Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Ceelka Shayaadiinta | Ceelka ugu halista badan aduunka - Barhuut

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 вер 2020
  • Ceelka Shayaadiinta | Ceelka ugu halista badan aduunka - Barhuut
    -------------------------------------
    Nagala soo xiriir:
    Email: waaberi2030@gmail.com
    Facebook: www.facebook.c...
    Twitter: / waberi2030
    Instagram: www.instagram....

КОМЕНТАРІ • 850

  • @azadzaed424
    @azadzaed424 3 роки тому +1219

    Marba hadii nabigu ka Hadlay arrinta ceelka aniga way iga dhantahay.
    Hadaad nabiga adeecsan tahay like iisar wll👍

    • @kingnakhlan674
      @kingnakhlan674 3 роки тому +4

      Scw

    • @cabdiraxmaanyare821
      @cabdiraxmaanyare821 3 роки тому +7

      Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
      Sax Waa Bro Hadii Uuba nabiga Sheegay Wax Kaloo Dhiman Maba jiraba Wllhi
      ua-cam.com/video/3elHMNtle3o/v-deo.html
      Sxboow Linkigaan Waa Macalin English Aan Wax Badan Ka Faaiday ila Arkabo
      ua-cam.com/video/3elHMNtle3o/v-deo.html

    • @m.sharif382
      @m.sharif382 3 роки тому +5

      Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe

    • @m.sharif382
      @m.sharif382 3 роки тому +2

      Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe

    • @m.sharif382
      @m.sharif382 3 роки тому +4

      @@kingnakhlan674 sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe

  • @pharthuzdiamond8476
    @pharthuzdiamond8476 3 роки тому +192

    Waxaan lahaa intii horoo dhan waxan wa quraafad anaa aadaya ceelka kana war keenaya lkin markaan maqly xadiithka suubanaha afkii baa juuqda gabay waanan rumaystay👍🏼

    • @exalonepoi6024
      @exalonepoi6024 3 роки тому +3

      😅😅😅😅😅😅😅😅😅 amba sasaan aha

    • @mohamedkathar6009
      @mohamedkathar6009 3 роки тому

      Welcome waberi Plz waxas wadacdee

    • @kassimmo4682
      @kassimmo4682 2 роки тому

      Fardooso hada ma aaday mana nooshahay saxibey😜

    • @pharthuzdiamond8476
      @pharthuzdiamond8476 2 роки тому

      @@kassimmo4682 inaa idisho maa rabtaa😂

    • @kassimmo4682
      @kassimmo4682 2 роки тому

      @@pharthuzdiamond8476 woow waad nooshahay saxibey dhaxalkeeda doono is dhahaayay noooh hhh

  • @qaamuusmedia9063
    @qaamuusmedia9063 2 роки тому +16

    Waan jecelahay nabigeena maxamad nnkh❤

  • @jikadanora4023
    @jikadanora4023 3 роки тому +70

    Asc waxaan ahay hooyo soomaleed oo yutub cusub furatay oo cunto karin ah waxaan kaa codsanayaa in aad isaacido aniga oo fiirsaday barnaamijka aad dadka ku saacideeyso jazaka allahu kheeyran guul ayaan kuu rajeeynayaa

  • @100YearsAgo.
    @100YearsAgo. 3 роки тому +83

    Nebi Muxammed wlhi aad baan kuu jecelahay xita naftayda adan ka jecelhy

  • @maryamadhiblawe5881
    @maryamadhiblawe5881 3 роки тому +58

    maya ma maqal barhuud waa marki iigu horeysay oo aan maqlo shartiisana ilaah baan ka megen galay

  • @muna2769
    @muna2769 3 роки тому +65

    Chanel kan walaga hurda wlhi so amazing history behind this channel keep going bro😍👑

    • @mohamedpro4454
      @mohamedpro4454 3 роки тому +3

      Qofkii xigmad iyo qiso tariir iyo wixii adunka ka dhacay radinaya uu ku faa’idayaa balse wali dadku may wada arkin Lkn waxaan filayaa dhamanba somali oo dhan in uu gaadhi dono lagana faadidaysan dono

