CEYDA OO MANTAGAY CABITAAN UU DOORTAY AYAAN U SHIIDAY😳IYO ASXABTA KALE WIXII KU DHACAY😁😁

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 902

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 2 місяці тому +479

    Waxaa laga yaba inaad dhimato adigoo faafinayo saliga nabiga 😢😢🧡

  • @Daaci-bilan10
    @Daaci-bilan10 2 місяці тому +175

    Talo walaalnimo wllkay ama wllshy marwalba ku dadaal akhriska adkaarta sababto ah waa gashaan marwalba kaasho rabiga wllo

  • @Sundus_sheeko_xariiro
    @Sundus_sheeko_xariiro 2 місяці тому +187

    Inta ka heshay barnamij kaan one like 🥰 asxapey waxaan soo gudbiya sheekooyin igu dhirigaliya 😊😊😊

  • @MssFaraxsan2024
    @MssFaraxsan2024 2 місяці тому +112

    Samia dhib badnidaa 😂😂 Ani Ceyda Ku heystaa Alla lala Lulu kulahaaa Ceyda funny wye 😂😂

  • @KOKO_BUULE_45
    @KOKO_BUULE_45 2 місяці тому +105

    WALAAHI UMA MALEEYMAAYO
    IN DHAHAAN IYO GACMAHAAN QURUXDA BADAN IN AY DHAAFAYAAN SALIGA NABIGA S.C.W❤😢

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 2 місяці тому +96

    Kusaliya nabigeena muhammad scw❤🕋☝🏼

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 2 місяці тому +95

    Barako ma rabtaa salliga nabiga ﷺ badso.❤️🫶🏻🕋

    • @maxayuusu6796
      @maxayuusu6796 Місяць тому +1

      ❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂naasro

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 2 місяці тому +149

    Dunida masomarin ruux kasharafbadan kana runbadan nabigena mohamed scw 😢❤❤

  • @Amiira603
    @Amiira603 2 місяці тому +78

    Amiiradeyda cabitaan khatara hday heshay waa asal😂❤❤❤❤

  • @xaragoyare6447
    @xaragoyare6447 2 місяці тому +47

    Ladan cidn team one like 👍

  • @NaciimoXasan-b9i
    @NaciimoXasan-b9i 2 місяці тому +95

    Team samia and cadnan inta jecel inee vedio isla duubaan😢😊❤

    • @BrwaqoMuhmed
      @BrwaqoMuhmed 2 місяці тому +1

      Lkn ilaa xalay mxaa ku dhacay Jack tlow ma imtixaan ayuu Lee yhy mise wuu xanuusan yhy

    • @BishaaroabdiAadan
      @BishaaroabdiAadan 2 місяці тому

      Saamiya qoftu mooskay dooratay maxaa kajinka ugu😂dartay

  • @umalmohamed1666
    @umalmohamed1666 2 місяці тому +43

    Boqoradena Amiira Qurux is not easy ❤

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 2 місяці тому +254

    One like team samiya ahmed 🇸🇴❤✌️✌️

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 2 місяці тому +22

    Amiira iyo ladan dadka ugu nasiibka badan waaye gamka m.a cabitaan fiicanbe dorteyn Amiira xijabkeda iyo cabitankeda wa isleyihiin

