XUKUMADII UGU ADKAA RAJISTIINO XIRO MUSQULNA DHAQ 100DOLLAR QAADO DO or QUIT

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 2,7 тис.

  • @KokoBULLE-its1
    @KokoBULLE-its1 Рік тому +568

    🥺🥺🥺😢😢Nasiib uma aana yeelan in aan Nabi muhamett scw ku arko aduunka korkiisa ilhy wxan ka paryaya in janada Nagu wada kulmiyo 🥺❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Рік тому +343

    gabar kasta iyo wiil kasta oo qoralkeyga arka nolol frxad leh ku rajeynaya aakhirana jano wll🥺🥺

  • @camper7664
    @camper7664 Рік тому +1664

    Hadaad magaca Allah u jeedid like saar
    🖤الله🖤

  • @cadnaandankali-mf8cn
    @cadnaandankali-mf8cn Рік тому +73

    Nabiga Ku sali nabiga scw like isaar

    • @IshaabdiIshaabdi22-zl2ee
      @IshaabdiIshaabdi22-zl2ee Рік тому

      Scw scw scw scw🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💌💘💝💖💗💓💞💕💟❣💔❤🧡💛💚💙💜🤎🖤🤍💯💯💯💯💯💯💯

    • @missnajma5505
      @missnajma5505 Рік тому

      Scw❤

    • @maxamedyuusuf7043
      @maxamedyuusuf7043 5 місяців тому

      Scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤🎉❤❤❤❤🎉

  • @FatimaFaati-qz6pu
    @FatimaFaati-qz6pu Рік тому +145

    Hadaad magaca allaah jeedid Lake saar

  • @mushtqmohamed
    @mushtqmohamed Рік тому +550

    Qofki qoralkan arka ilahay Ramadanta cafimad ha ku gaadhziyo🥺🤲🏼

  • @hanaashafici7231
    @hanaashafici7231 Рік тому +224

    Asad wiilasha waa qiyanta markasta ayagane wey kaxishodaan biyaha sifacn makugu shubin 2 musqusha wajidhaqa matirtirin 3 rajasinka madan xiran saa urabto ina ugulesato ayey ayagane urabaan iney guulestaan plz wilasha si al xaqani olaciyaar

  • @KokoBULLE-its1
    @KokoBULLE-its1 Рік тому +294

    The best person ever the most knowledge shine created prophet Muhammed scw❤️❤️

    • @truesad833
      @truesad833 Рік тому +5

      Scw🥰🥰🥰

    • @mukhtarabdirahman2047
      @mukhtarabdirahman2047 Рік тому +4

      Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

    • @bisharoabdulahihassen6755
      @bisharoabdulahihassen6755 Рік тому +6

      Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤

    • @ahmedomarisxaaq3343
      @ahmedomarisxaaq3343 Рік тому +3

      Scw scw scw

    • @adenamiiroali303
      @adenamiiroali303 Рік тому +2

      Hambalyo hambalyo Hambalyo Taliye Asad dadaalkaaga, laakiise dhakhmaha tuujiga musqusha waad khaladay, sababtuna waxaa waaye meeshii laga bilaabi lahaa baa ugu dambaysiisay taas oo keenikarta in bakteeriyadu faafto, dhaqida godka markii la dhaqayo kow waxaa laga bilaabaa korka hore.

  • @ifraaxadencabdisamad
    @ifraaxadencabdisamad Рік тому +20

    Aan ku salino nabiga scw scw

  • @hajiraali697
    @hajiraali697 7 місяців тому +17

    Scw scw scw ❤❤❤

  • @mohamedadan1216
    @mohamedadan1216 Рік тому +79

    Asad hagio 27 bro marka hore wn Ku salaamay tan kale waxaa codsi iga ah si dhalanyarada Kula shaqeyneyso u qancaan in marka aad sameyneysaan barnaamijka xukunka qof Kale soo diyaari dheh sida arimaheena oo kale thanks team 27 I love you guys 🥰

  • @halimamohamed7431
    @halimamohamed7431 Рік тому +124

    Asc asad 5 points rajasiinka iska jar haddaad xaq rabtid waa iga talo teda kale waxa dumarka ay xidhaan raga waa ka xaaran iska illaaliya inshaa allaah

