Qisada islaamida Baadarigaan South Afrikaanka ah Waa Mid Cajiib ah .

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 чер 2023
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

КОМЕНТАРІ • 543

  • @jawdesigns2534
    @jawdesigns2534 Рік тому +100

    Cumar inshaar iyo asxaabta chanalka ogaansho ku midowdnay iyo all musliminta melwalbo ay joogan waxan idin leeyahay ciid mubaarik🎉🎉🎉

  • @abdrhmnhussen4014
    @abdrhmnhussen4014 Рік тому +32

    Ilaahey ayaa mahada leh oo ka badbaadiyay naar ilaahey cadabkiisa waa kulul yahay wlhi intii wado xun ku socoto ilaahey haso hanuuniyo sida ninkaan oo kale 😭😭😭

  • @saamicade7382
    @saamicade7382 Рік тому +35

    ilin Farxadeed!!! walaal ku soo dhawoow diinta Nabad galyada💥💫🕌🕋

  • @mohamedabdi5294
    @mohamedabdi5294 Рік тому +56

    بدأ الإسلام غريباً وسيعود غريبًا كما بدا
    او كما قال عليه الصلاة والسلام ❤

  • @bishaaroiyodigniin8962
    @bishaaroiyodigniin8962 Рік тому +11

    الحمدلله الذي هدانا لهذا وما كنا لنهتدي لولا أن هدانا الله❤❤
    الحمدلله على نعمة الإسلام❤❤

  • @abdioromo1676
    @abdioromo1676 Рік тому +15

    اللهم انت ربي لا اله الا انت، خلقتنى وانا عبدك، وانا على عهدك ووعدك مااستطعت،اعو بك من شر ما صنعت،ابوءلك بنعمتك علي ،وابوء لك بذنبي فاغفرلي،فانه لا يغفر الذنوب الا انت

  • @CabdiwaahidOsman-iz3is
    @CabdiwaahidOsman-iz3is Рік тому +62

    kusaliya rasuulkeena scw

    • @ifraaxmohamed1487
      @ifraaxmohamed1487 Рік тому +2

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @naxariis_badan312
      @naxariis_badan312 Рік тому +1

      Scw

    • @abdullahimasuulside411
      @abdullahimasuulside411 Рік тому +1

      Scw scw scw scw scw scw scw

    • @AbshiroAhmed-zm5sj
      @AbshiroAhmed-zm5sj Рік тому +1

      Salaahu calayhi wasalam❤❤❤

  • @axmedusman590
    @axmedusman590 Рік тому +28

    Ku salin Nabigena The best person over The most knowledge able and The most shine all creaated prophed muhammad SCW☝️😒❤🕋😢

  • @balgisamusa7359
    @balgisamusa7359 Рік тому +31

    Illahey asga iska leh hanuunka ❤allahu akbar

  • @IkraanAxmed-rh6pv
    @IkraanAxmed-rh6pv Рік тому +14

    قال الله تعالى ( والله يهدي من يشاء الى صراط مستقيم) يا الله اغفر لنا وهدنا الى صراط المستقيم😭

  • @ELyasissack
    @ELyasissack Рік тому +18

    Allahu akbar !
    Walle Hanuunka Alle Wayne Gacantiisa ayuu kujiraa Markii Hore wado Naareed Ayuu kusocday laakiin Kitaabkii ayuu gadiyey waana Soo islaamay wuxuu arkay xaqiiqada saxda ah Allow Kaa Aqbal Hajkaaga wllahi waan kufaraxsanahay AL-hamdulillah Allow saa Usoo hanuunisay Addoonkaaga Khaatumada Noo wanaaji Laa-ilaaha illalah muxammadu Rasul-Allah SCW.😢🤲🤲🤲

  • @mubaarakmogadishawi
    @mubaarakmogadishawi Рік тому +3

    Mardhaw aan islahaay mawduuca uu soo gilidoona waa midkaan ustaad runtii aad baan u jeclahay xalaqooyinkaaga shukaan ustaad cumar inshaar

  • @ibnucuthman7013
    @ibnucuthman7013 Рік тому +8

    Al-Qasas - Verse 56
    قال تعالي((إنَّكَ لَا تَهْدِى مَنْ أَحْبَبْتَ وَلَـٰكِنَّ ٱللَّهَ يَهْدِى مَن يَشَآءُ ۚ وَهُوَ أَعْلَمُ بِٱلْمُهْتَدِينَ )

