Maxay Dadku Ugu Guuraayaan Ireland ! | Xoriyad iyo Karaamo ?|

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024
  • Ireland qiblada qaxootiga iyo magangalyo doonka dal muslim aanan muslim ahayn dadlka kaliye yurub ee taageero qadiyadaha muslimiinta gaar ahaan falastiin sabab ?
    Janada shirkadaha waa weyn sida google IBM Amazon Facebook Apple yaraanta canshuurta darteed waa Markii shirkadaha laga hadlaayo ila sawiro waxaa 970
    Laakiin waa meesha ugu qaalsan caalamka ee aad qol ka kiraysan karto , badnida dadka ku soo qul qulaayo owgeed : maadaama cidwalba ay magan galiyaan
    ma sahlantahay in lagu noolaado ! Maxay falastiiniyiinta u taageeraan iyo qadiyadaha caadilka ah :
    kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

КОМЕНТАРІ • 187

  • @naftadaahir
    @naftadaahir 4 місяці тому +78

    Noloshada ku raxeso lkn salaada haka tagin Hana ilawin geerida xasuusnow markasta.
    😢"waxa eynu noolnahay baa wexe tahay inta
    udhexeysa aadanka iyo saladaa" nolosha wax
    badan haka dhigan e diyaar garow un Salaadana waa dardarankili Nabigeeena 🤲🏻SCW
    ♥️🤍✨
    mowtka

  • @mohamedsuleiman2506
    @mohamedsuleiman2506 4 місяці тому +97

    قال رسول الله صلى الله عليه وسلم:(كن في الدنيا كأنك غريب أو عابر سبيل. )

    • @samirr546
      @samirr546 4 місяці тому +4

      Hadalba intaa baa isku fuuqsaday!!!!!!!!!!

    • @ShuaybNuradin
      @ShuaybNuradin 4 місяці тому +10

      كأنك قريب❌️
      كأنك غريب✅️
      اخي الكريم الله يحفظك

    • @MustafaMaQribi47
      @MustafaMaQribi47 4 місяці тому +4

      اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد و على آله وصحبه أجمعين ❤️❤️❤️❤️

    • @ahmedosmanshidane1840
      @ahmedosmanshidane1840 4 місяці тому +2

      صلي الله عليه وآله وصحبه وسلم آجمعين

    • @MahmoudMohamed-rw6ue
      @MahmoudMohamed-rw6ue 4 місяці тому +2

      Salalaahu calayhi wasalam

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 4 місяці тому +11

    KU sali nabigena the best person ever the most knowledgeable and the most shine all created Mohamed scw 🕋😢

  • @Darajooyin
    @Darajooyin 4 місяці тому +2

    Qofku haduu xornimo maskaxiyana heeysto wuu xoroobayaa anakana walaalaheen baan ku heeynaa dad lugooyadeena wada.

  • @ayanlehassan7445
    @ayanlehassan7445 3 місяці тому +2

    Waxan dhan aa shegeyso waa wax saxan ireland waxa daganhy 5 sano. Waxyabahan aad sheegty waa wada positive, sido kle waxyabo badan oo negative ahna wey leyihiin.

  • @samirr546
    @samirr546 4 місяці тому +22

    Waan ku salaamay sheekh cumar
    Dadka raba ama khayr u arka in cid kale ina ilaalinkarto isla kuwa ay jecelyihiin baa keensaday!!!!!!

    • @hogamiyahabulshada2430
      @hogamiyahabulshada2430 4 місяці тому +1

      Sheekh ma ahn Cumar inshaar ee magac uusan laheyn ha u saarin
      Mana gaarin sheekhnimo.

    • @samirr546
      @samirr546 4 місяці тому

      @@hogamiyahabulshada2430 wacyi geliyaha weliba muslimka toosan ahi miyaanu
      Wadadii shiikhnimada hayn oo loo sii saadin karin walaal intaa uun baan u jeedaa.

