Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Sababta ay u islaameen 3daan Youtuber | Farriin mihiim ah |

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2020
  • waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho

    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

КОМЕНТАРІ • 1 тис.

  • @ogaansho
    @ogaansho  4 роки тому +1130

    channelada ragga aan sheegnay
    Mr whaatwa : ua-cam.com/users/MrWhaatwaavideos
    Daud kim : ua-cam.com/channels/Zvmd8vkAM_oMC_f90vWfag.html
    Jay : ua-cam.com/channels/_tgsxACmD89VH6eXiLyUBQ.html

    • @Maanhag
      @Maanhag 4 роки тому +28

      Asxaabta waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo UA-cam mustaqbal kaleh hala idhiira geliyo UA-cam keyga soobooqda waa iga codsi mhsnidiin

    • @safawehliye8655
      @safawehliye8655 4 роки тому +5

      ماشاالله♥💐

    • @luckycookbeuty1007
      @luckycookbeuty1007 4 роки тому +7

      @@Maanhag isar ana

    • @anabmohammed2746
      @anabmohammed2746 4 роки тому +5

      Barakallah

    • @Abusufiyan_____4
      @Abusufiyan_____4 4 роки тому +6

      Daud Kim ban agaan Wana lasocday lakiin labadan kale maanta igo horaysaa

  • @abdiwalichannel.6574
    @abdiwalichannel.6574 4 роки тому +436

    Wxn jeclahay inan dad soo islaamiyo insh'allh hdd ila midtahy like iisaar

    • @samirahsamir6930
      @samirahsamir6930 4 роки тому +8

      Insha Allah ku dar Hno

    • @abdiwalichannel.6574
      @abdiwalichannel.6574 4 роки тому +4

      @@samirahsamir6930 insh'allh

    • @hana8824
      @hana8824 4 роки тому +3

      Masha allaah lakin adiga diinta baro hadiikale waxa lagayabaa in adiga lagulumiyo

  • @abdirahmankaarto315
    @abdirahmankaarto315 4 роки тому +73

    Allihii islaam inaga dhigay ♥️ ayaa mahad leH illahayow hana luminin umadaadii baanu nahaYe waxaanu nahay ardaydii Nabbi muxamed scw
    Illahay haynoo gargaaro aamiin♥️

  • @disapplethis
    @disapplethis 4 роки тому +95

    Korean youtuberska wee soo muslimooyan ALHAMDULILLAH☺🥰
    *Kooxdeyda SHINee inee soo muslimaan rajeynaa IN SHAA ALLAH😪💗*

    • @ryna5840
      @ryna5840 4 роки тому +2

      Wow shinee waa jeclhy anba k.pop ilaan waa dawata BTS saaid usii jeclhy

    • @jimjum1547
      @jimjum1547 4 роки тому

      Shinee one of my favorite kpop idol Ana sidookle wan rajeynaya inkatoon jonghyun uu gaalnimo ku dhintey miskiin

    • @djaboutienkaafir5992
      @djaboutienkaafir5992 4 роки тому

      soomaalida aqliga lehna weey gaaloobooyaan

    • @ryna5840
      @ryna5840 4 роки тому

      @black diamond haa wlhi waa jeclhy k.pop dhan siiba group yada nimanka😁🤗

    • @abdishakuursantoz6210
      @abdishakuursantoz6210 4 роки тому

      Mnshlllllh waaa arin lagu farxo

  • @abdiwalichannel.6574
    @abdiwalichannel.6574 4 роки тому +371

    Wxn jeclahah inn dadka soo islaamiyo hdd ila midtahy like saar

  • @apdrahmanqanciye2003
    @apdrahmanqanciye2003 4 роки тому +180

    Ku Faan inad haysato diinta ugu qurxoon adunka Alxamdulilaah For being musLim❤😰

  • @abramjeylani2462
    @abramjeylani2462 4 роки тому +125

    Soomaali dii UA-cam yada furatayna fasahaad iyo fusuq bey la yimaadeen aduunow xaalkaa ba🌚

