'Soomaaliya & Itoobiya midna dagaal ciil uma qabo' - Gud. Difaaca Madax-banaanida iyo Midnimada Dhul

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 вер 2024
  • Wareysigan oo uu Isu duwaha Guddiga Difaaca Madax-banaanida iyo Midnimada Dhuleed siiyay BBC da, ka hor shirka wadahadalka Soomaaliya iyo Ethiopia uga socda dalka Turkiga, ayaa waxa uu kaga warbixinayaa waxa uu yahay guddigan oo la aasaasay kadib is afgaradkii Somaliland iyo Itoobiya u dhaxeeyay ee ay gaareen horaantii Janaayo sannadkan.
    Sidoo kale waxa Soomaaliya uga qorsheysan inay uga jawaabto, iyo ilaa inta ay gaarsiisan tahay qiimeynta ay guddigan ku sameeyeen si guud xaalada

КОМЕНТАРІ • 733

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 28 днів тому +88

    ninka gurigiissa difaacani kariwayaa turkigu hadifaaco !!!! anigu ma baryootamo from saylac ❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @maxamuudjimale
      @maxamuudjimale 28 днів тому +9

      Beenta daa adiga hargaysa kaso jeedaa ama gabiley
      Reer saylac dhulkoda amxaaro uma rabaaan ma rabaan in ay gaza noqdaan

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 28 днів тому +1

      @@maxamuudjimale Haa reer saylac ma rabaan amxaaro, oo 2023 markii xildhibaanada Gudabiirsi ee Somalia iyo ragga Awdal state waday ay lahaayeen saylac Ethiopia ha maal gashato, waa kuwii mudaharaaday ee yidhi ma ogolin.

    • @maryamdirie6842
      @maryamdirie6842 28 днів тому +6

      @@maxamuudjimalesaylac wa SOMALILAND not xamar

    • @FARXAANIITO
      @FARXAANIITO 28 днів тому

      Waa runtaa waa isaaq
      Hataa isaaqayaga ma rabaan in dalkooda amxaaro qaadato​@@maxamuudjimale

    • @maxamuudjimale
      @maxamuudjimale 28 днів тому

      @@maryamdirie6842 saylac waa Somaliland sax lkn Somaliland waa mamul goboled ka mida ah Somalia

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 28 днів тому +57

    Walalo Tabasho ma qabnee xiligii aanu tamasha qabnay waxay ahayd intii u dhaxaysay 1960 ilaa 1980 tabashadii anu qabnayna wii nalogu jawabay waxay noqotay xasuuq iyo xaqiraad makaa 1991 kii waxanu ku gulaysanay xoriyadii anu luminay inanu soo ceshono eee hanagu habsamina dalkiina waxuqabta

    • @maxdar11
      @maxdar11 28 днів тому +2

      Waad asiibtay inader

    • @abdifitahabdullahi4675
      @abdifitahabdullahi4675 28 днів тому +2

      Qabiil qaran manoqdo😂😂. 34sano ayaa cabaadeyseen ee maxaa gaarteen. Somalia waa somalia. No qabiil gooni ugoosad

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 28 днів тому

      ​@@abdifitahabdullahi4675ceeb anigi cabaad ma aqaano rag dhulkoodi dhistay baan ahay halka adigu meel kaste oohin la dul taagan tahay

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 28 днів тому +2

      REER HARGEYSA IYO BERBERA MAR HORE AYEY AHEYD IN RUNTA LOO SHEEGO

    • @maxdar11
      @maxdar11 28 днів тому

      @@abdifitahabdullahi4675 40 sano ayaad nabad la'aan qax iyo jabtar saban lagugu maamulo iyo dawlada aduunka ugu liidata ku jirtaa maxaa ku haysta?

  • @user-pj7ge1zx1b
    @user-pj7ge1zx1b 28 днів тому +15

    Somalia wax la dhoho way bur buraysa taa ogow uu ku bushaaraysta somaliland oo an la aqoon sanen ba kabihi idinka kuleelisay😂😂 Somali cida awooda leh ee somali ramuudka U haysa ogow inay somaliland tahay shacabkinan runta U sheega waxba niyada ha U dhisine waxa jiraya Hal dal oo la dhoho Somaliland ❤❤❤

    • @abdimohamed5213
      @abdimohamed5213 26 днів тому

      Somali wax la dhoho majiro lakin somalidand ba jiro 😂 hada ku fasiro waa dad Somali la dhoho ma jiro lakin dhulsomaliya jiro. ilahay ha u barakeeyo Etiopien hada dagalka ku dhamano lakin😂 lakin boosa ku qabana madama walalkey thy

    • @abdiqadirabdullemohamed2883
      @abdiqadirabdullemohamed2883 11 днів тому

      Adiga eithopia miyaa tahay mise

    • @AK-ol6rm
      @AK-ol6rm 10 днів тому

      Hal magac yeysan labo dal kaaga kala dhigin adeer
      Wax fahan
      Somalia waa mid 🇸🇴 ❤

  • @abdihoori4524
    @abdihoori4524 28 днів тому +16

    Reer konfur beenta iyo riyada an Dhabi aheyn tariikh dhabti red sea somaliland ba iska leh lkn dowlada reer konfur dawlad lagu qaldamay charter 7 ba lagu celinaya u diyar garoba

    • @saalaxdheere457
      @saalaxdheere457 27 днів тому +1

      waa sidaa weli waxay u baahan yihiin 100 sanadood inay guumaysi ku jiraan sii ay nidaam dawladeed u bartaan

    • @AK-ol6rm
      @AK-ol6rm 10 днів тому +1

      Hal magac yeysan labo dal kaaga kala dhigin adeer
      Wax fahan
      Somalia waa mid 🇸🇴 ❤

    • @saalaxdheere457
      @saalaxdheere457 10 днів тому

      Waa sidaad sheegtay,riyada beenta ah,charter 7 ba lagu celinaya ha u diyar garoobaan

  • @Nooral265
    @Nooral265 27 днів тому +6

    “Walee beshu hortiina ayaye eman“
    Viva Somaliland
    Ethiopia 🇪🇹🤝Somaliland 🟩★🟥

    • @AK-ol6rm
      @AK-ol6rm 10 днів тому +1

      Hal magac yeysan labo dal kaaga kala dhigin adeer
      Wax fahan
      Somalia waa mid 🇸🇴 ❤

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 28 днів тому +13

    Long live Somaliland Ethiopian cooperation ❤ you from Kenya 🎉

    • @saalaxdheere457
      @saalaxdheere457 27 днів тому

      Well said my dear brother

    • @abdik9002
      @abdik9002 27 днів тому +2

      Somaliland wax la yiraahdo ma jirto. Dhulbahante daaqada ayuu ka baxay, gobolkii Awdal albaabka ayuu taagan yahay, Hargeysana labo habrood ayey noqdeen: Daanta Garxajiska iyo daanta Habarawal. Qabiil qaran noqon waa. Hadana Oromo ayaa Hargeysa meel walba dawarsanaysaa.

