HANA PARANTAN KIIS ADAG WIIL ABHIHI NINKALE UGU MAGAC DARAY.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 98

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 2 місяці тому +14

    Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw scw ❤

    • @Nafisa-t7l
      @Nafisa-t7l Місяць тому

      Salalaahu calayhim wasalima wasalima scw scwscwscwscws scwscwscwscws scwscwscwscws scwscwscwscws scwscwscwscws scwscwscwscws scwscwscwscws scwscwscwscws allaahu masali wasalima caleeh scwscwscwscws scwscwscwscws the first

    • @SaleemaanMaxamed-bt1fx
      @SaleemaanMaxamed-bt1fx Місяць тому

      0:58

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 2 місяці тому +2

    Subxanallaah war dadkaqar illhey maba kabaqayan wyo hooyo wa hooyo mcn oo watii alle kabalamay 2deda lugud in ay jannadu talo allahu akbar mxy uqarinayan teda kale wiilka sow duco hooyo umaraban uu duceysnado allhu akbar koley hore lo yiri qabri iyo nin lowada lama kalaqariyo runtu wey iman malin uun mamadana 😢illhey hakulansiyo wiilkeda insha allaah

  • @fxcooking9677
    @fxcooking9677 2 місяці тому +13

    Alaah wiikaaga hakuu sahlo alaah hakuu soo dhaweeyo alaah hakuu saqiro murugdambe alaah kuma tuso

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 2 місяці тому +5

    Intesting 😢😢😢😢😢dulmi 😢today it duniya tomorrow it akhirah 😢😊

  • @sser4622
    @sser4622 Місяць тому

    Fidnadah waaba abah subxaanalaah ilmuudjalay ayuu abti leeyahay yaahuu

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 2 місяці тому +2

    Hooyadan hadalka HG bay leedahay walaahi Hg baa mooda xaga hadal ❤

  • @AhmedMohamed-oo4hm
    @AhmedMohamed-oo4hm Місяць тому

    Ayaan waadhelesaa wiilkaaga i shaa allaah waxaana kaa dhib badan cidda wiilkaaga kaa qarineysa maanta.

  • @xalimoqaadiriyacabdi5409
    @xalimoqaadiriyacabdi5409 2 місяці тому +1

    Adaa iska dhigey wiilka yarka ah ee hadey kuu koriyeen shukran dheh xoog lagaagama qaadi lagaama xadin dhib ma jiro ilma aydaan Korina somaliyeey waxba iskuma tahiin

    • @fadumahasan1080
      @fadumahasan1080 Місяць тому

      Warhee gebdha wilkeda abbahiis baa xog ushegatay ee sow madan maqalin waxay dhahaday bilstolar buu II soo baxasaday waxuuna II dhahay wilka katag sidas bay uga soo tegatay haddi la soo koriyay mala qadanayaa hooyo wax bey xirin weli ee halaga xiishodo

  • @Nafisa-t7l
    @Nafisa-t7l Місяць тому

    Subxaanalaah yaa cadiim wlhi waan la yaabay arintani la yaabka badan maamoy wiilkaada ilaaheey midigtaa hakusoo galiyo yaa rabi

  • @AbdulkadirShaam-jr9zk
    @AbdulkadirShaam-jr9zk Місяць тому

    Asc
    Wal
    Hooyo.alle.hasoqiro.
    Allehakuxifdiyo

  • @MoustaphaDahaMohammed
    @MoustaphaDahaMohammed 2 місяці тому +2

    Wallahi waan arkey tiraba labo reer djibouti

  • @شيماءحسين-ص1ز
    @شيماءحسين-ص1ز Місяць тому +1

    Nayaa ilahay kacabso

  • @umali3467
    @umali3467 2 місяці тому +3

    diinta maogala in qof ilama uusan. dhalin magaciisa siiya

  • @شيماءحسين-ص1ز
    @شيماءحسين-ص1ز Місяць тому +1

    Horte Adigu maxad waxa Saqajaninike ogashekeysa oo wixi xuunbo ogashekeysa

  • @hibosouldan4593
    @hibosouldan4593 2 місяці тому +1

    Hasbiallah wa nicma wakile wallahi wa cajiib Allaha ku soo dhaweyo xilkaga

  • @teemwashamsi1704
    @teemwashamsi1704 2 місяці тому +2

    Eedada waa dhalay ayey ku keentay dabcan dhinkii qabay ayuu ku qoran yahay waa xaalka Dadka is keeno.
    Laakiin xagga Caruurta markay soo koraan waa loo sheegaa inkasto Sicolgy dhib u keeni karo