    • @nuurtohassan8524
      @nuurtohassan8524 4 роки тому +1

      Haa badankooda wlhi

    • @faadumoyaasiin8120
      @faadumoyaasiin8120 4 роки тому +1

      Runtaa Bowe

    • @Malikahmed961
      @Malikahmed961 4 роки тому +1

      Runtaa wlhi

    • @mideeyemuxsin7507
      @mideeyemuxsin7507 3 роки тому +1

      Ilaahay baan u weydiin hanuun

    • @maryammoh1450
      @maryammoh1450 3 роки тому

      Masha allaah allxamdu lillaahi call isllaam allaahu akbar nasiob badanaa masha allaah waa fadli raxmaan alllaa lamaagay imaan ayaa rabbi kuspo dejiyay ninkii khayrka ale lamaago xaquu uiftimiyaa

  • @yussufaden9068
    @yussufaden9068 4 роки тому +5

    (وقل جاء الحق وزهق الباطل إن الباطل كان زهوقا )صدق الله العظيم

  • @abassmoussadjibril3170
    @abassmoussadjibril3170 4 роки тому +46

    Ogansho my favourite channel ❤❤🙏🇩🇯

  • @raadshow6834
    @raadshow6834 4 роки тому +80

    Youtubarada islaamay ee caanka ah.
    1:mr whatwaa
    2:Daud kim
    3:jay
    4:youngsword
    5:jannah korea
    6:saeed oh iyo walaalkii rasheed oh.
    7:Rosie gabrielle.
    8:Samurai muslim
    Iyo kuwo kale oo youtubera ah.

    • @fahad_cigaal
      @fahad_cigaal 4 роки тому +2

      Gabar Canadian ah oo Rosie Gabrielle ladhaho ayaa jirta oo UA-cam barad ah

    • @samirahsamir6930
      @samirahsamir6930 4 роки тому +5

      10 kan ba waa UA-camr Korean so Islamay. So fiiriya oo Hala support gareeyo 👇🏾💪🏾
      1: Emir Kim
      2: Ujung Oppa
      3: [international couple] Hatmyutube
      4: Zahra Queen
      5: koreli Ayperi
      6: Abdullahi Alkorean
      7: Bohemian kitchen
      8: Madina Su
      9: Yerin يرين
      10: Ayana moon

    • @raadshow6834
      @raadshow6834 4 роки тому

      @@fahad_cigaal haa gabadhaa mar horay muslimty.

    • @fahad_cigaal
      @fahad_cigaal 4 роки тому

      @@raadshow6834 sidaa uma sii fogayn wll sanadkan bilowgiisii ayay ahayd

    • @raadshow6834
      @raadshow6834 4 роки тому

      @@fahad_cigaal haa wll maysan fogeyn ,wakhtigaa iska dheerenyo maahee.

  • @abdi2964
    @abdi2964 4 роки тому +146

    Hadaad sideeda cml saddexda UA-camr horey uu kaseeysay like saar hee🤣

  • @apdiwahabfabulous8888
    @apdiwahabfabulous8888 3 роки тому +6

    Waxaan Aad Ugu Farxsanahay Inaan Heysto Diinta Ugu Qurux Badan Dunida Alhamdulilah Being Muslim🥰❤️

  • @salmahassan6998
    @salmahassan6998 4 роки тому +99

    Ragaan aad baan ugu xiranhy youtubekooda waana dad marwalba reaction ka bixiyo islaamka❤

    • @ilyaascabdikariim2940
      @ilyaascabdikariim2940 4 роки тому +2

      Like that for u

    • @hoodoyusuf627
      @hoodoyusuf627 4 роки тому +2

      Anigana sidoo kale gaar ahaan jay iyo daud

    • @Husnidahir7
      @Husnidahir7 4 роки тому +1

      Only mr whaatwaa baa reaction bxiyo kuwa kle waa vlogers 3duba iyagoo aan islaam ehyn baan ku xirnaa mrka laga reebo yarka daud kim dhahayaaan oo aan bartay mrku islamay kadib

    • @salmahassan6998
      @salmahassan6998 4 роки тому +1

      @@Husnidahir7 wlo 3daxduba way bixiyaan reactionka lkn haa mr whaatwa ugu badan xaga reaction bixinta

  • @mohameddeq6370
    @mohameddeq6370 4 роки тому +19

    Waan lasocday channelkooda ilaa iyo intee ka islaamayeen 3 doodaba.
    Allaha ka daadajiyo khalbigooda caqiidada saafiga aha ee ah Islamka .
    Anagana allaha inta aan khaladnay amaba sheydanku na balmariyay allaha nawaafajiyo.
    Barnaamijyadaan markasta update kasta ee kasoo kordha waan ubahnahy ee nala soo socod sii,si aan farxad uga helno.

