DAYAX BAND | CALAN YAHAW | OFFICIAL VIDEO 18 MAY 2023

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 тра 2023
  • Erayada cali seenyo
    Laxanka qoomaal
    Musiga bulshaawi
    Codadka dayax band
    Director muruq
    Camera
    Axmed Gt
    Fahad Karie
    Yonez Crown
    Editing
    Yonez Crown
    PRODUCTION BY : AFRO WAQAL FURINLE

КОМЕНТАРІ • 1,3 тис.

  • @marwaqalanjo4902
    @marwaqalanjo4902 Рік тому +117

    ax ax ax ax walhi wan ilmeyi love yuo calankiga toxidka leha Somaliland waliga ha dicin fanaaninta qaranka Allaha haidin xafido waxan halkan ka salamaya gesiyada qaranka ciidanka qaranka Hambalyo Hambalyo Happy 18may Somalilanders iyo inta jecl Somaliland 💚💚💚💚💚🤍🤍🤍❤❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰🥰😍😍😍🥰🥰🥰😍😍😍😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴💪💪

  • @hamzeosman7191
    @hamzeosman7191 Рік тому +41

    WaLaHi HaDaaD CaLanka TowxiiDka LeH Ku Hoos DhaLaTaY Wax KaLeH ADuuNYaDa UGaMa BaaHNiD Yaa Igu RaaczaN❤

  • @abdihakinayaanle5423
    @abdihakinayaanle5423 Рік тому +43

    Dadkayga reer somaalind meelkasto joogtanba farxad nogu nolaada waxan
    Waxaan ahaay askari ka tirsaan ciidanka qaranka jida hore wanu idiin jeecel nahay nabad nogu seeda nabada nugu soo tosa wan idiin jeecelnahay ❤❤❤❤

  • @farhans__pey6584
    @farhans__pey6584 Рік тому +50

    Somalilland runti ani dadkeda aad baan u ixtiraamaa dadka dhan waa iga duwanyhin ani waan jclhy somalinimada balse sey iyaga jclyhin ilaah ha uyeelo nabadoodane ilaah u ziyaadiy9
    From banaadir xamar

    • @mxz3500
      @mxz3500 Рік тому

      🤴🫡

    • @MohamedAhmed-im7cx
      @MohamedAhmed-im7cx Рік тому

      Allah nabad waarta ha idin siiyo idinkana

    • @user-xm1xk5il4x
      @user-xm1xk5il4x 9 місяців тому +2

      Sido kale wanu idin ixtirmnaa walalaha koonfureed❤

    • @AbibCali-qw4vk
      @AbibCali-qw4vk 2 місяці тому

      Wll anaguna waan ku jecelnhy❤❤❤❤

    • @AbibCali-qw4vk
      @AbibCali-qw4vk 2 місяці тому +1

      Haaye 18my way raagtee imsa ka harty waan u xsiyay dhulkygi hooyo

  • @azmacabdikaysar1662
    @azmacabdikaysar1662 Рік тому +126

    Heestani waxay badashaa dareenka dadka reer somalilnad iyo qaaar kalaba
    Waxaaan u rajanayaaa nabad iyo xasilooni badan iyo inay ku soo noqotoo somalilnad ay ahaaan jirtey xiligan ka hor ❤

    • @mubaarigcabdisalan1289
      @mubaarigcabdisalan1289 Рік тому +3

      XILIGANBA WAY FIICAN TAHEY BUUQ SIYASADED UUNBA NAYARA HESTA

    • @aska805
      @aska805 Рік тому

      From jabuuti. Kuluc, Fiska, nimxo yacin, himilo, maryan mursal si qiiro leh ayey u qadeen. Fananiinta manta oo qadaa way habooneiid

