Jeelka JINKA | Magaalada ugu cabsida badan aduunka | Copper city

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 574

  • @Waaberi-Media
    @Waaberi-Media  3 роки тому +217

    Dadka is waydiinaya magaca magaaladan Cinwaanka muqalka ayay ku qoran tahay Copper City ama مدينة النحاس.

  • @abdikafitalasame260
    @abdikafitalasame260 3 роки тому +14

    Subxanallaah Allaha naga haayo wali ma maqal war keeda magaladaan

  • @superme2160
    @superme2160 3 роки тому +23

    Walaahi zxp anigu waxaan aamini la anahy CODKAAGA MASHA ALLAH ALLE CODKA HAKUU BARAKEEYO

  • @shamimbeauty1523
    @shamimbeauty1523 3 роки тому +15

    😇😇😇Haneyad jabiin walal ciyalka xafada weey kasodaren waan kahele qisadan cajiibka badan😇😇😇😇gakasisada yarka😇😇😇

    • @Amir-Muse
      @Amir-Muse 6 місяців тому

      😂😂😂 maxa ka wada

  • @samalkhalid3865
    @samalkhalid3865 3 роки тому +25

    Wow I liked this story 😱😱😱thanks bro more again this story please 😔😔😔😔

  • @Abdirahman_ali17
    @Abdirahman_ali17 3 роки тому +10

    Sxb armay tahay sheeko xariir camal sida tii somalida ee ahayd bahal todobo madax leh aya somaliya ku noolan jiray.

  • @Salmaahmed-bs7hq
    @Salmaahmed-bs7hq 3 роки тому +28

    Acuudu billahi mina shaydaani rajiim

    • @mohammedapdillah1742
      @mohammedapdillah1742 3 роки тому +1

      🤣😂🤣

    • @yoonisciise
      @yoonisciise 3 роки тому +2

      🤣🤣🤣🤣🤣

    • @qaldos3394
      @qaldos3394 3 роки тому +1

      😅Waa qoslay walhi😊

    • @khalidwali3703
      @khalidwali3703 3 роки тому +1

      Wakugu jiraan 🤣

    • @Salmaahmed-bs7hq
      @Salmaahmed-bs7hq 3 роки тому +4

      Sow shaydan lagama shekaynayn de ana kuwii iag joogay baan eryay oo is idhi inay khatar yihiin yanay ogaan😀

  • @fahada.k.a7093
    @fahada.k.a7093 3 роки тому +7

    Ilaahay subxaana wa tacaalaa ayaaa og wax walba

  • @hafsayuusuf7210
    @hafsayuusuf7210 3 роки тому +32

    Facepok arkay qof soo qaatay vidoega saan kuu raadinyay hadaan helay hore usoco walL

  • @yahyehalaazi230
    @yahyehalaazi230 3 роки тому +2

    Walalo dadweynaha ayan sogole wax uyiri sobokh da walalkay janaka waabari walahi wanin fican mansha alaa marki ayan janakaaga subus gareb ayan kusaray ano egin xaga kagasiwad in sha ALAH qali

  • @cookwithme8048
    @cookwithme8048 3 роки тому +7

    Abdirahman omer shukran walal❤❤❤

  • @engabdihussein6258
    @engabdihussein6258 2 роки тому +3

    SHUKRAN WAABERI media, miyaaney jirin axdigan aynu nool nahay research ama sawiro dayax-gacmeed oo laga qaadey.

