Cali yare iyo Sheekooyin qosol leh

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 144

  • @Sarta100
    @Sarta100 3 місяці тому +16

    Waa yaab waa caaqil kan waa siyaasi yar berito waa hogaamiye waayo wiilka yaraantiisaa lagu gartaa fariidnimo iyo caqli badan. Karti.

  • @hah7064
    @hah7064 2 місяці тому +3

    Kii Cabdi Iley way ka raysteen waar dadka sida funny u ah buu cabudhin jiray wuxu hhhh

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 3 місяці тому +4

    Dukano mel suuqa aba babur laraco nabarka aad katurto lacagta weeydin maba jirto guri nabar baa iga lumay udhisan far iyo suul intaan kuganaxin hes suuq madoow iyo sef labood waye jacelkaga

  • @MohamedAbdisaiid
    @MohamedAbdisaiid 3 місяці тому +6

    Wiilka cagdherta ahi wlhy wa legen😂

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 3 місяці тому +5

    (MADHA”LLAH TABARAKA”LLAH)🙏🎉❣️💘🫀❣️♥️♥️🎊💓💕💕🥰💗💞🎊FARIID YAR💗🫀✨🎊❣️💓💓WEEYAAN🎉🙏💖🌹🥰🫀🫀🎊💕♥️💕💗✨✨(RABBI) haku BARAKEEYO (ALLAHUMA ASMEEN)🤲🤲🤲🤲

  • @abobasement346
    @abobasement346 3 місяці тому +3

    Ali yare waa in wax lah barah waa wil yare o u bahan in mustaqbil lo sameyoh intah u miyih gel ku racayoh

  • @abdimuuse4919
    @abdimuuse4919 3 місяці тому +8

    Waa fariid caqli badan

  • @FatumaHassan-m7n
    @FatumaHassan-m7n 3 місяці тому +3

    Masha Allah Tabaarak ilaahey ha xafido habar waxaad noqon doontaa taliye mustaqbalka Insha Allah geesi baa tahay oo cod kar ah rabi ha ku xafido adiga labadii waalid ee ku dhashay 👍👍👍👍👍💯💯💯💯❤️❤️❤️❤️❤️❤️💪💪💪💪👑👑👑👑

  • @barlin1622
    @barlin1622 3 місяці тому +7

    Cali waa Nin Cullus ee ha guuleeysto

  • @fardsohussein7136
    @fardsohussein7136 3 місяці тому +3

    Masha allah anaba kamida dad waayey Edo Soo barbaar

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 3 місяці тому +5

    Mansha Allah fariid cali yare ❤❤❤🎉🎉

  • @abdimuuse4919
    @abdimuuse4919 3 місяці тому +12

    Waa ninkaan waa orginal hadalkiisu aadbuu uxiiso badan yahay

  • @jacfarkuukaay8183
    @jacfarkuukaay8183 3 місяці тому +7

    Cali yare waa legend wlhi 😂😂

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 3 місяці тому +3

    Yarkani waa qosol kii oo qofah

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 3 місяці тому +3

    Cali yare waa shoodhe Cali Cigaal😂

  • @AsmaJibriilismaciil-ti1hv
    @AsmaJibriilismaciil-ti1hv 3 місяці тому +3

    Mash allh wa inan yar oo fariida alle Haku xiftiyo

  • @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
    @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 3 місяці тому +4

    ❤❤❤❤❤ Cali yare Masha Allaah

  • @mohammednuur2939
    @mohammednuur2939 3 місяці тому +4

    Viva cali yare& Abwaan Ahmed shilke sal.sare

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 3 місяці тому +3

    Fariid mashallah ❤️❤️❤️

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 3 місяці тому +3

    Mashallah ❤️

  • @ibnuibraahimkilaaas2893
    @ibnuibraahimkilaaas2893 2 місяці тому +1

    Waxan ka qoray gabadha talaabaa noo dhaxayn jirtay,,oo katurjumaysa dhaqanka wanaagsan eemiyiga walaw qadbadatahay in wiil iyo gabadh israacaan
    Wiilkan yaan la lugoynin oon tiktok iyo meelo daran ladhex gaynin
    Akhlaaq waxaad kuwayday walaaq ku helimaysid