  • @abudulmajid6040
    @abudulmajid6040 4 роки тому +228

    M.sha welcome the real relegion❤❤❤❤

  • @macalincabdiraxman5060
    @macalincabdiraxman5060 4 роки тому +13

    الحمدلله الذي أنعمنا على الإسلام.

  • @abdiwalichannel.6574
    @abdiwalichannel.6574 4 роки тому +28

    Runtii yarka Ingiriiska ah daud kim iyo mrwaatwa waan daawan jiray muuqaaldooda siiba Daud iyo Mrwathwa waa rag diinta layaabay kahor inta ay san soogalin.

  • @Zhangzhi123
    @Zhangzhi123 4 роки тому +14

    Waxan ku farxsanahy inuu illahay 3 qof diinta macan ee saxda ah kuso hadeeyey waxana ka xumahay somalideena diinteena macan kasii baxaya Allow ino gargaar

  • @idontcare6649
    @idontcare6649 4 роки тому +5

    Sadexda wiilba markay islamayeen waan dawaday 😊

  • @hanadrached4917
    @hanadrached4917 4 роки тому +13

    Dintena mcn qof walpa wankuso dhawenena ilahy haku xafido wllky oo wlshy

  • @ahmedmuse8159
    @ahmedmuse8159 4 роки тому +11

    Masha Allah
    2 da UA-camr ee Da’ud Kim iyo jay ba waan ku xidhnaa channels koda

  • @filsanmohamed1763
    @filsanmohamed1763 4 роки тому +10

    Masha allh youtuberka ugu jeclahy waa daud kim wlhi Malaysiyinta iyo Indonesiyiin isku fasal nahay waa dadka ugu dhaqanka fiican

    • @ssn2553
      @ssn2553 4 роки тому

      Waa korean isagu

    • @filsanmohamed1763
      @filsanmohamed1763 4 роки тому +1

      Waa ogahay in Korean yahay lkn Indonesiyiinta aan kahadaly waa kuwa videoga ku jira hadii aad dhamaysaty muqaalka

  • @mariam-nw6pk
    @mariam-nw6pk 4 роки тому +2

    قال تعالي "انك لا تهدي من احببت ولاكن الله يهدي من يشاء"

    • @ogaansho
      @ogaansho  4 роки тому +1

      *إنك لاتهدي من احببت ...
      sixitaanka aayada.

    • @mariam-nw6pk
      @mariam-nw6pk 4 роки тому

      Shukran jazaaka allaah

  • @bartaynoloshicusbeyd8103
    @bartaynoloshicusbeyd8103 4 роки тому +6

    4:5 daqiiqo. Wiilka shatiga baluuga xiran. Ad u u jecelyahay Muslim ka dhaqankooda ad cajab galiye.
    Inuu soo muslimi doona ayey u badantahay.
    Allah haku soo hadeeyo

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ 4 роки тому +3

    Ilaahay ayey mhd dhamteed u sugnaatay
    Mhsanid wll omer inshaar 💯
    الحمد لله و الله أكبر

  • @villaboy7169
    @villaboy7169 4 роки тому +16

    OGAANSHO WE LOVE YOU

  • @xogsiin
    @xogsiin 4 роки тому +6

    Hambalyo Hambalyo.
    Masha allah Diinta islaamka ayaa ah diinta naxariiata farxada iyo nolosha macaan . Allaha qalbigeena barbaariyo jeceelka diinta islaamka.‼❣❣

  • @Amiirka77
    @Amiirka77 4 роки тому +7

    My Best Channel i hve ever seen❤️
    keep going Bro

  • @AhmedMohammed-dw1jz
    @AhmedMohammed-dw1jz 4 роки тому +10

    xadiithka(من كان يؤمن بالله واليوم الآخر)
    micnihiisu Waa iimaan kaamila ee maaha iimaan la aan ✌️

  • @hazzanaafi6160
    @hazzanaafi6160 4 роки тому +6

    Mr whaatwa Family waxaan ahaa ku dhawaad two Years waxaanu ahaa qof aad iyo aad u qalbi Jilicsan.
    ❤❤❤❤
    Daud Jim na 1 and Half year.
    ❤❤❤❤
    Jayna ilaa bilowgii 2020.
    ❤❤❤❤
    Waxyaalahaa dhiiriglin iyo Iiman uun kuugu sii Kordhaya wllhi.

