CABDI ZAKI | DALXIIS | NEW SOMALI MUISC VIDEO CLIP 2020 ( OFFICIAL VIDEO )4K

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024
  • Hoyga Fanka Sugaanta & Madadaalada soomaaliyeed
    MAAME HD MEDIA PRODUCTION
    Subscribe,Share,Comment, Like
    Facebook Page like
    www.facebook.c...
    UA-cam like
    / @mohamed-hasen-farah
    #CABDIZAKI2020
    HEESTA DALXIIS
    CODKA CABDI ZAKI
    ERAYADA
    ABWAAN ABDIMALIK QIIRO
    LAXANKA ISKALAAJI
    ,MUSIC
    ARIIDO
    CAMERA
    MAAME HD
    AMIIN CABDIFATAX
    SHABCAN MUUSE
    DIRECTING
    CABDI ZAKI
    EDITING
    MAXAMED XASAN FAARAX (MAAME HD)

КОМЕНТАРІ •

  • @naciimoc.rixmaan9169
    @naciimoc.rixmaan9169 4 роки тому +47

    Dooxadii xudun buu dokhaygu jantoo diwanka hankay Ku dabacatoo deymada indhaha Ku doogsada dhul darawiished❤

  • @sa3idmohamed777
    @sa3idmohamed777 Рік тому +8

    Heestan Waan Soo raadiyey meshan ku dhashay xudun Aad ayaan kaaga mahad celinayaa fanaaan heestan Dhul daraawiish Amaan iyo Wax ka badan waa is taahilaaa🦁🐎🐎🐎💪💪💪💪

  • @hamseoscar7836
    @hamseoscar7836 4 роки тому +25

    Cabdi zaki nin talent leh runtii waa hees muuqaal dhaqan ah uu ku jiro.
    Plz like iisaar🙄

  • @abokorbigays9461
    @abokorbigays9461 4 роки тому +45

    Dawlad Deegaanka soomaliya Dad Ka Kaliyee Somalinimadu Ka muuqato
    Garanaayaaa Garanayaaa Doqon na Loo sheegi MaaYo

  • @karamoige5268
    @karamoige5268 11 місяців тому +5

    What a song.!😮
    Abdi zaki Another Level
    Still listening 07/11/2023 Tuesday.🎻❤️

  • @Ridwaan426
    @Ridwaan426 2 роки тому +5

    Heesaha sidan ufiican horta maxy viral unoqon wayan misena hore logu arki wayaah wah ,ani waa iga gadan tahy horta

  • @Sulthanhassanali
    @Sulthanhassanali 4 роки тому +53

    Ax yaa song ❤️ maxaan inbadan sugayay heestan iyadoo coming soon ah❤️💞
    Inta Cabdi zaki taageerta ee heestan jecel like ta ha saarto👍

  • @ahmedomerpro4810
    @ahmedomerpro4810 3 роки тому +7

    daymooy anigaa ku daacab rabee
    dabciga ku casuum dadaal hir galoo
    daryeel ugu deeq dabuub wacan..🌹
    caadi maaha abwaan Abdimalik qiiro.

  • @ustaadgeelle5545
    @ustaadgeelle5545 4 роки тому +71

    Inta aaminsan Abdi zaki inuu best singer of 2021 noqonyo like saar

  • @suganta.dahson
    @suganta.dahson 3 роки тому +38

    heestaan 8bilood ayaa radinayay cawa ayaan helay hees waa dhaaftay thanks abdi zaki💞💯

    • @hamzeabokor7456
      @hamzeabokor7456 2 роки тому +1

      haa wllhi ilaa markay soo baxday ilaa hada kama caajiso

  • @ahmedalikaahin1007
    @ahmedalikaahin1007 4 роки тому +21

    Heesta waxa qurux badnaynaya wlhi ninka duupay habka lo dupay iyo fikirka ninka keenay 🙏👍

  • @hoodoabdi2845
    @hoodoabdi2845 4 роки тому +11

    Fananin taa kalee wlhi wayi iska ciyaane adigu cood kuku dhaan yahyi inder mcne farom hargesa

