Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

kadib 10 sano ka badan tijaabo ah | Maxay qasab u tahay in soomaaaliya ay kabaxdo Arab league |

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 сер 2020
  • 14 feebar wari 1974 waxay ahayd maalin saamaynteedu ilaamaanta taagantahay , ku biiridii somalia ee uruka jaamacdda carabta , muran iyo qaylo
    sawirkaan owgii ayaan muuqaalkaan u diyaariyay , lkn ka hor . . ibnu khalduun oo ah aabaha cilmiga bulshada ayaa yiri ( awooda luuqada waxay ku xirantahay awooda dadka ku hadlo booska ay kajoogaan mujtamacaadka kala duwan , umadii awood leh luuqadeeda awood ayay leedahay ,
    sidoo kale hadaladii nelson mandela waxaa kamid ah “ hadaad qof kula hadasho luuqad uu fahmaayo waxay ka dhigantahay in aad madaxiisa la hadlayso maskax ahaan uu ku fahmaayo , laakiin hadaad kula hadlayso luuqadiisa hooyo waxay ka dhigantahay in aad si toos ah u abaarayso qalbigiisa .
    Hadaan ku laabano sawirkaan ama qiyaaskaan waxaa faafiyay website carbeed pagka uu ku leeyahay facebook wuxuu leeyahay , wadamada ugu maskaxda badan dowladaha carabta iyo kuwa ugu maskaxda xun , sida noo muuqato somaliya wuxuu galiya kaalinta ugu dambayso ,
    waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho

    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

КОМЕНТАРІ • 1,2 тис.

  • @mohkibirdiid
    @mohkibirdiid 4 роки тому +505

    Cumarow fikir ayaan kugu darsanayaa wll video aad noosoo gudbiso lyrics qoraal English iyo carabiya oo turjumaada soo raaci si channelka umadaha kalena u fahmaan ujeedka hadalkaaga iyo somaalidu ciday tahay waad ku mahadsan tahay wllo

  • @mahadguray4241
    @mahadguray4241 4 роки тому +35

    Cumaraw sxb geesi baatahay runtii waxaan taagersanahay inaynu jaamacada carabta ka baxno
    Anigu waan aqaanaa oo awrkooda ayay inagu kacsqdaan siyaasada inagana waxba inooma qabtaan
    Sxb geesi dadka ugu soo celceli si aynu carabta u nacsiino
    Waayo iyaguba khashin ayay inoo yaqaanaan

    • @tuketube9492
      @tuketube9492 4 роки тому

      Fadlan Wll Alle Dartii Subscribe Iigu Cawi.

    • @suhaybhussein9319
      @suhaybhussein9319 4 роки тому

      waan kugu racsanhy in laga baxo jaamacda carabta

  • @abdulbasidabdullahi1914
    @abdulbasidabdullahi1914 4 роки тому +191

    Allow Nimaan Wax OgeyN ha cadaabin😟🤔 Somalida Qaarna waxayba Lee yihiin waxaa Nahay Carab Kumaba Yaqaane Maxaad Isugu Nabaysaa?!

    • @khadarxasan4937
      @khadarxasan4937 4 роки тому +1

      Hhhhhh😃😃😃

    • @fadxicali3660
      @fadxicali3660 4 роки тому +2

      Hhh xaqiiqbaad ka hadashay...

    • @samirahsamir6930
      @samirahsamir6930 4 роки тому +7

      7:20 carabtu somali Ma barato ayuu dhahay meeshaas waxan hayaa 20 ku dhawaad carab ah oo Somali aan baro iyagana English ka iyo Carabiga iga caawiya.
      Lkn Omar carabta inuu isku wada daro qalad wayn weeye wAllahi SubxanAllah

    • @Taranbi_
      @Taranbi_ 4 роки тому +7

      @@samirahsamir6930 hhh 20 qof ayad barta marki loofiirsho umada carbed meeqo aye ka yihin nataqa carabtu waa ki dhawad 200m/300m adine 20 qof ayad so qadee waxa laga hadloyo fiiri mujtamca guud ayu ku dhahy ma ahane mujtamaca qas sida qof ad isbartay lama rabo 😏

    • @iloveallah8454
      @iloveallah8454 4 роки тому +2

      Tani waa siyaasad maleegan oo qota dheer Dadka iyo luuqada kal Saar walaal luuqada carabigu waa luuqadii uu allaah nagula Hadley hadaan muslim nahay oo quraanku ku soo degay waana ku qasbanahay in aan fahano quraanka laakiin carabtu hadii ayna aqoon anaga ayaa is naqaan allaahna waa na yaqaan

  • @djmaamis3167
    @djmaamis3167 4 роки тому +5

    Luuqadeena afsoomaaliga
    Aan sare uqaadno
    Oo aan ku dedaalno in aan horumarino
    Oo aan u isticmaalno
    Boodhadhka
    Goobaha waxbarashada
    Caafimadka
    Iyo ganacsiga
    Mahadsanid walal
    Cumar inshaar♥️

  • @mustaqiimabdiqani2255
    @mustaqiimabdiqani2255 4 роки тому +128

    Waxan nacay dadkan nabiga scw like Ku raadinayaa ilahay ka baqa

  • @Cabeyhasan
    @Cabeyhasan 4 роки тому +19

    😭😭😭😭😭 Markaas ayey somalida qaar dhahaan waxaa nahay carab hhhhh noo waxaa nahay somalia taas aan isku raacno uma baahnin african iyo carab...
    Hadaa igu raacsan thy hit the LIKE

  • @wanaagkataliye3822
    @wanaagkataliye3822 4 роки тому +121

    Illahay ha unaxriisto inta maan ku dhi matay qaraxa kadhacay xeebta liido
    😭😭😭😭😭🤲🤲🙏🙏🤲🙏💔

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 4 роки тому +18

    Inagu ma nihin carab lkn carab waxa madaxa inoo galiyay awoowayaashen qaarkood oo qaar kamid ah ay carabta si,gaara inoogu ladhay....
    Lkn anigoo nin madaw ah wax qiimo ah ilama ah inaan dhoho waxaaan ahay ina carab....
    Lax walba halki ay is dhigto aya lagu qala luuqada somaliga inaga aya halka dhignay...
    Mahadsanid walaaL omar....

    • @tuketube9492
      @tuketube9492 4 роки тому

      Fadlan Wll Alle Dartii Subscribe Iigu Cawi.

