Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Istaraatiijiyada Ugu Fiican ee Howl Lagu Qaban kari | Eat that Frog |m cun rahaas |

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 сер 2020
  • Cun Rahaas , eath that Frog فالتأكل ذاك الضفدع
    Istiraatiijiyada ugu fiican ee aad ku qaban karto howl aad ka war wareeganayso , waa cunida raha ?! Madareemaysaa in howlahaada is dul fuuleen , wax aad qabatana aad la dahay badnaanta iyo dib u dhigida owgeed ,heer aad ka shakiso awoodaada qofeed iyo goaan qaadashadaada .
    ma ka war wareegatay in aad qof wacdo adigoo ka baqaayo in uu ku dhaho maxaad noo soo wici wayday waad na nacday , howl muhiim ah in aad dib u dhigto , kaligaa ma ahan cidda arrinkaaan ka cabanaayo , dad badan ayaa ka sheeganaayo
    waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho

    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

КОМЕНТАРІ • 485

  • @ogaansho
    @ogaansho  4 роки тому +419

    haduu ku cajabiyo muuqaalkaan fadlan like dheh si uu youtubeka usii gaarsiiyo dad kale , 10k magaarsiin karaa ?

    • @yoonismohamoud6749
      @yoonismohamoud6749 4 роки тому +10

      Cumarow walahi malin walbo waan ku soo booqda

    • @rksfrrkilller3831
      @rksfrrkilller3831 4 роки тому +1

      Mahdsanid ustaad cumar Insha allh waa dhaafi doona
      Salaam from Borama

    • @suleimansaid9259
      @suleimansaid9259 4 роки тому +3

      Cumaroow ila tali nio UA-cam ma furtaa🤔🤔

    • @mhfottballhiglighlihts1188
      @mhfottballhiglighlihts1188 4 роки тому

      Haa cumar haka walal walinta

    • @SMH-2DANGERS
      @SMH-2DANGERS 4 роки тому +7

      ustaad cumar koo salaama from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯😍😍

  • @AK-ol6rm
    @AK-ol6rm 4 роки тому +124

    Absolutely wlhi hada xisaab ayaan dul fadhiyay sina waan oga caajisanaa
    Tnx sxp omar
    Waxaan kaa codsanaayaa in aad noosoo gudbiso muuqaaladii hore oo aad dhalinyarada si da tooska ah aad ola hadli jirtay
    Inta igu raacsan bal ismuujiya

  • @doctoranasmohamed2502
    @doctoranasmohamed2502 4 роки тому +50

    fiidiyowgaan waxaan umaleynayaa in aniga isoo diyarisay!!!
    Waayo aniga ayuu iga hadlayaa!!

  • @safasafi5442
    @safasafi5442 4 роки тому +18

    جزاك الله خيرا يا اخي عمر إنشار i am from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @abdulhakemaditya325
    @abdulhakemaditya325 4 роки тому +40

    *WLL Riyo kasta oo aad ledahy ilahay haku* 🤲 *rumeeyo wll iga farxi hal* *SUBSCRIBE* 😰
    *kaliya mahatsanid* 🙏❤

    • @ahmedafficial6137
      @ahmedafficial6137 4 роки тому

      Kuh zaray walal adna

    • @mahiryare1179
      @mahiryare1179 4 роки тому

      Kusarey

    • @humano2787
      @humano2787 4 роки тому

      Walal aragtidaadu waa sida xumbo
      Oo kale bal fiidiyahan aad dawatay micnaha uu kahadlayay hal iyo laba iska waydii deedna naftada miisan

  • @abdallaabdi7417
    @abdallaabdi7417 4 роки тому +3

    'Wa inaadan wx u qabanin si aad u nasato ee aad u nasato si aad wx u qabato' hdl i cajabiyay 🥀 thnks wll omar

  • @alphaanod7059
    @alphaanod7059 4 роки тому +13

    Whaaaat! Ow What you're talking about man 🤣🤣 . Great topic thanks bro Omar.