  • @hawosugule5982
    @hawosugule5982 Рік тому +2

    "Dooxadii xudun buu dookhaygu janto diwaanka hankay ku daabacanto" axyaa hees iyo muuqaal Heersare ah,
    anigu dooxadii xudun jooga baan dhagaysanayaa Alla qurux weynaa🌹❤

  • @msssmile87
    @msssmile87 4 роки тому +10

    Abdi Zaki waayadan danbe naqshad shidan buu heesahisa uso saraa 👍👍
    Muqaal,cod music iyo style ba waa diyaarsan tahay heestu 💕

  • @RiyaaqFilms
    @RiyaaqFilms 4 роки тому +89

    Muqaalka 100%
    Music 100%
    Codka 100%
    Erayada 100%
    Laxanka 100%
    Daracting 100%

  • @deeqocabdi5890
    @deeqocabdi5890 3 роки тому +4

    AYYY!!!!!🥺Heeztan in bdn baan zuGaye🥰MaaMe HD anoTHer____Level wll mcn From GaLkio🇸🇱cabdi__zaki cod Lama dHiHi karo waa codyaaaL💋💋💋💋💯💯💯💯💯💯

  • @jamagadhyare2618
    @jamagadhyare2618 3 роки тому +10

    dooxadi xudun bu dookhu jantee❣🙏
    hees way dhaaftay tani

  • @mahamedsiciidnairobimedia8634
    @mahamedsiciidnairobimedia8634 3 роки тому +4

    Maraarka qaar baan ku tabaa marka aan hees sidan u macan aan dhageysanayo i miss you Bbe Farax.M.Y.M.A.M wlhi 😯💭💝

  • @haponhazan7646
    @haponhazan7646 2 роки тому +2

    Mudo padan pa heezta radinayey finally cawa helay heez xzuz ileh

  • @ifraxabdulqadir4901
    @ifraxabdulqadir4901 4 роки тому +5

    Abdi zaki best fanan waxkale wyae hesta codkeda quruxdeda iyo diyarintaba 💘🌻🎶🎤🥁🎻🎺

  • @hiboahmed9452
    @hiboahmed9452 3 роки тому +2

    Andi saki waligey tahero Ku ahay zxp fananinta adiga ugu horeya runtii

  • @khadijah4645
    @khadijah4645 3 роки тому +6

    Dalxiiska kuraac dareen dhaba💯👌🏻
    Anigana wn sugaayaa maalintaa uso dalxiisi doono
    Dowlad deegaankaaa qiimaha badan eey kudhan yihiin dadkii dhaladka ahaa 😓❤

  • @nadiiraupdiaziiz2465
    @nadiiraupdiaziiz2465 7 днів тому +1

    Dooxadii xuddun buu dookhaygu jantoo diwaanka hankay ku daabacantoo deymada indhaha ku doogsada my home xudun sool somalia ❤

  • @jamilaali6416
    @jamilaali6416 2 роки тому +5

    Heestan wxa iso dirijiry wiil aan ad isu jeclayn but imika waxaasi wanaga dhamaden dib baan uso raadiyey . Aadban kugu xisay wlhy lkn💔😢😢😢😢

  • @ahmedabdulkadirhassan669
    @ahmedabdulkadirhassan669 4 роки тому +6

    wey fadhididaa hestaan kahadal malahan dhan walba waa 100% keep going cabdi zaki

  • @zakiabdi8617
    @zakiabdi8617 4 роки тому +4

    Music hot Ariido from canada respect bro
    Abdi zaki Fanaan Dagan Heersare 🥰

  • @amiin_ac5281
    @amiin_ac5281 4 роки тому +8

    wOooow muqal + director = hees aad umacan iyo vedio qurux bdn.