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Рік тому +105

    inTa JiiFka Ku dawanysa waa iDin Salaamay 😂🙌🙌

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 Рік тому +5

    Khaladaad diini ah baa gashay 1: inaa dumar isku shabahday dumar adoo nin ah
    2: suuliga dhexdiisa ood ku hadashay magaca allene ku xustay sida dhaar iyi bisinka markaa gashy

  • @abdifataaxibraahim533
    @abdifataaxibraahim533 Рік тому +8

    Azad sheyga dumarka qofka xirta ilaahay iyo nabigaba wuu nacdalay asad arintaas qatarwaaye haku darin game kale

  • @drssayruuqaadam2572
    @drssayruuqaadam2572 Рік тому +221

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammed scw scw scw ❤

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Рік тому +81

    Wan ku jeda inaad qoral keyga adigo Amusan inaad aqri neysid ee love ta Adigo Amusan ii sar😂😂 ❤

  • @Bilan401
    @Bilan401 Рік тому +131

    Asad Waad Khaldan tahy Sida Saxda Rajastin na Maha Wxd Gashatey Cumeer pana ka guleysty Hadanahy Team 27 Waa Khaldnthy pro😂

    • @habonefaarax1266
      @habonefaarax1266 Рік тому +1

      2 jeer xata ciyarta qatay marka numberka ugu danbeeyo usheegayo iyo marka galka telephoneka ujarayo

    • @farhiyajamaa7717
      @farhiyajamaa7717 Рік тому +3

      Subxanallh Subxanallh intu lacga ilshanayo wuxu ilawaya naya nacadal ku socato dharka dumarka laguma ciyaro

  • @hafsomohamed369
    @hafsomohamed369 Рік тому +3

    Plz ARIMAHEENA iyo SALAX iyo I AMKEY SOO QAWO HADEY MACQULTAHAY 😢❤

  • @yasirahmedmoha-mq7qf
    @yasirahmedmoha-mq7qf Рік тому +2

    Asc team 27 full 🙏 respect keep going
    Teda kale asad cumer aya badiyay xukunka kabta biyaha masameynin 5 point ina iska jarta laga rabay pro kulawo vedio plz Thanks oo fans Asc

  • @ladanomer885
    @ladanomer885 Рік тому +73

    Cumer naxariis badnaa Mashallah waxaa laga gartaa siduu biyaha kuugu shubay Mashallah❤

  • @Dahiralasow-t8z
    @Dahiralasow-t8z Рік тому +164

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhammad 🥰❤️صلي الله عليه وسلم

    • @hoodooday
      @hoodooday Рік тому

      Asc asad hagio

    • @xapiipmaxamed2580
      @xapiipmaxamed2580 Рік тому

      Asc zxp azad sallaan kadib zxp waxaan kuu hayaa challenge khatara oo asd kahellayso marka xagee kaa soo qabtaa zxp qli

    • @abwaanhire
      @abwaanhire Рік тому

      Asad sxb khayaanada dhaaf

    • @abwaanhire
      @abwaanhire Рік тому

      Asad sxb khayaanada dhaaf

    • @bisharoabdulahihassen6755
      @bisharoabdulahihassen6755 Рік тому

      Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤

  • @maryamali9223
    @maryamali9223 Рік тому +41

    Inta paysii is dhaafisay love saara

  • @xasanbirta5534
    @xasanbirta5534 Рік тому +3

    Asadow guul iyo gobonimo keep going my brother ❤❤❤❤❤

  • @funnyahmed9619
    @funnyahmed9619 Рік тому +2

    Jah ceyda qosolka iyo xishodkisa ka helay m.A 🙏❤

  • @Abdi__rahmaan
    @Abdi__rahmaan Рік тому +182

    Aan Ku Salino Nabi Mohamed scw ❤️🙏

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Рік тому +92

    [ ] Midka la xanuujiyo samir🤕
    [ ] Samirka waxaa ku xiga farxad😊
    [ ] Midka habeenkii oyayow😥
    [ ] Waxa ku imandona iftiin weyn🕯

  • @IsmailHassan-gd5rp
    @IsmailHassan-gd5rp Рік тому +46

    Legend Abeera qosolkaaga wan la soconaa 😂😂😂😂😂😂

  • @ahmedwali-yq6jz
    @ahmedwali-yq6jz 11 місяців тому +3

    Waxaan is wydiiyeey xaguu ka keenyy😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @hannabarkaan9785
    @hannabarkaan9785 Рік тому +3