  • @maryancabdulaahi6144
    @maryancabdulaahi6144 2 місяці тому +1

    Marki bistolata kadib bistolata miyalaguguhayay edo naskasineysay hada 24 miiya rabitay baso baso

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 2 місяці тому +2

    Waa kaas aadane nin tii dhashey ayuu ka qaadin markaasuu abeeso u geeyn oo uu meel cidlo ah ku Tuurin akh

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 2 місяці тому +1

    Hooyo Nacas ah max0aad ka wreysan doqontan dayacday ilmo one week jira danteeda u hinaastay ,maxay karaadin ,24jir malacg doon ba .

  • @halimomohamed6166
    @halimomohamed6166 2 місяці тому +1

    Subxaanallah Waa sheeka dii. Ii. Gu yaabka badan

  • @FatumoAbdi-m2k
    @FatumoAbdi-m2k 2 місяці тому +1

    Adiga isku keenay naftada ladagal waayo ninka xun waxan ula joogi lahaa cunugeyga dartiis

  • @AdanMohamed-c2l
    @AdanMohamed-c2l 2 місяці тому

    Gabadhaan haloo gudbiyo daahir calasow asagaa gartaan garanaya haku daalinin war aan jirin

  • @IstaXaji
    @IstaXaji 2 місяці тому +1

    Naaguhu xumaanta iyo gardarada ayay garab isugumarxabeeyaan inteey ilma yar bilaa macni ku tuurtay ooy xaqiisii dayacday ayay eedadii naaskeeda nuujisay u korisay xanaaneeysay warxun ka keenaysaa ineey aabihii kaliya cayrsato ayay ahayd ee aysan eedada waxka sheegin

  • @luulmaxamed2257
    @luulmaxamed2257 2 місяці тому +2

    Hana abaalkaada jano allaha kadhigo abaayoy sida umada ucaawiso allaha kuu caawiyo

  • @nabaadlove6019
    @nabaadlove6019 2 місяці тому +1

    Muxuu uga qaatay hadii uu siinayo walaashiisa sad wallah 😢😢

  • @suaadd5788
    @suaadd5788 2 місяці тому +2

    Alloow aan tani ii soo labisan
    Bilowgoba waa damiyey

  • @IstaXaji
    @IstaXaji 2 місяці тому +1

    Adna adi waad khaldan tahay marna gabadha wiilka korisay maadan amaanin amaan ayay mudan tehee

  • @libanbariyoow8327
    @libanbariyoow8327 2 місяці тому +2

    Horta hoyadan wanka xumahay waxa kudhacay lkn naagaha somaliyeed ayagaa laga waayay raaliya noqda ooninkiina adeeca markey diideen waxaan ookale ineey dhacaayaan madiideysaan

  • @YaxyeXasan-p1j
    @YaxyeXasan-p1j 2 місяці тому

    Ayaan cali marakan soo maa ahaan qofkan

  • @sudijeylani2412
    @sudijeylani2412 2 місяці тому +3

    Waa ilmo ay umul la gashay oo naaskerda nuugay waana ilmaheedii oo kale

    • @FatumoAbdi-m2k
      @FatumoAbdi-m2k 2 місяці тому

      Lkn ayada madhalin naas lee siisay sorry hooyo wey utahay lkn tii dhashey wax udhaamo maleh taas ogow waana xanuun

    • @fatimaabdirizak2117
      @fatimaabdirizak2117 2 місяці тому

      Waa sax waxay ahayd eedo qaali ah, balse wiilkaas marka korinta laga yimaago dulmi weyn bey ka gashay, waayo waxay ka qarisay hooyadii dhashay, sidoole aabihiis waa waalaga qariyey. Danbiga dhan waxaa mas,uul ka ah Aabihiis.