    • @saalaxdheere457
      @saalaxdheere457 27 днів тому +1

      @@abdik9002 Riyo been ah ayaad ku jirta, Nin daad qaaday xunmbo cuskay ya miskiin.dawarsi ku jir weligaa

    • @AK-ol6rm
      @AK-ol6rm 10 днів тому

      Hal magac yeysan labo dal kaaga kala dhigin adeer
      Wax fahan
      Somalia waa mid 🇸🇴 ❤

    • @AK-ol6rm
      @AK-ol6rm 10 днів тому +1

      Hal magac yeysan labo dal kaaga kala dhigin adeer
      Wax fahan
      Somalia waa mid 🇸🇴 ❤

  • @AK-ol6rm
    @AK-ol6rm 10 днів тому +2

    اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 وألف بين قلوبنا 🇸🇴

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays8063 28 днів тому +31

    Reer somalia xasidnimaday la daba socdan somaliland ayey somaliland na horumay ilahay ku siiyay iyo nabad dad isjecelna ka dhigay xaga ayeguna ay nacaybka isu hyaan iyo dalkodi oo nabad u noqon wayey illahay ba hore u shegay wllka hadad xaasido inadan meel gaadhay alxmdlilah somaliland wan ku faraxsanahay siday dalkoda u dhisten nabadodana uga shaqeeyen ❤

    • @Soomaali-baan-ahay
      @Soomaali-baan-ahay 28 днів тому +1

      War Alla indhaha kaa rid ee dhulkaagaa la rabaa, hablahaagana waa la kufsanayaa haddii aad yuug yamaayuuggaas dhulkaaga ku siidayso. Wax faham, noolow, dhiso, dhaqo laakiin Xabashi hanagu soo hogaamin. Harar iyo Diridhabay naga qaadeene. Damn!

    • @ibnubacays8063
      @ibnubacays8063 28 днів тому +3

      @@Soomaali-baan-ahay imikaba somalia gobalobka mida way jogan haday xabashi naago ka ku sanayaan imika heshiskan somaliland la gashay ethiopia somalia waxy donaysa iney eyadu la gasho lkn waxn diiday markay somaliland la gashay heshiiska inu xasan sheikh idhaahdo ana wan la galayaa miyaney taasi xasidnimo ahayn lkn waxn hubaa somalia xasidnimada iyo somaliland inay ileyaan waxay ka faidayaan malahaa illahayna gudahooda ayuu xaqa uga dilacinayaa somalia insha allah

    • @Anwaar.aadan.maxamud
      @Anwaar.aadan.maxamud 27 днів тому +1

      ​@@ibnubacays8063 saxiib fuur indhahaga o fekiir o damiirkaga iyo caaqligaga ka shaqaysi itobiya waxba kuma hayso e wxay rabta inay somalida cadawad horle dhexdhigto waxanay rabta baad e marabto kiiro wasirka itobiya kharirad ayu lasobaxay u leyahay dhulkan anaga lahayn o wanalaga qaday xiligi axmed guray nin kharirad laso baxayana kiro marabo anigu mahi reer koonfur e nin reer waqoyi ayan ahay lkn cadawad layno galiyey walaleheni aya heerka ina gadhsisay

    • @saadoali5930
      @saadoali5930 27 днів тому

      @@Soomaali-baan-ahayHablaha iyo dalkaba Itoopiya ayaa ku dhaanta

    • @saalaxdheere457
      @saalaxdheere457 27 днів тому +1

      @@Soomaali-baan-ahay nin jilisan sheeko caruureed baad ku jirta toos oo waagu haku baryo

  • @user-lb4ub5nd3b
    @user-lb4ub5nd3b 28 днів тому +9

    Qadaad weyneey iska daaya neefsiga aad neefsanaysaan aqoonsiga waa lydiin ilduufay xaasidnimaduna s.laan waa u dan aqoonsi buuxa waanu helaynaa nacaybkiinuna waxba na yeeli maayo oo ilaah banala jira isaaqna gobanimo iyo samir ayaa laga abuuray samira ma hungoobo gunta xaasidkeedana waa noogu badisaa

  • @halilmamohamed4493
    @halilmamohamed4493 28 днів тому +6

    Waligay ma arkin dad ka cawaansan somalia…itiopia sowta dhulkiina meel kasta joogta…MOU aan weli la hirgelin uma jeedaan ee waa aqoonsiga somaliland…abihiin wasa reer munafaq…26 june 1960 iyo xoriyadii iyo midnimadii aan kuu KEENAY miyaad dhulkayga ku sheeganaysaan 😡😡😡😡

  • @a.hakimsufi4910
    @a.hakimsufi4910 28 днів тому +5

    Ethiopia 🇪🇹 muqdisho & gobolka hiiran & gobolka gado & jubooyinka & gobolada dhexe intaba way joogta ee somalia 🇸🇴 Ethiopia 🇪🇹 hadey dhulka somaliland ganacsi iyo aqoonsi is waydarsaneyno maxa dhibee ku jira aan ka ahyn xaasidnimadii aad somaliland waligiinba ku hayseen 😮

  • @fawsanmohamed9920
    @fawsanmohamed9920 28 днів тому +13

    Kolba nin cuqdadysan so fadhiisiya , waar somlind hda ayuunby si Aaminty inaad iyaduun xaasidysaane , ino wda gameka waaba wx fcn wxa Aad smyseen o dadkayaga ayay tusysa ind colaad no hysiine 👌

