Mucjisada Dagaalkii Axzaab | Maalintii gaaladii carbeed iyo yahuudii u midoobeen jabinta islaamka

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 вер 2021
  • Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
    Facebook: bit.ly/2JycRdj
    Instagram: bit.ly/2TPlYrR
    Twitter: bit.ly/3mOR27D
    Muqaalo ku qancin doona:
    - Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
    - Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
    - Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
    - Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
    Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 393

  • @AliKhadaab1
    @AliKhadaab1 2 роки тому +149

    Rabi haka raalinoqdo walaalkey ino so badi muqaladan oo kale

  • @ridwanahmed8820
    @ridwanahmed8820 2 роки тому +46

    Video la daawado oo la qiimeeyo waxa ugu qaalisan videoga ka hadlaya hadalka alle iyo ka rasuulka iyo taariikhda muslimiinta wan dhamaystay❤

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 2 роки тому +54

    Diintena Macan Waxa Lo So Maray Rafad iyo Dhiibato Badan Alhamdulillaha

  • @ahmedosmanshidane1840
    @ahmedosmanshidane1840 2 роки тому +70

    والله العزة ولرسوله وللمومنين
    الله اكبر

  • @wacyimedia
    @wacyimedia 2 роки тому +20

    جزاك الله خير الجزاء يا اخي عبدرحمان qeerka aad noo soo gudbiso

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ 2 роки тому +28

    Waad la ilmanaysaa dagaalada ay galeen nabiga iyo saxaabadiisuba geesinimadii rasuulka iyo fikradihii cajaa'ibta lahaa ee saxaabada mhdsanid wll.

  • @adisom1396
    @adisom1396 2 роки тому +66

    Masha Allah ❤️
    Saaxiib barnaamijyadaan oo kale inoo soo diyaari

  • @dahircadani3770
    @dahircadani3770 2 роки тому +14

    Sxp wallahi markad tariqda kahadleso wan jeclahay abowe noosoobadi taariikhda adoo raaliya
    Kep goin ❤❤❤❤

  • @yb1576
    @yb1576 2 роки тому +22

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @saalaxjaamac3824
    @saalaxjaamac3824 2 роки тому +86

    Waar ninkan barnaamij macaanaa oo soo diyaarin macaanaa 😘

  • @maadeys382
    @maadeys382 2 роки тому +22

    Mansha allah muslimka allah ayaa la jira' marna ma guul dareysanayaan.

  • @seedsomalikoob2250
    @seedsomalikoob2250 2 роки тому +5

    Waadku mahadsan tahy sida quruxda badan ee aad noogu soo gudbiso taariikhda islaamka waxan kaa codsan lahaa inaad nooso galiso taariikhda asxaabteeni suubana si ay dhalanta yaryar ee soo kacaysaa u hesho taariikhda halyeeyada islaamka oo xidigo ayku daydaan ugu noqdaan waad mahadsantahy waabari 👍👍👍

  • @xasancadde5581
    @xasancadde5581 2 роки тому +9

    M.a muslimiinta kor diintena islamka❤❤❤❤ weligeed hasareyso💪

  • @abdi2728
    @abdi2728 2 роки тому +11

    Faaidada qisadan kujirta waxaa weeye inaan la niyad jabin islaamka ilaahay baa lajiree waynuna guulaysan doonaa mar un

  • @ilyaasxoosheey2358
    @ilyaasxoosheey2358 2 роки тому +7

    Masha Allah horay u soco

  • @mohamedfoolinho5031
    @mohamedfoolinho5031 2 роки тому +8

    Ax ax yaaaa Nuceym allah hakuuu danbi dhaafo adiga iyo dhamn dadkaagii 🙏🏽

  • @mohameddaud9529
    @mohameddaud9529 Рік тому +3

    Marka hore alle ayaa mahad dhamaanteed iyo amaan dhamaanteed usugnaatay Xabiibkeeyni nabiyulaahi muxamad sallaahu caleeyhi wasalim fariidkii guulaha soo hooyay oo laholi waayay halyeeygi u halgamay inaa naar kabad baadno nabad galyo iyo naxariis allaha korkiisa yeelo halgamaa yaa shii muslimiin soomaray iyo kuba imaa doono allaha uwada naxariisto aamiin

