SIDA ISKU CAATEEYAY JIM LAA'AAN!!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 гру 2021
  • Maanta fiidiyoowgan waxan idinkula wadaga sida aan isku cateeyay oo aan 20kg iskaga riday!
    ✨Hada waxan ahaay 72 kg sidas ayan urana in aan 5 ila 7 kilo in aan urido.
    ✨ Waxaan rajeynayaa inaad jecelatay ama aad ka heshay fiidiyoowgan.😍
    ✨waxan kalo kaga mad celina waqtigata quruxda badan ee aad nagalisay.😁
    ASC dadkeeygi aan jecelaay ku soo dhawoow fiidyoow cusub ! Isbuuci waxan so galin 2 fiidiyoow maalinta Arbacada iyo Axada!😍
    Link:
    1: / lesliesansoneswalkathome
    2: / robertasgymworkouts
    ✨Sidoo kale neh igala soco baraha bulshada:
    ✨Instagram: / fadumoomar1
    ✨Facebook: / fankasuganta
    ✨Snapchat: fankasuganta
    ✨Ha ilaawin inaad like iyo subscribe sarto si aad ula socoto muuqaaladeyda MAHAD SANID! :}

КОМЕНТАРІ • 321

  • @Mudan-ML
    @Mudan-ML Рік тому +137

    Qof ka arka qoralkan wll ilhy dhamaan muraadkaga oo bila macsiya haku siiyo Adna ii Duce hno ❤

  • @princeinaali7832
    @princeinaali7832 2 роки тому +30

    Msha llh jazakallahu kheyr wax fudud oo lisku caateyn karo qof sheegay adi lee kaa arkay keep going sister 🤍🤍🤍

  • @hamdixiis6389
    @hamdixiis6389 2 роки тому +8

    Mahadsanid abayo jazakalah qeyr 🙏

  • @hamdicadey8069
    @hamdicadey8069 2 роки тому +18

    Masha Allah so proud of you abaayo mcnto 😍🥰

  • @hoodoabdi5574
    @hoodoabdi5574 Рік тому +19

    Somalida waxay dhahan qofka wan iska jecelahay gabadhan yar waan iska jecelahay wlhi love you sister and thank you 😊

    • @fadumoomar8940
      @fadumoomar8940  Рік тому +1

      Love u abaayo mcnto 🥰🥰🥰❤️❤️❤️❤️

  • @nasroyusuf6407
    @nasroyusuf6407 2 роки тому +4

    Super helpful vid 🖤

  • @hooyojecel5681
    @hooyojecel5681 Рік тому

    Mansha allah wax fiican bankaa faaiidnay mahadsanid qali hore usoco

  • @munamute5555
    @munamute5555 2 роки тому +13

    Macalimadeyda oo said jirkeda uu dhisan yahay ayan wediyay imisa mar samesa isbuci Sport kadibna waxay ii dhahdey Sport Ma sameyo lkn gurigayga said uu ween oo san igaa dhigay yacni see uu hagajinesad ayada dhan wee dhisan thy

