“ Madaxda Afrikaanku ma jecla in wax laga sheego ” Nurudin Farah

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 31 січ 2023
  • Kala Soco Hereri Media Barnaamijo & Warbixino Xiiso badan

КОМЕНТАРІ • 115

  • @osmanabdi2081
    @osmanabdi2081 2 місяці тому +1

    Mashaa Allaah Harari Hawlahaada ama warewsiyadaada,waliba waxaan ka helaa markaad Dhahdo Haaye,Haaye ,Haaye

  • @hassanabdi2542
    @hassanabdi2542 Рік тому +11

    MANSHA ALLAH. TWO SOMALI LEGENDS. MAY ALLAH BLESS YOU AND YOUR FAMILIES.

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 Рік тому +11

    Thank you so much Mr. Abdisalan Hereri for having interviewed one of Africa,s best writers, Nuruddin Farah. I hv read some of his books like, ( From the crooked rib, Sweet and sour Milk). And blv you me they were really interesting. Though this is my first time to see his face and watch him talk. He truly is a great writer of our time.

    • @ah3069
      @ah3069 Рік тому +1

      Where can I get those books bro ? Please let me know the source

  • @samiiramuuse6076
    @samiiramuuse6076 Рік тому +6

    Asc C/Salaam Hereri Media Maansha alah aad Iyo aad baan ugu maqsuudna all your programme videos and music Qaraamiga ee marwaliba hordhaca weeyn wata ee saaran all your videos waxay Xoog xasusisa jaceylka wadaninimada ❤️‍🩹❤️🌸🙏

  • @Ilyaasabdirahman
    @Ilyaasabdirahman Рік тому +3

    Masha Allah guuleyso hereri markasta waan ku laa socda cafimad dheer iyo cibaado suuban baan ku rajeenayah insha Allah 🥰🥰🥰🥰😊😊😊

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 Рік тому +1

    Maasha Allah Nuuradiin Faarax waa Qoraa ugu caansan Somaali iyo Afrikaba ama Dunidoo dhanba Maasha Allah Abdisalam Hereri Illaahay Ha ku xafido.

  • @Inasaid56336
    @Inasaid56336 Рік тому +2

    I have read one of his books he's a very knowledgeable writer very highly intellectual author thank nuradin

  • @user-mr2ht2zb4e
    @user-mr2ht2zb4e Рік тому +4

    Cabdi salaan cidina macaydo aaadbaan ujecelnahay jazaakumulaahu allahu khayran

  • @nimanduale3874
    @nimanduale3874 Рік тому +4

    The greatest Somali writer really i applaud his treasures knowledge and intellectual abilities, may Allah blessed him.

    • @ducowaalid8791
      @ducowaalid8791 Рік тому

      Wll music heestii lahayd igu caawi hadaad xasuusatid🙏

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Рік тому +4

    Aqoontii somalida ee laga faidaysan waayay, alle cimriga iyo cafimaadka ha Ku barakeeyo

    • @engmohamed2337
      @engmohamed2337 Рік тому

      Buugaagta sheekada maad aqoon u taqaanaa 😂

    • @samirmohamed6181
      @samirmohamed6181 Рік тому

      @@engmohamed2337 yaala gaa daree min sxb maseerka

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 Рік тому

      @@engmohamed2337 Jaahil inaad tahay waxa cadeynaysa sida aad u hadashay, Jamacad New York ku taal bare kama noqdeen, United States Somaliya maaha saxib aqoon bay ku maamulaan Aduunyada iyo jamacadaha ugu tayo fican, dadka Aduunyada gabayada iyo heesaha qora waa ka intelligent yihiin dadka kale, ' do you know William Shakespeare, Hadraawi, Gaariye, Gaariye wuxu barre ka ahaa jaamacad Norway ku taal, Amoud university iyo Hargeysa university, oo waliba Ticket jaamacad ayaa so bixinaysay, kkkkk

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 Рік тому

      @@engmohamed2337 panjab university India buu kasoo baxay, master iyo PhD wuxu ka qaatay jamacada University of Essex, Colchester oo ah jamacada UK ugu qaalisan, wuxuna Professor ka ahaa, jos university Nigeria, Beyreuth University Germany, ilaa four different university in US, kkkkk

    • @Bwalde
      @Bwalde Рік тому

      @@engmohamed2337, weli buug sheeka ah ma qodhay adugu? Bal intaanad cidna waydiin in ay cilmi yihiin iyo in kale!

