Gabadha dhiisha culaysa ma taqaan 1 dhiisha suumanka waa loo xiraa si Ayaan u wasaqoobin 2 Culayga marka dhiisha lagu ridayo waa laga damiyaa ololka waa la afuufa si dag asagoo ololayay ku riday dhiisha 3 culayga marka la dhameeyo qadiidka sariirta loo mariyaa si boorku uga madoodaado intaas may samayin
Wlh wa dhaqankiinii asalka ahaa miigana ma ahan dul baahan waxa baahan ninkii ceer gaalo ka qaato dad iska dhigaalo dad hor maray noloshaan waa noloshii walidiinteena ku so ku reen kuna ilmo dhaleen abyo horay u soco ❤❤❤❤
SCW ALLA BERIGI HORE SHAHA SONKOR BAY KA BUXIN JIIREN CANO IYO BARIYS BAA LACUNIJIREY HAYADUHU WAAKUWA IIBANKI LAMODO INU KARACAY ALLA ROOB BADAN OO BARAGIHI UU BUXSAMEN BAY JOOGAN ROOBKU MARKU IIDIN HELO XOLAHA KA XAREYSTA YUU MADHANE AMA DIIGADA KU ROOGA HEEY DHAQANKABAY GADHIGI ME MASKA ISKA ILAALIYA
Masha allah dhaqan kaaba baadiyihii waxad ka dhigtay magaalo yar😅 wax walba wad geysey❤❤
Arigo aad buu Doon UYahay
Doqdiisa iyo Ceesamihiisa Lama Kalagaranayo
Ilaahow Roooob amiin
اللهم صل وسلم على سيدنا محمد
Salallahu caleyhi wasallam
Wcs xabiibti qaali keep going
Wsc war matulahi waa barakatu manshalah jawi Macan badani waye wooow I love it this ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥰
Gabadha dhiisha culaysa ma taqaan 1 dhiisha suumanka waa loo xiraa si Ayaan u wasaqoobin 2 Culayga marka dhiisha lagu ridayo waa laga damiyaa ololka waa la afuufa si dag asagoo ololayay ku riday dhiisha 3 culayga marka la dhameeyo qadiidka sariirta loo mariyaa si boorku uga madoodaado intaas may samayin
Wlh wa dhaqankiinii asalka ahaa miigana ma ahan dul baahan waxa baahan ninkii ceer gaalo ka qaato dad iska dhigaalo dad hor maray noloshaan waa noloshii walidiinteena ku so ku reen kuna ilmo dhaleen abyo horay u soco ❤❤❤❤
Maaaash alllh aadban u jeclhy baadiya waan kudhashtay waan kusoobarbaaray dugsiga kusoobartay alxm wax yar moogahay in sh allh hadii aan nolahay waan soolabandoona from nairobi
Dhaqan meeshan ugama jeedo adeer bac ayaaba dhisateen laxoona waad cuntaan caagagna waad isticmaashan marka meeshan dhaqan mayaal
Waa ceynkaa, waxba madhaaman dadka magalada dagan ee bushashka dagan xagaga adhigana dhaqda, xaafad soomaali
SCW ALLA BERIGI HORE SHAHA SONKOR BAY KA BUXIN JIIREN CANO IYO BARIYS BAA LACUNIJIREY HAYADUHU WAAKUWA IIBANKI LAMODO INU KARACAY ALLA ROOB BADAN OO BARAGIHI UU BUXSAMEN BAY JOOGAN ROOBKU MARKU IIDIN HELO XOLAHA KA XAREYSTA YUU MADHANE AMA DIIGADA KU ROOGA HEEY DHAQANKABAY GADHIGI ME MASKA ISKA ILAALIYA
Masha Allah
Wlashey Dhaqan Kaab Allah ku Dhowro
in badan waan ku tageraa
Abaayo meeshii hore ee Caro guduudka ahayd aawey meeshaas aa qurux badnayd
cartir iyo cidaad, waan,aqaanaa
WCS mashAllaah tawarakaalah Beautiful ❤️
Sharafey waxanjogaa jarmal walaahi intabadiyaha laga isticmalo badankod gurigey idhexyalaan cunto sor cambulo iyo waxyabakale xatafeynustaas runti somaliyana 2002 agudambeeysay runtii wakacelaa dhaqankena
masha alaah wlhi barigaan yaraa baan soo xasuustaa dhaqan kaabay
مشاءالله تبارك الرحمن
الله يبارك اختي
Mshallh horay usoco wlloqali
Mashallh wa kahely vediogn Baadiye waanjeclhyy wan uxiisay runti ❤💯❤😘😘😘
Cugasho ani ma maqal weli
Lkn culay baan u aqaan wll
m.a xoolaha naxaris ayay naga mudanyihin Moorada bac korlo9ga dhajiyay waa arin fcn
Maansha alaah nolosheeni asalka ahayd waa miyi hadaba miyiga hada waa tuulo nasakhan waayo laxoox saliid dalac bilaash baasto waa cunto magaal jirkaano biyo lagu dhaansanayo caani oo koob bira lagu lisayo oo joog lagu shubayo guro xumo cowsaski ama hararadi noocba nooca aha alooladi kebadi saanti lo de lama la odhan jirey dhigii sadexda qaybood aha wixii dumarka hada ma sameeyaan iyo xadhkii kunka jaad aha
Hadaba ayeeyooyinken agabka caanaha iyo gurigii laba daryaala la odhan jirey ee hadhkii subaxeed isagoo sii jooga ka galabeed soo gaadhi jirey ma jiro somalidu waa dadka xuus siibta dhaqankooda aduunkuna madxaf yey usameystaan.
