@@AbdishakurHM wuxuu kawadaa ayay ila tahy waa maxay Token? Arintaas inad muuqaaal ka sameysid iyo kuwa ugu fiican iyo sida loo fiiriyo ama loo qiimeyo inuu mustaqbal leeyahy iyo sida loo iibsado ama loo maalgashado.
Dadka somaliyeed waxan uga digaya inay lacagtooda qof kale isaga diraan waa laga dhici karaa si yaabo kale oo loola baxo ayaa jira Laakin tano kale waa halis Fadlan ka taxadira
Subxaana laah war hooy ilaahay ka baqa iyo maalinta yoomil qiyaama nin aan la xisaabinayn ma jiro ka daaya umadan la yaaban nolol maalmeedkooda oo iska korsanaya ubadkooda ayaad tusaysaan Riyo aad u raqiis ah waxaad Doonaysaan in aad furan xoogaaga yar ay ubadkooda u sameeyaan ilaahay ka baqa .
Ustaad two vertification ka exchanges kaga oo dhan ma u isticmaali kartaa dhibaato kama imanyso somaha, mida kale bybit lacag iigu jirta binance maku xawilan karaa iso jawaab ustaad
Ustad mesha dhalinyro oo jebkodu waynayn aa ku badan marka ado mahadsn trading ka naso yara Fahansii qaybta invsmnt ga raga jepka clus le ba lagu talo galy umalyna marka ustad waxa u bahnhy sida janis lo gado iyo all tradin spot noso kor mar 1 vedio dhalinyrta trding waqti u hyza like greya su ustdka u gadho🎉❤
waxaan kaa sugeyna sida la isaga iibiyo COIN ee looga dhigto USDT tusaale marka aad heysato Coin ka XRP ee suuqa dhexyaala sida looga dhigi karo Cion USDT ah si ugu dambeyn lacagta ula baxdo
First comment ayaan ahay sxp hal wax ka codsanaya token kasoo hadal wll aad ayaan ugu bahanahay faaidadeeda.
Token kee wll ?
@@AbdishakurHM wuxuu kawadaa ayay ila tahy waa maxay Token? Arintaas inad muuqaaal ka sameysid iyo kuwa ugu fiican iyo sida loo fiiriyo ama loo qiimeyo inuu mustaqbal leeyahy iyo sida loo iibsado ama loo maalgashado.
@@AbdishakurHM wll token lacag la dhaho miyaa jirta oo sida coins ka oo kale laysu barbardhigo
@@abdalla_guul Haa sxp hada ayaa si fcn ufahansiisay nio wax xoga maka hysa sxp
Bankig LBank kaso waran lacagta qaabkan logalabaxo@@AbdishakurHM
Waa mahadsantihiin asxaabta, dhiirra gelintiinna darteed everything waa idiinla soo wadaagaa insha Allah adinkana mowduuca aad daneeneysiin comment noogu reeb insha Allah.
Asc ustaad sidee loo firifayd gareeyaa TOTP markii coin Ex aad samaysanysid vedio nooga soo duub Adoo mahadsan
Sida loga trade gareeyo noso duub
Sida binance sida app sida loo isticmalo noso samee ustaad
Wallet ka Telegram ka ka soo hadal zxp
Maxalin aad iyo aad ayaad umahadsan tahy .caawo dhan waa ku ducaynaynay .adiga .teacher waayo waa la ayan meel aan kudirsano lacagtayada waa d mahad santhay .teacher ❤😊😊😊😊😊
Mahadsanid cashar fiican herrsare..Soomaalieeeeeey waxbarta ....
Masha allah ustaad xog muhiima nala wadaagatay allaha ku sharfo
Thanks teacher for your support with methods and new opportunities
Runtii waxbadan ayaan kaa faaiday ustaad allaah ajar hakaa siyo insha allaah
Mahsanid eng abdishakur🎉🎉
Aad iyo aad baad u mahadsantahay sxb sida fiican ee aad u sharaxeeso.
haka daalin in aad soo badiso video yada anagana waan ka faaideysaneyna i.a
Mahadsanid ustaad
waaa mahadsanthy ustaad keena shafarta badan 🙏💯💯💯
Ustaado wlhi maxaad qalbi wanaagsan thy hore usoco yaaqay hormar wacan
Aad baa umahadsantahay ustaad ❤🎉
shukran our mentor i wish you have a good time
Eebbe wayne haku sharfo sxb🎉
Thnks ustaad wax wey ayaan ka faa idiney
M,a ustaad jazaka laahu kheyra
Tani waa xayaysiis aad usamaynayso hiigsi ee maaha barnaamij sax ah ciwaanka iyo casharku ismalaha meesha waxa muuqata zaad,sahal iyo Evc midna lagula biximaayee shirkad kale lagula baxayaa hiigsi layidhaahdo yaa kuudamaanad qaadaya in aad kahelyso iyo in ay kudhacayaan?
