Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Aaad iyo aad ayay u mahadsan tahay shaqsiyada kaydkan muhiimka ah nala wadaagtay . Waa casharo taariikhdu oo waxbarasho wayn baa ku duugan .
Siilaanyo wuxuu ahaa aqoon yahy indheer garad ah waxoodiina buuri buukutufay wllhy tiisii baana hirgelaysa alle hownaxariisto
ilaahay haw naxariisto dhamantood siilaanyo halyay qaran oo aftahan ahaa lahaa qaab wax maamul oo aad u sareeya ilaahay janadii haka waraabiyo sharafta weynayd awoowo.
Siilaanyo is the best aqoon buu ku hadlaya
Silaanyo waxaan ku faraxsan ahey in isagoo nool in uu arkay khatumo ka baxday goonigoosatada.
22 Sano kadib halkii ayay koonfurina taagan tahay oo sidii ayay isu cunaysaa . ilaahay dadkaa ha u gargaaro . Hargaysina waxa ay taagan tahay meel ilaahay loogu mahadnaqo oo doorashooyin iyo horumar ayaa ka socda . Kuwii koonfur wax ka dhigi lahaana waa adiga oo itaalkaaga iyo tamartaaduba cay naxli iyo cuqdad ku soo uruurtay .
Harti markaba way maqnaayeen ciidanka somaliland waxay joogen caynaba doodnaa wlhi maalinta wan dhegysanayay harti maqnanshihisa joogystiisa midna waxba ka belimayo somaliland sxb sidaa uun bay ahyd somaliland horaa waa losocday somaliyana sidaa uun bay ahyd
Khatumo xamar iyo buntilan midna waxba ku kordhin mayso
@@BuuxCiise-df9jc Isaaq haduu faaiido leeyahay muu xasuuqeen shacabka ceerigaabo dad masaakiin hub heesanin ayaa xab la dhaceesaan dad saas yaa wax ku darsanayo
Labaatan sano ayaa laga joogaa doodan haddana aqoonsiga mahaysato.Dhulkii Hartiguna way ka go'een goonigoosatada Somaliland.
Kaad u tagtana waxba ku kordhin maysid kaad ka tagtayna buuq baad kala tagty wuxunba nagagakaa bixi jiray