  • @mnn5983
    @mnn5983 Рік тому +1

    Ninkaan nuradin ladhaho role model uma noqon karo dhalinyarada somaliyeed

  • @Mohan_Abdullahi
    @Mohan_Abdullahi Рік тому +3

    Thanks hareri best youtuber

  • @abrahmanahmek2197
    @abrahmanahmek2197 Рік тому

    Macha Allah qora sare Nuradin Farah
    Buug u qorey oo af germal lo turjumay ayay macalimad Germali hadyad iisiisey
    Allaha xifdiyo Nuuradin

  • @abdyshakormohammed8559
    @abdyshakormohammed8559 Рік тому

    Hareri waanku salaamay legend muuqaalada noo soo badi

  • @hassenahmed5866
    @hassenahmed5866 Рік тому

    👋 Aad&Aad Bey U Mahasanyihiin Weriye C/Salaan Hereri&Qoraaga Nuura diin Farah.

  • @amenadan9099
    @amenadan9099 Рік тому +3

    Aqoontii oo qofa Nuuradiin Faarax.

  • @mrhaaf2452
    @mrhaaf2452 Рік тому

    Mr nuuradiin faarax, we love you so much.

  • @mahatfarah3697
    @mahatfarah3697 Рік тому +3

    Aad ban ugu raxeystay dhageysiga iyo daawashada wareysigan dadkeena qiimaha leh waxaa bahdilo oo magaca ka dilo ku aad moodo iney diinta ilaahey ka xigaan oo markiiba dhalinta ku shubaayo waa calmaani iyo waa diin laawe hade waa qof uusan aqoon maalina uusan la qadeyn jidna la marin meelna la seexan kiliya aqoonta ayuu ku colaadina lkn dhalinta maanta maahan kuwii 1990-2000
    Waa soo jeedna naga xishooda

  • @iidyuusuf3120
    @iidyuusuf3120 Рік тому +1

    Salaan sare abti cabdi salaam hereri🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Рік тому

    Hereri horey usoco wall nabad galyo

  • @mohamudaynaan2042
    @mohamudaynaan2042 Рік тому +1

    He show us incredible thoughts that enabled him to improve what he interested to reach his goals

  • @adan10000
    @adan10000 Рік тому +2

    Aayad Quraan ah yaa dhaheesa: " Wa Quuluu Lil Naasi Xusnaa". Qofka adoon caayin yaad sixi kartaa

    • @hoodocali421
      @hoodocali421 Рік тому

      wlo waa runtaa ilaahay fircoon ayuu lahaa hadal jilicsan kula hadla

  • @abdisamadahmed5493
    @abdisamadahmed5493 Рік тому +1

    Nuuradin Faarah the legend ✍🏾

  • @mohamudabdilatif8372
    @mohamudabdilatif8372 Рік тому +3

    Nurudin meel ii dhaw buu deganyahay oo Claremont la dhaho waxaan islahaa u tag raadi lkn hadalkiisa waxaan ka dareemaayaa in uu yahay qof dadka ka cararaaya aanu jeclayn Soomaalida.

    • @SAF.3861
      @SAF.3861 Рік тому +2

      Miyaad istaqaannaan, hadday maya tahay. Maxaad koddoonaysaa. Dadku hakaa noolaado.

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 Рік тому

    Masha allah

  • @arafatshire2328
    @arafatshire2328 Рік тому

    Waa barnaamij fiican

  • @pirlo28
    @pirlo28 Рік тому

    Cabsalan hareri waxaa tahay legend noo badi barnaamijka nuucan oo kale

  • @Ahmedabdirisak
    @Ahmedabdirisak Рік тому +2

    Dad badan baa ku mashquulsan yihiin ninka xiriirka ka ka dhexaya isaga iyo ilaahay subaxanahu,taaso aan aaminsanahay inanayn shaqadooda ahayn waxayna dadkasi iska dhigayn inay ilaahay subaxanahu wakiil ugu yihiin aduunkan.

  • @Yedo25254
    @Yedo25254 Рік тому

    Nuuradin faarax waa Qoraa heer caalami ah runtii Aad baan u ixtiraama buugagtiisa Qaar kamid ah waan Aqriyay balse marka dhinaca kale laga fiiriya waa Nin ay Cilmaaniyadu Madax martay.