  • @nasroali8220
    @nasroali8220 2 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤

  • @Abdiaziizfarah-u6b
    @Abdiaziizfarah-u6b 2 місяці тому +1

    Waali caadi ah😊😅😅😅

  • @sahrasahra2292
    @sahrasahra2292 2 місяці тому

    Ilmaha dibada ku korey wey dhib badan yihiin warkana ma qaataan mana laga dhaadhicin karo oo dabeecadeena ma laha sidaa darteed in ey babaqayaan xaramkiina uu diidey ayaa laga yaabaa oo waa ilmo dhaqan meel kale ku korey hala qaboojiyo si tartiib ah haloo howl galo

  • @abdourahmanosmansougal
    @abdourahmanosmansougal Місяць тому

    Can I joint you please

  • @saynabjamac6901
    @saynabjamac6901 Місяць тому

    Hanno iyo daahircalasow waasirdoonka soomaaliyo baanmaqlay iskailaaliya

  • @Abdiaziizfarah-u6b
    @Abdiaziizfarah-u6b 2 місяці тому +1

    Uducey wilkaada ilaah hakuu sahlo😊😅😅😅😅😅

  • @Kaafiya_25
    @Kaafiya_25 2 місяці тому +2

    Waaba dad yaab leh hada waaba wiil weeynee mey dhahaan War hooyadaa waataas nbrkeda waakaas finish aabaha iigu daran hooyadiis xadkuu geeynayaa wiilkana hooyadiis ayuu ka qarinayaa😮😮

  • @edityy141
    @edityy141 Місяць тому

    Adi maxaa kaa galay haduu soo daaho ma adigaa dhalay xaa ugu qaylinee

  • @شيماءحسين-ص1ز
    @شيماءحسين-ص1ز Місяць тому +1

    Mise Adigu waxad kamidtahay 170000 kuun ee kagalowda Hargesa ayaad kujirta? Nahoy fadarada joji

  • @hanaharyen9522
    @hanaharyen9522 2 місяці тому +2

    Habarati walad yawaxwadiay yahu hanaxuni caruur cunato habarwalan kkkkkkkkkkkkfhkhj

  • @HawaabdiAhmed
    @HawaabdiAhmed Місяць тому

    Markuu waynaday Bay rabta markuu naska cabayay waa ka dhaqaaqday waa qaldan tahay ka har wilka

  • @UbahhassanFarah
    @UbahhassanFarah 2 місяці тому +1

    Somali wax walla kafilo

  • @AishaMohamed-q1p
    @AishaMohamed-q1p 2 місяці тому +3

    Wey noqoneysa hoyothis wayo naskey sisay

  • @HawaabdiAhmed
    @HawaabdiAhmed Місяць тому

    Hoyad wilka waa tuurta laakiin adoo fican buu alasiyay haw fucaso

  • @IlwadAli-f2g
    @IlwadAli-f2g Місяць тому +1

    Tusbax been ay soo qaadatey Sheekh bay iska dhigeysaa naagti ilmaha Somalida gaalada u jaajuusaysay in ay Somali ku ilabi karin

  • @AdanMohamed-c2l
    @AdanMohamed-c2l 2 місяці тому

    Daahir calasow haloo dhiib kiiskaan

  • @Shukri212
    @Shukri212 2 місяці тому +1

    HOYO HAA KA QASIN NOLOSHA WIILKA YAR LKN CUNUGA HANA HA RADISO SI TARTIIB HALOO FAHAMSIYO CUNUGA INOW AMIINO XITA AAD BAY U ADAGTAHAY

  • @MaryamaHassan-go9xk
    @MaryamaHassan-go9xk 2 місяці тому +1

    Manah ay ka walwashay wa in case u guursanahayo wiilku wamagaca loogu meherinahayo aabaha

