All latin America ayaa u hadhsan dhul badan baa u hadhsan Brazil ilaa Argentina waa qaarad dhan , laakin North America waa soo maray US, Mexico and Canada,
Amazing interview! So many happy memories growing up in dublin. Adar hirsi the first somali man tm that your describing was my uncle abdirahman. We would love to contact you pls do reach out inshallah
Ogaada caruuraha aad keenteen, haddii ay ka badbaadaan dhaqamada ka soo horjeeda diinta islaamka, waxa aan badbaadeynin kuwa ay sii dhalaan. Sidaa darteed ku soo celiya caruurta wadankooda.
Fursad weyn baa ninka 19991 yimi lumiyay...intuu la kaashado dowladda ama shaqsiyaad buu ganacsi furi lahaa but who knows he may hv heard other options
Yes IQ na wa daciif I been honest u fiirso talo cidna kuma birinayan caydhu ragga way dishaa ninka waliga shaqale ahadana ma gaadho meelna adoon uun bu ahadaa dunta iyo irbadaha hadaa iibiso soon business man ba ku danbay lakin somalidu wa dadka jacel ina yirahdan wan shaqeya lakin in isagu meel furto o lo shaqeyo ma rabaan
Soomaalida waxaan layaabay waxaa inaa wada haya xanuun markaan kala fogaano iskeen jeclaysiiya yaabay bal dadkeena dalkoodii ku heshiin waayey ee reerba reer shaydan tusay marka aan qurbe inaamadna wuxuun baa raadinaynaa qof soomaali ah dhamaanteen waxaa u shaqayna gedis gedis tolow cudurkaasi daawa ma leeyahay
Waa reer waqooyi lahjadooda sidaa ah. Ereyga DABADEED Waa KADIB .... DABADEEDNA waa KADIBNA cml Maxaa tiriga waa kala lahjado qabiilada Afka maxaatiriga ku hadla qabiil walba lahjad qaas u ah ayuu ku hadlaa sida Lahjada Isaaqa, Abgaal, Majeerteen, Habargidir iyo reer Reer Xamar marka Lahjada Isaaqa ama reer Waqooyiga ayaa aad u adag Wariyahaan asigaa Isaaq ah marka intaba badan dadkiisa ku Lahjada ah ayuu wareystaa
somali qof la iskugu tago ma taqaane odayadan ee wax kaloo ay sheegan bay waayen😝😂 Somali hiilo qof qof la dagaalaya xaasha nasab ayaanu nahaye guntay hana ceebaynina 😂🤔🤭
Somali community Chairman, Abdillahi Dirir waa Nin wanaagsan oo waxtar badan. Thank you brother. 🎖Hereri👍
Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wll subscribe noo dheh
Thanks
@@Jabir_moh Mahadsanid walal
Aamiin wll
Aamiin aamiin
P❤
4 months iyo 100k herari ILAAHAY ayaa ku wata keep going
Marka hreri loo fiiriyo wuu gaabiyay
Dadkan waa dad meeshan aad u bartey oo experience u leh weyna la qabsadaan cabdibashiir qurux iyo afgaabni maasha Allah i liked meeshan Dublin beri baa dadku kusoo wada yaaceen thanks wariye cabdisalaan harari wariye qaaliya oo umadu jeceshahay 🥰🤍💖🤍🧡
Asc Cabdi Salaan. Wariye soo warayso seaman nadii Waayo wayo kuwani shalay aayay yimaadeene Waan ku salaamayaa
Chanelka safarka kuso dhowoow abdisalaan Hareri👏👍
Cabdillaahi Dirir Xirsi kaligiis soo wareyso, asaga ayaan ka helay
Angina cabdibashiir ayaan ka helay wax badab buu og yahay inbadana lama weydiin 😁😁
Wariye Abdisalan herari
Aduunyada meel Aanu marin majirto
5ta Qaradoodba Xataa miyigooda
Insha Allah wxn isku Arki doona
Qurbaha wanan U waramidoona
All latin America ayaa u hadhsan dhul badan baa u hadhsan Brazil ilaa Argentina waa qaarad dhan , laakin North America waa soo maray US, Mexico and Canada,
InshAllah wll 🤲
Norway baa u dhiman oo wali må imaan.