  • @abdirahmanmadani387
    @abdirahmanmadani387 Рік тому +13

    Allahu akbar
    Cumar inshaar ciid mubarak ❤

  • @Kalid____
    @Kalid____ Рік тому +36

    ﴿ ان الله يهدي من يشاء الي صراط مستقيم ﴾ ❤❤❤

  • @juweyriamaxamad249
    @juweyriamaxamad249 Рік тому +12

    ماشاء الله الحمدلله على نعمة الإسلام

  • @zaedyare7173
    @zaedyare7173 Рік тому +14

    ماشاءالله تبارك الله الحمدلله على نعمة الإسلام والمسلمين

  • @KORNEIL-TRAVELER2
    @KORNEIL-TRAVELER2 Рік тому +10

    Dadku waxey sugaan inaad hal qalad gasho
    Lakin Rabigeen wuxuu sugaa inaad halmar usoo noqoto si uu kugu denbi dhaafo
    ➡️Sareeye naxariis badan❤

  • @yusufdaud2355
    @yusufdaud2355 Рік тому +20

    This is the mountain of light !!!!!😭😭😭😭❤❤❤

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 Рік тому

      Afsoomaaliyeey Qoraalkaadda

  • @axmedxuseen9107
    @axmedxuseen9107 Рік тому +33

    Ciid Mubarak dhamaan umada islaamka ah aynu ku salino Rasuulkeena scw

  • @alkheyr4
    @alkheyr4 Рік тому +97

    اللهم صلي علي محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد((تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال ))

  • @Ahme_abdisak
    @Ahme_abdisak Рік тому +1

    Islaamku waxa uu gali doonaa guri walba oo kataagan caalamka sida uu inoo sheegay xabiibkeena muxamed scw scw

  • @mahdielmi2467
    @mahdielmi2467 Рік тому +2

    Kalmada ugu dambaysa aya ku tabanaysa😢😢😢kawaran isago shalay uun so islamay ayu leeyahay" This is the mountain of light"😢😢😢😢
    Millions of my peoples😢😢😢durba fikirki nabiga aya ku dhashay.....Allahu Akbar❤

  • @engrmohamoudgeelemohamoud2303
    @engrmohamoudgeelemohamoud2303 Рік тому +3

    ماشاء الله ؛ الحمد لله؛ اللهم إنا نسأللك حسن الخاتم

  • @AbshirMohamud961
    @AbshirMohamud961 Рік тому +2

    Mahadsanid macalin omar inshar❤

  • @Mulkimohamedmahdi
    @Mulkimohamedmahdi Рік тому +6

    MASHA ALLAH DIINTA ISLAMKA WAA MID XAQ AH ALLE AYAA MAHAD LEH OO NAGA DHIGAY ISLAAM ALXAMDULLAH 🤲
    EID WNGSAN DADKEYGII🙏❤

  • @zainabmahad764
    @zainabmahad764 Рік тому +3

    أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد ❤❤❤❤
    تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال ❤🌹❤️

  • @ciyeyare6033
    @ciyeyare6033 Рік тому +2

    اللّه أكبر الحمد للّه ،اللّهم ثبته على دين الإسلام

  • @ubahdhool8158
    @ubahdhool8158 Рік тому +5

    Illahayow sida xaqa ah nawaafaji rabigayow noonaxariiso mahadsanid wll cumar inshar ❤🎉😘😍ciid mubarak

  • @maxamedmaxamuudsheekhdaahi1484

    Dadbaa garanla' nimcada qofku inuu muslim yahay.
    اللهم ثبته وثبتنا جميعًا على الحق يا رب🤲

  • @amanijama9597
    @amanijama9597 Рік тому +6

    Wooow so emotional Allah guides who he wants to be guided, may Allah make make him and his followers good believers of Islam.

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 Рік тому

      Afsoomaaliyeey Qoraalkaadda

  • @ruunmoh
    @ruunmoh Рік тому +25

    ماشاء الله تبارك الله أللهم ثبتنا وثبتهم على دين الإسلام يارب ❤

  • @yassinnc
    @yassinnc Рік тому +3

    Aniga ayaa tagey dhulka barakeysan Ramadan kii wallahi waligey farxada an dareemey waligey ma arag .

