Sharixid fudud Bitcoin Cryptocurrency Lacagta Caalamku u guurayo.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 кві 2021
  • Kusoo biir Telegram group keena : t.me/zakariyeAbdullahiAli
    Muuqaalkan waxay ku sharaxaynaa macluumaad muhiim ah oo ku saabsan Bitcoin iyo guud ahaan lacaga Cryptocurrency ga.
    🌍 Booqo Website kayga 👉 suuqaturkiga.com/
    ► Social Media igala soco!
    📸 / zakariyecaawiye
    📖 / sakariyecaawiye
    🐦 / zakariyecaawiye
    💛 / zaki-sool
    👊 Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
    ► www.paypal.me/Zakariye127
    #Bitcoin

КОМЕНТАРІ • 317

  • @ZakariyeCaawiye
    @ZakariyeCaawiye  3 роки тому +85

    Like saar muuqaal sidoo kale ma idinku jiraan cid Bitcoin Cryptocurrency maalgashatay?

    • @Abdilwaasic
      @Abdilwaasic 3 роки тому +1

      Sidee ribba ii soo fuuleey hadaan gato?😳

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  3 роки тому +5

      MashaAllah Alle hakuu barakeeyo walal

    • @caarshechannal7866
      @caarshechannal7866 3 роки тому +4

      Anigaa doonaya ustaad waxaa aana doonayaa inaan maal-gashado oo fahmo markaa waxa aan doonayaa in warbixin badan la iga siiyo

    • @hebaessa1115
      @hebaessa1115 3 роки тому

      @@ZakariyeCaawiye thanks

    • @sidrasirad9475
      @sidrasirad9475 3 роки тому

      horta lacagta wadankeena ayaa ku nool waxa yar ay ka helaan maxad meel kale u gaynaysa mida kale qof aadan aqoon xagee u raaci doonta markaa somalida xawaladahaasi ayaay dalkeena dadku nool yaahay kuwan maxad ka faiidaysaa markaad maalkii dalkaga iyaga siinayso

  • @colinsoder9519
    @colinsoder9519 Рік тому +125

    Runtii fiidyow wanaagsan, waxaa muhiim ah in kuwa bilowga ah ay ogaadaan xeeladaha aasaasiga ah ee ka caawin kara safarkooda maalgashiga sababtoo ah wax badan ayaa isbeddelay suuqa waxaanan ka samayn karnaa faa'iido labadaba suuqyada bullish iyo bearish labadaba.

    • @windy1680
      @windy1680 Рік тому +1

      Waxay u baahan tahay wax badan, waxaan qiyaasayaa in qaar badan ay ku khasaaraan sababtoo ah xirfad la'aan si ay u maareeyaan ganacsigooda.

    • @colinsoder9519
      @colinsoder9519 Рік тому

      Sir David Miles waxa uu i tusiyay dhinaca ugu wanaagsan ee suuqa dhaqaalaha ganacsiga, aad baan ugu faraxsanahay in aan la kulmo xiriirkiisa, xeeladihiisa ayaa lagu talin karaa.

    • @marilynbarnes6754
      @marilynbarnes6754 Рік тому

      Maalgelinta uu todobaadkii hore la galay isaga waxa uu keenay lacag dhan 9,630 Yuuro, wax badana laga sameeyay usbuucii hore, hadafkiisa calaamadihii wax ku oolka ahaa oo kali ah ayaa ii xaqiijiyay is bedelka.

    • @shucaybmohamed2832
      @shucaybmohamed2832 4 місяці тому

      Zhb ado mahadsan Ma heli kara xiriirkaga?
      Wxan ubahna cawimaad ku saabsan mowduucan daaran.
      Mhdsnid

  • @saladsahal4086
    @saladsahal4086 3 роки тому +5

    Mahadsanid wll zakariye ,Wax badan oo umada waxtar u leh ayaad mar walbo la wadaagtaa,
    Waxaadna mudantahay howsha aad heyso in lagugu dhiirageliyo .keep going.

  • @abdumo1290
    @abdumo1290 3 роки тому +3

    Wakhti badan ayaan fiiro dheer u lahaa cryptocurrency oo bitcoin kamid tahay. Zakariye si fudud oo mug leh ayaad u sharaxday mahadsanid

  • @alcamaarifardo7334
    @alcamaarifardo7334 3 роки тому +3

    Masha Allah thanks

  • @_Khaalid
    @_Khaalid 3 роки тому

    Thank you wll waan u baahneyn information

  • @bushrasulayman7121
    @bushrasulayman7121 3 роки тому +1

    Keep going sakariye abdullhi

  • @Mustafecabdillaahi1
    @Mustafecabdillaahi1 Рік тому

    Thanks bro for sharing us full information about Crypto curreincies.

