SUBAX: Dagaalkii dhulka ee Lubnaan wuu bilawday, Durbaba kuwii weerarka ahaa cashar ayaa loo dhigay,

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 вер 2024
  • SUBAX: Dagaalkii dhulka ee Lubnaan wuu bilawday, Durbaba kuwii weerarka ahaa cashar ayaa loo dhigay, warbixino muhiim ah lasoco.

КОМЕНТАРІ • 235

  • @nuurismail3003
    @nuurismail3003 4 години тому +50

    Ilaahey iidimkii way kujabayan sida qasa ugu jabeen sikadaran ayay kujabayan amiin yaa Allah

    • @ruqiyocabdullahi3932
      @ruqiyocabdullahi3932 3 години тому +5

      Wad korkor iyo aakhira korwaay ayaan maqli jire yahuuda waxa ay ubogeen Leena madaxda xisbulaah wa xaasa umaleehaa inla joogo marke jirid go,i lahaayeen

    • @nuurismail3003
      @nuurismail3003 3 години тому

      @@ruqiyocabdullahi3932 dagalka bariga dhexe ma istaagayo ilaa yahuuda meeshay kaiimaden unoqonayan Ilaahey aya balan qaaday markasta oo yahuud arlada fasahadiso in Ilaahey kusoo fasaxayo qoom dhabarka kajabiyo nasrigii Ilaahey aya soodhawaday ducada aan ubadino dadka walalehene ee halganka kujira insha Allah

    • @OmarMohamed-cl4kp
      @OmarMohamed-cl4kp 2 години тому +1

      Aamiin aamiin aamiin yaa allah

    • @makoahmed7381
      @makoahmed7381 45 хвилин тому

      Slow jabi yahuuda oo Allow qumbula duniya cirka uga sorid ilaahayay quwee muslimiinta dhamaantood oo yahuuda jabi oo olol kurid oo Allah dhulka yahuuda ku ganbi siday ujoogaan Allahuma amin 🤲🤲🤲

    • @makoahmed7381
      @makoahmed7381 45 хвилин тому

      Alha ha quweeyo Hisbullah 🤲🤲🤲amin

  • @xaliimogeedi3204
    @xaliimogeedi3204 4 години тому +12

    Xisbullaah haday dhulka mel ku saari wayaan yuhuuda way jabayaan waa in ay yuhuud mel iska saraan nacalaa ku taala yuhuud iyo wixi la socda ba

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 3 години тому +5

    Al yaasiin ayaa laga tuuray Yahuuda mar kaas bay u ordeen dhankii beerta miinida miyaa si ay ugu badbaadaan 😂😂😂😂😂😂😂 wow Hamaas iyo Hisbullaah Guul

  • @Amzaal
    @Amzaal 3 години тому +5

    Israail waa ladar mrka kow weybodbode hadhowna ya iceliye ay ledahay😅😅😅😅😅

  • @umuamiiroumuamiiro
    @umuamiiroumuamiiro 3 години тому +4

    wcs ustaad nadaara thanks alx skay wxan sugnaba waa hilbaha askarta yahuuda o ay haadu cuneyso insha Allah rer flastiin guul iyo gobanimo insha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @YahyeMohamed-u9h
    @YahyeMohamed-u9h 4 години тому +6

    Asc wrn wb skay aniga number one ah insh Allh Qeer

  • @MaxamedyuusufAxmed-wi6oq
    @MaxamedyuusufAxmed-wi6oq 3 години тому +5

    Alow guusha raacsii walalaheyna islaamka ah melwabo oo ayjoogaan aamiin

  • @abdikadirabdilahi4902
    @abdikadirabdilahi4902 4 години тому +4

    Insha allh guul baan u rajeynayaa
    Xizbullah iyo muqaawamada
    Kataib Al-Qasaam

  • @jamacnoor651
    @jamacnoor651 4 години тому +5

    Insha allah Israel wey Baabi Nadara Wan kusalamay

  • @maden7818
    @maden7818 3 години тому +21

    Markaan maqlo jabka yuhuuda cuntada ayaaba ii macaataba 😂😂😂😂😂

  • @ShamsaMohamed-n9k
    @ShamsaMohamed-n9k 3 години тому +3

    Alhamdulillah saaka warkan wankufarxay , Allahayow yahuuda iyo inti garabkooda ubuuxiinaayo dulka Allaha Lagooyo