  • @ridwanmohmed7569
    @ridwanmohmed7569 4 роки тому +34

    Somalia DhaxaL umeY heLin DhiiG korkeda lagu QuBo😭😓

  • @user-pc6nv6ck5n
    @user-pc6nv6ck5n 4 роки тому +36

    Soomaalida, Waxa aanu nahay kuwii qoorta ka jaray hogaamiyihii duulaankii burtuqiiska iyo kuwii xabashida . Kuwii aanu dhagta dhiiga udarnay ee nagu soo duulay 🇸🇴🇩🇯🦁💪

    • @tuketube9492
      @tuketube9492 4 роки тому

      Fadlan Wll Alle Dartii Subscribe Iigu Cawi

    • @user-pc6nv6ck5n
      @user-pc6nv6ck5n 4 роки тому +2

      @Muhanad al gala maya labada calanba waxa soomaali

    • @wariyeturki267
      @wariyeturki267 4 роки тому

      @꧁Hűşįęñ꧂ Xn koley xog iyo awaamiir badan ma haysid aqoon hakaa hadliso qadaiyad yaaney kaa hadlin ✔️

    • @abdikaremabib7728
      @abdikaremabib7728 3 роки тому

      Wlo soomalida kala saar

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 4 роки тому +126

    Nio Omar inshar Wan Iska Jacelahay ya il mid ahna?

    • @Hugaanmedia
      @Hugaanmedia 4 роки тому +1

      aniga kula mid ah wall qali

    • @samirahsamir6930
      @samirahsamir6930 4 роки тому

      7:20 carabtu somali Ma barato ayuu dhahay meeshaas waxan hayaa 20 ku dhawaad carab ah oo Somali aan baro iyagana English ka iyo Carabiga iga caawiya.
      Lkn Omar carabta inuu isku wada daro qalad wayn weeye wAllahi SubxanAllah

    • @AidarosHassan
      @AidarosHassan 4 роки тому

      @@samirahsamir6930 Aniga mid Can Somaliga u Faideyo isan Carabicka I Faideya Ayan U Bahanahay

    • @iloveallah8454
      @iloveallah8454 4 роки тому

      @@AidarosHassan masha allah baro waa luuqadii quraanka aad ku fahmi lahayde

    • @tuketube9492
      @tuketube9492 4 роки тому

      Fadlan Wll Alle Dartii Subscribe Iigu Cawi

  • @habibmahamud2207
    @habibmahamud2207 4 роки тому +6

    Asalama calaykum waraxmatullahi wabarakatuhu..
    Mawduuca muuqaalkanu ku saabsanyahay isbuucan labo mar ayey ii taabatay si shakhsiyan ah.
    Waxaan la kulmay labo qof oo Suuriyaan ah labo maalmood oo kala duwan is buuci aan soo dhaafnay gudihiisa. Midkasta markaan u sheegay in af carabigu uusan ahayn luuqada wadan keena aad bay ula yabeen waxayna igu sheegeen in ay iskuulada wadankoodi iyo tariikhda ku soo barteen in Soomaliya wadan carbeedtahay. Kadibna waan u sharaxay in soomaliya carabta la wadaagto diin, dhaqan, degaan deris ah iyo ganacsi lakiin aan labo qowmiyadood kala nahay somaliyana tahay wadan luuqadiisa u goonida ah iyo tariikhdiisaleh jamacada carabtana aan siyaasad ahaan uga midnahay

  • @qaaliali4741
    @qaaliali4741 4 роки тому +8

    Mahadsanid wllo. Waa ka xumaadaa marka arko qof somali ah o dhahaayo arab ayaan ahy asigoo taariiskhdiisa garaneed
    Xilikii schoolka waxaa la iishekay somalida ine tahy arab madow ah laakiin wax aqrin badan kadib tariiqda umadeeda somali alxm somali waa african waa ku faraxsnhy ❤️

  • @ahmedshidane9395
    @ahmedshidane9395 4 роки тому +17

    Sxb ani Sweden ayaa kunolahay Swedish kane somalida ineyluqad goni eh leyihiin welasocdaan lkn carabtaan ayaa dabeso dadka swedish ka eh wenaxushmeyan👍🏼🇸🇪

  • @g3_wa
    @g3_wa 4 роки тому +2

    والله العظيم جزاك الله خيرا انا صومالي لكن مااعرف والله اقرأ و اكتب بالصومالية اللغة والله من اجمل اللغات له شعراءها و أدباها لكن هنا عندنا برضو ماحد يعرف انا اعرف اتكلم صومالي لكن ما اقراء و اكتب الصومالية

    • @fatximohiadin4817
      @fatximohiadin4817 2 роки тому +1

      Ogoow qofwalba afkisuu hodan kuyahay waana qasab inaadbarato luqadaada hooyo

  • @Sinaibrahim00
    @Sinaibrahim00 4 роки тому +28

    Anaa usheegaya dhagcasta somali waxa ay tahay
    SOOMAALI WAA AYO
    Sinnaantaan la magac ahay
    Sanku-neefle ma oggoli
    Inuu iga sarrayn karo
    Anna garasho sogordahan
    Sooryo ruux ugama dhigo
    SOOMAALI BAAN AHAY

    • @tuketube9492
      @tuketube9492 4 роки тому

      Fadlan Wll Alle Dartii Subscribe Iigu Cawi

    • @siciidmahadsofe9231
      @siciidmahadsofe9231 4 роки тому +1

      Aniga ha iga dhaadhicin lkn tus aduunka erayadaad hada ku dhawaaqdy bro

    • @Sinaibrahim00
      @Sinaibrahim00 4 роки тому +1

      Siciid Mahad sofe Adiga lee hadhay 😂

    • @siciidmahadsofe9231
      @siciidmahadsofe9231 4 роки тому

      @@Sinaibrahim00 🤣🤣🤣 haye

    • @kadarjama3174
      @kadarjama3174 4 роки тому

      War waad riyooneysaa waxba manihin😁😂🤣

  • @AhmedMohamed-zs3bz
    @AhmedMohamed-zs3bz 4 роки тому +16

    احبك في الله يا اخي
    عمر انشار

    • @jamayusuf9343
      @jamayusuf9343 4 роки тому +1

      Luuqada soo qor Carab ma nihiin Walalao

    • @AhmedMohamed-zs3bz
      @AhmedMohamed-zs3bz 4 роки тому +2

      Waan iska jeclahay lkin amarkaga wllo ayaan qaadanaya aniga oo ku qadarinaya

  • @TiyeeglowTV
    @TiyeeglowTV 4 роки тому +19

    Yaa u sheega Carabta inaan laba Luuqadood leenahay Af Maay Iyo Af maxaatiri
    Siing salaamy (Af Maay ah)
    Waan idiin salaamey ( Af maxaatiri ah)

    • @marisacillahi1537
      @marisacillahi1537 4 роки тому +2

      Laba Luuqadeed ma ahe waa laba lahjadood

    • @TiyeeglowTV
      @TiyeeglowTV 4 роки тому

      @@marisacillahi1537 Lahjada Ma ahan luuqad wada dhameystiran lkn Af Maay Iyo Af maxaatiri Waxay lamid yihiin Sida luuqada Carabiga luuqad dhameystiran leh na Grammer kala duwan Dalka waa loo kacayekala baro Lahjada Iyo luuqada

    • @tuketube9492
      @tuketube9492 4 роки тому

      Fadlan Wll Alle Dartii Subscribe Iigu Cawi.

