Afkaar Mashaariic la xiriirto Sportska iyo jir dhiska | afkaar muhiim ah

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 вер 2024
  • afkaar mashaariic laxriirto sportska kala duwan jirdhiska jiimka , qaybta dumarka afkaar muhiim ah inta badanna aanan u baahnayn miisaaniyad culus
    is bar bardhig labo qof oo soomaali ah , mid wuxuu ku suganyahay dalka gudihiisa meeshay ahaatabo midna wuxuu ku suganyahay wadankuu sidoo kale ahaadabo wadan kale ,yurub maraykan ama aasiya xataa , labadaas qof waxay bilaabeen mashruuc ganacsi , aanba dhahno mashaariicdaan aan sheegi doono oo kale .
    hadaba keebaa haysto fursad in uu mashruucaas guulaysto , waxaa laga yaabaa in aad is dhahdo kan ku suganyahay dibadda , laakiin xaqiiqada dhabta ah ayaa ah in qofka ku sugan gudaha dalka uu haysto fursad ka weyn midda uu haysto qofkaas kale ee qurbaha joogo , sabab ?! , qofkii dalka joogo wuxuu fursad weyn u haystaa in uu mashruuciisa guulaysto , yar ayaa maalin dhow iisheegay in qof dhowr sano kahor kadalbaday in uu 100$ usoo raadiyo uu maanta yayahay ganacsade weyn dalka gudhiisa halka saaxiibkeena uu meel uu kashaqaynaayay lacagtii laga dhiman xaalkiisuna adagyahay allaha uyasiro farqiga waad fahmi kartaan , hadaan usoo laabano mowduuceena .
    waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho

    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

КОМЕНТАРІ • 425

  • @ogaansho
    @ogaansho  4 роки тому +369

    Hadaad muuqaalkaan daawatay fadan LIKE saar , sababtoo ah waxay ka dhigantahay in muuqaalku uu sii gaaro dad kale , 6k oo like magaarsiin karnaa muuqaalkaan ugu yaraan ?
    muuqaal hore : afkaar ganacsi oo muhiim ah | ua-cam.com/video/ZMKoyauxtQc/v-deo.html

    • @waligeymailoobo8651
      @waligeymailoobo8651 4 роки тому +5

      Wala dhaafin doonaa 6k inshallah

    • @yussufcumar7247
      @yussufcumar7247 4 роки тому +3

      Kabadan waan gaarsiineeynaa insha Allah ilaaheey haku barakeeyo

    • @maschinogedi4492
      @maschinogedi4492 4 роки тому +1

      Haaa insha allah

    • @cabdulahiibrahim8835
      @cabdulahiibrahim8835 4 роки тому +1

      Insha allh wll

    • @ckallaab37
      @ckallaab37 4 роки тому +1

      @@waligeymailoobo8651 fadlan dib bal u xisabtan waxd moodaa in xiisihi iyo xamaasadii ka maqntey vedio yadan dambe

  • @feisal4866
    @feisal4866 4 роки тому +180

    Malin walba jirkyga wan dhisa 30-45min hada rabtid ina isii dhiiro galiso like isaar

  • @guletmoh8034
    @guletmoh8034 4 роки тому +39

    Wllo isoo duceeya in ilaaheY dariiqa saxda ah iwaafajiyo ☝️

    • @inaxuseen711
      @inaxuseen711 4 роки тому

      آمين آمين آمين هداك الله

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 3 роки тому

      @@inaxuseen711 Asc walal waxan kaa codsanaya in aad i sooboqoto kanalka Kheeyr ka Ayaan Ku faaf'fiyaa walal Subscribe Saar waxey noo tahay Dhiiragalin .