  • @umuamiiroumuamiiro
    @umuamiiroumuamiiro 3 години тому +2

    ustaad nadaara wrarka noo sobadi oo waqti hanalasugin ileen aduun qasane wxan xasuustey heestii aad kusoteyn jirtey barnmjkii (xogwaran ) qalalaso aduunbaa loo qildayayaa qimihii nolashaa laqasarinayaa qaladbaa qalad lagu saxayaa ok guul iyo gobanimo rer flastiin insha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @AishaBarre-m9f
    @AishaBarre-m9f 3 години тому +2

    Ilaahow soojibi cadawga gumeystaha iyo xulufadiisa dhinackasta oo ay cadawga gumeystaha kaholgalaan 😂😂

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 4 години тому +10

    Guul idanka alle xisbulah iyo xamaas

    • @RealIslaamic
      @RealIslaamic 2 години тому

      War kadaa deee Xizbullah waa Shiico, Say isreal iyo lubnan isku madha

    • @abdiwalixajiraabi3158
      @abdiwalixajiraabi3158 59 хвилин тому

      ​@@RealIslaamicislaamka hakala qaadin szp suni bal maxuu maco ah yaakusookordhinayaa waa su aal

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 4 години тому +8

    Saaka waa ka murugaysanahay dhibka haysata xisbullaahi😢😢😢

    • @RealIslaamic
      @RealIslaamic 2 години тому

      Waanu ku faraxsanahay anagu waxa haysta Lubnan iyo waxa haysta isreal, labaduba waa gaalo,

    • @abdiwalixajiraabi3158
      @abdiwalixajiraabi3158 Годину тому

      ​@@RealIslaamicilaahay hakucaafiyo muslimiinta iyo gaalada makala taqaanidee😡

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 3 години тому +2

    Illaahow illaahow illaahow illaahow jabi yahuud iyo inta lajirta illaahow qasaaro aynan waligood ku fakarin illaahow kurid isreal iyo inta lajirta illaahow illaahow inta yahuuda cadawga ku ah guuleeh oo yahuud baabi i Aamiin Aamiin

  • @eljey.Tailor
    @eljey.Tailor 3 години тому +2

    انتم ما عندكم ايمان يعني قصدي مش كفايه عليكم اللي بتحصلوا بالفلوس شو هذا الدعايات علاج مدري ايش الحباله الانسان الناس ما يشتوش هذا القبر الفاضي بطلوا عيب عليكم.

  • @caliabuukarmaclin5961
    @caliabuukarmaclin5961 4 години тому +3

    Asc nadaara aawi shiina waan garab taaganahay sooma dhi hin shiina lub naan

  • @sahidaarush
    @sahidaarush 2 години тому +1

    Fikrada Zionists wehy raban iney.usurto gasho in.ey Qabsadaan dhaman Sham.Suriya .🇮🇶 Iraq.Yemen 🇾🇪Lebanon 🇱🇧. &Palestine 💚🇵🇸🤍lakin waa markey.ku jabi lahàyen. إن شاءالله jab& halaag الله ku rido Zionists....يارب

  • @HassanWarsame-si6cz
    @HassanWarsame-si6cz 4 години тому +2

    RUUXDA DADKA SOOMAALIYEED EE MUSLIMIINTA AYAAD KOR UGU QAADAA CIWAANKA QORAALKIISA.
    MAHADSANID.

  • @luulwatsame354
    @luulwatsame354 4 години тому +7

    Nadaara please xayeysiiska waad nugubadisey maalmahaan

  • @AliAhmed-zf5uh
    @AliAhmed-zf5uh 4 години тому +3

    Baryahan nagti ma naqal cawa ayaa nagti maqlaya

  • @MohamedAhmedjama-x2v
    @MohamedAhmedjama-x2v 4 години тому +2

    Ascm rugcadaa nadara caawoodhan waanku sugaynay siidaa sxb

  • @CismaanAweys-f6l
    @CismaanAweys-f6l 10 хвилин тому +1

    Ala meeyaqonsadaa dunida waxaa ale aga dhowruushka iyo yaman iyo eeraan maqaawinada dowladahaa aanamisaneyn mareykan alahayoow guulguulguul

  • @hafsamohamed8528
    @hafsamohamed8528 3 години тому +1

    Miiday. Kucaan. Baxday. Waa. Duuqaynta. Hawada. Ayay. Biilaabii. Toontaan. Ilahay. Hakaqabto

