdi4295
    @warsamaabdi4295 Місяць тому +2

    War Éthiopie maha ee waa indian baal is dhagaystaa wahaad leedahaad wadaanka éthiopia

  • @MohamedAbi-x4e
    @MohamedAbi-x4e Місяць тому +1

    Asc kaftanka siyaasada.
    Caliyoow shaqo wax yeelo ku ah soomaaliya ayaan hayaa ee xageen kuugu soo gudbiyaa ama telefonkiina ii soo dheega

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah Місяць тому

    Guul

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 Місяць тому

    Mahadsanidin ali xarare & yasiin

  • @yusufhaji7059
    @yusufhaji7059 Місяць тому +1

    AUN, Askarigaas o geesinimo ah sameeyay,balse aniga ma-
    sameen laheen doqonimadas
    oo kale, waayo, yaad u dhima
    neysa illen qaran loodhinto ma
    majiro, waa dowlad ku shaqey
    so qabyaalad, ee caruurtisa iyo
    reerkiisa ayuu kudhintay.abal
    na kuhelimaayo.

  • @abdifatahomarhussein95
    @abdifatahomarhussein95 Місяць тому +1

    First person

  • @mashalaayedablaq5819
    @mashalaayedablaq5819 Місяць тому +1

    War kuwan dowlad loodhinta ma ahane dhalin yarada askarta ah waxaan kulatalinayaa lafahiina ilaashada oo wax naftiina qarar galinaayo hadii aad aragtaan cagaha wax kadaya is bad baadiya!

  • @relaxationdreamscinema3987
    @relaxationdreamscinema3987 Місяць тому +1

    Adnaan has stolen my friend too. He was working 5 years in warehouse night shift saving for he’s sister too breng her in the Uk. All that hard work is lost. You can imagine how that poor men feels. Yes indeed he had access to the data base off dahabshill that why everyone had trusted him . There are many other travel agents in Birmingham but no one gived them cash. The only reason why people trusted Adnaan was he used work for dahabshil . I will never use there services again if they lie about this . The people who work there are sheiks and if they say he had nothing to do with dahabshill they are not religious people end of the story

  • @SalaadAadanguure
    @SalaadAadanguure Місяць тому +1

    Marki laga reebo siyaasiinta damiir laawayaashaa ee reer soomali laan shacabka somalilaan waa walaaladee 1baad

  • @Samatardahir-ty4sf
    @Samatardahir-ty4sf Місяць тому +1

    Ka daa calow , salaan kadib sxb heedah qaaci ka ah ama kuwa garbanzo ka ah awadal bay ka soo bilaameen sxb Dib uu eeg

  • @hodanwarmahaye
    @hodanwarmahaye Місяць тому

    Macga Dante waa tuugo aniga tagay

  • @Saidalihusein
    @Saidalihusein Місяць тому +1

    Waad run sheeg badan tahay hadii lagaa qaato, qabyaalad waa waxa umadda soomaali burburisey

  • @anabali5298
    @anabali5298 Місяць тому +1

    Waa saxiix warka❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @user-em6ru4uc2h
    @user-em6ru4uc2h Місяць тому

    Balwadii baxsatahay oo baray qabatee baabuur ma ku baadidoonaa.Balwadu Booramay ka bilaabantay.

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 Місяць тому +1

    Cali xareere candha wadaag badal please please

  • @momindekk1
    @momindekk1 Місяць тому

    Karbaash cali xaraare qabilada somalida

  • @abobasement346
    @abobasement346 Місяць тому +2

    war xamar waxaa kah taliyah Argagixisadah u hogamiyoh xasan moryan meshah robow tik tok wasir ku shegah cafimadkah ay dowlad kah yihin bad no shegaysah dowladah o dhan bah Argagixisoh ah

  • @saidhassan2048
    @saidhassan2048 Місяць тому

    CALI IYO YASIN BARAKA الله ي بارك فيكم يا اخوان

    • @saidhassan2048
      @saidhassan2048 Місяць тому

      ALI SCB SALAN Adidas yasin yare oo ad oga tagsan yasin weyn runahanti shqada wadid waxey iskugu jirta wacyi iyo wano iyo garadka somalida road kur uqadasid runti waa arin mudan ina gugu hambalye kkkk mar cadhoda marmarna wan kugu farxaa eelakin ruunti hambaly mar iyo mar ka badan

    • @saidhassan2048
      @saidhassan2048 Місяць тому

      Wan idin salamey adiga iyo yasin.