  • @KamaalShiiqahmed
    @KamaalShiiqahmed 2 місяці тому +3

    cali yare wankusalamay❤❤❤❤❤❤

  • @SaredoAden-gm1rk
    @SaredoAden-gm1rk 3 місяці тому +3

    Cali yarey

  • @Gosha-rercarale
    @Gosha-rercarale 3 місяці тому +5

    Cali yare funny waye😂😂😂😂

  • @saidali7233
    @saidali7233 3 місяці тому +3

    asc cali yare allah isha ha ka xijaabo waa codkar libaaxa soo barbar solute

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 3 місяці тому +4

    Ninkaan waa nin rag ah .

  • @IsmailhaniyaHalane
    @IsmailhaniyaHalane 3 місяці тому +3

    Masha allh waa nin yar oo caaaqila

  • @fadumoAli-s4p
    @fadumoAli-s4p 3 місяці тому +4

    Maashallah Cali hore usoco

  • @MusfafaOmar
    @MusfafaOmar 2 дні тому +1

    Bariis kii jigjiguu cunay😂

  • @AfiyaIbrahim-tn8fn
    @AfiyaIbrahim-tn8fn 3 місяці тому +3

    Maansha Allaah Cali Allaha kuu xifdiyo.

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l 3 місяці тому +4

    Maasha Allah Cali Yare waa waynaaday Walahy Waa Geesi

  • @hodanyussuf1259
    @hodanyussuf1259 3 місяці тому +3

    Cali yare boqortoyo 🏆🎤🎉🧕🏽

  • @AliIdirss-y7b
    @AliIdirss-y7b 2 місяці тому +2

    Masha alah habalyoo habalyoo Cali yaree ❤❤❤❤❤❤

  • @jamaalxuseen4518
    @jamaalxuseen4518 2 місяці тому +2

    Maasha Allah wa geesi yar oo caqli fiican so barbaar huuno from hargeisa somaliland ❤❤

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l 3 місяці тому +3

    Ma jig jigaa lakeenay Fariidkii Yaraa Maasha Allah ❤

  • @ClahiXassan
    @ClahiXassan 2 місяці тому +2

    Marshal alaaho cali yare

  • @zahraibrahim8637
    @zahraibrahim8637 3 місяці тому +2

    Nin rageed fariid welligaa halkaa kay

  • @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
    @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 3 місяці тому +2

    🎉 Abwaan Shilke Mahadsanid

  • @ASRAAbdi-px4ni
    @ASRAAbdi-px4ni 3 місяці тому +2

    M.allahw waa aftahan❤😂

  • @ju4965
    @ju4965 2 місяці тому +2

    Masha Allah cali yare waa fariid❤

  • @adarmohamed3709
    @adarmohamed3709 2 місяці тому

    Caliyarw dhaqankaagii badalin habaryar macawistaadii ku noqo waxad u sheegtaa kuwan dhaqankooda katagay in qasaareen oo meel madhan iyo maskax madhan hayaan ha dhagaysan please

  • @SaredoAden-gm1rk
    @SaredoAden-gm1rk 3 місяці тому +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohamuti6928
    @mohamuti6928 2 місяці тому +1

    Libax

  • @AbdifitahHussein-qr8xi
    @AbdifitahHussein-qr8xi 3 місяці тому +2

    Walal ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Cabdi12-g2f
    @Cabdi12-g2f 3 місяці тому +2

    Maansha Allah cali yare waa waynaday waa nin furfuran

  • @aliabdi3994
    @aliabdi3994 3 місяці тому +1

    Samii Ali Salam gobeed Sidasna Hablaha uqadedri oo dhunkashada iyo Tabashada Haku samaynin dhaqan Iyo Diin Toona Midna Ma Ahan In Hablaha Sidaas loola dhaqmo masha Allah Ali yare