  • @abshirmahdi8020
    @abshirmahdi8020 3 роки тому

    Waa muhiim in dunida lala jaan qado oo laga faaideesto

  • @abdisaqhusen7610
    @abdisaqhusen7610 3 роки тому

    mahadsanid masuul sare waan jeclanlahayn inaad casharo badan nooga soo samayso

  • @shedo7275
    @shedo7275 3 роки тому

    Mahadsanid chanalkan wa ianfacaya walal

  • @saxardiidmaxamed1254
    @saxardiidmaxamed1254 3 роки тому

    Walaal Zaki oo inaga soo daahay todobaadkan

  • @donotgiveuphelpneedypeople2241
    @donotgiveuphelpneedypeople2241 3 роки тому

    Waan dhawnahay waad mahadsan thahay

  • @Fatima-qw8yj
    @Fatima-qw8yj 3 роки тому +7

    Asc walalahyg qalig aah fadlan🙏🙏🙏 iso boqoda illaahay muurad kina haa nii sahalo inshallh walashin ayan aahee fadlan

  • @abdirazaksheikh2512
    @abdirazaksheikh2512 3 роки тому

    Zakaire mahadsanid

  • @kayy1674
    @kayy1674 2 роки тому +1

    Manshallah walal, inform our people. Tell them look at Kenya, Nigeria, South Africa and a lot more. Don’t get left behind in this latest revolution

  • @muniirmuniir2747
    @muniirmuniir2747 3 роки тому

    Waalahi ma fahamin lacag tan ifahansiin

  • @noloshaxayawaanka3160
    @noloshaxayawaanka3160 3 роки тому

    Wll xge kala so xiriraa extra information ayanka rabayee

  • @abdulahimohamed5918
    @abdulahimohamed5918 3 роки тому +1

    Zakariye waad mahadsantahy walaal..
    Lkn so ma dhici karto madaama oo aan qofka waxan sameeyey sida aan loo garanayn inay jirto xog dheeraad ah oo qarsoon oo an la haran karin taas oo mar un soo bixi karta.

  • @zuzuqalbisafiyafamily3831
    @zuzuqalbisafiyafamily3831 3 роки тому +6

    Isoboqda wlalaha qalbiga mnsha Allah tabarakallah😊

    • @SanaagCable
      @SanaagCable 3 роки тому +1

      Waal waan kuu saaray
      Adna iisaar

  • @suleimanyasin6199
    @suleimanyasin6199 3 роки тому +1

    Mansha Allah, walaal waad mahadsantahay sida fiican ee aad noogu sharaxday. Muuqaalo kale oo faahfaahsana waad Nala wadaagi doontaa
    Insha Allah.

  • @shortsRecap4321
    @shortsRecap4321 3 роки тому

    Mashalah 😍

  • @axmedsaalix9140
    @axmedsaalix9140 3 роки тому

    Sakariye halkee iyo sidee loo galaa bilaw markan ahay fadlan.

  • @ibraahimsiliki6832
    @ibraahimsiliki6832 3 роки тому

    Qofka ugu horeeyo weye

  • @sadamabdi9254
    @sadamabdi9254 2 роки тому

    Haa waa igu jiraa wll

  • @hamsevlogs8714
    @hamsevlogs8714 3 роки тому +9

    Wll mahdzanid ganacsiyada aad soo banshigtid aad ayaan u taageeera

  • @Ali_Moh2023
    @Ali_Moh2023 2 роки тому

    Waad mahadsan tahy sxp

  • @TheSomaliPride
    @TheSomaliPride 3 роки тому

    Acuudi billaahi minashaydhaani rajiim majin baasameeya

  • @CIBAADOSUUBAN
    @CIBAADOSUUBAN 3 роки тому

    Decentralization macneheedu waa maamul daadejin ama shaqo hoos loo daadejiyay hab maamulkeedii.

