CABDI ZAKI - INTAAN DOQON SOO KAXEYSTOO OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 сер 2020
  • Copy Right Protected By Liibaan Jama 2020
    ERAYADII: ABWAAN KHADER PK
    LAXANKII: CABDI ZAKI
    CODKII: CABDI ZAKI
    MUSIC BY: HENOK
    VOCAL RECORDING BY: STUDIO LIIBAAN
    CAMERA BY MAMUSH & DEEQSI
    EDITED BY MAMUSH
    SOOSAARIDII: LIIBAAN JAMA
    follow MY FANPAGE on
    / studio-liibaan-2863249...

КОМЕНТАРІ • 468

  • @zeydronaldo5419
    @zeydronaldo5419 4 роки тому +791

    *Hadaa Heesaha Necebtahy oo Qur'an ka jeceshahy like iisaar*

    • @ccaziizahmed5107
      @ccaziizahmed5107 4 роки тому +15

      Zeus Ronaldo Hadaad necebtaHay maxaa meesha keenaY like yaanay meeL xun kaa gali nio
      Quraan Hadaad jeceshaHy maxad HalkaN ka soo doontaY

    • @Stay-motivated68
      @Stay-motivated68 4 роки тому +6

      laxay quraanka ha ku dawarsan

    • @ramlaomar3661
      @ramlaomar3661 3 роки тому +3

      Maxa kaheysa mesha naa hede quranka like hakuradhiin

    • @zeydronaldo5419
      @zeydronaldo5419 3 роки тому +2

      @@ramlaomar3661 bea inaa ku waso baa u jooga meesha

    • @nastehamoha8980
      @nastehamoha8980 3 роки тому +1

      @@zeydronaldo5419 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Hassanchenal
    @Hassanchenal 4 роки тому +310

    Wax kasta o MCN wax ka mcn kalamka aale if you agree
    👇👍

  • @halawaty3318
    @halawaty3318 4 роки тому +99

    Qofkii heesta ka helay like ta yanu ila dhafin ❤️🇸🇴

  • @cadesulaymanarthurmel0413
    @cadesulaymanarthurmel0413 4 роки тому +144

    Waa idin jeclhy wllahayGa soomaliyeed meel walba aad joogtaan from puntland garowe♥️🥰

  • @hzhury1666
    @hzhury1666 3 роки тому +17

    Suldan serar godka biyo ugu so ga len codka 100 ✅ cabdi zaki keep going

  • @hafsamohamed9590
    @hafsamohamed9590 4 роки тому +42

    Intaad kacdo daakiraada
    Ayunbaad ii ducynee
    Macn i dalaaqi maysid anaa huba❤😭

    • @abdulhidahir9340
      @abdulhidahir9340 3 роки тому +1

      Hhhhhhhh mcn ku dalaqi mayo inta kaco dakiradi ayunban ku ducaynin😁

    • @hafsamohamed9590
      @hafsamohamed9590 3 роки тому

      @@abdulhidahir9340 hye ha i dalaaqin😂😂😂🙋‍♀️

    • @ahmedfaarahidaaja183
      @ahmedfaarahidaaja183 3 роки тому +1

      Hh qof nool thy wllhy rabi ku daa

    • @hafsamohamed9590
      @hafsamohamed9590 3 роки тому

      @Khayraat Media car i dalaaq😂

  • @ramlajama9101
    @ramlajama9101 4 роки тому +222

    Inta jiif ku dawanayso sida ani oo kle😁like ta ha iga ilaawina😉😊

  • @apdallabashiir7488
    @apdallabashiir7488 4 роки тому +183

    Heestaan reer tiktook codsigooda bey ku soo baxdy i aamina kkk inta raadisay oo waysay like saar😋👍

    • @abdulahiak1116
      @abdulahiak1116 4 роки тому +1

      ❣️😍👐Reer Tik Tok ban kasocDaa

    • @najmanalka5762
      @najmanalka5762 4 роки тому +1

      😂Saan uradinayay wan wayay youtube dhinac walba ka baray lkn hada wata so baxday

  • @nasirahned6020
    @nasirahned6020 4 роки тому +37

    Heesta way gadan tahay wllhi inshlh 2m kama yaraanayso🥰

  • @xilwalove716
    @xilwalove716 4 роки тому +10

    Fariid wlh👏👏👏👏mudo ka hor 2012 aan u maleynaa ama 2011 kii Ayaan addis anoo jooga ku fiirsan jiray adi iyo midkale oo isla heesi jiray waala weynaaday wlh

