Inad caruurta hada KU gabatan midna mayaqano inad ciyalkiina Kenyan markad KU guul daraysaten idinko sheegta afakandho dhawan hacabanina ilma xoolow waxad tihiin waa I Garan baror aya KU xigidona
Horta waxad ka hadleyso iyo fikirka ali waa kalafogyahay ali aragtidisu way cafimadkhabta carur miyi jokta waxa u daran ayu ka hadlay ali ma taagna halkad manta aad jokto adigu figrad'ahaan taaso adiga ka makhan indha wariye ayaad arinta ku egtay
War ogaden xage idin roon akhiro iyo addun, duco iyo habar ,gajo iyo dhareg , nolol iyo,dhinmasho wali iyo miyir qab , ma ina iley baad wali u xiso qabtaan.
Cali yare mashaa Allah ilahay caqliga iyo cilmiga hawbarakeeyo
Warheedhe mansha allaah dheh wiilka yar
Maashaa allah dhaha inanka yar ee saqiirkaa hacowryina ee Allow noodaa dhaha
Geesiga yar waa ona la caawiya ilaahey isha dadka ha ka duwo manshallaa ali yare
From ssc
Waa runtaa cali yare waa rog caddaa
WIILKA YAR
DHAQANKIISA IYO DADNIMADIISA
HALOO ILAALIYO.
Mashala ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
War absame wiilwal laguna wayee ka baydha
Xerta ula madow waa cagjar
Ina ilay nindhiig islaam rabaweeyaan
Caliyare buskud dhiiq aniga haiisoodonto waalagadaacine
Asc lacagta wadanka ayaa waxlooguqabtaa waxalaqabto waxaakamida wadooyinka❤ meelwaba kasocda
Ruufyanyohow umada ka fariiso.
Wiilkayarka ah fikradiisa inuuxor unoqdo mustaf baakeenay waana bogaadi inuu xor uyahay rayigiisa
Cabdi Iley amaan ma lahayn
Ma Gabdhihii la kufsanayey iyo Dadkii la laynayey baa amaana?
❤❤❤❤❤❤
Cadaalada lagama helayo dawlad walba oo soomali meel ay joogtaba waa musuq masuuuq lakiin hadii dadka naftooda loo dayo waa msha allah waayo dawladii Cabdi ilay iyadoo dadkii jeel ogaadeniya ku dhamaaysay ayanay cidna hadli jirin dhibka jira imkana ila caruurtiiba hadlaysa msha allah dhaha
Ilmahan yar may ka daayaan wadwadista!
Ilmo yar baa shax ciyaara war ma aha
Wa bree aan wax dhib ah sameen dhibaato kama wadin siyaasadna ka mawadin iyo wax dhimaal toona
Cabdi Maxamud Cumar waxu aha gesi nol ayu aha ina. Cagjar o buka o ilmo xaran ah weye
idinkaa buurta kadaran waxaad u qaylinaysaa meesha waxbaad ku qabteen
Take him to education centre
Hidhaar Qasse
Caliyare ma aha kaliya ka makhraatiga ka ah, cabdi dhulkana uu dhisay dadkana uu dhargiyay , lkn mid buu ku xumaa dadka ayay dawladiisu dilijirtay, lkn inuu miskiin koriye ahaa cid walbaa waa kamakhraati, ani waxaan aaminsanahay, cabdi waxa uu ubadbaadayba waa masaakiintii uu caawin jiray,
Geel jiraha badankiisa ayaa sidaas u caqli badan
Cabdi dabadii daba lama shidin
Hhhh Maasha Allah i love CALI YARE
Cagjar
Banaqnkiis mare ood maqabsato dhafoor waynow
HEEGADII OO KALE OO QARSOON LAAKIIN SIRTIISA
SOO GUDBIYA AYUU SAMEESTAY KHABARAG FII
SUUQ REER BUURFUULOOW
Wale Burtu in ay dad lita yihin qaylo ayu ka kenay wul yar o gel jira ah Uf ina. Cagjar iyo kuwa lita e ku xeran
Waa beentaa
Lacagtii waala goostay
Itoobiya dagaal baygashay
Inad caruurta hada KU gabatan midna mayaqano inad ciyalkiina Kenyan markad KU guul daraysaten idinko sheegta afakandho dhawan hacabanina ilma xoolow waxad tihiin waa I
Garan baror aya KU xigidona
Buurta waa gob maaha sida cawro cabdi ilay iyo hadhaahiisa samri garan la waliba halkay is qarin lahaayeen waliba ceebtooda soo taagan
waryaada ninkaa hala ilaasho
Awoowgin la janey ninka raga tel ha lo ibiyo
War heedhe maxad ku hadlaysaa
Waxbara
Wale Run ayu ka shegay wilka yara arinta nin dukan gada weye ina Cagjar Xarami lita o Buka weye ina. CAGAR
lagama hadli kayar ee siyasadan ayaa ka xun tii Abdi iley siyasadani wa minatari iyo bisaarad
Adiga halis kujira sxb aniguba wan fakaday
Manshaa. Allaah
Abdi iley dulka aya u bahan
Cali yare gelu u taliya ka xishoda
😊Àaàa
Jaahilnimo ha ulatagina
Caliyare
Mw CMC waa loo darsaday allow mw CMC noo daa cagjar gaajo allow na dhaafi
Abdi sowkii gabdhaha bacaha ku dhalalinaayey ma aha ‼️ musqulahana lagu subconaayey beenta iska daaya sowdiga firiiga ‼️❓hadlaya goormaynu hadli jiray ‼️ subxaanallaah ❓
Reer cabdillow awowgey iska daaya 😂
cabdi dabadii dhari lama saarin walaakayow kayar iska daayee dhirta iyo cidaa uoyday
Damiir laawe ninkii halgankaagii gobanida aad ku doonaysay burburiyay umadaadii xasuuqay oo sharaftaadii baabiyay oo ciida iyo dadka iyo dhirtuba inkaareen fulaynima darteedna isku dhiibay asogoo dagaalami kara oo cuqubaduu geystay god ugu jira allah kama soobixiyee ayaad amaanaysaa markaas ayaa hunguri iyo wax dhuunta lamariyo ka hadlaysaa marka maxaan kuugu yeeri karnaa magacaagu waa dameer duli ah oo liita wax caqli ahna aan lahayn oo xoolahoo kale ah anigu magaranayo ma maskax ciyaal ayaa idin ku jirta xoolayahow dhuunta waxka maqla mida kale mustaf waa geesiga aan umadiisa wax godob ah ka galin wuuna nadabiibay oo nadaryeelay ilaah waxaan uga baryayaa inuu janadiisa xisaab la aan siiyo aamiin
Horta waxad ka hadleyso iyo fikirka ali waa kalafogyahay ali aragtidisu way cafimadkhabta carur miyi jokta waxa u daran ayu ka hadlay ali ma taagna halkad manta aad jokto adigu figrad'ahaan taaso adiga ka makhan indha wariye ayaad arinta ku egtay
War ogaden xage idin roon akhiro iyo addun, duco iyo habar ,gajo iyo dhareg , nolol iyo,dhinmasho wali iyo miyir qab , ma ina iley baad wali u xiso qabtaan.