Alla maxaa wiil hooyo dhashay oo si Illaahey ogyahay ku korisey macno la aan ku dhimanaya wiilashaan hulush hulush lohoow oo qoryaha qaadi la oow maxaad ku dhimanaysaan aaqiro iyo aduun nimankaan madaxdaa bari ayey heshiinayaan oo teendhadii leysugu taki oo leys dooran halwiil ma idinku jiraa oo Axmed dhalay ama hal xasan dhalay ama mid nin hogaamiyaa dhalay war Illaahey ka baqa oo waxaad ku dhimaneysaan ka fiirsada xabada ka horna kaneeco biyo la aan dhaxan iyo kuleel iyo gaajo go doon jeer masas shabaab silic oo dhan u diyaar garooba dhaawiciinoo cir kaa dheer dhulkaa dheer noqon doona
Dad dalkooda dagal ka kicinaya ma dowladba ? Dadka Somaliya qabiil ba halagey Somalidu wa lahayste o dhaqan iyo qabiil bey adomo u yihiin wa mel Marka u nin gubey xaskiisa o uur leh lo so gurmanayo o mag laga bixinayo garasho cadalad majirto qabiil ba u taliya o gumeysta ?
Marxuumka dadkiisa Loo adeegsanayaa doqon caga dheer Marxuun xamse
❤illaahow❤ islaaamka guulsii aamin aamin aamin❤yaa rabi❤
Mahadsant walaalkey canfac media❤❤❤❤
Alla maxaa wiil hooyo dhashay oo si Illaahey ogyahay ku korisey macno la aan ku dhimanaya wiilashaan hulush hulush lohoow oo qoryaha qaadi la oow maxaad ku dhimanaysaan aaqiro iyo aduun nimankaan madaxdaa bari ayey heshiinayaan oo teendhadii leysugu taki oo leys dooran halwiil ma idinku jiraa oo Axmed dhalay ama hal xasan dhalay ama mid nin hogaamiyaa dhalay war Illaahey ka baqa oo waxaad ku dhimaneysaan ka fiirsada xabada ka horna kaneeco biyo la aan dhaxan iyo kuleel iyo gaajo go doon jeer masas shabaab silic oo dhan u diyaar garooba dhaawiciinoo cir kaa dheer dhulkaa dheer noqon doona
Badhaadhe AS baan ku ogeyne goormaa lagaadhay
Maxkamada jubalandh iyo mida caalamka waa in ay soo qabtaan xassan she maxamuud iyo gudoomiyaha baarlamaanka
Waa soodhawanaxhaway sF
WaabAmtAZIYE
Ahmed madoobe waxaa ka goan inuu intuu noolanayo cimrigiisa inuu haysto kismaayo. Marwalaba eega wuxuu ku Ugaadhsadaa Cadwga Somalia sida wadamada jaarka. Ahmed waa xadhig
Ciidamadi HAWIYE .gacanta ku sodhiigay .ciidamadi axmed madoobe Ogaden.
20000 labaatan kun oo ciidanka komandos ah ayaa dowladdu diyaarisay in axmad madoobe la soo qabto
Weriye. Haoran. Df. Walagukalatagay. Df. Darod. Wukabaxay. Ogow
Somali-italio iyo Ethiopia malaha Xuduud jeexan oo xariiqan. Hhh
Xasan dhiiqo iyo kooxdiisa Hawiye Action group. Wey ku halligmayaan dagaalkan weyna ku jabayaan.
Ethiopianka xabad dalka Somalia halooga saro xadgubkood wuxuushta.
Wcs wll w
Cabdi ilay aya eeday isadkayn Madoobe joog
Axmed modobe wuxu kaso hojoda dowlada Somali
Alow kala qabooji soomaali meelkastay joogaanba alow nabadsii
Hassan sheekh iyo Ahmed madoobe keebaa kha'inu waddan ah oo distuurkii qaranka ku xadgudbay?
Waxaa xad gudbay Kolba kii aad Necebtay. Hh
Hassan sheq
200
Alow fahansii qabiil wuxuiyahay
You mean jubaland is a different state .somalia is one .stop your divisive politics.
Hasan intu jubalan werarayo alshabab miyo weraro cidamada somaliyed labada dhinaba waxan leyahay aqliga salimka ah ha lidin shaqeyo
Dad dalkooda dagal ka kicinaya ma dowladba ? Dadka Somaliya qabiil ba halagey Somalidu wa lahayste o dhaqan iyo qabiil bey adomo u yihiin wa mel Marka u nin gubey xaskiisa o uur leh lo so gurmanayo o mag laga bixinayo garasho cadalad majirto qabiil ba u taliya o gumeysta ?
Waaran kkkkkklklk
dagaalka lagu qaaday raas kanbooni.waxa uu sababayaa in dawladu ku burburi doonto
Taasi waa xaqiiq
hassan iyo xamse wixii jubaland ka dhaca ayaga qaadu doona masuuliyada
Vvb
Xcc