  • @bashirxersi1986
    @bashirxersi1986 Місяць тому +2

    505 ayuu maraa

  • @AbwaanNurdiin-vx5xg
    @AbwaanNurdiin-vx5xg Місяць тому +1

    Xabsiga oo kaamarado la,aan ah,in bakhaarada ganacsiga lagu xiro,waxay muujinaysaa in lagu mashquulay lacag uruursi iyo bililiqo

  • @abdirizaq6408
    @abdirizaq6408 Місяць тому

    Dhumarka jikada ku fiican yihiin. Fiiribal waraaqad Miiska hoostisa kadirtay

  • @qulle5552
    @qulle5552 Місяць тому +1

    Ali xaraarow nagadaa cayaartan aad nadhexgelineyso sidaad warka uwado ayuunbaad leedahay Spain ayaa kii labaad dhalisey ,hadana waabey badisey anagu warka ayaanu ubaahaney

  • @mohamedjama3282
    @mohamedjama3282 Місяць тому

    Cali waan ku salamay ninkasinmahaa markii igunhoraysay uu wax dhaco waa markii 4 ee uu dhaco lacag 3jeer goib joog qyaann ahaa Lana jeer Inida ah iyo mar Qatar ah

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 Місяць тому +2

    Waxy ila tahay in aydan ku wareerin dawlad dawlad, ma xasn sheikh ayaad dawlad ku sheegeysan, somalida ku abaabula in ay dawlad sameystan

  • @farahkeinan3289
    @farahkeinan3289 Місяць тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mrhoryaal
    @mrhoryaal Місяць тому +2

    *WAAR DEE **#GEBILAY** AWAOWGII BAA KU **#AASAN** REERKA UU KA SOO JEEDONA WAA **#GEBILAY** MARKAA XAGEED MUUSE IYO SIKALE UGU DHIGAYSA ADIGA LAFTAADA KALA **#SHARAXAAD_XUN** WA ISKA WADA SIDAAS **#SHARAXAADAADU** KKKK*

  • @khaalidcabdiraxmaan4972
    @khaalidcabdiraxmaan4972 Місяць тому

    HABLYO spani 🇪🇦🏆

  • @superfun1819
    @superfun1819 Місяць тому

    Alshabaab khawaarij noodiidan dawladda.
    Dahabshiil tuugo anigu waa hore kaguuray..

  • @zakariyadaud2426
    @zakariyadaud2426 Місяць тому +3

    ana number 1

  • @abdiazizmohamed8125
    @abdiazizmohamed8125 Місяць тому

    Arinta in lagu qaraabto magaca dahabshil hadda ka hor ayey Nairobi ka dhacday dahabshiilna way isbari yeeshay oo shaqo kuma lehne ayey yiraahdeen.

  • @user-pp8sc6sw8f
    @user-pp8sc6sw8f Місяць тому +1

    Ilaan dhaqan xumada haye

  • @caliphabdoe708
    @caliphabdoe708 Місяць тому +1

    We r lovely

  • @elmialinoor9028
    @elmialinoor9028 Місяць тому +1

    Wan sugay

  • @abdikaniayub8067
    @abdikaniayub8067 Місяць тому

    Hye, inhii, waan gartay, haa

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 Місяць тому

    Asc wa runta Cadnam xafadena ayu ka dhacay, aniguba lacag iga xawelay bank dahabshil ,wa xafada wa small heath Birmingham UK, ninfecana ma aheyn cadnan

  • @caralemousedaud3460
    @caralemousedaud3460 Місяць тому +1

    Run ayaad sheegtay cali xaraare

  • @abdihakimaliisse3607
    @abdihakimaliisse3607 Місяць тому

    Wiil baa isoo wacay. waqti dambe aniga oo hurdi rawo. Waa ka naxay runti . Ila hada huruda fcm ma seexan. Illah dhibka haa ka dul qaado shacabka muqdisho