  • @raizaahmed5448
    @raizaahmed5448 Рік тому

    Masha Allah thanks for abyo mCN ❤️❤️

  • @halimomusse8094
    @halimomusse8094 Рік тому

    Masha’allah Abaayo thanks ❤

  • @kafiaali7922
    @kafiaali7922 2 роки тому +2

    Mashalaaah huuno shukran

  • @xikaasmhamed384
    @xikaasmhamed384 2 роки тому +2

    M.a xpiipti wax badn ka faiday dhan walbo wataba tay shukran queen

  • @fowziyoaxmed9231
    @fowziyoaxmed9231 2 роки тому +1

    Masha allah mahadsanid mcnto

  • @ridwahaji7588
    @ridwahaji7588 2 роки тому +2

    Thanks dear 🥰

  • @quranshareatube9738
    @quranshareatube9738 Рік тому +3

    Maashalaah waa talooyin runtii aad ii anfacay mahadsanid walal

  • @Kaahamohamed8
    @Kaahamohamed8 2 роки тому +2

    M.allah jazakakaahu kheir

  • @m.y.s.t.e.r.i.o.u.s_g.i.r.l
    @m.y.s.t.e.r.i.o.u.s_g.i.r.l Рік тому +1

    Shukran walashey wax badan ayn kaafaidaistay

  • @hawayurubmohamed4460
    @hawayurubmohamed4460 Рік тому +3

    Thank you 😊 Abyo

  • @luulilyashassan5857
    @luulilyashassan5857 Рік тому

    Masha allah beautiful sister mahadsanid taladaada waa qaatay ❤

  • @hamdixiis6389
    @hamdixiis6389 2 місяці тому

    Jazakalah qeyr abayo dank well ❤

  • @nasriinjamaal1541
    @nasriinjamaal1541 Рік тому

    Mash allh mahdsanid qali nabrkaga no so qoor

  • @amalabdullahi1847
    @amalabdullahi1847 2 роки тому +3

    Quruxley horay usoco abayo ❤️❤️

  • @haawobazaale3915
    @haawobazaale3915 Рік тому

    Masha alaaah alaaha ku xifdiyo walashey

  • @queenkqueenk2795
    @queenkqueenk2795 2 роки тому +2

    Tnks abayo👑💖waan ka faidey wllhi💖💖💖

  • @ikraamnour2863
    @ikraamnour2863 2 роки тому +9

    Queen 👑 👸 faadumo keep going sister ✌️❣️

  • @akramalhadadi8832
    @akramalhadadi8832 2 роки тому +16

    Faduma qurux ley tahay mansha allah waku jecladay 🥰💖🙏

  • @maris7909
    @maris7909 2 роки тому

    Mansha allah sis

  • @aminaahmed429
    @aminaahmed429 3 місяці тому

    Mnshalha wa dadashaye hamblyo 🎉🎉👏👏ntaas kabadn ayan sameeya inshallah kamarajo dhigayo thanks sister👍🥰🥰🥰🥰👌

  • @minhaazsabriye2524
    @minhaazsabriye2524 2 роки тому

    Mahadsanid hapipt❤

  • @ayushyusuf308
    @ayushyusuf308 Рік тому +1

    Thank you qali

  • @hiboabdiyoussouf
    @hiboabdiyoussouf Рік тому +2

    Bonsoir ma chérie félicitation 🇫🇷🇫🇷🙏🙏🙏🙏🇩🇯

  • @user-ek9uj6lg8y
    @user-ek9uj6lg8y 3 місяці тому

    Masha allah qaali ❤

  • @nadiifoxuseen7318
    @nadiifoxuseen7318 2 роки тому +1

    Msha alh abyo waku mahad santahy sida quruxda badn aad nogu sharaxdy

  • @radwamohamed923
    @radwamohamed923 2 роки тому +13

    Thanks abaaayo Wlh waa u baahanahay xaqiiqdi 😍😍😍

    • @fadumoomar8940
      @fadumoomar8940  2 роки тому +2

      Wan Isku lenaahay abaayo mcnto 😍❤️

  • @ayaanahmed8455
    @ayaanahmed8455 Рік тому +4

    masha allah qofkii kaliyeen talo fiican iyo wax fudud Aan ka helay shugran Hppti

  • @amalabdullahi1847
    @amalabdullahi1847 2 роки тому +3

    Abayo video noga so same cunoyinka vi i jirte xili walbo iyo imisa jer a wax cuni jirte ado mahadsan qali mahadsanid ❤️❤️

  • @samiiranor2166
    @samiiranor2166 2 роки тому +1

    Masha Allah

  • @ayaancumar4476
    @ayaancumar4476 Рік тому +2

    Mshlh qurux ale haku barkeyo qli

  • @adnaofficial7367
    @adnaofficial7367 2 роки тому +5

    thnks abayo mcn si fiican baad noogu sharaxday ❤️

  • @najmocabdulqadircabdule1519
    @najmocabdulqadircabdule1519 2 роки тому

    Tnx ❤

  • @user-vj1nz6gp3q
    @user-vj1nz6gp3q 6 місяців тому

    Abaayo waa mahadsantahay macaanto❤

  • @varixazaed5557
    @varixazaed5557 2 роки тому +1

    Thanks wll qli

  • @hafsomuun9978
    @hafsomuun9978 11 місяців тому

    Masha allaah aadbay ii anfacaysaa hadaana is caatayn rabaa abayo caloosha ma jarmaysaa iyadanq