  • @jameelvlogs474
    @jameelvlogs474 4 роки тому +42

    Cabdi Zaki Inay Qiso Dhab Ah Tahey Waxaad Ku Garaneysaa Niyada Kama Jilayo Oo Niyad Jab Ka Muuqda Codkana Dareenba Ku Jiraa Weyn
    Fanaanka Waxba Helay 😭💔🤦‍♂️

  • @anyowyare5403
    @anyowyare5403 4 роки тому +11

    Qofke ila og in ay suldan seerar iyo xariir isku koox ahaayen legendigan liketa kudhoowa

  • @cabdulahicismaan1176
    @cabdulahicismaan1176 4 роки тому +78

    DUMAR WAX LACEEBEYO MAAHA ... WAX LAXUMEEYANA MAAHA 😥

  • @baroakhlaaq1783
    @baroakhlaaq1783 4 роки тому +41

    Heeskan Viewkan uma Qalmato wllhi war Kaca Dadkeygow🇸🇴🙅🏻‍♂️

  • @abdicasiisayman2045
    @abdicasiisayman2045 4 роки тому +37

    Cabdi zaki waxaan ku tiriyaa inuu kamid yahay fanaaninta koobane heesahodu xuduudaha ka gudbaan . Zaki waa fanaan saamayn balaadhan ku leh dadka qalbiga wax ka dareema, heestan Dalaaq waxay noqon doontaa heestii ugu samaynta badnayd sanadkan ee gilgili doonta qulubta mucaashiqiinta, music-ga & laxanka iyo erayada heestan seddexdaasba markaad isla eegto waxaan arragnay ma aha !!!
    Cabdi zaki waxaan ku tilmaamaa quruxdii codka

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 3 роки тому +10

    Xantada dalili maayo dadkii adi ka xumaa damiirku i raacin maayo ❤😘🤤 19 November 2020

  • @bushrabilan5629
    @bushrabilan5629 4 роки тому +5

    Fananka kaliyee qiimo u yeelay fanka iyo naxwaha sugaanta horay u soco suldaan🥰

  • @mohamedapdiqadir6191
    @mohamedapdiqadir6191 4 роки тому +4

    cabdi zaki isagu weli fankiisu wu jooga Lkn waxa latebeyaa ragiiasxaabtiis ahaa Nuur Qaaari iyo ninkii kale.

  • @muudahir7081
    @muudahir7081 4 роки тому +9

    Adoo yar igu danbesy hda
    Masha Allah 😂👌👍❣️💕🔥😍🥰

  • @Elmi.451
    @Elmi.451 3 роки тому +3

    Wow heeskan waa isoo jiitay xaqiq dii inkastoon heesaha jecleen hadana heskan cabdi zaki love ❤️ aan ku ahay ee like fadlan 🎉🎉🎉🎈🎈🎈🦄🦄. Dãrwïsh

  • @luungeofficial9053
    @luungeofficial9053 3 роки тому +6

    waaheestii kaliyee la sugayey runtii

  • @zamiamostaphe
    @zamiamostaphe 4 роки тому +17

    LEGEND Abdi zaki
    Inaba caadi maaha
    Lkn taaso Run ah
    Hadii wiilasha soomaliyed
    Laga helaayo ficnaaan lahayd

    • @abdismaedyusuf3281
      @abdismaedyusuf3281 3 роки тому +1

      Anaa layga helayaa wllo wiilashu iskumawadaa jiraane inta wanagsan ayaaa kabadan intaxun

    • @abbuahzab3053
      @abbuahzab3053 3 роки тому +1

      Sasa kuhysana

    • @zamiamostaphe
      @zamiamostaphe 3 роки тому

      @@abdismaedyusuf3281 waa runtaa wlo lkn baruur kaliya baruuro qudhmisa sow maaha

  • @naxnumusafiiruun445
    @naxnumusafiiruun445 4 роки тому +8

    Ogadeen kiibraay zaki Yare raxayso gashe

  • @hindi3522
    @hindi3522 4 роки тому +13

    Intaan dab shidoo dhankayga
    Dulqaadka iloobi maayo
    Ano dhaganan arkaayo
    Xumaha door moodi maayo
    What a words walah I love this song🥺😍🙏