  • @caliphabdoe708
    @caliphabdoe708 Місяць тому +1

    Ha yee

  • @caliphabdoe708
    @caliphabdoe708 Місяць тому +1

    Dolad Cusub

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 Місяць тому +1

    Spain waa koobkii 4aad englandna 56yrs ayey dib ugu noqotey

    • @cismaanafgaab3018
      @cismaanafgaab3018 Місяць тому

      Lkn waxay ummadduba daawaneysey inaad war nooga dhigto may ahayn oo aad tidhaahdo marba halkey ciyaartu mareyso waanu idinla socodsiin

  • @kajamohamed
    @kajamohamed Місяць тому +1

    Aad iyo aad

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 Місяць тому +1

    Ali yaa habo in alshabaab qarxiyeen waayo dadka sida badan dadka wax la aamino lama yaqaan

  • @mitamietit1884
    @mitamietit1884 Місяць тому

    Anigo fikir kiiga qabadha shaqada in laga buriyo iyo ganaax beey mudanthy mhn hool yare safarada shaqadiida ama diplomatic

  • @madiinoadoow2722
    @madiinoadoow2722 Місяць тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Malik3544
    @Malik3544 Місяць тому

    Vaar
    Ali Xaraare 25:10 Xasan Sh Galmudug ayu ku dhashay Yasiin; maya Hiiran oo ah Hitshabelle ayuu ku dhashay
    Ali Xaraare wa isku mid kulahaa 😂😂😂😂

  • @ahmedahmed-db4ef
    @ahmedahmed-db4ef Місяць тому

    ASC Cali waxaa ninka UK dhacay waxaa ka daran labo nin oo dhacay somalida Finland oo ka qaatay 17 malyan warkooda raadiya

  • @noormohamud-it6ml
    @noormohamud-it6ml Місяць тому +3

    Cali xarare iyo dhashiisa Wan Idin salaamay

  • @CoinhvHiifDCuin-fr3jk
    @CoinhvHiifDCuin-fr3jk Місяць тому

    Puntland safarad malaha 😂😂😂😂

  • @AbdirahmanIsmael-iq2zy
    @AbdirahmanIsmael-iq2zy Місяць тому +1

    Waar Somalie américa tv tiimaxa ma xirtaan?😊

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 Місяць тому +1

    Waar iidoorku waxaa mayaqano waa dilaan wiilka ay dhaleen waxaa ma qoraan samatar waalidii baa ku dhufatay wakhtigii baa ka buuxa waxna masii dhigan

  • @nasserbin-amin9176
    @nasserbin-amin9176 Місяць тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-pp8sc6sw8f
    @user-pp8sc6sw8f Місяць тому +1

    Ali harow lqngab warsangaliya baa tahay wax xayeey wina kama tabne hadal wana kugu kac sanahay anigu

  • @daganebaraki8459
    @daganebaraki8459 Місяць тому +1

    I DONT TRUST DHABSHIL BEFORE AND EVER

  • @caliphabdoe708
    @caliphabdoe708 Місяць тому

    Book ❤ Laab

  • @abdihakimaliisse3607
    @abdihakimaliisse3607 Місяць тому

    Dahabshiil dadka tugada ha iska ilaaliso

  • @mohameddahir7293
    @mohameddahir7293 Місяць тому

    Safiirku waa nin liitiya shaqadii isaga laga rabay bay qabatay, inuu Abaal Marin siiyo bay ahayd.waxa dalka baabiiyay waa kaas iyo kuwa kaloo badan.

  • @YamaniMaxamed-j9s
    @YamaniMaxamed-j9s Місяць тому

    Dawlad majirto soomaaliya la yiraah waa qAbiil

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 Місяць тому +1

    Waxad tahay naasg xun oo waxba garanayn.
    Samatar waa Reer Gabiley isaga iyo Beeshiisa.Gabiley waa la wada degaa.
    Xaarwayne..
    Waxad tahay qof cawaan ah.