  • @caalamiproduction9601
    @caalamiproduction9601 4 роки тому +24

    OMAR INSHAR KEEP UP THE GOOD WORK🙏

  • @noloshacooking3122
    @noloshacooking3122 4 роки тому +11

    Ustaadka kaliyah aan ka xiiseeyo baraha bulshada alle haku xafido ustaadii🙏

  • @mohamedisse8820
    @mohamedisse8820 4 роки тому +16

    La,yaab videoga waxaad,umalesaa in,aniga la,igahadlayo wlhi cajib insha Allah rahaas waa,cunidonaa walal cumar aaad iyo aaad aa umahafsantahay jazakal lahu khayr

  • @yoonismohamoud6749
    @yoonismohamoud6749 4 роки тому +25

    Ma Aqaan cida commentgeyga aqrineyso Ilaahey awlaad baari ah idin siiyo Qofki subscribe isaara

  • @SharmaSheeko
    @SharmaSheeko 4 роки тому +25

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janalkeega booqato?

    • @abdull_haji77
      @abdull_haji77 4 роки тому

      Allah iima barakeeyo hadaan booqdo fucking be hard worker dheel iyo iisaar kuma helaysid

    • @saddarmultimedia7500
      @saddarmultimedia7500 4 роки тому

      Subscribe iisaar wll waan kuu saaree

  • @mohamudkilwe
    @mohamudkilwe 4 роки тому

    omar inshaar run ahaantii kuuma aqaani youtuber sida dadka kale waxaan kuu aqaan motivational speaker ✅ aad ayaad u mahadsan tahay.

  • @TimTok114
    @TimTok114 4 роки тому +1

    Ustad xaqiiq waxa ah in dad badan waqtigoda ugu badan ee baraha bulshada ku qatan ayago ka meeresanaya waqtigodii muhiimka u ahaa nolashoda ama ku habona oo aan aniga ugu horeyo muqalkan waa ii dhiira galin xaqiiqdii aad baad umahadaantahay ustad omar aaqiro iyo aduunba allaha ku xifdiyo jazakallah ustad 🙏

  • @Khaalidka
    @Khaalidka 4 роки тому +9

    si guud gabi ahaantiis ba muuqaalka waa i dhaqaajiye oo kaalin isbadal ayaan rajeynayaa in aan la imaado.
    ayeeyadey oo aan ka baqayo in ay itiraahdo maxaad ii soo wici weyse maalmahana aan bal hada xarriiriyo. mahadsanid.

    • @nimcocabdi5692
      @nimcocabdi5692 4 роки тому

      Muqalkani Inu aniga igu Sucdan umaleyay
      Illahay haku ilaaliyo wlo

  • @mohamedafrah2063
    @mohamedafrah2063 4 роки тому +7

    Eat That Frog!: 21 Great Ways to Stop Procrastinating and Get More Done in Less Time Xaqixdi waa book wey tabanaaayana xaqiiqoyin dhaba qof walba hadii uu waqti haayo ha akhriyo book gan runti wuxuu ku noqon karaa benchmark

    • @cawomaxamed814
      @cawomaxamed814 4 роки тому +1

      Aad iyo aad book gaasi uu icaawiyay runtii waan haystaa isagoo PDF ah

  • @iskudeeysmadaxbarar963
    @iskudeeysmadaxbarar963 4 роки тому +4

    Wcs bro nin aqli iyo karti badan baa tahay bro allah haku barkeeyo aduun iyo aaqiro waxbadan baan baa bartay kaana faa.iiday keep going

  • @abdiwaliaamusane978
    @abdiwaliaamusane978 4 роки тому +8

    Eat that frog great book ❤️🥰

  • @umalqueen1247
    @umalqueen1247 4 роки тому +4

    Walahi hawshadayda iigu adag waaa inaan casharkaygah jaamacada akhristo imika ayaaban bikaabayh mrkan shaqada ka rawaxo insha allah iiso duceeyh iny iifududaato