    • @Soyaal226
      @Soyaal226 28 днів тому

      amxaaro ay aydhashay

    • @cabidinibrahim927
      @cabidinibrahim927 23 дні тому

      cuqdad inti lagugu caynin, adi kala hormar ma isdhahday. you are funny! hhh

    • @fawsanmohamed9920
      @fawsanmohamed9920 23 дні тому

      @@Soyaal226 adeer wx colaad l dhaha ma jirto nabi mohamed o dad ugu fdli badna aya heshiis gcnsi iyo wx is wydaarsi yhuud la smeeyay mrka Ethoopiya wy ka dnysanysa de adna ka danyso o iyada ganacsigeeda sidy ku mrsiinyso u mRsi lkn hdad cidlo axmaarta ka gurto wllhy brtaada lgugu imanaya hdaba wata koonfur 20kun o ciidani ka joogaane wx brta reer koonfuroow cuqdad uun ha la so fadhiyine 😅

    • @fawsanmohamed9920
      @fawsanmohamed9920 23 дні тому

      @@cabidinibrahim927 my wllhy sxpe , ee soomaalida koonfur ayan la yaaby de , bada mrky iyagu bixinayaana wa cadi o Ethoopiya lama dhahaayo axmaar lagamana mudaharaadayo , e maalinta somlind far dhqaajisa so wda cabaadysaan , wixiinu ma la jiifiyaana banaanti la sheegi jira mrka mise wa somlind nacyb ? 😅😅

  • @abdulfarah377
    @abdulfarah377 28 днів тому +45

    Ethiopia waxay haystaa Baay. Gado. Hiiraan. Jubaland. Maxay tahay sababta dhulka wayn aad uga damqanwaydeen oo aad uga danqanaysaan bad. Caqliga saliimkaa waxuu sheegayaa indhulaka ay haysato laga saaro.

    • @YasserAA93
      @YasserAA93 28 днів тому +6

      Ethiopia dhulka sharci ayay ku jogta o AU iyo calamku ogyihin! Halkas in Ethiopia laga saaro way fududshay! Lakin awdal in ay qadato ayay rabta! Marar badan ayay ku dooday 1897

    • @Professor4555
      @Professor4555 28 днів тому

      Dhulkaas dhan waxey ku joogaan ka raali ahaan shaha Somalida degen iyo Amisom mandate, ISAAQland na waxey siiyeen dhul Somaliyeed cadawga kaliya ee dadkeena, gaal hada is hoos dhigeysaan kuwa idinka liita o waxba idinku so kordhin kara ba dullinimo ah

    • @abdulfarah377
      @abdulfarah377 28 днів тому +1

      @@Professor4555 Adigaa ka lahadlayso hadii aykujoogaan ka raali ahaanshaha dadka deehaanka. Maxaa diidaya in kuwakalana raali ahaan shohooda lugu joogo. Hurda da ka kac.

    • @Professor4555
      @Professor4555 28 днів тому

      @@abdulfarah377 waqti kooban bey meesha joogan adinkana waxa rabtiin dhul Somali an isaaq xata aheyn ad u siisaan ictiraaf khiyaali ah Oromo bixineyso, dalalka sidey madax banaani ku helaan barta , gooni banu u istaagney Taiwan oo taagerada mareykan heysata ba wax ku weyse

    • @aidan2_3
      @aidan2_3 28 днів тому +1

      ​@@abdulfarah377dhibka dadkan haysta waxa ka mida afkoda iyo dhagahoda isma maqlan wuxu ku Leyahay dadka meesha dagan aya ka raaliya oo kuwan maxa u didaya inay ka raali ahadan caqli xumadoda waad yabaysa😗

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 28 днів тому +11

    Ninkan wajigiisa ayay ka muuqataa inuu yahay qof sharaf leh ❤

  • @HRU20
    @HRU20 28 днів тому +8

    WAAD SHARAF BEESHEEN HADIIBA HOBYO LA BARYEYSAAN ITOOBIYAANKA..
    SE HESHIISKA ITOOBIYA IYO SOMALILAND IDINKA IDIINMA TAALO

  • @AnwarAnwar-un9fg
    @AnwarAnwar-un9fg 28 днів тому +22

    SOMALILAND. GUUUUUUUUUUUL. IYU. GUBANIMU. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @amareto5772
      @amareto5772 27 днів тому

      Haddii aniga lay dhagaysan lahaa, lacag ayaan idinkugu dari lahaa inaad iska go'daan.

    • @AK-ol6rm
      @AK-ol6rm 10 днів тому

      Hal magac yeysan labo dal kaaga kala dhigin adeer
      Wax fahan
      Somalia waa mid 🇸🇴 ❤

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 28 днів тому +4

    33 sano Somalia iyo Somaliland way Kala maqanyihiin. Dibna isugu noqon Maayaan. Awoodna uma lihid aad wax kaga badali Lahayd.

  • @user-mg9lk9vg5r
    @user-mg9lk9vg5r 27 днів тому +4

    Somaliland waa wadan gooni utaagan oo Madax banaan somalia xalka kaliya ee xaqiiqda ah ee iska indho tiraysa waa inay somaliland si xaqiiq ah ula macaamisho oo ula hadasho hadii kale waxa iman kara wax kawayn wlhi

  • @AbdishakurHM
    @AbdishakurHM 27 днів тому +4

    Wareysi aad u qiima badan well done Mohyadin waxaa noo keentay siyaasi fahmi kara shaxda cadowga guuleyso wasiir Abdi Aynte

    • @saalaxdheere457
      @saalaxdheere457 27 днів тому +1

      Cadawgu waa kee,maka muqdishu kugu haya.cajiib

  • @MubYus
    @MubYus 28 днів тому +6

    Shalay waxay baarlamaankoodu isku raacay in aan Ethiopia lala hadal ilaa ay MOU ka noqonayso , maantana jilbaha ayay haystaan Ethiopia oo way baryayaan in ay ka noqoto, dadka noocaas ah ayaa dawlad sheeganaya.. Yaaab

  • @AnwarAnwar-un9fg
    @AnwarAnwar-un9fg 28 днів тому +6

    WAAR. SOMALILAND. WAA. XUR. SOMALIYA. AYAA. LAHAYSTA. IDINKAU. IS XURIIYA. WAAR. AMANKIINA. YAA. ILAALIYA.