  • @user-jk8mg1te3t
    @user-jk8mg1te3t 4 роки тому +1

    Wllhi ninkas mr whaatwaa la dhaho markasta waa layaabi jirey siduu waxyaabha musliminta ugu saamenta badan reaction ka uga bixin jirey hadana markaan arko inuusan diinta qaadaneen waxan umaleen jirey inuu viewers ku raadsanaayo
    Lkn maalin dhow markan arky isagoo islaamey wllhi aad ayaan u farxey ilaahey haku sugo isaga iyo anagaba aamiin💛
    Shukran ustaad omar inshar

  • @MohamedAli-ye1vo
    @MohamedAli-ye1vo 4 роки тому +5

    Masha allah welcome to real religion Brothers 💖💖

  • @Suldaan7
    @Suldaan7 4 роки тому +9

    Allahu akbar ☝️
    kuso dhawada Diinta saxda ah Islam 💯💯

  • @lastseefootball1255
    @lastseefootball1255 4 роки тому +5

    Welcome my brother's Mr whatwhata daur Kim and jey alhamdullah allahuakbar ❤️🤲🤲

  • @roodacabdi6136
    @roodacabdi6136 4 роки тому +1

    maansha alaah ilaahay diinta islaamka ha u gargaaro inta lunsana ilaahay ha soo hanuunsho aamiin yaa alaah

  • @amii86
    @amii86 4 роки тому +24

    M.a horay aan ulla socon jiray wiilsha aad ayan ugu rajaweynaa iney islaamaan alx weysoo islaamen!💞😙🕋

  • @sabriina444
    @sabriina444 4 роки тому +4

    Masha allah jay palfrey ayaan arkay walaayi saa'id ugu farxay , Mr whatma iyo Daud kim iyaga hada igu horeysa masha allah dhamaantood illahay ha xafido ❤❤
    Omar mahadsanid wll ✊🏼✊🏼✊🏼

  • @hodanmahamed1166
    @hodanmahamed1166 4 роки тому +6

    MR WHATWAA iyo DAUD KIM 2sano daawanayay Wiilkan Kale Cadaanka 2019 dhamaadkeeda Bartay 😍 Masha Allah ilaahy soo HanuuniYay

  • @albushrainstitute6608
    @albushrainstitute6608 4 роки тому +1

    Baadhitaan kasta oo ay baadhay xaqiiqooyin kusaabsan islaamka ogoow in hidaayada alle kawayn tahay hadaan alle ugu talagalina ma aanay islaameen 😍

  • @maxamedishqi8550
    @maxamedishqi8550 4 роки тому +6

    Masha Allah sxp aad ayaan uga helaa codkaaga iyo waxad Soo dhigtapa💕💕

  • @suusuuaxmed9561
    @suusuuaxmed9561 4 роки тому +12

    I hope DREW BINSKY Convert to Islam one day I.a 🙏🙏🙋‍♀️

    • @amin-dg2mk
      @amin-dg2mk 4 роки тому

      Drew Islaamka inuu jecel yahy buu sheegay waan ku xirnahy i hobe inuu islaamo

    • @hoodoyusuf627
      @hoodoyusuf627 4 роки тому

      Ilaahay ka rajaynayaa in DREW BINSKY soo islaamo in badan ayuu ka hadlaa inuu islaamka jecelyahay

    • @kevintrass5747
      @kevintrass5747 4 роки тому

      Waa yuhuudiye maxd inagala soo doonaysaan koley basaas iyo dhib un bu ka shaqeyne

  • @anisamohamud6529
    @anisamohamud6529 4 роки тому +3

    Masha allah 3 waan ku xiranaa intaysan muslimin wllhy malinkaan arkay inay muslimeen farxad baan la ooyaya 🥰

  • @abdikhabiryusuf7223
    @abdikhabiryusuf7223 4 роки тому +2

    Anigu marwalba waan daawadaa UA-camrskan waanan ku xidhanyahay alxamdulilah alxamdulilah alxamdulilah 😍😘❤

  • @gacalibnuabdiabdi5776
    @gacalibnuabdiabdi5776 4 роки тому +2

    Da'ud sifiican ayan u lasocday qisadisa
    Ku aadan islamka masha Allah hada waa nin dinta qaatay qur'aankana baranaayo alxmdullh illhy qalbiga ha'ugaliyo jacelka deenteena suuban

