Wwww 80$ ka badan baa cunto ku bixisey ana 2$ oo kudaarta asbuuca la ahay masha allah wll qaali lacag waa tabcasho ee hanti ma guurta ka dhiso allaha kuu barakeeyo❤
Cumeer sxp aniga ahaaan waxan ku dhihi lhaa 80 dollar qado keliya in aad ku bixiso wlhi israaf ayaan dhihi karaa kwrn waxa maanta aad hal mar $80 ku bixiney cid dhana hal bii biilanayan kuwa israafka babdn alle ma jecls (suuratul acraaf) waxan ku wansanaa us walal abaan coment fra bdn ayaan aqriyey kuli waxeey ki leeyihiin keep going cumeer wan ku wata mrka walalka waa lga fcnyhh midaaa kuna daesk qof aan qadeýnin in uu ku daawanayo
Iskuma dhowa tan 2 kawanagsan dadka iyo cuntada ba halka tan 80 qurux le eheyd lkni dadked ma faraxsanin balse dadanka masheegi karo sikasto ba marka heeqto waxa sodhubta magayada uku rakisan magayasha iyo tan uku qaalisan dhanka jifka yacne 1 habeen imisa lakujifta magayasha qaaliga ah iyo tan ragiska ah insha'Allah 🙏🙋
ma xuma marka hore wadanka magaceeda sheeg gaayis ha ku so boodin qaarba garaneynin aniga calanka gartay wadanka malesiya ama yuotobka waad ku cusubtahay
Wll ugu horeyn cay igama ahn lkn naftaada ku kalsoonow😂 isku day in adi mel wlba lagu sarto blse dad tooda haku daba lumin wa ka xunthy le hyska so jarine hadlka micnihisa fahan😂
maqaaxida igu qaalisana o aan baraweyay aan cunto kacunay waxa igu baxday 137$ maqaxida faqiirinta waxa joogan dad furfuran o ku qoslayo lkn maqaaxida qaaliga waxa kashaqeeyo dad xirxiran u fiirso isku mid ma ahn From Adelaide😷😷😷
😂❤ Ani ahaan Maqaayada cheap ka ku haytay Qosol farxad sheeko raqiis cunto mcn service Fcn yaaba iska heli karo kuwa kle 2lug chicken 80$ waa bilaa nah naga taga dheh 😭
Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed ﷺﷺ
Asad wan ko slamay walalkey mcn 🥰
Scw❤❤❤
Sax waye
Sallallaahu caleyhi wasallam ❤❤❤😊
Scwscwscw scwscwscw
the best person ever the most knowledgeable and the most shinning person all created by allah in our prophet muhammad (sallallahu caleyhi wasallam)❤
Hi
King ceyda
Scw ceyda maasha allah
🥰🥰💕💕💕💕💕🥰🥰🥰🥰🥰
Wwww 80$ ka badan baa cunto ku bixisey ana 2$ oo kudaarta asbuuca la ahay masha allah wll qaali lacag waa tabcasho ee hanti ma guurta ka dhiso allaha kuu barakeeyo❤
Adna Ale ha ku sogaliyo wax kheyr Qabo
@@SacdiyoMahamed-r6u aameen yaa rabbi
Salaad cidho ayaan kadoo baxay rabbi waxaan kaga baryaya inuu kusahlo wax aad kufaraxdidna kusiiyo walashey m.a qof imaan leh ayaad tahay ❤❤😢
kuwa maqayada 2$ joogay way faraxsanayeen oo way la sheekeesteen wayna la qoslayeen cumeer kuwa kalana Maya
Haa waxaaba laga yaaway ineey subscribe siiyeen kuwii horaa ila shidnaa dhankaste ani wyo farxada lama gadan karo
Bandana dadka wax hysto io dadkan hysanin kuwa hysanin farxad badan
Biil Reer Dhan Bil Ay Biilan Lahaayeen Ayaad Halmaalin Ku Qadeesay Masha Allaah
Cumeer big fan muuqaaladan soo badi KEEP GOING coming soon 800k subscriber insha allah ❤❤❤
Bahiya i qabtaye i dhaf cumeerow 😂 tan kale ani musharkayga aan bil dhan qatabad ku qadaysay m.a alaha ku barakeeyo pro
Sxb Ana intas malin fadhi qayilkeyga weeye kwran😂
@@abdisataarahmet8265 🤣🤣 alaha ku barakeeyo lakiin wax aad ku qabsato wax ka wngsn hada kadib ku qabso
Cumeer bigfan and Sundus and macalimoo and Sundus and weeya isjeeclin akig 😢
Guys come on cumer 1m aan gaar siino 5 stars team 27 cumera ka dhiman dhaqsada guys
Dufku bax😂
@@LailaZaid-kk5qi😅
Cumer wa wilka kliye barnamijyo macquul ah soo sameeyo mrka loo fiiriyo team 27
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️
😢😮
cumeerow adi taajir ayaatahay xamar waxaalagu qadeeyaa 1 doolar❤😂
😂😂😂
😂😂