  • @hibocabdi5659
    @hibocabdi5659 Місяць тому

    Masha allah❤❤❤❤❤

  • @xamdiaxmedeey9937
    @xamdiaxmedeey9937 Рік тому

    masha allah abayo mcnto

  • @rahmacige9251
    @rahmacige9251 2 роки тому

    Masha Allah anigu wax aan iskugu daro isoo sheeg xppt

  • @atarishobadiyo446
    @atarishobadiyo446 Рік тому

    Tnks abayo

  • @hodanibrahim6628
    @hodanibrahim6628 Рік тому

    Maashallah tabarakalah

  • @fartuunfilsan3432
    @fartuunfilsan3432 2 роки тому

    Waa mhdsnthy sister 😍

  • @umunihaal
    @umunihaal 2 роки тому +2

    Masha alllh shugran abaayo

  • @nimoabdi6499
    @nimoabdi6499 9 місяців тому

    Mashaa Allah ❤❤

  • @aaminanuur5473
    @aaminanuur5473 2 роки тому +2

    Oo wllo ma is caatayn baa mise waa is cayilin sidan aad tilmaamaysaa

  • @ayushyusuf308
    @ayushyusuf308 Рік тому

    Run ahanti waxa thy qof qiimo leh ❤

  • @iqraabdifarah7382
    @iqraabdifarah7382 Рік тому

    Thanks abayo mcn

  • @maxamedbashiir3793
    @maxamedbashiir3793 Рік тому

    Ok huno wd mahadsan thy

  • @Xalimoccasis
    @Xalimoccasis 4 місяці тому

    Thanks abayo man ❤

  • @sacdiyocabdinuur6807
    @sacdiyocabdinuur6807 Рік тому

    Thnkis xbbti

  • @Beliinaqueen449
    @Beliinaqueen449 Рік тому +1

    M.a abaayo lkn hal xabo aanku darsado taleefan malugo firsado sbbto ah maskaxda ay dilee❤️✨

  • @sawdocabdi2698
    @sawdocabdi2698 2 роки тому

    Mashallah

  • @xaraagohussein5889
    @xaraagohussein5889 2 роки тому +62

    Asc abayo wa kugu cusbahay hada le ku arkay ano UA-cam dhax waregayo wax i anfacayo ka hadashay no sobadi thx sis 🥰

    • @fadumoomar8940
      @fadumoomar8940  2 роки тому +4

      Masha Allah so dhawoow mcnto 😍

    • @rahmaeyman22
      @rahmaeyman22 Рік тому +2

      @@fadumoomar8940 abyo Ani waa buuranahay maxan sameeya Dhar igumasoo baxayan 🥺

    • @BLACK_PINK_672
      @BLACK_PINK_672 Рік тому

      @@rahmaeyman22 Ani xata😳😭 waa tashanena soo bax

    • @NajmaCadow-ei2id
      @NajmaCadow-ei2id Місяць тому

      😊😊😊

  • @somalishorts14
    @somalishorts14 2 роки тому

    Tnks

  • @thulll3643
    @thulll3643 2 роки тому

    M.a abaayo❤️❤️❤️

  • @maidakhalifali1232
    @maidakhalifali1232 2 роки тому

    Tnx xbbti 💋👑🥀

  • @safabeder991
    @safabeder991 Рік тому

    Xppti xabad baradho io xabad karoote ah aa isku karkariya ma cuni kara ina isku Cateyo raba plz iso jawab xppti

  • @thegoats274
    @thegoats274 8 місяців тому +1

    Mansha alaah

  • @kowsarahmed5349
    @kowsarahmed5349 2 роки тому +1

    Sax thanks abaayo

  • @bilanadan4276
    @bilanadan4276 2 роки тому +11

    Wlhi gabadhan isku cid nahay😂😂😂aduunka macmacaan iyo sokor ugu jeclahay 😂thanks qalbi nuura

    • @fadumoomar8940
      @fadumoomar8940  2 роки тому +2

      😂😂😂 wan Isku lenaahy mcnto ❤️

  • @ju4965
    @ju4965 3 місяці тому

    Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @yuusufgureey6163
    @yuusufgureey6163 2 роки тому +16

    Jir caafimaad qabaa maskax wanaagsan laga hee talo wanaagsan
    abaayo thanks lkn clip kale keen oo 6 pack kahadleeyo 6 pack kudhibanahaye

    • @fadumoomar8940
      @fadumoomar8940  2 роки тому

      Aboowe 6 pack laga tahay mar hore 😂 Hada waxan idin soo wada 12 pack 😂😂😂😂

    • @meekgaming6819
      @meekgaming6819 2 роки тому

      @@fadumoomar8940 😂😂😂😂😂

  • @luulahmed1869
    @luulahmed1869 Рік тому

    mansha allah

  • @umuhafsa8331
    @umuhafsa8331 2 роки тому +3

    masha allah shukran gabdhaha naska nujuji o shaha saidka cabo maxa kula talin lahed

    • @munirawarsame3353
      @munirawarsame3353 2 роки тому

      Abayo caleenta Green tea cab hana badsan biyo badan cab anigaba waan nujiyaah 18 kg aan iska ridey waqti yar

    • @mawahipkosar9459
      @mawahipkosar9459 2 роки тому

      @@munirawarsame3353 blz wllo ilmaha ma catobaya maxad samasay

    • @ayaanmaxamed7857
      @ayaanmaxamed7857 2 роки тому

      @@munirawarsame3353 mcnt cunuga dhib amuu ku imaadaa

    • @fadumociisemohmud5911
      @fadumociisemohmud5911 2 роки тому

      @@munirawarsame3353 abyo inte kala soo xariraa blz

    • @shukriali9339
      @shukriali9339 Рік тому

      ​@@munirawarsame3353caleentaas qofka nuujinaya uma wanaagsana ayaa ladhahay abyo anaa rabay inaan is ticmaalo waa laiga cabsiiyay