    • @Falanqeynta_musalsalada_Somali
      @Falanqeynta_musalsalada_Somali 4 роки тому

      Af mahaanahe lahjada tuugsiga dheh ee baydhabo

    • @mahamudit7470
      @mahamudit7470 4 роки тому

      Afmaay luqadeyda maaha!.

  • @nuurdinmxamad910
    @nuurdinmxamad910 4 роки тому +54

    Af soomaligu wa luuqad wayn lkn rer farax mad madoowe pa hal kas dhigay 🙏

  • @falastiinhappychannel1226
    @falastiinhappychannel1226 4 роки тому +11

    Mashaallah Ustaad cumar inshaar keep going

    • @tuketube9492
      @tuketube9492 4 роки тому

      Fadlan Wll Alle Dartii Subscribe Iigu Cawi.

  • @luulmohamed2451
    @luulmohamed2451 4 роки тому +14

    Waxaan ahay wiil somaliyeed oo dar ilahay kujecel lph❤❤

    • @tuketube9492
      @tuketube9492 4 роки тому

      Fadlan Wll Alle Dartii Subscribe Iigu Caawi

  • @i6lyo
    @i6lyo 4 роки тому +8

    اكثر طرح مفيد شكرًا على هذي النقطه المهمه✨🙌🏾

    • @tuketube9492
      @tuketube9492 4 роки тому

      Fadlan Wll Alle Dartii Subscribe Iigu Cawi.

  • @abdifitaxsuldaan9804
    @abdifitaxsuldaan9804 4 роки тому +9

    Ilaahay ha unaxristo intii ku dhimarat Qaraxi maanta muqdisho ee hotel alite 😭😭

    • @tuketube9492
      @tuketube9492 4 роки тому

      Fadlan Wll Alle Dartii Subscribe Iigu Cawi.

  • @adenismael1805
    @adenismael1805 4 роки тому +10

    2020 bay somalidu rabaan Inay Adoomo carbeed nodaad waa Ayaan daro umada Somaliyeed Ku Dhacday

    • @tuketube9492
      @tuketube9492 4 роки тому

      Fadlan Wll Alle Dartii Subscribe Iigu Cawi.

  • @filsanmohamed1763
    @filsanmohamed1763 4 роки тому +7

    Wlhi anaa masar jooga su'aal nafta igu dhibeen lkn ani waxaan dhahaa carab manihin waxaan dhahaa luuqad ayaa leenahay

    • @tuketube9492
      @tuketube9492 4 роки тому

      Fadlan Wll Alle Dartii Subscribe Iigu Cawi.

  • @c.razhiidmohamuudapdi4701
    @c.razhiidmohamuudapdi4701 4 роки тому +17

    MnzHa alH guleyzoH omer inzHar run aHantii wxd thy Qofka kaliyaH ee MarwalpaH video aad zoo galizid aan ku farxo ... cod macaanidaH iyo xikmadaHa adeegzaneyzid good ayd ku thy inta igu racdey 🤞🤞🤞

    • @Waddaag
      @Waddaag 4 роки тому

      Maxaan Carab ka Rabnaa Anagaaba Luuqadeena Ku Ciyaareynee Bal Xagee "Z Iyo P" Luuqadeena Kasoo Galaan "Maxaa Yaab Isdaba Yaal"

  • @zerzayid9836
    @zerzayid9836 4 роки тому +17

    guulso wll mar walba hore usco somaliyaana ilahy dhibka haka saaro
    im form hargysa meel walbo jogno wllo nahy

    • @tuketube9492
      @tuketube9492 4 роки тому

      Fadlan Wll Alle Dartii Subscribe Iigu Cawi

  • @Halbeegpodcast
    @Halbeegpodcast 4 роки тому +5

    Mahadsanid walaal Arin aad muhiim u ah ayaad ka haddashay

  • @siciidahmedmohamoud9120
    @siciidahmedmohamoud9120 4 роки тому +4

    Waa cashar muhiim ah runtii mahadsanid Omar inshar

  • @gacmadheere2504
    @gacmadheere2504 2 роки тому +5

    💞لقد أوشك العام على الرحيل على اثنى عشر شهرآ مضت.... تحمل بين طياتها أحداث ومشاعر ومواقف جمعتنا بأناس وفارقنا أناس أخذت منا الكثير ومنحتنا أيامآ لعمرنا🌿
    سنة مضت كانت مليئة بألطاف الله التي كانت تلاحقنا..
    ونحن لا ندري 🌿
    عشنا أيام بحلوها ومرها بحزنها وفرحها
    دموعها وضحكاتها ثقلها وخفتها نجاحاتها وفشلها 🌿
    أجمل وأصدق كلمة تقال في نهاية العام (الحمدلله )..
    يا رب عام مليئ بالحب والرحمة والمغفرة وتجدد الأمل🌿
    يارب لا تذقنا لوعة الفقد والحرمان ممن نحب ومن يعز علينا
    الحمدلله دائمآ وابدآ...!!! 💞💞💞🙏٠
    وكل عام وانتم بالف خير وعافية💖

  • @badrudinofficial1826
    @badrudinofficial1826 4 роки тому +1

    Ustd cumar iyo inta ku xiran kanalka ogansho wan idin salaamay run ahaantii
    Inatan youtupka ku jiray ma'arak kanal ka faa ido badan midkan ogansho e ustd cumar من لم نشكر الناس لم يشكر الله qofan bani adamka u mahad celin Alana uma mahadceliyo mahadsanid in badan❤🇸🇴

  • @MohamedAli-kk1yy
    @MohamedAli-kk1yy 4 роки тому +8

    Waa xaqiiq hadalkaaga Tira malahan inta goor la iwaydiiyey Carabigu miyaanu luqadiina hoyo ahayn iyo ma carab baa tihin Xata xataa macalimiintay jermalka ah qof carab ah goorti uu eray fahmi waayo carabi ugu sheeg bay idhahan ilayn Somaliya carabiga wa lagaga hadlaaye

    • @tuketube9492
      @tuketube9492 4 роки тому

      Fadlan Wll Alle Dartii Subscribe Iigu Cawi.