Cumeer videogan oo kale noso badi guryaha qiimayasha lagu dagon noso tijaabi aad uga helny videogan oo kle plz noso badi
Ku sali xabiib keena mohamed scw❤❤❤❤❤❤
Scw❤
Ku Saliya❤️Rasuulkeena Maxamed ❤️
Salalahu calayhi wasalim
Salalahu calayhi wasalim
❤️❤️❤️👍👍👍
Scw❤
Scw
Cumerow cuntada kaliya farqi Uma dhexeyo dadka xita kuwa maqayada faqirinta we faraxsan yihin kuwa kle xanaq ba ka muqda
Meel dheer baa wax ka fiirisay m.a
Waa runtaa kuwa maqayada 2$ joogay way faraxsanayeen oo way la sheekeesteen wayna la qoslayeen cumeer kuwa kalana Maya
@@TheReal_Man thanks huno 🥰
Mar walba oo ay hantidu badato waa mar walba oo kibirku bato
@@profinneupane6883 Dabcan
Ana u horeye like an idin ka helo 😂team cumer faaaaaaaaan😂
Lacagtaada alaha kuubarakeeyo zxp
Wax Uuuun Cun Aaad Dadka uekaaatide Bisinke dhubnidada Ayanba ka yabanaaye❤
Cumeer iskumid nahay yaanyuur waxaan kanacbahy mjirto waa aan yray Ayaan seenta kaqabtay markasaan wareejiyay markasee ineey igusoojeesatay wajig dhan iga cinjeeysty
Wwww m.a cumerkoo wn ku slmey wll mcn adiga io timka oo dhan ena iga garsii hadpo tan wxey kugu thy den wn ku farxey ina naqdey qofta ugu horeso oo ku dawtey ina naqdey wll mcn jiro joga dhamatina wn idin jclhy ❤❤❤ 800k kamisuun
Cumeer bigfan Legend
Fikirkayga aniga wlhi $2 sababtuna waa inay cunto cunto thy mashquulna aad geynaysid akhirkeeda .
Lkn Deqow mida fiqiirinta wax mkacunayi muu dhahay micnha. Mise muqalka labo malin kala aha
Cumeer funanadaha waad kushidan thy😮😮❤
waa ku salaamay cumeer bikfon❤❤❤
Team cumeer big fan on like 😂😂😂😂
Cumeer taa raqiis aad malin walpa waayo dad fcanbaajoogtey
Cumeroooow vedeio yalka sidano kale so badi wa another level
Ninkii ohoreeye qado suud usoo xirte😂😂
😂😂😂
E mesha makucebene wiilka cida wawenka kaqadeyane aso dulufa hadu tago inu tugsanaya lamodaya 😂
@@Xayat277 😂😂
Masheke😂
Cumeer pig fan taageero buuxdah
Walalkah adun iyo akhiropa badhaadhe
Iyo farxad❤❤❤
🎉❤
Cumeer waa ku salaamay wllo ❤😊
Cumeer sxp aniga ahaaan waxan ku dhihi lhaa 80 dollar qado keliya in aad ku bixiso wlhi israaf ayaan dhihi karaa kwrn waxa maanta aad hal mar $80 ku bixiney cid dhana hal bii biilanayan kuwa israafka babdn alle ma jecls (suuratul acraaf) waxan ku wansanaa us walal abaan coment fra bdn ayaan aqriyey kuli waxeey ki leeyihiin keep going cumeer wan ku wata mrka walalka waa lga fcnyhh midaaa kuna daesk qof aan qadeýnin in uu ku daawanayo
Waa kula qabaa brother
Cumeer haduu reply iiso galiwaayo sorry iisoo wada qora😢💔
Cumer big fan keep going insha llah 800k ❤❤❤
Adduunka illaaahay cuntada malqaacada lagu cunaan ugu necebahay uma aqaani inaan wax cunay hadaanan gacanta wax ku cunin
Me too😂 Shanta la galaa
Cumeer ❤Mar dhaw 1milyan insha ALLAH
Omg cumeer is the best man❤😂
Ani lee baahi haigu ridin baay jaaw😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Iskuma dhowa tan 2 kawanagsan dadka iyo cuntada ba halka tan 80 qurux le eheyd lkni dadked ma faraxsanin balse dadanka masheegi karo sikasto ba marka heeqto waxa sodhubta magayada uku rakisan magayasha iyo tan uku qaalisan dhanka jifka yacne 1 habeen imisa lakujifta magayasha qaaliga ah iyo tan ragiska ah insha'Allah 🙏🙋
Cumeer waaku salaame❤
Cumeer CAMARA MAN KU MAAHA PROFESSIONAL
Qofka ugu horeeya ee daawaday❤❤❤❤❤❤
Next 😂 huteelka ugu qaalisan io huteelka ugu raqiisan
Cumeer You are served as a business man😂❤
Gaaajo nagu dishey cumerow😅
Big fan❤❤❤❤
ma xuma marka hore wadanka magaceeda sheeg gaayis ha ku so boodin qaarba
garaneynin aniga calanka gartay wadanka malesiya ama yuotobka waad ku cusubtahay
Masha Allah ilahey haku daweyo cumeer big fan😂
Team cumeer big fan ❤
CUMEEROW markaan muuqaalkaaga daawaday horey ayaan cunto ka taadsaday!