  • @mahadhassan9757
    @mahadhassan9757 4 години тому +3

    Guuuul insha Allah muslimka

  • @MukhtarIbrahim3
    @MukhtarIbrahim3 3 години тому +2

    Israel basaas iyo balaan bay ku socdan ayy weeyi

  • @ruqiyocabdullahi3932
    @ruqiyocabdullahi3932 3 години тому +1

    Wad korkor iyo aakhira korwaay ayaan maqli jire yahuuda waxa ay ubogeen Leena madaxda xisbulaah wa xaasa umaleehaa inla joogo marke jirid go,i lahaayeen

  • @Geele_jire
    @Geele_jire 4 години тому +1

    Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin Ilaahoow falastiin ugargaar

  • @RahmaNoor-z2s
    @RahmaNoor-z2s 2 години тому +1

    Falastiin keligeda markii lafirinayi sidan malaso xasusan miyaa galxadii abaal ley yihin waakana

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 3 години тому +1

    Yuhuud iyo maraykan alle adhaxda haka jabiyo labada cadaw ee islaamka xisbulah iyo xamaasna guul kama danbays ah alle ha siiyo

  • @ubahsiyad6810
    @ubahsiyad6810 2 години тому +1

    Aloow u gargar xisbulaah xuuti xamas iraaq suuriya iraan iyo dhaman muslimiinta

  • @kchanad
    @kchanad 2 години тому +1

    Xisbulah maanta wax ha iska celiyaam intaas oo sanadood ayey goorinayeen

  • @adancabaas8584
    @adancabaas8584 3 години тому +1

    Xisbulaahi heshiis in ay gasho ayaa uruun maxaa yeelay dhaxdooda ayaa lagujiraa

  • @Hannah_fatima
    @Hannah_fatima 4 години тому +2

    ASC Waa Kusugna Nadara ❤

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 3 години тому +1

    Ruush maaha saaxiib la isku halayn karo waxay soomaalidu u taqaanay bilaash xayte

  • @RahmaNoor-z2s
    @RahmaNoor-z2s 2 години тому +1

    Muslimiita mel ayjogaanba illaahey xabedbaadiyo

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 7 хвилин тому

    السلام عليكم
    Xisbu sheydan wala jabiyay
    Lubnan dawladodii waso noqon
    Shicadii ciyalkii Iran wala cunay
    Lubnan hada waxa xukuma yahuuda miyay hubkii shiicada wa ben & huuha???
    😂😂😂😂😂
    Mahadsanidiin

  • @dekowalasow1492
    @dekowalasow1492 4 години тому +2

    Guul insha allaah 🥰💪🏿

  • @mohamedabdirahman74
    @mohamedabdirahman74 4 години тому +2

    Supx wanagsan bro

  • @AweysAadan-kj4fx
    @AweysAadan-kj4fx 4 години тому +2

    Subax wngsn nadaara

  • @YuusufGeedi-u3w
    @YuusufGeedi-u3w 4 години тому +2

    Ilaahey hajibiyo

  • @mohamedibrahim1741
    @mohamedibrahim1741 4 години тому +2

    Wax. Baa. Kadhacay

  • @MaxamedCabdinaasir-rl7ps
    @MaxamedCabdinaasir-rl7ps 4 години тому +2

    First person ❤❤❤😂

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 4 години тому +2

    Wcs wr wbr akhii

  • @caynaanshecumar3251
    @caynaanshecumar3251 4 години тому +2

    Kusocda dhe

  • @abdullaahiabukar7339
    @abdullaahiabukar7339 4 години тому +1

    Wacaleekum asalaam waraxmatu allaah wabrakaatu

  • @Abdinoor51
    @Abdinoor51 3 години тому

    Yuhuud waa umad leh muuq dadnimo un, balse maaha dad nabadeed,waa dadka ilaahay sidan u la dhaqmey,
    (نحن أبناء الله وأحباؤه)
    (إن الله فقير ونحن أغنياء)
    (لن يد خل الجنة إلا من كان هودا أو نصاري)
    (يد الله مغلولة، غلت أيديهم ولعنوا بما قالوا )
    Alla wuxu dhaqan xumaa, subxaanalaah 😏😏😏

  • @MohamedAli-iw5ul
    @MohamedAli-iw5ul 19 хвилин тому

    Ruushku muxuu uga dhicin waayay suuriya yuhuudda? Hadaba jawaabta iga hoo الكفر مللة وحدة