i
Waan ku salaamay walaashay dhaqan kaaba, Goormaa igu martiqaadaysaa meeshaa quruxda bdan.
War xishoo dee inanta waa xaajiyada mustaqbal keyga naga xisho sona duceey wll
Walalo xiligan xolaha bahaluhu ma cunayaan miyaa waa habene
Mash allh dhaqankena quruxbadnaa
Baadiye dhan cajeero laga dubtaa 20 kahor ayaba laga dubanayay
Asc wll noo sheeg meelaha aad joogto magacyadooda si aan U barano
Wanku salamin wllo dhaqankabay%
1=dhiil baa laculayaa
2=KANKALENA HADHUUB Maa hee waadoobi
Waxa lagu dhaqaayona .
Marka la culona waa lagu masaa xaa waxaa looyaqaan (catir)
Mahadanid
Maansha Allah waa dad dhaqankii sii haya
Dhaqankabay wan kusalamey walashey qaliya
Afarta kun igarsiiyaaa please
Mnsha allaah hore usoco your talent is amazing
Faraha dabka kadaa walaal bir qabadka magaalada kasoogado
Mnsha allah. Xabiibti allah haku xafido
Dhaqankasba soo noqo aabayo plz
abaayo mxa kugu dhacay inta le kaala socon jiray
Badiyaha dagmada warshiekh iyo degmada cadale goorma imaane
Mahadsanid wallo
Dhiilaha ganuunkoodu sow yahay waa maxay
Manshal Allah soo badi
Abyo Ubaxey noosobadi🥰🥰
Abaayo waayahaan xageeka dhada
Arigu waa caatee
beeraha ka sooo duub video walaal waliba beeraha casriga ah ee muqdisho
M.a
Ubaxey wa xagee quruxeeey
Maasha allaah❤
Mnsha allh
Lkin dhiisha olaca kadaaya
Mansha allah
Maa badiyaha ka shaqo badan magalada
Masha allaah
Asc dhaqan wacan
Masha allah 👑 ❤
Mansha Alah
Masha Allah
Wcs
Ariga xeradu WAA KU ciriiri
Wanaagsan oo wacan
Dhaqan kaaba xagee qabatay
Wcs wll qankawaa
Wcs wr wb 🤝 dhaqan kaaba walaale mahadsanid 💯✅🇸🇴🦚🍇☂️
Meelaha qaar xoolihii ayaa raashin lasiinayaa dhaqankii dadka iyo cuntooyinkii la cuni jirayna maxaad malayn
Msha.allh❤
M.a abayo welcome
Way caanihii
Waraabaha meeshaas weeyba gaban tahaye ma ka soo boodi karo miyaa?
🥰🥰🥰🥰
M a
mashaalaah 🫑🌺🌷☘️🍎🍒🍉🍇😊
waa dhiil dabool leh
Culay baan u aqaan.
❤❤❤❤💖💖💯💯💯💯
Maashaallaaah
Wsc abaayo macaato ma sha Allaah badiyo ayaan u xiisay 💗💋❤️💕❤️💋❤️💋💋❤️💕💞
Asc
Xdawyuh
Miyigaa wan jacelahay walhi
Abyo gacmo madoobida kareen waliga mamarsatay
🥰🥰🥰🥰
Masah Allah
اللهم صل وسلم على سيدنا محمد