جزاك الله خيرا Shekh waxaa ku noolahay UK 21 sano kahorna 10 sanoo Holland الحمد لله Ciyaalna weey ii joogaan laakii niyada kuma degena waxaa kaa codsanaa in aa aniga dhamaan ehelkeeyga noogu soo duceeysid in uu ilaahay meel kheyr qabto nageeyo
#TALO sheikh ado mahadsan labada qiso na wada wad tusaale #Sabtida mida xabsiga no so sidan #Axad qisada safarka iyo waxyabihi aad kala kulantey no so sida #Wa Fikirkeyga #Mahadsanid
Sheekh mustafa please Majo ku ciroole baa thy ee Safarkaaga Bariga dhexe ilaa Viena Storia Noo bilow❤ Taas markey dhamaato Ka dib nogu xiji Xabsiyadii siyaasiga ee Xarakada 2010 ilaa 2022. Aad xabsiyada martay Tan Buug baa laga qoraa insha Allah
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته: سلمك ربي من سوء الدارين يا شيخنا الموحد ، نطلب منك أن تواصل لنا على حد ما قال الشاعر اقرؤوا التاريخ إذ فيه العبر == ضلّ قوم ليس يدْرُون الخبر،
Sheekh halkaa kasiiwad, gado maxaad kala kulantay, macdan maka heshay, And i suggest you write s book in english, i can assist you, you narrate the story and somebody good in english can write, english speaking communities value such stories so much, the book can fetch you good amount of money,
Ma sha Allah, Sheekh, Allah haku xifdiyo. Waxbadan baad soo aragtay. Sheekh, waxaan jeclaan lahaa in aad Sheekh Boqolsoon (AUN) tariikhdiisa nooga sheekayso. Jazak Allahu Khayran.
Masha alah waligeey geesinimada asqabtid anlayaabi shiikhoow noosiiwad midaxarakada xerageeda iyo xasan gurguurta noisoodeey
Sheekh tahriibka siiwad ila so labadkagi muqdisho xabsiyada dib noogu dhig aad ban uxiisaynayna sheekada hada socoto allha ku xifdiyo oo waxan rabna inan khibarad iyo waayo aragnimo ka faaidno xiligaas 1988 intaad jirtay baan hada jira
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Mashaallah Allah akupe mema
Ameen ya rabby
MashaAllah Sheikh Qisada iskawad Walahi wa wax lagu cibri qato. ALLAH haku nabad yelo
Mnshlh sheikh Allaha ku barakeyo ee baal ino namestir safarka tahribka ku sabsaan oo dhaan
Walee libaax waad kadarantahay. ALLOW KUXIFDI .❤❤❤❤❤
Shekh Allaha ku baarakeeyee,waxad noosoo gudbisaa tarikhda shekh boqolsoon iyo mawaaqiftii uu istaagtey dawladii kacaanka iyo wxii kala qabsatey.
Sheekhaw waan kusalaamay waa mahad oo jooga muqdisho ayaga dhan waan rabnaa halxabo hakatagin Nooga bilow gedo
الحمدلله ilaah wuu ku badbaadiyay markastna alle ha ku ilaliyo
Cajiib
Rutii qisadaa. Tii iigu cajib badayd ee aan casrigan
dhagaysto weeye
Cibrada 2 aad
2- dadaalaa waa gaaraa insha allaah waxuuna sheekha soo xirtay leen ugu yaraan macluumaadna wuu soo helay
2- shaqaa sharaf leh intu dad shaxaadi laha sheekha wuxuu ka dawr biday in uu dhibkaas iyo kbatarabaas badan u bareero
3- casiiimada ama go'aan adayga waa muhkim dadkuna .mawada laha sifadaas
Maasha allaah sh mustafa waa taariik aad umacaan waxaan jeclaan lahaayn sida ay isugu xigaan in aad noogu sheegto mahadsanid allaah ha ku xafido
ان في قصص عيبر
Masha allah allah haku xafdiyo shiikh
Tariqda nosiwad sh allah hakubarakeyo wad maxadsanthy
Maanshallah sheekh welldone.