  • @yousra52
    @yousra52 2 місяці тому +25

    Ladan iyo amira nasib ficna❤ asad iyo koko ugu darna mesha wxey dorten😅😅

  • @Win-Finders
    @Win-Finders 2 місяці тому +26

    😅Asad Hagio a legend ,one like for him

  • @Sundus_sheeko_xariiro
    @Sundus_sheeko_xariiro 2 місяці тому +87

    Komantigeyga hadad aragto ilahey dartiis iigu soboqo janalkeyga 😢😢😢😊😊😊

  • @MuxidiinCalidhuux
    @MuxidiinCalidhuux 2 місяці тому +52

    Kusali xabiibkeena muxamed scw ❤❤❤❤

  • @EmanAYMAN-lb1jh
    @EmanAYMAN-lb1jh 2 місяці тому +47

    Team koko wanna khiyantay samia moosa dooranay😂

  • @Nimcomohamed-pc4kc
    @Nimcomohamed-pc4kc 2 місяці тому +43

    cadnan iyo koko wan ka sugana Gamekii bufinka okay
    Who agree

  • @biillboardstudio8906
    @biillboardstudio8906 2 місяці тому +23

    Dunida ma so marin ruux ka khayrbadna o ka shraf bdna Nabi muxamed scw

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 2 місяці тому +22

    Alle samiya game cusub fikrad cusub la timaday keep going sister tallent ledahay

  • @AkhiiAyooze
    @AkhiiAyooze 2 місяці тому +27

    Please waa xanuun sanahay ii soo duceeya afartan qof ducadooda waa la agbalayaa 😭😭😭😭😭😭😭😭🙏🙏🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @ccasiisparkhad1672
    @ccasiisparkhad1672 2 місяці тому +23

    Saamia best girl in team 27❤🎉

  • @Amiiraqurux-r5p
    @Amiiraqurux-r5p 2 місяці тому +117

    Team koko one like ❤

  • @bileabdulkadir1
    @bileabdulkadir1 2 місяці тому +39

    Samia Cadnaan noo keen plz.😢😂❤❤

  • @NastiAbdullahi
    @NastiAbdullahi 2 місяці тому +38

    Marba hadu asad jogo waa fuuny mahdsanid samiyadena 😂😂

  • @Cumeerbigfan-n5m
    @Cumeerbigfan-n5m 2 місяці тому +35

    Ninkii dhalinyar somaliyed ah ee qabyaalad lagu arko Dil toogasho baa lagu xukumayaa halala socdo inshalah ❤🎉

    • @LeylaIsmaciil-n9w
      @LeylaIsmaciil-n9w 2 місяці тому +1

      dowlada sas ine dhahdo allaha kaso waxa gadal no celinoyo wa qabyalad

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 2 місяці тому +11

    ala Amiira caqliley waaye ❤ cabitaan shidan bay noo samaysay 🍇🍌🍷 saa u jeclahay lee koobkii xataa waa sii diyaarsaday ❤❤❤😂

  • @NafisoMaxamed-uz6yy
    @NafisoMaxamed-uz6yy 2 місяці тому +8

    Ilaahayoow omaar u karkaar rabiyoow 😢🤲 aynu uduceyno asxaabey allaha badbaadiyo omaar

  • @maxamedxasaasi2887
    @maxamedxasaasi2887 2 місяці тому +10

    Nabiga scw scw scw scw scw 😢

  • @AsmasaedYousuf
    @AsmasaedYousuf 2 місяці тому +13

    Ladan masha allah dhaha she’s so lucky wllhi

    • @CaliYusuf-d8y
      @CaliYusuf-d8y 2 місяці тому

      😂❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @haliimoxuseen5570
    @haliimoxuseen5570 2 місяці тому +26

    Samia koko wa qiyaantay moos dooratay bisbaas ugu dartay😢

    • @XafsaColow
      @XafsaColow 2 місяці тому

      Mooska badalkiis Kitjab ee ugu dartay bazbaz ma ahan

    • @haliimoxuseen5570
      @haliimoxuseen5570 2 місяці тому

      @@XafsaColow kajabtaan ka wada bisbaas maahanee

    • @FalasAli-j3m
      @FalasAli-j3m 2 місяці тому

      Adqt🎉xz
      😊

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 2 місяці тому +52

    Team samiya one likes 👍

  • @CabdisalaamBarow
    @CabdisalaamBarow 2 місяці тому +17

    Waligey sadex loov mala iisaarin😢

  • @NeymaAbdi
    @NeymaAbdi 2 місяці тому +8

    Samia saas karaba badana asxaptada wax la duub hore usoco sister coming soon 300k🎉❤