  • @qalafeeabdi5353
    @qalafeeabdi5353 4 роки тому +24

    لا شيئ النجا م يقنان
    Translate& turjumad
    Waxbo ma Naga yaqanaan

  • @abshirhabdulle7129
    @abshirhabdulle7129 4 роки тому +23

    28 sano aan joogaa Carab agtood, waxeyba aaminsan yihiin in wixi madow ah in adooman yihiin Cabd ama Negro

    • @tuketube9492
      @tuketube9492 4 роки тому +1

      Fadlan Wll Alle Dartii Subscribe Iigu Cawi

    • @waxcusubmedia
      @waxcusubmedia 3 роки тому

      Maxaa ka qabaneysaa marka

  • @c.m.a.1937
    @c.m.a.1937 4 роки тому +1

    Cumar Inshaar qofka walbo oo soomaali sharaftiisa inaad koryeesho iyo aqoontiisa inaad kobciso aad ka shaqayeysaa, Allaah ha ku xafido , Caafimaad dhameystiran iyo Nolol dheer Allaah ha ku siiyo.
    Mahadsanid Mahadsanid Mahadsanid
    Mucallim ama barre.

  • @moemuuse513
    @moemuuse513 4 роки тому +1

    Waa runtaa ninyahaw carabtu waa dad wacyigoodu aad u liito waxna ma baaran jaacada carabta waxaanu ugu jirno ayaanba garan la,ahay waxna kama faaidno waxaan ku baaqqyaa in dowalada somalia ay si deg deg ah uga baxdo

  • @Mohamedukun
    @Mohamedukun 4 роки тому +3

    Macalin Omar inshaar aad bad ugu mahadsantahay vedio yadaada qiimaha leh >>>waxan ka cod san lahaa hadii aad awoodo in aad vedio carabi ah sameyso oad kaga hadlayso luuqada somaaliga iyo taariikhdeeda iyo dhawaaqeeda 🙏

  • @abdimashaari3469
    @abdimashaari3469 4 роки тому +7

    Wllhi zxp omar allah ku daayo 🤲🤲🇸🇴🇸🇴🤲🤲

    • @tuketube9492
      @tuketube9492 4 роки тому

      Fadlan Wll Alle Dartii Subscribe Iigu Cawi.

  • @cabdiabshir1806
    @cabdiabshir1806 4 роки тому +2

    Af soomaliga waa luqad hodan ah waana mid wax badan laga faaiidayo

  • @yasmina9759
    @yasmina9759 4 роки тому +52

    Wlhi wxn arkaa videoyadas nalgu bahdilayo lknse wxa iiga daran iney somalida kgu dodayan kguna dagalyan iney carab yihin watas fa'idada aad ka heshen carabnimo 😡

    • @samirahsamir6930
      @samirahsamir6930 4 роки тому +1

      7:20 carabtu somali Ma barato ayuu dhahay meeshaas waxan hayaa 20 ku dhawaad carab ah oo Somali aan baro iyagana English ka iyo Carabiga iga caawiya.
      Lkn Omar carabta inuu isku wada daro qalad wayn weeye wAllahi SubxanAllah

    • @somali8177
      @somali8177 4 роки тому +11

      Samirah Samir
      Na aamu carab leyne waxaasoo miidhan baa nagu jira, hadad carab jeceshay u tag iyaga bal in ay ku qadariyan iyo in kale
      Carabtan wasnaa 🤨

    • @somali8177
      @somali8177 4 роки тому +8

      Samirah Samir
      Teeda kale carabta hadii wax laga sheego ma malaaig baa niyow soomalida qaar wad la yaabysa caqli xumadooda carab in la jeclaada diin loo haystaa🤭

    • @samirahsamir6930
      @samirahsamir6930 4 роки тому +1

      Somali Qoraalkayga Dib u akhri reer Murqanland yahow malaha Jaadbaad afka ku haysataa
      anigu kuma dhihin carab aan waxba laga sheegin Allah xafido carab inteeda Muslim ka ah waa dad Rabi karameyay oo Nabi Muxamed scw ka dhaliyay Luqadii Qurankana ku hadla lkn Munafaquun baa dowlad u ah shacab masakin ah oo brainwashed garaysay. 😒

    • @somali8177
      @somali8177 4 роки тому +1

      Samirah Samir
      Ma orod aduu qaraxu wax kuu dhimee
      Waxaas iskugu sheekeede carab carab
      Carabta la wassaa nio

  • @ibraahimduurjire8904
    @ibraahimduurjire8904 4 роки тому +22

    Qaladkii ugu weyna uu maxamed siyad bare naga galay wa kudaritaanki bulshada somaliyed lagu daray carabta😭😭
    Aad baan ugu xumaada mar walbo so xasusto

    • @abdullaomar6176
      @abdullaomar6176 4 роки тому +1

      May qalado kadaran oo bil aadanimuu galay.

    • @ibraahimduurjire8904
      @ibraahimduurjire8904 4 роки тому +3

      @@abdullaomar6176 siyaad bare qaladad fara badan buu geystay waxana ka mid aha xasuuqii umada somaliyeed ugeystay qasatan reer waqooyi iyo reer moqdisho ila hada ladala dhacayno

    • @Falanqeynta_musalsalada_Somali
      @Falanqeynta_musalsalada_Somali 4 роки тому +2

      Afka carabiga in uu nagu daro wa fcned lkn ku biirista jamacada arabta iyo in aan sheegano carabnimo dhibaato kale oo daran ayay noqatay

    • @daariqahmed8297
      @daariqahmed8297 4 роки тому

      Siyaad bare xamar ba burburin ee adeerka caydiid iyo cali mahdi waydi mooryanti ku dhashay wase

    • @amirofficial5493
      @amirofficial5493 4 роки тому +1

      Horta so lagama bixi karo kamid noqoshada ururkan carbed ama jamacada carabta sayid c/xasan ayaa horay anoo jihad kujira iyo sidii ey carab eheed xiligaas ayu dhahan hadal umuuqda inuu carab tilmamaya carab waa sidi carur iyo haweynkey bay calosha iyo madaxa kunan wayo dhaqanka somalida waxaa ceb eheed in marti calol iyo madax lagu marti qada . Waliba carabta uu sayid ka til mamayo iyo tan hada joga waba ey sikla darn yihin tan hada jogta illah inu shidal siyay ayeyba sii kibren