    Asad justice waaye game kiiisa wlhi perfect 👍👍👍

  • @samiaaidarous1163
    @samiaaidarous1163 Рік тому +55

    Asad qiyaanad sameysey rajasiinka ind run u xidhato ahyd aniga ahaan cumeer ayaa guuleystaha ah cayda isaso adkee tageero ku ahye ciyaarta danbe yey wxba kudhaafin
    Guuleysta walalahy❤️❤️❤️

  • @kowther1238
    @kowther1238 Рік тому +278

    Asad the person who makes you happy all the time 🥰🖤 wlhi

  • @mawliidabdi3338
    @mawliidabdi3338 Рік тому +66

    Ku sali nabigeena muxamed scw scw 🤑💞💞💞

  • @gellegelleofficial8007
    @gellegelleofficial8007 Рік тому +1

    @Asad Hajio Inaad guulaysato Uqalanty Bor Keep going 👍👍👍

  • @Yaz2687
    @Yaz2687 Рік тому +3

    Wll Asad magaca Allah musqusha laguma dhawaqo plz iska ilaali🙏🙏🙏❤❤❤

  • @sabnaasweats8530
    @sabnaasweats8530 Рік тому +134

    King ceyda yaa ila taageero asxpy 💫🤞💎👑👑👑

  • @Ak-mu7ow
    @Ak-mu7ow Рік тому +106

    Asad cade Var ku heeso ciyaartaan guuleestaha sax da ah waa cumeer
    1.rajastiinka ma xiran-5
    2.waji dhaqa ma nadiifin -5
    100 dollar sii cumeer Hadaa rayigeena noo tixgilineesid mahadsanid❤

  • @tigerpowerofficial7578
    @tigerpowerofficial7578 Рік тому +29

    boqorada qoralka aqrinaysa aad baan kusalamay sharaf io karaamo kunolow🥰

  • @nastexomaxamed815
    @nastexomaxamed815 Рік тому +4

    Ani barnaminkan waan jeclahay yaa ila jecel😅

  • @nadiifomacalin
    @nadiifomacalin Рік тому +1

    The best person even the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw .👏❤
    Funny wallhi😂

  • @yusradiamond8676
    @yusradiamond8676 Рік тому +56

    Asad khayaanada badan io Qaraarka jooji ciyaartana si xaq ah uciyaar ileen dad aya kgu xiran🙏🙌

    • @maxamadfarax190farax9
      @maxamadfarax190farax9 Рік тому +2

      Run waaaye

    • @sundusmaxamed8504
      @sundusmaxamed8504 10 місяців тому

      Aad iyo aad
      Waxn nacayba Lacagyda si aan u ceshto just waa game si Cadaalad ahna ha loo ciyaaro bes qofna ha guulaysto lkn xifaaltam aya ku jirta ciyaartisa🙄😏

  • @abdifitaxaamin9688
    @abdifitaxaamin9688 Рік тому +93

    Asad hagio zxp Dugsi dhiganaa videokaaga 9:00 ilaa iyo 10:00 sodhig zxp kama jiifan karno videokaaga zxp qali😂😭11:30 sodhigtaaa👏

    • @smilegril2244
      @smilegril2244 Рік тому +1

      Hhhh Haa wlhi adiga lee ka arkay qof igu fikrada xitaa ani waxa rabaa 8:00 😂😂🙈

    • @hassanabdi4459
      @hassanabdi4459 Рік тому

      peentaa ma,aha talye😅🥺✊

    • @Intisarcreates
      @Intisarcreates Рік тому +1

      Adoo dugsi dhiganayo mxa youtube kadhex qabanee

    • @shukri2887
      @shukri2887 Рік тому

      Oo wakhti kaleba hadaa daawtid maxaa ku helaayaa ilyan videowgu ma ka cararaayeee faduulba ha igu ahaateee🤣

  • @ducaaleducaysane6497
    @ducaaleducaysane6497 Рік тому +51

    Asad qayanadiisa inta ila aragtay like saara 👍

  • @nimcoawjaamac1922
    @nimcoawjaamac1922 Рік тому +1

    Asad waa iga qoslisa wllhi

  • @uzaame_7k
    @uzaame_7k Рік тому +69

    اللهم صل وسلم مبارك علي سيدنا ونبينا محمحد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @nimconimco3695
      @nimconimco3695 Рік тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @maryanshire9423
      @maryanshire9423 Рік тому +1

