Saldhiga cirka ku yaala iyo dadka ku nool

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 245

  • @safiamohamedmohamed2991
    @safiamohamedmohamed2991 4 роки тому +10

    Subxana Allah
    Rabigenna meel fiican buu noodooray waxaa fahmikara caaqilka Ilaahey qalbigisa kusoridey sikasto ay ahatoba mahad oodhan Eeba ayey sugnaatay❤️♥️🤲🤲

  • @huska_8
    @huska_8 4 роки тому +8

    This is why I love this channel
    I always share your videos on social media

  • @apdirahmanabiib233
    @apdirahmanabiib233 4 роки тому +45

    Waxaagu xogo waa dhaaftey wlhi
    Caadi matihid bro keep going ❤❤

    •  4 роки тому +13

      Thank you.

    • @dhugashoofficial4514
      @dhugashoofficial4514 4 роки тому +1

      ua-cam.com/video/ECmnry9UptA/v-deo.html
      Maansadii covid-19 || Abwaan A.salaan Mohammed mohamud

    • @cabdikariimnuur9602
      @cabdikariimnuur9602 4 роки тому +3

      Cabdirashiid aaad buu udadalay aqoon ayuu adeegsada maah sida dadka youtop barka lacag iska doonka ah

    • @cabdalmaxamuudcabdalamaxam4932
      @cabdalmaxamuudcabdalamaxam4932 4 роки тому +1

      Ustd asc magaceygu waa cabdala maxamuud sidee baa cirka wadan looga dhisaa ustd iga jaahil bixi taas mahadsanid

  • @dooyow3328
    @dooyow3328 4 роки тому +4

    90 kii daqiiqaba mar ayuu wareeg kusoo maraa caalamka. Iyagoo maalin kasta 16 qorax soo bax iyo 16 qorax dhac la kulmaan maalin kasta. Dadka ugu badan ee tagaan waa Mareekan iyo Rush. Mareekanku waxeey ku tagi jireen Space Shuttle. Inkastoo duulimaadku ugu danbeeyey ahaa 2011 kii. Kadib waxeey ugu safri jireen Soyuz Rush ku leeyahay. 9 sano kadib Mareekan ka duulimaadki ugu horeeyey kadib Space Shuttle ka ayeey isbuuci tagay tageen 2 astronaut kuwoo oo mid kamid ah ayaa Commander kii duuliyey Space shuttle ka. Waxeeyna isticmaaleen Crew Dragon Demo 19 saac kadib ayeey ISS ka ku xirteen. Sidoo kale kuwa Rush ka waxaa lagu magacaabaa cosmonaut. Haweeneydi ugu waqtiga dheereed waxeey aheed gabar Mareekan ah taasoo maqneed sanad.

  • @deeqdulyadeyn5762
    @deeqdulyadeyn5762 4 роки тому +11

    zxp waad kumahadsanthy barnaamijyada aad nala wadaagtid waxaan kaa codsanaynaa faaidada looska uu leeyahay iyo khasaarihiisa inaad noo soo raadisid warbixintisa oo dhameystiran aad nala wadaagtid mhdsnid

  • @abdiwahabahmedomar2399
    @abdiwahabahmedomar2399 4 роки тому +3

    Masha allah wax badan baa research ku hayey channnelkaaga inaad aqoonyahan tahay waan xaqiiqsadey mahadsanid eng guul wacan

  • @ceynishariif865
    @ceynishariif865 4 роки тому +4

    Waxaan noqday qofka koowaad masha allaah

    • @Indho67
      @Indho67 Рік тому

      Beenalay dhilo tahay

  • @kaahpost
    @kaahpost 4 роки тому +1

    Waan ku Farahsanahay Qaabka Quruxda badan ee aad nogu sodiyarisay wax yabaha ay Dadku rabaan in ay wax ka ogadaan
    100% waad mahafsantahay

  • @JawaherMohamet-mu9fy
    @JawaherMohamet-mu9fy Рік тому

    Masha Allah.caaqil wadani ah wax kugu mahadcelinayA so aad noogu Soo gudbisay

  • @Rarisasa6846
    @Rarisasa6846 4 роки тому +2

    Sxb aad baan kuu taageeraa. Aad baan oga helaa muuqaaladaada cilmiyeysan iyo sharaxaadaada waafiga ah. Horey usoco ayaan kuleeyahay. Waxaan kuu rajeynayaa hormar intan kasii badan. Haduuusan qofka xaasid aheyn wuu kuu qirayaa talent-gaaga. thumb's up