    • @ckhadarmuhumed894
      @ckhadarmuhumed894 2 роки тому

      WAY ANIGU KUDAGAALIMAAYO DARIIQA INTAAN ISTAAGO DAREENKU HADU DHAMAADAY

    • @snehadas2400
      @snehadas2400 Рік тому

      Hey brother! Can u tell me for which purpose Men called Intaan to someone?Do they want to call something special to their wife? though it's my assumption😅...I think it's muslim/Indonesian origin language

  • @silmaanalli621
    @silmaanalli621 4 роки тому +27

    Iso duceeya wn murugosanhy somaliyeey

    • @qadanabdillahi6744
      @qadanabdillahi6744 4 роки тому

      Alle hakaa dulqaado wllo Alle farxad deg deg ah hakuugu bedalo

    • @F13500
      @F13500 3 роки тому

      Ameen allah farxad waarta hakugu badalo adiga cawa wan murugeysanahay amuuraha allah nowada sahlo wllo

    • @bukhari1official
      @bukhari1official 3 роки тому

      Allah hakaa dulqaado

    • @sharmafanny7266
      @sharmafanny7266 3 роки тому

      allah haku caafiyo

  • @karamoige5268
    @karamoige5268 11 днів тому +1

    What a amzing song.!😮
    Still listining 23/07/2024.!🎻❤️

  • @khalidtajirowofficial4026
    @khalidtajirowofficial4026 3 роки тому +12

    Inta hestan Qol cidla kudawaneso like dhac shaqo wacn

  • @saashoyuusuf3828
    @saashoyuusuf3828 3 роки тому +29

    Fiicnaan lahayd haday ragoo dhan san ahaan lahaayeen 🤴🤴🤴❤❤

    • @ahmedshafii5888
      @ahmedshafii5888 3 роки тому +3

      Fiicnaan lahayda dumarkoo dhan inay sidan dhaami lahaayeen😉😎🤪

    • @cumarlaki884
      @cumarlaki884 3 роки тому

      Fiicnaan laheeydaa hadey dhab ka ahaan laheeyd😂

    • @saladmohamedali3820
      @saladmohamedali3820 3 роки тому

      feecnalahedaa hadi qalbiyada is dareemilahaayen 😪😪

    • @aishamohamed3708
      @aishamohamed3708 Рік тому

      @@saladmohamedali3820 drenka wxa ka horya raga inay dacad khdnln

  • @somaalishow_2398
    @somaalishow_2398 4 роки тому +6

    Waaw fanankii fanaanada eryaday saki 🔥👍
    Lipaan aad ayaad kor isugu soqaaday baryahan
    Hormar wacan🔥

  • @fairuznahar7928
    @fairuznahar7928 4 роки тому +5

    Bro Abdi Zaki fanaan weyn horey usoco bratherkeygi 🔥🔥🔥🔥Hees shidan

  • @siyaadshire9915
    @siyaadshire9915 2 роки тому +6

    Knowledge it's the or it's the best ^*! The family Always Alxamdulillah ❤ 💯 💙 👌

  • @kingmaftuuhofficial6255
    @kingmaftuuhofficial6255 4 роки тому +26

    Hees tan wlhi way gadan tahay insha allah 1m kama soo yaraanayso idinkuna soo du ceeya oo like ta iisara asxaabtay

  • @geenyo1595
    @geenyo1595 4 роки тому +3

    Wey anigu kudagaali maayo dariiqa intaan istaago dareenku haduu xumaaday 😍😍😍sax 🤗🤗

  • @apdisamedlampard1989
    @apdisamedlampard1989 4 роки тому +4

    Heestu way iga gadantahy wlhi abdi Zaki kep going sxb👏👏💕

  • @mahdikhaleeji
    @mahdikhaleeji 4 роки тому +11

    Heestaan Inay 1M View Gaadhayso Inta Aaminsan Sidaydaa Like Ta Ha Ila dhaafin👍🏼

  • @MudaneChango
    @MudaneChango 4 роки тому +19

    Heesta Qarniga Cabdi zaki fanaan cod tolmoon leh. YAAA SALAAAAM.
    CODKA✅
    MUSIC ✅
    LAXANKA✅
    ERAYADA✅
    VIDEO PRODUCTION✅
    JILITAAANKA✅
    EDITORKA ✅
    All is perfect👌
    👇 Hadaad ka heshay heestan wax weyn maahan suulka ku dharbaax😂