  • @blackisbeauty4127
    @blackisbeauty4127 3 місяці тому +6

    Caliyow eedo allow ku daa ❤️❤️

  • @KhadraAhmed-u7i
    @KhadraAhmed-u7i 3 місяці тому +2

    Hhhh😂😂😂

  • @MahmedAhmed-oi4md
    @MahmedAhmed-oi4md 2 місяці тому +1

    Awagaa lagub agah

  • @nagadcarab6341
    @nagadcarab6341 2 місяці тому +1

    Mashallh cali yare hooray usoco❤❤🎉

  • @barlin1622
    @barlin1622 3 місяці тому +2

    ✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️💚💚💚❤️❤️❤️💙💙💙

  • @Abdinaasir-p5j
    @Abdinaasir-p5j 3 місяці тому +1

    Diinta bara

  • @RahmaYousuf-lg6qz
    @RahmaYousuf-lg6qz 3 місяці тому +1

    Wear Ninkan yari varied

  • @AbdishukriMaxamed-tx3jy
    @AbdishukriMaxamed-tx3jy 3 місяці тому +1

    war nio wllkeen waa nin firfircoon

  • @Abdinaasir-p5j
    @Abdinaasir-p5j 3 місяці тому +1

    Ha anfaco dadkee

  • @FaisaAli-d7i
    @FaisaAli-d7i 2 місяці тому +1

    Manshaalah cali yare wa maskax fiican yahay ee Iskuul hala geeyo Inshaalah ❤❤❤

  • @sacdiyaandulahi1801
    @sacdiyaandulahi1801 3 місяці тому +3

    ❤❤

  • @siradm
    @siradm 3 місяці тому +2

    War ninki ragga ahaa, ahaa

  • @qureshokinbaloley8194
    @qureshokinbaloley8194 3 місяці тому +2

    Manshallah

  • @XafsaMaxamuud-pd3dk
    @XafsaMaxamuud-pd3dk 3 місяці тому +2

    😂😂😂z

  • @سلامأدم-س9م
    @سلامأدم-س9م 2 місяці тому +1

    Mansha allaah caliyare sobarbar

  • @AxmednuurMacalim
    @AxmednuurMacalim 3 місяці тому +1

    Bal intuu le.egyahay qabyaaladu biya dhigtay arka

    • @Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm
      @Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm 3 місяці тому

      Qabyaaladdu ma cid aanay biyo dhigin baa jirta? Nin waliba inta uu allah ka cabsado ayunbuu u dhaqbaa ee qofna kama maqna bhshu

  • @mariamsidi3263
    @mariamsidi3263 3 місяці тому +2

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰😍😍😍😍😍❤❤❤❤❤❤❤

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 3 місяці тому +1

    Yaa yahoo xuu yidhi 😂😂😂😂😂😂

  • @AbdiwasacIbrahim
    @AbdiwasacIbrahim 3 місяці тому +2

    Qaali fariid cali yare

    • @XakiimoCali-so7ve
      @XakiimoCali-so7ve 2 місяці тому +1

      Scwscwscw I scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 3 місяці тому +3

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @FathaBisas-xv5zv
    @FathaBisas-xv5zv 2 місяці тому +1

    mashallh cli yre ❤🎉

  • @MalyuunShaqale
    @MalyuunShaqale 3 місяці тому +1

    🫡🫡😇😇😇💪💪💪😂😂

  • @mohmetmuhtar3935
    @mohmetmuhtar3935 Місяць тому

    Waar muxuu quruxaystay kiiyaraa ilkaha haloo xidho yarka sida kale waa uwacanyahaye

  • @AliAhmed-qb2yy
    @AliAhmed-qb2yy 3 місяці тому +1

    ali yare mu aasanxirin miya madaxweyne musdhafe?