    • @timroyacoub8369
      @timroyacoub8369 Рік тому +1

      Akhaaaas😂😂😂😂😂 maxaa tidhii aaway calanku 😂😂😂

    • @user-ko6zd2hc8e
      @user-ko6zd2hc8e Рік тому

      Qlpiyeey penbadaN zhegiiin

    • @munayusuf4477
      @munayusuf4477 Рік тому +1

      L

  • @nadiifomahomamed3549
    @nadiifomahomamed3549 Рік тому +28

    Wlhi waxan argay anigo baxay my blood 🩸love you so much ❤💯from Hg 🦁

  • @mariishcabdalla9614
    @mariishcabdalla9614 Рік тому +112

    Rer somaliland wa idin salamaay dhamaantiin wllh qalbiga idinka jeclhy from galmuduf gabar hg oo idin jecel hambalyo dadkeygo guuleysta magaciina io calankiinaba hasareeyo dunida kawada muuqda idinko isku duubam ❤❤❤❤

  • @abdiladiif9820
    @abdiladiif9820 Рік тому +98

    Somalilad ilahay nadooda iyo hormar waara hagaar siiyo 🤲 guul iyo gobanimo somalilad wlhi waa dad gob ah oo ixtiraam leh ❤

  • @aflaaxofficial7107
    @aflaaxofficial7107 Рік тому +78

    Juweeriya uun baa I qancisay markaan runta ka hadlO amazing voice 😍 👌 🙌 ♥

    • @hannaarteh197
      @hannaarteh197 Рік тому

      Juweeriya meesheedii dhigtay masha allaaah

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 Рік тому

      Haa Wlhi blhi isku fikir baan nahay laxan ahaan Iyo cod ahaan ba halkeeday dhigtay juweria janno codkeedu Sida warankuu kaa dhex baxayaa 😢❤

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 Рік тому

      jaweeriya waa mujaadid jacley wadankeeda waxan xasuusta iyadoo ciro kuleh adeer xabad isu dhigi mayo mana qax karno ee hawlaaga kursiga xal kale ka keen

    • @asiyomohahassan9622
      @asiyomohahassan9622 Рік тому +1

      @@abdullahiomarali5241 ereyda xoga iga sheeg San ukarto juweriyo.

    • @hodanhodandaud8209
      @hodanhodandaud8209 Рік тому

      ​@@hannaarteh197 😊e

  • @hanaismaanhaniismaan7046
    @hanaismaanhaniismaan7046 Рік тому +37

    Wlhi somaliland wan jeclhay waa reer ayeeydey marka farxadiina waa farxadeyda 🥺❤️‍🔥 18 may waa maalin aan sugi la,nhy wlhi 💝

  • @bashiirmaxamed9875
    @bashiirmaxamed9875 Рік тому +19

    10milyan markay gaadho like ta dhackusiiya from bosaso jamhuuriyada allow daa❤❤❤❤❤

  • @AhmedMohamed-uz2qz
    @AhmedMohamed-uz2qz Рік тому +75

    Dhiigaa ikacay wllhi hadaa Somaliland beesha dhexe ah tahay love saar 💙❤
    Waaan salamaay intii Somaliland dhalada ah ❤💙

  • @Caaqil_lyrics
    @Caaqil_lyrics Рік тому +19

    Isaaqu fanka siday doonanbay ka yeelen viva isaaq ❤❤
    Another level

    • @user-hm9lt2fb5o
      @user-hm9lt2fb5o 4 місяці тому

      💚💚💚💚💚💚💚👍👍💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪👍👍👍👍💚💚💚💚💚💚🌹🌹

  • @lechimiste3547
    @lechimiste3547 Рік тому +205

    Happy 18may for Somaliland ❤💚💙 From Djibouti .

  • @Najax-ou7lf
    @Najax-ou7lf Рік тому +33

    Allow somaliland dhow wlahi wan oyaa marka maqlo somaliland Congratulations dadkygi somaliland 🎉🎉🎉allow somaliland isku dub ya Allah ❤❤❤😭😭😭😭😭😭

    • @ikraancawil1619
      @ikraancawil1619 Рік тому

      Alahuma amiin wllo ilahay swt dhidibada haynoogu adkeeyo 🤲

    • @Najax-ou7lf
      @Najax-ou7lf Рік тому

      @@ikraancawil1619 Amin 💚walalo

  • @_______uwu_______
    @_______uwu_______ Рік тому +71

    Happy 18 may to Somaliland💚🤍❤️
    Love from Taiwan 🇹🇼
    I hope that I can visit this beautiful country someday🥰

