DR DOOLAAL: TAARIIKHDA CALANKA SOMALI STATE & Xiligii la Sameeyay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 вер 2024
  • SSTV is a 24 hours News Channel that brings you the latest All Somalis News, Videos covering, News in Business, Politics, Entertainment and technology.

КОМЕНТАРІ • 56

  • @AbdulkadirFarah-q3d
    @AbdulkadirFarah-q3d Рік тому +1

    Maasha allah guul iyo gobanimo runtii

  • @fouzeyahyousef9034
    @fouzeyahyousef9034 5 років тому +2

    MASHALLAH GUUUUUUL SOMALI🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️♥️

  • @Hala-kn4bq
    @Hala-kn4bq 6 років тому +13

    Guryaheena weli maqan
    Gidi aan xorayne
    Somali power will come back

  • @abdiaizisse113
    @abdiaizisse113 6 років тому

    Dr doolaal maasha allaah xaqiiqda. Ka hadashay anu reer maakhir state baan ahay waxa badan oo xaqiiqa ah oo xadiis ah baad ka hadashay allah dhawro caafimaadka ku jira in somali runta isu sheegto Waa run in DDS somali ku dhantahay Allah mideyo somalida degaanka ku. Ah ee Awooda leh markay is raacaan good point👈

  • @dr.yusufgarow4539
    @dr.yusufgarow4539 6 років тому

    Well done Dr Dolaal. in inta gobolka degtaa midobaan is the way forward to go,

  • @AMuuse-ih2oo
    @AMuuse-ih2oo 6 років тому +1

    Maasha Alaah caadi maaha Dr. doolaal. talo fiican👍 Somali

  • @Ahmedmohamed-wo2fv
    @Ahmedmohamed-wo2fv 6 років тому

    Waa arkiifiya caadiya walaahi. Ilaahay caafimaadkiyo cimrigaba ha kuu barakeeyo. Aamiin

  • @abdulfatah4359
    @abdulfatah4359 6 років тому +8

    Mnsha allah adeero ilahay cimrigaaga hadheereeyo waxbadan ayaad xoog ogaal utahay ....

  • @Garigoan
    @Garigoan 6 років тому

    good speech Dr. Dolaal! Be part of the new Government as a Consultan.

  • @mahamadkhar2638
    @mahamadkhar2638 6 років тому +1

    We want like dr. Dolal I say thanks digtorer

  • @AMuuse-ih2oo
    @AMuuse-ih2oo 6 років тому +1

    Calanka🇬🇶 Maasha Alaah, 4 noos (colors) wuxuu ku fiicnaa 2/3 nooc (colors). 🇬🇶🇪🇹🇸🇴🇩🇯🇪🇷🇰🇪

  • @mahamadshakir575
    @mahamadshakir575 6 років тому +1

    Maa shaa allah mbrk

  • @gudoomiyahasoomaaligalbeed1492
    @gudoomiyahasoomaaligalbeed1492 6 років тому +3

    Dr doolaal waa nin taariikh badan haya inbadana caafimaadqaba intakale ee hadashay waxbaba kama fahmin ....

  • @mahamadkhar2638
    @mahamadkhar2638 6 років тому +2

    Please support this idea

  • @gudoomiyahasoomaaligalbeed1492
    @gudoomiyahasoomaaligalbeed1492 6 років тому +2

    Dr doolal waxaan illaahay uga. Rajaynayaa cimri dherer kiisa khayr kale iyo cibaado suuban walaal jira halyeey somaligalbeed waayo arag dadka noocaas ayuu hogaanka deegaanku ubaahan yahay
    Khayr baanku rajaynayaa meel aad joogtaba mudane.....

  • @maxamuudducaale928
    @maxamuudducaale928 6 років тому

    Ilahay cimriga ha ku dheeriyo
    From somaliland

  • @sayidcali350
    @sayidcali350 6 років тому +2

    😅 kani waa nooca hadba meesha dabayshu u socoto raaca, maaha nin Mabda' leh, Halgamayaasha dhabta ah waa ONLF oo iyagu aan bedelin Halgankooda ilaa maanta inta kale shacabku sida kan hadlaya waa Hadba kii hooyaday guursada waa Adeerkay 😅😅 Guul ONLF, Guul Dulmi Diid