  • @nesreina6238
    @nesreina6238 3 роки тому +6

    Hambalyo 80k insha allah mardhaw 100k ayaa kuugu hambalyeynaa insha allah

  • @ahmedsahalsahiin9079
    @ahmedsahalsahiin9079 3 роки тому +4

    Abdi rahman nin wen an wax badan ka faiday hormar wacan

  • @aaminclkareem100
    @aaminclkareem100 3 роки тому +3

    Ale haku barkeeyo wll inta iyo inka nadan ayaan kaa sugaynaa

  • @geenyadamadow292
    @geenyadamadow292 3 роки тому +5

    Shaqsi wanagsan baathy waxbadan Ayaaa kafaidna muuqalada Horay uzoco kuleeyhy 🥰🥰🥰

  • @heer-sareofficialmedia2082
    @heer-sareofficialmedia2082 3 роки тому +7

    Waaaa khiyaaaaali ayay ila tahay inta u aaminsan khiyaaali ha saarto 👈 like

  • @ahmedabdullahi6699
    @ahmedabdullahi6699 3 роки тому +4

    Waberi media waa channel ka kali aanan ka caajisin wll inoo soo badi waxyabaha aanan ogeen ee hore udhacy❤

    • @Xirfadkaab.
      @Xirfadkaab. 3 роки тому

      walaal subscribe inagu sharaf hadii aad xiisayso qisooyin iyo dhacdooyin xiiso leh ua-cam.com/video/muXVPE5vY4M/v-deo.html

  • @mahamudmire3081
    @mahamudmire3081 3 роки тому +8

    Dadaalaa xaaji cabaas waa gaadhaa waana dhaafaa keep going pro

  • @Cazzaam
    @Cazzaam 3 роки тому +24

    Allah bless you teacher 🥰

  • @user-ni7yt8fc3o
    @user-ni7yt8fc3o 3 роки тому +15

    Maasha allah codkaaga aad ayuu u macaanyahay

  • @mustafeyuusuf8677
    @mustafeyuusuf8677 3 роки тому +3

    ACUUDI BILAHI MINA SHAYDANI RAJIIM

  • @abdurahmangeedi7580
    @abdurahmangeedi7580 3 роки тому +7

    Man sha allah c/raxman cumar waxaa tahay qof wax laga faaidayo

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 3 роки тому +8

    Waligey ma maqlin runtii waa in aan baaraa sheekadan wx yaalo bdn baan iska weydiinayaa waa sheeko cajiib ah runtiii🤔🤔

  • @Maalinlechannel
    @Maalinlechannel Рік тому +1

    Dhowr mara firsdy videogan mahadsanid ustaad

  • @appazahmed4544
    @appazahmed4544 3 роки тому +4

    Mahadsanid

  • @Salmaahmed-bs7hq
    @Salmaahmed-bs7hq 3 роки тому +7

    Copper city magaalo layaabkeda wadata

  • @apdirasakmahamudyusuf9984
    @apdirasakmahamudyusuf9984 3 роки тому +5

    Alle haku xafido eng A/rahman

  • @zuhuurdeeqfaysal8732
    @zuhuurdeeqfaysal8732 3 роки тому +8

    maya wllhi ma maqlin lkn wll noo soo badi sheekooyinkan oo kale insha allah waanad ku mahadsantahay muuqaalka aad noo soo galisay

  • @cookwithme8048
    @cookwithme8048 3 роки тому +12

    Mashallah unique voice

  • @saadaqjelle5300
    @saadaqjelle5300 3 роки тому +5

    Maya sxb lkn plz part 2 uyel shekadan so an ubaro plz

  • @muktarcadde6413
    @muktarcadde6413 3 роки тому +3

    shukran wll waa mowduuc qurux badan

  • @khaalidmallo5952
    @khaalidmallo5952 3 роки тому +1

    Muuqaalada soo badi ishaallaah c.raxmaan cumar

  • @farhaanaliofficial3445
    @farhaanaliofficial3445 2 роки тому +1

    Inalilaahi wainaa ileyhi rajicuun

  • @fatmaibrahim2472
    @fatmaibrahim2472 3 роки тому +14

    Best channel I always watch love it 🥰🤗💕

  • @deeqoabduqadir2632
    @deeqoabduqadir2632 Рік тому

    M.a mahadsanid sxb noseband muqaaladaanoo kale

  • @shamimbeauty1523
    @shamimbeauty1523 3 роки тому +13

    😆😆Illahi imageyo mashaas camal😉😉

  • @Maanqaan22
    @Maanqaan22 2 роки тому +1

    Sxb casrigaan lajogo ee aaladah teknolojiska hormar laga garay masuura gali wesantahy ila hda in laga salgaro darbigaz❓mise jirta isku dayo lagu sameyay dhawanhn❓ thnks