  • @mowlisyusufmatan
    @mowlisyusufmatan 3 роки тому

    Wad mahadsantahay bro
    Wax badan ka fahmay

  • @maareeyemohamed7980
    @maareeyemohamed7980 3 роки тому +1

    Decentralisation waa waxa lo isticmala qayabaha dowladaha sida dowlad lagu xukumo hal meel waa centralization halka Decentralisation ay tahay dowlad baahin ama maamul daadajin

  • @gulleddaadax1473
    @gulleddaadax1473 3 роки тому +3

    Decentralization. Waxaa loola jeedaa xukun aan hal meel aheeyn ama shirkad aan meel kali ah ku koobnen (baahinta xukunka ama ganacsiga)

  • @iffyymoha4007
    @iffyymoha4007 2 роки тому

    MashaAllah

  • @sirmohassen5966
    @sirmohassen5966 3 роки тому +15

    mhdsnd ski suqan cryptocurrency ani 3 sana kujira qofki dhaqalo yar o macqul ah heysto iyo qorsho fcn o u altcoin gems kuxusho wa hubaal inu dhaqalo badan kasi sameyn karo fursadaha suqan kaban wlh inaba cadi mahan mhdsnid wl zaki

  • @yusufnaser3047
    @yusufnaser3047 2 роки тому

    Walal mad no sariftid

  • @quruxwaadiniyoakhlaaq7113
    @quruxwaadiniyoakhlaaq7113 3 роки тому

    Acuudu bilahi mina shydani rajiim shaydan ba igu soo dhacay😱

  • @dinowbrother498
    @dinowbrother498 3 роки тому

    Mashallah

  • @caliibrahimmuse2770
    @caliibrahimmuse2770 3 роки тому

    Nice

  • @muusebulshaawi2631
    @muusebulshaawi2631 3 роки тому +15

    Somalidu waxay barataa tiktok iyo Snapchat kkk
    Waa lacag shaqaynaysa aniga waxay ila tahay ilaa 100k in ay ku xidhmi doonto hanti ahaan 10% haloo haysto qofkii wax fahmaya

  • @faadumomohamedhirsi3721
    @faadumomohamedhirsi3721 2 роки тому

    Wa maxay

  • @GololMudug
    @GololMudug 3 роки тому +2

    Decentralized wali eray bixin Afsoomaaliga laguma soo darin laakiin waa wax jaantaa furan ah oo aan hal
    Meel laga maamulin ama xarun dhexe lahayn

  • @abdikanimohamedabdi1280
    @abdikanimohamedabdi1280 3 роки тому

    wll somaliya dadka jooga coinbase wallet uma sameen karo keeba ugu fiican waxaa jira dad badan oo maalgashan raba bitcoin and ethreum and bitcoin cash

  • @kaabarehometeaching9984
    @kaabarehometeaching9984 3 роки тому

    Good

  • @banjaralkashowni6709
    @banjaralkashowni6709 Рік тому

    Wll msha Allah

  • @shantiofficial6210
    @shantiofficial6210 3 роки тому +1

    Ramadan Mubarak

  • @abdiazizabadirabdullahi4658
    @abdiazizabadirabdullahi4658 3 роки тому +1

    Walaal Barnaamij kale oo Bitcon cml eh aa so baxay Waxa la dhaha P-Network Ama P-Wallet Mano so Ogaan karta adigo mahadsan 🙏

  • @karimhasan8967
    @karimhasan8967 3 роки тому +1

    Zxp sakariye waxad muuqalo kaso sameysa Affiliate Marketka ugu fudud si dhalinyarta dalki jogta ugu faidaystan

  • @waawamoha5374
    @waawamoha5374 3 роки тому

    Thnks sxp

  • @jamaalbooto8454
    @jamaalbooto8454 3 роки тому

    waan ku salamay sxp
    waad aragtaa in uu aad u kacay bitco iyo ethiriumkiiba/
    talo soo jeedin waxad noo sheegtaa labaa ama sadex hada aan qaali ahayn oo aanu iibsano.
    lana hubo in ay yihiin lacag
    nmahadsanid

  • @Abuudypro
    @Abuudypro 3 роки тому +1

    Mudane Zakarie runti intaan kaa arkay waxatahay dhiiri galiye aad iyo aad uwanagsan xogaha aadnasiisana sida wadax uga dhigtay adban ugu qanacnaa lkn waxad ubahan tahay dadalka laba laabto si dad intaas ka badan ay kuguso xidhman shaqada wado aya kabadan waxad helayso gulayso wllo

  • @xuseenshekhcumar8727
    @xuseenshekhcumar8727 3 роки тому

    Asc zakuye

  • @yusufnaser3047
    @yusufnaser3047 2 роки тому

    Walal wan hayaa ayado fara badan

  • @mohamedabdilleh8858
    @mohamedabdilleh8858 3 роки тому +1

    I got some start point information about bitcoin, thank you for your sharing us.

  • @Sharbasharbohra
    @Sharbasharbohra 2 роки тому

    Wlal jawb ayaan ka sugaya zakari

  • @MohamedIsmail-hi9wl
    @MohamedIsmail-hi9wl 3 місяці тому

    Macha allah wad mahadsantahay wll lkn sidan ufurankaro nofahfahi iyo sidan ulabixi laha

  • @sarahussein5872
    @sarahussein5872 3 роки тому

    It's all about control.