      Scw scw scw scw

    • @SALMANAli-n4h
      @SALMANAli-n4h Місяць тому +1

  • @hindaoomar4406
    @hindaoomar4406 Рік тому +45

    Alllah cimriga iyo cafimaad ha inoo barakeeyo 🤲🏻🤲🏻

  • @cabdiraxmancali9697
    @cabdiraxmancali9697 Рік тому +44

    Lixaadkaaga allaha ku siiyo wll iyo cafimaad badan

  • @hafsomohamed369
    @hafsomohamed369 Рік тому +5

    Cumer iyo ceyda foodada dhaafa ❤😂😂😂

  • @Lakum100
    @Lakum100 Рік тому +7

    The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammad 🤍صلي الله عليه وسلم

  • @mariachannel1976
    @mariachannel1976 Рік тому +8

    Walal xukumada qaar maficna xaga diiniyan iyo xaga dhaqankena wayo rajistiin iyo xijaabka naagaha waa laga wanagsan yahay inaad gashatan mida kle waxaa faafinesaa wax aan ficneyn dadkana caadi ayad uga dhigeysaa marka jooji wllo xukumada qaar hadu gaf iga dhacyana cafi iyo masaamax 🙏

  • @bureeqahamse9254
    @bureeqahamse9254 Рік тому +10

    Asad Hagio Ilahay Lugaha o cafimad qabo od ku tagan thy allh na tuso wll horumar wacan ban ku rajeynaya♥️🤲🤲♥️🤴

  • @najahhasson4775
    @najahhasson4775 Рік тому +3

    Asad wax yaroo wacan weeye wllhy ❤

  • @ZimanHassanmohamedZimini-do6di

    Asad is not easy 😂

  • @maakacadde4681
    @maakacadde4681 Рік тому +17

    Musqusha dhexdeda magaca allah ka ilali walkey insha allah dhowr jeer dhahday hore usoco walkey

  • @brocademedia3453
    @brocademedia3453 Рік тому +40

    Hada oon Soo daawaday gameka city iyo Arsenala qeybti hore , qeybta danmbe muqaalakan ayaan kusugaa💪 TEAM 27, MUCH LOVE FROM KENYA 🇰🇪

  • @itsbillionera4363
    @itsbillionera4363 Рік тому +14

    akhas asad inamada si xun ula hadashay yago waqtigooda ku limuyeyy adna aad lacag ilaahay ka faaidayso aad hadana ku qaraaraysa noo cas mad ahay😏😏

  • @hassanismanable
    @hassanismanable Рік тому +2

    Mashallah Assad a good person ❤❤

  • @SadiqeMame
    @SadiqeMame 6 днів тому

    Abdullah is the best player in the world and WARSAME and sadiqe and Abubakar

  • @khadarnasiib8024
    @khadarnasiib8024 Рік тому +45

    Asad cumeer ayaa guulaystay sida saxda ah hadaan nahay team 27 5 points ayaan kaa jaranay oo rijistiinka ah

  • @sakariyemohmoud7285
    @sakariyemohmoud7285 Рік тому +56

    Saxib asadow aan talo ku siiyo walow aanan kugu khasbayn waxyaabaha qaar inaad samyso oo ad funny moodo sharaftaada ay hoos udhigtaa
    Hore usoco ❤️❤️

  • @moctarkhadar4608
    @moctarkhadar4608 Рік тому +34

    Asad Game-ka Awoodada ha u adeegsan xeerkana Haka gudbin ragu wey ku Respect -gareyen Rajistiin mad xidhan 🤨

  • @aaminocabdulaahixasan1064
    @aaminocabdulaahixasan1064 Рік тому +1

    Hada ikabarta labaradiina waxaudabeeyo hadiikale waxwaaidin dhaafaayo🤣🤣🤣😍😍😍😍🥰🥰

  • @qaliyeyqalbigahaigasiininq4927

    Asc asad wanku salamay gacanta wax gasho cuduro yey kugu dhicin insha allaah musqusho haku dhihin aboowe

  • @Anisailwaad-w8s
    @Anisailwaad-w8s Рік тому +20

    Asad hagio musqusha magaca allaah kudhex sheektay abwe hada waaba dhacdee iska ilaali hada kadib bro 💯

    • @xikmaawi2326
      @xikmaawi2326 Рік тому

      Waa jaahil walahi qofkaan runtii wax yaaba badan baa ku arkay limitation maba lahan😗