Sheekh ilaahay haku xifdiyo taariikh cajiib ah ayaad kasheekeysay waxaan dhihi lahaa tan safarka noo dhameey marka hore kadib tan xabsiyada bilow adigoo raali ah. mahadsanid
جزاك الله خيرا يا الشيخ مصطفي Waxa aan la yaabay sida aad u xasuusan tahay magacyada meelihii aad soo martay iyo dadkii magacyadoodii iyo reerahoodii
M.allaah
Sheikh mustaf Ali canood waaan kujeclahay Rabbi janada hagu kulmiyo inka iyo muslimintadhaantooodba .
Wax badan ayaad ii qabatay dhanka caqiiiqada aaad ayaaad iii maydhay shaki iyo qudhun naga buuxay cid kalana ku dhiiran waysay inay nooo bayaaamiso
Shukran ya sheikhii
Safar nooo wad ilaaa aaad ka dhamayso shekh
Aamiin
Manshaalah
Hadan wax ka bidhamiyo cibrooyinka qisada waa sidatan :
1 - Aqoon la'an waaa indha la'an sababtoo ah wax aqoon haduu u leeyahay sheekha macaadinta dhibka safarerkaas khatarta uma galen sababtoo ah nicmadu wadankiisa ayay ka buuxda alxamdulilaah.
Kuwa kalena gadaal Baan ka sheegi doona insha allaah
Aad baan ugahelay safartan dhibka iyo wax barashada kuu aheyd runtii inta aadka shekeysay waa dhul aan badankii garanayo melaha qaar EE aad dahabka uraadisay soda maji ya Moto maahane wax qalada kamaadan shegin walina wanku suganahay oo waanka shaqeay darawal mahad sanid shiqow
Allaha hakuxafido sheikh
Shiq mida safarka noo dhamestir allaha kubarakeeyee
جزاك الله خيرا
Shekh waxaa ku noolahay UK
21 sano kahorna 10 sanoo Holland
الحمد لله
Ciyaalna weey ii joogaan laakii niyada kuma degena waxaa kaa codsanaa in aa aniga dhamaan ehelkeeyga noogu soo duceeysid in uu ilaahay meel kheyr qabto nageeyo
Ilaahay haidin xafido,oo allaha idinku hanuuniyo sida uu raalli kayahay,,meelkhayr qabta allaha idin dajiyo.
Wadaadka waxaan kacodsaneeynaa inuu book kuqoro qisooyinka oo dhameestiran
ninka raga wa in uu go,aan qaata wadna ku saxaneyd shiikh mustafa
Sheikh allahaaaaa kuxafido……wlhi waa taarikh aaaad u macaaaaaan …… taarikhda noooo wad aaaad baaaan oga helay …….
Maashaa allaah
Masha allah allah haku xafido
#TALO sheikh ado mahadsan labada qiso na wada wad tusaale #Sabtida mida xabsiga no so sidan
#Axad qisada safarka iyo waxyabihi aad kala kulantey no so sida
#Wa Fikirkeyga #Mahadsanid
Sh tarikhda siwad
Sheekh mustafa please Majo ku ciroole baa thy ee Safarkaaga Bariga dhexe ilaa Viena Storia Noo bilow❤ Taas markey dhamaato Ka dib nogu xiji Xabsiyadii siyaasiga ee Xarakada 2010 ilaa 2022. Aad xabsiyada martay
Tan Buug baa laga qoraa insha Allah
Shiikh mustafe wlh waad soojabtay lkn halkaas kasii wad ilaa laga gaarayo yurub iyo sonokhoshadaada o aad dalka kusonokhotay
Shiikh sheekadaan noo sii wad. Buurahii gedo bal inaad wax Ka hesho iyo Sidii Tanzania in cidiyahu kugu murxaan.
Nimaan dhul marin dhaayo maleh, sheikh waad soo jabtay ee safar gado hadana kan ilaa south africa iyo tanzania noosoo hor mari
1, Waxa ila ficn inad is raaciso qisoyinka tahribka ilaa aroskaga ma ilaa yurub kadib xabsiyadha usonoqo.
2=ama midn qisada xabsiyadha noobobsi waayo naftu qisoyinka wey jeceshahay , xukmadho ayana kabuxa.