  • @muxiyodiinmaxamed759
    @muxiyodiinmaxamed759 Рік тому +7

    تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال

  • @C.m.850.
    @C.m.850. Рік тому +6

    اللهم ثبته بالقول الثابت فى الحياة الدنيا وفي الآخرة ❤

  • @ayaanaxuseen1408
    @ayaanaxuseen1408 Рік тому +1

    Ilaa shalay waan ku celceshanayay macan kama daalayo masha allah

  • @yussufmohamedmohamed3237
    @yussufmohamedmohamed3237 Рік тому +1

    MashaAllah اذاجا ء نصر الله والفتح ورایت الناس ید خلون فی دین الله افوا جا

  • @user-ez5zt1rf9y
    @user-ez5zt1rf9y Рік тому +7

    Wallaahi waa qiso cajiiba ilaahow noo dhadhami macaanka naga qarsoon😢

  • @Zaki_De_gangz
    @Zaki_De_gangz Рік тому +3

    OGAANSHO WALAAL WLLHI WA KUTAGERA LOVE ZHP❤

  • @saiddalmar
    @saiddalmar Рік тому +2

    Masha allah nasiib badana 100k iyo isagu in ay soo islaameen wlhi waa arrin aad loogu farxo waana guul wayn oo ilahay ugu deeqay dadkaas nasiibka leh ilahay iyagana haka dhigo kuwo intaas iyo in ka badan ay soo muslimiyaan

  • @QaaliXabiibti
    @QaaliXabiibti Рік тому +5

    Maanta wxn arky muqaalka ugu macana ❤ Allahu Akbar ❤❤❤
    Jazakallah wll ❤❤

  • @aarkamudugofficial28
    @aarkamudugofficial28 Рік тому +1

    ماشاء الله تبارك الله الله أكبر الله أكبر الله عزا وجل

  • @sahrachannel7287
    @sahrachannel7287 Рік тому +5

    Eid mubaarak mahadsanid waa Qiso farxad badan runtii ninka si cadaalad ah buu dadkiisa ugu shaqeynayey ilahayna waa hanuuniyey way ila tahay

  • @Shacni.
    @Shacni. Рік тому +2

    { إِنَّكَ لَا تَهۡدِی مَنۡ أَحۡبَبۡتَ وَلَـٰكِنَّ ٱللَّهَ یَهۡدِی مَن یَشَاۤءُۚ وَهُوَ أَعۡلَمُ بِٱلۡمُهۡتَدِینَ }
    [Surah Al-Qaṣaṣ: 56]
    Ciid wanagsan Somaaliyey, wadankena nabad ilaahay hanoga dhigo bogeena burcad Allaha isku marsho❤ 🙏

  • @adoontiialle8270
    @adoontiialle8270 Рік тому +7

    mashallah may Allah bless brother ibrahim and his people. Allah knew good in him❤

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 Рік тому

      Afsoomaaliyeey Qoraalkaadda

  • @abdinoorahmedfarah3860
    @abdinoorahmedfarah3860 Рік тому

    Alle qofka uu haduun ladoono xaqa ayuu fahan siiyaa Alle (S.w.t) ayaa mahadleh

  • @zakariyekhaalid3289
    @zakariyekhaalid3289 Рік тому +2

    قال الله تعالى.... ( إن علينا للهدي) الله أكبر 🥺

  • @yasmingolden4675
    @yasmingolden4675 Рік тому +2

    Min yurudulahu qeeyran , welcome to ISLAAM peace ✌🏿 and love ❤️

  • @abdulkadirmusa3666
    @abdulkadirmusa3666 Рік тому +2

    Maasha alaah ilaahaay qaabka uu doono ayuu wax uhanuuniyaa alaahu akbar

  • @Abshirjama5
    @Abshirjama5 Рік тому +3

    Ustaad golden voice mnshlh illahey haku xafido ciid mubaaarak 🎉

  • @abdikarimabdullahi3419
    @abdikarimabdullahi3419 Рік тому +2

    فال تعالي《 فمن يرد الله ان يهديه يشرح صدره للاسلام ومن يرد ان يضله يجعل صدره ضيقا حرجا ...》

  • @abdirizaqarare7822
    @abdirizaqarare7822 Рік тому

    Allaah akbar allaahu akbar allaahu akbar maashaa allaah ilaahay hkusugo islaamnimada aamiin wlaalayaalow uduceeya waa arin farxadleh

  • @zakichamac2561
    @zakichamac2561 Рік тому +3

    Masha Allah ❤

  • @bakarahmed8955
    @bakarahmed8955 Рік тому +1

    M.allh allahu akbar ☝✊ illahey baa hanuunka la doonay asi iyo inta raacsan inagana illahey imaankiisa oo kale hanasiyo 😢 yaa rabi 🤲