  • @HoodoHibo-p3u
    @HoodoHibo-p3u 2 місяці тому +23

    Wiligy muqal yaaala 3min ma dawan kaan ka hor hurumar wcn samiayadyda❤

  • @CusamaanMaxamedcusmaan
    @CusamaanMaxamedcusmaan 2 місяці тому +15

    Kusali nabi scw ❤❤

  • @Amiira603
    @Amiira603 2 місяці тому +18

    intiina funny thy markasta wax isla duuba😂❤❤❤

  • @fatimaqurux8904
    @fatimaqurux8904 2 місяці тому +10

    Samai gabadh talent leh baa tahay hore u soco abaayo lkn qosolka faraha badan iska yaree abaayo ma ku fiicna waayo qof fudud buu ka dhiga❤😊

  • @KhadraCismaanghy
    @KhadraCismaanghy 2 місяці тому +23

    Noo sii wad walal waan ka helnaye yaa igu raacsan like ❤❤❤❤❤

  • @jinizola6137
    @jinizola6137 2 місяці тому +22

    TEAM SAMIA AHMED ONLY LIKE ❤🎉❤

  • @SihaamMohamed-n1g
    @SihaamMohamed-n1g 2 місяці тому +13

    Koko waa lagu qiyaamy😂muus doorty cath up lagugu dry😂😂

  • @KhadraCismaanghy
    @KhadraCismaanghy 2 місяці тому +19

    Oo samia koko waxay dooratay muuska adna kajab ayaad ugu badashay koko i am sorry😢😢😢😢❤

    • @HamzaAli-lf1yb
      @HamzaAli-lf1yb 2 місяці тому +5

      Ma ila aragtay waan yaabay ogaan miyay usameeysay misi way iloowday

    • @KhadraCismaanghy
      @KhadraCismaanghy 2 місяці тому +1

      @@HamzaAli-lf1yb way ilawday ayaan walal u badinayaaa🤔🤔🤣

  • @Fatizara-l8r
    @Fatizara-l8r 2 місяці тому +16

    Ladan iyo amiiro nasiib miiran waaye😂

  • @Satuush61Satuush61
    @Satuush61Satuush61 2 місяці тому +22

    Samia deena cawa wlhi waan ka naxay prank Amiro soo aarso xapipty❤

  • @SaynabAbdiwahab
    @SaynabAbdiwahab 2 місяці тому +8

    Samia cawo xage ka baxdy😢 wan ku sogaynay❤

  • @Muniiro605
    @Muniiro605 2 місяці тому +20

    rer comment cawada waa xanuunsanahy ii soo duceeya
    Plss😢🥺😭

  • @RahmaAli-m9o
    @RahmaAli-m9o 2 місяці тому +11

    Amiira iyo ladan nasiib fiicnaa 💋❤️😂😂😂

  • @SaleebanMaxamed-h6b
    @SaleebanMaxamed-h6b 2 місяці тому +3

    Saamiya waa qof aad u fcnh wanaaga ayaa sabab u noqon doona mustaqbal wayn nolosheeda insha allah keep going wllo

  • @FalastinAhmedliishe
    @FalastinAhmedliishe 2 місяці тому +7

    Nasiibaka aya ka batay Masha alllh ladan cidi

  • @AsmaAdaani
    @AsmaAdaani 2 місяці тому +7

    Koko waa LA khiyaamay moz ayay dooratay😂

  • @samiramohamed3115
    @samiramohamed3115 2 місяці тому +7

    Samia fudaadka badan jooji video kaste aad Asad lasoo duubtid wixii adoo garanaya ku hoos marayaan, gabadh aqli leh baa tahy
    Xata adaad garanaysid jawaabta qarso sida hablaha kale, guulayso waxaan rajewnay inaad i arki doontid massagekaga

  • @SihaamMaxamuud-j1j
    @SihaamMaxamuud-j1j 2 місяці тому +26

    Samia cadnaaan aaway😢😢 xalay Maan arag

    • @BrwaqoMuhmed
      @BrwaqoMuhmed 2 місяці тому

      Cawana ma jogo malaaaa😢😂

  • @maxamedxasanmaxamedmaxamed48
    @maxamedxasanmaxamedmaxamed48 2 місяці тому +6