    • @Abdirahman-1020
      @Abdirahman-1020 Рік тому +5

      We welcoming you and oure beloved Taiwanese 🇹🇼 people
      From Somaliland 💚🤍❤

    • @MubarakTMC
      @MubarakTMC Рік тому +1

      Our friends from Taiwan Thank you 🇹🇼

    • @hudhud7172
      @hudhud7172 Рік тому +1

      You are most welcome. Love and support from Somaliland💚🤍❤️ to Taiwan 🇹🇼

    • @Ss-kl1hz
      @Ss-kl1hz Рік тому +3

      We love Taiwan

  • @faizasaid3803
    @faizasaid3803 Рік тому +35

    OMG, this song makes cry every time.
    I grew up when the faqash was killing us left and right, when the men where taking out of their houses at night never to come back to their loved ones ever again. Till today in America I have fear of men in uniform. I hope the younger generation appreciate what they have. Lots of love to my people.

    • @abdisalanabdi9991
      @abdisalanabdi9991 Рік тому +4

      That’s so sad to hear. These were some of the darkest times in our history.

    • @faizasaid3803
      @faizasaid3803 Рік тому +5

      @@abdisalanabdi9991 yes Wallahi, and what I hate the most is when they say, nothing was done to us, that hurts deep.

    • @alijamajama9243
      @alijamajama9243 Рік тому

      That’s fake story don’t believe it . Musa bixi is doing worst to innocent people in naascaanod .he need resign. Asap

    • @SNMwillneverdeisweonlymultiple
      @SNMwillneverdeisweonlymultiple Рік тому +5

      Waxaan sharaf ku yeelanay SNM 💪💪❤❤ ilaahoow SNM 💪💪 barakee 🙏💪

    • @faizasaid3803
      @faizasaid3803 Рік тому +1

      @@aj20344 I agree my Allah bless it again and again.

  • @mahmedahmed7762
    @mahmedahmed7762 Рік тому +31

    Snm inti shahidey ilahow u naxariso inta noolna allow cimriga u barake

  • @NuuraMaxamud-rx9pc
    @NuuraMaxamud-rx9pc 10 місяців тому +7

    Dhiigu biyo maaha wlhi❤❤❤❤❤❤

  • @ducaysane1133
    @ducaysane1133 Рік тому +12

    Happy 18 May walaalahayga Somaliland
    From Gaalkacayo

  • @bulsho2796
    @bulsho2796 Рік тому +20

    Waan Qiirooday shucuurtaydu waa kacday Allow barakee Dalkayga iyo Dadkayga Somaliliand Happy 18 May.

  • @user-gp9cl7up8o
    @user-gp9cl7up8o Рік тому +33

    Somaliland wey socoty horena wey usoconeysaa from muqdisho IRIR SAMAALE 🇭🇺❤️🇸🇴

    • @buufiyahaweyn7430
      @buufiyahaweyn7430 Рік тому +2

      HHHHHHH WAAXAY DAMEERTAN BULUUGA AH EED NA GARAB ERYEYSAA HOYADAA IRIR KEEDI WASE NAGA DU DAMEERTAN BULUUGA AH

    • @ciise1437
      @ciise1437 Рік тому

      ​@@buufiyahaweyn7430 Naya gabdha Ka leexo sharmuuto xun baa tahey 😒

  • @drmahadahmed516
    @drmahadahmed516 Рік тому +9

    Ha dhicin oo ha dheeliyin waligaaa from moqdisho caasimda ummda soomaliyeed

  • @cabdicasiisindhacase895
    @cabdicasiisindhacase895 Рік тому +18

    Heestan inta ila jecel🥺 like i saar♥️🙌

  • @zayidali8789
    @zayidali8789 Рік тому +18

    Wlhi dhiigu Biyo Maaha Waan Jareeyay I love you dalkayga Somaliland 💚🤍❤️

  • @daoudsaad5632
    @daoudsaad5632 Рік тому +26

    MASCHALLAH Dayax Band good and best voice Waqal Studio keep going brother HANOLADO SOMALILAND GUUL IY0 GOBANIMO FROM DJIBOUTI 💪💪💪💪💪💪💪💪❤❤❤❤❤❤❤❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @ubahmoahmed5620
    @ubahmoahmed5620 Рік тому +55