    • @NounareDj-qo2sq
      @NounareDj-qo2sq 28 днів тому

      Idinka aya Nila heysta walikiin xitaa xor mana ahaaneysin Axmaar caabud allah ni soo hanuuniyo xor mana tihin Ma adoo bukoo soo baaqayoo beejada Amxaar baadi doonayoo qaraxiyo bumbiyo baylah goobayee
      Ma Banaadir baa Rabi baa boqree cid u baahataba!

  • @cumarxuseenchannel4732
    @cumarxuseenchannel4732 28 днів тому +4

    Absolutely 💯 wasiir caqliga allow kuu daa wllh waa hadal qiimo igu fadhiya sida dhabtaa uga hadlay waxa laga filan karo cadowga ethiopia tusaale hade ka laaban hadalka gafka ku ah dalkena iyo dadkena waxa ee la imaandonta barito oo ah somaliland intaa ka aheen iyo dood kale Noooooooo very good 👍 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @CaliCsameh
    @CaliCsameh 28 днів тому +18

    Caqliga xamar yaalaa waakaa immika waxay leeyihiin Hanoolaanina (waxay ku leeyihiin badda Ethiopia uma diidayno laakiin waa in ay koonfur noqotaa d).....soomaaliland annagoo dhalintii udhalatay ah ayaa difaacanayna
    Ethiopia annagu naf uma hayno se dantayada waanu naqaanaa

    • @jamaldigaale231
      @jamaldigaale231 28 днів тому

      Sidaa ma ah wll ethiopia oo aad uliidata caqligeena ayay ku ciyaaraysaa anigu reer hargaysa ayaan ahay wax faaiida ah oo ay ethiopia somali usoo wadaa majirto..ee inaga waxa inala gudboon horta inaan cadaw iskuma nihine aynu isku nimaadno oo aynu wada hadalno oo ayna ethiopia somalida kale inagu dirin...

    • @CaliCsameh
      @CaliCsameh 28 днів тому

      Soomaaliya innagu cadow uma naqaano laakiin ficillada ay wadaan hadda haddaad ufiirsato waa qaar cadownimo ......waxkasta oo slland usoo kordha maxay ugacadhoodaan haddayna waxoodu colaadin ahayn ....waynu ognahay xasan shiikh dawladdii ka horraysey siday innagu noqotay illaa layidhi cuno qabatayn hala saaro ....markaa innagu iska fadhiyi maynee run ha la isu sheego

    • @SaidYahye-pq8zk
      @SaidYahye-pq8zk 28 днів тому +1

      ​@@jamaldigaale231 hooyada iyo hargeisa wase

    • @muruudi4961
      @muruudi4961 28 днів тому

      War Somaliland waxba ma bixin karto oo lama aqoonsano. Hadii ay wax bixin karto maanta Itoobiya dawlada Somaaliya lama shir-shirteen. Ee Itoobiya waxay Somaliland kadhigatay waxay ay danteeda kugaarto kulana gorgoranto dawlada Somaaliya.
      Ee lakiin cabsida ummada Somaaliyeed haysa waa lafadhiisigan ay dawladii Xasan la fadhiisatay Itoobiya taas oo kadhigaya doodii Itoobiya mid sharciyeesan. Waxana macquul ah shirka hada kasocda Ankara in Somaaliya wax loohoosaasiyo. Simply inay lafadhiisato waa khalad wayn. Hadii Itoobiyo ay rabto dekado ay wax kala soo dagto hasoo marto wadooyinka caalamiga

    • @jamaldigaale231
      @jamaldigaale231 28 днів тому

      @SaidYahye-pq8zk waad xanuusanaysaa..oromyahow af somali bad baranaysaa inaad somali isku diri kartay kula tahay..abahahii afka urayay was..oromo fooqal oromo..

  • @art_lto2450
    @art_lto2450 27 днів тому +4

    SOMALILAND❤🤝🏼𝐄𝐭𝐡𝐢𝐨𝐩𝐢𝐚🇪🇹🧡

    • @AK-ol6rm
      @AK-ol6rm 10 днів тому +1

      Hal magac yeysan labo dal kaaga kala dhigin adeer
      Wax fahan
      Somalia waa mid 🇸🇴 ❤

  • @mohamedawale7284
    @mohamedawale7284 28 днів тому +4

    Halla, Somaliland guul. Qadaadwaynta guul darro

  • @hodanjama493
    @hodanjama493 27 днів тому +2

    Waraaysi aad u qiimo yar waaye Somaliland buu afkiisa ka dhawrayaa Somaliya gacantaa itoombiya buu ku jiraataa

  • @abdiyusuf9419
    @abdiyusuf9419 28 днів тому +8

    Somaliya Dagaal Tamar uma hayso ee yaan La Qabsan ee ha Caga Dhgato.

  • @MubYus
    @MubYus 28 днів тому +4

    Daciifnimadooda waxay ku ducaysanayaan in Ethiopia is afgardka MOU ay ka noqoto.

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 28 днів тому

      anaa habeen kasta ku duceeya, in haddii bad ay qaadanayso Ethiopia, meel kale oo xeebaha somaliland ahyn ay ka qaadato oo dhibaatadeena nala dhaafto. ninka maanta waxa taagan aan garanayn waxaa soo socdana ma oga. adigu Barri ayaad dhimanaysaa, laakiin intaasoo jiil oo reer somaliland ah, ayaad usoo jiidaysaa inay Falastiin oo kale noqdaan oo Ciidamo Ethiopian ah bad iyo barriba agtooda lasoo dhigo. Ragga ka xishoon waayay Dawlad jirta oo caalamka laga aqoonsanyay, ma Somaliland iyo dadkeeda ayay teello u hayaan.
      kudarsoo
      *Ethiopia waa tii Huwanta soo shirisay ee rasaasta soo siisay, ee Addis Abeba iyo Jigjiga illaa immika ku shirayaan, Siilaanyo iyo Daahir rayaale intasoo jeer ayay diideen inay badda siiyaan Ethiopia, Muuse qudhiisu wuu diidanaa, laakiin markii dagaalka ay Ethiopia Laascaanood karriday ayay yidhaahdeen Awdalna waan kugu soo hubayn haddii kale saxeex*

  • @haboon180
    @haboon180 28 днів тому +17

    Faqash iyo moryan waa naf la caari. Hadalkiisu madax iyo mijo ma leh. Markaa horaba dad caqli yar ayey u dhasheen.