  • @xasnahassan4332
    @xasnahassan4332 3 роки тому

    Acuudubillaahi minashaydani rajiim waa lacag Jin ka fogaada calamadoodaba tii shadadinta u eeg

  • @ibnuweged3839
    @ibnuweged3839 3 роки тому +2

    Wll adoo raaliya ma igu caawin gartaa sida loo sameysto akoon bitcon

  • @donjamalo2640
    @donjamalo2640 3 роки тому

    Barnamij faahfaahsan kaso sameyey sida loo maalgashado iyo shuruudaheeda. Wslm

  • @mahamedyasin1847
    @mahamedyasin1847 3 роки тому

    Waa arrin halis ku ah somalia waayo nabad ma ahan oo argagixisadu wadamo badan bay lacag ka helin taasina waa caqabad waa howl u baahan in laga hortago

  • @faysalyuusuf3457
    @faysalyuusuf3457 3 роки тому

    Wll lacag ayaan rabaa inan maalgashado sidee umaal gashan karaa

  • @basketballhope2602
    @basketballhope2602 3 роки тому +1

    Side lay saga diwaan galiya imisa ugu yaar oo la gashan karaa

  • @Irrisolticrimini
    @Irrisolticrimini 3 роки тому +4

    Forex ka inad kazo hadazho jecLan LaHa bro tnx

  • @aminasalah401
    @aminasalah401 2 роки тому

    Asc wl sakariye inan malagashato ayan rabaa e igacawi xagen kalaso xirira. Mahadsanid wl

  • @abdllaumar6922
    @abdllaumar6922 2 роки тому

    saxib sidee lo Mal gashtaa

  • @zakimo5768
    @zakimo5768 3 роки тому +2

    ADA cardano XRP ripple vechain VET good idea u sheeted somalia
    I invested last year it's good investment and it's better than stock exchange
    Enthu second biggest ADA third biggest

  • @xuseenshekhcumar8727
    @xuseenshekhcumar8727 3 роки тому

    Asc wala wamaxay bit coin hadi an haysto side usarifkan karaa

  • @ahmedmumin7694
    @ahmedmumin7694 3 роки тому +1

    Waa xaaraan

  • @Mohamed-qt7ql
    @Mohamed-qt7ql 3 роки тому +2

    Somalida waxaa dhihi lahaa ripple ka iibsada. Sida bitcoin ka .

  • @saliimsir9950
    @saliimsir9950 3 роки тому +7

    decentralization waxay ila tahay "baahin" hadaan qaldaneyn

  • @shoboorganicproducts8761
    @shoboorganicproducts8761 3 роки тому

    Wl xagee lagaala soo xariiri karaa adoo raali ah

  • @lucas8283
    @lucas8283 3 роки тому

    Asc wll wxan raba ina ku way diyo Halki BITCOIN wameqo maxana ku ibsan kara

  • @shiikhacde4605
    @shiikhacde4605 3 роки тому

    Sxpo aniga ayaa maal gashtay lkn hal cilad ayaa jirto lacagata malasoobixi kartid micna waxey kuleeday process marka sxp maxaaaye waxaas sxp

  • @Maddy_lol4
    @Maddy_lol4 3 роки тому

    Asc seen ku gadan karaa bitcoin

  • @sahraxusen4554
    @sahraxusen4554 3 роки тому +1

    asc wall mahdsnid seen u maal gashan karaa

  • @buubgacal4053
    @buubgacal4053 2 роки тому

    Sxb supergager Terra luna ilaa hada mmf ayaan lacag dhiganayey wax ley siiyana ma arag ee ma idahan siin kartaa

  • @abdullahihagi7741
    @abdullahihagi7741 3 роки тому +3

    Waxaan heestaa MSc accounting and finance, Bitcoin waxaa loogu talagalay in lagu dhaqo lacaggaha qalaad waan qaab qamaar oo kale. Haddaad taladdeeda qaadanaysaan ha iibsanin.
    Lacagtaada ku iibso Dahab ama maguurto haddaadan ganacsi galinaynin.