  • @zulthanzakimuuse8702
    @zulthanzakimuuse8702 4 роки тому +5

    Allah diinta haku sugo iyo dhamaanteen

  • @nafizamahamuud7750
    @nafizamahamuud7750 4 роки тому +9

    Daud Kim marku islaamay ayaan kudarsaday waana daageera ❤

  • @richhome3678
    @richhome3678 4 роки тому +1

    Daud kim waan daawadaa isagoo aan weli islaamin baan dawan jiray waa wiil fican wiilasha kalena alle haka dhigo kuwa Diinta sida wanaagsan ugu dhaqma
    Alle ruuxu hanuun la doono aya hanuuna😥

  • @halimaisse3676
    @halimaisse3676 4 роки тому +6

    اللهم اعز الاسلام والمسلمين ❤️

  • @inasaed2028
    @inasaed2028 4 роки тому +7

    Allahu Akbar

  • @amiinkhasiimhaji283
    @amiinkhasiimhaji283 4 роки тому +8

    Wll hadeey tahy xiliga salda tuka kadib muuqlka daawo ♥️

  • @zuuzuumahad3118
    @zuuzuumahad3118 4 роки тому +2

    الحمد لله على نعمة الإسلام

  • @1Ilyasin.
    @1Ilyasin. 4 роки тому +1

    Alxamdulillah, Rabbi (SWT) ayaa Waafajiyay, illahey Qalbigooda haku Sugo Diinta Islamka inshaa allah.

  • @ahmedmahmud835
    @ahmedmahmud835 4 роки тому +14

    Alle Inta HadhaYna Hazoo WaA FaJiYo WadadaA zaxda AmiiN

  • @aftaxkaraamahofficial7493
    @aftaxkaraamahofficial7493 4 роки тому +10

    Mr Whaatwaa legend ✌🏿

  • @maxamedashli9098
    @maxamedashli9098 4 роки тому +2

    Wallahi waanka xumahay iydoo igu dhaaftay qaad balwad walal shayda soomaaliyeed wanka codsanayaa inay iisoo duceen ana dadaal aan iskaga daynaya ayaaan bilaaabayaa

    • @waligaawanaagsanow1875
      @waligaawanaagsanow1875 4 роки тому +1

      Alle hakaaa madoobeyo waxaas oo dhan
      Sidaa jeceshahyna alle hakuu yeelo wllo
      Dhamaanten alle hana hanuuniyo khaatumadena kheer alaha ka dhigo

  • @faataxkhalief2743
    @faataxkhalief2743 4 роки тому +1

    Hadii lay dhoho wadan udir qof aad rabto in ow soo islaamo waxaan udiri lahaa wadanka indonesia waana xaqiiq in ay la dhici donan dhaqanka dadka indonesia waana dad aad uwanaagsan dadka indonesianka ah waxan rajeynaa in aad warbixin kasoo diyaariso

  • @dybala1131
    @dybala1131 4 роки тому +9

    Wll omar inshar ilaah haku xafido 🥰

  • @balariaraktidada9877
    @balariaraktidada9877 4 роки тому +13

    Mr whaatwa hadu Islamay wa Allah mahdisa walahi mudo aya ku xirna
    E walal subscriber igu cawiya

  • @diywithhubi
    @diywithhubi 4 роки тому

    Mahadsanid walakya kheir alllah haka siiyo sida fican wax nogusoo gudbiso.
    UA-camrs ka kuriyanka ah waa 3wiil iyo gabar joogta urdun iyane wayso muslimtay alhmdulahi cala nimcatul islaam.
    Inta kalane Allah Soo hanuunsho.anagane Allah na dhowro alhuma amiiin

  • @IbrahimIbrahim-pj5te
    @IbrahimIbrahim-pj5te 4 роки тому +2

    ماشاءاللہ جزاكم الله خيرا و احسن الجزء

  • @mehranyuusufshariif7079
    @mehranyuusufshariif7079 4 роки тому +3

    ✋Aqriso Wll Mahdsanid.
    M.a diintee waa diinta ugu faaa fida badan lkn waa diinta labaad ee loo badan yahay waxaan rajeynaa insha allah in aay noqon doonto diin ugu horeyso i.a Allah soo hanuuniyo kuwa kle oo dhiman Alx,Walaalayaal soo dhawaada oo kusoo dhawaada diinteena islaamka m.a 3da youtuber waxaan ka kasaa daud kim oon aan ku xeranahay i.a kuwaklena waan ku xernaan doonaa marka uu soo islaamaayay waxaan lasocday oon waxaan kamid ahaa kuwa usoo hambalyeesay Alx.M.a