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 28 днів тому

      Walaahay innaga somaliland ahaan, ayaa ka caqli yar. ma ragga maalintii muuse lagu qasbay badda inuu bixiyo niikiyay ee yidhi (siilaanyo iyo Daahir rayaale intaasoo jeer ayay diideen, Xabashiyoow hoo badda aad 1000 sano kabadan doonaysay hoo qaado anna safaarad isii. Ma ogtay in passport ka somaliland lagu tagi jiray markii horeba Ethiopia, immikana waa sidii uun, amma qunsuliyadda safaarad ha laga dhigo amma yaan laga dhigin. *Xasan iyo Farmaajo* oo kuwii bixiyay ahna wax uma diidana ee xaqu qalinkii ayay rabaan.

    • @saalaxdheere457
      @saalaxdheere457 27 днів тому +1

      @@NewsFusion24 nin jilisan sheeko caruureed baad ku jirta toos oo waagu haku baryo

    • @cabidinibrahim927
      @cabidinibrahim927 23 дні тому

      hayey mid caqliga badan!

    • @user-tg6rz7hy9n
      @user-tg6rz7hy9n 13 днів тому

      Baada bahalkaagana ugu dar

  • @user-qw8et8sw6d
    @user-qw8et8sw6d 28 днів тому +3

    ❤🤍💚 BBC WAA IDEECADA FAQSHTA WARIYAASHA KA SHAQEEYAANA WAA DHA SHII FAQASHTA EE XERYAHA KIINIYA KU SOO KORAY WAANA FAQASH FAQASH WAREESNAAYSA EE HA DHA GAAYSANINA INSHALAAH🤍💚❤

  • @user-dd3yu1nn7p
    @user-dd3yu1nn7p 28 днів тому +10

    Ninkan iyo kuwa badan oo reer Koonfur ahi weli waxay ku jiraan Riyo iyo khayaal. Somaliland kama tirsana Somaliyada uu ka sheekaynayo, dadkeeduna wuu ka tashaday cidina yay ku riyoon in Somaliland ay hoos timaado dalkaa iyo dadkaa faashilka ah ...VIVA SOMALILAND.

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 27 днів тому +1

      Adiga itoobiya baa ku qabsaneeyso kilinka 6 ayaad noqon doontaaa. Hadalkaan meel iiga qor

    • @saalaxdheere457
      @saalaxdheere457 27 днів тому +2

      @@Ahmedali-gw7xm nin jilisan sheeko caruureed baad ku jirta toos oo waagu haku baryo

  • @peaceprosperity3951
    @peaceprosperity3951 28 днів тому +5

    Masha Allah, ninkani aad baan ugu bogey wareysiyadiisa. Waa nin caqli iyo aqoon badan. Waxaa fiican in dadka dhalinyarada ah waddanka Hogaanka dalka loo dhibo. Odayaal da' ah oo waxba qaban karin ayaa wadanka fashaliyey.

  • @gar.abdiqanixasan2304
    @gar.abdiqanixasan2304 26 днів тому +2

    Somaliland maaha Gobalka Tirsan Somaliya balse waa labdo dal oo mid kastaa uu leeyey Madxabanaani diisi dhuleed ee bal iska hubso halkaaga ah somaliland waa Gobalka Tirsan somaliya ,

  • @theancientsancients1769
    @theancientsancients1769 28 днів тому +3

    Somali men died with Siad Bare! Each of them speaks from Ethiopian script! Once Ethiopia recognises us we will negotiate our sea with them?? Wtf is wrong with them??

    • @saalaxdheere457
      @saalaxdheere457 27 днів тому

      nin jilisan sheeko caruureed baad ku jirta toos oo waagu haku baryo

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 28 днів тому +4

    Saylac unukaa leh somalia kama mid nihin !!!!!!!!!!! dhulkaaku haku qaado Argagixissow ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sirapdirahman7927
    @sirapdirahman7927 28 днів тому +4

    Tamar ma u haysa dagaal horta laxay😅 ethiopia iyo somaliland midna lama dagaali kartide alshabaab iska soo dhici horta adigay african futadada ilaaliyaan wuxuus ilaa wuxuus xayawaanka ka liita😂

  • @mustafemuxumed989
    @mustafemuxumed989 28 днів тому +6

    Oo Ethiopia 🇪🇹 xageed usoo maraysaa ee kala dagaalamaysaa way imanayaan oo anaga ayaa keenayna maxa naga badali kartaan

  • @yussufali1290
    @yussufali1290 27 днів тому +2

    Weli Somalia rag nool ayaa joogo sida wiilkan camal guul Somalia 💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @saalaxdheere457
      @saalaxdheere457 27 днів тому

      nin jilisan sheeko caruureed baad ku jirta toos oo waagu haku baryo

    • @IdkIdk-tv6lj
      @IdkIdk-tv6lj 26 днів тому

      Keep dreaming bro

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 28 днів тому +10

    Somaliland 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂isn't easy

    • @NounareDj-qo2sq
      @NounareDj-qo2sq 28 днів тому

      Uuiuff smlnd ufffffffffff😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohamedothman7519
    @mohamedothman7519 28 днів тому +4

    Inta arrinka Somaliland taaganyahay ee Xukuumadda Soomaaliya iska indho tirayso, Itoobiya guul bay joogtaa! Waayo khilaafka soomaalida udhexeeyaa, waa u dheef taliska iToobiya.

  • @AhmedmustafMohamed
    @AhmedmustafMohamed 15 днів тому +1

    Masha Allah

  • @samsamjama144
    @samsamjama144 28 днів тому +12

    Guul somaliland ❤️💚🌹

    • @AK-ol6rm
      @AK-ol6rm 10 днів тому +1

      Hal magac yeysan labo dal kaaga kala dhigin adeer
      Wax fahan

  • @ismailjama178
    @ismailjama178 27 днів тому +2

    Intaad xaqiiqda iska indha tiraysaan meel gaadhi meysaan. Arintu Ethiopia maaha ee waa Somaliland!
    Haddii aad rabtaan in Mou gu burburo aqoonsada Somaliland, waa haddii runti tahay inaad Soomaalinimo aaminsan tihiin.
    Waa diideen, idinkaa cirka roob ku og.