  • @maxamadibrahim9834
    @maxamadibrahim9834 Рік тому +35

    Asad wadqaldantay zuuliga magaca Allah kudhax shegtay Oo waxad dhah day inshaAllah zuuli laguma dhexdhaho 👀 comintiGan inad Aragto rajenaa👀👈👍

    • @abdalladahir-xx4db
      @abdalladahir-xx4db Рік тому

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @MaajidXuseen
      @MaajidXuseen Рік тому +1

      😅😅😅😅

  • @sakariyecabdi3865
    @sakariyecabdi3865 Рік тому +11

    Boqorka UA-camrada asad hagio iyo teamkiisa salaan sare legend ♥ from hargeysa ♥ ❤

  • @amiiraarale3121
    @amiiraarale3121 Рік тому +1

    wlh wilashan wa iga dulqaad badanyihin asad inan la dheli lahyn balaya qarar badan wx bdn ugu dulqataan asaga inu yeeli lahyn hubaa asad wilasha ayaga dhexdod le tartansi adi haso gelin wa ka xishonayan adina waji malihid😂

  • @axmedreermudug8139
    @axmedreermudug8139 Рік тому +1

    Ciyaar tii ugu adkeed waaye wllhi asdiyo waad kuqurux badan tahayhhhh

  • @muzamilhajji8048
    @muzamilhajji8048 Рік тому +97

    صلوا وسلموا على الحبيب المصطفىﷺ

  • @AnisaOmarmoh
    @AnisaOmarmoh Рік тому +15

    Waaan Uxiiisay wllllhi Gamekaan Gamamka Lasameeeyo Kan igu Xiisaha Badan Wyeh Keep Going Asadow🥰💪💖

  • @nuurtayuusuf6601
    @nuurtayuusuf6601 Рік тому +12

    Asad anigoo kaqursady ayaa hadane kudawanaya micnaheyga waxa waye waxa galay masha qul ad uwey hadane cawa wan kudawanaya alxamdulilh 👋❤🥺 waligey qoral sidan udheer maqorin

  • @khadraabdirisaaq4279
    @khadraabdirisaaq4279 Рік тому

    Asda adi waxa walab waad qabansysa nin raged alle haa ku xiftiyo ❤❤😢😢

  • @RabicAsad
    @RabicAsad 7 місяців тому

    Waa nasiib xumo in adoo nin RaG ilaHay ka dhigay aad shabahdo sida naagaha 😢😢 i never see a person like you

  • @ayaan850
    @ayaan850 Рік тому +79

    Asad cawa qosolbad igu dishay wllhi 😂😂 gym kan part two kasosamee oo mucalimu iyo saalax kusoodar waa haday macquul tahay 😂

  • @muhiimomaxamed2272
    @muhiimomaxamed2272 Рік тому +8

    Team 27 waad fiicnaa jirteen 😧waxa keenten in dharka dumar ay xertaan inaad isku xujeesadàn taas idin sharaf daro diintenana ma ogolo in nin rag inuu dumur isku ikeesiyo🥺🥺waa kaxumahay runtii

  • @suhaipmahamoth4406
    @suhaipmahamoth4406 Рік тому +28

    ilaahy cafimad ramadaanta hangu gaadhsiiyo ❤️

  • @Marijoy12
    @Marijoy12 Рік тому +1

    Abeera wa muran iyo qaylo midhan ma jecli marku ku jiro ciyaarta walhy asad wll inamadan ka baro ku dheh say u ciyaran talo iga weye wll

  • @hibomaxamed1085
    @hibomaxamed1085 Рік тому

    War wakhti lumiska iska dhaaf qof wayn ayaa thye🤔 waa lagu waydinayaa wakhtigaaga ogoow 👍

  • @abuubakarmohamed5748
    @abuubakarmohamed5748 Рік тому +20

    Sharciga mad raacina asad ciyaartana caawa waa lagaa guulaysteyna rajiistiinada mad fulina challenge ga markaas sharciga ciyaarta ilaalina

  • @soomaalonline
    @soomaalonline Рік тому +13

    Inta fadhiga kudaa waneysa love ta dhac kusiiya

  • @fatimasahraabdi7312
    @fatimasahraabdi7312 Рік тому +10

    Mashaallah Walalo wanagasan wan idin salaamay Hormar waacan iinashaallah Allah idin shrafo Wll farxad ku nolad wll qalii guulesta team 27 Allah idin xifidahy aamiin aamiin aamiin yaraabii 🤲🤲🤲🤲🤲🥰🥰🥰🤲💯💯💯💯👍