    Ayy My Dhiiga 🩸 Happy Independence Day Malinkeni 18 May 💚🤍❤️ Malin Weynba So Socota💪 Guul i.n My Country Somaliland Cadawginu Ha Jabo 🤲❤️🥰

    • @caliaxmed52
      @caliaxmed52 Рік тому +2

      Waliga ha dhicin 💪💚🤍❤️

    • @axmedyaasiin3442
      @axmedyaasiin3442 Рік тому

      Dhiigu ciyaaraha somaliland Isaaq empire 💚💨♥️

    • @safiyacumar5591
      @safiyacumar5591 5 місяців тому

      😊😊❤😂🎉😢😊to the 🎉😢😮 2:05

    • @safiyacumar5591
      @safiyacumar5591 5 місяців тому +1

      ​@@axmedyaasiin34422:13

  • @kowsarcabdikarem5503
    @kowsarcabdikarem5503 Рік тому +12

    ❤️🌧💚
    cadceed dhalatayo dhulka nurisad noga dhigantahe weliga Hadhicin🥺❤️
    DhayiHiyo nafta Kugu dhololayo mankad dhayda CalanyoHow hadhicin❤️🌧💚

  • @nimcohassan7268
    @nimcohassan7268 Рік тому +10

    Heestan Marka maqlo wan iska qiiroda Walahi dhiiga ii kaca ❤️💪🏽 Illahow dhulkeena no barakee iyo dadkenaba

    • @Hitman24-ui9tu
      @Hitman24-ui9tu 5 місяців тому

      GUUL REER SOMALILAND ❤❤❤❤

  • @Mychanelpage
    @Mychanelpage Рік тому +40

    Happy 18 may for somalilad❤️💚💙from somalia🇸🇴👍

    • @hudhud7172
      @hudhud7172 Рік тому +1

      Waad mahadsan tahey calanka Somaliland waa 3 colour 💚🤍❤️ barasho wanagsan✌🏾✌🏾✌🏾

    • @farduuzahmeth8737
      @farduuzahmeth8737 9 місяців тому +1

      ❤❤❤❤❤💪💪💪💪

  • @bashiir6166
    @bashiir6166 Рік тому +13

    Hanbalyo Hanbalyo ❤❤ shacabka somaliland meelkasta ood joogtan guuleysts cadowgiina hajabo nabada alle hadiin siyaadiyo we love you reer somaliland from galmudug wiil hg oo saka kahadla

  • @ZarahXAziz
    @ZarahXAziz Рік тому +16

    The land my father died for😢Somaliland forever my home were ever am at. From dibile now were here alxmadulilah🎉🎉ilahay naxaristo jannada haka warabiyo inti SNM e naftoda u wayeey Calankena quruuxda badan💚🤍❤️

  • @caynihazzan4861
    @caynihazzan4861 Рік тому +20

    Dhiiga I kacay reer soomaliland congratulations happy 18may 😭😭😭

  • @ladnaomar3449
    @ladnaomar3449 Рік тому +32

    Wey dhiiga happy independence day mai country somaliland malin an wada sugeyno from borma 💚🤍♥️ ha laybo sida loo dabal dago guul somaliland 💪💪💪

  • @siciidaabdirasaq8256
    @siciidaabdirasaq8256 Рік тому +10

    Calan yohow ha dhicin hadhicin ❤❤❤ waligaa dhisnow dadkaygiii somalilan goobaad tihiine guulaysta my dumaashi yaashay❤❤❤

  • @Factopia-231
    @Factopia-231 Рік тому +122

    Listening to this song brings tears to my eyes as I'm reminded of how much I miss my beloved home country Somaliland. God bless this land and its people, may we reunite soon.😭❤❤❤❤❤❤