  • @nasurivlogs
    @nasurivlogs 2 роки тому +6

    Masha allah akhii aada uga hele

  • @ismaildahir8672
    @ismaildahir8672 2 роки тому +7

    Masha allaah abdirahman keep going

  • @ayanlehhassanali
    @ayanlehhassanali 2 роки тому +5

    Mashallah

  • @Abdullahihcghvf
    @Abdullahihcghvf 2 роки тому +115

    ولله العزة ولرسوله وللمؤمنين ولكن المنافقين لا يعلمون

  • @abubakar-ol5fz
    @abubakar-ol5fz 2 роки тому +5

    Masha Allah

  • @blacksomali2146
    @blacksomali2146 2 роки тому +26

    Thank you pro I love the scenes of the Islamic wars he won so it's my request to come up with more

  • @cabdidhere
    @cabdidhere 2 роки тому +2

    Waaberi media waxa uu uqalma 1M iyo kabadan thanks brother cabdi Rahman Omar

  • @DaliilMedia-DM
    @DaliilMedia-DM 2 роки тому +9

    Mansha Allah wll cabdulraxman hore usoco dhiirigalinbad mudantay

  • @shakababukar2597
    @shakababukar2597 2 роки тому +20

    Waxan kabartay Cid na kama baran 😊😍😍😍

  • @apdifatah5970
    @apdifatah5970 2 роки тому +5

    Maaha allah allah haku xafido

  • @MESUT188
    @MESUT188 2 роки тому +5

    Mahadsanid ustaad abdiraxmaan

  • @kaafimohamudali4303
    @kaafimohamudali4303 2 роки тому +5

    Masha Allah sxp inoo soo badi

  • @mohamuudahmed4898
    @mohamuudahmed4898 2 роки тому +4

    Jazakumullaah Qeyr

  • @abdimalikaxmed126
    @abdimalikaxmed126 2 роки тому +2

    Ustaad waa mahadsantahay. Markale muqaal nooga soosameey dagaalada rasuulka sallalaahu caleyhi wasalam.

  • @ahmedosmanshidane1840
    @ahmedosmanshidane1840 2 роки тому +6

    Masha Allaah bro Allaah kaa abaalmariyo

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 2 роки тому +12

    subhanallah subhanallah

  • @Kororsoofficial
    @Kororsoofficial 2 роки тому +2

    danbidhaaf iyo ajar alha kaasiiyo ustaad rabbina ha inasiiyo caqiiqadadooda midlamidda

  • @cabdullecumar4116
    @cabdullecumar4116 2 роки тому +3

    Walahi waligod ma dabar go ayaan islaamka 🥰

  • @brockleneser3349
    @brockleneser3349 2 роки тому +7

    UpDirahmaN wabari. HoRe u soco wllo from Burco✌️🙏🏻

  • @caashodahir6050
    @caashodahir6050 2 роки тому +3

    Mahadsanid walalkey cabdi raxmaan

  • @khaledsheikhmubarak8641
    @khaledsheikhmubarak8641 2 роки тому +2

    Thank. you Walal sidaas Nogu so diyaari Casharada taarikhda Diintena Islamka ah

  • @mohammedul_amiin
    @mohammedul_amiin 2 роки тому +11

    ‏جزاك الله خير الجزاء

  • @boyka651
    @boyka651 2 роки тому +9

    Salalahu Calayhi WasAlam ❤️

  • @cabdisalaanwarsame9448
    @cabdisalaanwarsame9448 2 роки тому +3

    Masha allaah jazaakallaah kheyr.

  • @faaidochannel718
    @faaidochannel718 2 роки тому +12

    M.a keep going wll qaali ku taageeraa

  • @carlozducaqabe6383
    @carlozducaqabe6383 2 роки тому +7

    Mansha Allah wll Alle haka Abalmariyo farinta quruxda badan ad noosoo gud bisay dad dadbadan way kuraxaysten cadawga islamku waaka ha dislike 👎 ta saraya vedio ga qurxon
    Cadawga islamku hajaba ☪️ 🕋 🕌 ☪️ 🕋 🕌

  • @fatumaosman4305
    @fatumaosman4305 2 роки тому +2

    masha allaah abdirahmaan ilahy waxow ku siyay cod quruxbdan ilahy haku xifdiyo wax wanaagsan waa kaga faa idesaty ilahy ajir haka siyo noso badi walal insha allaah kama cajiseno