  • @nuurkeyccm
    @nuurkeyccm 4 роки тому +3

    ماشاء الله جزاك الله خيرا كثيرا اخي عمر

  • @abdirahman8422
    @abdirahman8422 4 роки тому

    Surah Al Naxl Ayada (125)
    ادْعُ إِلَىٰ سَبِيلِ رَبّكَ بِالْحِكْمَةِ وَالْمَوْعِظَةِ الْحَسَنَةِ ۖ وَجَادِلْهُمْ بِالَّتِي هِيَ أَحْسَنُ ۚ إِنَّ رَبَّكَ هُوَ أَعْلَمُ بِمَنْ ضَلَّ عَنْ سَبِيلِهِ ۖ وَهُوَ أَعْلَمُ بِالْمُهْتَدِينَ

  • @amiraturkish9307
    @amiraturkish9307 4 роки тому

    Doorkan waan gartay inaad soo daynaysid barnaamijka wiilkan islaamay ee hada warkiisu baraha ku batay wooow thankx bro❤

  • @somalianew
    @somalianew 4 роки тому +5

    We want minbar bro minbar minbar minbar minbar I love it 🥰 I wait for it very Friday man why you don’t post it man am real sad you stop that show

  • @sirew276
    @sirew276 4 роки тому +4

    Xitaa mantana aniga aya ugu horeya wxan umaleynaya inan sugayey vidéo yadada wlhy 🥰

  • @abdiaziz8036
    @abdiaziz8036 4 роки тому

    Wax ka yidhi yuhuudka siduu diinta yuhuuda uga baxo way adagtah Haddii wuu ka baxan och ax kale ayuu damacadanyhy.. Alle ha ka dhigo Kuwii diinta caawiya ❤️qalbigoogan naxariis dul dhigo

  • @abdiaziizmuztphe1836
    @abdiaziizmuztphe1836 4 роки тому +1

    إن الله يَهْدِي مَن يَشَآءُ ) أى : ولكن الله - تعالى - وحده ، هو الذى يملك هداية من يشاء هدايته إلى الإيمان ، فهو - سبحانه - الخالق لكل شىء ، وقلوب العباد تحت تصرفه - تعالى - يهدى من يشاء منها ويضل من يشاء ، على حسب مشيئته وحكمته ، التى تخفى على الناس .
    اللهم ثبتنا في دينك 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @shortvideos7951
    @shortvideos7951 4 роки тому +3

    الحمد الله على حال

  • @mo_omar5377
    @mo_omar5377 4 роки тому +3

    Yes! Waxaan ogaa markuu islaamayay Daud Kim ka hor intuusan islamin waan daawan jiray

  • @abdurahmancali4359
    @abdurahmancali4359 4 роки тому

    Maashaa alaah ilaahay cida uu khayr la doono diinta ayuu waafajiyaa ilaahayoow diintaada nagu sug oo diintaada nagu noolee oo diin taada nagu oofso aamiin illaahoow qofkasta oo diinta islaamka ku dhasha oo muslim ah ama aad soo hanuuniso oo diinta soo galaba ilaahoow diinta ku sug oo diinta ku ilaali sida nimankan yuutuubarada ah aamiin

  • @zakihonesty3268
    @zakihonesty3268 4 роки тому +1

    horaan u aqaaney 3doodaba omar inshaaroow.waana kuxiranahay kanaaladooda

  • @profinneupane6883
    @profinneupane6883 4 роки тому +4

    Masha-allah❤️❤️

  • @Ishasayniska2023
    @Ishasayniska2023 4 роки тому +5

    Guuleyso ogaansho

  • @Maria_farah
    @Maria_farah 4 роки тому

    Inkabadan 10 UA-camr o Korea so islamay ay jira I'm happy they accept the right way islam

  • @nimorella6357
    @nimorella6357 4 роки тому +1

    Maansha Allah sanadkan 2020 dad aad ubadan ayaa so islaamay sido kale waxa aad usoo batay Koreanka waliba ramadaan ti waxa soo badanaya inay soomuslimaan waliba waxa cajiiba sida suaal kastooy qabeen inay jawab uhelaan islanimaduna kaliya maaha diin uune ee waa lifestyle waxa kayaabiyey inay muslimiinta yihiin dad meeshay usocdaan iyo sababta ay ay unool yihiiin garanaya ilaahay inta halowsan hasoo hadeeyo inagana yaqiinta iyo jidka saxda hynagu sugo