  • @daalochanel7800
    @daalochanel7800 4 роки тому +4

    Masha Allah waa muuqaal aan wax badan ka faaiday

  • @axmedkalluun2912
    @axmedkalluun2912 4 роки тому +3

    Waligeey inta aan chanal aan daawanaaye ma arak xog tan oo kale ah absolutely 💯 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @nadahussein7861
    @nadahussein7861 4 роки тому +1

    Alla ahyow mar igee amiin
    Amiin

  • @maclowofficiall7985
    @maclowofficiall7985 4 роки тому +2

    Casharada noocaan cml ah waan ka halay ee inoo soo badi sxb🥰✔

  • @dauusofficial1599
    @dauusofficial1599 4 роки тому +1

    Frist person keep going

  • @adamabdi8369
    @adamabdi8369 4 роки тому

    Muuqaalkii iigu cajiibka badnaa aan halkan ka daawado thnks sxb

  • @mohamedaliabdi3286
    @mohamedaliabdi3286 4 роки тому +2

    Masha Allah sxb waa video innaba caadi aheyn wlhi keep moving bro

  • @abdallashow
    @abdallashow 4 роки тому +4

    sxb kaso hadal Barnamij kusabsan
    1)Geology
    2)Qababka loo sameeyo Hubka Biology
    3)Maadoyinka sababo sameysanka Nuclear sida Uranium, platonium iyo Thorium
    4)Merasha Marka laga so tago dhulka kuwa kale intee kuyalan Ma Dayax ayay ku hareraysanyhn .....
    Tii kaso hdl Xaqiiqda inuu amerikamka tagay dayaha korkiisa kasi oo beniyay ninkii loo diray

  • @maxamedkaraaamokaarloos7817
    @maxamedkaraaamokaarloos7817 4 роки тому

    Waan maqli jiray oo kaliya ma runbaaa waa yaaab horay u soco sxb guul

  • @mohamedalcadaala6860
    @mohamedalcadaala6860 4 роки тому +1

    Ustaad qaali ah shukran

  • @Hodonabdalla9540
    @Hodonabdalla9540 4 роки тому +1

    Horay usoco wallaal noosoo baddi muqaaladaan oo kale

  • @FarxaanFuture
    @FarxaanFuture 4 роки тому +4

    Wali iimay dhaafin Xog aad soo galisid bage ka io Channel kaba.
    Guulayso wll❤

  • @khaalidahmedyalahow1638
    @khaalidahmedyalahow1638 4 роки тому +1

    M.a mhdsnd Cade@by khaalid Ahmed yalahow keep goin✌👌

  • @samaanmubaraksamaan4804
    @samaanmubaraksamaan4804 4 роки тому

    Masha Allah walaal waad ku mahadsan tahey tarjumida

  • @Moumin.corner
    @Moumin.corner 4 роки тому

    Masha allah cilmi badan ayaan kafaa idnay noso nabdi maclumadkan mahadsanid

  • @xiskaab6427
    @xiskaab6427 4 роки тому +1

    Masha allah nooo soo badi barnaamijyadan.

  • @meettohcadeeh3976
    @meettohcadeeh3976 4 роки тому +1

    #24 Hours
    Wan kugu XidhanahaY keep going wll qli
    Hor mar wacan paa zamaYzaY wll 💯💯

  • @somalilandchessfederation9356
    @somalilandchessfederation9356 4 роки тому +2

    Alhamdu lillah shukri allaha dhulka noo nimceeyey....wllo la noolow xuska alle

  • @salllucarab
    @salllucarab 4 роки тому

    Bro thanks waxa noo soo gudbisa ninkii ugu horeeyay muslimka aha ee tagay space stationka

  • @adsac928
    @adsac928 4 роки тому +1

    Cabdarishid allaha khyr kusiiyo brother

  • @yahyebadri9829
    @yahyebadri9829 4 роки тому +2

    Ina nabi adam ilahy ciyaar uga sheegin quraanka hadana ilahybay caasinyaan subaxanlah