  • @darwiishyaresomalidhaba5477
    @darwiishyaresomalidhaba5477 4 місяці тому +5

    Dublin anaa degan xiligan lajoogo guri lakiraysto lama helo hadana dadka Ingiriiska kasoo galay ee sharci la aanta ah way celinayaan hada inkasta oo ay sanadan dadka magangelya doonka ah ay si wayn sharciga u siiyeen.
    Maalin walba banaan baxayo Falastine lagu taageerayo ayaa ka dhaca meel walba xataa Cafeeyada Irishka waxaa sudhan calanka Falastine.

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 4 місяці тому

      Waa wadan yar waa buuxsamay qoxoontigu twendhooyin ayey dhigtaan banaanka cidi iskuma aaminayso imika wl kolay

    • @AishaAwale-wq2fe
      @AishaAwale-wq2fe 18 днів тому

      Lkn northern Ireland guryaha wà lahelaa ​@@cabdalacawilyoohiye3

  • @abdirahmanilkacase8727
    @abdirahmanilkacase8727 4 місяці тому +3

    Anaa kunool waa runtii qolka kaliya qaaliya lkng dowlada dadka kirada ka kabta waa waden fcn wlhy

  • @maxamed19ib
    @maxamed19ib 4 місяці тому +9

    Ireland 🇮🇪 waan jeclahy rabi wxaan ka rajeynayaa
    In aan maalin u guuri doono ama aan tagi doono
    Insha allaah
    Idinka rabi ❤❤❤

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 4 місяці тому +1

    Cumar markuu mowduuc soo jeedinayo haduu iska dayn laha isbarbardhiga way fiicnaan lahayd

  • @MaxamedDahir-o4g
    @MaxamedDahir-o4g 4 місяці тому +4

    Wll aniga ku nool jamuuriyada Ireland halka qol maaha 2000,
    Maceeshadeeduna qaalisana ta yurubta kale tusaale ahaan waxaan kusoo noola yurubta kale marka waxba kuma kala duwana xaga maceeshada bale Ireland ayaa ka jaban wax yar, xaga jumlada, irish-ku waa dad gob ah oo furfuran.

    • @xasansiciid9816
      @xasansiciid9816 4 місяці тому +1

      Wllo halka maqsin kirradiisu waa imisa bishii please iisoo jawaab

    • @AishaAwale-wq2fe
      @AishaAwale-wq2fe 18 днів тому

      ​@@xasansiciid9816marba waa si wllo kiradana dowladaa dadka kacawisa tusale 1k hadaa ku dagantahay 500 bixinee goboladana waa raqiis

  • @ishakbdillahi4492
    @ishakbdillahi4492 4 місяці тому +2

    13 Beri Kabacdi Warbixintaadii Maantay Ayay Ireland Aqoonsi Sax ah Siisay Palestine, Sidaa Daraadeed 100% Ireland Waxa aad Kasheegaty Oo dhan Waa Xaqiiq, Annagoo awalba Xogtaadu ay Dhammaantayo xaqiiq noo ahayd Hadana way sii Awoodeysatay,
    Thank You Omer Inshar❤

  • @maxamedcisman2443
    @maxamedcisman2443 4 місяці тому +9

    Ogaansho hal fikrad ayaa kuu henaa Ani iyo saxibkay waxa rabnaa inaa sameeno urur syl2 oo lagu badbaadinaayo xaalada dalkeena 2025 isha Allah marka waxa Rajeenaa inaad fikrad nogu darsato iyo dhamaan dhaliyarada somaliyed si aan dalkeena ubadbaadsano dhaliyaro fadhiga kakaca Cid noo maqan malaha wllhi bilaahi talaahi dhab ayey iga thy qufkii diyaar ah in uu dalkiisa difaacdo group telagaram ayaa lasamenaa waana lagusodaraa isdiyaariya isha Allah