Mash.allah ustat Allah ku dhowro
Guulayso ustaad 🎉
Mahadsanid sir cabdishakur
Dhalinyaro ustaadka dhiiri gelita aan Ku cumaamadno share like comments. Waa macalinka dhalinta aan is garab taagno inana
Noo soo diyaari sida loo sameesto loona isticmaalo❤
MashAllah shukran Ustaad
Mahadsanid sxb guulayso
Wa mahadsantahay ustaad
Intee ugu yaree la dhigan karaa
Inta aad jeceshahy wll ila soo xiriir
MnshAllah shukran Ustaad
Thanks that was helpful
Zxp ustad abdishakur trending veiw itus itapsi mlo waye
Dadka somaliyeed waxan uga digaya inay lacagtooda qof kale isaga diraan waa laga dhici karaa si yaabo kale oo loola baxo ayaa jira Laakin tano kale waa halis Fadlan ka taxadira
Waad mahadsantahay eng.
allah haku sharfo wll
soodiyaari macalin
Shugran ustaadh
Hormar wacan ❤
Barashada Suuqa
Mahadsanid ustaad binance waa u baahanahay aniga ma fahamsani
Waa kuwaan dadka uqalma 1m
Barashada crypto
Soo diyaari sxb
Mahadsanid walalkayow
❤mashaa allah❤
Thanks ustaad
Mahadsanid ustad ❤
Lkn noma adan sheegin sida loga shaqeeyato aapka
Kaliya sida leesu diwaan galiyo sida lacagta lagu shubto ama lola baco bes
Waxa naga dhiman sida an ugu dhex shaqysan laheen
Mahadsanid ❤
Mahadsanid ustaad waa Abubakar Mahadsanid kun jeer.
Mahadsanid enginer binance bilaw ila dhamaad noo soo diyaari
M.a keep going
Thanks wllo❤
Masha allah horay usoco
Eng C/shakiur brother Kucoin Exchange muuqaal maka soo diyaarin kartaa please?
ustaad waa mahadsantahay intaa aad sida freega ah inoo fahansiisay mahad kadib exchange Binance kasoo hadal adigo oo mahadsan ustaad iyo sida loo isticmaalo
Sahb aniga wanfahm wayey Maha mala ch enbadana Wan saqeyey
masha allah ustaad
Mahadsanid teacher
Subxaana laah war hooy ilaahay ka baqa iyo maalinta yoomil qiyaama nin aan la xisaabinayn ma jiro ka daaya umadan la yaaban nolol maalmeedkooda oo iska korsanaya ubadkooda ayaad tusaysaan Riyo aad u raqiis ah waxaad Doonaysaan in aad furan xoogaaga yar ay ubadkooda u sameeyaan ilaahay ka baqa .
sxb binance ka so samee muqaal
Asc moalimuu isoo qabo dan weyn aa kalahaa plz 🤝😍
Tonkeeer usdtga ii jirta sideen ugu diri karaa shirkadda yiigsi iga caawiya fadlan 👋💡
Mahaadsanid wllke
Ustaad
Wad kumaxadsintahya Ustad allah xaku barakeyo ee trust wallet usdt iyo bnb sida laskugu bedalo ku xadaal allah xaku sharfo
Asc macalin waxan isticmala (bitcoinTR) turkey ah marka bitcoin cadiga ah see ugu xirta inaan isku xiriiriyo ban raba midkle bitcoinTR markan rabo inaan verify gareeyo waxu uqaydinayh dagananshaha waana gashay markasta waan fahmi wayey intaas ii samee lacag igu jirta hada wadanki joga wllo thnks
Eng abdishakur dad badan ayaa lagu dhacay application coinex sidee ku xaqiijin kartaa inu yhy mid aan dadka lagu dhaceen
Binance waiting
Ustaad nozoo badii casharada online ka wanna ku Mahad sanatay waqtiga ad nasisay🎉
Mahadsanid ustaad @AbdishakurHM
Hiigsi halkee kalanxiriiraa ustaadii
Wad mahad santahay
Mahadsanid ustaad.
