IRELAND MAXAY TAHAY SABABTA SOMALIDA YURUB JOOGTA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 27

  • @aminahmeds569
    @aminahmeds569 Місяць тому +4

    Waa war cad

  • @user-ex9qq4bs9i
    @user-ex9qq4bs9i Місяць тому +6

    Ireland iyo UK waxaa ka socda kacdoon Cunsuriyada ku dhisan oo Ajaaniib nacayb ah oo isku xiran oo aay xitaa markan Dowladaha ku lug leeyihiin iyo Cunsuriyadii oo noqotay arrin lagu faano! Allow Soomaalida marba meel u yaaceeysa yaa u diga!!! From Finland

    • @Beru700
      @Beru700 Місяць тому +3

      Cunsuriyadu ma jirto .
      12 sano ayaan Euro jooga .
      Waxa cunsuriyada ah ma aragno .
      Allah ayaa mahad iska leh .Europe kaalya markaas ayaad arki dontaa Europe nolsoha iyo wanaag yaala

    • @Daariqfilms
      @Daariqfilms Місяць тому

      ​@@Beru700 halke adi Ka joogta wll

    • @Beru700
      @Beru700 Місяць тому +1

      ​@@Daariqfilms waxa aan ku noolay magalada Thessaloniki casimada labaad ee Greece waqooyiga fog greece

    • @maryamabdallah3904
      @maryamabdallah3904 Місяць тому

      su, aal xaga caruurta laqaato ma ka jirtaa???? Erlandi mise hadii aan caruurta lagaa qaldaneyn u soo guura waa iga talo soomaali weyn asc

    • @Beru700
      @Beru700 Місяць тому

      @@maryamabdallah3904 caruurta la.iska qado .
      Kalya dalal.khaas ayaa caruurta ka qaada waalidka ..Sweden. Denmark. France. Norway. Belgium...iyo Germany xataa .balse dalalka Europe ee kale.ma qatana caruurta

  • @MohamedAadanAbokor-qh8xv
    @MohamedAadanAbokor-qh8xv Місяць тому +2

    Ireland wadan mahaaa

  • @mohamedkamaludin2931
    @mohamedkamaludin2931 23 дні тому

    We are appric8ated for you are video sharing with us,

  • @sharmarkenur8398
    @sharmarkenur8398 Місяць тому +1

    waa sax uma soo socdo irlan meel aan guri la heen

  • @nuradinmohamed5662
    @nuradinmohamed5662 23 дні тому +1

    Irland nolol adag baataala dhinaca hooyga guryaha dhulka laseexdaa

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Місяць тому +1

    Asc wll jemcaule bonjour ca

  • @CabdimuxsinCabdinuur
    @CabdimuxsinCabdinuur Місяць тому +2

    Sxp sharciga meeqo sana lagu qaata

  • @Beru700
    @Beru700 Місяць тому +1

    12 sano ayaan Greece ku noolay .
    Passport Greece 6 sano ka ayaan qaatay balse lacagta Greece lagu shaqeeya aad ayay u yar tahar €1200 Euro ilaa €1500 Euro. Balse waxa aan rabaa in aan u shaqo tago UK ama Ireland

    • @user-ex9qq4bs9i
      @user-ex9qq4bs9i Місяць тому +1

      @@Beru700 Lacagta e 1, 200 /1, 500 ee aad Greece kaga shaqeeyso ayaa ka barako badan e 3,000 oo looga Shaqeeya Ireland ama UK. Bal ka waran haddii aad e 3,000 ku shaqeeyso oo uu guriga qaato e 2,000+ 1,000 ka harayna aad Africa iyo noloshaada u qeeybiso?!

    • @Beru700
      @Beru700 Місяць тому

      ​Greece.. £450 Euro ayaanu kirada bixina oo ay ku jirto korontada bihaya ​@@user-ex9qq4bs9i

    • @Beru700
      @Beru700 Місяць тому

      @@user-ex9qq4bs9i aniga family halkan ayuu dagan yahay balse waxa lacag ah uma diro somalia .lakin Greece noloshiisu waa iska cheap qaali maaha

  • @user-sl9hu4dz5p
    @user-sl9hu4dz5p Місяць тому +1

    Waraysiga qeybta da’yarta ku so dar

  • @Shide77
    @Shide77 Місяць тому

    Qarafeysi iga dheh🥲🥲

  • @MA-rf6sg
    @MA-rf6sg Місяць тому

    Langan somali ireland 2008 baa shirkadaha USA ku yalaa kaa shegeyeey hadaa wadaa tahriib uu imateen

  • @najiibmohamed6313
    @najiibmohamed6313 Місяць тому +1

    War dadka waalin meesha Irland waa meesha ugu xun yurub wadankaas oo dhan waa caasimada un gurya Ma leh nolasha ugu xun taaal

  • @BLOXKETCHUM
    @BLOXKETCHUM Місяць тому

    Irelanand yaa usocda?¿

  • @MohammudAbdi-qw2zt
    @MohammudAbdi-qw2zt Місяць тому +3

    Nio sideen utagaa anon magafe isku dhiibin

  • @hnhlyrics8703
    @hnhlyrics8703 29 днів тому

    Sxb si adag ayaad u hadashayee jimcaalow