  • @sudijeylani2412
    @sudijeylani2412 2 місяці тому +2

    Aabahiis oo agjooga haduu u sheegi waayay inuu dhalay maxay u sheegi kartaa waxaa dhici kartaa inay sharciga dowlada uga cabsanayaan maadaama ay been sheegeen

  • @shukrishuulaanka8595
    @shukrishuulaanka8595 2 місяці тому +1

    HANA WAXBA MA WAREYSAN TAQAANO. hoyada wiilkakorisay ee soo kaxeysatay asxaan weyn bey u sameysay. Yurub marki ilmaha la keno ayago yaryar loma shegi hoyadod saxda ah. Coz wey qarxinayan. Lkin marki la weynaday in lo shego bey ahayd. Aabihiis baana qaladka leh. Hoyadaan laftigeda danbiga wax bey ka leedahay

  • @zahroyussuf996
    @zahroyussuf996 2 місяці тому +2

    Oo eedadiis aabihii la dhalatey sharciga islaamka muxuu ka qabaa iney naaska siiso wiil walaalkeed dhaley

    • @farhiyohashi236
      @farhiyohashi236 2 місяці тому

      Ilmaheda unbuna gursankariin dhaxalkedana waxbu kuyelan hoyaday ayaa aniga ilma saxibaded dhashay ilanujisay marka hoyaday ayaa ishegtay hadii dintu wax kaduwaan qabtana alahu aclaam

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 2 місяці тому

      Wax Eedanimada dhaafasan oo wanaag ah ayey sameysay
      Caruurta Eedada isma guurasan karaan nuujiska ayey walaalo Ku Ku noqdeen

    • @fatimaabdirizak2117
      @fatimaabdirizak2117 2 місяці тому

      Waa caadi hadduu eedada ninka qabaa ogolaado, waayo waxaa la,ilaalinaayaa dhaxalka iyo xuduudda maxaarimka gabdhaha eedadiis dhashay. Balse waxaaba layaab leh oo dulmi ah, ilmo inta hooyadii oo horaadadeedu dihinyihiin laga qaado in labado horaadada eedadiis🤔. Aabayaashu waa inay ilmahooda iyo dumarkooda ilaahay uga baqaan. Bal isna makorin hooyadiina wuu ka qaaday. Hadda ilmihii hooya kale iyo Aabe kale buu u sameeyey aan ilaahay badin.

  • @luulmaxamed2257
    @luulmaxamed2257 2 місяці тому +2

    Allaha kuu soo sahlo mmo ayaan.waan kula kurboodey soomaalinimo

  • @safiyahussen9466
    @safiyahussen9466 2 місяці тому +1

    Mahad sanid walaal

  • @abdialifarah4173
    @abdialifarah4173 2 місяці тому +1

    Iyadaa dayacday caruurteeda oo ubaahan hooyo meeshay afka iyo diintaba bari lahayd hada uu gaalo latacaamulay ayay soo cabaadaysaa kuwa lagusoo koriyay wadanka ayaaba lagu waayay gaaladii

    • @intasarabdi2187
      @intasarabdi2187 2 місяці тому

      Gabadhan hoyo iyo aabo umajogin muqdisho

  • @intasarabdi2187
    @intasarabdi2187 2 місяці тому +2

    Anaaga radineno magalade joga bls ayaan hbo magaladuu jogo nossheg

    • @libanbariyoow8327
      @libanbariyoow8327 2 місяці тому

      Been leey wax aad raadineesid malaha beenta dhaaf

  • @edityy141
    @edityy141 Місяць тому

    Hano ruufiyaan naagaha kuu imaanaayo aan la yaabanahay 😂

  • @shukrimohamud8541
    @shukrimohamud8541 2 місяці тому +2

    Asc abayo been ma ahan waxaficned marku yara in looshego

  • @NimcoFarah-c8j
    @NimcoFarah-c8j 2 місяці тому +1

    Abgaloow awoowayaan gabsdha ilma ha u raadiyah

  • @imanmohamud5457
    @imanmohamud5457 2 місяці тому +2

    Way dhacdaa

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 28 днів тому

    Gabar kaligeed nin ma iska raaci kartaa ma iska guursan kartaa
    Waxan waraysanaysa ma aha wariye diin so baratay xataa ma dhahyso yaaku baneyay qalad ayaad kagashay naftaada