    • @d5_7a_
      @d5_7a_ 2 роки тому

      Ani roob cml u darta😂

    • @sharmaabdi1344
      @sharmaabdi1344 6 місяців тому +1

      Markan seexanayo oo aan rabo inan maskaxda kaso jeediyo mashquulaadka kale ayan si nafiska u shitaa kadibna wanku hurdaa

    • @salahdiinmohamed5491
      @salahdiinmohamed5491 2 місяці тому

      😂😂😂 waa janalada khuraafadka bixiya 😂

    • @SADAAAMLakiboy
      @SADAAAMLakiboy Місяць тому

      Hurda kahela videoydad❤

  • @ashaanka
    @ashaanka 3 роки тому +8

    Mar haduu kahadle kii dhagahu magacisa kuraxesanayan NNKH war waakaga dhanyahay✅✅

  • @zamipoy3808
    @zamipoy3808 3 роки тому +13

    Haa wuu jiraa wuxu na ku yaal kudaha somalia waxana ku nol masas🐍🐍🐍 aad uu weyn sida kan oo kale qaylo ka baxaYso hada kahor ayaa maqlay mar aa dhaweyn oo ana dhalayn in ee galayn askar american ah kadibne la wayay lkn ma aqaan mel uu ku yaaL waxaana ishegaY awoowgeY ilhy ha unaxaristo🙋‍♂️🙋‍♂️

  • @bilyandhaan2533
    @bilyandhaan2533 3 роки тому +70

    أعوذ بالله من الشيطان الرجيم

  • @sxpfcniyowllba2793
    @sxpfcniyowllba2793 3 роки тому +12

    Lkin xasanaadku wuxu iigu jiraaa scw scw kli ah😍😍😍😥

  • @kimluuz2866
    @kimluuz2866 3 роки тому +12

    Ilahayo inta aan nolosha hay ha igeen subxa nalaah

  • @sakariemustafe9577
    @sakariemustafe9577 3 роки тому +12

    Manta ayaa igu horeesa in aan maqlo ilaahay sharkiisa hanaga bad baasho aamin aamin

  • @yaasirwado2262
    @yaasirwado2262 3 роки тому +4

    Mzha allh run ahaanti hore uma maqlin balse waxaan aqaaan God la mida ama soo yar Shabaha oo ku yaal magalda qardho ee Somali
    Waxaa la dhahaana god jini godkaasna run ahaanti anigeygan kula hadlaya ayaa malin galay balse xiliga habeenki waxbaa ka qeyliya oo lama gali karo ee bal wll adoo mahadsan barnaamij ka soo samee run ahaanti waa God cajiiba
    Wxaa thy mcalinkyga full respect 🙏

    • @geeledheere1896
      @geeledheere1896 3 роки тому

      wll ceelka qardho ku yaal waxaa layiraa hay booqan waana ka duwan yahay ceelkan
      Anigu waan galey godkaas, malabka gudahiisa laga soogurana wax badan baan cunay
      waxaana ceelkaas sallaan gudihiisa u dhaadhacshay guntiisana ceel labaatan mitir ah ka qoday ilaah ha'unaxariistee maxamed naxar jin iyo balo kalana madegana

  • @mohamedbashir6884
    @mohamedbashir6884 3 роки тому +10

    Magacaygu waa A/rahman cumar halkanina waa waberi media
    sxb Allah ha ku xifdiyo

  • @sakariyedayib1491
    @sakariyedayib1491 3 роки тому +26

    Xadiiskan yaa ka wariyay rasuulka saw kitaabkeebuuse ku yaalaa darajadiiisuse intay gaadhsiisantahay?