  • @abdikafitalasame260
    @abdikafitalasame260 4 роки тому +3

    😂😂😂😂😂😂 raha laq omar inshar keep going brother

  • @sabiqazakaria3160
    @sabiqazakaria3160 4 роки тому +2

    Jazakalaahah wl omar💯

  • @bromy5469
    @bromy5469 4 роки тому +1

    Waqti dheer kadib Greece
    Allah wuu inawad keenay
    Ogaansho 🤙🤙🤙🤙

  • @motheroflove3707
    @motheroflove3707 4 роки тому +8

    Macalimo qufki ugu horeye Hadan noqdo. Binka iso sar

  • @mohameddeeq5847
    @mohameddeeq5847 4 роки тому +1

    Asc wll cumar inshaar first one

  • @akshaale
    @akshaale 4 роки тому

    Omarow Eat that frog buugiisa oo dhowr boqol oo bog ah ayaan aqriyey runtii wax badan buu iga badalay adna waad kh mahadsan tahay maadaama sanad kahor ay aheyd xiliga aan aqriyey aad dib iiso xasuusisey
    Allah haku xafido

  • @cabdala-xabiib8445
    @cabdala-xabiib8445 4 роки тому +1

    Sheekh omar alle haku sharfo waxaan kamid ahay dadka dhibtaan kacabanay waliba kuwa ugu daran dhibtaan way ihaysataa lkin wali maan quusan waan xalin dhaam inshaalaa

  • @yoonismohamoud6749
    @yoonismohamoud6749 4 роки тому +8

    Ilaahey awlaad baari ah ha idin siiyo Qofki subscribe asaara

  • @abdirisaaqalimoha9041
    @abdirisaaqalimoha9041 4 роки тому +1

    Thank you for your wisdom and encouragement

  • @nuurahmediidow7907
    @nuurahmediidow7907 4 роки тому +1

    Best motivation Marsha allh cumar

  • @islamsomali2018
    @islamsomali2018 4 роки тому +1

    wllky sxpky , macalinkayga , latalihayga iyo tusaalahyga ugu muhiimsan OMAR INSHAAR
    ILAAHAY danbigaga iyo ka wàalidkaa ha dhaafo
    waxa cajiip ah waxad soo dhigtaa video ga ugu munaasabsan waliba xaaladaa ama markaad iquseeya
    macalin janadaa inoo ballana
    insha Allah

  • @zakihonesty3268
    @zakihonesty3268 4 роки тому +1

    Dhaaman waan saalaamayaa omar inshaar iyo akhyaarta kanaalka ogaansho

  • @abdifatahfarahhamud6426
    @abdifatahfarahhamud6426 4 роки тому

    masha allah wxbdn baa kaa dhaxalnay oo cilmi, adab, & talooyin wanaagsan. Looma baahna faa'idida videoskaaga sbb waa wax muuqda . mhdsnd

  • @JEGO.512
    @JEGO.512 4 роки тому

    Ma aqaan wlh wax aan kutilmaamo viidioogan ama vedio kan balsa xaqiiq in wax badan o faa'iido ah inoo heedo mahdsanid ustaad bulsha badan baa mucalim utahy. 😍

  • @mr.qalifa385
    @mr.qalifa385 4 роки тому

    Waan ku salamay wll cumar inshaar ruhaantii aad ayuu itabanayaa mowducaan waad ku mahadaanthy wll soo gudbinta mowduucyo nolosheena saamayn wayn kuleh.