  • @suufishirwac1789
    @suufishirwac1789 Рік тому +1

    mnzha ALLAH

  • @MOHAMED-zc6bg
    @MOHAMED-zc6bg Рік тому +1

    Hereri media ✅✌️✅

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni5358 Рік тому

    Ninkani waa legend

  • @cabdiyuusuf446
    @cabdiyuusuf446 Рік тому

    Asc sxb barnaamijyada ku sodar wararka caalamka ayaan ku so jedinaya

  • @Dhir.iyo.deef.
    @Dhir.iyo.deef. Рік тому

    True

  • @jamabashir7390
    @jamabashir7390 Рік тому

    Legend

  • @tedytouthson1534
    @tedytouthson1534 Рік тому +1

    Abdu salm big bro

  • @user-uh4pe8sc8m
    @user-uh4pe8sc8m Рік тому

    Prof saalax jamac xuseen so warayso sucufi sare aad baan kubsalamaya

  • @cabdicadow1472
    @cabdicadow1472 Рік тому

    Legend csalan

  • @saammaan9312
    @saammaan9312 Рік тому

    Abdisalaan herari wariye qaaliya tahay
    Nijaasadan guumaystaha cadi maskaxda ka dhaqey Eyga na u ah hadaad salaantay gacanta iska mayr

  • @abdirahmanhassan261
    @abdirahmanhassan261 Рік тому

    Ok

  • @calikhaan2792
    @calikhaan2792 Рік тому

    Walaw uunan Nuuraddiin af Soomaali uu wax ku qorin, laakiin wuu dhaama qoraayo badan oo Soomaali ah oo afkooda ku hadlin kuna qorin.

  • @ahmedhussein1774
    @ahmedhussein1774 Рік тому

    Hereri💯💯💯💯💯💯💯

  • @Mamursal5
    @Mamursal5 Рік тому +2

    Abdisalaam ma waydiisey sababta uu buugag Soomali ah u qori wayay!

  • @Abdiaziz5875
    @Abdiaziz5875 Рік тому +2

    Waa wariyaha kaliya an ku taxanahay
    Waa wariya aqlaq wacan leh waliba
    Wadani ah qofka markuu wadani
    Yahay masuul yahay aqoon yahan yahay
    Wuxu soo gudbiyaa waxa umada anfacda

    • @ducowaalid8791
      @ducowaalid8791 Рік тому

      Wll igu caawi music gaan heestii lahayd hadaad xasuusatid🙏🙏🙏

  • @abdullqaadir8409
    @abdullqaadir8409 Рік тому

    Nuuradiin wa aqoontii oo book ah
    Haddii oo uu danbi galyna
    Allha ka saamaxo
    Midda kale waxaaba danbiga
    K dhacay mid ka sii daran
    Ka galaayo kuwa duraayo

  • @Yuusuf-Adam143
    @Yuusuf-Adam143 Рік тому +1

    Waxaan fahmi waayey dadkan ingiriisida qoraya haddana magaca soomaalida wata. Koley way fahmayaan muuqaalka haddana ingiriisi ayay qorayaan markaa ma soomaali ayaydaan qori karayn mise waydaan farsomaali ayaydaan aqoon? Haddaydaan soomaali qorin waxaa wanaagsan inaad barataan farsomaaliga

  • @lima-we7ql
    @lima-we7ql Рік тому

    Cabdisalalan hereri waxan kuwaydina walal garonki loyiqin 1julay ama ferast julay maku bilowday basketball ka.

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 Рік тому +5

    Allaha so hanuniyo ninkaan wuxuu kamid yahay da'd badan oo somali siyasiin oo u haysto sharciga Gaalada in uu ka wanagsanyahay sharciyada Ebe .

    • @thesomaliman5396
      @thesomaliman5396 Рік тому +1

      shareeco halkee ka shaqeysa bal ii sheeg. jilib iyo kabul meel aan aheyn oo shareeca ka shaqeyso ma taqaan? wali ma aragtay qof u tahrribaya kabul ama jilib

    • @Johnniedallas214
      @Johnniedallas214 Рік тому

      @@thesomaliman5396 Huno Jilib wa xage Kabul Afghanistan 🇦🇫 wan fahmaye

    • @asadm9522
      @asadm9522 Рік тому

      @@thesomaliman5396 ninkan wa feminist. Diinta bu caaye iyo astaanteeda. Inu muslim yahay aniga shaki baan ka qabaa. Hadi shareeco qayb ka maqantahay. Qalbiga ka aaminsan nahay. Calmaani weyn waye. Salman rushdie ba saaxibkiis.
      ua-cam.com/video/38injy-nWrE/v-deo.html