  • @maryanYussuf-jn6zr
    @maryanYussuf-jn6zr 3 місяці тому +2

    😂😂😂

  • @ramlayusuf9905
    @ramlayusuf9905 3 місяці тому +2

    Maa shaa allaah

  • @abuharith7082
    @abuharith7082 3 місяці тому

    M.a wye wiilkan fariid wye

  • @Ziyaad_goni_socod
    @Ziyaad_goni_socod 3 місяці тому

    M.a all reer comment wiilka wa loo bogay

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek 3 місяці тому +1

    Cali yarow geeli waad ka tagtay.siyaasi baad isku baashay

  • @XakiimoCali-so7ve
    @XakiimoCali-so7ve 2 місяці тому

    Scw❤❤❤❤❤❤❤ scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw ❤❤

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 3 місяці тому +4

    Cali yare fariid geesi ❤❤❤❤ from isaaq

  • @ClahiXassan
    @ClahiXassan 2 місяці тому

    Marshal alaaho cali yare

  • @fadmazahracabdinuur1643
    @fadmazahracabdinuur1643 2 місяці тому

    Aalad aan aafadaan dadka qalbigoodu nabad qabo ee reer miyiga ka daaya

  • @RubaBillow
    @RubaBillow 5 днів тому

    Mansha alaah waacaqil dhashay

  • @CawaaleAxmad-q6x
    @CawaaleAxmad-q6x 2 місяці тому

    Caaqil waqtigu ciilay again dheh

  • @M0hamedYusuf-y9t
    @M0hamedYusuf-y9t 2 місяці тому

    Cali yare
    Fariid❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂

  • @NuuroIbraahimmaxamed
    @NuuroIbraahimmaxamed 2 місяці тому

    wax barasho ku dara wiilka yar

  • @MohamedAli-un7ju
    @MohamedAli-un7ju Місяць тому

    Ali yare 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤wawwawwww

  • @CraxmaanMaxamed-q4u
    @CraxmaanMaxamed-q4u 2 місяці тому

    Aftahan

  • @nasroadan2221
    @nasroadan2221 2 місяці тому

    Kkkkk fariid fariid dhalay

  • @KhalidJamac-t8y
    @KhalidJamac-t8y Місяць тому

    Walaahi waa lajan kayari

  • @BashirCabdiqadirbashiir
    @BashirCabdiqadirbashiir 2 місяці тому

    Caliyare.dadaal.kuwad

  • @LiipanYare
    @LiipanYare 2 місяці тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅😮😮😮😮😮

  • @AyuubxasanMaxamed
    @AyuubxasanMaxamed 2 місяці тому

    Maasha allh

  • @nimcomohoud7948
    @nimcomohoud7948 2 місяці тому

    ❤️❤️❤️❤️💞💞💞

  • @DeeqCraxmaan
    @DeeqCraxmaan 2 місяці тому

    cajib

  • @mahamedgabas7750
    @mahamedgabas7750 2 місяці тому

    Wa cajib

  • @abdikadirOmar-i7o
    @abdikadirOmar-i7o 3 місяці тому

    Fariid

  • @ramlayusuf9905
    @ramlayusuf9905 3 місяці тому

    Fariid

  • @abdikheirabdirahman6917
    @abdikheirabdirahman6917 2 місяці тому

    😂😂xarif maxas fahmi

  • @abdillahimukhtar9070
    @abdillahimukhtar9070 2 місяці тому

    Cali yare very fanny

  • @hassanwanaga8627
    @hassanwanaga8627 3 місяці тому

    Good job

  • @maryanabdimanshaalaahsheik575
    @maryanabdimanshaalaahsheik575 2 місяці тому

    Mansha alaah cali yare wa fariid alle ha ku xiftiyo

  • @QabilaMoussa
    @QabilaMoussa 2 місяці тому

    ❤❤ geesi hore u soco Cali yar