  • @mhfottballhiglighlihts1188
    @mhfottballhiglighlihts1188 4 роки тому +1

    Waan kusalamay cumar inalilah waxan manta geriyotay ayeyo laygu soo duceeyo alle ha ifin barakeyo kuligeenba

  • @shuceybjeele6615
    @shuceybjeele6615 4 роки тому

    wlhi ani faido ii ahaa muqalkan inti qof an islaha markasta wac ann wici jirin intan video ga istajiyy wada wacee thanks omar inshar

  • @safawehliye8655
    @safawehliye8655 4 роки тому

    Mahdsanid khabiir Cumar inshaar chanallkan Aad ayan u xiiseyaa wax badan waa ka fa'iida 🙏allh ku xafido wallal❤

  • @rahma_h2y
    @rahma_h2y 4 роки тому

    Furaha gaarida wax aad rabto waa in aad ku bilaaawdo mida ugu muhiimsan ee naftaada diidanthy qabashadeeyda tnx wll dhiirigilintaada

  • @rithwaanmohamet4363
    @rithwaanmohamet4363 4 роки тому +2

    Hore usco wall omar inashar pro

  • @ahmedqatin77
    @ahmedqatin77 4 роки тому

    nio aad baad iii dhiiro galisa adiga iyo sh.mustafa iyo sh.xusen ali jabuuti illah ha idin barakeeyo

  • @khalidbrownofficial8517
    @khalidbrownofficial8517 4 роки тому

    Ruun ahanti muqalkan wxanba modaya inuu anika ikahadlayo insha allah nolashash ina wax kabadalo aya rajenaya❤wlhi chanelkan wax yalo bdn oo cadadeyda ahayen ayu ikarewe cumar wlhi wxan uku mahadceliyo maaqano ❤❤❤

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo 4 роки тому +1

    Rah liq ogaasho best kannal

  • @marwaanlyrics2050
    @marwaanlyrics2050 4 роки тому +2

    Thnkz Zxp Omar 👍

  • @muuzemaxamuud2812
    @muuzemaxamuud2812 4 роки тому +1

    Macalinka Tusaalayasha fiican
    جزاك الله خيرا

  • @mohamedcqadir4285
    @mohamedcqadir4285 4 роки тому +3

    mahad sanid mr omar waa cashar faa ido leh absuluty fantastic💖💟💖💟

  • @ibrahimmohammedaligedi3786
    @ibrahimmohammedaligedi3786 4 роки тому

    Jazaka Allahu khayran walal Omar Inshar

  • @shariifmaxamed4587
    @shariifmaxamed4587 4 роки тому

    jasaakallaah kheyr ustaad omar

  • @abdurazack4u848
    @abdurazack4u848 4 роки тому +1

    Mnsha Allah Muuqaal Cajiib ah, Alle haku barakeeyo Ustaad Omer , Mahadsanid...🙌

  • @handsomehandsome1730
    @handsomehandsome1730 4 роки тому +2

    Mudane runrii waa nabaraarujisey balse anigey i hortaalaa arin rah nool liqidiisa udhigantaa
    InshaALLAH hada yaan kabilàabi subaxba kusugimaayo
    Mahadsanid tusàalaha aad nasiise y a
    Sxbkeyow

    • @handsomehandsome1730
      @handsomehandsome1730 3 роки тому

      Commentigaan marka aan bixinaayey Waxa eey eheed 5/8/2020 howl adag baa isugeysey
      Runtii waana dabakhey
      ALXAMDULILAAH waan kuguuleystey.
      Haddadana howl baan leeyahey
      Waxaan usoo booqdey si aan isku dhiirigeliyo.
      Waa tijaabo lahubo qof kasta oo howl sugeyso.
      ALLE eyey mahadi usugnaatey fursad iisiyey inaan dib u aqristo fariin aan qirey kudhawaad sanad kahor alxamduLILAAH

  • @user-cs1kd3ur9t
    @user-cs1kd3ur9t 4 роки тому

    Walahi waxan umaleyey in ad dhahayso cun raah run ah😂😂😂😂😂mansha Allah wllkey omar walahi wan kujeclahay alle haku xafido wll