  • @autocarddesign2733
    @autocarddesign2733 4 роки тому +27

    Dirisle abdiyoow Reaction ka soo bixi waa inankii Aad isku deeganka ahaydeene 💥

  • @walaaldaakirinho9555
    @walaaldaakirinho9555 2 роки тому +4

    REER XUDUN IS MUUJIYA HEESTA AYADA LEH DOOXADII XUDUN BUU DOOKHAYGU JANTO🇸🇴❣️

  • @khadramaxmoudabokor5472
    @khadramaxmoudabokor5472 3 роки тому +2

    AniguH cidkale maan salaamin ee wiilka Reer JigjigAH Cabdi saki

  • @Jigjigaboy
    @Jigjigaboy 4 роки тому +14

    Ninkan wlhiii waaa legnd cabdi zaki ❣❣

  • @zeinabmoussa421
    @zeinabmoussa421 Рік тому +1

    Muuqaalka 100%
    Music 100%
    Erayda 100 %
    Directiong 100%
    Codka Dahabiga Ah 100%

  • @mohamedofficial4280
    @mohamedofficial4280 4 роки тому +3

    cabdi zaki best fanan weeye waxaba kasii helay mama HD oo si qurux bdan u soo duubay go forward team mama HD

  • @sadiqhassanabdi4704
    @sadiqhassanabdi4704 4 роки тому +3

    Tani waan kaa haynaa bro abdi Zaki Waa super hit 🔥👌 dhan walba waa top

  • @farhiyamdiriye6554
    @farhiyamdiriye6554 3 роки тому +9

    Heestan markaan dhagysanyo Waxn gala jawi farxadeeed waxaaana kusoo xasuuusta wakhti aaan faraxd ku jiray aniga iyo familyagaygu
    14-October-2020 graduation day👩🏽‍🎓

  • @samera5805
    @samera5805 4 роки тому +10

    Dooxadi xudun sool Caro darwish ❤️

  • @adnandjabdala639
    @adnandjabdala639 4 роки тому +3

    Waw caadi maha heesta bro c.zaki sxb qali keep going kuleyahay

  • @caalamka7026
    @caalamka7026 4 роки тому +4

    Waah waah Boqorka codka walaalkay Cabdi Zaki Masha Allah horay usoco

  • @cadesulaymanarthurmel0413
    @cadesulaymanarthurmel0413 4 роки тому +4

    Quluubta mucaashaqiinta baaku jirtaaa leGenD♥️🥰

  • @khad0z6
    @khad0z6 8 місяців тому +2

    The best song 🔥 Still 2024 😊🤣

  • @mohawacayz5323
    @mohawacayz5323 3 роки тому +12

    Heestan xasuus wllhi anoo safara ayaan dhagaysanaayey wllhi alx manta wn helay

  • @dhamacvlogs1873
    @dhamacvlogs1873 4 роки тому +6

    Iga wlee ninkan waan la dhacay duupistiisa best ku tuura cimaamada nio nacala shaydan ku yaale🙂

  • @haodomaxamedcali3363
    @haodomaxamedcali3363 2 роки тому +1

    Walhi hees tan waan ka herla..mn sh.llh

  • @samotalisfilms4148
    @samotalisfilms4148 4 роки тому +2

    Fanaaniintii jigjiga way socdeen mnsha allh hore usocda shp fanku wax cusub wuu ubaahnaa bood bood iyo makarafon lala boodo uun baa na daashadee

  • @idirismuhumett6913
    @idirismuhumett6913 4 роки тому +6

    Cabdi ZaKi ku Wada Ugzka🥰💯💯

  • @cabdiraxmaanbeeldaaje7080
    @cabdiraxmaanbeeldaaje7080 3 роки тому +6

    Hees ka laxan mcn ma arag
    Fanaanka.sannadka isaga ku wada
    Inta isjecel alle haysku 🔐 keeno hana siiyo nolol farxadle💖💓💘❤

