- 30
- 40 937
BulhanGroup
Sweden
Приєднався 31 гру 2023
www.bulhangroup.com
Fanka Maxamed Suleebaan iyo Xasan Aadan BBC Cabdillaahi Xaaji
Waa wareysi Cabdillaahi Xaaji (BBC) la yeeshay Maxamed Saleebaan Tubeec iyo Xasan Aadan Samatar
Переглядів: 58
Відео
Waxaan u joogay qaybtii 5aad
Переглядів 4098 годин тому
Waa wareysi dheer oo seddex (3) saac socday oo laanta af Soomaaliga BBC la yeelatay ra`iisal wasaarihii hore Soomaaliya.Cabdirisaak Xaaji Xuseen.
Cali Xasan Cali BERDURA SYL
Переглядів 1422 години тому
Cali Xasan Cali Berdur wuxuu ninkii ugu dambeeyey raggii aasaasay ururkii SYL. Cali wuxuu dhintay Dec 10 2009. Wareysi uu Yusuf Xasan siiyey BBC 2002 ayuu ka hadlay noloshiisii hore iyo SYL.
Waxaan u joogay qaybtii 4aad
Переглядів 6512 години тому
Waa wareysi dheer oo seddex (3) saac socday oo laanta af Soomaaliga BBC la yeelatay ra`iisal wasaarihii hore Soomaaliya.Cabdirisaak Xaaji Xuseen.
Dood Arrimaha Somaliland Qaybta 2aad
Переглядів 1,9 тис.4 години тому
Waa dood ku saabsan maamulka Somaliland ee ka qo`ay Soomaaliya 1991
BBC Somali: Cabdirisaak Xaaji Maxamed Siraad - 30 Jan 1999
Переглядів 1,8 тис.4 години тому
Waxaa xalay ku geeriyooday Hargeysa Cabdirisaaq Xaaji Maxamed Sirad.
Dood Arrimaha Somaliland Qaybta 1aad
Переглядів 6 тис.7 годин тому
Waa dood ku saabsan maamulka Somaliland oo ka go' ay Soomaaliya 1991.
Waxaan u joogay qaybtii 3aad
Переглядів 2,7 тис.7 годин тому
Waa wareysi dheer oo seddex (3) saac socday oo laanta af Soomaaliga BBC la yeelatay ra`iisal wasaarihii hore Soomaaliya.Cabdirisaak Xaaji Xuseen.
Maxamed Saleeban Tubeec BBC 1983
Переглядів 24 тис.9 годин тому
Waa wareysi Cabdillaahi Xaaji (BBC) la yeeshay Maxamed Saleebaan, Jiim Shiikh iyo Xuseen Suudaani oo markaa ku sugnaa magaalada Mogadishu 1983,
Cabdirisaak Xaaji Xuseen: Waxaan u joogay qaybtii 2aad
Переглядів 53612 годин тому
Waa wareysi dheer oo seddex (3) saac socday oo laanta af Soomaaliga BBC la yeelatay ra`iisal wasaarihii hore Soomaaliya.Cabdirisaak Xaaji Xuseen.
Cabdirisaak Xaaji Xuseen: Waxaan u joogay qaybtii 1aad
Переглядів 1 тис.16 годин тому
Waa wareysi dheer oo seddex (3) saac socday oo laanta af Soomaaliga BBC la yeelatay ra`iisal wasaarihii hore Soomaaliya.Cabdirisaak Xaaji Xuseen.
Shirkii Nabdeynta Sweden 2006
Переглядів 17621 годину тому
DOOD: BBC Somali 2006 Nabadeynta Soomaaliya Lund University, Sweden August 19-20, 2006
BBC SOMALI Fanka Saynab Cige 1999
Переглядів 3,5 тис.21 годину тому
BBC; Wareysi dheer oo fanaanadda caanka ee Saynab Cige Maxamed laga qaaday sanadkii 1999. Cabdullaahi Xaaji ayaa wareystay.