    Koko samiyo iyo amiira gabdhaha teamka ugu jeclahay

  • @Liverpoolsomaliis
    @Liverpoolsomaliis 2 місяці тому +17

    ceyda hadow joogo ana waa jooga😂

  • @NajmaAli719
    @NajmaAli719 2 місяці тому +11

    Team amira qurux like 👍

  • @najaaxmaxamud1972
    @najaaxmaxamud1972 2 місяці тому +5

    Koko wad khiyantay moos bay doraysy kajab bad sisay😢

  • @SurprisedCaveWaterfall-hu9ho
    @SurprisedCaveWaterfall-hu9ho 2 місяці тому +14

    Inta kaheshay waxan omg sobadi lkn firi cadnan away waucisnay😂❤

  • @Amina-cr7bd
    @Amina-cr7bd 2 місяці тому +4

    Mashaallaah gebdaha waaqatar amiira iyo ladhan

  • @fardowsafardawsa
    @fardowsafardawsa 2 місяці тому +6

    Ladan nasib fcn m.a❤❤

  • @PANTHER-gl5vd
    @PANTHER-gl5vd 2 місяці тому +5

    Koko moos bey dooratay kacthup madooran💚

  • @maryammaxamed2461
    @maryammaxamed2461 2 місяці тому +14

    Samia cadnaan nookeen waxan naga dhaaaf❤

  • @marwamustafe8270
    @marwamustafe8270 2 місяці тому +6

    Nyaa samia TEAM SAMIA Hadaan nahay ma YeeLayno PRANK khatara noogu soo aar Qof kama daba Hareeno😂😂

  • @ShahadSaad-lh4fs
    @ShahadSaad-lh4fs 2 місяці тому +10

    Suuugaaaa la siiiyay halkaaasaaan ka arkayaaaaba😂😂❤❤

    • @Maryam_Nuur_Geesey
      @Maryam_Nuur_Geesey 2 місяці тому

      Suugo maa dhahday😂😂

    • @ShahadSaad-lh4fs
      @ShahadSaad-lh4fs 2 місяці тому

      @@Maryam_Nuur_Geesey maaanta waaan gacn galay basaaskiiba waaa adiga 😂😂🤭😁

  • @faadumamohamed3944
    @faadumamohamed3944 2 місяці тому +6

    Samia koko waa qiyaantay because mooski bedelkiisa ketchup ayaad ku bedeshay

  • @Suusucapdihaaji
    @Suusucapdihaaji 2 місяці тому +2

    Wall ani waan kula talinaya gabadh baatahay ee wiilasha haka ag qoslin xishood 👍🥺

  • @Najaxmohamed512
    @Najaxmohamed512 2 місяці тому +23

    TEAM SAMIYA ONE LIKE❤😊

  • @HamdaIsmacil-y3o
    @HamdaIsmacil-y3o 2 місяці тому +3

    Saamiya waayO ubadashayYy koko Muuska DooratEe kajabkaad ugU darteee 😲😲😲😲

  • @MuwaahibabdiAli
    @MuwaahibabdiAli 2 місяці тому +8

    Waxba noogama hadhin m.a wllshy congurajilation❤❤❤❤

  • @ahmedamoore810
    @ahmedamoore810 2 місяці тому +2

    Mashallh walashy saamiya wan ku taageera kal iyo laab from jabuuti

  • @Amiira603
    @Amiira603 2 місяці тому +12

    Asad kulahaa degdeg bdnidaa february mad dhalaty😂😂😂😂

  • @mohammedmukhtaar2895
    @mohammedmukhtaar2895 2 місяці тому +6

    Ladan mashallah bisinkay ku bilode

  • @ahmeds6878
    @ahmeds6878 2 місяці тому +4

    My fevarite team Ladan 🎉🎉❤

  • @habsaabdi9416
    @habsaabdi9416 2 місяці тому +4

    Ladan Masha Allah 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 félicitation