  • @jikadanora4023
    @jikadanora4023 3 роки тому +9

    Asc waxaan ahay hooyo soomaleed oo yutub cusub furatay oo cunto karin ah waxaan kaa codsanayaa in aad isaacido aniga oo fiirsaday barnaamijka aad dadka ku saacideeyso jazaka allahu kheeyran guul ayaan kuu rajeeynayaannnnnnnnnnnnn

  • @sakariyeshire4536
    @sakariyeshire4536 3 роки тому +3

    Sxp channelkn waa loo baahanyahay. Fadlan adigu ha ciilin. Haa seexan.

  • @abdihadimohamudabdi7620
    @abdihadimohamudabdi7620 Рік тому +1

    best of UA-camr waabari media 👌 👏 🙌

  • @richhome3678
    @richhome3678 3 роки тому +16

    Qisadan waa mid la yaab leh
    Laakiin in la fikiro wax la isweydiyo ayaa mudane 47.527 dad gaaraya ayaa ku nool Xagee ka galeen? hadeyse magalo cabsi badan tahay dadkani sidee ugu nool yihin?

  • @rupamohamed5571
    @rupamohamed5571 3 роки тому +4

    Magacyga waa abdirahman omar halkana waa wabari media intas ayan ka helay hhh

  • @patrioticnasriinahmed2353
    @patrioticnasriinahmed2353 2 роки тому +2

    Masha allah wll ilahy haku xafido

  • @zahraasaid5715
    @zahraasaid5715 2 роки тому +1

    waxad ugu hadashey sidii uu ugu Hadley wiilka iska leh chanellka حسين هاشم Am al haashim www masha allah

  • @hbdsxxbdhen1757
    @hbdsxxbdhen1757 3 роки тому +3

    Thanks pro good history gofoward

  • @thebeautyofnatureandmotiva6977
    @thebeautyofnatureandmotiva6977 3 роки тому +2

    2 sababoodba waa ku diidanahay sheekadaan tan :
    1: taariikhda dowla umawiya waan akhriyey waliba si faafaahan waxaana kuma arag
    2 : muusaa bin nasiir wuxuu abaanduule ahaa xiligii waliid bin c/malik ee xiligii c/malik wax xila mahayn, laga yaabee inaa dhahdo mucaawiyuuba soo gaaree, haa mucaawiya xiligiisii wuu soo gaaray lkn askari caadiya buu ahaa

    • @habilgaraad2441
      @habilgaraad2441 2 роки тому

      Tàariiqdaas waa rabaa halkee ka aqri karaa walaal

  • @xaggay8323
    @xaggay8323 3 роки тому +5

    Wa marki ugu horeysay een maqlaayo copper city
    Mahadsanid walal
    Xogta aad nala wadaagtay

  • @hibocilmi1125
    @hibocilmi1125 3 роки тому +7

    Good for you bro Abdirahman Omer

  • @mufakirproduction8952
    @mufakirproduction8952 3 роки тому +5

    😍😍😍😍😍😍😍😍
    Ustaad abdirahman omar

  • @najahmohamudjama1092
    @najahmohamudjama1092 2 роки тому +2

    Wllhi ma maqal lakin macalimadayda iga shekeysay wll

  • @akrammaanaf8748
    @akrammaanaf8748 3 роки тому +10

    Ustaadkeyg waa mahadsan tahay keep going my teacher

  • @aragtidaruntaah8844
    @aragtidaruntaah8844 3 роки тому +2

    Mashaaallh hurray usco sxp

  • @harrit9
    @harrit9 3 роки тому +4

    Sxp sheykoyinkan oo kale soo badi 😍

  • @mohamedabdullahi7742
    @mohamedabdullahi7742 3 роки тому +9

    M.a keep going walalkey

  • @nazrazead
    @nazrazead 3 роки тому +10

    Keep going wlloh Allah keep you Jiidhkaygiii masha allah wa muqaal wx Tar iyo xiiso leh jazakallah wlloh mcn 💯💕