  • @kamaaziosman3838
    @kamaaziosman3838 4 роки тому

    Thanks ustaad
    Inoo soo badi barnamijadaan

  • @mohamednekro2924
    @mohamednekro2924 4 роки тому +3

    Masha allah hore u soco ku leyahye

  • @craxiin_key797
    @craxiin_key797 4 роки тому +1

    War zhp hore u soco wlhi ku tageraye

  • @bilesharaf9141
    @bilesharaf9141 4 роки тому +1

    Waxaad ka fahmaysaa muuqaalkaan in cufis-jiidka ( gravity) ay nolosha qeyb weyn ka qaadato cufisjiidad la aantiis nolosha adkaan laheyd.......cufisjiidad ama gravity waa awooda shey walba hoos ku aado

  • @siisabuuba6187
    @siisabuuba6187 4 роки тому +1

    Bara haqtigaan cadi mahan

  • @ismailliban5678
    @ismailliban5678 4 роки тому +3

    keep going noo soo badi mahadsanid

  • @hananhaci3541
    @hananhaci3541 4 роки тому +2

    Waligey ayaan ku hamin jiray inaan ka mid noqdo oo ku nolado xagas ila wali raja ayaan ka leeyhaay
    Waxana raba inan noqdo gabdhi ugu horesay e somali ah oo xaga ku nolato I.a 🇸🇴😊

  • @ismailqaran1658
    @ismailqaran1658 4 роки тому +1

    Cabdirashid Axmed sxp horey usoco sxp inyaroo talo ah hadii aaad samayn karto sxp noosookoob siaaan ugala baxno in muhima mahadsanid keep going rijaaaal

  • @abdirasaqibrahim1875
    @abdirasaqibrahim1875 4 роки тому +2

    Thank you bro keep going legend

  • @BERDILAACSHE
    @BERDILAACSHE 4 роки тому

    Inoo soo badi bro mooduca space ka iyo sensic ka

  • @abdallehajji4922
    @abdallehajji4922 4 роки тому +1

    Masha allah zxp Horay u soco

  • @mariandaudmusse4030
    @mariandaudmusse4030 4 роки тому

    Thanks wll wax badan aan ogeyn aa i bartay

  • @mohammedhusseincade1940
    @mohammedhusseincade1940 4 роки тому +12

    Zxp cabqariga (genius) ama indheer garadka ka soo hadal mawduuc ana ubaahan mise percentege ahaan immisa ayay tiradoodu tahay marka labar bar dhigo normal
    Please anaa u baahan🙏🙏🙏🙏🙏

    • @hamzaabdi6365
      @hamzaabdi6365 4 роки тому

      nankin ba ka hadle daawo ua-cam.com/video/P6QsQl-NLKA/v-deo.html

  • @arizakahmed3787
    @arizakahmed3787 4 роки тому

    Mhdsnid annaga production iyo mr abdirishidba badana wn lsocda barnamijyada channel kan wxna wn ka fa'iiday; lkn hal su'al marka lga hdlyo cirbixiyeennada,marka ay hwada jogan ma ismaqli kran kuwa isla jooga mise wxy ubahn yhin qlab ay isticmalan.

  • @nairobigamer4181
    @nairobigamer4181 4 роки тому

    Walaal muuqaaladan cml noo soo badi
    Waxaad rabtid waan kuu saarayaa

  • @ammofficial519
    @ammofficial519 4 роки тому +1

    Party two ka soo samay sxb adoo mahadsan💯🙏🏾

  • @mbe77
    @mbe77 4 роки тому +1

    Thanks bro keep goinag

  • @sahankachannel8469
    @sahankachannel8469 4 роки тому +4

    Mash allah keep going

  • @saadeid8889
    @saadeid8889 4 роки тому +3

    Plz aqoon waad leedahay.
    Lkn barnamijyadada
    Kala Saar
    Hal dhinacna focus ka Saar...!!