  • @axlaanjm8089
    @axlaanjm8089 4 роки тому +6

    Mashallah wll allaha soo hadeeyo umada dhan💗

  • @ahmedmahmud835
    @ahmedmahmud835 4 роки тому +4

    mcha allaH

  • @ZamzamAK9
    @ZamzamAK9 4 роки тому

    Alxamdullilah xaqqa ayaa alle tusay aad baan ugu farxay soo islaamidooda walaalaha. Islaamka waa aqlaaqda iyo wanaajinta la macaamilka dadka.
    قال رسول الله صلي الله عليه وسلم ( إنما بعثت لأكمل مكارم الأخلاق)

  • @abaase
    @abaase 4 роки тому

    Daud kim 8th months ago uu islaamaya horena U Aqaanay
    Thanks A lot BRoTheR

  • @samirahsamir6930
    @samirahsamir6930 4 роки тому +86

    Daud Kim oo ahaa Isagana Jay baad ilowday Hno 😒✌🏾❤️ Alxm
    Edit: wad kusoo dartay Alxm

    • @cabdilaahiaspiima6604
      @cabdilaahiaspiima6604 4 роки тому +6

      Jay deen 10 sano kahor ayuu soo islaamay.

    • @samirahsamir6930
      @samirahsamir6930 4 роки тому +1

      cabdilaahi aspiima kaas Shico weeye hno Kan waa Korean 2da kale ee week gan so islamayna waa Jay Cadan British ah iyo MrWhaatwa oo African Americans ayan umalaynayaa 😁

    • @ajjunior7386
      @ajjunior7386 4 роки тому +1

      Jay palfrey wuu sheegay dhagaha maad la'adahy

    • @samirahsamir6930
      @samirahsamir6930 4 роки тому

      Aj Junior738 Wan arkaa dee Hno kama hadlin isaga Daud Kim, Jay Kim baa la odhan jiray markuu islaamu Daud labaxay

    • @shahinsimba4178
      @shahinsimba4178 4 роки тому

      viedo ga fiirso marka hoore seef la boodka somali waku nacay daud wuu shegay

  • @cimranonlinequran8112
    @cimranonlinequran8112 4 роки тому +12

    《 CIMRAAN ONLINE QURAN 》
    مركز العمران لتحفيظ القرآن الكريم
    ~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~
    ☆Cimraan online Quran waa machad online ah oo aad ku baranaysid Casharo kala duwan uu ugu horeeyo Qur aanka kariimka
    ☆Ku baro qur aanka iyo culuum kale Hab online ah adoo gurigaaga jooga meel kasta oo aad dunida ka joogtid adoo moobilkaaga gacanta ka dhiganaaya
    ☆CIMRAAN online qur aan waxa uu ka caawiyaa dadka aan hore u soo dhigan qur aanka iyo kuwa xiftinta doonaya sidii ay si fudud ugu baran lahaayeen
    ☆Casharada aad ka heleyso waxa ka mid ah
    ● QUR AANKA KARIIMKA
    ● Tafsiirka Qur aanka
    ● Hingaada Carabiga
    ● Axaadiista Rasuuslka صلى الله عليه وسلم
    ● Ducooyinka ku yaala kitaabka xusnul
    Muslim
    ● Subciska Qur aanka
    ☆Habkani waa hab fudud oo aan ugu talo galnay dadka ay u suurto gali wayday in ay wax barasho toos ah tagaan ama jooga Wadamada Galbeedka ee aan awoodin in ay helaan wax barasho diini ah iyo dadka Wadanka hooyo jooga ee jecel an Guryahooga wax ku dhex dhigtaan si joogto ah
    👉 Wixii Faah faahin dheeri ah fadlan nagala soo xidhiidh whats upka hoosta ku qoran ama imoda
    Whats up 👉 +252 0634541949
    لا تعجز أن تكون خير الناس كما دكر رسول الله صلى الله عليه وسلم (خيركم من تعلم القرآن وعلمه)
    ⚡⚡⚡⚡⚡⚡⚡⚡⚡⚡⚡⚡⚡⚡⚡⚡

    • @khaalidgabiley9775
      @khaalidgabiley9775 4 роки тому

      KKK NIO WXAY SAWIRKA ABIY MXAD JU FALAYSAA QURA'NKANA WAAD FAAFINEYSAA

    • @umumuslimah5651
      @umumuslimah5651 4 роки тому

      Illhy dartii ma igu hargeysa free

  • @falastiinhappychannel1226
    @falastiinhappychannel1226 4 роки тому

    Jazaakallahu qeyar walaahi waan jeclaa inaa ogaad dadkaan mudo badan ayaan la socday markeey riakshanka ka bixinaayaan quraanka yarka uu danbeyay soonkii iyo ka hor ayuu kutubka quraan aqrinayay isagoo baaraayo shugran ustaad