    • @safiamahadshdahir5146
      @safiamahadshdahir5146 3 роки тому +5

      3:25 sifcan u beg xadithkaas kuyala screnka intad istajisa waxa wariyay cabdulahi bun cabas lkn kitabka....mafahmaya aniga wll

    • @sakariyedayib1491
      @sakariyedayib1491 2 роки тому

      @@safiamahadshdahir5146 wll ceelkan xaqiiqadiisa kasoo daawo ogaansho

  • @luulamiin1678
    @luulamiin1678 3 роки тому +5

    Xaqiiqdii maanta iigu horeyso inaan maqlo ceelkan iyo shartiisa allan ka magalnay

  • @dalqoshow4318
    @dalqoshow4318 3 роки тому +5

    Arrinka ceelkan haddii uu nabigga ka sugnaaday xadiisa ka hadalay waan rumaysnahay like ii sara

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 3 роки тому +7

    Markii iigu horaysay ee aan maqli magaca ceelka barhuud waxay ahayd 2015 macalinkii tarbiyada noo dhigi jiray dugsiga Sheikh Ibrahim ee Burco class 8 oo la odhan jiray Axmed Xaaji wakhtiyadii horena ku noolaa dalka yemen ayaa noga shekeeyey wan xusuusta oo habeenkiban ku riyooday anoo ceelka ku dhacay oo aan carari Kari waayey !!!!

    • @CabulahiXarir
      @CabulahiXarir 2 місяці тому

      Ani waxan ka maqlay c/raxman cumr wa beri media

    • @qacqacosman5716
      @qacqacosman5716 2 місяці тому

      @@CabulahiXarir
      Aniguna macalinkaygan ka maqlay qisada ceelka 2015

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 3 роки тому +5

    SCW SCW Mahadsanid Teacher Waberi

    • @cabdiraxmaanyare821
      @cabdiraxmaanyare821 3 роки тому

      Scw Scw Scw
      ua-cam.com/video/3elHMNtle3o/v-deo.html
      Sxb Mcn Linkigaan Waa Macalin English Aan Wax Badan Ka Faaiday ila Arkabo
      ua-cam.com/video/3elHMNtle3o/v-deo.html

  • @mufakirproduction8952
    @mufakirproduction8952 3 роки тому +4

    Dhibtiisu ma yaraa hadduu nabigu uu shar ku tilmaamey biyihiisa

  • @user-cm9nx1xc5h
    @user-cm9nx1xc5h 7 місяців тому

    Wa La Galay Ceelka Barhuud Oman rag u dhashay ba galay. Oo So Duubay. Wa Qurux Hoostiisu. Lkn Nabigu biyihiisa shar bu ku shegay.

  • @yusufpogba9743
    @yusufpogba9743 2 роки тому +2

    Ilahayoow inagahaay waxaxum😟😟😲😲🤲🤲🤲

  • @mahadalilibaax2557
    @mahadalilibaax2557 3 роки тому +1

    Ilahay hanaga badbaadiyo sharka barhuut waan maqlay Harana waan u dhgaystay qisooyinkiisa

  • @amiindheere9889
    @amiindheere9889 3 роки тому +3

    Wali ii samey sheer sxb qali 😭😭😭😭😭😭💞💞🇸🇴🇸🇴🙏

  • @aqoonchannel1438
    @aqoonchannel1438 3 роки тому +37

    Maalin un wan sugaayey in laga hadlo ceelkaan maxaa yeelay waxàan fiirsaday asoo carabi ah
    Masha Allah horey usoco 💞

    • @cabdiraxmaanyare821
      @cabdiraxmaanyare821 3 роки тому +1

      M.A Sxb Mcn Linkigaan Waa Macalin English Aan layaabay

    • @cabdiraxmaanyare821
      @cabdiraxmaanyare821 3 роки тому +1

      ua-cam.com/video/3elHMNtle3o/v-deo.html

    • @madoorankareealownoodooral770
      @madoorankareealownoodooral770 3 роки тому