  • @AnsaarCarbeed
    @AnsaarCarbeed 27 днів тому +6

    Guul Somaliland, Guul Ethiopia 🇪🇹 ❤. Wax Somaali la Yidhaa Ma Jirto... Somaliland Somaliland Ayaa Leh... Ethiopia Welcome to Red Sea....

  • @monaallin6022
    @monaallin6022 28 днів тому +3

    Waxaba naga guurii maysan xaasiidin illahay ummada ha idiinka qaabto guul Somaliland

  • @mo3classic760
    @mo3classic760 27 днів тому

    ለሶማሌላንድ እና ለኢትዮጵያ የድል ስምምነት ማንም አይቆምም።

  • @hossainechaji6158
    @hossainechaji6158 28 днів тому +11

    Gurigii hooyadaa in maanta Ethiopia 🇪🇹 lala baryo oo ladhaho hobyo qaata miyaa dawladnimo ah cawaan qaawan weeye

  • @shafihussein4433
    @shafihussein4433 28 днів тому +3

    Mr Caynte waa shakhsi caqli iyo cilmi isku darsaday maasha Allah

    • @saalaxdheere457
      @saalaxdheere457 27 днів тому +1

      nin jilisan sheeko caruureed baad ku jirta toos oo waagu haku baryo

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 28 днів тому +3

    BBC, IYAGU MA XABASHIDA SOO ADEEGSATAY, QOD QOD BADANA, CEYNTE MIDKAN WAA JAAJUS , HA U ARKIN SOMALI XALAAL AH.

  • @sujeinvestorslmt8559
    @sujeinvestorslmt8559 28 днів тому +2

    We Said mr ceynte

  • @abdifarah306
    @abdifarah306 27 днів тому +2

    Dowlada xassan gurgurte waa al shabab. Al shabab wa in la tirtira. Somaliland guul iyo gobanimo

  • @warsamaosman-Sool
    @warsamaosman-Sool 27 днів тому +2

    Somaliland way tagtay soona noqonmayso ee qadaadweynay kasamra.

  • @cabidinibrahim927
    @cabidinibrahim927 23 дні тому +1

    masha allah. cayte wa nin waxgarad ah. ilah daayo. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @warfaaden6369
    @warfaaden6369 28 днів тому +10

    dhulku waa somaliland madaxwayne muuse ayaa kataliya haku daalin

  • @fuadfawzi1425
    @fuadfawzi1425 28 днів тому +7

    Abdirahman Aynte; waa nin wax bartay. akhlaaq fiicanna leh; well done Mr Aynte

    • @MubYus
      @MubYus 28 днів тому +3

      Sida beentaa loo sheego ayuu bartay.

  • @hkayir916
    @hkayir916 27 днів тому +2

    Waar ethiopia ciidan keeda ayaa ku ilaaliya ..jooga magaalo kasta oo somalia ah hal askari ma ethiopian ah ama atmis ma joogan Republic of somaliland waar xoolaxay maqla

  • @abdillshimohammed968
    @abdillshimohammed968 28 днів тому +2

    Mooryaantii mogadisho waa isqalanaysaa xasan duufle xabaal baa ku duntay maaansha allah

  • @SiciidAhmed-wi3ux
    @SiciidAhmed-wi3ux 28 днів тому +9

    Adigu. Waxaad. Tahay. Ogaadeen. Ogaadeena. Waa. Itoosom. Markaa. Ha. Kahor. Iman. Qarankaaga. Itoobiya

  • @mddinho3650
    @mddinho3650 27 днів тому +9

    Somaliland is not part of the failed state of Somalia. Get that through to your thick skulls

  • @YusufAli-kp9uc
    @YusufAli-kp9uc 27 днів тому +5

    This is an example that the BBC Somali is become a mouthpeace for government in mugdishu rather than a fair broadcaster for all Somali speaking governments. There wasn't a one single question or argument from the interviewer from the point of view of Somaliland even though the topic discussed was mainly about them.

  • @abdifidow9106
    @abdifidow9106 28 днів тому +1

    Mahadsanid Abdirahman Aynte howsha aad u haysaan qaranka Somalia.

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 28 днів тому +2

    Guul somaliland and ethiopia

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 28 днів тому +1

    WARBXIN QALDAN XADUUDA SOMALILAND IYO ETHOPIA WAA CALAMADSANYAHEY
    KA KOONFUR IYO ETHOPIA CALAMDDANEYN

  • @f.warsame1069
    @f.warsame1069 28 днів тому +3

    Somaliya. Italiano. Caaqlixumo
    Xaalki Uudan beeysey Ethiopia 🇪🇹 hoorta. Kasara. Somaliya
    (MAABA. LUULATE. MAXEEY
    LEEFTA) Forget Somaliland 😂😂

  • @Yunis114
    @Yunis114 28 днів тому +2

    Abdiraxman Ceynte waa nin hawl-kar ah. shaqo wacan

    • @mcnncm1318
      @mcnncm1318 28 днів тому +1

      ina mooryaan caynte eyed naaso leh xaartay

  • @ZuZhaw-ve7qv
    @ZuZhaw-ve7qv 28 днів тому +1

    Aniga waxan qaba siyasad halala ciyaaro Somaliland dowlada Somalia waa iney mucaraddka somalilaland ee midnimada jecel wax walba ku taageerta Ethiopia sharciga iyo dagaalba waan kaga adkaan doona waligeedbey dhici jirtey ee kuwan dalka xarashaya mucaradka buurta ku jira halagu kiciyo halagu mashquuliyo dhinacna goojacadde halagaga soo kiciyo marba hadii Dhul la xarashayo waliba cadowgeena soo jireenka ah wax walba oo muhiim ah waa lagu dhaqaaqa no mercy

  • @user-xs1qw4vl3f
    @user-xs1qw4vl3f 28 днів тому +6

    HOOYADAA IYO MIDNIMAD DHULEEBA WAS DHUUSAWEYNE
    BEER MADOOBE XAYAWAANIIN 9
    GARAC SOMALILAND BAA WASTA
    SOMALI BACAAAC BACAAC