  • @AMraneyPpe
    @AMraneyPpe 2 місяці тому +3

    Koko io asad wlHi qosolke iga dhameyem😂😂😂😢 somiya plz nosobadi😢😂😂

  • @DahabmahadDahabgamadiid
    @DahabmahadDahabgamadiid 29 днів тому +2

    Walhi samiyaa wn ku wataaa❤❤

  • @CabdiRaxiinxassan-ji8jh
    @CabdiRaxiinxassan-ji8jh 2 місяці тому +6

    Lkn koko mooos ey doorate kajab maxaa ugu dartay😊❤

  • @goodadvicemedia7439
    @goodadvicemedia7439 2 місяці тому

    ladan masha allah waa lucky girl lkin goaan qaadashadane weey ku fiicantahay.❤❤❤

  • @AnisoCabdi-q4p
    @AnisoCabdi-q4p 2 місяці тому +12

    Asad 😂😂😂😂😂cawitan fica😂😂😂😂😂

  • @amalmahamed9540
    @amalmahamed9540 2 місяці тому +3

    Iam proud samiya sidaa games cusub ukeen

  • @Beru700
    @Beru700 2 місяці тому +5

    Samia qurux good creative ❤❤. Keep going sister

  • @MohamedAmin-uj3np
    @MohamedAmin-uj3np 2 місяці тому

    Reer Falastiin culeyska ALLE haka dulqaado

  • @fatimaxasan3471
    @fatimaxasan3471 2 місяці тому +8

    Masha alaah saamiya caday❤

  • @MumtazAbdiwali
    @MumtazAbdiwali 2 місяці тому +10

    Samiya waan kujeclahay walaiba saaid❤

  • @QueenAana126
    @QueenAana126 2 місяці тому +5

    Team Amiira qurux ❤😊

  • @ayanlehkalil4255
    @ayanlehkalil4255 2 місяці тому +1

    Les deux chanceuses sont Amira et ladan cidi il est on bu le meilleur cocktail.. 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴

  • @Samiamohmuud123
    @Samiamohmuud123 2 місяці тому +5

    Ladan tawkal ayey ilahy zartay zaz lw weye ❤

  • @neima837
    @neima837 2 місяці тому +2

    Team ladan cidi one like ❤❤❤

  • @HamdaAbdourame
    @HamdaAbdourame 2 місяці тому +7

    Koko iyo ceyda 😂😂😂

  • @wizerd___4rl
    @wizerd___4rl 2 місяці тому +1

    Samia cadowgaga Allah hajawiyo Ya rabi........🤲🤲😢

  • @Amiiroqurux2
    @Amiiroqurux2 2 місяці тому +38

    TEAM SAMIA ONE LIKE 👍

  • @AishamohamedAisha-m5g
    @AishamohamedAisha-m5g 2 місяці тому

    Amiiro 😂kulahaa adi maxaa ucabi ladahay😂😢😂 best girl funny 🎉😊❤❤❤❤❤

  • @dytffttg6491
    @dytffttg6491 2 місяці тому +11

    Samia san kujeclahey Lee😢

  • @Sacdiya_90
    @Sacdiya_90 2 місяці тому +1

    inshaallah samiya wad gaare abayo 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤hais murjinin

  • @MansudMustafe79
    @MansudMustafe79 2 місяці тому +3

    Ee kooko waa qiyantee basal iyo buskut iyo muusay😂😂 doo ratee adna halka muuska kajaba ugu badshayy de

  • @Msshana-i5p
    @Msshana-i5p 2 місяці тому +1

    Naa koko waa qiyaantay sababtoo ah moosee dooratay kajab aa ugu badashay alla adiyaaa😂😂😂

  • @calicabdullaahi
    @calicabdullaahi 2 місяці тому +9

    Amiira nasiip ley noqote

  • @Sacdioyasiin
    @Sacdioyasiin 2 місяці тому +2

    Samia koko wada qiyaantaay wllhi moski mee kaja madoraan 😂

  • @Aishaanor
    @Aishaanor 2 місяці тому +6

    Cadnan ma xanunsadayne ma arkinee 😢