      Haa waxaa isna jira waadi yaman ku yaala oo ay iiga sheekeeyeen macalmiinta jaamacadda beder international university kaa magaciisa looga yaqaano jaham kaasoo wali geed aan lamarn meeshuu ku egyahey aan la aqoon markaa na garanayo ma halkan aywy u jeedaan mise waa meel kale waxaan filayaa iney kala duwan yihiin sidey ukala magac duwan yihiin

  • @programmerrules2092
    @programmerrules2092 3 роки тому +9

    Best somali channel bro keep going 1M insha allah

  • @simayelabdiqahardjamac2448
    @simayelabdiqahardjamac2448 4 місяці тому

    3 sano ka hor bey ahed waxti haben ah inan UA-cam an ka dawadey vidéo gan waberi média ila manta oo tarikhdu tahay 5 / 4 / 2024 wan ku xiranahay pages waxba bad n'a bartey abdirahman omar allah ku dayo wa kheir ban ku rajeynaya ramadan moubarak ❤️❤️❤️🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ilmaawcilmi8265
    @ilmaawcilmi8265 3 роки тому +8

    Nebiga ku saliya scw

  • @SafwanAhmed-v7d
    @SafwanAhmed-v7d Місяць тому

    Jacayl galbiyeed ayaan kugu jecelahay scw ❤❤❤❤❤🎉

  • @sxpfcniyowllba2793
    @sxpfcniyowllba2793 3 роки тому +7

    Illahay ayaa xuunka magan galnay ma arag mana jiro ceelnoocan ah meel kasta wayo nabigu (NNKH) masheegin ceel udhigma

    • @ayannaupdi6378
      @ayannaupdi6378 3 роки тому

      wu jira wll
      macruf waye mukala yemen
      ayu ku yala

  • @nimcoindhouroon5241
    @nimcoindhouroon5241 3 роки тому +13

    Scw Scw Scw Scw Scw

  • @saciidsuudaan3812
    @saciidsuudaan3812 3 роки тому +3

    Wll waliga warka nabiga hadhalilsan xaqiqdana kaso qado warkisa scw

  • @Mo_daani
    @Mo_daani 8 місяців тому

    Been weeye waxaas nabiga scw cidna kama soo warin kitaabka io axaadiistana meelna ugama qorna waa ceel shar ah sidoo kle dadka ayaa been iyo quraafaad ka camirtay hadaba ceelkan waa ceel caadiya saxaafad ayaa dhexgalay muuqalo qurux badana kaso duubay 👍👍

  • @nurajama1913
    @nurajama1913 3 роки тому +11

    Weliga ma maqal balse lkn nebigu hadu sheegay ceelkan khatartiisa waa xaqiiq 💯🙏

  • @gureyaxmedgurey82
    @gureyaxmedgurey82 3 роки тому +6

    Waligay ma arag kuma riyoon maanta iigu horaysaaa🙄

  • @musamusamm6418
    @musamusamm6418 3 роки тому +6

    jazakallahu keira wajaza wll waligey ma maqlin celkan Allah swt haku xafido adun iyo aqhiraba wll

  • @abdikhadar9313
    @abdikhadar9313 3 роки тому +5

    Cawa igu horeyso cerlkan

  • @nuurmahamedmahamuud3985
    @nuurmahamedmahamuud3985 3 роки тому

    marhaduuba nabigu shegay ceelkan arimkiisa iyo shartisa illaahay ayaa garanaya waxa kudugan

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 3 роки тому +11

    Waligay man maqal mana arag ilaahay ima geeyo ceelka kkkkkk

  • @xasanmaxamed1232
    @xasanmaxamed1232 10 місяців тому +1

    Libax waan ku wataa soo badi

  • @fowziaissemohamud4365
    @fowziaissemohamud4365 3 роки тому +1

    Haa celkani was jiras meeshan was ku yaal waana xabsigii jinks ee nebi suleiman sheekadan nimanka yamaniyiinta was daawaday waan kasocdaa

  • @AnasCumar-f3s
    @AnasCumar-f3s 3 дні тому

    Nabiga waxuu san oran qofkii yiraahda nabigaa yiri waaa danbi iska jir

  • @user-ks5wj8sk2u
    @user-ks5wj8sk2u 10 місяців тому +1

    Kusali xabiibkeena scw ❤❤❤

  • @rukiabille4506
    @rukiabille4506 3 роки тому +6

    Scw scw scw.