  • @sulemandahir9208
    @sulemandahir9208 4 години тому +2

    alx

  • @shariifkacade7213
    @shariifkacade7213 37 хвилин тому

    Mahadsanid Nadaara!
    Waa runtaa carabta wey hurdaan balse Kama fikirin carabta in markii xamaas, xisbulaah, suuriya iyo yaman lasoo burbiriyo iyagaa kuxigi doona.
    Ila arag waxaa kuxiga jordan

  • @shugriyusuf5624
    @shugriyusuf5624 2 години тому

    Xisbullah hada ayey jaaniski igu fiicna soomaray, oo ah in ay Sahnuuniyada iyo saxibadood ay dhulka igu yimadeen, waa in ay Xisbullah Cashar lama ilaa wan ah ay udhigaan💪💪💪💪, sida maqawamada Gaza oo kale waa inay alyasiinka ku dubtaan Sahnuuniyada, hadey Xisbullah rabto inay badbaado,😢😢😢, waxaynu lasoconay malamahan waxay ku dhigayeen Xisbullah yahuudu, marka waa janis ee Xisbullah yey beer dareen✊️✊️✊️✊️

  • @rahhasan4535
    @rahhasan4535 3 години тому +1

    حسبنا الله ونعم الوكيل 💔💔💔

  • @FarxiyoMaxamed-q8i
    @FarxiyoMaxamed-q8i 3 години тому

    Doraad falastiin
    Shalay lubnaan
    Maantasuuriya
    Biri iiraan
    Kadibna
    Arooscarabta,ah
    Ooayukalatartamaan
    Carabtu. Anigaminway
    Igadhigo
    Anigaminyaro
    Igadhigo

  • @umumahmadumumahmad7856
    @umumahmadumumahmad7856 3 години тому +1

    الله منصور مسلمين في كلمكان يالله

  • @fatimayusuf471
    @fatimayusuf471 Годину тому

    Hadaa maxuu meesha u joogaa ruushka walahi carab ilaahay swt ayaa u maqan 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @abdulkadirmohamed9131
    @abdulkadirmohamed9131 35 хвилин тому

    ❤❤❤ Maasha Allaah ❤❤❤ Nin reer Afgooye ah ayaa istunkii yiri jab waa la jabaahe sidaan ma loo jabaa intii jabad ayle juugso waan ka waaye❤❤❤❤❤❤❤

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid Годину тому

    Ruush waa saqajaan tuug ah yaayidhi wuxuu saaxiib layaha Suuriya muxuu u siin waayey Difaac cir muxuuse Nukleyr u dhiganwaayeen sida uu Maraykanku u dhigtay dalka Turkiga hubka Nukleyrka.

  • @Zahur276
    @Zahur276 Годину тому

    Yaarab Yaaraxmaan Yaaraxiim Yaa Allah 🤲🏼🤲🏼adoomadaada ugargaar Nasri dagdag ah ku irzaaq Allah Ilaahoow muqaawamada xifdi cadow goodana baabi’i Yaa Allah guuleey 🤲🏼🤲🏼

  • @OsamaArahmanYonis
    @OsamaArahmanYonis 42 хвилини тому +1

    الكفر ملة واحدة

  • @omarkhaali556
    @omarkhaali556 3 хвилини тому

    Allaha caawiyo reer qassa maalin kasto guul allaha siiyo wadankooda allaha uxuireeyo

  • @ruqiyoahmed6582
    @ruqiyoahmed6582 Годину тому

    Asc Nadaarow Alle wuxuu Qur'aanka noogu sheegey in gaalo oo dhan isbahaysanayaan, Muslimiiney hadaad says yeeli weydaan aduunka karabshan iyo fasahaad ayaa ka dhici waa mida maanta taagan. Alle ha soo celiyo awoodii Islaamka aameen

  • @امناصر-ق9خ
    @امناصر-ق9خ Годину тому

    الحمد الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر كتب خصم الف الف مبروك عليك يارب العالمين امين

  • @hony5804
    @hony5804 Годину тому

    Xasbunaallah 3days aqbaar madhageysane xasan nasrullaah meydileen 😢😢😢😢😢 xisbullaah basaniin baa kabuuxdo

  • @MohamedIsmail-p7m
    @MohamedIsmail-p7m 11 хвилин тому

    Asc nadaara waxan ku waydiiyey carabtaan malahan miyaaa difaaca circa ah. Bayruud, Dimasheeq waa la weerarray waa laduqeeyey ayuumbaan maqleyaan

