Faadumo/Qiso Libaaxii Kufsiga Iga bedbaadiyey, ninkii ikufsan rabey ayuu cuney..

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 лют 2025

КОМЕНТАРІ •

  • @mustafeadaoud3283
    @mustafeadaoud3283 7 місяців тому +10

    Aamiin Aamiiiin Aamiin yaa rabil caalaaman ilaahay caafimad taama aha oo deg deg aha ha siiyo Aamiin Aamiiiin

  • @hiboali5025
    @hiboali5025 4 місяці тому +5

    Groupkan fatuma ayaan oogu jeclahay, waa funny wallaahi, qosol ayey igu dishay kkkk

  • @MaxamudCumar-th5ep
    @MaxamudCumar-th5ep 11 місяців тому +7

    Waa sheeko yaab leh

  • @calicilmi5273
    @calicilmi5273 11 місяців тому +4

    12 OO LABA AAR KU JIRAAN ANAGOO 5 AH LAND ROVER V8 AH WADADA BUU
    NOO FARIISTAY MEEL QURA OO AAN KAGUDUBNO
    MALEH ANIGA IYO
    NIN KLE BAA GADAAL SAARAN
    SADDEX MID DUMAR TAHAY HORAY BAY SAARANYIHIIN BAABUURKU WAA SHIRAAC GADAAL
    WAA KAN UU NASOO WEERARAY
    BAABUURKII BAAN KU QAYLIYEY WAD, DHAQAAJI BAABUURKA KADIB DHOWR LAACITAAN NAGU
    SAMERYEY XAWAARAN KU DHAQAAQNAY

  • @goojacade4325
    @goojacade4325 4 місяці тому +4

    Beenalay ka sheeko macaan weligey madhageysan waa abwaanad weyn tani 😅😅😅

  • @LaylaMaxamuud-pv4dr
    @LaylaMaxamuud-pv4dr 5 місяців тому +3

    Asc. Waa. Mustafe. Team. adkaadAy. Waan. Idin. SalaamAy. Caawa. SheekDu. Waa. Libaax. WAA. CABSI. CABSI

  • @ibrahimabdishire783
    @ibrahimabdishire783 5 місяців тому +2

    Maasha-ALLAAH, waa sheeko cajiib ah.
    Asxaabeey, idinka oo mahadsan, qaybtii 2aad ee sheekadu aaway?

  • @CumarMaxamad-is8cx
    @CumarMaxamad-is8cx 5 місяців тому +2

    9/9/2024 waliba 21:42 inta dawaneysa like saaar😂❤

  • @Abdi-g9w
    @Abdi-g9w 4 місяці тому +3

    Warabuhu habeen mooye malin caday waxba kama qaadayo malinta markay gaadhay may iska soo dhaadhacdo oo eryato warabaha

  • @Ciise-t6b
    @Ciise-t6b 5 місяців тому +3

    Hadalada gabadha been baa ku jirta waa sheeko la allifay

  • @CabdiCabdilaahijaamac-d2v
    @CabdiCabdilaahijaamac-d2v 9 місяців тому +13

    Waa qisooyin la yaab leh

  • @foozia426
    @foozia426 4 місяці тому +2

    Maxay la .adkaatay waraabaha kaxumaaye intuu cuno diploma arkeene

  • @AbdiwelMohaa
    @AbdiwelMohaa 7 місяців тому +1

    😂😂😂 aaaa aaa aaa aaa naa libaaxan baas intuu kasoobaxay raaxadiyuu kaa. Qasee 😂😂😂 kkkkkkkkkk

  • @hibosouldan4593
    @hibosouldan4593 6 місяців тому +2

    ❤❤❤❤Soo dhawow walal

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 8 місяців тому +2

    Libaax ma aheeyne waxuu ahaay malaa'ig ilaahay kusoo direy.

  • @canabahmed7339
    @canabahmed7339 5 місяців тому +1

    Run sheeg oo mid been u eg sheeg.Rabbi halaga cabsado.. Illaahaybaa rissiqa bixiyee.