  • @Idileey9
    @Idileey9 3 роки тому +11

    Intee xidhaan mee duugaan 🤔 marba hadiisan faido lagu qabin

  • @abdallaanshaxofficial2429
    @abdallaanshaxofficial2429 3 роки тому +16

    Maya ma arag wllhi waa ceel mucjiso badan wllhi wn yaabay wllhi lkn waad mahadsan tahay madaama wax naga daahsoonaa aad dibada nooga soo saartay wllhi alle hakaa abaal mariyo

  • @bisharoabshir454
    @bisharoabshir454 3 роки тому +1

    Waligey ma maqal maanta igu horeeso celkaas lkn meelo halis eh oo jin aadago ladho waan maqlay thnks wll sidaa noosaa garsiisay iyo inaa na ogeesisay inuu rasulka SCW uu kahadlay 😍 jizakallah

  • @janaabintucumar1326
    @janaabintucumar1326 2 роки тому

    Maya maqaan meelakale lakiin like cida nabiga jecel csw👍

  • @ridwanhussein1715
    @ridwanhussein1715 3 роки тому +12

    Qaybta commentiga waxa loo sameeyay in aad qoraal kaga fal celiso machaha uu fidiyowgu ka hadlayo lkn maaha meel like ama subscribe lagu tuugsado. Somali maryoolay iska dhaaafa jaahilnimada 🤨

  • @HodanYusuf-nb1ko
    @HodanYusuf-nb1ko 6 місяців тому

    Ku zalli nabiga scw scw❤

  • @feisalfeizul9717
    @feisalfeizul9717 3 роки тому +4

    Waad mahad santahay walaal A.rahman

  • @naimaofficial3129
    @naimaofficial3129 3 роки тому +1

    Waligay horey uma maqal .
    Mana arag wax lamida asaga oo calamadaha aad ka shegtay leh.

  • @supplier892
    @supplier892 3 роки тому +6

    Chanel kan iyadoo aysan faan iga ahayn wlhi editing kiisu waa top . Hore usoco dadaalna ku dar .

  • @nuurdinmxamad910
    @nuurdinmxamad910 3 роки тому +2

    Wow best ever mar haduu nabigu sheekay sharkiisa waa sharsanahay bilaa aadanka dabeecadiisa waxaa ka mid ah in ay jecelyihiin iney ogaadan waxan la ogaan waayan nin youtuber maado maadoying skuulka lugu dhigta dhiga ayaa video ka ku dul qoray HADAAWAN kadibna waxaa dawaaday malaayin iyodoon cid yar ah daawan jirtay

    • @c.raxmancali6250
      @c.raxmancali6250 3 роки тому +1

      Hhhh war nio ninkaazi caadi ma ahyn dadka iska noooocaas ah

  • @suhaybsamaale2584
    @suhaybsamaale2584 3 роки тому +2

    waan maqlay in badan warkiisana waan hayey lkn inaan soo arko ayuun baa ii dhiman insha allah Mar uun baan soo arki doona XadeaMouwt