  • @alisagmailliiban4815
    @alisagmailliiban4815 4 роки тому +14

    Legend cabdi zaki. & studio liibaan❤👍

  • @ahmedmohamedhassan9303
    @ahmedmohamedhassan9303 4 роки тому +4

    heesta Ereyda laxanka iyo codka waa 100 %

  • @yonezcrown
    @yonezcrown 4 роки тому +2

    Abdi Saki Legand Lan 2013 Iyo 2014 Heesisaya AYAANU ku Shidnayn Memories 🍁🎤🎸🎻

  • @ismoapdi8400
    @ismoapdi8400 4 роки тому +5

    Inta cabdi saki inuu zoo Noqday Ila argtey Like ta Ya Xzuuzta Ninkan

  • @Stay-motivated68
    @Stay-motivated68 4 роки тому +7

    wowowo Zaki is back with amazing song

  • @mawliidjibriiil3435
    @mawliidjibriiil3435 3 роки тому +6

    anu waxan ku dhaho ma gaŕanaYe alle heYkaa soo ceeliYo mcneY waan ku xiseY inTad ogTeY in ka badan wllhi🤐🤐🤐🤐🤐🤐

  • @user-yu2mw2om9w
    @user-yu2mw2om9w Рік тому +2

    Hadi aad daremi weday kuwa isku ken diraya inta kaco dakirada ayunba ku duceyne marnaba ku dalaqi mayo macan ku dalaqi mayo What a song🥺😭🙌 wey fcnan laheyd hade intas raga dhan garan lahayen qoys walpo samir bu ku dhisanyhy😪

  • @HassanMohamed-qs1ku
    @HassanMohamed-qs1ku 22 дні тому

    Anoo SOMALIA jooga ay dharka banaanka ii soo dĥigee.
    QABIILKEEDA XATAA KUMA DHACAAN.

  • @iskufilan9151
    @iskufilan9151 3 роки тому +10

    Fanankan shan sano kahor hesihisa muqdisho ku dhagesan jiray xasus wuu naaxay 😆

  • @khadarjunior8502
    @khadarjunior8502 4 роки тому +6

    Studio kaliya ee koboca wayn samaynaya Liibaan jaamac🎸🎸 hore usoco zxp videoguna waa👌👌👌

  • @crisaqrastamedia70
    @crisaqrastamedia70 4 роки тому +4

    the one and only cabdi saki cam back keep going boss

  • @updikhaalikducoqabeh
    @updikhaalikducoqabeh 4 роки тому +31

    since 2014 baan Kan dhagayzan Jiray Old Legend is Back🙌🏻💙

  • @arwaaxofficial1332
    @arwaaxofficial1332 4 роки тому +5

    1m marka ey gaadho ino ballan ah heestaan

  • @mohamoudhassan4665
    @mohamoudhassan4665 3 роки тому +9

    Loneliness is the best way u can avoid all stress and anxiety .just be feel strength and loneliness

  • @khadarpk2400
    @khadarpk2400 4 роки тому +7

    Magacaygu waa khadar pk ma aha Bk waad mahadsantihiin dhamaan ✊💯

    • @ahmedxasan1793
      @ahmedxasan1793 4 роки тому +1

      Bk nin yahow qisada maxay ahayd kabtaado noomo gasho Bro horey u soco

    • @adiirie7998
      @adiirie7998 4 роки тому +1

      Hal-abuur khadar erayo cajiib ah weeye horay usoco sxb

  • @munamahamuud5740
    @munamahamuud5740 4 роки тому +2

    Best song wey igah gadan tahy heestn😍

  • @ahmedsaiid6833
    @ahmedsaiid6833 3 роки тому +13

    WllHi NaaGan Gurzdo inaaann DalaaqaYn Lana Guuurzdeen Halkoo Xpa iga Padn ani❤

    • @hoododahir7778
      @hoododahir7778 3 роки тому

      Hhhhhhhhh wll ya rag adoo miidhan nooga WADA dhiga

    • @saidabdullahi5682
      @saidabdullahi5682 3 роки тому

      @@hoododahir7778 hh

    • @carafo7190
      @carafo7190 3 роки тому

      Wll number kga soo baas 6months unbn ka xishonayey san kolba kula hdlee wa akhirn mntn ku dhirtee😅