  • @cabdullaahicali8439
    @cabdullaahicali8439 4 роки тому

    Mahadsanid ustaad cumar inshaar

  • @carayspro7470
    @carayspro7470 4 роки тому

    Mahadsanid wll inshaar, alle haku sharfo
    Runtii waa arin aan sahlanayn markaad cunayso rahaas( qabanyso hawl adag) lkn midka kaliyah oo hawshaas uu kuu fududaynaya ayaa wuxuu yahay inaad tahay qof ilaahay Sw ku xiran.
    Alle ninkuu garab galo waa ma guul-daraysto.
    Wllo mar labaad mahadsanid.

  • @Humbleman7
    @Humbleman7 4 роки тому

    Waan akhriyey buuggan Eat that frog waanna ka faaiday mahadsnd sida aad uga fal celisay unna soo koobtay ustaad omar inshar

  • @nuurdiincabdirisaaq9551
    @nuurdiincabdirisaaq9551 4 роки тому +2

    Masha allah ilahey haku sharfo ustaadkeyga 🙏❤🇸🇴

  • @nihaamnihaam9828
    @nihaamnihaam9828 4 роки тому

    Masha alh wan kahelay aney isugeysa howlahan INA raha laqo walalyalow iso duceya imtixan gali raba insha alh

  • @fadxicali3660
    @fadxicali3660 4 роки тому +1

    Anuu bustahaygu youtube ayuu dhex yaalaa .. hada ka bacdi danahaygaan ku foofayaa........ insha allah

  • @king-kj2zn
    @king-kj2zn 4 роки тому

    Shukran ustaad cumar

  • @istahilosman7655
    @istahilosman7655 4 роки тому

    Masha Allah waxyaabo baden waa ka faiday maanta ayaanba Akhrintiisa Ku gudo jiray. HADALO BADEN OO LAGA yidhi markaan Tijaaboyey wuxuu Iila dhadhan Eekaaday buuga la yidhaa Yaa Qaatay Burcadkaygii Eng iyo somaliba Aadbaanan U xiisaynaya dhamystirkiisa Bi'idni Laah. HADDAD video ahaan Azxaapta ula wadaagto Way wacnaan lahayd waayo dadbaa ku daala Akhriska Faraha Baden Dabcan Buuguna waa Buug Dhiirgalineed ooy ku masaalanyihiin laba shakhsi iyo laba xayawaan Si aad xoog ugu sii fahmi karyo,sidoo kale Fariinyarbaa kolba Meel kuu taala . Dhabtii waa Buug AN Aad ula dhacay Akhriskana Isagaaban Ku jeclaaday

  • @traderlii5475
    @traderlii5475 4 роки тому +2

    Xaqiiqdii 2012 ayaan FB bilaabay, Lkn JUNE 2020 ayaan Deactivate and Delete dhahay, waana ka nastay, nolosheyda imikadaan waa kaalay iska arag, DR cumar Inshaar Shukran 🙏🙏🙏.
    Alle Ayaan ka Magan Galnay Sharta Social Media-ha

  • @nuurkaislamka
    @nuurkaislamka 4 роки тому

    Walaahi waxaan kuu dhagaystaa sidii walidkeyga oo kale, sida aad unoo dhiire galinayso m.a ilahay haku xafido aaqiro iyo aduunba, mahadsanid

  • @najmahussein2371
    @najmahussein2371 4 роки тому

    Walal cumar inshaar aad ayaad u mahadsantahy 🙏🙏🙏🙏 waa baramij wax badan aan ka faiday

  • @supersia7702
    @supersia7702 4 роки тому

    Mansha Allah waxan aad ugu faraxsanahay inad tahay qof macquul ah jecel dadkiisa in uu u faa'ideeyo wakhti badana siiya Allah haku sharfo saaxiib aan dhayal ahayn aley'lehee wad tahay 💯

  • @abdirahman773
    @abdirahman773 4 роки тому

    Omar ishar wad mahadsanthy videogan wallahi waa mid aniga iga hadlaayo شكرا

  • @Momaalin
    @Momaalin 4 роки тому

    Mahadsanid ustaad omer ilaah haku sharfo.