  • @jamiadde2663
    @jamiadde2663 3 роки тому +3

    Mnsha Allah codkga jclhy Allah Ku jeclado

  • @rahmahussein2610
    @rahmahussein2610 3 роки тому +6

    Thank you mahamed

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 роки тому

      Mahadsanid muxammad ✅

  • @user-jk2gt4ko5d
    @user-jk2gt4ko5d 3 роки тому +7

    اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    Walaal abdirahman ma nala wadaago kartaa dhiganah aad akhriday adigu raaliya walaal

  • @saffaahmed3657
    @saffaahmed3657 2 роки тому +2

    Ilaahay.hanaga. Hapo

  • @cabdixakiimmaanka3837
    @cabdixakiimmaanka3837 2 роки тому +2

    Keep going

  • @ubaidebrahem857
    @ubaidebrahem857 3 роки тому +7

    💯 k coming soon

  • @user-qi5lk7db8k
    @user-qi5lk7db8k 7 місяців тому

    Saaxiib,kasoohadal,farastanabiga,scw❤❤❤❤❤

  • @cabdiraxiin_asad
    @cabdiraxiin_asad 3 роки тому +4

    WALAALKAY CABDIRAXMAAN GUUL AYAAN KUU RAJAYNAYAA IYO INAAD SI DEGDEG AH U GAADHIS 100K INSHALAH INTAA IYO IN KA BADANBA WAAD U QALANTAA❤👑👍

  • @qolkaxaqaaiqda7634
    @qolkaxaqaaiqda7634 3 роки тому +9

    Sxb magaca abaanduulaha waa : موسى ابن نضير
    نضير

  • @yusufmohamed9843
    @yusufmohamed9843 3 роки тому +3

    Jazakallah

  • @mucaadabdishow9290
    @mucaadabdishow9290 3 роки тому

    Horumarkaagu waa kayaaga hore u soco waabari media

    • @Xirfadkaab.
      @Xirfadkaab. 3 роки тому

      walaal subscribe inagu sharaf hadii aad xiisayso qisooyin iyo dhacdooyin xiiso leh ua-cam.com/video/muXVPE5vY4M/v-deo.html

  • @yahyeali9696
    @yahyeali9696 3 роки тому +1

    May wllo waa ii kow shukran wllo

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 10 місяців тому +1

    سبحان الله وبحمد سبحان الله العظيم

  • @abdurahmanaden1500
    @abdurahmanaden1500 3 роки тому +2

    Asc hadi manta horomanka calamka garay hadey gali wayen away qof xafudul quran afka ku qabto quranka Markas magali karan miya

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane 3 роки тому +3

    waaberi_media🐎🔦

  • @khadroalixuseen8621
    @khadroalixuseen8621 3 роки тому +3

    Tnx wll lkn xgee ku talaa❤🙏

  • @najmudinaxmed1533
    @najmudinaxmed1533 3 роки тому +8

    Sxb waxaaN kaa codsanayaa inaad muuqaal nooga soo samayso gangsterkii waynaa ee la odhan jiraY AlCabon please hore u soco brother

  • @hakiim2323
    @hakiim2323 3 роки тому +4

    Qofwalboo daawana muuqaal wllkeen c Raxman inaw inaw 100k gaaro iyo kabadn wow uqalmaa share dheh Oo asxbtada lawadaag♥️

  • @sumayocabdi1157
    @sumayocabdi1157 3 роки тому +4

    Magaaladaan Wadankee Ku Taalaaa

  • @kamilyare1639
    @kamilyare1639 3 роки тому +5

    Sxb waadku mahdsan tahy, lkn qoraalka dib noogu soo sheeg qaarada ay Ku taal magaldan iyo dalalka deriska la ahba, aan hantida u doonanee, mise xaga ilaahay ba laga qariyay sida juju wa majuuj oo kale umawiyinta kqdib

  • @johndeo6013
    @johndeo6013 3 роки тому +3

    Waku tagera sxb.. adoo 1k subscribe hysatid ayan kugu xirmay.. manta 81k ayad mare.. hormar wacan..