  • @cabdulahijamac8766
    @cabdulahijamac8766 2 роки тому +2

    M.a aad baan ulu bahnaa

  • @gallad2052
    @gallad2052 2 роки тому +6

    Wlhi funny baad tahay🤣, taladaadana aadbey noo anfacday

  • @user-vu1kf4yl9n
    @user-vu1kf4yl9n 2 місяці тому

    Tnx byo mcn❤❤❤❤❤

  • @SalmoNuur-wl7dc
    @SalmoNuur-wl7dc 2 місяці тому

    Masha allh

  • @saynabahmed9821
    @saynabahmed9821 Рік тому +1

    Abayo mahadsanid macaanto ilove you macaanto

  • @samiamohamett3300
    @samiamohamett3300 Рік тому +1

    Abyo 68kg ahy wxn rba 52 hadan rba ina bilaabo marka cunta iga caawi plz

  • @user-sw7tq1tj8u
    @user-sw7tq1tj8u 5 місяців тому

    Wllo macan ina is cateyo rana marka waxan cuno oo calosha iskaga rido iso sheeg fadlan

  • @amalali6951
    @amalali6951 Рік тому +1

    Soonka badiya waa catooweysiin inshlh

  • @abdijama7395
    @abdijama7395 2 роки тому

    Maanshallah

  • @adooooontiiiiiialle
    @adooooontiiiiiialle Рік тому +1

    Iska oy kulaha xppti funny athy😍

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt 7 місяців тому

    Waad mahad santahay

  • @fatimaabdi636
    @fatimaabdi636 Рік тому

    Sami aadaa ugu mahadsantahay aniga 52 ahay kistoo inaa weight loss sameya rabaa cuz qof sports ahay

  • @mohacade8091
    @mohacade8091 2 роки тому +4

    Ur soo funny gabdhaha bes ha dhihin 🤣🤓

  • @simranmahamudmahamed1470
    @simranmahamudmahamed1470 Рік тому +1

    Asc fadumo abayo maaaicaawinkaaartaaa

  • @sakiaahmed7463
    @sakiaahmed7463 2 роки тому +1

    Wasax abayo

  • @AyaanXuseen-to4xn
    @AyaanXuseen-to4xn 6 місяців тому

    Masha allah 😂❤

  • @hodancali958
    @hodancali958 2 роки тому

    Marka dambe waadla qabsaneesaa maxaad ka wadaana abaayo biyaha markaan cabo kaadi isdaba joog ayaa iqabato malaga yaabaa iney iga istaagto kaadidaas badan anoo sii wado biya cabida fadlan iigasoo jwb.

    • @bintuhassan3915
      @bintuhassan3915 2 роки тому +1

      Ha kaadida badan waa ka joogsanee biyo badan laan na joogi maysid

  • @faadumoyuusuf4981
    @faadumoyuusuf4981 11 місяців тому

    Qajo maxaad ka wada wll

  • @farxiyoabdulqadir6320
    @farxiyoabdulqadir6320 2 роки тому +3

    bariis iyo baasto waa cuni kartaa markaan maqlaan soo rooray

    • @suuban001
      @suuban001 2 роки тому

      Waa qoslay soomaali dhan ayaa labadaas jecel

  • @najuucadey4062
    @najuucadey4062 2 роки тому +1

    Adoo xalwad cunayo mcqul mba ahn Ina catowdo

  • @queenkqueenk2795
    @queenkqueenk2795 2 роки тому +6

    Funny tahay abayo I.a jadwal sameesanaa mcnto intaa kala soo xariira plze help me💖

  • @ceynimxd3329
    @ceynimxd3329 2 роки тому +7

    Mnsha allah xayati waxaan ku weydinaa ka so hadal wajiya iskugo jiro qaliil iyo saliid

  • @zapnaqueen3939
    @zapnaqueen3939 3 місяці тому

    M.a ani biyaha ayaanku noolahy waa biyo cab cadanahy alxm

  • @aishayariisey3769
    @aishayariisey3769 Рік тому

    Hada intaa tahy ayaa ahay waxaan rajeynaa inaa is caateeyo

  • @maryanaxmed8183
    @maryanaxmed8183 Рік тому +1

    Abyo cunada waxan cuna rooti io ukun ama sabayad ama bariis intas ayan mar walba cuna ee cadi miya mize wan ku cayila jwb plz😒😭

  • @RuunMxamed
    @RuunMxamed 8 днів тому

    Mshllh

  • @marianali9559
    @marianali9559 Рік тому

    Jzk khair abaayo

  • @fatumali1829
    @fatumali1829 2 роки тому

    Adanba ku sugayey samideyda

  • @berlulobukuro2086
    @berlulobukuro2086 2 роки тому +2

    Mnshlh ❤️❤️