  • @amiiraapdi9678
    @amiiraapdi9678 6 місяців тому +11

    Still 2024😭😭

    • @xoghaye2936
      @xoghaye2936 6 місяців тому

      War Amiiraay 😂 heestan Maxa ku aragtay qof aad udhagysta aan anigo kale ma tahay

    • @ednalacky5647
      @ednalacky5647 3 місяці тому

      28th April 2024

  • @ayaanaragsanayaancismaanxa1739
    @ayaanaragsanayaancismaanxa1739 4 роки тому +5

    Heestan wax badan wan raadiyey waaba sugi lahaayba cali saki keep going😍😍🤩😘😘🙏🙏

  • @nageeb-mohamed
    @nageeb-mohamed 4 роки тому +3

    Legend soo rogaal celiyay cabdi zaki 🔥👌

  • @najmabashe1929
    @najmabashe1929 7 місяців тому +1

    Xaladan ku jiro just now😢😢😢

  • @rufaacimahamed9447
    @rufaacimahamed9447 4 роки тому +3

    Xapiip kena itaa jecel 👍

  • @cabdiraxmancali5411
    @cabdiraxmancali5411 3 роки тому +1

    Walaahi hees macaan oo cajiib ah

  • @Casaanyo1
    @Casaanyo1 Рік тому

    Heestu wa fani keep.goin lipx

  • @kfk_27
    @kfk_27 4 роки тому +4

    😍You can't forget legends😍
    😍Xidigayga JigJiga😍

  • @faysalhaybe442
    @faysalhaybe442 4 роки тому +1

    Heestii Heesaha go forward sxb qli

  • @daudelmi8086
    @daudelmi8086 3 роки тому +1

    Touching with potential love.. 🌹 I salute

  • @apdifatah1813
    @apdifatah1813 4 роки тому +28

    Hayy abdi zaki Ma is cadeyy inta ila argty in ay jiqiladu madow yihin 😂😂😂😂liketa aragteybe

    • @khadraciise2044
      @khadraciise2044 3 роки тому

      Hhhhhh Ana yaabay Wlhy ragii somaliyeed waa iswada cadeeyen subxanallah

  • @abdallamaalin5287
    @abdallamaalin5287 4 роки тому +3

    Alaa maxay heesa aheeyda runti ❤

  • @asiyahtuh368
    @asiyahtuh368 3 роки тому +1

    9 Mar 2021😭😭😪way anigu ku dagaali maayo dariiqa intaan istaago ceebtaada ku diirsan maayo😭7:00pm

  • @shakraTahliil
    @shakraTahliil 4 роки тому +2

    Dadkii adi kaa xumaana
    Damiirku i raaci maayo
    Legend abdi zaki

  • @maxaasmedia2436
    @maxaasmedia2436 3 роки тому

    Cabdi Zaki legand fanaan tagay keep going bro

  • @Diirie
    @Diirie 4 роки тому +1

    Legend is back abdi zaki

  • @qaliafnaan1813
    @qaliafnaan1813 4 роки тому +1

    Mash Alhaa 😍😍💋💋 hore usoco

  • @sadamrasta820
    @sadamrasta820 4 роки тому +4

    Abwaan Pk Lagend 🙏💯

  • @princessayanaragsan4243
    @princessayanaragsan4243 4 роки тому +2

    Heez ibar ♥️🔥inzha allh 1m gordhaw😍

  • @mohammeddeeqiko9260
    @mohammeddeeqiko9260 4 роки тому +4

    Hees iga dheh zaki is back

  • @user-cq1dm9eu9v
    @user-cq1dm9eu9v 4 роки тому

    Cabdi zaki nin fanku tabaY wllhi wuu soo labtay wllkii

  • @maryanlucky4683
    @maryanlucky4683 4 роки тому

    Wax kale weye heestan legend horay u soco

  • @zahraabdiabdulle5014
    @zahraabdiabdulle5014 4 роки тому +2

    CAbdi aha nin wayn o la wayay 😍

  • @salmaayaan5806
    @salmaayaan5806 3 роки тому +3

    Heestani waa top❤❤❤

  • @siyaadshire9915
    @siyaadshire9915 2 роки тому

    Siyaad cali Shire/ Always We Alxamdulillah.