  • @MisraaQuen
    @MisraaQuen 5 місяців тому +1

    ah inna lilhh ad Katey ciyar bey ila he edee😢😢

  • @salmaqurux6975
    @salmaqurux6975 7 місяців тому +1

    Fadumo huno qali benta daa nacala tula cal kadibin bàa layiri😊

  • @mrniceguy8663
    @mrniceguy8663 7 місяців тому +3

    Beenleey ninrigtii oo dooxan baataala

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 4 місяці тому +1

    SHEEKADANI KUMAY DHICIN GABADHAN KA SHEEKAYNAYSA WAA SHEEKA HORE

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur1058 5 місяців тому +2

    Subaxaana Allah

  • @MisraaQuen
    @MisraaQuen 5 місяців тому +2

    ima tuso I'ma tuso alle wan cabsan haya

  • @AaminaCabdilahi-h2q
    @AaminaCabdilahi-h2q 8 місяців тому +3

    Sual kale qorigiii ninku mee may qadato🤣🤣

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 9 місяців тому +1

    Allow khaatumo xumi haynagu dilin yaarabalcaallamiin allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin subxaanallaah ❓❓⁉️

  • @daidasheekhsaciidshibraahi3166
    @daidasheekhsaciidshibraahi3166 5 місяців тому +1

    Rabiya kusodira e kushukri

  • @CabdiCabdilaahijaamac-d2v
    @CabdiCabdilaahijaamac-d2v 9 місяців тому +2

    Awlaadda ilaahay baa bixiya

  • @SiciidfaaraxMaygaag
    @SiciidfaaraxMaygaag 3 місяці тому

    Inaali laahi wa inaa ilayhi rajicuun

  • @MisraaQuen
    @MisraaQuen 5 місяців тому +1

    yaaa ded na muxuu wada elen mcusti wudhige🥱🥱

  • @mansaneboukoul3147
    @mansaneboukoul3147 5 місяців тому +3

    Subxanallah Subxanallah allahu

  • @abdimuse6945
    @abdimuse6945 5 місяців тому

    Naag kaliidata oo iimaanku
    Kagalay oo been ku raadinaysa
    Fool xumo badan ceebaw
    Ninkana qoftaa meel ugu xiran
    Ee uusooqabtaa raqiska inanatan

  • @MisraaQuen
    @MisraaQuen 5 місяців тому +1

    Sheben jifad ka carareyse liba tagan bad ugashey waa wareey

  • @CabdisalaanRashiid
    @CabdisalaanRashiid 5 місяців тому +1

    😮😮😮😮

  • @thanksyussuf1013
    @thanksyussuf1013 5 місяців тому +1

    Ilaah baa usoodiry

  • @hakaaruura577
    @hakaaruura577 5 місяців тому +4

    Rabiyow. U.caafi

  • @IfraaxXuseen-l1p
    @IfraaxXuseen-l1p 4 місяці тому

    Ilaahay ha shaafiyo

  • @CabdicumarKaahin
    @CabdicumarKaahin 4 місяці тому +1

    😮😮😮😮😮😮

  • @somalidhalada1960
    @somalidhalada1960 5 місяців тому +1

    😂😂😂😂😂😂
    Waa been hawaasyadii

  • @zamzammohammed1049
    @zamzammohammed1049 3 місяці тому

    Shekadani iyadoo beencad ah baan dhqmaynayaa😅

  • @MisraaQuen
    @MisraaQuen 5 місяців тому +1

    😢😢😢😢 bismilahh

  • @nimcoibrahin6180
    @nimcoibrahin6180 5 місяців тому +2

    Maad ku kaadidid

  • @AliHabane
    @AliHabane 5 місяців тому +1

    😅😅😊

  • @MunaAbdiaziizDoolMunadool123
    @MunaAbdiaziizDoolMunadool123 7 місяців тому +2

    😂😂😂😂😂😂 6:29

  • @Danishah3334
    @Danishah3334 10 місяців тому +1

    Marka gursatid Nin doqon ah ok hdana gesiya wxu Ku dhihi calooshan wxa Ku Jira Ayna egayaye isagoo dhakhtarka kuso Bari Kara