80 dollars change to Kenya shillings it will be 10,320shilings ,we work for a month to get that 80 dollars and you just spend an hours for 80dollars.
TEAM 27 ONE LIKE 🎉
TEAM CUMERKO ONE LIKE ❤😊
Wllke big fan cumeer❤❤❤
Abwe ani maisesid 80 tan 😢
Dad aya kuladodayo ha dhageysan dadakas Camerow waxad wadata magical abhy Alah unaxriste
Wll ugu horeyn cay igama ahn lkn naftaada ku kalsoonow😂 isku day in adi mel wlba lagu sarto blse dad tooda haku daba lumin
wa ka xunthy le hyska so jarine hadlka micnihisa fahan😂
Sher usmey sxp
Cumeer wan kuwataa sxb
Keep up broh
You have to respect 🙏
Cumerow sxb mcn dadan hesan ayaa ku dawanaya sxb muqaladano kale iska daaa sxb cafimat kada uma fiicna hadey talo wll tinimo naga dhexeso sxb mcn
Cumerkooo❤
Keep going bro❤🎉
Legend❤❤
Masha alllah
Cumeerow muqaaljaan labamar maa duubtay taleye🫡❤️
Walaahi yaanyurta iga nasiib badan oo Malaysia joogto lkn iyada sidee ku tagtay
😂😂ma kaa daacad ba wll
😂😂@@Fatuush11
@@Fatuush11 haa walaahi
Anaku geenayo borsadaada diyarso xarifow 😂😂
Bajaaj ayee kutagtay 😂😂
Cumerow hablahan qurxon mid mad iga bartid sxbow😊😂❤
Yznyuur Wan jecelaha. ❤❤❤❤😊
pro intaad waxas dhan bixi laheed waxa kaaga fican inaad halaas qasaarisid ma ahay dad ayaa u baahan plz sadaqada ku dadaal wll good py 👋
Cumeerow m.a boosaaa uegthy m.a❤
Waraaa cumerow amankukugoinaaa waikadahbahti ader
Walalkay.cumeer.bigfaan.masha.allha.
Team samia on like
Cumer ma cod xumadan ayaad fanaan ku noqotay😅😅😅
Meeqa sana jirta marki lagu dhahay mxa uga jirtay intas videoga
maqaaxida igu qaalisana o aan baraweyay aan cunto kacunay waxa igu baxday 137$ maqaxida faqiirinta waxa joogan dad furfuran o ku qoslayo lkn maqaaxida qaaliga waxa kashaqeeyo dad xirxiran u fiirso isku mid ma ahn From Adelaide😷😷😷
137 cunto le miya ku cunte m.a😂😂😂
cunto suud loo xiranayo cumeer ugu imow😂😭
😂😂ala waa iga qosolsiisey wlhi waa run cumeer wax walbo ka filo😅
Bismilaha mida raqiista ayan ka qaden lhaa
Cumer Koko soqabo game everything yes sxbo 🎉❤
Suncum ❤
TEAM CUMEER BIG FAN ON LIKE 👍
😂❤ Ani ahaan Maqaayada cheap ka ku haytay Qosol farxad sheeko raqiis cunto mcn service Fcn yaaba iska heli karo kuwa kle 2lug chicken 80$ waa bilaa nah naga taga dheh 😭
Tajirka cumeer big fan 😂🎉
Cumeyr balo kula caato badnatey
Ileen waxad caatu utahay
Cunada inta ubarako badneyda ka tagtaa marwalbo hee deh ina adeer
Saxka dhemey ogow inta udanbeso
Cunada iney ubarko badan tahay
Ee isxaaxi ha iceebeyn dee 😢😅
Comeroo wan ko slamay walalkey sethy
Wow 👌
Shoping. Ka soo dhig. Zxb. Part. 2❤🙏🙏
Big fannnn💕
😂😂
khudaarta aduunka soo tijaabi zhp
Song name
Away nagtii wariye cumeer
Waaw😮 M.a 82 dolar oo cuntaa magali karo🤗🥰
Faqiiriinta marwalba waa qalbi wanaag san yihiin
Am seeing 1M is loading let's go🎉
Maxaadka shaqeysa
Cumeeroow vedeiogan camal so badi
Waxaan kaqadeenaa mid nusdoolar eh
Cumeer gabdhaha way kaa heleen
Sundusey kumee cumeeraa ku wacooye kumee😂
Big fun
CUMEER CAMERADA HOREEDA MISKIIN
CAMERADA GADAASHEEDA KIBRAANI BAA TAHAY ❌
Camera manka ma qadeyo miya
cumeerow sxp wllhi wxaan cu nayo iyo waxaad cunayso isma leh ee lacag wax isoo tuur nio waxaan joogaa