  • @iqradaahir8943
    @iqradaahir8943 Рік тому +24

    Happy 18may for somaliland ❤🖤❤💚 from muqudisho💥💥🎆🎆🎆

  • @haidermohammedkeir6185
    @haidermohammedkeir6185 5 місяців тому +5

    Love this song from Mogadishu Somalia 🇸🇴 ❤

  • @waabeerigeedi9168
    @waabeerigeedi9168 Рік тому +4

    Calanyahow ha dhicin ha dheeliyin waligaa dhisnow aamiin aamiin yaa Allaah

  • @farxaandalqaf2848
    @farxaandalqaf2848 Рік тому +4

    Inta dhegaysatay heestan 6 jeer isooraaca
    Juweeriya best vioce
    Amiin

  • @hannaahmadhussein1731
    @hannaahmadhussein1731 Рік тому +12

    Hambalyo jamhuuriyada Somaliland ❤️🤍💚
    From 🇸🇴❤️✌️

  • @nazmidagan3968
    @nazmidagan3968 Рік тому +7

    Waligayba wn sugi jiray inta dib loso qadayo hestan dayax band iyo waqalka on 🔥 fire mxd samyseen happy 18may all Somalilanders💚▫️❤️🔥

  • @ayaanayaanismail294
    @ayaanayaanismail294 Рік тому +11

    Happy 18 my reer ayeeyahy from suldanadi warsangali

    • @nawaalnalka5983
      @nawaalnalka5983 Рік тому +1

      Mahadsanid gobeey❤😊

    • @mahmoudaliosman8579
      @mahmoudaliosman8579 Рік тому +1

      Gobtii Garaadada Harti Warsangeli.
      Farxadiinu waa farxaddayada.
      Alle ha xafido Sanaag iyo Carro Warsangeli iyo dadkeedaba.
      Maalin qurux badan baan soo booqan Buuraha Caalmadow.❤❤❤

    • @ayaanayaanismail294
      @ayaanayaanismail294 Рік тому

      Indr waan kugu soo dhaweenayaaa

  • @ozmanahmed7352
    @ozmanahmed7352 Рік тому +3

    waa lagu daalayaa mooyee dadkii hore lama gaadhaayo

  • @mohamedibrahimq.1223
    @mohamedibrahimq.1223 Рік тому +4

    We love the Republic of Somaliland from Borama,Awdal,Somaliland.❤

  • @ayaanabokor8879
    @ayaanabokor8879 Рік тому +19

    Markay originalka ahyd wxba kama fahmayn ereyada lkn iminkaan fahmay 😂 happy 18 may dalkiyo dadkaygiyow ❤❤❤

    • @hannamaxmuut
      @hannamaxmuut Рік тому +1

      Horta mayla argty😂

    • @Gaasiraguuled
      @Gaasiraguuled Рік тому +1

      ​@@hannamaxmuut marag teen mid man ka fahmi jirin waliba inda uu qadayo dararamle😅❤❤

    • @SalahYare-lv4pg
      @SalahYare-lv4pg Рік тому +1

      Wllh kula mid ahy

    • @safiyaqaadi
      @safiyaqaadi Рік тому

      😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @AhmedMohamed-uz2qz
    @AhmedMohamed-uz2qz Рік тому +3

    Juweriya jano way socoty wllhi
    Kaligeeed baa halkan ugu shidan

  • @hamseomerbatuun8391
    @hamseomerbatuun8391 Рік тому +1

    Cadceed dhalatayoo dhulka
    Nuurisad nooga dhigan tahee
    Calanyahow ha dhicin ha dhicin
    Ha dheelin waligaa dhisnoow

  • @waalidadeec2752
    @waalidadeec2752 Рік тому +18

    Geesi dhiidhiyaad
    Dhiigiisi qabtaa
    Waa laguu dhintee
    Jiidhkaa dubaaxiya oo dareenkayga wadanimo ayaa kor u kaca mar oo kale, waayo waxaan ka mid ahay inta Aabbayaashood u halgameen, u dhaawacmeen, una naf waayeen calankaas quruxda badan ee korkeena ka babanaya iyo qaranimadaas aynu ku naaloonayno.
    Somaliland guul mar walba iyo meel walba.❤