  • @MubYus
    @MubYus 28 днів тому +1

    1 Deked oo ay Somaliland ka kiraysay Ethiopia ayay ka qaylinayaan, iyaguna 5 dekedood ayay Ethiopia ku baryayayaan in ay qaadto.. Yaaaab iyo amakaag

    • @muuqaalis5924
      @muuqaalis5924 28 днів тому

      Mar hore ayaay heshiiskaas qaadan laheyd hadii 4 iyo 5 loo ogal yahay 1 looma ogala hadii aysan ganacsi aheen

    • @MubYus
      @MubYus 28 днів тому

      @@muuqaalis5924 .
      5 Dekedood oo Ganacsi ah waad u ogashihiin, maarkaa 1 Deked oo ay Somaliland gaar u leedahay ayaa idin gubaysa..Yaaab

    • @ahmedawil3821
      @ahmedawil3821 27 днів тому

      ​@@muuqaalis5924bal beenta aad shegaysa day sida war gayska turkiga laga leyhy shegeen anaduul shirku wuxu daarana in hobyo ay dekad ahaan uga ganacsadan turkiguna u maal galiyo taa bedelkeedana ay MOU somaliland kanoqdaan. hadaba xaasidiin ba tihiin Wana munaafaq nimo waxad ku shaqmaysan

  • @siciidsalaam3856
    @siciidsalaam3856 24 дні тому

    Maashaa allah legend

  • @ismailhafaa2611
    @ismailhafaa2611 28 днів тому +3

    Qaranimo iyo Soomaalinimo ka kordhesa Soomaliland an ka data yuusno ma jirto.Naqshad kale Keena.

  • @Halgame334
    @Halgame334 28 днів тому +3

    SL DHUL AANAD TAHLI KARIN NIN KANI JUQURAFIGA MABA YAQAANN

  • @MubYus
    @MubYus 28 днів тому +1

    Caqli xumida uu ku hadlayo oo aan caruurtu ku hadal waxay tahay, Ethiopia ayaan la dagaalamayaa.. Yaaab

  • @AbdirahmanMaxamed-wh1qv
    @AbdirahmanMaxamed-wh1qv 28 днів тому +1

    soomaliland waa kansar hortaagan midnimada umada somaaliyeed haday noqoto dhanka midnimada iskashiga iyo dib udhiska iyo soocelinta somali madaxbananidii
    cidii manta waxgaran mayasandhanden itobiya ayaan kalahadli madax banaanida somaliya oo aykanoqoto aqoonsigii soomaliland sidii sihose losin lahaa itobiya bada umada somaliyeed umada somaliyeed siyasi dantii garad aha horay oogu warertay

    • @XamseXashi-ht6wh
      @XamseXashi-ht6wh 28 днів тому

      Soo oya 😂😂

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 28 днів тому

      @@AbdirahmanMaxamed-wh1qv wx oo oohina intaad joojiso ku eekow tuuladada ma dhul aad leedahay baan joiga mise tiuladi lascano baad moodaysaa meesha

  • @a.hakimsufi4910
    @a.hakimsufi4910 28 днів тому +1

    Somalia waxa ku shaqeysanaya ismaciil candho wayne oo leh somaliland aya irsaaqadii iga jareysa ee xasan gurgurte iga so gaadh 😮

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 28 днів тому +1

    Dadka reer woqooyigaa jujuub iyo xoog ayeynu kuwadnaa koonfur duLmiga ay wado aad hauga fiirsato Meel xun ayaa reer koonfur usocdaan woqooyigu maqaarsaar ma noqonayo hadii lagu fahmo dabaaL layskama dhigo dadkaas waa iLbax halmar Inoo iLduufay 1960 lkn way ina fahmeen, mida kale Dadkaas ma jeclin lkn dhulkoodaan ku soconaa cadaawad ayaa laga dhaxLayaa sida wax usocdaan, waxa idin daba dhigayna waa cadaawad aad uqabtaan lkn inay ethiopian idiinsoo wataan oo Laydin qabsado ayaa ii muuqata

  • @sismail120
    @sismail120 26 днів тому +1

    Fataal , wuxuu is moodayaa inuu wax ka badali karo xaqiiqada Somaliland

  • @XaldoonTv
    @XaldoonTv 27 днів тому

    Guul Soomai Weyn❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @KhalifaCali
    @KhalifaCali 28 днів тому +10

    ❤alcadaala iyo Kani iskumid ayay u hadlayaan 😂😂😂. Bilaa awood

    • @Kadura10-o1n
      @Kadura10-o1n 28 днів тому +1

      Caqliga ayuu ka hadlayaa lkn caqliga waxuu la hadla caqli kale hadaa fahmi karin ninkaan adiga caqliga kugo yar yahay salute 🫡 ceynte

    • @Dhabaryare
      @Dhabaryare 28 днів тому +1

      @@Kadura10-o1ncadaamadaad ku dishay miskiinka

  • @mustafexuseen-uu5xi
    @mustafexuseen-uu5xi 28 днів тому +2

    reer konfureed waraysanaya reer konfureed bbcsidu waaligoodba cunsuriyad Bay ahayd

  • @theruler411
    @theruler411 28 днів тому +1

    Qaxooti qurbo joog. Somaliland is ab independent nation. Swallow thar. MoU is in progress. Somalia is a failed state

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 28 днів тому +1

    Waar ethiopia 🇪🇹 sowta joogta hiiraan. Baydhabo gedo.bakool munaafaqoow yaad been u sheegaysaa waar cadowga somaliland baad tihiin

  • @AhmedIbrahim-ut3wm
    @AhmedIbrahim-ut3wm 26 днів тому

    Somaliland❤ wadankygii nolow from borama❤️💙💚

  • @Halgame334
    @Halgame334 28 днів тому +2

    SL AQOON DIGEEDU MIIIIS KUU YAALA. UN KU 2 KUKALA BAXA AMA UN KA KU DHAWAAQAYSA

  • @KhadarAxmed-qp3du
    @KhadarAxmed-qp3du 27 днів тому

    Mahoyadinbale gabi wansinayna itobiya. ❤❤❤❤❤❤

  • @SNUFFED2ROLLs
    @SNUFFED2ROLLs 26 днів тому +1

    NINKAN FARUQA AH MAA AFHAYEEN ETOBIYA BAA???? MEXEY TAHAY ETOBIYA CIL UMA QABTO DAGAL? SOO DANAHEEDA ILSHAN MEYSO WAXAY WUXU SHEEGAYO? MARKAD DEGREE MASKIN SOO QADATO OO DADKA SOO HORFADHISATO WAA ISKA SIDAN!