  • @maxamuudcumar1450
    @maxamuudcumar1450 4 роки тому +6

    Wll part two kasugeena🙏💥⚠️

  • @abdirashidawil7938
    @abdirashidawil7938 4 роки тому +4

    Keep going pro

  • @suheib9714
    @suheib9714 4 роки тому +1

    Thanks bro

  • @abdirahmaanak1275
    @abdirahmaanak1275 4 роки тому +1

    Thanks 😘☺️☺️

  • @cladhiidcabdiqaliif4182
    @cladhiidcabdiqaliif4182 2 роки тому

    Cirbixiyeen ayaan noqonaa insha alaah

  • @faadumomacalinaxmed502
    @faadumomacalinaxmed502 4 роки тому +1

    Thanks😊

  • @muscadelleaj7185
    @muscadelleaj7185 4 роки тому +1

    Keep forward prother😍😍😍✌✌✌

  • @ahmetqani2271
    @ahmetqani2271 4 роки тому +1

    Go forward bro

  • @maryanmohamed1386
    @maryanmohamed1386 4 роки тому

    Keep going pro m.A

  • @satiaidirisssatia8292
    @satiaidirisssatia8292 4 роки тому +5

    Merci énormément

  • @xavianjuni0r428
    @xavianjuni0r428 4 роки тому

    MashaAllah wll keep g0in

  • @haybeofficial7702
    @haybeofficial7702 4 роки тому +4

    aad baan kaga mahad celinaya si aad nogu so gudbiso macluuumaadka asxabta idinkana iso boqda idinko rali ah

  • @drkaavi728
    @drkaavi728 4 роки тому +1

    1. Sidee dadka ugu soolaabtaan dunidaan an ku noolnahay.? 2. Macquul matahay in lagu tarmo oo lagu ilmo dhalo gudaha Dayax gacmeedka.? Kuna mahadsanid faaideyntada ❤️

    • @abdallashow
      @abdallashow 4 роки тому

      1)Station wuxu leyahy meel laga hago oo wxy adeegsanayan gantal hoos u jiidayo markuu dhulka uso dhawyhy sida qof Barashuud deysanayo Mid u eg Barashuud bay deysanayan

  • @AhmedMohamed-iw6wr
    @AhmedMohamed-iw6wr 4 роки тому +1

    Horo usoco walaal qali ah

  • @yusruhassanbey1368
    @yusruhassanbey1368 4 роки тому +1

    mashalah wll ilahay cilmiga hagodayo

  • @zahal.official7725
    @zahal.official7725 4 роки тому

    Zxp aan aad ugu xidhanahy adna aan uatagero zxp hore usoco

  • @cadnaancadnaanyare8572
    @cadnaancadnaanyare8572 4 роки тому

    Keep going brother

  • @adnabintuahmed6203
    @adnabintuahmed6203 4 роки тому

    I like your vedio

  • @wacaysaawi830
    @wacaysaawi830 4 роки тому +2

    ما شاء الله

  • @sahrohadafow5132
    @sahrohadafow5132 4 роки тому +2

    Ani mugoo saldhigan tak lacak aan cadi ahayn alagu sinaa hadii ley dhaho mayeli lahayn ee waan kabaqayaa

  • @abuukarxaamud8501
    @abuukarxaamud8501 4 роки тому

    Thnks bro keep going

  • @siciidomariise6705
    @siciidomariise6705 4 роки тому +1

    mar walba waan daawada imadhaafo muqaladadada

  • @abdallahirsiroble5332
    @abdallahirsiroble5332 4 роки тому +1

    Good news✌

  • @Cakaaraproduction
    @Cakaaraproduction 4 роки тому +3

    Sxb iisoo kala kici youtubekayga

  • @axmadatomnaasir4513
    @axmadatomnaasir4513 4 роки тому

    Good topic

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 4 роки тому

    Masha allah thank you

  • @mhacatoosh1844
    @mhacatoosh1844 4 роки тому +2

    Sxp horamar wcn

  • @Walaalxasan.a8276
    @Walaalxasan.a8276 4 роки тому +3

    Horey usoco wlaal❤

  • @kingtiit3802
    @kingtiit3802 4 роки тому +1

    Horey u soco ebooow👍

  • @yasiinkoofi9478
    @yasiinkoofi9478 2 роки тому

    Lkn hadii ay rbaan in ay Badan mise isu galmodan hadii ay jiran lab iyo dhedig is xlashaday maxay ku qasban yihin mise maba galmodan oo wax galmo kuma soo dhaco subxanallah

  • @abdirahmanmahamud2833
    @abdirahmanmahamud2833 4 роки тому +2

    Aduunka wuu tagey cirka ayaa lagu tartamaayaa, Somalida neh qabiil iyo laan gaab ayaa la isku heystaa 😁

  • @zalatanka184
    @zalatanka184 4 роки тому +1

    Wllhi shalay aan daawanayey qeybtan ayadaoo English ah plze channel ka soo kalzhay ma aqaano magaciiz