  • @amira1438
    @amira1438 Годину тому

    alle ha u gargaro umadan maskinta malinba mid leska xasuqayo wanba iska ogaa in syria ey ku xigto kadibna waxa kusi xigto iran jordan masar turki kis kis ayaa logu soconaa ilaa israel weyn laga keno. ee carabta ha iska cunan cuntada caloshodey ku caqli yihin

  • @hibo7569
    @hibo7569 Годину тому

    Machalla Machalla Machalla D’Allah Aider les musulmans 🤲🤲🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤲🤲🤲🤲♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸❤️🇵🇸❤️🇵🇸❤️🇵🇸❤️🇵🇸

  • @MohamudSaid-ff1vk
    @MohamudSaid-ff1vk 2 години тому

    Sheekadu hadeey saantahay Iran dagaalkan ineykulgyeelanin ufiican iyo turkiga inteey laga arkaayo muslim mideysan oo hubkooda iskuhaleynkaraan

  • @Duco-waalid
    @Duco-waalid 16 хвилин тому

    Nadaara show hadii aad somalida qaar ka Mid ah la safan lahid waxan oo view ah ma hesheen waxaan ku quustay halka uu hor u fadhi maray caalamka ka sheeke mar kaste sxp

  • @IbrahimYarisow
    @IbrahimYarisow 2 години тому

    Nadaarow muslamii qalbiga Mey lacyihiin Netaniyaahu carbaciin maykutuuran muslamiita saan udhameyna carbaciin carbaciin walaaxi way guuleysanayan insha allah bi idinilaxi kariim guuuul guuuul

  • @abdulahihussein8702
    @abdulahihussein8702 Годину тому

    itus oo itaabsi ayaan Rabnaa sida Xamaas ee sheeko bootada Munaafiqiinta Iraan iyo xisbushaydaanka lubnaan ma aaminayno Adeer Nadaarow

  • @mohamedfarahshirwac7318
    @mohamedfarahshirwac7318 24 хвилини тому

    yahuudu horay ayay waxay u samaysatay caamiliin u taagan difaaceda oo aan noqol gaar ah lahayn carabtana horaa looga shaqaystay in ayna isku hiilin waliba codawga isku soo raacan

  • @zakarieabdurahman7706
    @zakarieabdurahman7706 3 години тому

    Yahuuda iyo inta raacsan oo ugu hureeyo Mareekanka Allah ku xasuuqo dagaalka dulmiga ah oo ay ku heyaan Muslimiinta insha Allah

  • @SidahmedAbdikadir-ds4cx
    @SidahmedAbdikadir-ds4cx Годину тому

    May Allah protect Palestine may Allah give victory to all our Muslim brothers

  • @MohamudSaid-ff1vk
    @MohamudSaid-ff1vk 2 години тому

    Hhhh wlhi gaalo ninkii iskudhejiya saxib magasho ruushka igaqosliyey

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 3 години тому

    Runta waxaa weeyo hawada Syria ruushkaa xukumo isagaana u ogalaaday inay yuhuuda duqaso
    Laakiin Hal ogaa dadkii ahaa suniyiinta er daganaa siiriya
    Waa bishaaradooda in Asad iyo siicada la duqeeyo
    Taasuna MA aha fikirkayga
    Ee waa xaqiiqta taalo

  • @MunaAdan-z4z
    @MunaAdan-z4z 53 хвилини тому

    War niyaw in lajabiyaan kabaqaa xzblaah ileen madaxdi lagalaayay jaajuus badan baa kabuuxo kalsooni bay haystaan yahuudda

  • @xaqiiqadachannel5608
    @xaqiiqadachannel5608 2 години тому

    Isra'il Ruska waxbey uga iibsanee reer Galbeedkan sirahooda ayey siinee

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 2 години тому

    Insha Alaaha ku jabiyo kalsoonida oo ku galen Alaah jabiyo amiin nin gardaran ma guulaysto

  • @fatimayusuf471
    @fatimayusuf471 Годину тому

    Allaahu akbar walillahi xamdi ilaahay swt ha jabiyo yuhuud nacdali haku dhacdo iyaga iyo xulufadoodaba

  • @akuunakeetu
    @akuunakeetu Годину тому

    Shiico markii loo isticmalay sunigii ayaa hada ayagiina la soo afjarayaa siriya markii dadkeeda eey dhameysay ayaa ayadana hada sidii larabo laga yeelanayaa shiico waa wasaq islaamka ku dhex jirta