  • @user-pc6nv6ck5n
    @user-pc6nv6ck5n 4 роки тому +54

    Waxa aanu nahay libaaxyada aduunka 🇩🇯🇸🇴🦁💝💖

    • @hodmanisse4023
      @hodmanisse4023 4 роки тому +1

      😂😂😂😂

    • @mohamedtahir6
      @mohamedtahir6 4 роки тому +4

      Beentada niyada ku dhiso

    • @user-pc6nv6ck5n
      @user-pc6nv6ck5n 4 роки тому +2

      @@mohamedtahir6 xabashi miyaa ila hadlaya

    • @mahra_zain
      @mahra_zain 4 роки тому +1

      ❤️❤️

    • @iloveallah8454
      @iloveallah8454 4 роки тому

      Isu qabo aan loo qabin isla qaayo weynaa aduunkuna markey rabaan in dhaqaale dadka laga soo uruuriyo soomaali baa gaajadooda iyo sawiradooda meelaha la soo suraa heerka uu faqrigu ka gaaray ayagaana isu keenay taas

  • @karaamikm6654
    @karaamikm6654 4 роки тому +1

    Horta sxb waad mahadsanthy sida wacn aad barnamijkan aad nooku sharxdy walhi aniga ahn hory ayaan u ogaa in eey carabta iska dhaadhiciyeen in somalidu ku hadasho kaliya luuqada carabiga balse asxbta aan arky intaan ku noolaa dalalka shisheeye markii aan dhaho waxn ka imid somaliya hadalka kowaad uu iku jawaabyo ayaaba ah carbiga soo maku hadashiin taas ayaaba keeneeyso carabta in eey naga aminsan yihiin inaan nahy dad ku hadlo uun kaliya luuqada carabiga
    Thanks wll sida quruxda badan aad noogu soo diyaarisy barnaamijkan aadka u xiisaha badan 😍

  • @guled6329
    @guled6329 4 роки тому +4

    Dad aad agtooda qashinka waxba dhaamin inaan qiimo siino ayaaba qalada halka qaarkeen ay carab ayaan nahay faan kadhigtaan ilahow qalbiyadeena iswaafaji wllaladyoow

  • @huckaherci
    @huckaherci 4 роки тому +3

    Mahadsanid Mr Omar inshar.
    Aniga taladeyda waxeytahay dadka af carabi ku hadli karo in taarikh deyne iyo luuqadeyna u sharaxo Carabta

  • @mansamusa5923
    @mansamusa5923 4 роки тому +14

    Wll siyaasiinta aan wax talaabo ah ka qaadayn qaraxyada maalin walba dhacaaya wax aan ka ahayn tacsi talaabadaas bes bay yaqaaniin tacsi iyo intaas dhimatey ma kuwaas baa sharaf somaliyeed ka fakarin ??????????????

    • @Amirwaye12
      @Amirwaye12 4 роки тому +1

      I couldn't say better👏

    • @tuketube9492
      @tuketube9492 4 роки тому

      Fadlan Wll Alle Dartii Subscribe Iigu Cawi.

    • @tuketube9492
      @tuketube9492 4 роки тому

      @@Amirwaye12 Fadlan Wll Alle Dartii Subscribe Iigu Cawi.

  • @djwarya1139
    @djwarya1139 4 роки тому +3

    Ugaas waxa ku so dardaa qoraal hoose oo af arabi soo qof walbo somali ehen Arab ah so u fahmo Insha Allah mante sadax sano i buuxaan tay Inta la socday kanaalkan 🙏🏾 wa ku farax sanahay runti

    • @tuketube9492
      @tuketube9492 4 роки тому

      Fadlan Wll Alle Dartii Subscribe Iigu Caawi

    • @mushtaqsaeed8773
      @mushtaqsaeed8773 4 роки тому +1

      Waxay ila tahay in la gaadhay xiligii soomaalidu ay is ogaan lahayd ku biiristii jaamacada carabtuna wuxuu ahaa khalad aktoodana waxaan ka nahay dadliita oo tusaalaha xun loo Soo qaato taasna waxaaba sii bahdilay kuwa madaxda inoo ah ee carab hoos ordaya waxay inoo yaqaaniin umad jaago oo meelay ka Soo jeedaanba aanay jirin dhulkooda waxaa inaga Sharad badan تجاد

  • @mohamedkofiyad2807
    @mohamedkofiyad2807 4 роки тому +3

    Barnaamij qiimahiisa wata wll allaH haku xifdiyo wll cumar

  • @hidikaden2275
    @hidikaden2275 4 роки тому +3

    I'm proud to be SOMAALI (ALxamduLILAAH)

  • @zeinabhassan3438
    @zeinabhassan3438 4 роки тому +4

    Mashaaallah ,jazakAllah ustad 🙏

    • @tuketube9492
      @tuketube9492 4 роки тому

      Fadlan Wll Alle Dartii Subscribe Iigu Caawi

  • @abdurahmanmohamedahmed5009
    @abdurahmanmohamedahmed5009 4 роки тому

    waa runtaa wall qali waxa aad ka hadleyso in badan baan kala kulmey waydiin iiga timid shucuubta carabta syria 🇸🇾 iraq Birut iyo kuwo kaloo Badan mar waliba waxaan u sheegi jirey somaliya iney tahay dal luuqad gaara leh si waliba waanu ku kala duwanahay kaliya waxaan ku mideysan nahnay diintaas macaan

  • @umaamina1885
    @umaamina1885 4 роки тому

    Cumar waan ku salamay habo waxan ku sheegaya anaga aya afkeena ka cararna u fiirrso somalida qurbaha ku nool Carurta waxay kula hadlaan hadba dalka ay ku nool yihin waxan nahay dadka ugu dacifsan eeaan afkooda qiimeynin marka waa inaan qaladkeena saxnaa hada nahay bulshada somaliyed mahadsanid habo bulshada waxad u tahay indho allaaha ku xifdiyo aamiin

  • @dhiiriyetube5378
    @dhiiriyetube5378 4 роки тому +6

    Zxp omaar inshar fariintayda aad u dhugo waxad leedahy channel kubaxa carabiga waan arkay.. Marka adiga diyaaari mawduuc miisaan leh oo ka hadlaya in umada carabtu eber ka yihiin aqoona ulahyn umada somaliyeed...
    Una sheeeg in ay luuqad balaadhan oo afar dal ( Somalia, jabouti, Ethiopia, iyo kenya) lagaga hadlo leeyihiin oo la qoro... Buug lagu daabaco, gabayo, heeso. IWM.... Luuqada carabigana aanay ku hadalba 80% ...adiga manta booska buuxin kara

  • @kiimochannel
    @kiimochannel 4 роки тому +10

    Carab badan ayaa i waydiisay luuqad somalida markan u sheegay in aan ku hadalno luuqad carabiga ka madax banaan wayba kula yaabayaa qaarkood waxy ku leeyihiin somalidu markay wada hadlayaan cunahay ka hadlan xuuxaa camal😂

  • @abdikarimmohamed2895
    @abdikarimmohamed2895 4 роки тому

    Masha allaah walaal cumar waa mowduuc aad u qiima badan. Mahadsanid

  • @muscabfarah4155
    @muscabfarah4155 4 роки тому +1

    Kadib daawashada muqakan waan ka hanjabay in aan sheegano carab anagoo somali ah

  • @yussufcumar7247
    @yussufcumar7247 4 роки тому +67

    Fikrad"""""""""Barnaamij ku baxo Af carabi oo soomaalida ka hadlo hadaa soo gudbiso kawaran . oo aad Barmijka i bxiso OGAANSHO CARABI KAWARAN??