  • @mnn5983
    @mnn5983 Рік тому

    Ninkaan waa u fiirsaday waa nin ka faanaaya somalinimada boogaagtiisa dhoowr ka mid ah ayaan aqriyay wuxuu qabaa self hate waa ayaan daro runtii wax badana somalida iyo Somalia kuma soo kordhinin wuxuuna ku darsaday diinlaawenimo

  • @alikaffe1242
    @alikaffe1242 Рік тому

    Aniga war iga qor waxaan ahay wil somaliyeed oo dulman waxaan ku dhashtey marka adey waxaana ahay dadka cad cadka oo loo yaqaano reer banadir from Somalia to Norwey wax yaableh Ayaan la kulmey book iga qor

    • @azizmoha4061
      @azizmoha4061 Рік тому

      Walal qisadada ma ila wadaagi kartaa si private ah?

    • @alikaffe1242
      @alikaffe1242 Рік тому

      @@azizmoha4061 ok

    • @Johnniedallas214
      @Johnniedallas214 Рік тому

      Huno adiga qor afka Somaliga iyo english aniga wan ka cawin karaya Insha Allah

    • @alikaffe1242
      @alikaffe1242 Рік тому

      @@Johnniedallas214 see ku qaraa ? ila hariir cewer cewer cafar tadobo sagaal hal labo sideed lah labo shan cewer thanks

  • @omarsulaymanali7380
    @omarsulaymanali7380 Рік тому

    markii iigu danbaysay CAPETOWN Waxuu degenaa Xaafada PINELAND Xaafadaha ay cadaanka iyo dadka taajiriintaa u badanyihiin,

  • @chelseakante5594
    @chelseakante5594 Рік тому

    Legand my brother
    C salaan barnaamijyada 20 m kasoo badi mybe 50m or 1h nooga soodhig waad nagu badhgoynaysaa sidii qaadkii
    Keep going legand haaye haaye

  • @justnow7263
    @justnow7263 Рік тому

    Naftaada xaal sii.
    Diin laawe nadiif ah baad la kulan tay.

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 Рік тому

    Ascm

  • @warfogqaabil5271
    @warfogqaabil5271 Рік тому

    qoraa sare.

  • @umuabdibasid7133
    @umuabdibasid7133 Рік тому

    Hareri kan kanmaxaad kawaraysansawkii lahaa diin idalka lagu xukumo maqabo

  • @diiriyeoomaar816
    @diiriyeoomaar816 Рік тому +3

    Hooyaday 6 salaadood bay tukataa ayaan soo xasuustay

    • @Bwalde
      @Bwalde Рік тому +1

      Tan lixaad haddii ay sunno ahayd ka waran?

    • @asadm9522
      @asadm9522 Рік тому

      @@Bwalde ninkN diin iyo sunnah ma aqaano.wa calmaani weyn. Oo diinta ku ciyaaro
      ua-cam.com/video/38injy-nWrE/v-deo.html

    • @Bwalde
      @Bwalde Рік тому

      @@asadm9522, taasi fikirkayga maaha walaal.

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 Рік тому

    Oo ma waxuu kacararayaa inlabariidiyo subxaanalaah

  • @cabdulahidubad2018
    @cabdulahidubad2018 Рік тому +1

    Midkaaan waa gaalkii weynaa oo diinta ka baxay oo hooyadii qaawiyay oo xijaabka inkiray oo diinta af la gaadeeyay wareysigiiisa waxba nooma soo kordhinaayo

    • @thesomaliman5396
      @thesomaliman5396 Рік тому

      dhar carbeed ma rabno hadii lagu dhaho ma gaal baa la noqon.

    • @ahmedkulowabdi821
      @ahmedkulowabdi821 Рік тому

      Horta qabyaaladda iyo dilka iyo caddaalad darada joojiiya intadan ummadda wacdin

  • @mohamedhusseinomar2675
    @mohamedhusseinomar2675 Рік тому

    Qaraaba naceyb miyuu usoo degay halkaan odaygaanu

  • @wadanigadalka4283
    @wadanigadalka4283 Рік тому +1

    Gaalkii muxyidiin ahaa saw maahan ee yidhi axkaamta kala duwan ee shareecda ILLAHAY SWC layskuma xukumi karo...
    Gaal geesa waawayn dheh.
    Waar intaad nooshahay ILLAHAY SWC ulaabo oo soo islaam..