  • @mrshabazg6647
    @mrshabazg6647 Рік тому +9

    Janan keena bootan iyo ciidamada buruud kaleh iyo inta biixi noolyahay huwan way bahdilan tahay👍 somaliland allaw dhawr❤

  • @Mahadxidig-official
    @Mahadxidig-official Рік тому +3

    Juweeriyo jano iyo amiin yare unbaaa heesta si dareeen leh u qaaday well done walalahey reer Somaliland💚🤍❤️
    From Somalia🇸🇴

  • @xasanmuse7908
    @xasanmuse7908 Рік тому +5

    Wllhi heestan markaan daawanaayay jidhidhica iga soboday wllhi ilove somalind dalkayga❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Mahadxidig-official
    @Mahadxidig-official Рік тому +11

    🎉Happy 18 may Walaalahey Somaliland eebe sanadan sanadeena bash bash iyo badhaadho ha’idinku gaarsiiyo🤲🥰

  • @ayanlexuzzen1566
    @ayanlexuzzen1566 Рік тому +24

    Keep going waqal studio 🙏💉🇩🇯

  • @HodanOsman-op9re
    @HodanOsman-op9re Рік тому +39

    Dadkii xulka ahaa ayaa Isugu tagy
    Amazing voices ❤️ 😍

  • @mila2069
    @mila2069 Рік тому +6

    💚💚💚❤❤❤✌ 💋💋😘😘😘😘
    Meeshaan qurxoon ey jogaan wa halkee mageceda isheega wlalayal

  • @mohamedomarmohamed2029
    @mohamedomarmohamed2029 Рік тому +25

    2:32 You have a lovely tone to your voice and had great control throughout👏

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 Рік тому +11

    Fanaantii reer London ku khatarsanaa balse it's very important because xusuus heestan somaliland dhiiga dhiiga ❤❤❤❤❤

  • @abdirahmaansaidm8848
    @abdirahmaansaidm8848 Рік тому +2

    Wan idi salamy 👋👋 Reer Hargeisa 18 may 💚💚🤍🤍❤❤ form Canada 🇨🇦🇨🇦🇨🇦 🥺

  • @ammanabdirahmanelmi6871
    @ammanabdirahmanelmi6871 Рік тому +6

    hambalyo somaliland waligiin jira from mj boy 😂✌️

  • @abdiqadirzanka7034
    @abdiqadirzanka7034 Рік тому +4

    Allow Nabad warto idin sii
    Runtii waligay maanan tagin
    Wooqooyi lkn dad Xadaariyiin ah
    Oo wada Hambal ah ayaan Ka bartay
    💚💚💚💚💚💚
    🤍🤍🤍🤍🤍🤍
    ♥️ ♥️♥️♥️♥️♥️

  • @AhmedIlkacase-ue4jg
    @AhmedIlkacase-ue4jg Рік тому +3

    From Djibouti 🇩🇯 guuul iyo gobanimo

  • @abdirisaqmohamoud8740
    @abdirisaqmohamoud8740 Рік тому +5

    Mansha Allah allow dhowr Somaliland, wax cusub iyo heeso cusbna waa laydinka fadhiya bahada dayax band.!! Happy 18 may 💚🤍❤️

  • @user-hh2jx3qs3v
    @user-hh2jx3qs3v Місяць тому +1

    Masha Allah wllo mcn Qli

  • @yonezcrown
    @yonezcrown Рік тому +21

    Happy 18 May Team Waqal 🔥🫡

    • @wllhanadcr2155
      @wllhanadcr2155 Рік тому +1

      Hesta idhitinka maxa sifeecan ugu saxi weesay

  • @hajiragaraad7064
    @hajiragaraad7064 Рік тому +6

    Happy 18 my dadkaygiih somaliland 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺

  • @AhmetNoor-vh7yi
    @AhmetNoor-vh7yi Місяць тому +2

    Calanyaw ha dhicin❤❤❤❤❤❤

  • @youzarsifmohamed6031
    @youzarsifmohamed6031 Рік тому +4

    wan jidhidhicooday 🤛 happy 18 May dhamaan umada reer Somaliland meel kasta ka jogtan dunida farxad ku noolada 💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝

  • @KhalidCosta4
    @KhalidCosta4 Рік тому +7

    Happy 18 May Somaliland From Mogadishu 💚🤍♥️

  • @waabeerigeedi9168
    @waabeerigeedi9168 Рік тому +2

    Waligaa ha dhicin waligaa dhisnow aamiin yaa Rabbi

  • @Wadani_WiiL_SoomaaLiyed.2012
    @Wadani_WiiL_SoomaaLiyed.2012 Рік тому +3

    Calankayga 🇸🇴💋❤️Jecliyaa, From D⁵ pOwEr💪 🇱🇺😍

    • @ciise1437
      @ciise1437 Рік тому +2

      Maradan meesha Kala taga 😏👋

  • @nimcanbismail6007
    @nimcanbismail6007 Рік тому +22

    Happy 18may❤❤❤❤❤❤❤ somalilander

  • @nafuzharagsan2196
    @nafuzharagsan2196 Рік тому +7

    Cadceed dhalatayoo dhulka nuurisaad noga dhigantee calanyow ha dhicin waliga hadhicin💚⚪❤️ happy 18 may dadkagaygi 💚⚪❤️💯💯

  • @khadaradamoffcial5340
    @khadaradamoffcial5340 Місяць тому +2

    Guusha Somaliland baaleh💚🤍❤️✊️💪💪

  • @Gaasiraguuled
    @Gaasiraguuled Рік тому +2

    Dhmaca iyo daban ku dhexqadayo wajiga udhigaye waliga ha dhicin ❤
    Way naka waa malin teeni😊

  • @raliyaabdi1632
    @raliyaabdi1632 Рік тому +3

    Ciidan dharsanbaa dhudhun iyo awood kugu dhawrayee Calanyaw ha dhicin 💚💭❤

  • @ayanhussein
    @ayanhussein Рік тому +5

    Guul somaliland reer abtiyaashey❤️❤️❤️❤️🙏

  • @hibaaqfaysal3653
    @hibaaqfaysal3653 Рік тому +2

    Alaa ciiltiroow qurux badnidaaa wligaa dhisnoow💚◻️❤

  • @harardheere100
    @harardheere100 Рік тому +1

    Khaalid dhoobo halkuu galaa inankaa fankiisa waa top mana la arkeeeee

  • @sir__cmc
    @sir__cmc Рік тому +49

    Originalka marnaba ma gaadhayso tani xataa jeex kama gaadhayso. Laakiin tan ba codadka Juweriya,C/sicid iyo amin yare waa top.

    • @abdiazizmaslah6044
      @abdiazizmaslah6044 Рік тому

      Yaa qaada originalka huuno😮

    • @nasraomer2819
      @nasraomer2819 Рік тому

      ​@@abdiazizmaslah6044 fanaanin badan calanyahow ha dhicin ku qor ada arkiye. 13 yrs ago ba la qaaday

    • @UmaAhmedMacan
      @UmaAhmedMacan Рік тому +2

      Tiii ku qaday kuma dhigto 😂😂😂 3 bad magacwday ee makala dhacaan dhalinyaradasi

    • @abdirahmanadami8870
      @abdirahmanadami8870 Рік тому +2

      Absolutely xataa music ga marna ma gaadhayso, anigu tii hore ayaaban iska dhegaysanayaa 😂

    • @zuhyrmohmed1968
      @zuhyrmohmed1968 Рік тому

      Kii hore safeexmaahan sifiicin loo fahmi maayo lkn kani top❤

  • @shaafimukhtar8860
    @shaafimukhtar8860 Рік тому +4

    Woow maansha Allah dayax band waan sugaayay

  • @apdirahmaanzakki5823
    @apdirahmaanzakki5823 Рік тому +2

    Calan yahaw ha dhicin weligaa ha dhicin💚🤍❤️💪

  • @cabdirishidmaxamedjamac4820
    @cabdirishidmaxamedjamac4820 Рік тому +2

    Calanyahaw hadhicin weligaa ha dhicin calanyahaw hadhicin 💟💟💟💟💟💟💟💟🇮🇷🇮🇷🇮🇷 waxaa soomaaliland oo kaliya uuN baasamayn Kara 💟💟💟💟💟💟🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷😀😀😀😀 like saara heeskana waa kala kacsan yhy