  • @isacksport8403
    @isacksport8403 3 роки тому +15

    haa waxa jira ceel ku yaala xadka u dhaxeeya Gobolka sanag iyo sool ceelkas oo magaciisa la dhaho naxar- kushide sida la sheegay ceekas waxa uu ledahay biyo macaan sida kle waxa la sheegay in at jiman ku nool yihin iyo masas aad u waaweyn waxa jirtay waqti aan saas u fogayn oo ahayd 2014 laba nin oo galay ceelka si a at uguso maydhan waxay galeen ceelki markuu ay galeen nimankii hore ayaa ay u soo noqon waayeen wax la sogoba waa la garan laayahay meel aaya jaan iyo cidhib dhigeen dad kle oo is yidhi gala ayaa Markay saas afaadkisa hore marayen waxay aarken maasas aad u waaweyn oo si aada u dhalalaya ama iftiimaya oo xagooda u soo soda waxa kle oo at dadka degaanku sheegan in gabalku marka uu dhaco ay ka baxaan cod iyo qaylo kula duwan dhererkusa waxa la sheega in uu ka dheeryahay ilaa 500m

  • @salmahassan6998
    @salmahassan6998 3 роки тому +5

    InshaAllah bari subax lee daawan karaa hada mayooy kaligayga qol jiifan rabo😭

    • @sadiiqcabdi7015
      @sadiiqcabdi7015 3 роки тому

      Anaa kula jiifanaayo🤣🤣😂

    • @cabdularahmaannuor6903
      @cabdularahmaannuor6903 3 роки тому

      hhhh oo marka aad kaligaa tahay ayey ugu macaanthee inaad daawatid

    • @mohaamiin311
      @mohaamiin311 3 роки тому +1

      😂😂Ana jooga habaqan

    • @abbasmohamud6338
      @abbasmohamud6338 3 роки тому

      Shaka xariirta carbaad oo baanta ah ka daa umada somaliyaa

    • @osmanhaggi6947
      @osmanhaggi6947 3 роки тому

      Kkkk wlh anba xalay aa arky mar ee ahyd kudhawad sideed saac haneenimo bari lww fiirsan karaa aa dhahy hda fiirsaday😂😂

  • @shaakirabdiweli7297
    @shaakirabdiweli7297 3 роки тому +2

    Masha allah Weli Ma Maqal Ceelka #BerHuut Ee Ku Yaalla #DooxadaXadraWawt

  • @djaj5333
    @djaj5333 2 роки тому

    Waxasi waaa beeeen wxpa kama jirAaaan wxd aaad sooo gudbizay team reer oman ah ayaaa galay beenta jooji waryaaa

  • @aliabdullahi6170
    @aliabdullahi6170 3 роки тому +1

    Halalaw iyo haybooqan baan maqalijiry oo qardho ku yaal

  • @samriyeofficial3583
    @samriyeofficial3583 3 роки тому +1

    𝐍𝐄𝐁𝐈𝐆𝐄𝐄𝐍𝐀 𝐒𝐜𝐰 𝐖𝐚𝐱 𝐤𝐚𝐬𝐭𝐚 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐮 𝐢𝐧𝐨𝐨𝐠𝐮 𝐬𝐡𝐞𝐞𝐠𝐚𝐲 𝐍𝐍𝐊𝐇 𝐥𝐢𝐤𝐞 𝐢𝐢𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚 𝐰𝐥𝐥

  • @ahmedmussa454
    @ahmedmussa454 3 роки тому +1

    Yaa ka soo saara mar hadii aansy gutisu dhamad lshayn

  • @sahalsoyal6659
    @sahalsoyal6659 3 роки тому +3

    Haa god la mid ah waa uu jiraa .. waxa uuna ku yaalaa meel ka mid ah southwest state (Maayland) Somalia

  • @aqoonxasuusin244
    @aqoonxasuusin244 3 роки тому +4

    Hurey uma maqlin nagena scw hadiiba kahadley waa ka guduumey aniga qof kiirac san leka

  • @mohamedahmednur9420
    @mohamedahmednur9420 3 роки тому +8

    Wcs wr wb sxb 🌸#cabdirxman horta ceelkan horta hadaa igu horaysa maqalkiisa lkn ani waxaan aqaanaa oon arkay celel noocan oo kala ah, anigoo yar oo arri la jooga, Goobtu waa soomali galbeed ( deegaanka soomalida Ethiopia ) gobalka jarar dagmada birqod badiyaheeda ( miyigeeda ) waxaa la dhahaa goobta magaceeda xidh marsaale, waa ceelal dhawr ah oo tilmaamahan oo kale leh waxana la yaqaanaa #ceeljiniyada.
    🙏😍🌷