  • @zunduznor6133
    @zunduznor6133 Рік тому +4

    Fv song 🥺❤️🔥

  • @Viral_videos822
    @Viral_videos822 2 роки тому +2

    Dooxada Xudun♥️ dhulkaygii

  • @Konju-ney
    @Konju-ney 3 роки тому +2

    ❤️❤️🥺 daymada indhaha

  • @kaltunsalah6168
    @kaltunsalah6168 4 роки тому +3

    Dooxadii Xudunbuu Dookhaygu jiraa🥀👑

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo 3 роки тому +4

    Saaso kale heeso muqal qur xoon uso duba hadiikle iska daya www best song

  • @farhiafariida923
    @farhiafariida923 3 роки тому +2

    Doontii caashaqa diyaar noqotee
    Xabbi dareen❤😭

  • @abdirahmaanilkocasse8313
    @abdirahmaanilkocasse8313 4 роки тому +3

    Mansha allah maame hd keep going cabdi zaki sxp qli hore u soco adna

  • @suldankaumadasmaliy33d5
    @suldankaumadasmaliy33d5 4 роки тому +5

    Hore u socda dhaman inTi ka zhaQaYzaY heestan Qruxda pdn iOh aL fanan CABDI ZAKI

  • @baydancaydiid8850
    @baydancaydiid8850 4 роки тому +2

    A aaaaah maame HD waa tagy Sakina. Waa socdaa

  • @elmufasatheking8675
    @elmufasatheking8675 3 роки тому +1

    best video directing best location best actor cala kuli xaal clipka waa no.1

  • @farhiyohussein7338
    @farhiyohussein7338 3 роки тому +1

    Wooow manshallah Dooxadii xududii✅💯🌴 👍❤️🐴🇸🇴🐴❤️👍🌴💯✅he is a nice song

  • @maxamediskow2598
    @maxamediskow2598 2 місяці тому

    Wahan hees wey dhafey ax yaa jacel❤🎉

  • @MudaneChango
    @MudaneChango 3 роки тому +1

    Wooooow wlhi waan ku wataaa Abdi zaki you Are Legend bro.

  • @SalmaanMaxamuud-kj8pi
    @SalmaanMaxamuud-kj8pi Рік тому +1

    Best .music xasuuso baa igalisey hestn

  • @axmedmaxamud124
    @axmedmaxamud124 3 роки тому +1

    Cadi saki fanan aan aad u tagero weyan 🥰🥰🥰🤩🤩🤩🤩🤩🤩💛💛💛💛💛💛💛💛💚💚💚💙💙💙💙💙💙💙💟💟💟💟

  • @cartanrooble6543
    @cartanrooble6543 4 роки тому +3

    Hestan million views iyo wax ka bdn ba way u qalntaa 100% dhinc wlaba keep going maame🔥🔥

  • @aadanecabdi4486
    @aadanecabdi4486 4 роки тому +4

    Masha Allah wllky cabdi zaki axsan hees

  • @liibaansahardiid8918
    @liibaansahardiid8918 4 роки тому +3

    Maame HD guulaysta walalyaal heestaasi 2 week baan sugayey cabdi zaki waa fanaan cod tolmoon oo dadnimo badan sidoo kale dadaalkiinu mid qarsoomaya maahee guulaysta wllyaal

  • @jaaleofficial910
    @jaaleofficial910 4 роки тому +2

    Axyaa song ariido Faro dahab miisanka iyo cududa heesta musician ariido

  • @abdirahman_jamalloffical5111
    @abdirahman_jamalloffical5111 4 роки тому +3

    Mame ninka imnka jigjiga zhidey keep going pro adiyo xeetadupaH

  • @Biifka
    @Biifka Рік тому +1

    Wr heeestaan maxa qarash galay iyo waqti🥰

  • @nemomoh3975
    @nemomoh3975 2 роки тому

    Tan hees iO wayy dhaaftaYyy😩🥺🙈

  • @SalmaIndho-pv5zp
    @SalmaIndho-pv5zp 4 дні тому +1

    Ala ugbaad Mayna ahyn ta timaha qaawan ugbaada team 27 kujirta

  • @abdihussein8020
    @abdihussein8020 4 роки тому +1

    Best video i have ever seeen layaab layaaab abdi zaki walee hees shidan waaye😛🤩😘

  • @ShaficiMahdi
    @ShaficiMahdi 4 місяці тому +1

    Majir qof dhagaysta 2024❤

  • @abdirahmanmahamud20
    @abdirahmanmahamud20 4 роки тому +3

    Another level with #MAAME HD waw keep going pro we need more videos like this dhaqan iyo dalxis 😘😘😘😘

  • @djqamar3235
    @djqamar3235 4 роки тому +1

    Wooow woooow wxanaa fidio la dhahaa maame hore u soco

  • @haliimomohamed9928
    @haliimomohamed9928 Рік тому +2

    Heesteeni reer xudun❤

  • @Wardoon7
    @Wardoon7 4 роки тому +1

    Ato Cabdi Zaki horey usoco fananka kaliya ee DDSI

  • @epllove1551
    @epllove1551 4 роки тому +4

    I think you guys should trim the first (QARAMI) part. The music is awesome. I knew it was Ariido. Big up Ariido💯👍🏻. Iskalaaji best laxanka👍🏻