  • @Daliima-hv6tb
    @Daliima-hv6tb Рік тому

    الاه اكبر
    اللهم أعز الإسلام والمشركين واظل الشرك والمشركين
    Xaada i istaagtay wllh mrkey takbiirta ku wada dhawaaqayeen🥹

  • @nimcomaxamuud5919
    @nimcomaxamuud5919 Рік тому +1

    Masha allah illahy baa soo hanuuniyey

  • @aarkamudugofficial28
    @aarkamudugofficial28 Рік тому +1

    عيد الأضحى المبارك عيد مبارك تقبل منا ومنكم صالح الأعمال وكل عام وانتم بخير

  • @mahadmohamedmahdi4188
    @mahadmohamedmahdi4188 Рік тому +9

    Qofkii uugu horeeyay hadaan ahay waxaan Codsanayaa Laascaanood in aad uugu ducaysaan Nabad iyo Dhamaan Islaamka

  • @user-zp5yt4fq4h
    @user-zp5yt4fq4h Рік тому +5

    عيد مبارك وكل عام وانتم بخير تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال.

  • @ahmedahmedabdullemaow1217
    @ahmedahmedabdullemaow1217 Рік тому +2

    الله اكبر الحمدلله ألذي نجاهم من النار جزاك الله خيرا أستاذ عمر انشار

  • @mustaffargax9668
    @mustaffargax9668 Рік тому

    Allahu akbar alle haduu hanuun kula doono cid kama hor istaago karto wlh waa ooyay waxaan aad ugu farxay nin mugdii siduu alle uga so saaray yaarabi everything its easy for you allow qalbiyadeena diinta noogu sug 😭😭

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Рік тому +9

    Mashaa allah waa qiso dareenkeda wadata Allah ha barakeeyo walaalkeen😍
    Eid Mubaarak ustaad Omar inshaar❤️💥

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Рік тому +1

    Hanuunka alle ayaa baxsho waa sheey qaali ah
    Aloow diinta islaamka nagu dil ❤❤❤

  • @macaanichannel223
    @macaanichannel223 Рік тому

    ادا جاء نصر الله و الفتح و ر ءيت النا س يد خلو ن في دين الله افو ا جا
    Insha'alaah mardhow islaamka ayaa guuleysanaaya❤❤

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Рік тому +2

    Allaahu Akbar alxamdulillaahi rabicaallaamiin Allow xaqa ku sug Allaahu ma aamiin 🇸🇴🌺❤❤❤❤❤❤❤

  • @Abdifatah-Triple-A
    @Abdifatah-Triple-A Рік тому +1

    Allah wuxuu hanuuniya qofki u hanuun ladoono xaqa Allaha inawafaqiyo❤❤❤❤

  • @ccasiismoha-on6vf
    @ccasiismoha-on6vf Рік тому +5

    ❤️عيد مبارك الإخوة والأخوات المسلمون في كل مكان❤️

  • @ruqiyadihad3624
    @ruqiyadihad3624 Рік тому +2

    Allahu Akabar ilahay qofku qayar ladono wuxu wafajiya didanata isalamaka ❤❤❤❤

  • @abshiralfa4611
    @abshiralfa4611 Рік тому +1

    Waa qof nasiib leh intuusan dhiman hadii uu Allah soo hanuuniyey

  • @nimcocumarckiriin961
    @nimcocumarckiriin961 Рік тому +2

    اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى اله وصحبه وسلم تسليما كثيرا ❤❤❤❤

  • @amalyamani3384
    @amalyamani3384 Рік тому

    إذا جاء نصر الله والفتح ورأيت الناس يدخلون في دين الله أفواجا. فسبح بحمد ربك وأستغفره إنه كان توّبا

  • @hamzedaacad8428
    @hamzedaacad8428 Рік тому

    MANSHA ALLAH Tabaaraka ALLAHU RABI ha ku sugo waa Farxad runtii Nimcada Islaamnimada aynu Ugu Mahad Celino RABI SUBHAN WATACAALA 🤲🏾MARKASTABA