  • @munibadam6607
    @munibadam6607 4 роки тому +1

    First view

  • @salamamedia
    @salamamedia 4 роки тому

    Horumar wacan bro

  • @mrbiggamerfiki9490
    @mrbiggamerfiki9490 4 роки тому +7

    Plz like dhac kusii

  • @alisignal4338
    @alisignal4338 4 роки тому

    Masha alaah mahadsanid walaalkey

  • @khalidabdilahi3909
    @khalidabdilahi3909 3 роки тому

    Yaa Soo xasuustay filmki the 100

  • @abdibare9831
    @abdibare9831 4 роки тому +1

    Meesha aduunka uu kadhahayo dhulka inu dhoho aya wanagsan space ka adunka ayu katirsan yahay aakhiro kama tirsana

  • @abdallajaceelow4624
    @abdallajaceelow4624 4 роки тому

    niyahow wa ku tagera labdan eray iska sax 1-saldhiga cirka ku yaalla waxa ka haboon saldhiga hawada sare kuyaalla 2-qishanka adunka loo so celiyaa ba tiri iyaga dhulka ey ka tageyn ee adunka kama dhex bixin ina aadamna ma awoodo inu adunkan ka dhex baxo dhulka iyo cirka inta u dhaxeysa oo dhan wa isla gudaha adunka uun

  • @xaafidyare9164
    @xaafidyare9164 4 роки тому +5

    Waan kutaageeraa pro

  • @abdallaabdalla2540
    @abdallaabdalla2540 4 роки тому

    Sxb adigo rali ah mesha ad ka adeegsaneysid aduunka waxa ku haboon inaa dhahdo dhulka wayo dadkani kuma noola meel ka baxsan dunida balse waxa ay ku nolyihiin meel kabaxsan dhulka oo ah space station marka dakani marna kama bixin dunida balse waxa ay ka bexeen meerihii dhulka, mahadsanid sxb

  • @khaalidahmedyalahow1638
    @khaalidahmedyalahow1638 4 роки тому +2

    Abdrshd sxp qaali ah😍❣💯

  • @salamamedia
    @salamamedia 4 роки тому

    Sxb channel kaaga kale maxaa kudhacay 《Abdirashid Ahmed Sheikh 》mudo bil ah waxba masoo dhigin

  • @sportstime4659
    @sportstime4659 4 роки тому

    Dhulka ayaa ka muhimsan meshan kharash un wayn ilama ahn in dadka dunidu ku nolan kara wayo apti tusal 1M people ku xisabtad 10 sano laga baxayn

  • @jimaleali6479
    @jimaleali6479 4 роки тому

    Mahadsanid sxb lkn Ha dhihin dadka kataga aduunkaa ee waxaad dhahdaa dhulka sabtoo ah saldhigu waa isla dhulkii uun

    • @viko.3279bq
      @viko.3279bq 4 роки тому

      Saldhiga kama mid ahan aduunka meel 400km ka koreysa buu kaga meereysta meeshaasna wxaa la dhahaa (space) ama micnaha meel banaan koonka buu ka mid yahay koonkana waxaa leysku dhaaa dhamaan dhulalka xidigaha qoraxyada iyo meelaha banaan ee ah meesha saldhigu ku yaalo mida kale aduun iyo dhul waa isku mid

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 Рік тому

      @@viko.3279bq adun=koonka lkn dhulka wa intan anku nolnhy

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 Рік тому

      Aduun iyo koon iskumid waye

  • @caliyare5710
    @caliyare5710 4 роки тому +1

    Hormar wacan pro

  • @abdiqaniali9953
    @abdiqaniali9953 4 роки тому

    Marba hadii isteeshinka laga bixi karin oo ee Halis Tahay side Loogu Noolaanayaa ama Geedo Loogu beeraya ? koley man Fahmin Aniga !

  • @abdiismail2688
    @abdiismail2688 4 роки тому

    Sxb aad baa umahadsantahay balse kalmadda adduunka waxaad ku badashaa dhulka, Sababtoo ah Adduun haddii layiraahdo waxwalba ayaa soo hoosgalaya xittaa meerayaasha oo dhan adduunka bey ka mid yihiin

  • @issehassanisse7787
    @issehassanisse7787 4 роки тому +1

    Wlhi wax walba codkaada qatar ka dhigaa