    • @TheonlyLenged
      @TheonlyLenged 4 місяці тому

      Kkk Waad riyoonaysaa sababtoo ah Wxii Dhabad,ah Melaha iyo Commentiga lalama imaadeen inanka caadaa loola ciriiraa

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 4 місяці тому

      PUNGB kuu saaran ee aad cayaartid ayaa wax walba moodaysaa kkkkkkkk

    • @SkyStar592
      @SkyStar592 4 місяці тому

      ​@@TheonlyLenged
      Waxaa Riyonaya Kuwa Rajadii ka luntay
      Oo Aduun & Aakhiraba ka gaabiyay iyagoo aaminsan inaan waxba la sixi Karin
      La Soo kabsan Karin.
      Laga heshiinkarin dhibkii & Dhaawacyadii la is gaarsiiyayna iska dhaadhiciya inaan boogtu biskoonayn
      Hadaba DUNIDAN Casriga ah sidaa Uma shaqayso cudur walbana Dawaa loo helay
      Inaga dawadeena Waa inaan TOWBAD keeno
      Waa inaan NAFTA daahino
      Waa inaan dadka & Dalkaba dabaqabasho u samayno
      WAXAA LA YIDHAAHDAA CAANO DAATAY DABADOODA LA QABTAA
      EE SOOMAALAAY SYL2 & WANAAGYO BADANBA WAANU SAMAYN KARNAAYE FADHIGA AAN KA KACNO
      OO DHALINTA YAAN LA NIYAD JEBIN
      FULAYOOW GEESIGA DAA ,DOQONOOW DIRACA DAA
      DADNIMADANA BARO AAD
      (DAYAXA GAADHIDE
      WAXAN KA CUDURDAARANAYAA INAANAN QOFNA KU DURAYN ERAYADAN LKIN AY IGA TAHAY TALO & DHIIRIGALIN

    • @SkyStar592
      @SkyStar592 4 місяці тому

      Ha walwalin hanadyadu way badan yihiine
      Dhulka Somaaliya & dadkeenava maalin dhow caqliga Maskaxduba waynu ka xoroobi doonaa hadii la helo SYL2 & 3
      HORAY USOCO Maxamedcisman
      Hana u joojin Ruux Qalbiga Gumaysiga dadban uu ka dagay
      Allaha idin barakeeyo

  • @Il1vmee
    @Il1vmee 4 місяці тому +13

    Galab wanaagsan Akhyaarta ogaansho ku xidhan❤👑

  • @Falanqeynta_musalsalada_Somali
    @Falanqeynta_musalsalada_Somali 4 місяці тому +10

    Soo badi mowduuca nuucaan oo kale ah casharo badan ku jira ❤❤❤❤❤

  • @mohamedwebi737
    @mohamedwebi737 4 місяці тому +3

    Ustaad amizon baad kuso celcelisaa lkn soo iswaydiin ma mudna dadka xamar dhexdeeda hal daqiiqad 600 oo somali ah ku dhex dilay zoobe halmar adoo xitaa soo hadal qaadaya maan arkin

  • @khadarmohamed2530
    @khadarmohamed2530 4 місяці тому +10

    Saudi io bosnia kadib Ireland waa dalka aan ugu jeclahay waa dad wax garad ah meeshay ka yimaden aan iloobin what a country what a beautiful people

  • @caliyare1217
    @caliyare1217 4 місяці тому +13

    Ku saliya xabiibkena Muhammad scw ❤❤

    • @MahmoudMohamed-rw6ue
      @MahmoudMohamed-rw6ue 4 місяці тому

      Salalaahu calayhi wasalam wacala aalihii wasaxbihii ajmaciin

  • @harago300
    @harago300 4 місяці тому +1

    War hada qaxooti ma rabnaa maalin walba ku mudaaharadaan

  • @hamseabdi9820
    @hamseabdi9820 4 місяці тому +2

    ربما inaa tahay psycho waxaan la yaabay saad ugu cel celinayso erayda

  • @AnasAbduwahab
    @AnasAbduwahab 3 місяці тому +2

    Labo biil kadiib aya Aadi dona InshaAllah hadu ilahaay idmayoo 🙏

  • @dhulmareenkaweyn340
    @dhulmareenkaweyn340 4 місяці тому +1

    Sxb Ireland waxaa ceeb ugu filan
    Eraga Dublin ee Ah sharciga faraha qaxootiga ee yurub oo Ah Kan ugu xun Aduunka in lugu saxiixay casimada Ireland Dublin sxb