    • @xariirboy1540
      @xariirboy1540 3 роки тому

      Pro wan ku bahanyhy Xagen kala so xariir farin ireb mel kaso Waco mhdsnd

  • @hodanhuseinibrahim6984
    @hodanhuseinibrahim6984 3 роки тому

    Wllo please kasoo hadal stoke market

  • @abdirasaqmuhumed6625
    @abdirasaqmuhumed6625 3 роки тому

    Halkee ayaan iska diiwaan galiyaa

  • @ilwaadqurux5673
    @ilwaadqurux5673 3 роки тому +1

    I’m first 😎😎👏🏻

  • @AhmedMohamed-cy2iz
    @AhmedMohamed-cy2iz 3 роки тому +2

    Asc
    Xagen kala xariri kara hadaba

  • @maxamedxuseen7369
    @maxamedxuseen7369 3 роки тому

    Wll lacagtan bitcoin ee la qodanayo mobilka dhexdiisa ee app ka crypto tab kawaran

  • @cdalacimraan285
    @cdalacimraan285 3 роки тому

    Wll zakariye makaa brn karaa lacagtan sida loo istiCmaalo please

  • @suadibrahimosman5899
    @suadibrahimosman5899 3 роки тому

    Asc wlaalo siden kula xiriira

  • @mohamedmursal9992
    @mohamedmursal9992 Рік тому

    aad baad u mahadsantahay sxb waxbadan baan kaa fahmay

  • @mohamudabdiibrahim9228
    @mohamudabdiibrahim9228 3 роки тому

    Sxb adoo raaliya bitclout ka soo hadal oo noo sharax sxv

  • @abdiqaalingate5789
    @abdiqaalingate5789 2 роки тому

    Wall qali zakariye miyaa lo bahan yahay passpor bal ii so sheeg wall

  • @mustafesiciid3016
    @mustafesiciid3016 3 роки тому

    mahad sanid wll

  • @suleymaancraxmaan9910
    @suleymaancraxmaan9910 3 роки тому +6

    Wll zakariye Abdullahi Ali muuqaal ka soo samee website upwork oo lacag online laga sameeyo

    • @ahmedyasinabdulahi8090
      @ahmedyasinabdulahi8090 3 роки тому

      Walal Suleyman hadan xirfadaYda Kaga Taliyo waxad ubahantahay inad so aruriso. Project ad samaysay kadibna Ad is qexdo oah waxad. Kuficantahay. Hadana ad so dhigto. Waxanan kuficanahay wakana oah excel. Word oad qof usamaysay. Resume ama Payrol. Excel ahaan. Kadibna. Lacagtad qadanaYsid adraciso

  • @faisalahmed3083
    @faisalahmed3083 3 роки тому

    Acount yadi laga gata sidee loosamestaa sxb

  • @AbdiasisFahad
    @AbdiasisFahad 2 роки тому

    2022 ban socdaaye iimanka ha iga soo ridin

  • @farhiyajama3142
    @farhiyajama3142 3 роки тому

    Hi waxaan ku waydiiyay wax lacag caadi miyAA

  • @officialsuhuur9061
    @officialsuhuur9061 3 роки тому

    Asc walaal markaa ka soo hadal

  • @mustafesiciid3016
    @mustafesiciid3016 3 роки тому

    imisa ugu yar ee ladhigtaa

  • @apaazmoh3389
    @apaazmoh3389 3 роки тому +1

    Side loo bartaa wllo

  • @Mssworld-gg7kd
    @Mssworld-gg7kd 2 роки тому +1

    Wall somaliya malagu isticmaalikaraa

  • @hasanmo9258
    @hasanmo9258 3 роки тому

    Azc wllky Zakariye
    Wlo waxan kaa codsanayaa inaad kasoo hadasho website lacag laga samaynkaro
    Waxan sidaas kuu leeyahay wlo dadkeenii laguma kalsoonaan karo sidaa darteed waxa tahay nin aad umacquula oo aaminaad leh
    Wlo waxan mar labaad kaa codsanayaa inaad kasoo hadasho website lacag laga samaynkaro oo free ah hadaad awoodo ama wakhti uhesho
    Salaamu Calaykum wllky Zakariye

  • @abdiqaniabdirahman7224
    @abdiqaniabdirahman7224 3 роки тому

    Qofka an lagaranayn yan uga dacwoda hadi lacagta uu hal mar xayirto

  • @mohamedabdikani1736
    @mohamedabdikani1736 3 роки тому

    Mahd sanid ustaad qof ii sharxaan waayay oo somaliya

    • @M.f3711
      @M.f3711 3 роки тому

      solaa youtubkisaa iyaado faafaafsan kaa badh halkaas ayaad kaa heeli doontaa eng

    • @mohamedabdikani1736
      @mohamedabdikani1736 3 роки тому

      @@M.f3711 mahdsanid zhp

  • @djkimovich
    @djkimovich 3 роки тому

    Libaax