  • @MiskiCumar-rc3gp
    @MiskiCumar-rc3gp Рік тому +1

    Ma nshaa Allah 👍👍👍👍🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💘💘💘

  • @cismaanmaxamed1881
    @cismaanmaxamed1881 Рік тому +2

    mansha allah allahu akbar allahu akbar allahu akbar ❤❤❤

  • @mohammedabdi2830
    @mohammedabdi2830 Рік тому

    Cumarow zxb OGNAASHO CHANNEL 1M insha allah

  • @cabdiaadan2771
    @cabdiaadan2771 Рік тому +1

    Masha Allah alhamdulilah

  • @Abdirahman....
    @Abdirahman.... Рік тому +1

    Ciid mubaarak dhamman umada muslimiinta gaar ahaan bahda ogaansho

  • @aminaawil8037
    @aminaawil8037 Рік тому +1

    Masha Allah ciid mubaarig ❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙

  • @user-gr4qg5zm1d
    @user-gr4qg5zm1d Рік тому +1

    MASHA ALLAH ❤❤❤❤

  • @mohamedabdilaahi7339
    @mohamedabdilaahi7339 Рік тому

    Aamiin aamiin inshaa allaah ciid mubaarak

  • @nafisaahmed8560
    @nafisaahmed8560 Рік тому

    Maashaa allaah tabaarakulaah allaahu akbar allaahu waaqaadirkaallaah awoodiisa

  • @hasniadesh1516
    @hasniadesh1516 Рік тому

    Masha Allah Allah bless you Allahu akbar

  • @burhanhassan524
    @burhanhassan524 Рік тому +1

    mansha ALLAH
    ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 Рік тому +2

    Ciid wanaagsan dhamaan walaalaha Islamka Aamin wlal hoorey usoco 🔥🙏

  • @yarimysahra8061
    @yarimysahra8061 Рік тому

    سبحان الله العظيم سبحان الله العظيم سبحان الله العظيم
    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
    ماشاء الله تبارك الله
    ماشاء الله تبارك الله
    الله يحفظكم يارب العالمين

  • @salmomohamed82
    @salmomohamed82 Рік тому

    runtiii waan ku farxay islaamida baaderigaaas iyo intaa qof uu so islaamiyey

  • @EX_Maclumaad
    @EX_Maclumaad Рік тому +1

    Allah ayaa mahad leh

  • @abdirahmaanmohamed1582
    @abdirahmaanmohamed1582 Рік тому +1

    Hanuun ka Alle ayaa Leh ❤

  • @cumarqorshe1676
    @cumarqorshe1676 Рік тому +1

    Masha Allah ❤️
    Alle hana guuleeyo
    Insha Allah waan guuleysan doona

  • @sheikhcaare-wh6gt
    @sheikhcaare-wh6gt Рік тому +4

    ciid mubarak kulu caam wa antum bikhayir

  • @Khalidyare2
    @Khalidyare2 Рік тому +1

    Diinteyna wa diinta ugu naxrista bdn Allah hangu dilo ❤

  • @user-rf2sb1cz3y
    @user-rf2sb1cz3y Рік тому +2

    Allahu akbar

  • @amor_abdi1047
    @amor_abdi1047 Рік тому +1

    I'm living in south africa masha.allah so happy those who become brother in sister to muslim alhamdullillah maanta waa maailn eida♥️♥️👑👑

    • @maproukamahamed4464
      @maproukamahamed4464 Рік тому

      Walalay madama od ku noshay South Africa Yaa u qabtay shahadada Dadkan mrka ah jogen kaniisadoda se ma qabsaday wargysyada South Africa warkan

    • @maproukamahamed4464
      @maproukamahamed4464 Рік тому

      😮

  • @InaabdulaahimaxamuudXuse-ty7py

    الله أكبر أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر علاء أكبر الله أكبر الله أكبرrabbow adaa hanuunka haya😭😭😭

  • @dahirahmed5107
    @dahirahmed5107 Рік тому

    Waan kaa sugayay qisadaan waana keentay thanks my bro omar

  • @Caliya7
    @Caliya7 Рік тому

    Wuu nasiib badanyahay isaga iyo xertiisaba maasha Allaah, alxmdlillaah

  • @clqaniaxmed1191
    @clqaniaxmed1191 Рік тому

    Alle xaqa haku sugo wuu guulaysty haduu muslimay

  • @maalimmohamedahmed3051
    @maalimmohamedahmed3051 Рік тому +1

    MASHALLAH ALLAH DIINTA KUSUGO WALALKEEN IYO QOOMKIISA

  • @MohamedAbdullahi-ke6un
    @MohamedAbdullahi-ke6un Рік тому +1

    Allahu akbar ilaahow imaanka noo siyaadi
    Aamiin 🙏

  • @SaadAdenBhothal-py9ib
    @SaadAdenBhothal-py9ib Рік тому +1

    Masha Allah