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 4 місяці тому +3

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @YAASIINIGA
    @YAASIINIGA 4 місяці тому +6

    30 daqiiqo ayuu yaalay videogan markaan daawanayay

  • @Arahmanshnuuxkaahin
    @Arahmanshnuuxkaahin 4 місяці тому +3

    asc mudane magacaygu waa Abdirahman fiiri mudane Omar inshar runahaantii mardhow waxaad gaadhi doonta 1M ayna kaaga hadhay 10kun kaliya marka waxa ku leeyahay ilaa 15M aad ka gaadhay ha istaagin!
    WE ARE ALWAYS WITH YOU SIR 💯

  • @saadaamcabduwali7872
    @saadaamcabduwali7872 4 місяці тому +2

    From 100k up to 1m subscribe wa kwata teacher cumar

  • @saw3
    @saw3 4 місяці тому +1

    Anoo xamaal ah US 1860$ bn bixiyaa hal qol

  • @abdullahimahamud2487
    @abdullahimahamud2487 4 місяці тому +3

    cumar ishaar bro adiga aqoon badan uma lihid gaalada yurub,waxad moodaa in ay kaduwanyihiin kuwa kale wlhi blhi tlhi waa been waana isku mid

  • @User7654suy
    @User7654suy 4 місяці тому +4

    Waxa la yiri:Dab Ninkii Ku Gubtay Ayaa Danbaskiisa Ka Leexda.❤

  • @BashirSiyad-qt9cv
    @BashirSiyad-qt9cv 4 місяці тому +1

    Iibka guryaha wa imisa isagu?

  • @ZaadiqAli-zk3gv
    @ZaadiqAli-zk3gv 4 місяці тому +1

    😂😂Walee Somalidu Dad Dawlad Yeelan Kara Maahin Waayo Qabyaalada Ayaa Leeftay Waxaaas Oo Dhanba somaliland ayaa Ku Socota Sidaa Ireland 🇮🇪

    • @AliDahir-ob7iy
      @AliDahir-ob7iy 4 місяці тому +1

      Alla qosol bdnaa😂😂 somaliland shegayso soo tii maha burburtay ee xitaa gabdhi yar ee Muqdisho iyo gorowe adaa jeelka lageenayo soo tii maha 33sano hubkay hesatay gojacde lagaga furtay h.w yaan lagu maqliin😂😂😂

    • @ZaadiqAli-zk3gv
      @ZaadiqAli-zk3gv 4 місяці тому

      @@AliDahir-ob7iy 😄😄Waar Hub Maad Furane Inaderow Kadaade H.W Maanu Joogi 8 Bilood Cadharbaa Halkaa Aanu Ka Fahanoo Ah Khilaafku Balaayadu Leeyahy Waxna Damac Muuse Lahaabey Ahyd Lkn Eega Hada Waa Lkn Hadii Dagaalkaasi Mawqif Laga Lahaan Lahaa Xiligaa Comment Iskumeynaan Soo Qorneyn Lkn Inaanad Maantaba Wax Isoo Qortay Waa Gar

  • @xiinohofficial816
    @xiinohofficial816 4 місяці тому +3

    Ireland 🇨🇮 incha allah wxn rajeyna malin un inan tago comentigana aan dib isoo boqdo🫵😁

  • @NewsFusion24
    @NewsFusion24 4 місяці тому +3

    1:20Horta markasta somali galbeed ayuunbaa soo hadal qaadaaye, Kenya miyayna dhul soomalida kahaysanin? Mise tolow Ayagu inay madax bannaanaadan marrabaan?