  • @cabdicasiismaxamud3560
    @cabdicasiismaxamud3560 4 роки тому +133

    Ogaansho
    Maanta
    Ogaalka dunida
    Anaga production
    Sahanka xogaha
    Idaacada BUULOXUUBAY
    Dadweynaha
    Xuseen kurdi
    Waberi media
    Tanaad
    Hadaad ku xidhantay iyo qaarkale
    👇

    • @amiinisman3706
      @amiinisman3706 4 роки тому +1

      Dukhaan media iyo annaga hal qof wye xitaa suhaib sajid media by ahmed ayub iyo dhiirqgiliye

    • @Sheekooyin
      @Sheekooyin 4 роки тому +1

      Abood 143 ku darso bro

    • @queenacishqi1
      @queenacishqi1 4 роки тому +1

      Maan-maal hadaadan ku xirneen waxbaaa kaaa dhiman inakale waaan kaaala mid ahay🙏🤩

    • @abdiladiifahmed4657
      @abdiladiifahmed4657 4 роки тому +1

      @@queenacishqi1 abyo mcn aniga kugula xirsan

    • @queenacishqi1
      @queenacishqi1 4 роки тому

      @@abdiladiifahmed4657 waad haleeshay runtii🙏💓👍

  • @boqorkasomalida8303
    @boqorkasomalida8303 4 роки тому +21

    Somaliyey anaa playerkiina noqonayee xaga ducada iga adkeeya insha Allah

  • @muxammad2777
    @muxammad2777 4 роки тому +1

    Sh Cumaroow, videoga waa ku mahadsan tahay, khaasatan dhamaan waa wada Daawadaa fawaaid badan baan kaa helnaa mahafsanid

  • @Zaamboy
    @Zaamboy 4 роки тому +7

    *That is amazing words walahi wax walipa way fiican tahay marka aad si u eegto wax aan ka faaaiidaysano mapa jiraaaa hubaal waxaa ah in Hadal kaga wuu yahay xigmad buuxda*

  • @ibrahimabdullahi823
    @ibrahimabdullahi823 4 роки тому

    cumar inshar waa ninka kaliya Aan muuqaaldiisa idhaafin wlhi been masheegayi
    kheer Allaha ku siiyo cumar
    امين يارب

  • @clraxmaansiciid9570
    @clraxmaansiciid9570 4 роки тому +6

    Intaan ogahay majiro youtuber soomaaliyeed oo ka warama arimahan noocan oo kale ah,dhalintuna u baahan tahay mashaariic wax ku ool ah.
    Omar inshar Alle khaayr haku siiyo wll.😍😍😍

  • @AK-ol6rm
    @AK-ol6rm 4 роки тому +6

    M.a walhi aad baan ugu farxay màrkuu videogaan ii soo dhacay sababtoo ah waxaan daawanaaye vedio yadii hore
    M.a ustaad .wax fiican ayaa bulshada u haysaa keep going on

  • @heescusub2023
    @heescusub2023 4 роки тому +21

    MAANTA WAA ADUUNYO WLL
    BARINA WAA AKHIRO WALAL
    OGOW IFKA WAX LAYSKU TARA
    PLZ 1 SUBSCRIBE IGU CAAWI🙏
    KLIYA WAA 1 SUBSCRIBE 🙏 🙏

    • @fadxicali3660
      @fadxicali3660 4 роки тому

      Heesaha iska daa wll wax kale soo gali

    • @maxamudmaxamed1610
      @maxamudmaxamed1610 4 роки тому

      Lakin sug horta hadaan qof heeso sodhiga aan subscribe aan u saaro maalint aakhiro wax ma kuheli

  • @amiingamer907
    @amiingamer907 4 роки тому +7

    7:50 wlhi badas markan arke farxad an waligey daremin ba dareme Allah no qurxiyo wadankena😭🥰😍

  • @abdilahimahamud6965
    @abdilahimahamud6965 4 роки тому +7

    Omer inshaar wlhi dar Allah baan kuu jeclahay kuuna Taageeraa sxb

  • @pharthuzdiamond8476
    @pharthuzdiamond8476 4 роки тому +2

    Mahadsanid wlal Cumar Inshaar mashruucaas ah gymka qaybta dumarka wnku haminayey waad igu dhiirri gelisey markale mahadsanid baanku leeyhy!🙏🏽