  • @khalil8376
    @khalil8376 3 роки тому +2

    Updi źaki ku wata Legend ba tahy
    Keep Going pro

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 4 роки тому +4

    Dab shidka wacan
    Muqaalku inaba caadi Maaha
    From Dhusamareeb
    I liked

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 4 роки тому +3

    Cabdi zaki fanaan qiimo leh 🥰👌

  • @AnwarAniis
    @AnwarAniis 2 місяці тому

    Best musician al macalin ariido adel.❤

  • @abdiazizosmaan8106
    @abdiazizosmaan8106 4 роки тому +3

    Super star cabdi zaki horay usoco pro ❤

  • @biriiyefilms8728
    @biriiyefilms8728 2 роки тому +1

    AL MUCALIMO ARIDO BIG RESPECT SXB MUSIGA SIDA AYA LOO TUUMA AMBA WAA LEYSKA DHAFAA NOOOH

  • @rayaanriyadrayanriad3044
    @rayaanriyadrayanriad3044 4 роки тому +3

    Waxan Ka helay yartaa timahaa daban nice

  • @Walalka252
    @Walalka252 4 роки тому +1

    Cabdi Zaki fanaan aan aad u taageero iyo farsanadii legend MAAME HD 🥰🥰🥰🥰

  • @abdirahmaanilkocasse8313
    @abdirahmaanilkocasse8313 4 роки тому +3

    Wallaahi cabdi zaki legend baad tahay

  • @JustFun-ps9uz
    @JustFun-ps9uz 4 роки тому +3

    Legend qacan kuu tagaY 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @Abdulqafar26
    @Abdulqafar26 4 роки тому +2

    Big salute to the drone operator, soo cool!

  • @heladmohamed9921
    @heladmohamed9921 2 роки тому

    One yr ka hor la qaaday Anne ilaa mntay dhgysanayaa ❤ 😍 💖

  • @haayaahm3d36
    @haayaahm3d36 3 роки тому +4

    Eesh calaa song
    C/ZAKI

  • @niciimaasad2837
    @niciimaasad2837 3 роки тому +3

    Doxada xudunbu dokhygu janto diwanka hanky kudabacan too daymada indhaha kudogsada ❤💋

  • @zallotoni8950
    @zallotoni8950 3 роки тому +1

    Rapperki weyna abdisaki❤🙏

  • @RiyaaqFilms
    @RiyaaqFilms 4 роки тому +2

    Mashaa alaah sxbky cabdi zaki horay usoco

  • @mahamedsale7710
    @mahamedsale7710 4 роки тому +4

    I have been waiting for so long thanks Mame the full upload graad 🥰✊

  • @truetourismsomali5935
    @truetourismsomali5935 4 роки тому +2

    Hees aad iyo aad uqurbadan run ahantii dhulkii uduga peace and love

  • @maxamedhajiapdyrahmaan6074
    @maxamedhajiapdyrahmaan6074 4 роки тому +15

    Inta illa sugaysa Re'actionka diresle like dhac kusiiya

  • @daadilofficial5064
    @daadilofficial5064 4 роки тому +2

    cabdi zaki xidig aan marnaba lahor istaagi karin horay uso wllky mame best cameraman😱😱😱❤🔥

  • @shafiomar4106
    @shafiomar4106 4 роки тому +2

    Mnshallah abti horey uu soco keep going ❤️

  • @muudahir7081
    @muudahir7081 4 роки тому +6

    Muqaal iyo cod qurx👌👌🤗🤗🤗💞💗😍❤️

  • @wayahacuzub3014
    @wayahacuzub3014 2 роки тому +3

    Wllhi waxn ku xasuusta safarki markan xamar usocday ayaa darawalka is agfadhinay markaz ayaan Noga daray gaariga xasuus wllhi 9/11/2020 ayay ahayd wxn ka imid caabudwaq wxana usocday xamr aniga iyo sxp daahir abdullahi

  • @juweeriyamaxamed688
    @juweeriyamaxamed688 3 роки тому +1

    Hees iyo badh wye