  • @nosirohmed
    @nosirohmed Рік тому +3

    Dareenkayga bey bedeshay walahi 😭❤❤

  • @abdirahmanmohamud9583
    @abdirahmanmohamud9583 Рік тому +13

    somaliland we love from somalia allaha idin dhowro 💚🤍❤️

    • @KhadraOsman-ys2uv
      @KhadraOsman-ys2uv Рік тому

      We love somalia too ❤. when we united in 1960 it didnt work may in near future

  • @ducaysane1133
    @ducaysane1133 11 місяців тому +1

    Heestani waa hees cajiib ah runtii

  • @DeeqaAbdullahi-re3xu
    @DeeqaAbdullahi-re3xu Рік тому +1

    Cali axmed raabi Ali seenyo dhaxal wngsan ayaad u reebtay umadaad abwaan waqal studio fananiinta somaliland idina taariikhda ayaa idin qoraysa dalkiina ayaad wax ku tihiin waqalka shaqalka duula hore u soco

  • @zihaambarwaaqo8660
    @zihaambarwaaqo8660 Рік тому +3

    Kumayal dhintiyo kuman dhawacn ka dhadhaminaye Calanyhow ha dhicin ❤❤

  • @farxaanmaxamed6107
    @farxaanmaxamed6107 Рік тому +12

    Happy 18 my reer somaliland ❤❤

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 Рік тому +2

    Ilmaa iga timaada marka bajka
    GEESI DHIIDHIYAAD
    DHIIGIISI QABTAA
    WAA LAGUU DHINTEE
    CALANYAHOW HA DHICIN
    WLHI WAN OOYA
    HAPPY INDEPENDENCE DAY 18 MAY 2023❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Maria_mlpzn-0
    @Maria_mlpzn-0 Рік тому +2

    Cisi iyo sharaf calan yoow 🥰🥰💯💚🤍❤️. 💚🤍❤️

  • @Dayr12
    @Dayr12 Рік тому +4

    Woooòooooooow masha.allah somaliland weligaa jir my homeland

  • @AarLyrics79
    @AarLyrics79 Рік тому +6

    Happy 18 may dadkaygii Reer Somaliland ❤️❤❤

  • @apdihakimck602
    @apdihakimck602 Рік тому +2

    Somalilandernimo ❤

  • @hajibarut9920
    @hajibarut9920 Рік тому +9

    "DAYAX BAND"💯 Ala maxaad koox tihiin, waxaad koobsateen "Maamul wanaag, iyo fanaaniin dhalinyaro ah oo cod toolmoon oo aan rag iyo dumar kala dhicin" - Waad ka baxsateen.👏💯
    Dhiigu biyo maaha😂❤🤍💚

  • @tayasiirtaarjiidh4213
    @tayasiirtaarjiidh4213 Рік тому +9

    Juweeriya jani best voice❤

  • @carafadaleeli272
    @carafadaleeli272 Рік тому +3

    Dhaqashiyo nafbaan
    Labadaba dhigee
    Dhigaan ku mutee
    Waliga ha dhicin❤

  • @mursalgadhka9394
    @mursalgadhka9394 Рік тому +1

    Heestan fanaaniin culus baa hore u qaaday kooxdan dayax band na waxan leeyahay Hamblyo Hamblyo
    Heestan yaa ii sheegi kara cida laxankeeda sameeyay

  • @zir_naazir
    @zir_naazir Рік тому +1

    bisha o dhan inagaa leh landers 💚🤍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @SOMTRUCK480
    @SOMTRUCK480 Рік тому +4

    Masha Allah ❤Somaliland Allow dhowr