@@luulsuuley1884 iyo Belarus walaal baa u hadhay oo aan daganahay Minsk
Walal wadamada ruushka oo dhan qayb Asia ka mida inta badan Latin and south America China iyo kuriya baa wali u hadhsan oo dee aduunka intiisa badana
Mahadsanid saaxiib mr Hereri 😊
Amazing interview! So many happy memories growing up in dublin. Adar hirsi the first somali man tm that your describing was my uncle abdirahman. We would love to contact you pls do reach out inshallah
Odayaasha xaad xeyraami ugu dhigtay Abdisalanoow adeer
Maqayad maxaad u camiri weysaan
War odayga cabdullahi wa legend
Masha abdisalaan adeero
Hereri waan idin salamey diga iyo o dayashaba
They are three good legends experience 🙏
Walla hereri Wala youtubka culimadan kuso gudbiya walla ado mahdzan sher out isame walla youtubka
Ninkan faan bay ka tahay qaxootigii ugu horeeyey we soomaaliyeed ilaahow qaxootinimada HERERI wuxuu caadaystay in qoxootinimada
Waad qiyaas badan tahay faan ba ka muuqda siduu u hadlayo
Ogaada caruuraha aad keenteen, haddii ay ka badbaadaan dhaqamada ka soo horjeeda diinta islaamka, waxa aan badbaadeynin kuwa ay sii dhalaan. Sidaa darteed ku soo celiya caruurta wadankooda.
Please go home. We dont want Ireland to be anythint like Somalia
Somalia 🇸🇴 Nabad galiyo kama jirtoo markay nabad noqoto lagu Soo celin karaa
Hareeri waxaad Soo Heshey
Legend Cabdullahi Xersi waa noo faiideysey 😂😂❤
Very interesting
Good 👍👍
Soo same Latin America 🇧🇷 🇨🇴 🇵🇦 🇪🇨 🇭🇳
Viso Brazil ah ma inoo haysa
odeygaan Abdullahi ah walle waa legend raganimo u dhashay
Weriye qiimo badan oo aan markasta tageero
Hareri barnaamij yadaada waan ka faa,day
Mash Allah
Haa hey Haa he lee wax kasto lagu daraa aboow
Wll subscribe noo dheh
Thanks
Cidaan siiyo qaad bilaasha ayaan waayey
Egland , waa xajkii u cararaaraay.🤣🤣🤣🤣🤣
Falkland 🇫🇰 Island tag, iyada ineey wax somali ah joogaan bal. Waxaa macqul ineey dagaaladi ka horeeyay 82-dii uu ingiriska geeyay somali.