    • @Suusaan8890
      @Suusaan8890 4 роки тому +4

      Wa fikir saliim ah akhi

    • @yahyeabdinor4200
      @yahyeabdinor4200 4 роки тому +2

      Sxb afkeygad kala baxday

    • @cadceed675tu9
      @cadceed675tu9 4 роки тому +2

      Waa Fikir wanagsan walal

    • @yussufcumar7247
      @yussufcumar7247 4 роки тому +2

      @@yahyeabdinor4200 mahadsanid

    • @jeybozz4232
      @jeybozz4232 4 роки тому +2

      Waa fikrad fiican ustaad omar inuu aqbalo aya rajayn coz carabta asiga 10 sano la so noolaa channelgaan mudooyinka ugu badan aad bee u so booqdaa sida asiga uu xusay waa firkid fiican sida uu carabta u mooda inaan jaahil wax magarato nahay ay u ugaadaan tiro kasta ha lahaadaan waxee oganayaa inaan nahay dad ka duwan oo an af carabina ku hadlin luuqadoodane tahay mid saraysa iyagane qaar kale u sii sheegi doono in somali ee sidaas tahay
      FG. Warbaahirtu waa hubka ugu wayn ee calaamka .

  • @abdisamedabdiladif6061
    @abdisamedabdiladif6061 4 роки тому +7

    M,a il,lahau hagudeysto keep goin

  • @apdirihmanshire3555
    @apdirihmanshire3555 2 роки тому

    Cumar inshaar zhp waad mahadzanthy cilmiga aad nooso gudbisay waxbadan ban ogaanay maanta sidoo siyaasada wadamada carabta wexey cagaha haystaan ama ku milamaan arimaha somalia

  • @calimaye935
    @calimaye935 4 роки тому +2

    M.a maanta wxaa sharaf ii ah in aan noqdo ninka ugu horeeyay in aan muqaalka daawado wana ku farax sanahy adiganah waad ku mahad san tahy sida aad nagula socoto

  • @zakimo5768
    @zakimo5768 4 роки тому +5

    Masha alllah ogaansho keep going bro, let's forget whatever they telling.

    • @tuketube9492
      @tuketube9492 4 роки тому

      Fadlan Wll Alle Dartii Subscribe Iigu Cawi.

  • @mansamusa5923
    @mansamusa5923 4 роки тому +5

    Omar inshar cidkasta oo jecel marka uu soo dhaco fadlan like ku qabo

    • @tuketube9492
      @tuketube9492 4 роки тому

      Fadlan Wll Alle Dartii Subscribe Iigu Caawi

  • @amiirmaxamed817
    @amiirmaxamed817 3 роки тому +1

    Masha Allaah

  • @kharakhara5985
    @kharakhara5985 9 місяців тому

    للأسف هاذي مو مشكلتنا لانهم حرفيا لا يعرفون عن العالم اي شيئ❤❤

  • @sahrasoomaalia2959
    @sahrasoomaalia2959 4 роки тому +35

    Ma garanayo qofka aqrinaya comments keyga
    balse illaahay cimri dheer iyo caafimaad baan
    Kaga rajeynayaa walal hadaad isarto subscribe

    • @islamisthereligionofpeace1922
      @islamisthereligionofpeace1922 4 роки тому

      nacala kugutaale waxaa lagahadlayaa sida aan ulidaano oo nola yasaayo iyo mesha aan dunida kaga jirno
      adna aad like isaara ledahai maxeei kugusokordini hadii lagusaaro waxaan camal intuu nugudaxjiiro hormaar lama garaayo

    • @sahrasoomaalia2959
      @sahrasoomaalia2959 4 роки тому

      Maxaa igu aflagaadeynee?

    • @islamisthereligionofpeace1922
      @islamisthereligionofpeace1922 4 роки тому

      Sida noola yasaayo adna subscribe naledahai waxaan kaxunnahai qaraxa ilmaheyna abayasheyna indagaradkeyna hooyoyinkena hogamiyasheyna lagu dilaayo adna wax kaale kahadleysAa miyaadan Diig laheyn waan kucainaa ilen sikale wax kuma fahmeysid somahan

    • @islamisthereligionofpeace1922
      @islamisthereligionofpeace1922 4 роки тому

      Waxaasi mesha kabixii wax nocasna mardambe mesha hanogusoqorin

    • @tuketube9492
      @tuketube9492 4 роки тому

      Fadlan Wll Alle Dartii Subscribe Iigu Cawi.

  • @apdicasisahlen8347
    @apdicasisahlen8347 4 роки тому +4

    Mzha allh 👏♥️
    OGaansho👏👍

  • @mohamedabdilahi2487
    @mohamedabdilahi2487 4 роки тому +2

    Masha llah ustaad cumar allaha ku daayo

    • @tuketube9492
      @tuketube9492 4 роки тому

      Fadlan Wll Alle Dartii Subscribe Iigu Caawi

  • @igaraad3335
    @igaraad3335 4 роки тому +1

    Jaamacada Carabta Inaan ka mid Noqono waan ku dagdag nay Runtii

  • @dexterdiablo111
    @dexterdiablo111 4 роки тому +4

    Keep going my brother

  • @hanadmohamed5968
    @hanadmohamed5968 4 роки тому +5

    Masha,Allah xaqiqada

    • @tuketube9492
      @tuketube9492 4 роки тому

      Fadlan Wll Alle Dartii Subscribe Iigu Cawi.

