Xafiiska cusub ee Askunicom Ethiopia -Dir-dhabe

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 вер 2024
  • XAYEESIIS XAFIISKA ETHIOPIA
    Matahay waalid ama arday danaynaya in uu hello waxbarsho qiimo jaban oo dibadda ah? Maku dhibanayd Helista jamacadaha aad rabto ee dalalka Turkiga iyo Qubrus?
    Haddii jawaabtadu haa tahay.
    Shirkadda askunicom ee soo saarto waxbarashada iyo visaha dalalka Turkiga Iyo Qubrus ayaa ugu bishaaraynaysa macaamiisheeda ku nool Itoobiya in xafiis looga furay Dir-dhabe. Xafiiskan ayaa macaamiisha u qaban doona adeegyada ay ka mid tahay soo saarista jamacaddaha Dibadda iyo visaha waxbarashada.
    Fadlan macamiil haddii aad danaynayso deg deg u gaar Xafiiska Shirkada askunicom ee Dir-dhabe oo kala xiriir: +251915084993, +251948685975, +251913823017, +90 5384607206

КОМЕНТАРІ • 2