Dowladdii Kacaanka 21 Oktoobar 1969
Переглядів 3,5 тис.Місяць тому
Dowladdii Kacaanka 21 Oktoobar 1969
BBC SOMALI Cali Maxamed Geeddi 11 11 2005
Переглядів 115Місяць тому
BBC SOMALI Cali Maxamed Geeddi 11 11 2005
Garaad Cabdiqani oo la hadlay dadkiisa 20 sano ka hor
Переглядів 702 місяці тому
Garaad Cabdiqani oo la hadlay dadkiisa 20 sano ka hor
Maalinta xoriyadda waqooyiga Soomaaliya
Переглядів 5022 місяці тому
Maalinta xoriyadda waqooyiga Soomaaliya
FOWSIYA OO SHEEGTAY IN AYSAN TANAASULI DOONI TARKANKA KURSIGA GUDDOOMIYAHA URURKA MIDOWGA AFRIKA
Переглядів 595 місяців тому
FOWSIYA OO SHEEGTAY IN AYSAN TANAASULI DOONI TARKANKA KURSIGA GUDDOOMIYAHA URURKA MIDOWGA AFRIKA
Xasan Shiikh oo cadaadis lagu saaray inuu la hadlo al Shabaab iyo Itoobiya.
Переглядів 315 місяців тому
Xasan Shiikh oo cadaadis lagu saaray inuu la hadlo al Shabaab iyo Itoobiya.
❤❤❤ Subxaanaka yaa Cadiim!
Qaybtii labaad meeday?
Allah ha u naxaristo
Allaha u naxariisto mahamed saleebaan .
Naxariis waarta Allaha siiyo.
SiiLanyo madaxwaynihii hore ee Jamhuuriyada S.Land iLaahay haw naxariisto❤.
Waayo waayo iyo Boqorkii Codka Maxed Saleebaan Tubeec waa waraysi qiimo leh
Waayo waayo
❤
Boqorkii fanaaniinta Soomaaliyeed, dadkii ugu qaalisanaa ee Soomaali soo mara ee ka dhasha ayuu kamid yahay, qof qaali ah oo lama helaan ah ayuu ahaa Nabad ku led Boqor.
Alle hauwada naxariisto
الله يرحمه ويغفرله ويسكنه فسيح جناته ويجعل قبره روضه من رياض الجنه ويصبر اهله
Maaansha alaaah aad iyo aad baad u mahadsan tahay madaxeey . Nala wadaag barnaamijyadan anfaca leh .
Bal wuxu ku shekeynayo dhageyso salaad gabayre see u hogamin kara saraakiil ka waaweyn baaba joogtaye wa iska sheeko
Somaliya total music.
ሙሐመድ ሡለይማን ወላሂ የሱማሊያ አርቲስቶች ንጉሥ ነበር አላህ ያረህማ
Walaal ma haysaa qaybaha dhiman inoo soo gali
Thanks
Barnaamijyada noocan ah waa muhiim maadaama xiliyo hore la duubay oo dadka badidoodo aanay nasiib u helin inay dhegaystaa Markaa fadlan noo soo badiya gaar ahaan wararkii iyo barnaamijyadii ka bixi jiray idaacadda BBC-da intii u dhaxaysay 1990 ilaa 2000
Aun Cabdirizaq xaji maxamed Siraad iyo Cawke dhamaantood.
Soo badi sxp wa tarikh 😢
❤
Aun tubeec
Doodan waxaa ku cad sida ina cumar geelle iyo 2da kale U dafirayaan xadgudubkii Ethiopia, lkn Mr OOGLE weligii somalia wuu difaaci jirey waxaana maanta booskiisii noogu Jira farax macalin iyo rag kale oo badan. Lakin ina cumar geelle iyo gooni u goosasho waa cadowga Somalia, waana laga guuleysan doonaa insha'Allah.🇸🇴💪
Allaha u naxariisto, Boqorkii codka soomaaliyeed
Yahoo huuno
Bulxaari
Allah ha u Naxariisto marxuumka qabriga Allaha u waasiciyo ehelkana samir Allaha ku irsaaqo Allahumma Ameen
AUN Wariye Cabdirisaaq xaaji Mohamed siraad 😢
Aaad iyo aad ayay u mahadsan tahay shaqsiyada kaydkan muhiimka ah nala wadaagtay . Waa casharo taariikhdu oo waxbarasho wayn baa ku duugan .