  • @dermatologycentre6162
    @dermatologycentre6162 Рік тому

    Cilmaaniga maxaad ku fashay waraysigiisa/waxaa uu quudhsDY diinta islaamka

  • @mohamedindho1
    @mohamedindho1 Рік тому

    Ilaahay baa dadka nacsiiyay oo dhulkiisa kolba meel ka eryaya.

  • @AhmedadanAli
    @AhmedadanAli Рік тому

    Hadii loo yimaado
    Oo lagu dhaho iska waran.
    Mawax xunbaa saw dadkaagii maaha.

  • @mohamudhirsi250
    @mohamudhirsi250 Рік тому

    ogadenku nooc kasta laga hela hada kana ma ogadenba rer qalafe ninkan 4 mar bu ku gulaystay qoralka adunka waxna dadkisa uma qabanin

  • @mohamedabdalleosmaanbaalle1889

    Waar waakii cawaanka ahaa ee odhanjirey habluu xijaabka hadhigtaan,

  • @cabdicadow1472
    @cabdicadow1472 Рік тому +2

    Waar dadka commentiyada ku xiiqaya dadka illaah baa xisaabinaya ee idinka tiina ku mashquula qof denbigiisa qof kale loo cadaabimayeee Isku mashquul adiga xitaa dad baaba qoraya cabdi salaanoow maxaad ugu tagtay ninkaas kkkkkkkkk daskani horta ma cawaanbaa?

    • @nuurtohassan8524
      @nuurtohassan8524 Рік тому

      waa dad indho adag oo aad moodo inay iyagu dadka la xisaabtamayaan

    • @Johnniedallas214
      @Johnniedallas214 Рік тому

      Exactly 💯

    • @faaido6069
      @faaido6069 9 місяців тому

      Hadii aad xumaanta ka xumayn Oo aadan ka xanaaqeyn oo munkarka inkireyn dee sifaadka musliminta ma Lihid dib usugu Laabo

  • @Dhir.iyo.deef.
    @Dhir.iyo.deef. Рік тому

    Somalidu waxay tidhahdaa nin durban tumay cilaq dalbay

  • @mohamudhirsi250
    @mohamudhirsi250 Рік тому +1

    4 nin ee somali ogu cansan wa ogaden dadkooda waxba uma qabtan

    • @Johnniedallas214
      @Johnniedallas214 Рік тому

      Huno afarta wa kuwe kolay ninkan aya kamid ah aya filaya kuwa kale fadlan ila share gare ado mahadsan

    • @mohamudhirsi250
      @mohamudhirsi250 Рік тому

      @@Johnniedallas214 nuradin, abubakar dhubow ogle, pro sirad osman warfa, gows cabdi adar, muktar ogle, wa 6 nin africa ogu aqoon badan

    • @Johnniedallas214
      @Johnniedallas214 Рік тому

      @@mohamudhirsi250 Thanks bro I'm OG I don't know them most of them 🤭

  • @yacquubabdilahi8968
    @yacquubabdilahi8968 Рік тому +3

    Doofatkii ugu weynaa ayaad booqatey wll lakiin cabdi salaanow ninkan iska jooji xidhiidhkiisa wll ma fiicna nin rabigii casiyey 😡😡😡😡😡😡😡😡

  • @abdifaysal7292
    @abdifaysal7292 Рік тому +2

    Waar waxd bokhtay gaalkii

  • @maxamedibrahim7114
    @maxamedibrahim7114 Рік тому

    Odaygan dhuusada badan leh ee cawaanka ah maxaa laga waraysanaa

    • @zakmukhtar8672
      @zakmukhtar8672 Рік тому

      Dhibka Soomaalida waligeed haysta, waa marka Jaahilku caayo aqoonyahanka. Wlhi waligeen inaan meel gaareyn inta kan comment gan qorey oo kale inagu dhex jiro.

  • @Hornscope
    @Hornscope Рік тому

    Waar ninkani waa asaasaq. Qoraalkiisu weli kama madax banaanaan sidii orientalistku ay wax uga qori jireen Africa

  • @2plus2equals59
    @2plus2equals59 Рік тому

    Hareri gaalo caadi ah noo keen gaalo iska dhiga hanoo keenin