    • @khadarmohamed2530
      @khadarmohamed2530 4 місяці тому +1

      Dadkas hadaa aragtay wxy aaminsanyihiin in ay Kenyan yihiin xatta game-yasha calanka Kenyan saartan dhinaca kale deeganka dadka ku nool wxy ku faanan somalinimodav oo itoopiya marka la joogo wxd maqli ma itoopiyan ba mise somali yacni ma aaminsano itoopiya sida jenyatiga kuwa iska dhiga wllhy dadoa deganku waa dadka ugu somalinimo da jecel aan arko

    • @abdullahadam1238
      @abdullahadam1238 4 місяці тому

      Somali galbeed geography waa map gumaysete sameeyay kenya ku daraye balse. Dad DNA dooda waye yaqaan aan wuxuu ka had layo waa shacab ka . Markaye. Helaan hogaan dareen ka shacab ka qaba , oo aye gaaraan awood wax iskaaga dhiciyaan ,
      Balse hadeer somali weyn oo dhan ayaa kala dad san

  • @baashiyare3715
    @baashiyare3715 4 місяці тому +4

    Omar inshaar waa sax borarka af iresh aya ku qoran ana dagan ireland waa wadan wanagsan shaqo badan lakin guryaha ayaa qaali ah

  • @cabdicasismusic9530
    @cabdicasismusic9530 4 місяці тому +2

    Che Guevara halyagii baa kasoo jeeda. Ireland 🇮🇪

  • @Mrwaryaa0
    @Mrwaryaa0 4 місяці тому +1

    Brunai kaso hadal

  • @Wacdichanel2890
    @Wacdichanel2890 4 місяці тому +2

    Mowduucan waa mid sojidasho leh ee sobadi mowducyadan oo kale free palestine 🇵🇸

  • @NiciimaHassan-fh7wp
    @NiciimaHassan-fh7wp 3 місяці тому

    Layaabi mayno madaxda magaca iyo maqarkan wadaagnaa ilhy umad islaam hagagsan oo madax no noqota alle haynasoyo qof kastana wuxu masul ka yahay naftisa iyo waxa la raaciyay .كماقال رسول الله صلى الله عليه وسلم

  • @samirr546
    @samirr546 4 місяці тому +2

    Marka iyada oo la rabay in aad duulaanka debeda ka imanaya isha ku haysid hadii aad dhimanaysidna cida kaa danbaysa u sii dardaarantid wixii dhib idinka soo gaadhayna mar walba laysusii gudbinayo
    Hal mar lagu baro in cadowguba yahay ka guriga kula degan
    Deriska kula ah
    Qaraabada kula ah
    Muuq iyo magacba aad isu taqaaniin
    Ooda kugu xigta ah maxaad samayn
    Waa sidaa hadaba xaalka somalidu ma gaadhaan dad aan hoosba isugu soo noqon oo hadaf keli ah leh!!!!!!!!

  • @diinicade1085
    @diinicade1085 4 місяці тому +2

    ustad cumar , shirkadaha wawayn ee USA xaruntooda wayn kuma taalo ireland, lakin xaruntooda wayn ee Europe ayaa ku taala Ireland!,

  • @adnaanibrahim7043
    @adnaanibrahim7043 4 місяці тому +2

    Ha ku sirmin sxb, caalamul galbeed ma ahan sidii hore, 70% waa cunsuriyiin xagjir ah una ooman dhiiga islaamka rabana inay mar kale aadamaha adoonsadaan.