  • @caliphabdoe708
    @caliphabdoe708 Місяць тому +1

    Tak ney

  • @SalaadAadanguure
    @SalaadAadanguure Місяць тому +1

    Cali xaraare somaali laan kaleexo haday naga carayaane hadaanahay koofurta somaliya walaaladeen reer somalilaan

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 Місяць тому

    Safirkas waa in isaga loo yera,BFSJ kuwa kasoo jeda puntlaand iyo kuwa wadaniyada leh waa in Shurucda kuwa balmaray eey lawada xisabtamaan.

  • @user-zs6tx1mb1v
    @user-zs6tx1mb1v Місяць тому +1

    🌹🌹🌹🌹🌷🌷🌹🌺⭐️⭐️⭐️⭐️🏆

  • @mohameddahir7293
    @mohameddahir7293 Місяць тому

    Ahme Ismail Wuxu had iyo jeer ku faanaa reer abtigii way fiican tahay laakiin waxa fiicnayd inaan ka maqalno maalin keliya tolkay.

  • @caaqilyare2711
    @caaqilyare2711 Місяць тому +1

    🎉🎉🎉🎉

  • @abdiraxmanCabdallah
    @abdiraxmanCabdallah Місяць тому

    Cali yo barnamijku wuxuku ficna heesti ad kufurijirta e mey hada si macna male barnamijku

  • @omarsharif6308
    @omarsharif6308 Місяць тому +1

    18:16

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 Місяць тому +1

    War cali ilkaha la tag meesha ha laguu sameeye la tag adiga waa bilaash markaa aad halkan waa qaali ilkuhu maraykan kkkkkkkkkkk

  • @sayidaxmed1655
    @sayidaxmed1655 Місяць тому

    Cali, hore waxaad noo sheegtay in khilaafka Jabuuti iyo Somaliland tahay 'sheeko' hadda waad ka warwareegeysaa in aad ka hadasho, bal ka hadal arintaa!!

  • @osmanaden4035
    @osmanaden4035 Місяць тому +2

    Salan sare cali xarare iyo yasin abukar

  • @mahamedabdiaar2257
    @mahamedabdiaar2257 Місяць тому +1

    Kkkk INANTU GOOLKII LABAAD BAY DHALISAY
    INANTU GUUSHAY SOO HOYSAY INUU KU FAANO BAY AHAYD

  • @XasanSamaan
    @XasanSamaan Місяць тому

    Waxaan doonaya numbarka A. Xaraare

  • @ahmedmussa1984
    @ahmedmussa1984 Місяць тому

    Miyaan lagu eedeyn Mdaxweyne Xasan qabtaalad cad oo uu kula dagaallamey Xildhubaan MARWO?

  • @abdikadirmuse2595
    @abdikadirmuse2595 Місяць тому +1

    Kkkkk

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 Місяць тому

    Rer usa is ilaliya

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 Місяць тому +1

    Kuwa cadaya oo gudaburey maxaa ku haysataan cali awlba gun baa ahadene iidoor baa ka baqdaan ee is xoreeya gunyahay baday

    • @june6206
      @june6206 Місяць тому

      Ma oromo ayad tahay bal af soomali ga baro intanad dadka cayin nacas😅

  • @AbdiMohamed-yk5uv
    @AbdiMohamed-yk5uv Місяць тому +2

    Cali xaraare dowladda ayaaba qaybtahay allshabaab soda roobow iyo kuwo kale

  • @superfun1819
    @superfun1819 Місяць тому

    Reer pl sacid Deni toosh ha ula xiriiro dawlada Federalka.
    Dadkaa dadku kamaqan yihin fiiqi ha utagaan.
    Dawladda Somalia waa dawlad somali ushaqaysa

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 Місяць тому

    Beesha dhexe iyadaa somaliland ka talisa

  • @maxamedxaashi6197
    @maxamedxaashi6197 Місяць тому

    Caliyow masjid kii somalidu isku haysatay ee holen noogasoo warbaxi isna xaguu ku danbeyay