Programmeyada Hereri waa aqoon korodhsi runti
canada plz so sameeey😍
Videoyal badan uu kasamayey eee sodaawo 🤭🤭
@@abdirahmanadan6697 mahadsanid abwe😍😘
Mansha allah
18:43 waalayaqaana 🤣🤣🤣🤣
Fursad weyn baa ninka 19991 yimi lumiyay...intuu la kaashado dowladda ama shaqsiyaad buu ganacsi furi lahaa but who knows he may hv heard other options
Haayo haayo😂😊😂
Labadaba ingriiskaa gumaystay
Airland ilaa iminkaa looga yimaadaa europeta kale
Somali way joogtee adiga ayaan arag waayo somalida meel kasta qaar baa ku lumay oo aad modaysa Ethiopian ama Eritrean
Abdi salaanow raggani waa shalay ee odayaashii hore u tag. Wxbadan ma hyaan
Anba Finland 🇫🇮 ban jooga Ireland 🇮🇪 baan usoo socdaa 😂
Sbb lkn ma ebraa Finland
@@Abdirahman_03 Somali sow ma ihi dee qoxooti shandada dhabarka noo saaran
@@hamdaaden2246 sxb waad iga qoslisiisey xaqiiqdana waa ad kahadashey
@@jeimaani2024 adigu xagee joogta xageese isleedahay usii guur? Hhh
@@hamdaaden2246 waxan jogaa kampala waxana rabaa inan usiiguura canada 🇨🇦 inshallaah
Markan canada 🇨🇦 tagana usa 🇺🇸 ayan usiiguuraa hhhhhhhh
Waxan garanaya irland o 5 somali ah jogaan cardiff ba kuso koray wan iska aadi jiray maalmaha weekend ah
hareeri sxb Budapest hungary nagusoo booqo 16 somali ayan ku jogna
Sideed ku tagteen walal miyaad u tahriibteen
Ireland Ireland 🇮🇪
Cabdi salaanoow aniga waad kadhoofiyey 2004 waxaa jooga ilaa 10 qof
Ciwaanka waa kaftan & doqonimo😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣
Qaad ayaan use uga dhoofiyey
2023 soo socdaa anigu
Ireland 🇮🇪
🤣🤣🤣🤣
Hadday indhuhy kugu bataan buufis yar baa kugu kacaya🤣🤣🤣🤣
Ala maxaa laisku baadi maqanyahay gaalada cad cad Aniga shakligooda wan kanaxaa waaban kabaqaa
Cabdilahi dirir Xiris 1991 yimi
Soomaalidu talow dadka miyay ka hangaaban yihiin, han han han han.
Yes IQ na wa daciif I been honest u fiirso talo cidna kuma birinayan caydhu ragga way dishaa ninka waliga shaqale ahadana ma gaadho meelna adoon uun bu ahadaa dunta iyo irbadaha hadaa iibiso soon business man ba ku danbay lakin somalidu wa dadka jacel ina yirahdan wan shaqeya lakin in isagu meel furto o lo shaqeyo ma rabaan
👍
Soomaalida waxaan layaabay waxaa inaa wada haya xanuun markaan kala fogaano iskeen jeclaysiiya yaabay bal dadkeena dalkoodii ku heshiin waayey ee reerba reer shaydan tusay marka aan qurbe inaamadna wuxuun baa raadinaynaa qof soomaali ah dhamaanteen waxaa u shaqayna gedis gedis tolow cudurkaasi daawa ma leeyahay
Qurbo tagida waxay ku wacan tahayba qiimaha dadkaaga iyo dalkaaga baad ku baran.
2 nin ee dirir iyo kan dhinaca kale xigaba sifiican bay uga war bixiyeen.
Waan raadinay soomaali. Xagan ma joogindee. Nag
Qoxootinimo miyaan ku fanaayna ilaa qiyaamahu inoo dhacayaayo sorry wlhi
. Dadkuba janno ayey u arkaan qoxootinmadaas. Hadaad dalka joogta
Waynu habaarannahy baan filayaa
@@Qeybdiid25 😂😂😂😂 soomaali shaydan baa qurbe iimaankii ka raaciyey ma habaarid ee dalka hooyo wax dhama ma jiran haddaad run doonayso wllo
Somalida oo dhan maahee waa reer somaliland iyo irishka.
Waxaan tegey magaalada kok ee xeebta ah
Horta dadka wareysatid in afkooda wah Ku jiran AA lo maleyaa af maxaatirihpda aad bow u adag yahay hadana hadalkoda dabo AA Ku badan ama dabeedna
May walaal qamuuska ama hawrarta cadiga marka laga hadlaayo waa Hadalka saafiga ah noh iyo maho miyaad donaysay !