  • @Hiigsade25
    @Hiigsade25 2 роки тому +3

    Wallo mahadsanid barnaamikyada noocan ah noo soo badi

  • @sabrinali7897
    @sabrinali7897 2 роки тому +5

    Masha Alah ❤💖

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 2 роки тому +34

    masha allah thank you

  • @hape5288
    @hape5288 2 роки тому +6

    ماشاءالله عليك أثرتنا وجددت إيماننا

  • @hape5288
    @hape5288 2 роки тому +1

    جدد الله إيمانك ورزقك الله بحسن خاتم

  • @najiibmahamed7774
    @najiibmahamed7774 2 роки тому +2

    macha allah barnamijyadan oo kale nasoo badi wll alle khyr haku siiyo

  • @ilyaascabdi8426
    @ilyaascabdi8426 2 роки тому +2

    Masha Allah wllo mahadsanid

  • @liisaancho501
    @liisaancho501 2 роки тому +5

    Mansha Allah💗❤💗❤

  • @ogaahiye
    @ogaahiye 2 роки тому +6

    #Waaberimedia❤👋

  • @cabdiraxmaancaliaadan8819
    @cabdiraxmaancaliaadan8819 2 роки тому +6

    Salaahu caleyhi wasalam♥️♥️🥰

  • @zegtaba9680
    @zegtaba9680 2 роки тому +2

    Mmsha alaah sxb hore uu soco allaah ha Ku xafido 💕💕💕❤️💕❤️💕❤️

  • @axmedculujoog3421
    @axmedculujoog3421 2 роки тому +2

    Cabdiraxmaan sii wad taariikhda islaamka

  • @deeqoabdiqaadirhapep9672
    @deeqoabdiqaadirhapep9672 2 роки тому +3

    Masha Allah wll nosoo bdi taariikhda islmka🥰

  • @iftiinkanaal7493
    @iftiinkanaal7493 2 роки тому +5

    ماشاء الله

  • @alibinali2141
    @alibinali2141 2 роки тому +2

    Masha Allah shukran wll

  • @alvaropoi7395
    @alvaropoi7395 2 роки тому +5

    Masha allah allaha kaa abalmariyo wll horay usoco

  • @abdisalamabdiwarsame119
    @abdisalamabdiwarsame119 2 роки тому +1

    Mansha allah

  • @hashimsuley1644
    @hashimsuley1644 2 роки тому +2

    Wll so badi taariikhda ismaalka
    JaZaka Allah

  • @Dddd-id9pc
    @Dddd-id9pc 2 роки тому +2

    Jasakalah wll ino soo badi tariikhda nabiga scw

  • @abdirazhedmohamoudhussein5018
    @abdirazhedmohamoudhussein5018 2 роки тому +2

    Mashallah allahu akbar

  • @abdullahisaed10
    @abdullahisaed10 2 роки тому +5

    Waan Kugu Dayda

  • @babsaarmedia831
    @babsaarmedia831 2 роки тому +5

    aaaaaax asxaaaap daagalkii❤❤❤

  • @qaliniyobuuk
    @qaliniyobuuk 2 роки тому +2

    Allahu akbar wllhi hadii aad alle si dhaba u amintit ineeysan cidna wax ka qaadeyn

  • @xabaglecalicali4579
    @xabaglecalicali4579 2 роки тому +7

    Taariikhdaa saaa u macaan qiinahaa leh
    Taariikhloo dhigaa jirin ayaan reergalbeed historigooda oo meel uu haysto lahayn duli uun ku saleysan aan dhiganaa
    Lkn one day isbadal waa imanayaa.
    Aad baad umahadsantahay wllo Abdirahman , waaberi media

  • @sumayoabdulhisimanabdulhi4978
    @sumayoabdulhisimanabdulhi4978 2 роки тому +1

    MaashaAllah

  • @ayeh9167
    @ayeh9167 2 роки тому +1

    Asc mashallah

  • @ahmadnuur489
    @ahmadnuur489 2 роки тому +1

    Mahadsanid wll

  • @daudmohamud2163
    @daudmohamud2163 2 роки тому +2

    Masha allaH bwe jasaakallah

  • @king_keynaan8415
    @king_keynaan8415 2 роки тому +5

    Masha Allah Wlhi waxaa arin Lagu farxo ah inuusan helin dislike Muuqaal looga hadlayo qofki ugu wngsna N.N.k.H