  • @adiregj6568
    @adiregj6568 6 років тому

    mcha alh adero dolal jazakalah

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 6 років тому +1

    koley isqabqabsi dhexdena cidna dhag jalaq yaan loosinin somali somali baa leh ee midkii wax yabo hore ee dhacay yaan laga hadlin dhulkaan somali state ee Ogaden isticmaarka ubixiyey wa dhul somaliyed cid cid ka xigto maleh dhamaanten wa inaa udagaalanaa oo cadowga kasoo dhacsanaa Abdi ileyna wa wiilkena waraabaha ugama sootageno oo jig jiga ama muqdisho ama gaarisa ama hargesa ayaan geynena insha allah somali wey midowday guul

  • @mahamadkhar2638
    @mahamadkhar2638 6 років тому +4

    Asc

  • @maxamedjibriil9725
    @maxamedjibriil9725 6 років тому

    Guul guul ninkani waa aqoonyahan somaliyeed

  • @mayontravel5236
    @mayontravel5236 6 років тому

    Guuuuuuuuul

  • @mustaffmaxamed5439
    @mustaffmaxamed5439 5 років тому +2

    Shantu way midowdaye sharaftoda sooceli shacabku wuku sugaya

  • @eskinderteshome7080
    @eskinderteshome7080 6 років тому +1

    I hope there will be the last flag change for the state

  • @mohamedibrahim2567
    @mohamedibrahim2567 6 років тому

    nin ragah nacas mucaarada mawaayo,adoonka waa gafaa waana toobad keenaa, maanta ka hor dr doolaal mamaqal mana arag
    waxaase uu farta iigu fiiqay rajo iyo lixojeclo dadka iyo deegaanka somaliyeed.
    waa aftahan yaqaan abaarta hadalka uu doonaayo iyo halka uu larabo ubucda iyo gundhiga ujeedkiisa. somali meel ay joogtaba ilaahey haku dhowro hana mideeyo aamiin.

  • @mahamadkhar2638
    @mahamadkhar2638 6 років тому

    The topic is not today he/she supported or flowed but the topic is a how we do dialogue and discussion together for our futures in the somali state .

  • @abdulfatah4359
    @abdulfatah4359 6 років тому +4

    Adeeroow course na mayna ka soo bixina jaahil ayaa 10 sano nagu habsaday ilahay ayaa naga qabtay.....

  • @somaliswedish6593
    @somaliswedish6593 6 років тому +2

    Waxaan ka xumahay meesha aad joogto in somalinimada laga neceb yahay

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 11 місяців тому

    Doolaal waa waayo arag weyn runtii

  • @maryanmohamed6311
    @maryanmohamed6311 6 років тому +1

    Maasha allaah ilaahoow caqliga iyo cilmiga kuu siyaadi soomaali rageedu haddii ay sidaas u fakari lahaayeen dhibka na haystaa nama haysteen maanta

  • @beckyyzbeez4887
    @beckyyzbeez4887 6 років тому +3

    Hadu shalay dolal onlf wax kasheegi jiray wax u hadlayay fijradisa figradu ceeb ma aha

  • @abdiahmed5776
    @abdiahmed5776 6 років тому +2

    calanka waa calankii hore ee jxwo oo noqotay dowladii ugu horeysay cabdulahi sacdi madaxda Ka ahaa.zoonanka waaye nadaamkii ugu horeeyey laga sameeyey itoobiya.waa nin kala hadlaya deeganka somalida marna diid marna ogolow.markasta 25 dib ha loogu noqdo

  • @AshaYasin-y7u
    @AshaYasin-y7u 4 дні тому

    Dadku wax badan baa ka maqan doolaal io raga la midka ah wax wareysta , NFD iyo Ogaadeenya way kal duwan yihiin oo Ogaadeenya Gumeeysi ayey ku hoos jirtaa , laakiin kenya iyo NFD referandam ayey isku raaceen Gumeeysinimadii way ka baxeen. Markaa Ogadeenya ha ka yeelina gumeeysiga in aad la mid tihiin ee ka Sameeysta Referendum. Hurdada ka ka ca

  • @liibaanliibaan4636
    @liibaanliibaan4636 4 роки тому +1

    Waah waah bal dadka kufakaraya inay midabka buluuga ah kacararaya kwrama jwxo.