  • @shafici6236
    @shafici6236 4 роки тому

    شکرا عمر استفدت منک کثیرا

  • @capdiraxmaan3957
    @capdiraxmaan3957 4 роки тому +2

    Hore usoco zxp hawl adagpad hayzaaye alle haku fududeeyo

  • @mustafecabdiqaadirmaxamud4201
    @mustafecabdiqaadirmaxamud4201 4 роки тому

    Msh Allah bro barmaujaka ogansho thanks

  • @Nyctophile.3
    @Nyctophile.3 4 роки тому +1

    Mahadsanid,

  • @abdullahimohammed8857
    @abdullahimohammed8857 4 роки тому +1

    Wcs walaal جزاك الله خير

  • @faadumobashiir9303
    @faadumobashiir9303 4 роки тому

    Mahadsanid ustaad Mogadishu kaso salaameynaa 14sac kadibaa mrka sodhigtay daawaday muqalkan

  • @bahjacabdullahiali1636
    @bahjacabdullahiali1636 4 роки тому

    Shukran ustaad omar

  • @farxiyacllahi4400
    @farxiyacllahi4400 4 роки тому +2

    Wll cumar runtii waa wax jiro oo inga dhwx guuxayo dhiirigalintada wd ku mhsnthy

  • @mreditor12856
    @mreditor12856 4 роки тому +2

    Mansha Allah wllkay omar insha hore u soco wll

  • @888ph3
    @888ph3 4 роки тому +1

    Aad iyo aad ayad wll uu mahadsnty keep goin wll

  • @WllZaki-wk6ts
    @WllZaki-wk6ts 9 місяців тому

    Mahadsanid wllkey omer

  • @user-ic6oc2hy8f
    @user-ic6oc2hy8f 4 роки тому

    Maalmahn waxaan suga yay mawduuc sidan oo kale ah jazaaka laahu khayr ustaad (CUMAR)

  • @abdikhadijo7498
    @abdikhadijo7498 4 роки тому +1

    Cumar inshaar Allah ku xifadiyo
    Mashallah hore u soco

  • @nuurdiinahmedaliali5736
    @nuurdiinahmedaliali5736 4 роки тому +1

    Mashaa allaah Illaahay hagu dhawro wll qaali 👍🙏🙏❤️❤️

  • @butafla4864
    @butafla4864 4 роки тому +1

    deep work

  • @somaaligirl9542
    @somaaligirl9542 4 роки тому

    Mash lllllh Channelka ogaalka saameyn buuu iga yeeshay videokaan

  • @mohafxmohafx9755
    @mohafxmohafx9755 4 роки тому

    Waa mid ka mid ah muqaalada saameen iigu yeeshay walahi waa muqaal i buraarujiyey cml waana ku dhaqmaa deep world insh allah

  • @mohamedisak2844
    @mohamedisak2844 4 роки тому

    جزاك الله خيرالجزء ياخي وكثرالله أمثالك

  • @Amino321
    @Amino321 4 роки тому +2

    Legend we proud of you walal ❤️🙏

  • @cabdicasiismaxamud3560
    @cabdicasiismaxamud3560 4 роки тому +4

    Ogaansho
    Maanta
    Ogaalka dunida
    Annaga production
    Idaacada BUULOXUUBAY
    Dadweynaha
    Xuseen kurdi
    Sahanka xogaha
    Webari media
    Iyo qaar kale hadaad ku xidhantahay
    👇