  • @muniir4388
    @muniir4388 4 роки тому +6

    Ceebtaada Ku Diirsan maayo😑
    Dareenku Hadduu Dhamaadey💔

  • @mohamadissa2433
    @mohamadissa2433 3 роки тому

    From Nairobi and love cabdizaki❤

  • @maxamedmuuse2859
    @maxamedmuuse2859 5 місяців тому

    Walahi aniga way igu dhacday sidan oo kale

  • @haniilkacaz7573
    @haniilkacaz7573 4 роки тому +5

    Hees iyo badh
    Dadkii adi kaaxumaada DAMIIRKU I raacimaaYÒ 😭♥️🙏

  • @ahmedali7811
    @ahmedali7811 Рік тому

    Uderrated song for sure i liked it cadi ma aha

  • @abdiazizosmaan8106
    @abdiazizosmaan8106 4 роки тому +2

    Legand cabdi zaki horay usoco 👑🙏

  • @Somvevo101
    @Somvevo101 4 роки тому

    favourite chanel keep goin

  • @jrinho172
    @jrinho172 3 роки тому

    Top level zaki✌️

  • @aliyaasli9165
    @aliyaasli9165 4 роки тому +2

    Welcome back cabdi zaki wd weynaatey gadhka dey hhhhhhh horey usoco bro

  • @munalizashow5969
    @munalizashow5969 3 роки тому +1

    Waaaw 😍🙌💖 luv it🙃🥰

  • @moulitdabaare7442
    @moulitdabaare7442 2 роки тому +1

    2020-10-25 wakhti aan Hargysa ku zugana aYan dhageystay heestan
    Markii labad aYan dhagetay heestan 2021-11-14 From Uk wakhti xadirkan

  • @saredoismael930
    @saredoismael930 Рік тому

    Masha Allah waa geesi

  • @aminziyad7199
    @aminziyad7199 4 роки тому +1

    Heesti HeesahaHa💯🥰

  • @shabkamediaproduction9104
    @shabkamediaproduction9104 2 роки тому

    Axxx nin rageed waakii u dulqaata xaaskiisa axxxx 😢 emotional song barteeda dhigtay cabdi zakiyow

  • @sharkuulaal103
    @sharkuulaal103 4 роки тому

    Cabdi zaki soo laabey 🔥🔥👏

  • @Sjaamici
    @Sjaamici 4 роки тому

    Waan ku tuuray cimaamada aniga 100% Hit Song waaye

  • @abdirizakaliofficial312
    @abdirizakaliofficial312 4 роки тому +2

    fav song 😎❤

  • @hanikamil4130
    @hanikamil4130 4 роки тому +7

    Wllyl hadaad hesta ka hesheeN yakheeY 5m nagarsiiya Teem libaN jama😘

  • @ayanlegure8
    @ayanlegure8 3 роки тому +1

    my queen 👸

  • @nuurmukhtaar9174
    @nuurmukhtaar9174 Місяць тому

    Intaan doqon soo kaxaysto
    Ii camira reer 2024😂😂

  • @AkramCabdulaahi-bi8bh
    @AkramCabdulaahi-bi8bh 19 днів тому

    Anigu dulmi kuguma haayo
    Daraasad ceeb sameeya
    Marnaba kula doonan maayo
    Hduu dumay caashaqeyna
    Inta doqon soo kaxeysto
    Xantadaada daliili maayo
    Dadkii adaa ka xumaana
    Damiirku iraacin maayo 😢
    Hdii aad dareemi weyday x2
    Kuwa isku keen diraaya
    Intaan kacoo daakiraada
    Ayuunba kuu duceyne
    Marnaba ku dalaaqi maayo
    Wey anigu ku dagaali maayo
    Dariiqa intaa istaago
    Ceebtaada ku tiirsan maayo
    Dareynka hduu dhmaaday
    Inta dab shido dhankeyga
    Dulqaadka ilaawi maayo
    Anoo daganaan arkaaya
    Xumaha doormoodi maayo
    Macaan doormoodi maayo
    Hdii aad daremi weyday x2
    Kuwa isku keen diraaya
    Intaan kaco daakiraada
    Ayuunban kuu duceyne
    Marnaba ku dalaaqi maayo
    Macaan ku dalaaqi maayo

  • @maryanadan3010
    @maryanadan3010 4 роки тому

    Wow amazing😘😘👌👌👌