  • @07kingmilan52
    @07kingmilan52 3 роки тому +7

    Scw❤

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 2 роки тому

    Ceelk Barhuut waan maqlay Xadiith nabiga... scw ayaa sheegay...Sxb..scww

  • @mjimcaaleismaaciil3770
    @mjimcaaleismaaciil3770 3 роки тому +9

    Haaa waan maqalay lkn markaan ahaa from 4 ayay ahayd oo maclin baa iiga sheekeeye waxaanu igu yidhi waaxaan yaqaana meel aanay CID aanay wali tagin lkn anigu aaan tagay waana meesha loo yaqaano AREA 19 oo waxay ku taalaa buuro somaliliand ku yaala
    Mahdaasanid

  • @AaminaFarxaan-ip8un
    @AaminaFarxaan-ip8un 7 місяців тому +3

    Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤

  • @askaas
    @askaas 2 роки тому +2

    Nio hadda muqalkan dhabta waa ka fog yahy ee sida saxda ah uga Soo hadal
    Waxan kugu qabaa kalsooni badan hadda waxaa la sameeyay baritaan ku saabsan ceelkan ee Soo aqri baritankaas ka dibna kan is bixi oo midka baritaanka looga Hadlay Oo aanan ahyn midka aad ka hadlaysid uga Soo hadal
    Insha allah

  • @cabdulahiosmaan1300
    @cabdulahiosmaan1300 2 роки тому

    𝐡𝐚𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐫𝐚𝐬𝐮𝐥𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐚𝐚 𝐬𝐚𝐱 𝐀𝐥𝐥𝐚𝐡 𝐡𝐚 𝐮𝐧𝐚𝐱𝐚𝐫𝐢𝐬𝐭𝐨 🥰❤️💯❤️𝐧𝐚𝐛𝐢 𝐦𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐬𝐚𝐥𝐚𝐥𝐚𝐥𝐚𝐡𝐮 𝐜𝐚𝐥𝐚𝐲𝐡𝐢 𝐰𝐚𝐬𝐚𝐥𝐢𝐦🥰💯❤️🥰❤️💯❤️ 𝐢𝐲𝐨 𝐄𝐡𝐞𝐥𝐤𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐀𝐦𝐢𝐢𝐧

  • @abdirihimarts1504
    @abdirihimarts1504 3 роки тому +1

    Scw

  • @oddorosmedia9984
    @oddorosmedia9984 3 роки тому +11

    dadka video yada aadan sahan iyo apdirahaam waabari sabiskaraab iiaara la hoos ordayow walaalayaal sida nimankaa udadaala waad gaadhaysaan heerka aygaadheene

  • @mascuudjaamac4214
    @mascuudjaamac4214 3 роки тому +5

    Wcs thanks teacher 👍💖💖💖

  • @cabdiraxmaancadde1736
    @cabdiraxmaancadde1736 3 роки тому +1

    Waa chanalka aan ugu jeclahay

  • @abdi6973
    @abdi6973 2 роки тому

    Waligay hore uma maqlin thanks wll

  • @abdirahmanmuseali9852
    @abdirahmanmuseali9852 3 роки тому +2

    Masha-ALLAH

  • @walaloex6438
    @walaloex6438 3 роки тому +7

    Haa waxaan garanayaa sida sadex barmuuda iyo gobta aamusan zone of silence ee Mexico kutaal

    • @manmen1763
      @manmen1763 3 роки тому

      Maya.sxb.mamaqal.manita.kahor.ee.celakan.waba.ceeli.mucujisa.ahaa.shara.kisan.ilahay.bani.kamagan.galaya.adigan.jasakumalah.hadad.naso.gadhasisay

  • @mukhtarcabdiaxmed337
    @mukhtarcabdiaxmed337 3 роки тому +4

    Maalintii kowaad oo aan maqlo ceelkaan mahadsanid

  • @nurshareeco9658
    @nurshareeco9658 2 роки тому

    Fadlan xadiiska Saxeexiisa ma haysaaa

  • @AyaanleMoh
    @AyaanleMoh 3 роки тому +1

    Waa sax

  • @Cilmidoon1
    @Cilmidoon1 3 роки тому +6

    Xadiith kaas saxiix ma yahay talaw?