  • @loneboy3904
    @loneboy3904 4 місяці тому +1

    Mar walba waxaad ku celcelisaa ma jirto dawlad aduunka oo dadkeeda la ilaaliyo. Waa sax ma jirto lkn dadka ajaanibka ah ayaan kaga kalsooni badanahay somalida, sababta oo ah somali maba aamini kartid dadka shabaab layso kala badh ciidanka somalia ayaa dilaaya

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm 4 місяці тому +2

    Hada ayaanba bad iyo dhul la siinooyaa cadawga in la naco iska daaye. Soomaalida dadka la dhaho maaha dad damiir leh. Qabyaalad darted beey cadawgooda walaalo ka dhigteen halka walaalahood eey u yaqaanaan cadaw. La yaab aduunka

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 4 місяці тому

      Wuxuu walaalkaa rabo hadaad diidantahay cadowga ayaa kaa dhow inay daL noqdaan ayaad cuqdad ka qabtaa markaa cadowga midka aad utaqaanid ayaaba yidhi anigaa ku aqoonsanaya markaa kaasbaa walaalkood ah❤🎉

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 4 місяці тому

      @@cabdalacawilyoohiye3 aqoonsi kuma siin karaan lkn iyaga dantooda waxeey tahay. Ineey badda iyo dhulka kaa qaataan barine kugula dagaalaan oo aad waligaa ka kicin karin. Cadaw rabo adiga ku qabsado sidoo kugu ogolaanaa umad jirto noqoto. Taas yahuuda baa falastiin dowlad u aqoonsan lahed aqli ha shaqeeyo itoobiya warkeeda waaa uun Mar lugta ii gali djulkaas iyo badda inta yartay xoog baan qaadaneynaa beey taagan yihiin sida eey dabada xooga ugu heeystaan kilinka 5 aad ee aqliga ha shaqeeyo aqoonsi somalia baa kuu heeyso ee cadawga yuuna ku qabsan intaa somalia ka carareeyso

  • @abdulshire1574
    @abdulshire1574 4 місяці тому +2

    Masha allah walal omar inshar the best youtuber ♥️ waxaan ku rajayna horumar ee ilahay umadeena soomaliyeed intaas allah fahmsiiyo

  • @farxaanAydiid
    @farxaanAydiid 4 місяці тому +4

    Scw scw scw Scw 📿🤍

  • @sadaammukhtarhm8072
    @sadaammukhtarhm8072 4 місяці тому +3

    Waad mahadsantahay wll dhiirigalin from somali galbeed

  • @ZakiCiise-qb8pd
    @ZakiCiise-qb8pd 4 місяці тому +1

    Wll omar hadii ay ma cquul tahay ka soo hadal Fillans soo juqurafi

  • @omarhasan5668
    @omarhasan5668 4 місяці тому +1

    Walalkey iyo yarkale ayaa kudeganay 2kun halqol guri la aanta kajirto mid lasheegi karo mahan

  • @AziizAhmed-xt1fx
    @AziizAhmed-xt1fx 4 місяці тому +5

    Walaal cumar Allah haku barakeyo

  • @KhalidAAskar
    @KhalidAAskar 4 місяці тому +2

    quraysh iyo ayrish tolow maxa ka dhaxeeya

  • @suldaanidiriismedia4068
    @suldaanidiriismedia4068 4 місяці тому +4

    Mashallah ilaa 2017 macmil aan kahay inshar

  • @Yeskos
    @Yeskos 4 місяці тому +2

    Comments bilaa faa'ido halkan ugu kaalay👍

  • @nuniii12
    @nuniii12 4 місяці тому +2

    Spain 🇪🇸 kasohadal omar insharow

  • @penramijuni0r410
    @penramijuni0r410 4 місяці тому +4

    First

  • @axmadcusman5849
    @axmadcusman5849 4 місяці тому +2

    Ustad waat mahtsanthy xigmadahaada waxbadan ayaan kafaaiday

  • @Yeskos
    @Yeskos 4 місяці тому +2

    Comment bila faa'ido halkan ugu kaalay👍

  • @BARROOFFICIAL
    @BARROOFFICIAL 4 місяці тому +3

    1M subscribers will come soon

  • @user-moisak14
    @user-moisak14 4 місяці тому +1

    Waa dhibka na heesta waxaan aamin sanahay in dal shisheeyay naga caawinaayo inaan Dowland noqon😢

  • @mohaduran1712
    @mohaduran1712 4 місяці тому +1

    Isticmaali spotify aadbaa loo
    Dhagaysta siiba qofka iphone wata .
    Mahadsanid.