Wallahi cazima ayad ledhahay
Ahalkaga iyo malkaaga Allah hakubarajeyo.
Hada kasiwaad gedho iyo wifi kaaqabsadhey.
والسلام عليكم ورحمة الله وبركاته.
Pope baba
Aamiin bro
Buug ka dhig tarikhdan shekhy
Masha Allah tabarakallah…. Sheekhow beesha “Re Amadin” waay kaa sheegteene maxaad war badni oogu sheegtay !
Cafwan waana ka raalligaliyaa
Noowad qisooyinka wax badan baan ka faaiidnsye soo dhamaystir
Noowad qisooyinkaada oo dhan
Sheikha please dadka dhintay ilahay ha unaxariiste dheh afkaada way ku yartahay arintaas
Ku wii noolnah way mahadsantahiin dheh
shiikh mowduuc noga soodiyari qabyalada
Masha allah allaha xususta kuxifdiyo
Tan tahriibka noowad shiikh
Soomaali qabiilka kamana tagaan mana ogala inlasheego
Waa soojabtay wllh😂
Wallaahi inaga qabiilku meel khadara buu inageeyay
Allah haku hafido
Sh Taariikhda sidey isugu xigto u wad i.a. Hiiraan meelaha laga sheegayna waa jeclan lahaa inaad noo sheegto si aan oga raadsanno.
Sheekh please tan tahriibka noodhamee, intaada tanakle bilaabin.
Channel admin sheeqa naga gaarsii, mahadsanid
Kuwa shabab noola soo dhaqso Insha allh
Soobadi waa u bognee
tan tahriiibta iyo dahabka sii wad shiikh
Sh tarikhda
Shiikh dimukhraatiyada noo sharax wax kitaab laga qorana noo sheeg waan kaa cod saneey naa sidii aad noo gu sharaxday wax kale
كفر الديمقراطية ومعتنقيها
Raadi kitaabkaas wuxuu kuu cadaynayaa kufriga dimoqraadhyada
Niikuwa na ngoja
Masha Allah
Idoorka diin ka dhigtay qabyalada
Sheekooyinka xabsiga noo siiwad .. safarada dibada noo dambeysii
Mida tahriibka wad shiikh sababto ah hada waxaa noo socday socodkaaga marka taas noo wad xabsiyada waan usoo laabanayna waana mahadsan tahay dadkana baraaruji xiligaan hada la joogo fasahaad badan baa jira
Ascwb shiih mustafa noo soo dedeji
Waadsoo jabtay qatar badana waad isgalisay.
Nosii wad sheekada iyo taarikhda Dhmnted
Xabsiyqda ka sheekee
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته:
سلمك ربي من سوء الدارين يا شيخنا الموحد ، نطلب منك أن تواصل لنا
على حد ما قال الشاعر
اقرؤوا التاريخ إذ فيه العبر == ضلّ قوم ليس يدْرُون الخبر،
وعليكم السلام ورحمة الله
حفظك الله
Tan xarakada maaad Naga daaysid shiikhanaa hhhhhh
Taariiqda cajiiba weeye
Sheekh halkaa kasiiwad, gado maxaad kala kulantay, macdan maka heshay,
And i suggest you write s book in english, i can assist you, you narrate the story and somebody good in english can write, english speaking communities value such stories so much, the book can fetch you good amount of money,
Thank you bro
Qofba waxbaa lagu ibtileeyaaya socodbaa lagugu ibtileeyey waxaase dhaba odhaahdii ahayd nimaan dhul marin dhaaya maleh
Raga socodka waa udoor haduu mowdku daayo
Asc aad baan kuu salamayaa waxaan kaa codsanayaa inaan telkaaga helo
+252682588890
Whatsupkaan kalaxiriir sheekhaa
Miyaad qoran jirtay
Asc sheeq soomaaliya miyaad joogtaa mise dibada
Sheekhu somalia ayuu dagan yahay
Shiikh mustafe wlh waad soojabtay lkn halkaas kasii wad ilaa laga gaarayo yurub iyo sonokhoshadaada o aad dalka kusonokhotay