    • @100YearsAgo.
      @100YearsAgo. 3 роки тому

      24_3_2021
      Maanta 122k subscribers

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow 3 роки тому +2

    hore usoco sxb

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 3 роки тому +6

    Cajiib !!!
    سبحان الله

  • @muldhatatv6762
    @muldhatatv6762 2 роки тому +1

    Waad madsantahay

  • @abwaangaraneofficial2393
    @abwaangaraneofficial2393 2 роки тому +2

    Some of my people are stuck on his voice. Are you learning or want to sleep hh

  • @saraMohamed-so2kd
    @saraMohamed-so2kd 3 роки тому +10

    Waa yaab marna alla og wxy tahayba

  • @idontcare6649
    @idontcare6649 3 роки тому +5

    Cajib !! hore uma maqal magaladan 😏

  • @najmoaliabdi6815
    @najmoaliabdi6815 3 роки тому +3

    May ma maqal e inosobadi wll cabdirixman

  • @mustafadaacad7502
    @mustafadaacad7502 Рік тому

    Thanks bro

  • @liibaankhaliifa9367
    @liibaankhaliifa9367 3 роки тому +1

    Mahadsanid wanan ka hela sheekoyinka nocano kle ah noso badi

  • @khalidfantastic5007
    @khalidfantastic5007 3 роки тому +3

    Mashalah alaa yaabaarik

  • @barmuudomedia8047
    @barmuudomedia8047 3 роки тому +3

    Thnks Maclimoo

  • @aklyrics9614
    @aklyrics9614 3 роки тому +3

    I like it shekadan noso badi niyahow

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 3 роки тому +4

    subxaanallaah siruhu badan

  • @apdirahmanrakatic2719
    @apdirahmanrakatic2719 3 роки тому +3

    Waan argagaxay wlhi alle ayaa quraankiisa ku leh qisooyinka iga warama kuwa caqliga usaaxiibkaa فقصص القصص لعلهم يتذكرون

  • @seydcumar5829
    @seydcumar5829 3 роки тому +2

    Run ahaantii waan cabsaday horeyna umamaqal sheekadan waa arin cajiib iyo argagax leh

  • @libaansaciid7321
    @libaansaciid7321 3 роки тому +2

    Masha allah walal

  • @awilali8507
    @awilali8507 2 роки тому +2

    Ma maqlin wali tan oo kale😂😎

  • @thebeautyofnatureandmotiva6977
    @thebeautyofnatureandmotiva6977 3 роки тому +11

    Gunaanadkii muhiimadaydu maaha inaan ku naqdiyo ee waa inaan kuu sheeko inaa kala saadho historiga iyo novelska sxb

  • @SN-bm2km
    @SN-bm2km 3 роки тому +2

    Magaceygu Abdirahman omar halkanina waa wabari media, ku soo dhowaadayaal muqaalkeena maanta

  • @soumeyamohamed5879
    @soumeyamohamed5879 2 роки тому +2

    Keep going walal

  • @iprahimiprahim4919
    @iprahimiprahim4919 3 роки тому +2

    Asc wll anigu lacagtaasoo kale ayaan doonaya xageen ka hela meesha meel aan ahayn

  • @hibocumar3326
    @hibocumar3326 3 роки тому +1

    Soo badi sheekooyinka cabsida ah🤨😋😋🍇💘❤

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah758 3 роки тому

    Subxaanallah waligey ma maqal🤦‍♀️😒toloow malagu xusey kutubka qur'aan ama axaadiista rasuul scw sheekooyinkan iyo wax quseeyo ?🤔