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 28 днів тому +1

    WARIYE ARRIMA AAN KU QUSEYN AYAAD DHEX DABAALANEYSA, MA IS DAREENTAY, IN SHACABKA SOMALIYEED AY KU FAHMEEN IN AAD JAAJUS TAHAY.

  • @mohamedamir7751
    @mohamedamir7751 26 днів тому

    Republic of Somaliland will get her recognition and Somalia will be part of Ethiopia 🇪🇹 because Somalia is all ready region part of Ethiopia. Somalia no border with Ethiopia but Somaliland has border with Ethiopia 🇪🇹 yes that’s true

  • @Darwiishdaweeye
    @Darwiishdaweeye 27 днів тому +1

    Somaliland wax la dhahaa majiraan. Nimankaas reer shiikh isxaaq. Maradooda haloo daayo cirka hala galeene

    • @abdik9002
      @abdik9002 27 днів тому +1

      Hargeysa, Berbera iyo Burco ha loo jaro.Oroma ha keenan naagahana haka guursadaan oo Naftii Nagaa ha ubixiyaan. Iyagii ayaa iscunaya oo habar habar isku dagaalsan

  • @AnwarAnwar-un9fg
    @AnwarAnwar-un9fg 28 днів тому +2

    WAAR. WAX. SUMALI. MAJIRU. 20. KU. ITUBIYA. CIIDANKA. KONFUR. JUGA. 😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-xe7zm3ix9m
    @user-xe7zm3ix9m 2 дні тому

    Adigaaga BBc wax aalale oo ka tarikarta oo ad D tagtadar ee cofur shaqdaada Bbc is ka hayso somaliand way socotay manshaaa Alaalah

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 28 днів тому +2

    Intay arrintu dagaal gaarin etiobiya baddeeni waa weyntahay ee qeyb halaga siiyo

  • @user-kn5nw1yv4p
    @user-kn5nw1yv4p 27 днів тому

    Somalilan guuuuuuuuuul ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Abdirahman-Cideeye
    @Abdirahman-Cideeye 28 днів тому

    SOMALIA UBIQI MAAYO
    OO SOOMAALI AMA JIG-JIGA HA JOOGO AMA GARDAFUR HA JOOGO WAA UMAD ISKU FILAN XAGA DAGAALKA
    "ANAGU MAKALA ADKIN LAAKIIN ADUUNKA WAAN KA ADAGNAHY"

  • @XaldoonTv
    @XaldoonTv 27 днів тому

    Gudoomiyaha Guddiga Guusha keenay Waziir Caynte Masuul Miisan Culus❤

  • @siaragali1439
    @siaragali1439 28 днів тому +3

    Dalka Somaliland waanu difaaci doona dhaman umada somaliland ayaa dhiigooda u huri doonta
    Dalkayga somalia ma qadan karto damaca somalia wuu fashilmi doona inshallah

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s 28 днів тому +1

      Bacow danforrow xaa difacey hada nawad hesta walhi markasto wxaan ku ducesta woqoyi bada somali so galan walahi kuwa qaxayo woqoyi jogo ley waye ma fahamtay

  • @adanaliyow8663
    @adanaliyow8663 27 днів тому

    Khilaafka kasta oo taagan in wada hadal lugu soo gabagabeeyo waan soo dhoweynaynaa.
    Lkn.. Anigu maanta ma Aaminsane in uu jiro awood malitiri ee Itoobiya ka xoog badan ee Soomaaliya maanta ka jira.
    Ilaahey Qeyr haka dhigo.

    • @UgbaadJaamacxuseen
      @UgbaadJaamacxuseen 27 днів тому

      Ethiopia inteed u marsa shalay 1977 dhulku wa isku furn lkn Maanta ma barshuud baad ugu tagi awal hargeisa iyo barbera laga tuulaye barbera iyo Hargeisa manta Ethiopia danbe lagam duuli karo se wax u wadan dagal manta somalia Cid uga itaal yari ma jirto max been lasugu shegaya iyo sheko filim

  • @ABDULSHAKURGOOD-be6yf
    @ABDULSHAKURGOOD-be6yf 12 днів тому

    ❤❤🎉🙏🏻🙏🏻🙏🏻ABIY AHMED WALAHI
    HADAANU NAHAY
    ISAAQ ETHIOPIAIYO SOMALILAND 1 HAL CADOW AYAAN LENAHAY WAA SOMALIYA

  • @Keway603
    @Keway603 26 днів тому +1

    Nin shanta kacelin sharici kamaceliya those things som it's been better broken not yet but also breaking right rules of champions of the champions.som xanolata Abit xalasaruriyo 🇸🇴 ALLAH xanamiteyaa GUUL INSHALLAH AMIIM YAARABII

    • @Keway603
      @Keway603 26 днів тому +1

      Nin nagta ujeta! gawada lumakara mimsharii xasdin idaa xasad

  • @Nooral265
    @Nooral265 27 днів тому +1

    Caqli saleeme ma jera rer somaliyo? Hasan sheekh Ethiopia 🇪🇹 bada somalia ayo la baryaya dhulkee Somalia Ethiopia ciidankeedi ayaa joga ..Somaliland Marki Badada investment galeso ..rer Somalia wa la ooyaya been aya lasku maawalenyaa ..walahi wa Caqli xumo.. waxny mujenysaa guul daro eyo magac xumoorer somalia oo taal

  • @Abuu_Naaila
    @Abuu_Naaila 28 днів тому

    Soomaali ha udiyaar garowdo inay gisho dagaal 3dax geesood kadhan ah Itoobiya, Maafiyada shabaaba, iyo SNM ta hargeysa heysato,
    Hadaanay dhagar gudaha jirin.