  • @Cabdiraxmankhadar-sr1yk
    @Cabdiraxmankhadar-sr1yk 4 місяці тому

    Wallhi cumeer waa iga qosliayay julaaha naasaha sida u soo Taagaysaaa

  • @hanaallin5903
    @hanaallin5903 Рік тому +3

    Walhi Asad fanny waaye lacagtiisa shaqaysanayaaye kadaaya madhaxa😂😂😂😂

  • @jasminmahamed7538
    @jasminmahamed7538 Рік тому +11

    Asad xalay oo naga maqneed wan kuxiznay wlhi hdna wan sexan wayey saa usugayey❤️❤️🥰Guulayso asad🥺

    • @zuhureyyyy
      @zuhureyyyy Рік тому +1

      Faranti geliska Xafsa zone Uu jirey Xppt😩❤️

    • @jasminmahamed7538
      @jasminmahamed7538 Рік тому +1

      @@zuhureyyyy haa qli saas oo tahayna waa latabay waayo hbnki kali iska ahy wehel weyan videogisu😅😅

    • @zuhureyyyy
      @zuhureyyyy Рік тому +1

      @@jasminmahamed7538 beenta maaha 😂 😩 Ma laga marmo Wlle🌺

  • @apdallajoy66
    @apdallajoy66 Рік тому +29

    MAGACA ALLE ADIGON LOVE SARIN HA DHAFIN ❤

  • @yasminmaai6625
    @yasminmaai6625 Рік тому +35

    Ceydaaa Cute Qosol😂😂Qosolkisa ku heysta

  • @niniyonaag3761
    @niniyonaag3761 Рік тому +1

    Qosolkaga ayan jeclahay masha allah asadow💕😊

  • @tiktokcomments8339
    @tiktokcomments8339 Рік тому +2

    TEAM 27 Lacagna u dig
    Asad adna waa kujirta ciyarta
    Koko
    Fowsia
    Ayaan
    Arman
    Rosy
    Filsan
    Ceyda
    Marherz
    Cumeer
    Macalimu
    Team next game

  • @zunduznor6133
    @zunduznor6133 Рік тому +52

    Inta uxiistay Xumadan😂😂❤️🙌🏽
    Mia Team 27🔥😊

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Рік тому +6

    Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ::::::

  • @deqomohamudahmed2418
    @deqomohamudahmed2418 Рік тому +24

    Yaa sugaayi sideeda oo kle mhdsinidin my team 🥰 team 27 kashidan 24 saac gurigena ma ehenino horta 😀😃

  • @WllBono
    @WllBono 8 місяців тому +1

    Scw

  • @haajimozcap
    @haajimozcap Рік тому +2

    Asad hagio xage kakeenay rajastiinka 😂😂

  • @amalomar380
    @amalomar380 Рік тому +74

    Oh I miss this program thank you boys ❤❤❤❤❤

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Рік тому +49

    Three legends always legends keeps goings asad hajio and cumir and king ceyda another's levels this is game's hard work 😀👍☝️💯😄♥️

  • @ayandegen9665
    @ayandegen9665 Рік тому +11

    Xukunku Adakaa Pointiyaduna Yaraaaa 🤪
    Keeep going brothers

  • @aaminocabdulaahixasan1064
    @aaminocabdulaahixasan1064 Рік тому +1

    Maaxaakugu xukumay silacaan ar asadaa lacagjeclidaa War naftaada unable walaaloow🥰🥰🥰🤣🤣🤣🤣🤣

  • @hodanupdirisaaq9998
    @hodanupdirisaaq9998 Рік тому +3

    Walhi saaan u qoslayay waan fuuray Ala asada 😂😂😂🤣🤣🤣🤣

  • @haliimomohamed4828
    @haliimomohamed4828 Рік тому +17

    Asad, you are really good because of the registration, don't leave it.🙏

  • @sihamiita4898
    @sihamiita4898 Рік тому +10

    Cumeer afaaraha👗dumarka lagu diray
    Ceydane biyo💦😅 waano gaaban dharka dumarka inuu nin raga xirto waa dambi wllyàal iska daaya xujada dharka🙄