  • @faaraxyusuf2683
    @faaraxyusuf2683 2 роки тому +1

    Masha allah

  • @ZoobeEnglish
    @ZoobeEnglish Рік тому

    Mahadsanid Abdirahman Waaberi❤️

  • @yaxyemoha571
    @yaxyemoha571 3 місяці тому +1

    اللهم صلى وسلم على نبينا محمد ❤️❤️❤️

  • @abdiwelijaffaal
    @abdiwelijaffaal 2 роки тому +7

    Aʟʟᴀʜᴜ ᴀᴋʙᴀʀ❤️

  • @inisalaad7586
    @inisalaad7586 2 роки тому +1

    Msha allah wll soo badi muqaldan oo kle

  • @nurabdalla9106
    @nurabdalla9106 2 роки тому +1

    Mahadsanid walaal

  • @updishakurhassan846
    @updishakurhassan846 2 роки тому +2

    M.a Mahadsanid Abdirahman waberi❤️❤️✅

  • @Joseph_abukar
    @Joseph_abukar 2 роки тому +1

    Jasaakalaahu kheyran

  • @abdikanimahmet4009
    @abdikanimahmet4009 2 роки тому +1

    Walahi ILah hadah ayay xazuuzan yahin galaduh kala qaad qadimayne waa wadah gaale ❤️❤️❤️💖❤️💖❤️❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️❤️💖❤️

  • @hassanwashington3687
    @hassanwashington3687 2 роки тому

    Masha allah wllkei inoo soo badi muqaaladan

  • @abdulahiibrahim552
    @abdulahiibrahim552 2 роки тому +1

    Jazakallah bro

  • @abdikadarabdillahi5333
    @abdikadarabdillahi5333 2 роки тому +2

    Ustad qisooyinkii nabiyada noo sii wad mahdsanid

  • @yahyeabdi6422
    @yahyeabdi6422 2 роки тому +1

    Keep going pro

  • @apdikhadir1995
    @apdikhadir1995 2 роки тому +15

    Keep going 💪brother in the same name and the national enpassy of Somalia 😅😅

  • @suusuukeerowcali6799
    @suusuukeerowcali6799 10 місяців тому +1

    Allaahu akibar ☝ ♥ ❤

  • @abdifatahfarahhamud6426
    @abdifatahfarahhamud6426 2 роки тому +3

    Salalaahu caleyhi wasalam

  • @user-ur3ek7jj2s
    @user-ur3ek7jj2s 4 місяці тому

    Maasha alah horey u soco wax badan baa ka fiidayr❤❤❤

  • @maxamuudxaaji4627
    @maxamuudxaaji4627 2 роки тому

    شكرا لك يا أخي انشار

  • @fekermedia68
    @fekermedia68 Рік тому

    Mshllh tabarakallah jazakallah kheyran ❤

  • @zamatar____yare
    @zamatar____yare 6 місяців тому +1

    thank you😊

  • @amalsiciid7296
    @amalsiciid7296 2 роки тому +1

    Mnzha Allah nooso Badi wall Dagaladii muslimiinta

  • @jaketimusic4462
    @jaketimusic4462 2 роки тому +2

    Wll 1k halii garsiiyo wax yer aya iga dhiman ilahee haku xafido🤲🤲❤

  • @user-hf7cc8ju2x
    @user-hf7cc8ju2x 6 місяців тому

    Thanks pro sida quruxda badan inoola socod siineyso qisooyinka

  • @mohaxagar4894
    @mohaxagar4894 2 роки тому

    Zxp soo badi qisooyinka asxaabta

  • @kalthumabdullemohamed9359
    @kalthumabdullemohamed9359 2 роки тому +5

    Keep going pro🥰

  • @abdiqadirmacalin312
    @abdiqadirmacalin312 2 роки тому

    Jazakallahu khayran

  • @cabdikaadircabdirahmaanabu9143
    @cabdikaadircabdirahmaanabu9143 2 роки тому

    Mahadsanid ustaadi noo soo badi