Michael Maryama gaal ayuu ahaa markaa Cabdirisaaq muxu u yidhi Allaha u naxaaridto
Waa cajiib...niin aan iisku diin aheen bu oo qaba iineey walalo ahayeen...gaal waa gaal hadi xiida hooyada dhashaay...waa ayaan daaro iin xiida le'iis weeydin gaal iino Baarlamaanka so gaalo aasago shaati qabiil waata..cajiib...waar daadkan uumadena mahaan...1960s ila iuo hada 2024 wax weeyn baa iinga qaldan
Maykal maryamo waa maqli jiray waligay amxaar baan moodi jiray ilaa aan arkay isaaq leh waa halyeygeeni
@@khadar917hooyadaa isaaq was inan gumeedow
Adduunyo Macna weyn malaha Wariye C/llahi xaji &Labada Fannaaniintii Waaberi ka tirsana Tubeec & Jim Sh.Muumin waa Hore ayeey Xijaabteen marka ha Loo duceeyo,lkn Xuseen Sudani War uma hayo ee Isagana ha loo Duceeyo,allaha Uwada Naxariisto....Aamiin...Sc.
Cabdullahi xaaji waa uu noolyahay balse jiim iyo tubeec baa dhintay allaha u Naxariistee
Labaatan sano ayaa laga joogaa doodan haddana aqoonsiga mahaysato.Dhulkii Hartiguna way ka go'een goonigoosatada Somaliland.
Kaad u tagtana waxba ku kordhin maysid kaad ka tagtayna buuq baad kala tagty wuxunba nagagakaa bixi jiray
AHUN MADAXWAYNE AHMED MOHAMED MOHAMOUD AADAN SIILAANYO
Seebow caadi maahan inaba
Rabbi muxuu cod ku galadaystay Allow qabriga kuu nuuri 🤲🤲🤲
Aun Marxuumka ehelkiisana Samir iyo Iimaan, annagana Eebe nama fidmeeyo gadaashiis. Amiin Allahuma Amiin. 😢
Silaanyo waxaan ku faraxsan ahey in isagoo nool in uu arkay khatumo ka baxday goonigoosatada.
22 Sano kadib halkii ayay koonfurina taagan tahay oo sidii ayay isu cunaysaa . ilaahay dadkaa ha u gargaaro . Hargaysina waxa ay taagan tahay meel ilaahay loogu mahadnaqo oo doorashooyin iyo horumar ayaa ka socda . Kuwii koonfur wax ka dhigi lahaana waa adiga oo itaalkaaga iyo tamartaaduba cay naxli iyo cuqdad ku soo uruurtay .
Harti markaba way maqnaayeen ciidanka somaliland waxay joogen caynaba doodnaa wlhi maalinta wan dhegysanayay harti maqnanshihisa joogystiisa midna waxba ka belimayo somaliland sxb sidaa uun bay ahyd somaliland horaa waa losocday somaliyana sidaa uun bay ahyd
Khatumo xamar iyo buntilan midna waxba ku kordhin mayso
@@BuuxCiise-df9jc Isaaq haduu faaiido leeyahay muu xasuuqeen shacabka ceerigaabo dad masaakiin hub heesanin ayaa xab la dhaceesaan dad saas yaa wax ku darsanayo
Siilaanyo is the best aqoon buu ku hadlaya
Rabbi ha u naxariisto Mohamed Suleiman tubeec
ilaahay haw naxariisto dhamantood siilaanyo halyay qaran oo aftahan ahaa lahaa qaab wax maamul oo aad u sareeya ilaahay janadii haka waraabiyo sharafta weynayd awoowo.
Allayaa raxmaraaximiin alaw unaxariisto
Siilaanyo wuxuu ahaa aqoon yahy indheer garad ah waxoodiina buuri buukutufay wllhy tiisii baana hirgelaysa alle hownaxariisto
❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤
A u n yaatubec❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤wyowyowyo❤❤❤
Alle ha unaxariisto aamiin yaa rabbi
AllaayaRaxma
ethiopia waa cadowga soomaaliya
Yasalaam waayo waayo iyo walhtigii wacana ee fanka soomaaliyeed ❤ ❤❤ ale maxamed saleebaan tubeec boqorkii fanka