  • @africanman171
    @africanman171 4 роки тому +1

    Mahadsanid walal
    Cumar inshaar

  • @mohamedeidnouhbhd2306
    @mohamedeidnouhbhd2306 4 роки тому +3

    Masha allaaH omer inshaar👍
    Thank you ustaad🙏

  • @somalistudio8350
    @somalistudio8350 4 роки тому

    Jaazakallaahu khayr uztaad OMER INSHAR

  • @kaalintechnology
    @kaalintechnology 4 роки тому

    Ustaad mahadsnid barnaamijyada nuucaan oo kale soo badi

  • @Abusufiyan_____4
    @Abusufiyan_____4 4 роки тому +14

    Sports mashruuc Million dollars dhalaya wyn wlllhi Aniga Ahaan waxan ku fakaraa inaan GYM furo waxana jogaa puntland Wana waxa kaliya oo maskaxdayda ku jiraa inshallah Wana samaynaya

    • @Xuseen_Afrika
      @Xuseen_Afrika 4 роки тому

      waan kugu taageersanahay abaayo aniga xataa frontier ayaan ku noqon galkacyan joogaa thanks

    • @azizshow4600
      @azizshow4600 4 роки тому

      Anba wan joga ina furan donaya mar dhow siba garowe wad ila so xiriri karta

  • @maxamadcabdi1045
    @maxamadcabdi1045 4 роки тому +1

    Thanks omar ishaar

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 4 роки тому +1

    Mahadsanid walaaL Cumar ....

  • @saamivimto
    @saamivimto 4 роки тому +16

    "Gabadhi Shalay Sakeelka Wax Ku Cuni Jirtay" 5:03 Gabdhaha Beri Bey Ahan Jireen Food Killers Allihi Waqtigaas Naga Soo Bixiyay aa Mahad Leh oo Cunto Naga Dhigin.

    • @raxmaruux1281
      @raxmaruux1281 4 роки тому

      🤣🤣

    • @io5088
      @io5088 4 роки тому

      😂😂wllhi marka ereygaan aa maqlay commentiga ayaa kaso fiiriyay

  • @Hassan-oh4sz
    @Hassan-oh4sz 4 роки тому +4

    Walaal cumar inshaar allaah ino kaa xafido🥰🥰🥰

  • @mohammedabdullahi965
    @mohammedabdullahi965 4 роки тому

    Mahadsanid mowducyadan iyo kuwa falsafada inoo badi walal omar

  • @abdullahihussein3808
    @abdullahihussein3808 4 роки тому +1

    Walal Omar inshaar jazakallahu kheiran waad mahadsantahay fikirkad muhim ah weeye

  • @claahicabdixaashi8228
    @claahicabdixaashi8228 4 роки тому +7

    Ustadi mahdsanid ❤❤❤

  • @axmedmustafa6062
    @axmedmustafa6062 4 роки тому +1

    Waxad kamid tahay you tuberada fara kutiriska ah ee wax laga fa'iido
    Masha allah allaha kuxifdiyo

  • @ismaelsomali4926
    @ismaelsomali4926 4 роки тому +1

    Cumarow Somalia 🇸🇴 kama war heysid ayaan filayaa Intaa sheegtay waa laga helaa Somalia

  • @sayidka.6122
    @sayidka.6122 4 роки тому +2

    Fikir ayaa iiga baxay wallahi,
    Thanks Ogaansho.

  • @caliwarsame8793
    @caliwarsame8793 4 роки тому

    Mash allah masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah masha wll wasax waa wax aad uwanagsan

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo 4 роки тому

    Masha allah mahadsnid zhp umar ishaar

  • @mohedrashed8403
    @mohedrashed8403 4 роки тому +3

    Love u ustaad Omar inshar

  • @caaqilkacabdifitaax1002
    @caaqilkacabdifitaax1002 4 роки тому +4

    mshAllah Omar inshaar ❣❤❤❤❤

  • @fatmabintumaimuna9951
    @fatmabintumaimuna9951 4 роки тому +6

    Manshallah waa Arin cajib ah anigaa hda dugsigaa saree aayan kujiraa wlhi waa fursad qali ah inshallah Malin uun wan I will thanks

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 3 роки тому

      Asc walal waxan kaa codsanaya in aad i sooboqoto kanalka Kheeyr ka Ayaan Ku faaf'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin .

  • @qisohaddii5189
    @qisohaddii5189 4 роки тому +2

    ماشاءاللہ جزاك اللهُ‎

  • @AbdibasidAbdisamad
    @AbdibasidAbdisamad 4 роки тому +1

    Thank you teacher

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 4 роки тому +2

    QURbaha faaido malaha wlaahiga waan nacay Qurbaha

  • @bakarahmed8955
    @bakarahmed8955 4 роки тому

    M,allh walkyga qaaliga ah waan Ka helay muqalkan illahey haku xifdiyo

  • @lionbully5330
    @lionbully5330 4 роки тому +1

    Mahadsanid walal Omar

  • @cabdifarjar9425
    @cabdifarjar9425 4 роки тому +2

    Omar inzhar Allah cimriga ha kuubarakeeyo

  • @fartuunshire3469
    @fartuunshire3469 4 роки тому

    Mahadsanid macalin cumar

  • @ahmedmohdin5585
    @ahmedmohdin5585 4 роки тому

    Waa mashaariic muhiim ah tnks

  • @maahirag4701
    @maahirag4701 4 роки тому

    Masha allh waa fursado aad looga baahnyhy dalka

  • @libanhussei0543
    @libanhussei0543 4 роки тому

    Waxaan u maleynayaa inaad tahay borofisar wax walba markaan fiirineyno fiidiyowgaaga fiidiyowga waxaan ka bartaa waxyaabo badan oo ka socda fiidiyowgaaga fiidiyoow keep going ❤❤

  • @realhabboon
    @realhabboon 4 роки тому

    Mahadsanid Cumar

  • @axmedcali8433
    @axmedcali8433 4 роки тому +1

    ماشاء اخي الكريم عمر انشار
    Wll muuqaaladan oo kale noo soo badi mahadsanid

  • @enghassanchannel3951
    @enghassanchannel3951 4 роки тому +1

    شكرا جزيلا

  • @fardowsainayusuf2474
    @fardowsainayusuf2474 4 роки тому +5

    M.A waa fursad wali banan
    8:33 yaa binti is catey. 😁
    Anaga natural ayan haysana Alhamdulillah

  • @abakarshiehk5608
    @abakarshiehk5608 4 роки тому +3

    Adi xita wadankii waku so laban karta fursadaha Aad shektay na we yelan wadanka iyo kuwo kasii badan 🤣😉 u welcome bro

  • @mohadahir2626
    @mohadahir2626 4 роки тому

    Masha waa fikrado iyo mashaariic sports oo muhiim ah

  • @kebed1479
    @kebed1479 4 роки тому +3

    Masha allah

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 4 роки тому

    Thanks allaya cisak walal

  • @luielmi8522
    @luielmi8522 4 роки тому

    Salut je suis de Djibouti ta change ma vie merci beaucoup mon frère somalienne 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @AbdulkadirMohamad
    @AbdulkadirMohamad 4 роки тому +1

    goobaha gym ka qeybta dumarka iyo wax yabo kale hada ayey wadanka kuso badanayan waana fursad thanks dhiiro galinta

  • @Akhi-Mo
    @Akhi-Mo 4 роки тому

    Adeer Soomali waa umad xaasid ah. Wax kastoo u soo bandhugtid way ka soo hor jeedsanayaan