  • @ClaahiAden
    @ClaahiAden 4 місяці тому +2

    Jamuriyadda ireland waa wadan aad u dad wangsan

  • @User7654suy
    @User7654suy 4 місяці тому +6

    Ogaansho Channel is The Best ❤❤❤

  • @africaismyhome723
    @africaismyhome723 4 місяці тому +1

    Waa muhiim wllky omar inshar in aan wacyigeena balaadhino waad mahadsantahay

  • @HajjDiab
    @HajjDiab 4 місяці тому +1

    Johnny Harris waa saxafi sare oo macluumadyo muhiima iyo tariikho ka warama 😮

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 4 місяці тому

    Somalidu way kukala aragti duwanyihiin arinta qaranimada waayo Labada caasimadood ee somalida ugu waaweyn ayaaba isdiidan markaa IRELAND iskumid manihin waa dad is ogoL balse cadow kala haysto

  • @YANGZORO_FF
    @YANGZORO_FF 4 місяці тому +5

    Asc damaantiiin❤

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 4 місяці тому +2

    Mawduucyada juquraafi siyaasadedka nooso badi bishiiba 2 mar ❤🎉

  • @ahmedkeyse949
    @ahmedkeyse949 4 місяці тому +3

    Waa ummada kaaramo & ixtiraam naftooda u haye 💯✔️

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 4 місяці тому +1

    Allaha siyo dhulkodi odhan

  • @CSalammaxamed
    @CSalammaxamed 4 місяці тому +3

    M.a

  • @_Bulldog
    @_Bulldog 4 місяці тому +2

    "Bro yapping"

  • @khadarkhan529
    @khadarkhan529 4 місяці тому +1

    Thanks wllo wn ka helay warbixinta irland marka noo so badi

  • @ahmedosmanshidane1840
    @ahmedosmanshidane1840 4 місяці тому +1

    الله اكبر ولله العزة ولرسوله وللمؤمنين
    صلي الله عليه وآله وصحبه وسلم آجمعين

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 4 місяці тому +1

    Gobta yurub weeye irishku

  • @maankeymaankey5432
    @maankeymaankey5432 4 місяці тому +1

    Ogaaansho Chechnya kasoo hadal ❤😊

  • @ahmedalielmi1457
    @ahmedalielmi1457 4 місяці тому +1

    Dhawan 1m gorma arki done

  • @ahmedmohamudduale2797
    @ahmedmohamudduale2797 4 місяці тому +1

    Waad mhdsnthy 🫶🏻🥰

  • @tahlukochannel
    @tahlukochannel 4 місяці тому +3

    Wad mahadsan tahy ustaad

  • @SuhaybNaasirmahamud
    @SuhaybNaasirmahamud 4 місяці тому +2

    1M 🥳🥳

  • @LeadeRPoy
    @LeadeRPoy 4 місяці тому +1

    1m coming soon

  • @cumarmaxamed8256
    @cumarmaxamed8256 4 місяці тому

    Maxay u somaliland u tahay meesha ugu xoriyada jacel soomalolida ????
    Waad is ka garan kartaan hadaan la isyeelyeelayn

    • @AliDahir-ob7iy
      @AliDahir-ob7iy 4 місяці тому +1

      Alla qosol bdnaa😂😂 somaliland shegayso soo tii maha burburtay ee xitaa gabdhi yar ee Muqdisho iyo gorowe adaa jeelka lageenayo h.w yaan lagu maqliin😂😂😂

  • @abdifitahsalemaan7461
    @abdifitahsalemaan7461 4 місяці тому

    999.9K si Hordhac ayaan Kuugu Hambalyaynaa inaad 1M gaadhay ustaad Omar inshaar.
    Videoga aad 1M ka ugu dabaaldegaysid Comentgayga kusoo qaado Please.
    Idinka waxaan idinka codsanayaa inaad Love ta igu saacidaan si ay Fariintayda macalinka u gaadho.