  • @AbukarMasudi-u2k
    @AbukarMasudi-u2k 2 години тому

    Nadaarow ogoow waxaan ogaaney dowlada keliya ugu awooda badan caalamka in aytahay Israel sameenkartana waxay doonto

  • @bisharotube6955
    @bisharotube6955 2 години тому

    Ragii yahuuda way dhamaadan lakiin wax masheegan haday hal ka soo harin xitaa wa umad mucujiso ah ilahay mucujiso haku ridaa oo aduunka oo dhan layaaban lagana ashaado sida ay u dhameeyan caruurta reer gaza 😢

  • @DahirAdan-t1j
    @DahirAdan-t1j 2 години тому

    Israel Waxey is ledahay, hadan wax weerarin waa laguso weeraraya. If you want peace prepare for war.

  • @mahadawilhossein9220
    @mahadawilhossein9220 3 години тому

    isku ekaa heshiiska turkey ga dowlada somaliya lagashay iyo kan suuriya lagashay ruushka Alla maxaa wax nagu Soo socdaan

  • @AbdifataaxSaleeban-l5n
    @AbdifataaxSaleeban-l5n Годину тому

    Cabdiqaadirow xusbulaah waalagadhansaday inbadan waxansugnaba waakalkooda

  • @sadam1318
    @sadam1318 Годину тому

    dhulka bariga dhexe oo dhan ayeey isku fidineysaa ilaa sacudiga sidii ay horay u sheegtay allaha ka qabto umada gaalada is biirsatay

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 3 години тому

    ❤anuu kuwadasalino rasulka❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤❤scw❤scw❤scw❤scw❤

  • @MunaAdan-z4z
    @MunaAdan-z4z 33 хвилини тому

    nadaara carab waa iimuuqatta waa lootashtay lkn su aashaan layaaba ah waba ladilaayaaye maxay uhoganaayaan

  • @AliMuse-y7y
    @AliMuse-y7y 2 години тому

    Nadaara saaka war farxad ayaad sheegaysaa warkaa hajiro mar qudha afkaaga yay kasoonixin isra.iil baa wax iska celisay nag taa Laga geliyay moyee

  • @Unusulthan
    @Unusulthan 3 години тому

    Ilaahow carabtan mideey shiico iyo suni ayey isku faquqayan malinba mida la dubanaa intakale dawadada yaal ayey ka yihiin

  • @AbdirahmanMoalim-zv8ge
    @AbdirahmanMoalim-zv8ge 3 години тому

    Guusha muslimka ayaa leh insha allay waa guuleysaheynaa yahuud iyo gaalo waa jabeen jabiyo rucbi allaha kurido

  • @hassanhusein3700
    @hassanhusein3700 Годину тому

    Yuhuudu awood malaha ee xataa waxa cirka ka dagaalamaa waa mareeykanka muilimiinta alaha gargaaro aamiin

  • @abdula8967
    @abdula8967 2 години тому

    Thank you, Nadaara, for your hard work and information. Hello from Canada.

  • @AntonioMartial-t4p
    @AntonioMartial-t4p 3 години тому

    Sreal gobolka dhan ha isku marto shiico suni makta kagaliya so call muslims marka waxaa soo baxaaa muslin qaalis ah oonadiif ah markaad ayaa nasriga ilaahay imaanayaa

  • @umusafa9915
    @umusafa9915 2 години тому

    Guul daraa u rajeynaa abidkodba yahuuda guusha garabkoda alaha ka dhigo islaamka meel kastoo jogaan

  • @OmarMohamed-cl4kp
    @OmarMohamed-cl4kp 2 години тому

    Eeraan iyo yuhuudi waa walaalo
    muslinka suniga ah ayay wada jir
    Udilaan.lasocda

  • @abdifatahibnu-sheikh4644
    @abdifatahibnu-sheikh4644 2 години тому +1

    SALIGA NABIGENA SUBAN YAAN LAHILMAMIN SALALAHU CALAIHI WASALAAM❤❤❤

  • @RealIslaamic
    @RealIslaamic 2 години тому

    Dadkan reer lubnaan u dacayniya iyada oo la ogyahay waxay ku sameeyeen muslimiinta Sria iyo ciraaq, qofka u ducayniya ayaaba ah mid habowsan, kuwa la magac baxay xisbullah waa xisbuzhaydaane ilaahay haysku jebiyo iyaga iyo yuhuuda

  • @haajarahaajara4660
    @haajarahaajara4660 17 хвилин тому

    Wcs
    Nadara
    Alw guulee muslimiinta