  • @alimireahmed1134
    @alimireahmed1134 4 роки тому

    Wllhi cadi mahan ogansho iyo cumar inshaa

  • @triplemlyrics1300
    @triplemlyrics1300 4 роки тому +3

    Ogaansho best channel ❤

  • @mouatasinofficial6164
    @mouatasinofficial6164 4 роки тому +2

    Cumaar inshar xeebta cuusbo na wa laga sameyn kara

  • @saluusean3649
    @saluusean3649 4 роки тому +1

    Real maa tagertaa Akhii🔥✌

  • @zakariyeofficial5994
    @zakariyeofficial5994 4 роки тому +2

    Masha allah macalin hore usocod wanagsan

  • @abdiqaniabdirahman7224
    @abdiqaniabdirahman7224 4 роки тому +1

    Mchlh ustaaD

  • @Dayr12
    @Dayr12 4 роки тому

    Omer inshaar wllkay qaali horey u soco

  • @yahyedaahir2038
    @yahyedaahir2038 4 роки тому

    wooow haa wa la samen karaa blse caqab ka wen wax kasto naftada ka muhiim san

  • @abdulbasidabdullahi1914
    @abdulbasidabdullahi1914 4 роки тому +9

    Wixii Cusub Caalamkaa Jecel 😀
    Mar walbo Hadii aad update tahy Mashruuca soconaya waad Fahmi kartaa, Ani ahaan Garoomada Xeebaha i liked💯❤

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 3 роки тому

      Asc walal waxan kaa codsanaya in aad i sooboqoto kanalka Kheeyr ka Ayaan Ku faaf'fiyaa walal Subscribe Saar waxey noo tahay Dhiiragalin .

  • @yuusufibrahim635
    @yuusufibrahim635 4 роки тому +3

    Illahow.fahanka.nasiiy.🇸🇴🇸🇴🤲

  • @iimaanabdinorarab6266
    @iimaanabdinorarab6266 4 роки тому

    Mashaariicda dhamantood waa fursado ka banan wadanka inkasto dhaqaalaha lagu bilaabayo uu xogaa adkaan karo
    Cumar waadku mahadsantahay sida dadkaga ula jeceshahay horumarka channelkan wax aan faaido lehen kama so baxab waana ku fanenaa alx

  • @khalidessi3355
    @khalidessi3355 4 роки тому +1

    thanks bro

  • @armaanhussein6401
    @armaanhussein6401 4 роки тому +4

    Omar inshar masha allah horey usoco

  • @thebeautyofnatureandmotiva6977
    @thebeautyofnatureandmotiva6977 4 роки тому +1

    Mansha Allah waa mowduuc muhiima

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ 4 роки тому

    Omar inshaar mhdsanid sxp🙏💯

  • @abdulahi2194
    @abdulahi2194 4 роки тому

    Aad baad u mahadsantahay wll cumar

  • @cabdifitaaxaxmad2148
    @cabdifitaaxaxmad2148 4 роки тому

    mahadsanid usta d

  • @ahmetcazka7334
    @ahmetcazka7334 4 роки тому +1

    Ilahay Caqliga haku barakeyo
    Fikir WnGsaN ayaad nala wadagtay✔

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 3 роки тому

      Asc walal waxan kaa codsanaya in aad i sooboqoto kanalka Kheeyr ka Ayaan Ku faaf'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin .

  • @ahmedsiciidsoofe3233
    @ahmedsiciidsoofe3233 4 роки тому

    NOOSOO BADI BARNAAMIJYADA MASHAARIICDA AH WLL ALLE HAKU SHARFO

  • @apdiazizdemba2953
    @apdiazizdemba2953 4 роки тому +1

    Waaan ka faaaiday broh

  • @muktarcadde6413
    @muktarcadde6413 4 роки тому

    Oggansho wehelkeena Dhanbta Ah ku mahdsanthy ustaad

  • @zooniboy7863
    @zooniboy7863 4 роки тому

    Mahadsanid wll Omar

  • @naciimaapdinour9260
    @naciimaapdinour9260 4 роки тому +5

    Iftiinkena Ogaansho😍🕊

  • @sabiqazakaria3160
    @sabiqazakaria3160 4 роки тому +1

    Mansh alh jazakaalaah💯

  • @abdirahman9691
    @abdirahman9691 4 роки тому +1

    Thank you so much my teacher

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 3 роки тому

      Asc walal waxan kaa codsanaya in aad i sooboqoto kanalka Kheeyr ka Ayaan Ku faaf'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin .

  • @abwanqays8190
    @abwanqays8190 4 роки тому

    Mansha alah

  • @kaamilfiqi6201
    @kaamilfiqi6201 4 роки тому +1

    Wcs wll Cumar mahad sanid. Wxn joogaa Mogadishu wll ganacsi cusub in lekeeno waaba la iska hilmamay kuwii horay u jiray baa xirmi rabo. MEEL AAN AMNI KA JIRIN NOLOL KAMA JIRO KARTO WLLHI PL kii magalada 90% waa la xareeyay wadadii Afgoye iyo Xamar 1sano beey socotaa waan 30Km amni daro awgeed

  • @donciise4345
    @donciise4345 4 роки тому +1

    Gréât bowe

  • @abdullahisaidshire7710
    @abdullahisaidshire7710 4 роки тому

    Allaha ku.barakeeyo

  • @amiinisman3706
    @amiinisman3706 4 роки тому +5

    No views
    11 comments
    53 likes mashalah

    • @anaselmi9721
      @anaselmi9721 4 роки тому

      Adi xage ka tumid
      Views kage mii?

  • @muxudiinmacalin3532
    @muxudiinmacalin3532 4 роки тому

    Waaxa ahay ofki ugu horeeyay

  • @ahmedabdulkadirhassan669
    @ahmedabdulkadirhassan669 4 роки тому +8

    Ogaansho waxaan rabaa inaad suaashan iga so jawabtiin "waxaan xirfad uleyahay kubadda cagta hadaba sida aan wada og nahay kubadda cagta waxaa kaciyaro ciyartoy badan oo ah muslimiin hadaba aniga ama ciyartoydaas hadii xirfadeen aan kushaqesaneno oo ah kubadda cagta misharkena uu ka imanayo dhididkena iyo waxan shaqeysanay hadaba lacagtas xaraan miya misee xalaal mise lagu xajin karaa mahadsanid".

    • @inaaxmad3369
      @inaaxmad3369 4 роки тому +1

      Sidee ayay xaaraan ku noqonaysaa lacag aad dhididkaaga ku shaqaysatay? Sxb wax walba la iskama dhaadhiciyo.

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 3 роки тому

      Asc walal waxan kaa codsanaya in aad i sooboqoto kanalka Kheeyr ka Ayaan Ku faaf'fiyaa walal Subscribe Saar waxey noo tahay Dhiiragalin .

  • @a2ysports227
    @a2ysports227 4 роки тому

    Hormar iyo hiigsi

  • @triplemlyrics1300
    @triplemlyrics1300 4 роки тому +3

    First one

  • @salmaansalmaanmaxamedxasan3122
    @salmaansalmaanmaxamedxasan3122 4 роки тому +1

    Akhi waxan iswaydiyaba waad kahadasha masha alah ogansho

  • @saidahmed2544
    @saidahmed2544 4 роки тому

    thank u omer

  • @yaya_______boss
    @yaya_______boss 4 роки тому +2

    GooD🖤

  • @alixajihussen1600
    @alixajihussen1600 4 роки тому +1

    Sxb qufki ugu horeye ayan ahay walahi

  • @mrhanad8148
    @mrhanad8148 4 роки тому +2

    5:'04 waa iga qoslisey bro markii labaad
    HADIII SHALEY. GABADHIII. SAKEEL. WAX KU CUNIJIRTTEY MAANTA BAKEERI KU. CUNTAA KULAHAA😅😅😅😅😅😅🤭😃

  • @samirnasri6639
    @samirnasri6639 4 роки тому

    Mahadsanid bro

  • @somali-------wayan4050
    @somali-------wayan4050 4 роки тому

    Mnsha allh lik isar

  • @samedonelson9578
    @samedonelson9578 4 роки тому

    Tnxz walal sare

  • @hamzejama5735
    @hamzejama5735 4 роки тому

    ما شاء الله

  • @qarnigatube7964
    @qarnigatube7964 4 роки тому

    7.8k ba dawatay wll like u sara walaken cumar wayo wax badan.ban.ka.faaidnaa aniga anoon.saarin like madhaafo

  • @MAANSHIIL
    @MAANSHIIL 4 роки тому +7

    Hhhhhhhhh waaa waqtigeena ee aan kacno soomalaay wax bdn weynu .......🥱😴😰