  • @abdallaali8646
    @abdallaali8646 2 роки тому

    wlh sxb aniga waxan ku nolahay masar hadalkaga 100% waa run adigana wlh tagero buxa ku ahay sida u jeceshahy dalkaga marka arko waxa igilisa iney wali jirto rajo somalinimo thanks bro horey usoco insha allah Mar dalkena wu no hagaagi😊

  • @mohamedcaatif6757
    @mohamedcaatif6757 4 роки тому

    MASHAALLAH WALAL CUMAR MAHHADSENID. ALLE HAKU XAFIDO WAX BADAN KAA FAA'IDNAA

  • @NAQEEYE
    @NAQEEYE 4 роки тому +38

    Isirkiyo awoowgiyo
    Ehelkiyo Abkaygiyo
    Abtirsiimahaygiyo
    Unugayga dhuuxiyo
    Asalkayga soomaali
    Ma Intaan Ilaawaan!
    Abuu Haashim Galayaa!?
    ......
    By Mawliid Ahmed Nour

    • @tuketube9492
      @tuketube9492 4 роки тому +1

      Fadlan Wll Alle Dartii Subscribe Iigu Cawi

    • @mohammedhusseincade1940
      @mohammedhusseincade1940 4 роки тому +1

      Reer somaliland ayatahy waayo iyaaga tariikhda iyo gabayda yaqaana

    • @qunnuudchannel2356
      @qunnuudchannel2356 4 роки тому +1

      Ma Dhacayso Taasi Alle Haku barakeeyo

    • @waxcusubmedia
      @waxcusubmedia 4 роки тому +1

      Hadal nin weyn

    • @koosaromar5904
      @koosaromar5904 4 роки тому +1

      Mansha Allah Abwaan Allah Haku Barakeeyo Waad dhamaysay Hadalkeee

  • @apdimalik94
    @apdimalik94 4 роки тому +6

    Masha Allah
    Ogaansho
    🥰

    • @tuketube9492
      @tuketube9492 4 роки тому

      Fadlan Wll Alle Dartii Subscribe Iigu Cawi.

  • @asiyeahmet117
    @asiyeahmet117 3 роки тому

    Mahadsanid wll omar cumar inshaar illahay haku xafido aduun iyo aakhiro waan ku tageerAa

  • @maanbilemaanbile3216
    @maanbilemaanbile3216 4 роки тому +1

    Masha allah

  • @azaadkalay2425
    @azaadkalay2425 4 роки тому +11

    Somali carab maahin wey qaldaneet iney somalia inee ku biirta Arab leagu

    • @drgarad
      @drgarad 4 роки тому +1

      Arab legue ugumaana biirin carabnimo, ee siyaasad aa ka leenahy.

    • @tuketube9492
      @tuketube9492 4 роки тому

      Fadlan Wll Alle Dartii Subscribe Iigu Cawi.

    • @tuketube9492
      @tuketube9492 4 роки тому +1

      @@drgarad
      Fadlan Wll Alle Dartii Subscribe Iigu Cawi.

  • @hamseweli
    @hamseweli 4 роки тому +7

    Keep going brothers

    • @ahmedafficial6137
      @ahmedafficial6137 4 роки тому +1

      Fadlan supscripe zaar walaL

    • @itshim7600
      @itshim7600 4 роки тому

      Sxb geep going hakuhynine
      Wax macno leh sheeg waxban faiday wxmafaidin

  • @xasanaxmed3660
    @xasanaxmed3660 4 роки тому +1

    Wa hadal sax ah ee waliga wax hadalkan ka fiican kama maqlin ee sxb guulayso

  • @muxiyadiinabiibakar4205
    @muxiyadiinabiibakar4205 4 роки тому +2

    Maashaa alaah waxaan odhan lahaa laba arin aynu mid yeelno in aynu afcarabiga barano oo aynu afaka koobaad kadhigano iyo in aynu jaamacada carbta iyo carbta badoodaba kabaxno , oo aynu ahaano dal muslim ah oo diintooda ku adag isla mar ahaantaana afkooda ku faana oo aan cidnaba aan isku dhedhejin , mahad sanidiin

  • @mohameda1073
    @mohameda1073 4 роки тому +3

    Alrabiya aljahalia, taken from the desert into the city but still aljahaliya

  • @zakihonesty3268
    @zakihonesty3268 4 роки тому +3

    If they believe us that our language is the language of forest which is been talked in Africa. Really.
    We have to show them that we can write in books in arabic language

  • @mohamedhassan2551
    @mohamedhassan2551 4 роки тому +1

    Xaqiiiq waaaaye cumaroooow sxb Wlh mid anoo hadlayo igu yiri ma hindi ayaa ku hadashiin

  • @waagaberyaymedia5084
    @waagaberyaymedia5084 4 роки тому

    Ogaansho sxbkey qaaaliya xaqiiqo jirto oo aan goobjoog u ahaay ayaa kadashay. Muuqaalkaan kadib majiri doono qof somali ah oo dhihi doono arab ayaan ahay. Tusaale lagu daydo ayaa umada utahay. Guuleyso

  • @malaayiinmedia3124
    @malaayiinmedia3124 4 роки тому +6

    Waa lagu qaldamay

  • @Samiir881
    @Samiir881 4 роки тому +3

    War Dee cumar nagadaa camera 📷 dhacdaa Haysa😂😂

  • @maxamedcali4123
    @maxamedcali4123 3 роки тому

    لا نريد لغة الأشخاص الذين يريدون أن يظل هذا الشخص متماسكًا

  • @mohammedbarre6100
    @mohammedbarre6100 4 роки тому +1

    Manshalah great Shaw brother

  • @hanadmohamed5968
    @hanadmohamed5968 4 роки тому +7

    Runtiii oyin ayaaa iga so fukatay Lakin alhamduliliah ku manooooli dal arbed wxa kunolahay Kenya waa na nala la kayaqanaaa

    • @abuuayaan6956
      @abuuayaan6956 4 роки тому

      Inaad ooyso ayee eheed adigaa ku nool dal afrikaan gaalo ah markaas baad ka faaneysa dowlada carab muslim ah.

    • @sumiyanuura4621
      @sumiyanuura4621 4 роки тому +3

      @@abuuayaan6956 qofki carab la nool walee ooyin wey ku waajibtay.