  • @muhsenali123
    @muhsenali123 4 місяці тому +1

    Inshallah reer ogaansho hambaliyo 1 million coming soon 🎉🎉🎉🎉

  • @maxamedxasan9882
    @maxamedxasan9882 4 місяці тому +1

    1 million on Stage

  • @Saprina-uw1ii
    @Saprina-uw1ii 4 місяці тому +1

    Wan usocda mardhaw inshallah

  • @AbdulahiMohamud-c9q
    @AbdulahiMohamud-c9q 4 місяці тому

    أشكرك على الحديث عن مشاكل الفقراء الذين يعيشون في فلسطين وغيرهم من المسلمين

  • @FadumoIbrahimAbdi-b9p
    @FadumoIbrahimAbdi-b9p 4 місяці тому +1

    Salaamkaagasoodiray,soomaaligalbeed

  • @hamze-mahamud2002
    @hamze-mahamud2002 4 місяці тому +1

    Ku.darsoo.waxa.ka.buuxa.dadka.qoomu luudkaa
    Ilaa.raiisal.wasaarahoodaa

    • @xasansiciid8103
      @xasansiciid8103 4 місяці тому

      Walaal qoomuluud ku maka fasaxbaa markaa wadankooda maxaase ka buuxiyay

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 4 місяці тому +2

    Waa Caalankay Snm wataan.ayakay.ka.keeneen

    • @goodlyrics2243
      @goodlyrics2243 4 місяці тому

      Ma ciil qabayashiba uurka kabukayba😂

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 4 місяці тому

      @@goodlyrics2243 SNM madaxdii somalida waaye ee dhaqan xumada ka dagaalamay ee somalida cadaalada usameeyey ee halkaa ay joogto dhigay ee tobanka calan ukala dhiibay😃

  • @CfitaaxClaahi-m5g
    @CfitaaxClaahi-m5g 4 місяці тому +2

    ❤❤❤❤❤❤

  • @nimcanjabane5950
    @nimcanjabane5950 4 місяці тому +2

    Ustaad omar xafida kalaah

  • @hassanmohamoud-t7p
    @hassanmohamoud-t7p 4 місяці тому

    Gabgableh somaliweyn,maayee somalisaqiir dheh hadaad rabto

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 4 місяці тому +1

    Aad ayaan u jeclahay
    Ireland ❤

  • @Suspectedsupper
    @Suspectedsupper 4 місяці тому +2

  • @yunisyonka8462
    @yunisyonka8462 4 місяці тому +2

    Rer Ifo nura ❤

  • @FACTFLIX865
    @FACTFLIX865 4 місяці тому +1

    ❤❤❤❤

  • @CabdulaahiciiseMaxamed-t2s
    @CabdulaahiciiseMaxamed-t2s 4 місяці тому +1

    1million inshallah 🎉🎉

  • @DaahaMuxudiin-ud6xj
    @DaahaMuxudiin-ud6xj 4 місяці тому +1

    Asc

  • @Secret_668
    @Secret_668 4 місяці тому +2

    Cajiib ❤

  • @engfathicshare8021
    @engfathicshare8021 4 місяці тому +1

    10k bas 1m hanbalyo wlal❤

  • @Twentyone-man
    @Twentyone-man 4 місяці тому

    Ireland anigaa ku nool qolka ma ahan 2kun warbixintas waa ben 1300 euro waye guriga ugu yar lkinse ma jiro qol 2kun lagu kiresto

    • @princessamal5959
      @princessamal5959 4 місяці тому

      Hada tahrib kuso gasho sharci malagu siina ama shaqo ma heli karta