  • @abdourahmanosmansougal
    @abdourahmanosmansougal Місяць тому

    She want if this son become riche she Will use herself

  • @InajaamacnuuxInajaamacnuux
    @InajaamacnuuxInajaamacnuux 2 місяці тому +1

    Intii uu dalka joogey marna ma soo booqatey

  • @abdourahmanosmansougal
    @abdourahmanosmansougal Місяць тому

    Maybe they Will want that this son doesn t hello his real mum

  • @alisuja3894
    @alisuja3894 Місяць тому

    Wax ma fahanto miyaa kkkk mase is yeel yeel waaye kkk

  • @AyaanIsmaaciil-y2n
    @AyaanIsmaaciil-y2n 2 місяці тому +1

    Iyada miyaa xaqleh.mise.hoyadii.dhashay

  • @LeylaXasan-s1y
    @LeylaXasan-s1y 2 місяці тому +1

    Allaha kuu sahlo walaasheyeey

  • @hibaqhassan3119
    @hibaqhassan3119 2 місяці тому +1

    Khar ilaahay ha ku SIIyo Kar ayaad ka biisay hooyadaas

  • @syusuf9063
    @syusuf9063 2 місяці тому +1

    Waalidku intuu ilmihiisa dayaco ayuu marka qofkel eeda saara maxad u dhigtay markii uu yaraa

    • @Shukri212
      @Shukri212 2 місяці тому +1

      Muqaalka dawo biskolad baa looga reebtay dayac mahan

  • @ShukriHirisi
    @ShukriHirisi 2 місяці тому +11

    Asc somali way is dolmisay

  • @saadaibrahim2910
    @saadaibrahim2910 2 місяці тому

    Naadka haday siisay Waa hooyadiis Oo kale lakiin tii saxda ahayd maha Ee Uu ka ku qaaday

  • @intasarabdi2187
    @intasarabdi2187 2 місяці тому +1

    Ayaan abayo swedan walalahaa ayaba jogee malaradiyo

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 2 місяці тому +1

    Hana oo tusbax sidata maasha allah

  • @AishaMohamed-q1p
    @AishaMohamed-q1p 2 місяці тому +2

    Sas hadey ku dimato aqiro loo haysta edo thas

  • @AishaMohamed-q1p
    @AishaMohamed-q1p 2 місяці тому +1

    Wey noqoneysa hoyothis wayo naskey sissy

  • @shukrimohamud8541
    @shukrimohamud8541 2 місяці тому +1

    Hada tuuled wiilkasna niyada kajabeyso iyagana waakala dhimanayan

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 2 місяці тому +1

    Waxaa dhici karto reerku ineey ka cabsadeen inuu dawlada ku dacweeyo maadaama uu u yaqaaney eedadii hooyo ineey u tahay

  • @SaidMohamedElmi-z9l
    @SaidMohamedElmi-z9l 2 місяці тому +1

    ASC SOMALIA.😅

  • @sudijeylani2412
    @sudijeylani2412 2 місяці тому +1

    Way saxan tahay eedadu waayo waxay ku keentay ilmaheedii camal

  • @Sahro-l1b
    @Sahro-l1b 2 місяці тому +1

    Wiil ad tuurtay asagoo 2 dhalan oo ku bahnaa in ad xishoto 24 kuma bahno😮😮😮😮

    • @meesheena620
      @meesheena620 2 місяці тому +1

      Hadalka intuu kaa maray qof xabad dhafoorka laga saaray in ay tahay waad maqashaa.

    • @umunashaadumunashaad7741
      @umunashaadumunashaad7741 2 місяці тому

      Illaahey ka baq oo ha xad gudbin hooyo ilmaheeda ma tuurto daruuf ayaa ka wada mooyee

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 2 місяці тому +1

    Waa kaas aadane nin tii dhashey ayuu ka qaadin markaasuu abeeso u geeyn oo uu meel cidlo ah ku Tuurin akh