    • @Amirwaye12
      @Amirwaye12 4 роки тому

      @@abuuayaan6956 i would prefer an African country then an Arab country

    • @ahmedsaciid8503
      @ahmedsaciid8503 4 роки тому

      @@sumiyanuura4621 anaa ku dhex nool bila aadankana ha dulmin walal dad xun iyo dad wanaagsanba way leeyihiin

    • @salmahassan6998
      @salmahassan6998 4 роки тому +1

      @@abuuayaan6956 wlh dal african ayaan ka doorbidi lahaa dal carab oo adoomo noo haysto yahu

  • @djmaankachannel2231
    @djmaankachannel2231 4 роки тому +4

    Somalida carab amiinsan
    Waa daad dhintaay wlhi jaahil nimo ku danbeeysa

    • @tuketube9492
      @tuketube9492 4 роки тому +1

      Fadlan Wll Alle Dartii Subscribe Iigu Caawi

  • @maarro1332
    @maarro1332 4 роки тому

    Ileen wadamada waxay ay afkood dadka u baraan una maali giliyaan waaa inay soo muujiyaan xadaaradooda iyo taariikhdooda dadnimadooda iyo dhaqankooda .adiga waa afkaaga ,afkana waa adiga. Hamar wacan ustaad curadka dhalan yarada tahay

  • @maxamedcabdisalan8447
    @maxamedcabdisalan8447 4 роки тому

    Wlh waa runtaa ustaaad rag badan oo aan jaamacada isladhigano ayaa ila yaabanaa markoodi hore Aaminsanaana inaan luqada carabiga kuhadlo

  • @rikardostalin5708
    @rikardostalin5708 4 роки тому +16

    Carab faaido maleh waxaan ku haysano majirto waa dadka argagixiso na baray bal maxaa loo arki waayay argagixiso Kenya iyo Ethiopia joogta sababtu waxaa weeye dadkas carab baysan waxku darsan waa dad jiritaankooda umadeed ku faana

    • @abuuayaan6956
      @abuuayaan6956 4 роки тому

      Mulxid ayaan ahay ayaa kaa sugeynaa. Carab inta aad nooceyso ayaad gaalo Itoobiyaan ah ama kenyaan ah nagu kabeysaa. Carab waa ku diinta saxda ah ee Alle ina soo gaarsiiyey waa walaalaheen diinta. Carabta iyo Adigaan soomaaliga shheeganaya ee gaalada isku kabaya walaagi Carabta muslimka ah ayaan kaa jeclahay.

    • @rikardostalin5708
      @rikardostalin5708 4 роки тому +5

      Abuu Ayaan kenyankuba islaam Waa leyihiin Ethiopiankuna sido kale waana dad dariskeena ah afrikana baana isla nahay adigu ma carabta ayaad diin u taqaan carab iyo diin kala baro markas ila sheekayso teeda kale carabta aad noo amanayso inaa adoonkoda tahay bay aminsan yihiin dood maan-gal ah la imow mulxid iyo waxaas hadaa iska daysid mise adigu hadii carabta runta laga sheego waxaad utaqaan mulxidnimo?

    • @drgarad
      @drgarad 4 роки тому +3

      @@rikardostalin5708 Adeerow Arab legue siyasad aa ugu jirnaa, Carabnimo xabad ku falimeyno, shaqsiga carabka waxa uu kaa aaminsayhy waa adiga iy sidaa image-kaaga u wanaajiso.

    • @abuuayaan6956
      @abuuayaan6956 4 роки тому

      @@drgarad kuwa badan ayaa arkaa oo mulxidiin iyo gaalo noqotey Carab neceeb ayee ka soo bilaabeen. Quraanka xadiisa af carabi ayee ky qoran yihiin. Dad carab ah ayaa noo soo gudbisey. Xajka iyo cimrada dhul carbeed ayuu ku yaaliin oo la aadaya. Mashidka nabiga scw iyo xaramka dhul carab ayee ku yaaliin. Khudbada af carabi ayui ku baxayaa. Carabta badankood waa dad muslimiin ah. Carab diidoow. Afrikaan doonow adee kuugu mac tahay. Dadka aad walaalaha ka dhigatey ee aad jeceshahay waa labo dowlado oo cadow u ah diinta islaamka iyo dadka soomaaliyeed.

    • @drgarad
      @drgarad 4 роки тому +3

      @@abuuayaan6956 Diin waa meesheed, lkn Shaqsiga Carabka ah waxa uu kaa aaminsanyhy, waa mediaha Somalida oo codkeeda meel dheer gaarsiin weyse, Dalkeena oo burbursan, iyo Carbta laftirkooda oo jaahiliin baaritaan badanna ka sameyn dalkeena.
      Mida kale Arab legue jeceel uguma jirnee, siyaasad baan ugu jrinaa.

  • @abdisamedabdiladif6061
    @abdisamedabdiladif6061 4 роки тому +21

    Like isaar hada lasocoto Ogaansho

  • @user-ic6oc2hy8f
    @user-ic6oc2hy8f 4 роки тому

    Waa mawduuc aad iyo aad loogu baahan ya hay. aad ayaad u mahad santahay ustaad cumar

  • @hamse33muhumed79
    @hamse33muhumed79 4 роки тому

    Msha allah Ustaad sare cumar runtaad ka hadashay inaga uun baa halkaa isdhignay soomaliyey

  • @abdiqaniibnuadan8287
    @abdiqaniibnuadan8287 4 роки тому +8

    Wax micno ah ma soo kordhinyso in aan nu carabta uu sheegno in aanu af somali lenahay anagu waa anaga hhhhhhhhhh yeelko 😂😂

    • @unolowmanta7508
      @unolowmanta7508 4 роки тому +2

      Ma aragtey, Tamarta Maan dulkeena ku disano 😂😂 Dulkeena hadu dismo sharafna wa diyaar

    • @samirahsamir6930
      @samirahsamir6930 4 роки тому

      7:20 carabtu somali Ma barato ayuu dhahay meeshaas waxan hayaa 20 ku dhawaad carab ah oo Somali aan baro iyagana English ka iyo Carabiga iga caawiya.
      Lkn Omar carabta inuu isku wada daro qalad wayn weeye wAllahi SubxanAllah

    • @boqortooyoofficial4877
      @boqortooyoofficial4877 4 роки тому +1

      @@samirahsamir6930 ma waalatay meelwalba intaasad lataagantahee

    • @ugbaadaragsan84
      @ugbaadaragsan84 4 роки тому +1

      @@samirahsamir6930 hdana halkana😰

    • @tuketube9492
      @tuketube9492 4 роки тому

      Fadlan Wll Alle Dartii Subscribe Iigu Cawi.

  • @mohaamiin311
    @mohaamiin311 4 роки тому +4

    Somalida Carab mahee waa African🤣🤣

    • @thedection2648
      @thedection2648 4 роки тому +1

      Qod waliba og taas ee waxa laga hadlayo wa arab leuge🙏

    • @mohaamiin311
      @mohaamiin311 4 роки тому

      @@thedection2648 haa hye prother😁

  • @ibroosbinibrahim7003
    @ibroosbinibrahim7003 4 роки тому +1

    Thanks inshaar
    Alle ha unaxariisto intii ku geeryootey Elite Hotel

  • @hassansaidjama4677
    @hassansaidjama4677 3 роки тому +1

    Waad mahadsantahay cumaroow