  • @nimcoibrahin6180
    @nimcoibrahin6180 5 місяців тому +1

    Ilaahow ha itusin

  • @baarmohamed8520
    @baarmohamed8520 5 місяців тому +1

    illaahay hak hadliyo

  • @MawliidmaxamedcismaanMawliidma
    @MawliidmaxamedcismaanMawliidma 4 місяці тому

    Hooyo cacol adga😂 gabdhu😂

  • @AhmedMaxamed-d4y
    @AhmedMaxamed-d4y 5 місяців тому +1

    Ninja libaxu cunay waxaa LA oran jiray haybe cigaal

  • @Bushro-e5e
    @Bushro-e5e 5 місяців тому +2

    Alla naagtu been badanaa subxaana llaaha

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 5 місяців тому +1

    Run ma tahay mise waa samays

  • @MawliidmaxamedcismaanMawliidma
    @MawliidmaxamedcismaanMawliidma 4 місяці тому +1

    Gsbadhasi waxa labo gobjoog way ihayd

  • @MisraaQuen
    @MisraaQuen 5 місяців тому +1

    Hage waligey. geljiir I'ma qacn qabanin ee alow bdbadii gabadha

  • @bisharo8936
    @bisharo8936 3 місяці тому

    Wa yacuudu billah

  • @حسناءابنديري
    @حسناءابنديري 4 місяці тому +2

    Waraabaha.ninkaa.kuu.dhaama.haduu.doono.ha.ku.mustafeeyee

  • @ku-kaaje
    @ku-kaaje 5 місяців тому +1

    ha waydiin mayd ma aragteene. Qof walowba imisaad dishay ku dheh

  • @hctvs0mali327
    @hctvs0mali327 9 місяців тому +2

    Ninyow Miyaanad Aqoon Sheeko Naageed Mooyee Waxkale.

    • @Saidsanka
      @Saidsanka 9 місяців тому

      Sheekadaba isagaad u nacaysaa niicdiisa Hal mar afka Isu keeni maayo

  • @abdijamac1086
    @abdijamac1086 5 місяців тому +1

    Maxaa kutaqaan

  • @MisraaQuen
    @MisraaQuen 5 місяців тому +2

    mahn sameyaa

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 8 місяців тому +4

    Iyaaaa!! ma ninkii xaaskisa qashey baad xiriir ka aqbashey tani waa noocii farxiyo cabsiiye ay u bixisey (qoyan) kkkkkk