  • @zakiali473
    @zakiali473 4 роки тому

    Bro mohamed inshar waad mahadsantay wallahi waan la socday intaba
    Daud kim ayaa ugu horreeyay cid aan bartay
    Rashed oh ayaa ku xigay oo waliba uu sabab u ahaa daud kim oo ay saaxiibo ahaayeen iyo saaxiibo kale oo farabadan isla dhawaan ayuu soo muslimiyay
    Whatwaa isagana waan arki jiray
    Wiilkan England ka ahna horaan ula socday kadiba ayaan dhawayd ayuu notifications kiisu isoo galay
    Allahu Akbar

  • @aminpepechannel
    @aminpepechannel 4 роки тому +3

    Masha allah 💎👑👑👑💎💎💎💎💎👑👑👑👑💎💎💎💎

  • @hamsegafun4603
    @hamsegafun4603 4 роки тому +3

    Mashalhh wll hore u soci❤️❤️❤️

  • @shafieebrahim3246
    @shafieebrahim3246 4 роки тому +1

    الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر ❤

  • @kadarkhalifabdi9664
    @kadarkhalifabdi9664 4 роки тому

    3duba waa ii subscribe islaanka kahor iyo kadib baan daawan jirey aadna waan taageri jirey alxm hadeer waa muslim allahu akbar 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @dr.gutalealmuqdishawi9575
    @dr.gutalealmuqdishawi9575 4 роки тому +4

    كن سفيرا للاسلام في اخلاقك وفي تعاملك مع الآخرين....
    Islaamka Maahan Cibaado Shacaa'iri Ah Kaliya (Salaad,Soon,Sako iyo Xaj) Ee Waa Tacaamul Iyo Mucaamalo
    (Cibaada-Tacaamiliyah)....
    من روائع الدكتور محمد راتب النابلسي حفظه الله
    Xadiithka Dheeraa Ee Jacfar Markii Uu yimid Dhulka Xabashida ayaa Kuu bidhaaminayo Inaanay Kala Maarmin Labada Daraf Ee Diinta Shacaa'irta iyo Tacaamulka....

  • @everything0280
    @everything0280 4 роки тому +10

    Haa masha allah ilaahey haso xanuuniyo inta kale nh.❤

  • @caliciise4891
    @caliciise4891 4 роки тому +1

    الحمدلله وكفي

  • @craxmaansoodaani652
    @craxmaansoodaani652 4 роки тому

    Ilaahay haku sugo diinta islaamka iyaga iyo inagaba rabi ayaa sohanuuniyey from hargeisa somaliland

  • @xasan1713
    @xasan1713 4 роки тому +3

    Reer ogaansho maanta like igu taageera

  • @hoodoyusuf627
    @hoodoyusuf627 4 роки тому +5

    Runtii ma ogayn labada kale laakiin aad ayaan ula socday JAY PALFREY iyo video yadii udanbeeyay uu ku shaaciyay islaamnimadiisa
    Ilaahay ha nagu sugo diintan xaqa ah

  • @farfaallefilms441
    @farfaallefilms441 4 роки тому

    Daud kim mudo 6 month ayaan channelkiisa ku xichnahay waana wiil fiican masha allah

  • @ahmedothman9791
    @ahmedothman9791 4 роки тому +2

    Masha Allah.... illahow diinta islamka kor yeel❤❤

  • @mohametabshir2519
    @mohametabshir2519 4 роки тому +8

    Ogaansho😍

  • @maxamadcabdulaahi8061
    @maxamadcabdulaahi8061 4 роки тому +12

    No views five comments 🤣🤣🤣✌

  • @inamohamud3677
    @inamohamud3677 4 роки тому

    masha Allah weeye alle wadada saxan haku hanuuniyo waxaan kudarsan lahaa inaanynu dhaqankeena wanaajino oo aynaanaan fariin khaldan kagudbin diinta aan haysno mahadsanid walaal cumar inshaar.

  • @kamaldr.j8728
    @kamaldr.j8728 4 роки тому +1

    Maasha allaah (من يهدي الله فهو المهتد)