Coin la dhaho 5thscape ka soo hadal iyo meesha laga iibsan karo
Kenya monitezetion kasoo hadal
Insha allah wan rajaynaa inaa ka midnoqdo Mal gashta yaasha crypto
Mahadsanid ustaad runti hadaanu dhalinyaro nahay waxba nagama haglato wax walba sibilaasha baad noola wadaagta aadba umahadsantahay ustaad abaalkaaga eebe janatul firdowsa haka dhigo
Mahadsanid sxp cilmiga aad nala wadaagto laakiin sxp waxaan rabay inaad nala wadaagto,
1. Daily spot trading
2. Sida loo sameeyo investment oo aad toos noo tusto
Ustaadi waxaan ku suaala XRP coin kwrn ma mustaqbal baa mise.? Mahadsanid.
Aniga telegraamka sideen usoo galaa qrybta desctiptionka meel ay iga jirto ma aqaani i caawiya plz
Youtub kiisa profile Ka ku dhufo Ka dib waxd arkaysa details kiisa qeybta description ku qoranthy Ka gal jaaw dee😊😅
Cropto currency inan barto ma rabin, lkn casharadada markan daawaday ayaa hami i galiyay inaan barto.
Binince sida accnont loogu furto iyo sida loo isticmaalo noo soo diyaari alle hakugu anfacee cilmiga aad noo faaideysay
Binance muqaal inooga soo diyaari ustaad
macalin ka kaliya dhalinyarada caawiya mahadsanid ustaad
Ustaadi soo samey funding wallet iyo bot wallet sida u shaqeeyaan
Ustaad, security side lo gajisanayaa u bahanahay.
Ustaad two vertification ka exchanges kaga oo dhan ma u isticmaali kartaa dhibaato kama imanyso somaha, mida kale bybit lacag iigu jirta binance maku xawilan karaa iso jawaab ustaad
Eng muqaalka xika ka dhig sida coinex loogu trade gareeyo
Hadi aan rabo in aan lacgta ula baxo cardbanka side waye maxan gilin meshas
Ustad Tonkeeper maku shubaan ayaga
What about p2p here in Ethiopia we use this
Macalin lacagaha USTD Malaga maalgashan karaa coins ka kaar banking laantiis
Ustad mesha dhalinyro oo jebkodu waynayn aa ku badan marka ado mahadsn trading ka naso yara Fahansii qaybta invsmnt ga raga jepka clus le ba lagu talo galy umalyna marka ustad waxa u bahnhy sida janis lo gado iyo all tradin spot noso kor mar 1 vedio dhalinyrta trding waqti u hyza like greya su ustdka u gadho🎉❤
Sidee looga tared garyee coinex soosamee macalimuu
Mahadsanid ustaad noosoo badi waxaad kasoo hadashaa coinbase
Kwrn.sxb waxaan isticmaala exchange.mexe isga kwrn.mise kuwa aad sheegatay.uunba zaada.waxa laguugu soodiri.karaa
Zxb In Ethiopia
ebirr iyo telebirr sede ugula baaxa
Eng xagee kala soo xidhiidha
Pm Money ama trust allet kawaran
Qolada hiigsi ee lacagaha sarifta numbers kooda nooso dhig
Ustaad sidee loo sameeyaa TOTP markaa joogtid Coin Ex vedio nooga soo duub
Waa ku jiraa ustaad cashirka qaybta dambe kan maaha waa kii ka horreeyey
@@AbdishakurHM si buu iiga diidaya vedio faah faahsan nooga soo duub cilada ihaysata aan ogaadee
Ustad app kaaan sawirkiisa ama qaab uu uyaalo iga caawi waku waree coinEx badan isoo bixeen
waxaan kaa sugeyna sida la isaga iibiyo COIN ee looga dhigto USDT
tusaale marka aad heysato Coin ka XRP ee suuqa dhexyaala sida looga dhigi karo Cion USDT ah si ugu dambeyn lacagta ula baxdo
insha Allah ustaad
asc ustaad waxaan kuweydinaa course Trade qimiihisa discount muu leeyahay
Fadlan cashar qormo ah oo qodobeysan oo buug ah samee,
Si aad ugu dirto cidii kaasoo codsata,
Buugaas oo macalin la,aan laga baran karo
Accountiga uu kusodhacayo mxethy bank hdan liska rabin?qof icawiyo raba
Hamster cryptocurrency ma lala bixi Kara iyada iyo qaabka loola baxo