  • @adangudhane336
    @adangudhane336 5 місяців тому +1

    Cabdiqaadir Barafle ma Germany baad Joogtaa

  • @BashirCabdiqadirbashiir
    @BashirCabdiqadirbashiir 3 місяці тому

    Ilaahay.ha.ugargaar0

  • @geelecilmirooble364
    @geelecilmirooble364 7 місяців тому +2

    😢😢

  • @mrniceguy8663
    @mrniceguy8663 7 місяців тому +1

    Sheekada beenbaa kadhadhameysa waayo waxaan oo dhibaataa kulmiyey

  • @MisraaQuen
    @MisraaQuen 5 місяців тому +1

    bilasha bu isku qawiyey waaa ka xaran

  • @aaminosaalimcawad2795
    @aaminosaalimcawad2795 5 місяців тому +1

    Mayaa

  • @امناصر-ق9خ
    @امناصر-ق9خ 5 місяців тому +1

    Subxanalah malikal qaduus

  • @zamzammohammed1049
    @zamzammohammed1049 3 місяці тому

    Midida is kulabanta miyiga 15 ta waka boday😂

  • @MaxamedCabdi-e5w
    @MaxamedCabdi-e5w 5 місяців тому +1

    Naa
    Ilaah
    Ka
    Baa
    Beenta
    Waaw

  • @MariyaShiiQibraahim
    @MariyaShiiQibraahim 5 місяців тому +1

    Subxanallaah😂😂😂😂😂

  • @AnfacAbdurahman
    @AnfacAbdurahman 5 місяців тому +1

    Naagtaanu waawa munaafsqad intaa beenbay kushay kaysaa naa illay kabaq

  • @SiciidfaaraxMaygaag
    @SiciidfaaraxMaygaag 3 місяці тому

    السلام عليكم ورحمةالله

  • @canabahmed7339
    @canabahmed7339 5 місяців тому +1

    Naa ìnaga jooji bahasha adgaataye

  • @MisraaQuen
    @MisraaQuen 5 місяців тому +1

    laba warabn kala Jena kulaha ma oya ma qoslaa

  • @muhiimmaxmuud1390
    @muhiimmaxmuud1390 4 місяці тому

    Qaybtii labaad meel igu sheega please 😭

  • @feisalhussein6456
    @feisalhussein6456 9 місяців тому +2

    Waligey naag ka been badan balo ku cayaadhay war wuxu xataa xoogaa laxan ah baa la saaraaye waamaxay ayadoo sideedi ah bay inoo dhiibtaye kkkkkkk

  • @SiciidfaaraxMaygaag
    @SiciidfaaraxMaygaag 3 місяці тому

    سبحان الله

  • @BatuuuloIbrahim
    @BatuuuloIbrahim 5 місяців тому +2

    Bisanka

  • @حسناءابنديري
    @حسناءابنديري 4 місяці тому +1

    WaAd.nimcaysatay

  • @AminaHussain-u4b
    @AminaHussain-u4b 4 місяці тому

    Fadimooy adigaaba baahal ah.

  • @MisraaQuen
    @MisraaQuen 5 місяців тому +1

    Hakucuno libax intu geljir kuwasi lahaa

  • @abtidonciise
    @abtidonciise 5 місяців тому +1

    warabihi niinka aaya kaa roon ronti

  • @HakimaMohamed-d4d
    @HakimaMohamed-d4d 5 місяців тому +1

    😅😅

  • @ayaanhassan2140
    @ayaanhassan2140 4 місяці тому

    Subaxallah

  • @xamdaaxmedkaahin3936
    @xamdaaxmedkaahin3936 Місяць тому

    Wllhy inanta wax aan yaren ba so maray lkn nacaskaa caloolsha dooxaya bu ciil iga ahaa wa baastar kaasi

  • @gordantv5371
    @gordantv5371 5 місяців тому +1

    Waa beenley horaan udhagaystey

  • @xayaatsiciid697
    @xayaatsiciid697 4 місяці тому

    Waa beenteed ilaahay ka cabso😂

  • @MisraaQuen
    @MisraaQuen 5 місяців тому +1

    Kkkkkkkkkkk😂😂

  • @CawilRasaas
    @CawilRasaas 5 місяців тому +1

    Malaha caanuhu waadabin

  • @shamsahirsi5324
    @shamsahirsi5324 7 місяців тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shamcena7314
    @shamcena7314 9 місяців тому +2

    Waa nin xanuun sanaya

  • @abdijamac1086
    @abdijamac1086 5 місяців тому +1

    Another waraabe

  • @DeeqaMahamuud-s2o
    @DeeqaMahamuud-s2o 5 місяців тому

    😢😢😮😮

  • @MisraaQuen
    @MisraaQuen 5 місяців тому

    ibaanee an caraaree🏃🏃🏃

  • @sharifaafrah5808
    @sharifaafrah5808 Рік тому +2

    Faaduma dhuuni😂

  • @maxamuudcabdi92
    @maxamuudcabdi92 9 місяців тому +2

    Waa allifaad niyo

  • @SumayaAbdalla-t8z
    @SumayaAbdalla-t8z 4 місяці тому

    Adigan̈a waa ku qalandoonaa

  • @dheemanabdi6180
    @dheemanabdi6180 4 місяці тому

    Qof xanun sanaya ayuu ahaa

  • @MawliidmaxamedcismaanMawliidma
    @MawliidmaxamedcismaanMawliidma 4 місяці тому

    Dhulka hosp usdaa

  • @CabdirisaaaqCab
    @CabdirisaaaqCab 5 місяців тому +1

    Asc

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 5 місяців тому

    Been ayay uegtahay, Illaahayow run u hiili

  • @MawliidmaxamedcismaanMawliidma
    @MawliidmaxamedcismaanMawliidma 4 місяці тому

    Maya