  • @maryancusmaan3796
    @maryancusmaan3796 Рік тому

    Aniga xataa waxaan ka xaajisaa inaa comment kuu soo qoro Mar walba waan daawadaa vedio kagaa maashaa allah aniga ayee iquseesaa Tan 🥰🥰🥰🥰

  • @tiitecali9879
    @tiitecali9879 4 роки тому

    Mahad macalin omar faysal waxaad tahay marwalba in aan horumar gaarno mid doonaayo 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍🏿

  • @humano2787
    @humano2787 4 роки тому

    Jazakallhu khayraa wll

  • @Itzmeahmet
    @Itzmeahmet 4 роки тому

    Channel wax badan iga badalay wad mahadsanthy ÒMAR inshar

  • @ibrahimdeeq4446
    @ibrahimdeeq4446 4 роки тому

    Cumar faruq wlko wad no dadasha si ad no darenziso xawliga wakhtiga iyo mogananta dhalintena allah yaxfiduka

  • @kiinhusseinsalah3829
    @kiinhusseinsalah3829 4 роки тому

    Jazakalah
    Mhdzanid wll

  • @sanadcusub7345
    @sanadcusub7345 4 роки тому +2

    Ma jiraa qof wadan carbeed joogo, oo muqaalkan dawanaya hadu jiro muhiim ayaan u ahay ee fadlan iso gal reply🙏🙏

    • @fjelle-pl1wn
      @fjelle-pl1wn 4 роки тому

      Ani baa daawado run ahaantii ani in qaas ila hadlaaya baa modaaa Omar ishaar

    • @sanadcusub7345
      @sanadcusub7345 4 роки тому

      @@fjelle-pl1wn wadanke jogta walalo?

  • @cabdiraxmanyuusufmaxamuud1040
    @cabdiraxmanyuusufmaxamuud1040 4 роки тому

    Zxp iinshar mahasanid maclumadkan aad ayuu ii anfacayaa allha ku xafido hore usoco

  • @abdiqanisiciid9460
    @abdiqanisiciid9460 4 роки тому

    Ilahey haku barakeeyo wallo qalih

  • @nimcoahmednimcogaydhe9817
    @nimcoahmednimcogaydhe9817 4 роки тому

    Maasha allah alle hku xifdo ustaadiii

  • @xabiibibnumaxamedibraahin5448
    @xabiibibnumaxamedibraahin5448 4 роки тому

    Waa mahad santahay wll sida fiican ee aad noo baraarujisay wll arankii hanagala daalin inshaa allaa

  • @diyaarsheofficial5654
    @diyaarsheofficial5654 4 роки тому

    Omar inshaar hadduu noloshaada wax kabadaley like me

  • @ibnuhajimohamedhajimohamed2812
    @ibnuhajimohamedhajimohamed2812 4 роки тому

    Cumar iinshaar dhiiragaliye weyn waad ku mahadsantahay sid aad noodhiigaliso hadda ayaan biloowaa shaqada insha allah waana laqidoonaa waxaan comment kaga soodhiiwanaa dagmada jowhar

  • @maxamedsnuur9813
    @maxamedsnuur9813 4 роки тому

    Masha alaah mhdsn wll eat that frog Aniga xaladayda inadwaxka ogeed ayadmuudaa thanks bro

  • @xasanyare6330
    @xasanyare6330 4 роки тому

    Dhiira galin aan laka caajiseenin aada umahansantahay wll cumar kuwa wax kaa faaideesto alaah naka dhiko mar 2 wad mahadsantay

  • @mohamudishak9994
    @mohamudishak9994 4 роки тому +1

    Fikradaan waxa leh Brian tracy
    Waana buugga Eat that frog
    Waxa u ka midyahay inta buug aan aqriyay kuwa aan ugu jeclahay.
    Waxaa jira sidoo kale fikrada ah
    Oo buuga ku jirta
    (80/20)
    Waxa jira howl 20% ka ah howlahaaga
    Lkn u dhigmata 80% dhanka faa'iidada.