  • @fadumoahmed8001
    @fadumoahmed8001 3 роки тому +2

    Yamayska galkacyo kuyaala kasoohadal pls

  • @manchesterunited9207
    @manchesterunited9207 2 роки тому

    Inta yaa ban love saar

  • @hamza_sancho
    @hamza_sancho 3 роки тому +3

    Thanks bro

  • @sumayarashiid9091
    @sumayarashiid9091 3 роки тому

    Wlloh ceelku nabigu scw kuu ku waysaysan jiray weeye saw maaha

  • @laascanood
    @laascanood 3 роки тому +3

    Hal saac ayaan ujiraaH iminkaH akhbaar badana waanka hayaa xagee kugu soo diraH

  • @MowliAnodDirie
    @MowliAnodDirie 3 роки тому

    Wuu jira. Ceelkan Berhood well..wxuuna ku yaala Hatharatul muud Yemen

  • @drmohamed1968
    @drmohamed1968 3 роки тому

    Mahadsanid wllkay A/rahman

  • @caashamohamed3139
    @caashamohamed3139 3 роки тому

    Wan arkay ceel ku yaal miyiga magaalada laas caanood oo la yidhaahdo SHAR QAB waxaana xiliyada habeenkii laga tuntaa durbaan lamana arko cida tumaysa maalintiina biyihiisu waa madaw waxaa ka dheex muuqda oo dirqi lagu arkaa dhir waa wayn ceelka afkii suna wuu siman yahay oo haddi qof ku dhaco kama soo bixi karo waxaa ku dhintay ka badan 100 ruux oo ceelka agtiisa ku aasan wuxuuna ku yaalaa BOHOLAHA XARGAGA EE G SOOL

  • @mohamedaden3729
    @mohamedaden3729 3 роки тому +3

    Meel walba oo ad joogto wlaal ku sali rasuulka Scw Scw Scw

  • @ragaadmedia3251
    @ragaadmedia3251 3 роки тому +1

    Best editor #c/rahman #cumar

  • @lahasking8424
    @lahasking8424 3 роки тому +3

    Macha Allah 💯🙏 wlhi wa layaab runti 🔥👏

  • @maxamadisco5670
    @maxamadisco5670 2 роки тому

    Shp wan rumaysanahay xadiiska nabiga scw lkn Ana adaya I.a

  • @salmayusuf4335
    @salmayusuf4335 3 роки тому +5

    Subxaanallah 🥺

  • @faafintaislaamka4574
    @faafintaislaamka4574 3 роки тому +1

    اعود باالله

  • @sheikhaxmedsheikhmowliid7259
    @sheikhaxmedsheikhmowliid7259 2 роки тому

    {والاعياذ بالله من كل شر }🥶🥶🥶
    Alle uun baa og waxa ku jira bini-aadamkuna xitaa wax tafsiir ah uma hayaan .😏😏
    Gaaladu wax walba ay sameeyaan bal xitaa war aad u yar kama keeni karaan ceelkaas .🧐🧐
    Taasina waa mid lagu tusayo awoodda allah .😍😍
    Alle haga badbaadiyo e muslimiinta halkaa degan .🤲🤲🤲

  • @plmari3236
    @plmari3236 3 роки тому +7

    Scw scw scw scw scw scw

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 роки тому +4

    Qisadan hore ayan u daawaday yadoo carabi ah mahadsanid walaaal...