Waa reer waqooyi lahjadooda sidaa ah. Ereyga DABADEED Waa KADIB .... DABADEEDNA waa KADIBNA cml
Maxaa tiriga waa kala lahjado qabiilada Afka maxaatiriga ku hadla qabiil walba lahjad qaas u ah ayuu ku hadlaa sida Lahjada Isaaqa, Abgaal, Majeerteen, Habargidir iyo reer Reer Xamar marka Lahjada Isaaqa ama reer Waqooyiga ayaa aad u adag
Wariyahaan asigaa Isaaq ah marka intaba badan dadkiisa ku Lahjada ah ayuu wareystaa
Oo waliba cabdi salaanoow kategey hanti baden guryo baarer oo ay dhexleen nagihii cadaanka ahaa iyo caruurtodi nimankasi was ilaa 5 nin
Airland maxaa lagu arkay bal naga daba geeya
😂😂😂 aad baa looga qadaayaa hada soo gaadh adna somaalidu kolba meshii laga qadaynayo lagama waayee
mahpia
Nabigah halagu zaliyo wllo wlhi la joogi maayo aduunka waa manta zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw zcw
Scw scw scw scw
Sallaahu calleyhi wasallam
Scw scw scw
Meel huu xirnaa sida hadalka u jecelyahay
Plz belgium 🇧🇪 so samey
Wll subscribe noo dheh
Thanks
🤣🤣🤣🤣 ciyaaal tiktok
🤣🤣🤣 ciyaal tiktok
Hhhh
Asha saw maaha waa inuu inoo yimaado wariye Cabdisalaan hadaan reer Belgium 🇧🇪 waanu sugaynaa
Laakiin cabdi salaanoow waxaa jiry siimaano dhulbahente ah iyo isaaq oo dhintey dadna kategey naago cadaani dhaleen
heriyow muqaalo gaa gaaban inoo samay
sida jiirka🤣🤣
Kuwan barafku meesha ku laayey maxay ka hayaan nolosha qoxootiga iyo qurbaha.?.
Haaye haaye meesha maxaa yaalla? Shaqo la aan iyo nacaybka soo galootiga.
wallee ninka halkaas caruurtiisa geeya qiyaamaha wa weydiin doonnaa.
Qabiiladooda sheeg si loo kala garto 1994tii qabiiladii reer magaalka ahaa
Waa nasiib daroo odaayal cumrigasa inay qurbi iyo qaroontii ku yihin
Waxaa kanasiib xun kuwa hada usiisocda oo cimrigas la eh
Kuwaan waxayba tageen xiligii jaahiliyankii
Wadankooda mxay ku hayan an ahay qabyalad iyo shaqo la an
Haaye haaye. Iyo Dee miyaa war ah
Dhagaxa asagaa kugu fadhiya adigu kuma fadhidid futadii ba adkatey gardenada mel beer ah geey odeyasha waryaa Hareri haye haye jooji😅
somali qof la iskugu tago ma taqaane odayadan ee wax kaloo ay sheegan bay waayen😝😂
Somali hiilo qof qof la dagaalaya xaasha nasab ayaanu nahaye guntay hana ceebaynina 😂🤔🤭
Somalida IYO seediyasheen Jamaican ka maxeye iskaga MIID yahiin nikada drugs cabada aqlaq xumada kudar shekadana
Waa izaaq dadka uu lahadlo cunsurigu
Adèerkay buu la hadlayey oo bariijyada ohia dhiso isaq mahane wariyaha ka xishood
Ma ila aragtay
Cuqdad baa lafaha kaa halay laangaabow
Somalida dalkooda kuma hishiiyan banankana iskuma daayan
Nin is ruxaya waa ceeb.faan rag wa ku ceeb
Somaliduh waa dadkah ugu xuun waxay raban inay qaytan caydh wax mah bartan
Subscribe ta waan kaala noqonaynaa hadaadan dhaqankaas foosha xun badalin
Masha Allah
Ireland 🇮🇪