  • @professionalhacker2834
    @professionalhacker2834 6 років тому +1

    Dadkii shalay cayayay onlf dhahayeen waa qolo aya manta calankay sameyeen magaceey sameyen 1993 isku xoqaya Alla munafaqzana dadkan necebka rerkad u qabtan meelna idin geeni meyzo onlf waxay u dirirta qowmiyada Somalida waxay ka dideen melez zenawi waxwalba qadiyadooda waa xornimada umada Somaliyeed madaxbanani iyaga katashadan ayahooda intaad iskala qubeyzan danta guud fiiriya deganku waa Somali necebka iyo xaqdarada iska dhaafa meeshan hal qowmiyad aya degto waxaana rabna midnimada umada Somaliyeed meelwalba ay joogto qeyradka waxaa leh Somali Mohamed insha Allah

  • @kalukosovo2995
    @kalukosovo2995 6 років тому

    Haa guleysta musdhafa

  • @hannacadey5195
    @hannacadey5195 6 років тому +2

    Nikan Doolaal shalay iyo manta waninkii jaifeyjiray ONLF Balkaeega youtupka sidaadaradeed washalay iyo manta

    • @abdulfarah1098
      @abdulfarah1098 6 років тому

      hadana ha ka filin haduu shaley jaaifeeyay inuu maanta wanaag kuu wado lugooyo uunbeey soomaali ka shaqeeyn iyo inaan ogadeenya la helin iyagoo ku doodadaya ogaadeen baa wax noqon taa bedelkeeda ha lawaayeey ka xigaan taladuse waa tii alle weey ku dadaali sideey u majara habaabin lahaayeen laakiin ogaden waa soomaali waana majority soomaali dadka ku abtirsada magaca soomaali wbt

  • @mahamadkhar2638
    @mahamadkhar2638 6 років тому

    Is not must you supported before onlf the idea is change some time because we have today what we didn't have yesterday

  • @gotelliep9694
    @gotelliep9694 6 років тому

    muxyadiin barkhadow rabi ha kaa cafiyo cuqdada aad OGADEN uhayso

  • @jamaalboqor7098
    @jamaalboqor7098 6 років тому

    Duacadaa guy muhiimsan alle ha nook aqbalo Mustafa was taageernay is a alle ha garansiiyo jinks too San xuquuqda soomaalidana mid soo dhiciya alle ha ka Chico.dollars ad a waa ku Mahayana tag at tafsiirka yoyo tilmaan taba

  • @simeh9612
    @simeh9612 6 років тому +2

    Somali waa Somali meel ay joogtaba ba waad mid sida ul iyo diirkeed.

  • @user-to9eu3ke3h
    @user-to9eu3ke3h 11 місяців тому

    Laakiin xaduud itoobiya iyo somaliya ma jirto ee maxa idinka meel yaal.

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 6 років тому +1

    Adeer Somali weyn Anaaga ku lugo'aney oo ku jebnee, ee Iska ilaaliya oo ha kujebina idina. Iska saara inta buluuga ah ee dhiiga xambaarsan. Walee weydin ka qoomomeyn doontaa.

    • @theflagbearer9196
      @theflagbearer9196 5 років тому

      Allah maxaad wax isku qastiin, muxu calanka inugu sameeyey, oo gorma aye Somaliweyn hargeisa wax ku sameeysa, miisa waxad moodin in somalida konfurta ui heshiisay waqooyi ama siyaad bare konfuur kaligii dooratay. Yaab ileyn xaq iyo run ini ma marto. Awal bu isaaq odaygi diir ku caasiyoway oo yidhi carab bay no nahay, diir manihin. Somalinimada iyo astaamahooda inaad caasi ku noqoteen wa talaabo in laga sugaaya, ee talaabedena sadex yu noqonin mid aad diinta islaamka ku gaftiin in kasto aad taas aad ugu dhow tihiin, waayo militiada snm aya Mujaahid ugu jeertiin.

  • @muxyadinbarkad1596
    @muxyadinbarkad1596 6 років тому

    Nimankan baqbaqdooda iyo guul darada jabhada taagta darane onlf waa ila qosol

    • @professionalhacker2834
      @professionalhacker2834 6 років тому

      Idoor bitch calankad imika luxayzid waxaa keenay geeziyada onlf Alla xazidzana o cuqdadeyzana war xumanta mawaxaad ku heshaa hal dhalo qamri ah warye mazkiinow iska dhig caadi langab cuqdadeyzan

    • @muxyadinbarkad1596
      @muxyadinbarkad1596 6 років тому

      Professional Hacker . Tuulo ay onlf xoreysay bal ii sheeg. Baqbaq looma baahna

    • @umulishwaq2141
      @umulishwaq2141 6 років тому

      Uuuuf aqas ala kan muxidin ogu qornthy ayan nacay wlh kan wa lgaroni war cuqdada ad ogaden uqbto yaaba ku og qabrigaga qanisba qodaye

    • @umulishwaq2141
      @umulishwaq2141 6 років тому

      🖕🖕🖕👅👅👅👃👃👃👃👃👃👃👃👃